HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA

  Рет қаралды 5,003,836

Hodan  Abdirahman  Artist

Hodan Abdirahman Artist

10 ай бұрын

ERAYADII ALI HAYBE
LAXANKII HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC DJ ADAM LEGACY
VOCAL RECORDING JUNDI MEDIA & DJ ADAM
CAMERA JUNDI MEDIA PRO
EDITING JUNDI MEDIA PRO
Copyright Reserved @2022 Music Video By Hodan Abdirahman Dheere

Пікірлер: 1 400
@fathaahmed9251
@fathaahmed9251 10 ай бұрын
Jacaylku Waa hadayad qaaliya oo la helo❤ Markad haysto qofad jeceshahay oo ku jecel waa waxa ugu wanaagzan markaa Aniga waxa jira wiil uu xidhiidh naga dhexeeyo dhawaan aan rajanyo inaan ku guulaysano nolol dhamays tiran runtii Waa qof wanagzan oo I qalma I soo duceeya inuu ilaahay I nabad qab I keeno uu iga fogyahay si aan u dhisno nolol qof kastoo qoralkayga akhriya wan ku jecelahay farxad igu noolow❤❤🎉
@shacniadan8069
@shacniadan8069 10 ай бұрын
Allah haku siyo Hamigaga wll❤
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 10 ай бұрын
Allaha 🤲 ku rumeyo riyadadaa
@kawsarhoch6262
@kawsarhoch6262 10 ай бұрын
Inchallah allaha Ku rumeyo
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 10 ай бұрын
Alle Haku Rumeyo Hadafkaga
@hafsahuppi1753
@hafsahuppi1753 10 ай бұрын
Alle haku rrumeeyo Qllo 🤲🥺
@ilac____cali
@ilac____cali 10 ай бұрын
Heestan waxaa ka maca quraanka alle yaa igu raacsan ❤☝️✔️
@olheo
@olheo 10 ай бұрын
hodan queen 🤴 ❤❤❤❤❤
@RaxmaXuseen-uu5kv
@RaxmaXuseen-uu5kv 10 ай бұрын
Saad iyo aad
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 10 ай бұрын
Maxaa isku agdhigaysaa quraanka iyo heesta...quraanka waa qawlkii ilaahay..heestana naftaan ugu raaxaynaa...dadka haxujaynin
@nadiifocismaan398
@nadiifocismaan398 10 ай бұрын
Aniga kugu racsan
@pinksquad949
@pinksquad949 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh😢😢😢😢😢🎉❤❤
@SeynabAadan
@SeynabAadan 10 ай бұрын
Nabiga maxaad halkaan u keene
@abdallaali3756
@abdallaali3756 10 ай бұрын
Scw
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 10 ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 9 ай бұрын
Scw❤
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw alle maciisa haynaga yeello dhamaanteen❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@ADAMDIGITAL-lk6es
@ADAMDIGITAL-lk6es 10 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kadrahassan1531
@kadrahassan1531 10 ай бұрын
Maxa quran ilahay iyo hesso isku kenay bisinka si xun bad like ku radinaysa ilahay kabaq wan ku khashilay uufff
@WalalMudhi
@WalalMudhi 10 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@deko1232
@deko1232 7 ай бұрын
Xishoo qu ranks wax kamacaan ma jiro
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 10 ай бұрын
Saw halacsigaagii kaama helin Saw dareen ku heybshaa ima hor kaco Saw uma hammuun qabo inaan ku helo Saw hillow daraadaa hawl ma maro Saw kuuma heeso had iyo goor Saw kuguma haystoo kuma hiigsado ❤ .... Luckiest person on the earth is me ❤
@ccasiisducaysane963
@ccasiisducaysane963 10 ай бұрын
Ha waaro jacaylku
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 10 ай бұрын
@@ccasiisducaysane963 waligiiba ✊️
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 8 ай бұрын
Jacaylkiinu Ha Guuleysto❤
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 8 ай бұрын
@@shiinebeatsofficial1597 thanks huuno ❤️ امين يارب العالمين ✋️
@ilyasali2822
@ilyasali2822 8 ай бұрын
Hodan hobolada kaliya ee aan kufaano Nollow inta nolosha kadhiman indr
@shaafinho1539
@shaafinho1539 10 ай бұрын
Hodan Abdirahman hibo faneed oo aan wax loo dhigo jirin , Erayadda & musiga waa top balse laxanka iyo codka ayaa aduni kale ka yimid 👌👌
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 10 ай бұрын
Aad iyo aad ❤🎉
@warsamaa.mohamed6127
@warsamaa.mohamed6127 10 ай бұрын
Was runta hhhhhhh💕💕💕💕
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
​@@warsamaa.mohamed6127😂😂😂😂🎉
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
​@@warsamaa.mohamed6127😢🎉
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 10 ай бұрын
Haaaaah❤
@Ukashdaily
@Ukashdaily 10 ай бұрын
I had a long week, I come home and I was tired, my wife said this to me " Saw hadiyad gaar oo an helay matihid, Saw hadanad iguhabin hadal macaan, Heedhe iguhabin hadal macaan, Saw hurdiyo jiifkaba kama hinqadoo, hoo jacayl dhaba hoo ii hoo" ❤ Authentic.
@hodanabdirahmanofficial9301
@hodanabdirahmanofficial9301 10 ай бұрын
Amazing wife mansha alah thanks for sharing
@hodanabdirahmanofficial9301
@hodanabdirahmanofficial9301 10 ай бұрын
This amazing story
@user-vx9bd3jg2y
@user-vx9bd3jg2y Күн бұрын
Ozaoaza9a9zzzszgg⁰0o0azdafdfg0at0atz99taàaao0o​@@hodanabdirahmanofficial9301
@samatarmaxamed4119
@samatarmaxamed4119 9 ай бұрын
Alla may hesta yara Dhereyso hodan hesti kobad ee ideqda noshayda waxan laha ha gursan buqooda iskada lakin hada wan kadhex badhaya ilahayow marwalba ada Mahadle idoor adna dadwaynow iduceya idina
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 10 ай бұрын
Hodan hooydeed allah u naxariiste hooydeey baa taageero u aheed anigan hodan baan taageero u ahay halka gabar ee aan dhagat si dhab ah ugu dhigo codkeeda hodan qurux badana ii nolow❤
@Zusan15
@Zusan15 10 ай бұрын
Amiin ilahay ha unaxriisto walhi hodan iyo hoyadedba cood way hayan ❤
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 10 ай бұрын
❤🙏🏽👍🏽
@guletharun8182
@guletharun8182 7 ай бұрын
Udcee mom sisteryyy❤
@FatxiaHaybe
@FatxiaHaybe 10 күн бұрын
❤❤❤​@@Zusan15
@yonezcrown
@yonezcrown 10 ай бұрын
Wawayn Kiiba Soo Dhacee Ciyaalow Is Kabeeya Imikaba Hadaydaan Balayo Badnayn 😂🔥🎤 Hodan Iyo Djadam Wow Ali Haybe Iyo Jundi Walayabay Bande Ku Idhi
@marshaal1234
@marshaal1234 10 ай бұрын
Yaryarku waayo sxb no sheeeeg😂😂😂
@user-yu2ub1nf5w
@user-yu2ub1nf5w 10 ай бұрын
😂❤❤❤❤❤❤
@jamahusein1637
@jamahusein1637 10 ай бұрын
😢😢😢😢
@Zusan15
@Zusan15 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 waad iga qoslisay imikaban ku idhii yarkow 😂
@naserbiler6795
@naserbiler6795 Ай бұрын
❤❤❤
@mohamettlafohore2664
@mohamettlafohore2664 10 ай бұрын
O hoo jcyl dhaba Hoo i hoo O hoo had iyo goor kuma huree Hoo ubax hadyada hoo ihiliyoo Hoo nftyda taadana ii hibee❤ What a voice😢🎉
@ruunaadamofficial3705
@ruunaadamofficial3705 10 ай бұрын
Hibo tuu eebe siiyee dumar ugu horeysiyo Hodontaan jeclaayey ilaaheey fanka hakaa madoobeeyo wlshey alle dartii ayaan kuu jeclahay in adoo asturan oo qurux badan aan ku arkana wax aanka jeclahay maleh abayo adiga iyo anakaba allaha naga madoobeeyo music faaido malehe wlhi hodaneey hidaayo iyo towfiiq malahan fan iyo heesaaye allaha nawada hanuunsho ❤❤🥰🤲🤲🤲
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 7 ай бұрын
Sas Weyi 😊
@qarasta21
@qarasta21 10 ай бұрын
Ereyadan macaan iyo luuqda hodan ee aan laga dhargayn xilli qura baynu daawanaynaa, halkaan marka xegta aynu ku soo laabanayno waxaynu uso laabanaynaa malaayiin ku raaxaysanaya codka tolmoon ee boqoradda codka! 🎉❤
@ahmedyogoyogo310
@ahmedyogoyogo310 4 ай бұрын
Nin culus 💪🏽
@CadeyYusuf-wn3pc
@CadeyYusuf-wn3pc 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@baladwayn
@baladwayn 10 ай бұрын
Saw halacsigaagii kaama helin Saw dareen ku heybshaa ima hor kaco Saw uma hammuun qabo inaan ku helo Saw hillow daraadaa hawl ma maro Saw kuuma heeso had iyo goor Saw kuguma haystoo kuma hiigsado Ilhaam Buuxo ♥️♥️♥️
@ikramyussufcilmi3108
@ikramyussufcilmi3108 10 ай бұрын
Maasha allh isku waara😂❤
@munaabdi4620
@munaabdi4620 10 ай бұрын
Wax badan wada joga ku weygii🤴👸
@buuxocali4820
@buuxocali4820 10 ай бұрын
❤️❤️🤴🌎
@Ruuuneh
@Ruuuneh 10 ай бұрын
Isku waara👏😁
@buuxocali4820
@buuxocali4820 10 ай бұрын
Eray walba oo Hodan afkeeda ka soo baxa inta ay heestaani socoto waa wax kale, dareen gaar ah iyo macno aan la heli karin baanu lee yahay! "Sow hilow dartaa, hawl ma maro Sow kuu ma heesoo, had iyo goor Had iyo goor Sow kugu ma haystoo, kuma higsado!" Dhaqane❤❤
@ahmedismail4855
@ahmedismail4855 10 ай бұрын
No doubt Hodan is highest and the queen of Somali music royalty. What amazing melody. Thump up.
@adanibrahim9175
@adanibrahim9175 9 ай бұрын
Good
@faizam523
@faizam523 9 ай бұрын
Sure she is💯
@sirayahmed8310
@sirayahmed8310 10 ай бұрын
My favorite hodon 100 sano walhi cidi kuma gadhayso hore soco huno❤❤❤ saw kuuma heeso hadiyo goor so kuguma haysto kuma higsado🔥🔥🔥🤳🏽💯💯❤️
@Legnshidane
@Legnshidane 10 ай бұрын
Ereyada 100% Laxanka 100% Codka 200% Music 100% Edit 100% Cajabnaa minal cajaa’ib sheikhow😮❤👌
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤😂😂❤😂😂😂
@MahamedAadan-oq4iq
@MahamedAadan-oq4iq 5 ай бұрын
Hello 👋 2024❤😅
@user-iw6ho9fy1f
@user-iw6ho9fy1f 29 күн бұрын
😂
@ednaedna9694
@ednaedna9694 10 ай бұрын
Quelle voix splendide, une chanson classe et determinee Merci Tres chere Hodan bonheur et sante. 🇩🇯
@abdirahmanhabib8320
@abdirahmanhabib8320 10 ай бұрын
Hodan Abdirahman cisman Mahabe Walahida fanku waa Hodan Wa aroonimo isniina 25/09/2023 shaqan hada kaso baxay markan tarenka so koray aya wuxu ila somaray mel xasus badan igu lee xaqiqdi hadan idhahdo dareen hadal wan damqanaya lkn qof kii qof jecel haysta walahida ha ilashado 😢 Hodan hesahega habeenki xiliga danbe kaligay ban dhagaysta
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 10 ай бұрын
QALBIGA inta dhisi karto dhis😢❤❤
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 10 ай бұрын
Abdi rahman habib waku salamay ❤❤
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 10 ай бұрын
Qoralkaga 3 akhriyay balse nin raga inuu lico ma jeclli 😎😎
@abdirahmanhabib8320
@abdirahmanhabib8320 10 ай бұрын
@@bahjafaysal1158 Walashay duruf kasto iso marta ma licayo intan haysto Wllo ado kale ah 🫡
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 10 ай бұрын
Muhashada Codka Hodan abdirahmaan Fankuba waa adiga Codka iyo Laxanka : hodan abdirahmaan caaji waaye 🎉 "Saw hadyad gaara oon helay ma tihid" ❤
@najmofaarax6474
@najmofaarax6474 10 ай бұрын
Saw hadiyad gaaro aan helay ma tihid Saw hadanan igu habin hadal mcn🫶 saw hurdo iyo jiifkaba kama hanqado Hoo hoo jaceyl dhaba❣️ Hoo had iyo goor kuma huree🙈 Hoo ubax hadiyada ii hiliyoo 💍 Wan ku suga inta nolosheyda ku so biireyso🫂🫶
@najmofaarax6474
@najmofaarax6474 9 ай бұрын
Hadda alx nolosheyda qof u qalma kuso biiray iigu duceya😥inaa nolosha heer ka garno ❤
@zalmanomr8137
@zalmanomr8137 4 ай бұрын
@@najmofaarax6474ilahay hakaga sawj saalixa ku kolkoliya an kugu labayn inshallah ❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 16 күн бұрын
Ilahey calaf haisuku kiin daro quruxey ​@@najmofaarax6474
@tvsarhaye2405
@tvsarhaye2405 Ай бұрын
Heestaan waxa ku xasusta qof an jecla waqtigaas isku dhawayd lkin waxa kalatagnay qoftaaas 1/7/2024❤ waxa leyahay nasiibku Haku wacnadosxb R
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 10 ай бұрын
Finally heestaydi way so baxday♥️m.a my favorite 😍 Fananadayda ilahow ku xafid Mamo mcn the real Queen 👸
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 10 ай бұрын
Fankuba waa reer borama xiliyada danbe ❤❤❤
@muniiraar3407
@muniiraar3407 5 ай бұрын
Saw halacsigaagi kama helin Saw dareen ku haybshaa ima horkaco. Saw uma hamuum qabo hamuumqabo inan kuhelo Saw hilaw daraada hawlhawl mamaro Saw kuuma heeso had iyo goor Kuuma heeso had iyo goor Saw kuguma hausto kuma higsado ❤hohoo jacayldhaba oo ihoo ❤Hohoo had iyo goor oo kuma huree ❤ hoo ubax hadyada iihiiliyo ❤onaftayda utaaganee .❤hohoo jacayldhaba oo ihoo ❤Hohoo had iyo goor oo kuma huree ❤ hoo ubax hadyada iihiiliyo ❤onaftayda utaaganee Saw dadkoo haraad qaba hogol dadiyo Saw hilaac kuhooro tiray hanfiga Saw hedayda uma tihid uma tihid xabiibi Oo mahubo . Saw hadyad kaloo an helay matihid Saw hadanad igu habin hadal macaan ohanad igu habin hadal macaan hedhe igu haben hadal mcn Saw hurdiyo jiifkaba kama hinqadoo ❤hohoo jacayldhaba oo ihoo ❤Hohoo had iyo goor oo kuma huree ❤ hoo ubax hadyada iihiiliyo ❤onaftayda utaaganee Like ta tiisaar zhp
@somalikaban..1495
@somalikaban..1495 Ай бұрын
Eryada ...Habar jeclo 💫 Music ...Habar awal💯 Codka ...samaroon ❤
@mohammed-jama
@mohammed-jama 10 ай бұрын
*Way nagu raagtay heestani weligay intaas hees ma sugin😁 hodan Abdirahman maxabe* ❤✋
@user-vi7fr4cn1x
@user-vi7fr4cn1x 10 ай бұрын
Muhashada codka fanka somalida oo bilaa Hodan iyo Haboon nuura ah abwaan hees ma curiyeen❤️🇸🇴
@alial-somaal3631
@alial-somaal3631 10 ай бұрын
This is a hit! And even makes more sense when someone special is the first to send it to you! Beautiful and thumps up to Hodan 👍🏻
@Najuu143
@Najuu143 10 ай бұрын
@@Kamilarash😅
@caaqilproduction3
@caaqilproduction3 10 ай бұрын
Jaceylkaadi maku guuleysatay? Inta hada rajeyneysa rabbi ha u rumeeyo❤😊
@Fardosa869
@Fardosa869 10 ай бұрын
Mya single faraxsan pan ahy😂
@xabsaabdikarim8521
@xabsaabdikarim8521 10 ай бұрын
Haa nolsheydii axmed cade alllow idaaa
@Hidanhuda
@Hidanhuda 5 ай бұрын
My😢😢wan rajena qof aan kufaraxsanahay insha allah
@yasirarafaad9364
@yasirarafaad9364 10 ай бұрын
Wa mxy fan ama qeex fan hadi la idha simply Hodan Abdirahman Goat 🐐 🥰❤🙏
@FaysalSaafka
@FaysalSaafka 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-nx9fp4uu4e
@user-nx9fp4uu4e 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdihakimhassan4608
@abdihakimhassan4608 10 ай бұрын
❤ my lovely wife shared with me this amazing song. Hodan has beautiful voice, keep going ❤” Saw hadyad gaara oon helay ma tihid🌹
@saxan9090
@saxan9090 10 ай бұрын
Bhjj
@kafiyahis1183
@kafiyahis1183 10 ай бұрын
Jah
@IkranabdiFaqid
@IkranabdiFaqid 10 ай бұрын
​@@saxan9090❤a
@IdilRashiid
@IdilRashiid 10 ай бұрын
Waaw ❤❤isku waara
@mohamudaydiid9654
@mohamudaydiid9654 10 ай бұрын
Allah haysukiin daayo
@wiilhoog0928
@wiilhoog0928 10 ай бұрын
Boqorada fanka Hadaad igu Raacsantahay like saar Hodan Abdirahman ❤❤❤
@mouriniomahadcabdi5786
@mouriniomahadcabdi5786 10 ай бұрын
Muhashada codka hodan Abdirahman fankupa waa iyada Codka iyo laxanka hodan Abdirahman cajiib weeyi!! "Saw hadyad gaara oon helay ma tihid"❤
@MubarakHaadi-vt1jp
@MubarakHaadi-vt1jp 10 ай бұрын
Sow hadiyad gaaro aan helay matihid Sow hadaan igu habin hadal mcn Sow hurdiyo jiufba kama hinqabo Hoo hoo iaceyl dhaba Hoo had iyo goor kuma huuree Hoo ubax hadiyada ii hiliyeey 🎉 my queen sagal ❤
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 10 ай бұрын
Muhashada Codka Hodan Abdirahman Dheere Cumaamada Lama Haysan Karo the one only Fanaanada USA 🇺🇸 Ay u shidan tahay Horay u soco Huuno 🇸🇴🥰🥰
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 10 ай бұрын
Muhashada Codka ❤
@Zacki-ll6zl
@Zacki-ll6zl 5 ай бұрын
Wllhi Ma JecLi inan QisadaYda Soo bandhigo Lkn gabdh AYaan Jacayl dhaba uqadayy plse Waan dhihi kari wayay waan ku jecelahyy iLaa imika waxn u haya Qalbi Jecel 😭😭✌🏻
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 9 ай бұрын
Hees weey dhaaftay wlhi😢😢 ilahow inta qàlbiga laga jabiyay mid qalbi dhayo sii❤❤
@oamaer
@oamaer 10 ай бұрын
Wallahi I respect this girl, just like her mother, Allahu ya Raxam Amina Abdullahi-always covered and beatiful😍😍😍😍😍😍😍😍😍Love all the way from Las Canod😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@MrDuqow
@MrDuqow 9 ай бұрын
Hodan Abdirahman Yaa kujiifa Maxaa yeelay one ☝️ month 3 million in eysan gaarin heestaan halaasiga ah macquul maahan What a Song 🎤 🎉🎉🎉
@user-nd9cu9se2l
@user-nd9cu9se2l 10 ай бұрын
Axsan hes waxad moda hestan markan dhageysatay inan marlabad gacalisadeyda igu cusub tahay ilove you barlin nolasheyda❤❤❤❤
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 8 ай бұрын
Walhi jacalka labada qof mid uu ba dul man markaa anuu dadka dul man ban ku jiraa 7 sano jacal wadee❤❤❤
@jarohusein2651
@jarohusein2651 10 ай бұрын
Sedexda fanan ee cod loga hdhay wa 1.hodan 2.fiska 3.yurub Sedexdas intay joogan fankii wa noolyay
@hanaialie4470
@hanaialie4470 9 ай бұрын
Nasteexa indho ban ku dari ccodkedu wa fadhiyaa from fiska fan ❤
@nagiibhazard7371
@nagiibhazard7371 10 ай бұрын
Really Fanka Hodan la'aanteed wa Fan La'aan Hodan "Golden Voice"
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 7 ай бұрын
SOW HADYAD GAAROON HELAY MA TIHID SAW HADAANAD IGU HABIN HADAL MACAAN SAW HURDIYO JIIFKA KAMA HINQADO❤❤❤❤❤❤❤❤ Dhal fanaan Eesh calaa cod Tolow heestan laxankeda iyo midhaheeda yaa leh
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 10 ай бұрын
October/2/2023-2:30 duhurnimo ayaan daawanayaa malaa 5 jeer baan ku ceshtay heestan macaankeeda. Wiil ayaan is jecelahay wanan isku qanacsanahay runtii aadbaan u jeclahy isaguna sidoo kale alle haisku kaaya daayo waxaan rajeenayaa markaan nolosha ku midawno inaan dib ugu soo laabto qoraalkaygan isoo duceeya riyadaas inuu rabbi ii rumeeyo❤😰🫂
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 10 ай бұрын
Aamiin Aamiin walaalo allaha isku kiin daayo 😢
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 7 ай бұрын
Amiin 😊wakala so rage🎉
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 7 ай бұрын
@@maxamedcumar9391 mahadsanid walaal
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 7 ай бұрын
@@bahjafaysal1158 Quruxey
@Hidanhuda
@Hidanhuda 5 ай бұрын
Ilahey haisku kiin calfo macaney nolosha farxad kunolow abid
@NuurBillion-ty5vr
@NuurBillion-ty5vr 10 ай бұрын
La meilleure chanteuse ❤❤❤ rien à dire.. aucune autre artiste n'arrive à sa cheville 🥰🥰
@cabdallecart8729
@cabdallecart8729 10 ай бұрын
❤ hees aaad umacaan weye❤❤p
@faizam523
@faizam523 10 ай бұрын
Nuur, you're right about that.
@Ayanyusuf-mh8nm
@Ayanyusuf-mh8nm 10 ай бұрын
​@@cabdallecart8729😂😂😂😂😂😂😂
@Ayanyusuf-mh8nm
@Ayanyusuf-mh8nm 10 ай бұрын
Micnaha wll 😂😂😂😂😂😂
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 10 ай бұрын
​​@@Ayanyusuf-mh8nmwaxay qoo qortay waa fanaaanada aad u wacan, cid gaaraysa ma jirto. Waa af-faransiiis. 😂
@zeinab637
@zeinab637 10 ай бұрын
Ma sha Allah hodan sharafeey Always gold voice nd nice song
@pinksquad949
@pinksquad949 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@dhamaysdumar6229
@dhamaysdumar6229 10 ай бұрын
@@pinksquad949 😊😊😊
@Abdirizak-pv6ws
@Abdirizak-pv6ws 10 ай бұрын
Boqorada codka❤Hodhan ina abdirahman....this is the beginning I saw several time with this lovely 😍 voice.......soo hadiyad gaar ah on helay matihit ❤❤❤hadad igu habin hadal macan so hurda iyo jiif ba kama hinqawo ❤❤❤
@EagleEast1
@EagleEast1 10 ай бұрын
Ciyaar Mooda Abdirahmaan Dheere Iyo Amina Abdullahi Hersi Baa Iska Dhalay Xidigta Fanka Soomaalida Bishay Hore u Soco Hodan Muhashada Codka❤
@degentakhal8912
@degentakhal8912 10 ай бұрын
Wlhi heestan 3 bilood ayaan sugayay si iimaad galin hodaneey ugu danbayn guulayso❤
@cubeyd27
@cubeyd27 10 ай бұрын
Sow hadiyad gaaroo aan helay matihid👰💝 Sow hadaadan igu habin hadal macaan🗣❤ Heedhe igu habin hadal macaan🗣❤ Sow hurdiyo jiifkaba kama hinqado🛌😚 oo hoo jacayl dhaba hoo I hoo💯❤ oo hoo had iyo goor kuma huree💖 Hoo ubax hadyada hoo ii hiiliyoo ⚘️❤ Naftaydoow taadana ii hibee❤️❤️ Waah waah eesha calaa cod🥰 tani hees waa dhaafatay fankuba waa hodan Cabdiraxman 🥰 laxanka ay heesta saartay aaba wax loo dhigo jirinba❤ innaba caadi ma'ahan. Tue, 26 /Sept/2023 7:18 PM Fiidnimo.
@IndhodeeqaAdam-wi3uw
@IndhodeeqaAdam-wi3uw 10 ай бұрын
@cubeyd27
@cubeyd27 9 ай бұрын
​@@IndhodeeqaAdam-wi3uw❤🌹
@haajirmooge4216
@haajirmooge4216 10 ай бұрын
Heesta midhaheedda Abwan ali haybe marku smaaynayy ma gabadhiisa hodan gaariyye ayu u hobeynayy toloow, Waayyo ereyyo wey dhaafen wuxuu isku geegeeyay 🥸😎
@Carafat76
@Carafat76 10 ай бұрын
10 jeer Mandan ayaan dhagaysatay boqordii codka marba marka kasii danbaysa yaasalaam, salaamad inta iga danbaysa 28/09/2023
@malmo4235
@malmo4235 10 ай бұрын
Walle cod laguma gaadho Gabadhan her vocal control is crazy 👊🏽🤜🏽👌 HODAN fanka ayada Iska leh period 👌👌👌
@user-nx9fp4uu4e
@user-nx9fp4uu4e 10 ай бұрын
Exactly naagtan Waa beyoncedeena ❤
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 10 ай бұрын
@@user-nx9fp4uu4edhal fanaan weeye yartu u baneeyay weeye xaalku😂
@jarohusein2651
@jarohusein2651 10 ай бұрын
​@@user-nx9fp4uu4ebeyonceda fanku wa fiska se hodana wa muhshada codka cod aan hadal karen way haysa
@user-nx9fp4uu4e
@user-nx9fp4uu4e 10 ай бұрын
@@jarohusein2651 😂😂 fiska Hodan baa ka horaysa. Hodan weeyi beyonceda fanku
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 10 ай бұрын
@@user-nx9fp4uu4e hodan dumarka soomaalida ee danbe dhalinyarta fanka iyada 1 ka ah fiska 2 yurub geenyo 3 sidaas ayaan u kala dhagaysa hablaha🤣
@mohamoudmohamednuur3118
@mohamoudmohamednuur3118 10 ай бұрын
Hodan ta fanka xoreysatay 🔥⭐️ Codka:100% Lakanka:100% Music: 99% Ereyada:100% 🔥🔥💥💥🔥🔥🔥
@hazzanaafi6160
@hazzanaafi6160 10 ай бұрын
Beat ka ayaaba Boost garayna Heesta Halkaa Wxba kama garanayzid ee haku margan😅❤ Music 100 Laxan 100 Cod 100
@xuseennour7937
@xuseennour7937 10 ай бұрын
Waxani hees wa dhaaftee maxa u bixinaa EREYADA ALI HAYBEE 100000% CODKA LAXANKA 1000000000% MUSIC 100000000% MUCH RESPECT HODANEY ❤❤❤❤❤❤
@YussufsacdiyaYussuf
@YussufsacdiyaYussuf 10 ай бұрын
Waxan ubixineyna duuni kale katimid waxanii❤😂
@barkhadlegobaad
@barkhadlegobaad 10 ай бұрын
❤❤❤❤ dhashii fanka lahaayd hodan cabdiraxman mahabe iyo Aamina Cabdilahi xirsi allaw Jannee
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 10 ай бұрын
This is something else Hodan is the new voice of Somali Music
@MahamedGorod-qc7mc
@MahamedGorod-qc7mc 9 ай бұрын
Shar Boy
@user-zj4wc3ds3n
@user-zj4wc3ds3n 10 ай бұрын
The one and only hodan abdiraxman dheere fananad aan aad u jecley allah barakeyo iyada io ubadkeda ❤❤😢😢
@hamse3469
@hamse3469 10 ай бұрын
Fanaanada qarn8ga hodan abdiraxman dheere taariikhdaa ku xusi doonta. Wxn nasiib uyeelanay dhalinyada danbe inan soo gaadhno heesahaaga❤❤🙏
@Boqortooyo960
@Boqortooyo960 10 ай бұрын
Speechless Hodan qurux ilxun allaha Ka haayo absolutely beautiful song❤❤
@ibrahimhirsi5602
@ibrahimhirsi5602 10 ай бұрын
Fanka bila hodhan abdirahman sidu ahaani lahaa😢
@hodonalisheikhabdullahi4741
@hodonalisheikhabdullahi4741 10 ай бұрын
Inaba caadi ma aha. Boqorada codka soomaalida casriga . MashAllah ❤🎉 Australia 🇦🇺 Melbourne
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 10 ай бұрын
❤❤
@abdoshMo
@abdoshMo 10 ай бұрын
Hodan cabdirixmaan hibo faneed aan dhamaan ogow hodon waxay kasoo jeeda qoys faneed
@Clkariimdaahir
@Clkariimdaahir 2 ай бұрын
Maanta OO taariikhdu tahay 29/5/2024 waxaa heestan ii Soo dirtay xaaskayga OO aanu kala maqanahay OO aan aad isu jecelnahay Alle ha isu kaaya keeno anaga OO nabad iyo caafimaad qabna anaga iyo inta kala maqanba like si aan mar kale usoo booqdo hadaan sii noolaado
@mohamedkarama1741
@mohamedkarama1741 9 ай бұрын
This song touches me in a way I can't explain ,a lady I loved and I did her bad ,but I still long and love her ,she shares the same name with hodhan ,men never lose a woman who loves you
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 9 ай бұрын
Strong Guy 💪 never give
@mohamedkarama1741
@mohamedkarama1741 9 ай бұрын
@@madinamaxamed4928 Thank you madina ,I am trying my best as long as she is around I will fight for that love ,I was an idiot once but not again
@sahamafgooye929
@sahamafgooye929 9 ай бұрын
Find that the woman you love
@mohamedkarama1741
@mohamedkarama1741 9 ай бұрын
@@sahamafgooye929 I am doing my very best ,I pray I get her back
@xafsamohamoud703
@xafsamohamoud703 7 ай бұрын
Ppl don't know what they have until they lose it subhan Allah how can u hurt someone who loves u 🤷‍♀️
@nourahussein2534
@nourahussein2534 10 ай бұрын
Boqorada jecelka hadad maqasho waa hodon abdirahman dhere ❤cawa jecel ban daremaya 😅 single nimada waxa ka qurxon male❤ inta is jecel alle ha isku so dhoweyo kuwa is qabne nolol farxad leh ku wada wara anaguna hadan single nhyne midka saxda ah alle ha ino keeno wayo xirir madax xanuun moyee iyo waqti dhumis wxa kle ad ka faideysid male 2019 ban go'aan ka garay inan xirir fogba sameyn ane isku mashqulin wayo wxa ku qorn ma weyn dontid keygi hadad halka ku jidhid wan ku salmay 😂😂😂❤
@mustafeaadan71
@mustafeaadan71 10 ай бұрын
Ducada iyo talo bixintaa wanaagsan marka laga yimaado waxaa aad iso jiitay sidad uga hadashay haasawaha ama shukaansiga aan waqti lumiska mooye fa iido kale lahayn hadhowna marka 3 ama 4year lawada joogo lakala xiiso dhacayo .
@nourahussein2534
@nourahussein2534 10 ай бұрын
@@mustafeaadan71 mahad sanid bro 👏xaqiqa waa lakala xisaya waqtiga ne wuu kaa dhumay
@nasrosheikabdulkadir5901
@nasrosheikabdulkadir5901 10 ай бұрын
Masha allah cesh calaa hees, iyo cod dahabi ah. Fanaanad qaali ah. Nuur calaa nuur habibti. We love you!😘❤️🤗😍🌹
@ilyasali2822
@ilyasali2822 8 ай бұрын
Wow masha Allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉Favorite song and voice 🎉100%thanks hodan wad naga keentay Jacaylka
@moktarmukho
@moktarmukho 10 ай бұрын
Dhalashadeyda iyo heestan manta way isku beegmeen🎉🎉 Saw hadyad gaar ah oon helay ma tihid 😢❤🎉
@adenawled8052
@adenawled8052 10 ай бұрын
Hodan Abdourahman 💯✅ *Saw halacsigaagii kaama helin*❤❤❤
@amiinzuldan955
@amiinzuldan955 9 ай бұрын
hey hey hey hey woaaaaah...... hadaanad igu habin habin heeee iga dheh.....🎉🎉🎉
@saidhersipublicfigure8544
@saidhersipublicfigure8544 5 ай бұрын
Erayada Saaxiibkay Ali Haybe Maxamuud Galaal. Fanan : Dumashi Hodan Abdirahman dheeree. laxanka iyo video ,music waa heer sarre❤2024
@aizahamza3433
@aizahamza3433 10 ай бұрын
The QUEEN is back 🙌 😍 I dedicated this to my wife.
@kamiedward9177
@kamiedward9177 10 ай бұрын
🎉❤
@hawakiin6410
@hawakiin6410 10 ай бұрын
Waaw waa heesti aan imbadan sugeynay Hodan cabdirixman voice xilwa❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmranYusufmaxmed
@AmranYusufmaxmed 10 ай бұрын
Naaso ❤❤❤❤❤❤
@lakiboy3586
@lakiboy3586 10 ай бұрын
Naaag ka cod qurxooon a Fanka somalida igu sheega bal ya salaam hodon
@CalaseyCoon
@CalaseyCoon 5 ай бұрын
@Hidanhuda
@Hidanhuda 5 ай бұрын
Tan hees wey dhaaftay 🥺🥺wax kaleh halobixiyo wan ladhacay aniga been mafiicno
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 10 ай бұрын
Dj Adam On the Beat the best Music 🎵 & Hodan Apdirohman Sweet Voice😋🔥
@mohameddagane2764
@mohameddagane2764 8 ай бұрын
Hodan Abdirahman & Xariir Axmed my fav Somali Singers.
@SamiraAbdinasir
@SamiraAbdinasir 9 ай бұрын
Oho jeceyl dhaba o ihoo ohad iyo goor kumahuree hoo ubax hadiyada ihiliyoo nafteydiyo tadana ihibeey🌹❤🥰 2:30
@abdulnassersaealli
@abdulnassersaealli 10 ай бұрын
Markey 1m gaarto hala iso qabto Iyo intii heestan sugeysay boqorada Fanka iyo codka Hodan Abdirahman dheere ♥️🙏
@ltagroupofbusiness
@ltagroupofbusiness 10 ай бұрын
Aprt from the Hothan's Iconic Voice Royalty what a Dj Adam did is Magic in this Era (Great Artist) changed SOMAli music Industry Dj Adam keep On truck My Mate
@moozman9288
@moozman9288 10 ай бұрын
Astaanta fanka Hodan abdirahman dheere eesh calaa Hodan waar intay Hodan noshay fanku waa noolyahay xamasad gaarana waa leyHay Alle haku xafido sawtul raxma ❤❤❤
@caliibraahim1353
@caliibraahim1353 10 ай бұрын
fan fan dhalay hodan abdrahman dheere markay 1m gaarta inoo balanah
@cabdiraxiinmaxamed6589
@cabdiraxiinmaxamed6589 8 ай бұрын
Jaceylkii soo bilaamay 2017kii....ayaan dib uu midownay 2023kii........... Intaas oo dhan midba midka kale ayuu raadinaayay😢😢😢😢❤❤❤❤❤ hadda heestan ayaan dhagaysanaynaa 18/11/2023 habeen sabti ah
@Hidanhuda
@Hidanhuda 5 ай бұрын
Masha allah anagana waxaa isku sonoqonay 17 bishan anago kala mqnen mudo 9 bil 😥😥😢inta is jecel ilahey haisku calfo
@cabdiraxiinmaxamed6589
@cabdiraxiinmaxamed6589 4 ай бұрын
Way labatay hadana😢😢😢
@Hidanhuda
@Hidanhuda 4 ай бұрын
@@cabdiraxiinmaxamed6589 ilahey qeerka haku kulmiyo walalkey anaga hada balan iyo axdi nadhex yaal adna ilahey talo saaro ino qeerka kula kulmiyo
@circleali9967
@circleali9967 10 ай бұрын
Sidan u sugaynay heestan ❤️🥹 one and only Hodan!!!!!
@aminaabdi9460
@aminaabdi9460 10 ай бұрын
My daughter Hodan cabdirahmaan ❤❤❤❤❤ best singer in the world 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ir7se8py9d
@user-ir7se8py9d 10 ай бұрын
Wow Great 👌 Hodan abdirahman Dhal-faneeed ❤ Wxni hees way dhaaftay
@faizam523
@faizam523 10 ай бұрын
Muhashada codka ❤❤❤❤❤🎉 hore u soco qaaliyey fankii shanta soomaaliyeed hogaanka adigaa u haya. Wixii kugu cadow ahna Allah ha kaa qabto. Amiin
@mahadali4520
@mahadali4520 10 ай бұрын
Talent + personality + looks 😍😍❤️
@user-vj3bi1jm8i
@user-vj3bi1jm8i 10 ай бұрын
I was really waiting❤ hodan my only singer❤ Amaazing and talebted waa u dhalasho 🎉🎉🎉 fananad iska dhaal
@rashkamahamed6497
@rashkamahamed6497 10 ай бұрын
Erayo qiima badan abwaan cali haybe dhal abwaan iyo hodan cod dahab hees lama odhan kle Duni kle 😊😊😊❤
@kureshyusuf6904
@kureshyusuf6904 3 ай бұрын
Maashaa’Allaah Tabaaraka’Allaah Xifdullaaah gabadheeyda Hodan yarey ❤
@gargaaraapdikarem2032
@gargaaraapdikarem2032 10 ай бұрын
The one & only voice habaryartey hodan craxmaan cismaan maxabe ❤ guulayso mcnto 😊
@user-px1gz9oe2f
@user-px1gz9oe2f 10 ай бұрын
What A voice😮 Hodan Abdiraxman🤚
@Somaliwarya
@Somaliwarya 10 ай бұрын
3 consecutive days I didn’t listen any other song jacayl ban labada gabi ahay hada ❤❤❤
@user-nt1bg7uf6i
@user-nt1bg7uf6i 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤hodan abdirahman dheeeere fanku waa u dhalasho marka aw fanaan ku dhalo waa iska sidan ❤❤❤hodan fankaba ada leh❤❤
HODAN ABDIRAHMAN HEESTII LAANDHEERE MUSIC VIDEO 2022
4:41
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 6 МЛН
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
HODAN CIRO MURSAL EID MUBAARAK OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:09
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 1,1 МЛН
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
NAF QAYBSI by Hodan Abdirahman Directed by Ibrahim Eagle
6:24
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,2 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 84 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 743 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 462 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН