Mursal Muuse & Hodan Abdirahman - Dhaxin - Showgii Hargeisa 2022

  Рет қаралды 1,441,538

Hodan  Abdirahman  Artist

Hodan Abdirahman Artist

Жыл бұрын

Mursal Muuse & Hodan Abdirahman Showgii Hargeisa
Heesta Dhaxin
Copyright Reserved @2022 Music Video By Hodan Abdirahman Dheere

Пікірлер: 251
@biyaayo
@biyaayo Жыл бұрын
Heestiii aan dhagaysan jiray anoo isla kiin jecel 2014 kadibna dib ka rumowday alow anan dhiman anoon kuu dhixin
@hoodomohamed9350
@hoodomohamed9350 Жыл бұрын
Waxey qadaan heestan iyaga oo xariir jaceyl leh 9sano kahor Lkn 2022 bey haddana wada qadeen iyaga oo family ah m.a dadku waxey dhahaan ducadii la aqbaly.♥️
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
Haa waa runtaa
@fowziasheekh9743
@fowziasheekh9743 Жыл бұрын
Tan ducu maaha waa casilaad qof indho adag maba sariigato subxanala xoog baay ku nooshahay
@luuleyali5171
@luuleyali5171 Жыл бұрын
Markay heestan qadeen iyada Waa la guursdaay maxamed Alta kadibana marku furay wiilkeda abahiis ba guursaday marku furay niyad jabtay kanoo shiid ah oo awalba naag usa ka timid ahaan u jecela ba ku so noqotay guursatay ..
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 Жыл бұрын
Kuligeen waxaa nahay antay hodan cabdi raxmaan somalid waxay tiraa indho adeeg arooskeeda ayay ka boodaa in kastoo waxii horey la iskala soo tagay gabadha aan niikin habeenka arooskeda maba u ah marka idho adeega hodan waxay hees horta ku garbaashtay maxamed alto ayagoo wareesi laga qaadayo oo ay agfadhido alto bay hees dhago hadal u qaaday mursal kabacdina kala tagoodii waxaba kama danbeen waxayna aaday hargesa mursal waatan ay isku dhadhajinaysay markii danbana maskiinta qadro slim ceelka lagu riday oo iyadoo masalax saaran oo qadro heeseysa la isku baaqay hadee maxaa dhacay lala tag ninkiii aad guriga ka soo wada badeen laakin qadro waa gabadha iska adag hadan waxba ka haleysneen I like the story waa idin salamay waxaa idin leeyhay peace and love 💕
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 Жыл бұрын
Waa run
@Amiincj8
@Amiincj8 Жыл бұрын
Jacelku wuxuu macan badan yahy markd qofka jeceshahy agtada jogo ❤
@salmanmohamed9202
@salmanmohamed9202 Жыл бұрын
Mursal muuse wa boqorka codka somaliyed
@sadiayasiin2671
@sadiayasiin2671 Жыл бұрын
Heesta markay qadayen 2014 8aad ban aha imankana jamacad ban dhameyay sanadkan oo 8sana kaso wareegtay mnsha alllh🥰
@helmi782
@helmi782 Жыл бұрын
Kula mid ahay macaney
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji Жыл бұрын
Waa heestii koowaad ayee aheeyd oo ducadeed la aqbalay 🤲 isku waare hodan iyo seeygeeda mursal .nolosho waa caqsbado socoto waxaan idin rajeeynaa in aad si wadajir u wajahdaan .guuleeysta
@deqaalihiraabe4565
@deqaalihiraabe4565 Жыл бұрын
Jah jacayl aan dhamaan allha idin dhowro wan jeclhy lamanahan😥😍😘
@luqmaanmaxamed2847
@luqmaanmaxamed2847 Жыл бұрын
Lamaanaha ugu shidan jacaylka dhanba idinkan niga dhex arka allaha isku kin daayo mursal ♥️ hodan
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 Жыл бұрын
Mursal iyo hodan waa laba fanaan oon aad u taageeri jiray walow aanan jecleen isaga iyo khadri in ay kala tagaan haddana hodan in uu guursado ayaa qornayd wakhtiyo tagay oo qurux badnaa baan ku xusuusan doonaa xidigaha geeska si gaar ah xilligii dugsigaygii hoose.illahow sida hodan qof kasto qofkale niyadda ku haya calaf ugu dar 🤲 11/September/2022 sunday 21:16pm
@khadrasalaad3636
@khadrasalaad3636 Жыл бұрын
Aamin🥺🤤
@ayannuure7121
@ayannuure7121 Жыл бұрын
Aaamiin
@maceygeenyo1051
@maceygeenyo1051 Жыл бұрын
My lovely family allow isku kiin daaa waxaa tahiin Lamane aan aad u jacelahay ❤️❤️❤️
@tanzaluula2604
@tanzaluula2604 Жыл бұрын
Aqalkii wad dhisateene ilahy ha idin adkeeyo jidhkeygiii 💖💖
@user-tx7qk6rg1z
@user-tx7qk6rg1z 3 ай бұрын
dhigaadracdayow wadnaha dhex dagtee allow yaanan dhiman anoo ku dhexin ducada ii aqbl yaa allah
@munadalac1700
@munadalac1700 Жыл бұрын
Dhiigaad raacdayo wadnaha dhexdegtee allow yaanan dhiman anoo kuudhixin. Waa ducadi Alle aqbalay hada weey iskudhexen oo 2 ubad heestaan waana Famil buuxa masha allah Hodan taageero weyn ayan u ahay waa Gabar akhlaaq badan oo Afgaaban❤
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 8 ай бұрын
Naag ninkeeda markeey heestaas u qaadeysay ayaanba ka yaabanay mafiyo fowqul mafiyo
@sawdaarrabhassan7303
@sawdaarrabhassan7303 Жыл бұрын
God gifted voice hodan abdirihman mansha allah
@nafisacabdulahi9783
@nafisacabdulahi9783 Жыл бұрын
Nolosha quruxdeda waa jcyl isku wara abid🥰😘
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Yaa Rabi 🤲🤲 riyadayda ii rume 🤲🤲 oo calaf igu daar wilkan dunida kaa calmaday "Digaad racdo wadnahad dheex dagtee allow yaan dhiman ano ku dhixiin" OYO ❤️🩸 ku jecliya xabibi Allaha 🤲 ku xafido calaf hadan ku leeyahay wan ku heeli hadi kalana waxan ku ragaynaya nolol ti ugu farxad badneyd ❤️❤️
@talowxuseenoscar7300
@talowxuseenoscar7300 Жыл бұрын
Alle Sidda niyada jacashahay hakuu yeelo wllo
@asmajokarasmajokar9375
@asmajokarasmajokar9375 Жыл бұрын
Amin yarabi abyo ane iso ducey😰😰😰
@zeinab637
@zeinab637 Жыл бұрын
Wow! Mashallah cod dahableey Hodan qalanjo iyo Mursal sharaf hestani inama cadi maha 100% top weyan 👌 Allahah ini xafido idinka iyo kuwakalee sidina codadka macan wa badanyihin
@qaalicadey2905
@qaalicadey2905 Жыл бұрын
Hodan iyo mursal waxaa ka Muqda jeceel dhab ah allaha isku kiin barakeeyo mucaashiqiinta lagu daydo
@abdullahihassan9979
@abdullahihassan9979 Жыл бұрын
Jecelku kalaraa ayu qabaa
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
@@abdullahihassan9979 malaha adiguu colour blind qaba ee muraayada indhaha raadso
@ayannuure7121
@ayannuure7121 Жыл бұрын
Allah isku daayo
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 8 ай бұрын
​@@nadiamohammed5330😂😂😂😂😂😂
@salmobintuafjilic5170
@salmobintuafjilic5170 Жыл бұрын
Been hadaan shgyn hestan waan jeclhy weliba hodon heesaga mid iyo lbo mhee waan cabsanhy wlshy🥰🌹🥀⚘♥️
@abdisamedyusuf7859
@abdisamedyusuf7859 Жыл бұрын
Allow gabadh sidaa hothen oo kale calaf igu dar waayo waa gabadh qalbi wanagsan wanaa gabadh dagan
@ayannuure7121
@ayannuure7121 Жыл бұрын
Sidii dhabigii dhameys dumreey Hodan iyo mursal Best fananen allow inta is jecel iskugu dar calf🤲🤲
@jayniekim6149
@jayniekim6149 Жыл бұрын
Noolasha wale wa cajiib tee horeh siduu jeceyla imika Marka la eego sidey iskugu heesaneyee tani kale ,wa nasiib walahi qofna inu noqodo happy qofna sad iney ka muqatoo noolasha aa sidaas . it's life and it goes on.
@Eyeshadowchanell1
@Eyeshadowchanell1 Жыл бұрын
Ducadi la aqbalay ayay noqotay heestani Hodan iyo mursalo nolosha wada dhamaysta
@fugasima658
@fugasima658 Жыл бұрын
Hodan abdirahman wa tagero buxda ❤❤❤
@salaad946gmail.consalaad3
@salaad946gmail.consalaad3 Жыл бұрын
Heestan dhaxdin ee lamaanaha qarniga ee mursal muse iyo hodan abdirahman waa mid dhabowday oo maanta ay harsanayaan iskuwara ilaa qiyaamaha
@farhia.Mohamed
@farhia.Mohamed Жыл бұрын
Ha waaro jaceylkiina abid H&M ❤️❤️
@Ejoy-your-life2290
@Ejoy-your-life2290 Жыл бұрын
fanaaniitan taageero buuxda u ahay horay u socda my family singers
@farduusasiciid8803
@farduusasiciid8803 Жыл бұрын
Noloshu waa jacyl ♥️wada nooladaa abid🥰♥️
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
Waa runtaa dad badan oo lamaanaa hadana dan mooyee jaceel dhexdooda oolin waa nasib daro
@fathiaahmeddhamays1185
@fathiaahmeddhamays1185 Жыл бұрын
Hodan qurux iyo mursal muuse duriyadeydi wada jira 🥰🥰🥰🥰
@salaad946gmail.consalaad3
@salaad946gmail.consalaad3 Жыл бұрын
Masha allah lamaano runtii somalinimadu kuweenthy hodan abdirahman iyo mursal muuse sidaa isku haysta ilaa qiyaamaha
@fugasima658
@fugasima658 Жыл бұрын
Noloshu wa jecel❤❤❤ love love beautful 👑👑👑👍👍👍
@MAHMED-sf3qm
@MAHMED-sf3qm Жыл бұрын
WWW BAC AND ONEC
@user-by1tx8xw8n
@user-by1tx8xw8n 7 ай бұрын
Mash Allah vous étiez un couple légendaire bravo encore et la fierté de Borama
@maanbilaahmednourjaangoow
@maanbilaahmednourjaangoow Жыл бұрын
Hadda Waaba U Dhaxdee Alloow Yaadan Dhiman:☝️❤️😁 Duco Alle Idin Aqbalay:✔︎ Allaha Isku Kiin Barakeeyo:🤲❤️
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Жыл бұрын
Maanshaa Allah Tabarakalah Hodan Habo Waxaan Ahey Taageerayaashaada Ninkaaga Xejiso Habo Oo Dulqaad Yeelo. Allaha Isku Kiin Baarigo.
@mushtaqali4993
@mushtaqali4993 Жыл бұрын
Mnsh Aaalh
@nastehaismail7054
@nastehaismail7054 Жыл бұрын
Màasha Allaah hodan iyo mursal ilahey ha idin barakeeyo
@aishadahir4337
@aishadahir4337 Жыл бұрын
Hodon ducadii 2012 ay ducaysate waa lo aqbale Allow yaanan dhiman anow kuu dhixin isku waare my couple 💑 ♥ ❤ 😆
@ibralove9956
@ibralove9956 Жыл бұрын
Adi xilegas ma noled var kas meel dheer ayaa ka kente 🤣🤣🤣🤣🤣
@nasro7666
@nasro7666 Жыл бұрын
Khadra alow qabga uqabi miskin
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hodan abdirahmaan iyo mursal muuse dadkii fanka hibada u lahaa horay usocda walaalayaal
@cabdimuxumed3862
@cabdimuxumed3862 Жыл бұрын
m.a jacaylku waa hoos markeed haysato qof sidhaba kuujecel . asxaabta isoo duceeyaa xidhiidh 4yrs ayaan kujiraa qofkaan aad isujecelahy inuu alle isiiyo
@AbtigaAbtiga-fr5ss
@AbtigaAbtiga-fr5ss Жыл бұрын
Duco hees ah oo rabi aqbalo wllee waa dad isku rafaaday jaceylkoodana ka Mira dhaliyay
@yusufdiriye2031
@yusufdiriye2031 Жыл бұрын
Aniga hadii si daacad ah u jecladay fadumi zasan ama walahed insha alah wey ii imaneysaa lakin ma ogi Darenka in uu rumowayo ilahay baa ii rumen karayo ❤wan jeclahay wana jacekey dhabta ah
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 8 ай бұрын
Allaha ku rumeeyo😢
@hafza5897
@hafza5897 Жыл бұрын
Allow anan dhiman anon ku dhixin ❤️G🤴
@sahrafarah9925
@sahrafarah9925 Жыл бұрын
Masha alaah weligiin sidaas ahadaa
@hodanahmedhodanahmed2275
@hodanahmedhodanahmed2275 Жыл бұрын
M.a sami iyo duma barakoba
@nimoaabdirahmaan
@nimoaabdirahmaan Жыл бұрын
Heestani waa hees anaan marnaba ka xiiso dhiciin 2013 ILA Manta waan Dhaysta ♥️💃💃💃💃💃🔥🔥🔥
@sacduushcali8708
@sacduushcali8708 Жыл бұрын
Mi family 👪 allha iskiin daayo
@nimcaanyaasiin7718
@nimcaanyaasiin7718 Жыл бұрын
Waaaw pest song caadima labadan say msha aallh♥️♥️♥️
@jidokoostamusic
@jidokoostamusic Жыл бұрын
Mashallah 🥰🥰🥰🥰
@rahoabdi3773
@rahoabdi3773 Жыл бұрын
Mash allah mash allah ilxun idiin m’a aragto mursal and hodan cod mcn
@warsameaadan4450
@warsameaadan4450 Жыл бұрын
Masha allah
@abdirizackhaji8503
@abdirizackhaji8503 Жыл бұрын
Erayo Badan Oo Duco Ama Habaar ah Oo Lagu Heesay Oo Illahay Aqbalay Baan Arkay Heesta 8 sano kahor Markay Qadayeen Baa Samada Laga Aqbalay Subxanallah
@Mohametapthi
@Mohametapthi Жыл бұрын
hadaan dhaayhu dharaar ku arkayn ma dhama noloshuye inbay iga dhiman xiisee dhaawaca hadaad dheeliday jacaylka dhabtii aniguu igu dhacay dhiigaad raacdayoo wadnahaad dhex dagtee alloow yaanan dhiman anoon kuu dhixin dhibaato ku wayn adoo iga dheer maba iga dhaxa kuma dheeliyooo cishqugu dhalaneed dheel dheel ma gayee mursal dhankaaga adkee dhunkaasha qadhaadh dadba ka dhamee hodan intaan dhursugaayay dhaqaaq helid mooyee dhismaha aqalkeena u taag dhidibkiisa inaan ii dhaqashee ku dhawrsan tahee adoon iga dheeraan gacmahaaga ii dhiib dhimbiisha jacayl kulkii iyo dhamacdii sidii dhibic roob dhakhsoo damisee sidii dhabigii dhamays dumareey markaan ku dhugtaa qalbiga lay dhuftaa cishqugu dhalanyeed deeel dheel ma gayee mursal dhankaaga adkee dhunkaasha qadhaadh dadba ka dhamee hodaneey dhankaaga adkee Lyrics:Mohamed quality ✌
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 Жыл бұрын
Manshsallah riyadii tumowday
@hamdiabdi254
@hamdiabdi254 Жыл бұрын
Hodan iyo mursal farxad kuwara abid❤️❤️🥰💋🙏🙏😍🌹💋
@user-nq2sr9ij6n
@user-nq2sr9ij6n 5 ай бұрын
How is watching 2024😢
@sadajama9439
@sadajama9439 Жыл бұрын
Maasha Allah 🎊🎊🎊🥰🥰🥰
@gulledhunguri-tz3yz
@gulledhunguri-tz3yz Жыл бұрын
Farax sanaada waligiina❤️❤️❤️lamaanaheyga
@ayaanbashiir5912
@ayaanbashiir5912 Жыл бұрын
Maasha Allah wllo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤💋
@user-qd9gs2ml5n
@user-qd9gs2ml5n 9 ай бұрын
Macha Allah
@indomie7
@indomie7 Жыл бұрын
so romantic ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@user-lc5no9dj7l
@user-lc5no9dj7l Жыл бұрын
I LOUV hodan abdirahman. Walashay😍🥰🌹💐🌸
@hanadiabdi7534
@hanadiabdi7534 Жыл бұрын
Waa heesihi khadra lagaga dul guuray mursal iyo hodan dhamac baad tiin
@faarush8157
@faarush8157 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@simanali7559
@simanali7559 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@samybourhan6476
@samybourhan6476 5 ай бұрын
Masha.Allah habo qurux
@foziaabdillahi6509
@foziaabdillahi6509 Жыл бұрын
You 're the best
@suldankaumada-ch6ge
@suldankaumada-ch6ge Жыл бұрын
Two legends ❤❤❤❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
HODAN my favorite artist her singing🎸🎹🎸🎸🎸 Couple in love go foward ❤❤❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Ee sh cala jacayl hakaga daydeen gabdha iyo wiilasha Soomaaliyeed gaar ahaan gabdha
@mednasteho7697
@mednasteho7697 Жыл бұрын
Machallah 🥰🥰😍😍
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Hodan cabdi rahmaan 5 stars ⭐️ ❤❤
@khairehmed6479
@khairehmed6479 Жыл бұрын
True couple 💑 ❤ H&M forever ♥
@salmaabdillahi1988
@salmaabdillahi1988 Жыл бұрын
Hees wacan👸❤💖
@warsameaadan4450
@warsameaadan4450 Жыл бұрын
Nice song
@virginiaharvey
@virginiaharvey Жыл бұрын
Nice duet.visuals
@idile9450
@idile9450 Жыл бұрын
Masha allah cadowgini ha jaabo
@sahrokhaliil1220
@sahrokhaliil1220 Жыл бұрын
Mii fv couple 😍
@muxiyostar4438
@muxiyostar4438 Жыл бұрын
Abti best hees hodan craxmaan iyo sawjkeedii mursal muuse cumar
@nimahassan6258
@nimahassan6258 Жыл бұрын
Deux star machallah ❤❤❤❤❤
@luulxiirey1101
@luulxiirey1101 Жыл бұрын
hodaney heestu ahadey dhabtahay 💒 guul
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 Жыл бұрын
Samaroonoow.
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Haaheey
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Mxd noogu yeedhysaa indr kkkk
@Halgan396
@Halgan396 Жыл бұрын
Xaadir
@hamdihassan7095
@hamdihassan7095 Жыл бұрын
@@Halgan396 😂😂😂
@hodanahmedhodanahmed2275
@hodanahmedhodanahmed2275 Жыл бұрын
My fananadydi hodan cdey
@aadancalijamacqaaje1252
@aadancalijamacqaaje1252 Жыл бұрын
hodan my fv woman singer
@user-hk9ti6lk1x
@user-hk9ti6lk1x 7 ай бұрын
Hodn dhankaga adkeeee❤
@djweerofficial
@djweerofficial Жыл бұрын
THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD
@xamsecarab4917
@xamsecarab4917 Жыл бұрын
0
@GoudoneHassan-yb5nb
@GoudoneHassan-yb5nb Жыл бұрын
M'ha walalahay
@asmitaahmed241
@asmitaahmed241 Жыл бұрын
Murasal muuss Omar iyo hodan Abdirahaman beulatif family keep going my dhiigagii asala asala dhaya samaron Sacida
@BitouIbrahimAdenHibo
@BitouIbrahimAdenHibo 2 ай бұрын
Wwww hodan abdirahman
@nastehoabadir1339
@nastehoabadir1339 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley Жыл бұрын
Jaceelka Dhabtii aniga buu igu dhacay Lamàane Soo wada jabay in badan is ku samray🥀🌏👏
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 Жыл бұрын
Cadi mahan heestan ❤❤❤
@YusurAxmed-nb6qu
@YusurAxmed-nb6qu 10 ай бұрын
Hodan cabdiraxmaan
@ayanlehroblehdaher8603
@ayanlehroblehdaher8603 Жыл бұрын
Awaleh Aden
@aminodaud
@aminodaud Жыл бұрын
Nolol warta ayn idin rajeyna fananta qima bdn 🫶❤️🥹waa dad jecel baxad wyn ka dhexeyo
@josh4424
@josh4424 Жыл бұрын
best couple❤
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Nabsigii Khadra maalin un wuu kaasoo bixi doonaa insha Allah, dhanka kale ninka hadii uu calaf kuu galay maxaad wadada ugu dhex qabqabsataa? waranka hadaad qadra ku dhufatay haku ligligin!!
@esmaibrahim6772
@esmaibrahim6772 Жыл бұрын
❤️❤️❤️🥰
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Ka qariya isla garanaagii
@mohamedgacal4683
@mohamedgacal4683 Жыл бұрын
❤❤
@hamzamohamed9900
@hamzamohamed9900 Жыл бұрын
Qofkasta riyadiisa ilahay how Rumeeyo waxkasta oo fiican
@asmitaahmed241
@asmitaahmed241 Жыл бұрын
Adi Allah ha kurumeyo waxada jceshahay
@mohamedgacal4683
@mohamedgacal4683 Жыл бұрын
Hodan ❤❤❤❤❤ waxaa ka codsan lahaa inaad soo cusboneysiiso heestii istareex adiga iyo dalmar aad isla qaadeen waliba music casriya iyo inaad yar nasiso heesta dugsi 😂😂 showyada ama xaflada noogu luuqee heesaha kala ah Wax ma qaado namiimku Shuushka nacabka Iyo heesti jwba kala ha iga filan Iyo heesahaagi hore sida jiriico,intaana galin qabriga Iyo wax cusub luv u hodan bilan ❤❤ from xamar
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@Mohamed Gacal, waa talo aad u wanaagsan runtii, hope she gets this message!
@mohamedgacal4683
@mohamedgacal4683 Жыл бұрын
@@faizam523 aad iyo aad wlhi abaayo faiza aniga iyo adiga hodan big fan unahay ilaah amrkii 😚
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@mohamedgacal4683 Haa walaahi, Alla maxaan dagaal adag u galney Hodan bilan labadeenu🤣🤣 Si niyad ah baan u difaacney for so many years, waase u qalantaa waa fanaanad qaali ah oo shanta soomaaliyeed u siman tahay aadna u qalbi fiican. Waan ku salaamey walaalo maalinta ha kuu wacnaato.
@mohamedgacal4683
@mohamedgacal4683 Жыл бұрын
@@faizam523 😂😂 haaa wlhi hodan fanaan aan la simo ma jiro mana jiri doono si niyada u jeclahay allaha noo dhaafee sidoo kale abaayo qaali waqtigu hakuu wacnaado ❤❤❤
@aroorseedstudio_
@aroorseedstudio_ Жыл бұрын
@@faizam523 Ana hayga reebina jacaylka Hodan iyo difaaceega 10 sano waan wadaa
@najibwerar6117
@najibwerar6117 Жыл бұрын
Shaahdali kariya riyadi wata idin rumawde
@janalehismacil3266
@janalehismacil3266 Жыл бұрын
hodan cl ina adeertey waan ku jecelnhy adiyo mursalba ina adeer
@mohaarashkaabdi7983
@mohaarashkaabdi7983 Жыл бұрын
So romantic 💘💘🥰 best couples
HODAN ABDIRAHMAN | DUGSI | HARGEISA SHOW 2022
4:46
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 769 М.
MURSAL MUUSE & HODAN ABDIRAHMAN DHAXDIN CAASHO SHARAFTII JAALIYADA AWDAL
6:37
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 152 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Mursal Muuse | Heesta Saggontinta | Hodan Abdirahman 2020
8:25
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA
4:09
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 5 МЛН
MURSAL MUUSE DHEXYAR CAASHO SHARAFTII JAALIYADA AWDAL
4:16
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 63 М.
MURSAL MUUSE 2024 | SIDEEYDA NIN LOO DA'DAALAY | HEES CUSUB
5:55
MURSAL MUUSE | KALGACEYLKANI BUUQ UMA BAAHNA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:14
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 261 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 55 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 202 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН