Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo | LAHASHO | Official Video HD

  Рет қаралды 1,115,927

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

7 жыл бұрын

Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo Lahasho Official Video In Dubai show
Unauthorized use of distribution and re-upload of this content is strictly prohibited. Copyright video and audio ©2017 Dailymusik

Пікірлер: 929
@ayaancadeyeyayaancadeyey
@ayaancadeyeyayaancadeyey 7 жыл бұрын
wali man arag nin Mursal cml ah oo xaskisa sida uku fanayo
@cumarcabdi5953
@cumarcabdi5953 7 жыл бұрын
ayaancadeyey2324 ayaancadeyey2324 ani maad I arag
@ayaancadeyeyayaancadeyey
@ayaancadeyeyayaancadeyey 7 жыл бұрын
Cumar Cabdi hhhh
@cumarcabdi5953
@cumarcabdi5953 7 жыл бұрын
ayaancadeyey2324 ayaancadeyey2324 miyaan la danayeey la daa helaa luladoon gamaaa adaa laxawgii gal gacal u furay laabtiyo bogoo ishaan kaa libiq sanayeen lugaha lugu joogsadiyo laxaadkaygaa tahee ha lumin ha lumin oo hayga lumin ❤️❤️❤️❤️👑👑👑☔️
@ayaancadeyeyayaancadeyey
@ayaancadeyeyayaancadeyey 7 жыл бұрын
Cumar Cabdi hhhhhhhhh ar cumar abdi ya arkay an dhaha isug hee
@cumarcabdi5953
@cumarcabdi5953 7 жыл бұрын
Agtayda soo mar qabooba jiree kkkk😘😘😘😘🎥
@buvezjesus3128
@buvezjesus3128 2 жыл бұрын
Beentii ugu quruxda badneyd ee Aan abid maqlo🥺😫❤ "MIYAAN GABADH KUGU LAPEYN NAFTEYDAAN LEEDAHEE"🙆🤔🥲
@FaraxCabdirashiid
@FaraxCabdirashiid 8 ай бұрын
Beentas Rago Dhan Ba iska Shega😢
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 ай бұрын
@@FaraxCabdirashiid Thank you very much. Everything is brought about by time
@anshaxafrica5436
@anshaxafrica5436 3 жыл бұрын
Jaceelow ku nacay ax😭😭😭2021 ya ila dabanayo
@user-lc2be5sm7b
@user-lc2be5sm7b Жыл бұрын
Me 16 05 2023 habeen arabaci soo galeyso😢
@ZamiaAhmed-qw1px
@ZamiaAhmed-qw1px Жыл бұрын
@@user-lc2be5sm7b 2023😭🥺😄
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
Jacaylku dhabta ahi marka uu hunguri soo dhexgalo waa iska sidan wlhi😭❤
@ksomalilandlover1215
@ksomalilandlover1215 2 жыл бұрын
Aad 💔
@ayannuure7121
@ayannuure7121 Жыл бұрын
Sidan maqly Heestan Qadra baa lagu sasabyy😶 xiligaas Mursal Hodan buu u waalnaa jeceelkeda❣️ kadibna Aban saxibkiisa baa u sameeyy heestan si qadra Shakiga looga saaro😵 ugu danbeyn si cad buu ugu sheegy inuu Hodan Ka maarmin😩 Qadrna wa nag go aan lehe furiin bey doorty🤗 2016dii. Kadibna 2018 dii bey is Helen🥰 Hodan iyo mursal masha Allah hada waa Faamly dhan🥰 Qadrna kama qasna ayna Wa sii Kala kacdy😘
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment Жыл бұрын
waad ku mahadsan tahay sidaad ugaga qayb qaadatay fikirkaaga.
@zakiyahassanmaxamed-wf3vd
@zakiyahassanmaxamed-wf3vd Жыл бұрын
Aad io aaad
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 9 ай бұрын
Ninkan khadra bu jecla hodan waaa dan
@qaaaliqanciso7879
@qaaaliqanciso7879 6 жыл бұрын
Ax ax ax wlhi mar marka qaar sanoo kle markaan arko ilmada ayaa iga qubata ilaahoow inta isjecl isku daaa
@abdiwahabmohamedvvczvcvvcc6158
@abdiwahabmohamedvvczvcvvcc6158 6 жыл бұрын
qaaali qanciso sssss
@a.mahadsaban1623
@a.mahadsaban1623 6 жыл бұрын
qaaali qanciso Aamiin aamiin wallashay Allh ha isku daayo intii is jeecel
@aminajafar1987
@aminajafar1987 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin qaali qanciso"Oraah i qancisay"thanks" u have spirit 👍
@mame77calicabdi5
@mame77calicabdi5 3 жыл бұрын
Aamiin hno qli
@nazro_qassim5309
@nazro_qassim5309 3 жыл бұрын
Ducadan lama Aqblin😂
@rayaanahmedmohammed6335
@rayaanahmedmohammed6335 4 жыл бұрын
Mursal khadra aduun buu ka racay iyo dhoof jacayl inta igu racsan lik isaar hoden baa cirka loga soo diray laba qof oo isku faraxsan bay ahayene
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 4 жыл бұрын
Yaa 2020 daawanahay Corona time please like ii saara hadii aad Soomali tihiiin
@sharmarkeadem3066
@sharmarkeadem3066 Жыл бұрын
2022 ayan dawan naya😂
@drahmankalet5006
@drahmankalet5006 8 ай бұрын
❤😂😢
@faadumohuseen3783
@faadumohuseen3783 4 жыл бұрын
Ha lumin halumin ax wuu lumay jacaylki koobaad oo lumay ilahayow hanatusin wax niyada nagajabiya aaamiin
@Yahya-on8bp
@Yahya-on8bp 7 ай бұрын
Who’s here 2024😂😂
@suldanmaxamedsalebaan7047
@suldanmaxamedsalebaan7047 6 ай бұрын
Me😂
@mohamedbashir9541
@mohamedbashir9541 6 ай бұрын
Only true legends 😂
@somaliyameni202
@somaliyameni202 5 ай бұрын
Me
@user-eh5cc1mg2m
@user-eh5cc1mg2m 5 ай бұрын
Me
@maryuumalhassan8945
@maryuumalhassan8945 5 ай бұрын
Me 😂🥹
@wazgoin6926
@wazgoin6926 5 жыл бұрын
Khadra cabdi silimoo iyo mursal jacayil ayay isku guursadeen. Hodan hunguri
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Wlh waa runta hunguri iyo Qabiil
@zuhuuraxmed8508
@zuhuuraxmed8508 3 күн бұрын
Qof ina la jeclaado uqalma waan haysta Alle ha idaay Sh🌹
@saamkassim4772
@saamkassim4772 3 жыл бұрын
6/3/2021 hadaad aragto plz lamanahan ilaahay inuu isuso celiyo ugu ducee 😭😭😭😭
@mudanabdalla6745
@mudanabdalla6745 5 жыл бұрын
Wuu kaa lumay, Xaax wa kula maseersanahay Khadra runtii 😢
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Heestan Maba iLaawi karro WaayO maalin walba waxaa laygu soo qori Jiray warqad aad U qurxoon Oo ay isooo qori Jirty Gabar imika aanan Isla joogin Oo aan is Jeclayn Alle ku Janee wll Nashad Maxamed❤
@drmaanlule1042
@drmaanlule1042 5 жыл бұрын
Heeestan hadaa dhagaysanayso kadib kala tagii khadra iyo mursal taas oo u sabab u ah hodan oo mursal la wareegtay like ta isii
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 жыл бұрын
💋💋jaaska say isu la garanayaa waahi Jacayl Dhaba ayay so Maren waqtiga kala ka xeyay 😰😰
@ummumaahirsaid8699
@ummumaahirsaid8699 6 жыл бұрын
Khadra iyo mursal si dhab ah ayey isku jecelyihiin Hodan ayada ayuu tix galiyay jclkeda asaga ma jecla khadra unbuu u danbeyn 😘😘😘😘
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 4 жыл бұрын
Khadra nin marqasan ay aamintay nin marqansan aaamin magalo allihis ka alle
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t Ай бұрын
2024 daawanayaa Khadra aad baan u taageeraa . Nolol wacan ku nooloow .
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 жыл бұрын
16 /10/2018 ayaynu daawanaynaa lamanahaas sidaa isku jaclaa oo jacaylkoodiii bur buray Bal waynu dhowraynaaa hda sanaha soo socda wakhtigu wuxuuu ina tuso hadana insh allah Always team khadra
@biche1984
@biche1984 5 жыл бұрын
Saax Inshallah kheyr allow isku ceeli
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 Жыл бұрын
2023, mxd xog ka haysaa hhhhh?
@user-hg7ml8ww9s
@user-hg7ml8ww9s 3 ай бұрын
17/4/2024 baan daanyaa 😢
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 2 жыл бұрын
28 Avril 2022 27 ramadan Allow laylatal qadriga noogu deeq Aamin Aamin Aamin
@sulekhamohamed1445
@sulekhamohamed1445 5 жыл бұрын
Viva qadra silimo wlle inanad cidka dhalan hadan manta nin isaaqi ku hilin ninka yidhi mana nagshi sheya ah mana kula simi kara inderti hodn manta hadi lagu hilin wayo wll magca wanka baxya cildarti
@hodanmuuuu3346
@hodanmuuuu3346 5 жыл бұрын
Wa runta wlhi
@mariyosalad2076
@mariyosalad2076 5 жыл бұрын
2019 khadra yaa meel ku sheegay naxdin weynaa markay soo xasuusato waqtigii wacnaa ciil kaanbi jecel
@nimaawaleh5373
@nimaawaleh5373 4 жыл бұрын
Hadaad 2020 dawnyso oh mursala beniyey miyaan dumar kugu labeyn😭 oh argteyna ineey khdra io hodan heshiiis yihiin ooy degta isa hastaan mursla kana kuwi iga xumayow u leyahay hadad argtey de abti like igu dhaaf🤣🤣🤣
@hafzacooking1279
@hafzacooking1279 5 жыл бұрын
Qoyskii quruxda badnaay maana wiifto cirka ka soo dhacday ayaa dumsisay Allow ninaa tuu arkaa tiisa ah😭
@hamdadheeman1907
@hamdadheeman1907 4 жыл бұрын
Hhh
@ismaaciilciilow2973
@ismaaciilciilow2973 3 жыл бұрын
Ayada maduminkarto waa qoraalka alle farxaduu hadda heesto maheesan jirn waad arakteen farxaduu kunolyahy sidee udhamestirantahy
@asmasiciidsiciid3515
@asmasiciidsiciid3515 2 жыл бұрын
mursal waan jeclaa lkn waxan nacay markuu reerkiisii sifoolxun udumiyay ooweliba khadra sifoolxun uladhaqmay ooweliba kutiiqtiiqsaday
@asmasiciidsiciid3515
@asmasiciidsiciid3515 2 жыл бұрын
mursal nabsigii reerkiisii ubadkiisii iyoooridiisii waayahabadan lasoomartay wuuhelayaa waan hubaa
@abdirahmanabdullahi1262
@abdirahmanabdullahi1262 Жыл бұрын
Xaq buu u leyahay ninku inuu naag kale gursado gurina madumiso
@maryamam8839
@maryamam8839 7 жыл бұрын
Inkastoy gabdho ugu quruxbadnayn uguna shidnayn hadana Mursal wuxuu nocadayey in jacaylku qurux ama lacag kuxirnayn, waxaan aad uga helay siduu ula raaxesanayo ishana ula raacayo. Waa ragedii wlh alle ha isu daayo
@alfananxariiryaresomalilan4548
@alfananxariiryaresomalilan4548 7 жыл бұрын
Meedo Ali sxb khadra deganan wxy tahay ooori sharaf dhaqan wanag leh anigoo shashadaha un ka arkay runtii waa oori nsb oo xushmad mudan jacaylku kala waynan ama qurux ama lacag mahee waa kamsoonida wnaga
@maryamam8839
@maryamam8839 7 жыл бұрын
al fanan xariir yare Somaliland BURCO Awil aad iyo aad baan kuugu raacsanahay hadaysan qof qiima leh ahayn mabuusan damceen Masha Allah jacayl baaba igala markan arko labadan hahaha
@alfananxariiryaresomalilan4548
@alfananxariiryaresomalilan4548 7 жыл бұрын
Meedo Ali khadra sinimo wlhy waa qof fcn oo wng mudan ilahay ha isu daayo iyada. iyo odaygeeda mursal muuse
@gabadhaheerdarawiishlascan7365
@gabadhaheerdarawiishlascan7365 7 жыл бұрын
+al fanan xariir yare Somaliland BURCO Awil weey anaa wan ogahey inay qof wanaag santahay oo samiir badan lkn somlida nafta ukeeyntay lamanaha
@nagaadahmed4331
@nagaadahmed4331 6 жыл бұрын
Lacagta iyo qurxduba jecel ma keenan kumana xidhna qalbiguu ka soo burqanyaa jecelku heestan wan la dhacay inaan hindi dawanayo uun bay ilatahay dareenkooda jecel darteed .
@iciidscc8293
@iciidscc8293 4 жыл бұрын
HoodanY kumaan DuCyn wlhi Daad is jeCeL oo ay awlaad dhex yalaan ayd kala fogysy Koly aadna kuma Raynyside 😢
@saabirinmire2176
@saabirinmire2176 5 жыл бұрын
Waa balan kulaa afkisa iyo dhagisaa isma maqlan tankle miyey dareen ku bereyn markey dhageysatan allaha soo celsho jeceylkini
@kowtheryasin3979
@kowtheryasin3979 5 жыл бұрын
Waa balan waa balan kuyeh... Balan ma taqaanid Looxyahoow khaainkaa
@laarahaniofficial1237
@laarahaniofficial1237 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Aduunyo wlhi😔😔 Shalay sidasy ahaayeen mantana wataa😫😫😫
@salmaaliqorsef5415
@salmaaliqorsef5415 5 жыл бұрын
WE LOVE BOQORADA CODKA KHADRA CABDI SILIMO year we get into an opportunity we do
@caabaroahmed1083
@caabaroahmed1083 5 жыл бұрын
Hodan Waa xaasidad lakiin meel. Ma. Gareyso mursal. Lacag. Ayuu. Ku. Raacay Iyo. Basaboorka
@biche1984
@biche1984 5 жыл бұрын
Saax
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Haaheeye waa siidas gabadhu waa dooqon waye waa ka muqata
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 3 жыл бұрын
@@fadumosalahabdullahi8171 doqon mahe waa fariid sawdiga dushiisa ka arka hodan marku khadra qabay iyo hada uu hodan qabo isku eeg naagta fariida ama garida ninkeda isbadala marka hodan waa dumar dhaan
@fadumoabdullahi4819
@fadumoabdullahi4819 3 жыл бұрын
@@zakicabdi8886 waa laacag waxa hadlayo somali waxeye ku mahmahadeye labaa walal Qofka laacag haysta weney markas waa iska Adun
@laarahani9927
@laarahani9927 5 жыл бұрын
mursalow jacaylkii ma xoortay nin somali faa,iido ma laho alle idin cadaab
@guleitmohamed3770
@guleitmohamed3770 3 жыл бұрын
Ala kada inder anigna Ku jiree
@successadam8701
@successadam8701 5 жыл бұрын
Khadra dhexda xiro uguma horeysid naag lala gursado. Mursal wuu kuimanayaa hadad adkeysato. Afdabolan dahab.
@HaniNuux
@HaniNuux 2 ай бұрын
Who is here 2024😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha alllah khadra silimo cidka cod quruxbadani ma jirto mursal latigisu wa cod macaanyay nooolaada❤
@hodanhaaji1765
@hodanhaaji1765 5 жыл бұрын
Mursallow inna adeero wakaaa manta naag kle lagursaty alle qalbigeeda hadajiyo qadra
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 4 жыл бұрын
Ameen😢✋
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
Keliya waxan jecelahay markay jaasayaan sida dareenka leh ay gacmaha isku qabsadan illahay haisku kiin sk.celiyo
@rahmaadan5053
@rahmaadan5053 5 жыл бұрын
Amiin nafsi haduu kagalay walahi wuu hor iman insha alah
@nashaadahmed4726
@nashaadahmed4726 5 жыл бұрын
Rag somaliyed hadii aba aminaa wax ka dulesan manan arag raga somaliyed Allah shartoda iyo bentoda kama galay
@deeqa2700
@deeqa2700 2 жыл бұрын
I aamin nashaad aniga
@hamdiali3091
@hamdiali3091 2 ай бұрын
This song is so sweet. It makes me so sad for Khadro! Mursal really did her so dirty especially after all she did for him! I pray she gets all the happiness in the world after that heartbreak and betrayal. May Allah grant her someone better than him.
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 ай бұрын
Why do you say that? I'm sorry. everything is luck. and everything is over . thank you very much.
@hodanmuuuu3346
@hodanmuuuu3346 5 жыл бұрын
Masiiba so dhex gashay alle kuguma rajiyo way isku qanacsanayen mano wiifto ayaa so dhex gashay
@lulfarah872
@lulfarah872 5 жыл бұрын
Umu layaan
@biggyydail2658
@biggyydail2658 5 жыл бұрын
Haa SAS waaye
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Haa waa runta mano wifto Qurbaha deqii waye aya dhaxa gasheye waa itaxan Adunken
@aminajafar1987
@aminajafar1987 4 жыл бұрын
hodan dhool 🤣🤣🤣🤣,wlhy waad u dhamaysay❤ libaaxad 💪💪💪
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 4 жыл бұрын
Isga haduusan raadsan lahyn masoo dhex gasheen dhibka dhan wa ragga eyda yaga y wx guursada oo doonta hablahaa oo sooryo bixiya khaldka dhan wa ninka😡😏
@farxiyoxaraf451
@farxiyoxaraf451 5 жыл бұрын
Luguha lugu jogsadiyo lixadki batehe halumin maxa kadayay alla maxa kunacay tagero wax lonqdo matihid qadro nolow sis hore usoco 🌹🌹🌹🌹
@gabadhixalay2066
@gabadhixalay2066 5 жыл бұрын
2019 8 august dawaday yaa iga dambeyo❤
@mouna__zadiq958
@mouna__zadiq958 3 жыл бұрын
2021/1/1 dawanayaa anuuu🤔🤞
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 5 жыл бұрын
Yaa iladawanaya 2019 like ta haliadhafin🙏😘
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
Naago Rag Is Dhaafzhay Waa Dhab Hadii Run La zheego murzal marku khadra qaby ziduu u Eekaa eeg bal iyo marku hodan guurzady zidey ka dhigty Viva Hodan♥️Hodan io Murzal Jacylku ha waro💋
@nesma5648
@nesma5648 2 жыл бұрын
Dee waa lacagta Hodan maahee
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
😰2019 yaa dawnya😄
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Wlhi markaan Video gan daawaday waan ilmeeyey ilahy haysku soo kiin celiyo waad isku nuureyseene inshalah waad is helaysaan hadaad jcyl dhaba isku qabteeen..😍
@maxamednuur8202
@maxamednuur8202 3 жыл бұрын
Murugo weeye wlaahi hodan kor laguu qaad
@SalmaanMaxamuud-kj8pi
@SalmaanMaxamuud-kj8pi 8 ай бұрын
Heest yaan dhagsney 29/11/2023 habeen jacala igu dhcye weyn xasuse inte iga danbsa love zaar
@samsamcabdi9799
@samsamcabdi9799 5 жыл бұрын
Yaaa dawanaya 2019.
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
JacaYladi hore xuzaYaa caawa♡ 2020 ismuuJi bal hadad ila daawanYzo
@deeqa2700
@deeqa2700 2 жыл бұрын
Sariita dusheedaan ky xusayaa anigu
@raxmomohamedahmed4766
@raxmomohamedahmed4766 2 жыл бұрын
Jecelku xanuun badan 🥺💔2021 still listening 🎶
@hamdajama2948
@hamdajama2948 5 жыл бұрын
Mursalow jaceylki waad khaaimtay 16.10.2018
@faadumohuseen3783
@faadumohuseen3783 4 жыл бұрын
Khadro silimo gabadh cod iyo qurux iskudarsaty mursaloow maxa kawada sidan yaa dhagaysanya heeskan 2020
@nemageenyo5094
@nemageenyo5094 5 жыл бұрын
jecelka dhabta khadra ayuu u qaaday lkn calafka ayaa ka gaxeeyay xaaaax markuu khadra la heesaya kam jeesan karyo lkn hodan ayada jecel 😂😂😂😂
@khadramaxamed2435
@khadramaxamed2435 4 жыл бұрын
Haa walhi
@khadramaxamed2435
@khadramaxamed2435 4 жыл бұрын
Haa walhi
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 5 жыл бұрын
Heestan inta aragtay sualna isweydisay aniga cml bal farta taga hadad u jeedadeyda fahantay
@suheylaahmed9008
@suheylaahmed9008 5 жыл бұрын
Wa hadan ninow ku amino tan halagu quus qato gododle
@fartun4992
@fartun4992 6 жыл бұрын
Boqortooyo afkiba juuqda gabay😍😘 Ii noolada yaaqe😍😘😘😘😘❤ Lovekiina allah barakeyo😍😘
@nadiaabdikadirahmed9266
@nadiaabdikadirahmed9266 6 жыл бұрын
boqortooyo
@hindaduale5073
@hindaduale5073 5 жыл бұрын
Intuu yidhi Naftaydaad leedahee miyan gabadh kugu labayn ayuu cidla kaga dhaqaaqay Dumaroow ragi wa kaa Ha Aaminina pls
@tiktokcoupleofficially4775
@tiktokcoupleofficially4775 5 жыл бұрын
😢😢😢
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 5 жыл бұрын
Inta fiicn alle hku tuso
@libanotheabdulle9544
@libanotheabdulle9544 4 жыл бұрын
Hadaysan gabdhahu raga aaminin yee aaminayaan walal
@hipoapdizayit313
@hipoapdizayit313 4 жыл бұрын
Kolley izku mid maha ragu zidayna farahenu u zinnayn ayay ayaguna u zinnayn plze alle ha ino wanaajiyo rag iyo dumarba
@aminajafar1987
@aminajafar1987 4 жыл бұрын
Absolutely Hinda Duale👍
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 07.27.2019 Taagerayashi KHADRI away
@Anuusha.
@Anuusha. 4 жыл бұрын
nin aamin ma galo wlhi si walbo uso dhawesato oo jaceyl u mujiso wa ki ku niyad jabiyo un 💔😭
@drahmankalet5006
@drahmankalet5006 8 ай бұрын
😢
@ugaasadabeeshajcylka5425
@ugaasadabeeshajcylka5425 6 жыл бұрын
Nin soomaalliya la isma siiyo kajoogso inanta sidii asma love yaadan waalaneee
@shukrisharaf508
@shukrisharaf508 5 жыл бұрын
Wllhi raga wey isbadalan mantana wexey noqotay marwo shisheye
@siciidcawil6256
@siciidcawil6256 7 жыл бұрын
ardaydii shaydaanka faska cawdubilah ilahay wadada xaqa ha garansiiyo,
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
Still It's My Favourite SonG🎧💖😍, Although SomethinG Is Changed😃👊
@xamdafaysal1200
@xamdafaysal1200 5 жыл бұрын
Mursal qof xun ba tahay 😢 Khadra xumaan uma qalnato
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Waa nacas waye oo loo taliyo
@sacdiyosomalipure273
@sacdiyosomalipure273 5 жыл бұрын
Intuu hodon guursaday kadib wixii daawada like iisaar
@siraadfarxafarax7011
@siraadfarxafarax7011 4 жыл бұрын
Asiba isma leheen ee waqtigaa sidaaa yiri
@Milgo258
@Milgo258 5 жыл бұрын
Ogow gabarey nin walpoo Ku dhaho NAFTA kama maranto waa bentis coz hestan iyo xlkoda manta siduu yhy eega
@nafissaahmed696
@nafissaahmed696 5 жыл бұрын
janaat puntish waliba waa balan buu dhahay. Jacayl wax lagu balamo ma aha 😢😢😭😭😭
@Milgo258
@Milgo258 5 жыл бұрын
Haa wllhi raga qaar amin Malahan😭😭
@Khalid-ux2ev
@Khalid-ux2ev 5 жыл бұрын
Lugaha Lagu Joogsadiyo Laxaadkeyga Tihiine Ha Iiga Lumina Xaasaskaygiiyow Alhamdullaah Alle aya Mahadi u sugnaatey Markuu Naga dhigay Islaama Afar Dumarana No Baneeyey
@OkayOk-iz1rr
@OkayOk-iz1rr 11 ай бұрын
I feel love hees markaad dhageysato jacayl kugu so maxanaayo laba legend weeyi❤
@othmangadisar7183
@othmangadisar7183 6 жыл бұрын
waaaaaaaaaw lamaane lahubo tusaaale unoqonkara lamaanayaasha allow saa mcl ngayeel aniga iyo nimco
@adoontiiilaahayeedaciifkaa5059
@adoontiiilaahayeedaciifkaa5059 6 жыл бұрын
Aaaaaaamiin aaaamiin wll
@adoontiiilaahayeedaciifkaa5059
@adoontiiilaahayeedaciifkaa5059 6 жыл бұрын
Aaaamiin aaaamiin aaaamiin wllo idilkeenba
@ayn-m266
@ayn-m266 5 жыл бұрын
Walle waa aduunyo he said miyaan gabadh kugu labyn nftydad leedahe😢😢😢and I come here after he marry hodan 😭 aduunydu waa wareegto
@hibakmohamed4750
@hibakmohamed4750 5 жыл бұрын
Comentiga hablo aya u badan alylahe hinaasuhu wa balaayo team khadra silimo mursal beenale hodan meel haku gayso
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 7 ай бұрын
Alla wuu 2 beeye benale mursal😊😊😊😊
@mahdiofficial5975
@mahdiofficial5975 7 жыл бұрын
quruxdu waaa qalbiga but somali weyn quruxda waxey ka aaminsan yihiin in eytahay wajiga quruxda. ilaaahey ha isku kiin barakeyo runtii aaadbaaan idinkugu hambalyeynayaaa
@umushadiyafaadma3429
@umushadiyafaadma3429 5 жыл бұрын
Mursal hadad be Khadra ka tagtay I heat jacel I Really heart
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 5 жыл бұрын
Ya ila dhagesanaya 11/3/2019
@mahdamohamud6383
@mahdamohamud6383 7 жыл бұрын
Mnsha allh khadra and mursal curadka iyo curada xidigaha geeska isku waara abid cadawgiinu cagta hoosteda
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 2 ай бұрын
yaa waali dawanaya 2024
@shuaybhassan2552
@shuaybhassan2552 5 жыл бұрын
Heestan ya daawanaya 2019?
@safiyorooble9895
@safiyorooble9895 5 жыл бұрын
Ani kkkk
@saidaali2633
@saidaali2633 2 жыл бұрын
Heestan kama dalo ilaah amarkiis 0203/2022 😪❤️
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 Жыл бұрын
Ani xata🥺💔
@Hooda36
@Hooda36 7 жыл бұрын
Mashallah mursal muuse iyo khadra sinimo lamanaha is jecel 💝 👏 💞 illaahay haiskukiin daayo laba fanaan oo qiima iyo qaayo leh woooow beautiful song waan idin jeclahay jiroo jooga 🌷 👏 💞 💝 💗 💖 💗 💘 ❤ ❤ ❤ ❤ 👏
@KhadraHasan-dc7yn
@KhadraHasan-dc7yn 8 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@puzzys22abukar5
@puzzys22abukar5 7 жыл бұрын
masha allah isku wara abid qurux alle wuu siyay mar hadii alle u dhameyay lixdedi lexad
@hothoadam2597
@hothoadam2597 Жыл бұрын
“Waa balan. Waa balan” nimanka soomali qaar maaha 😢😢
@kun-kamadun4809
@kun-kamadun4809 5 жыл бұрын
Walahi waxay ahaayeen lamanihii aan ugu jeclaa heesahdo imikana ax wankaxumahay
@sihamabdiwali9159
@sihamabdiwali9159 5 жыл бұрын
Heestan markan dhageysto wan xanaqa. Darenkeyga wuu isbadala talow. Aduun xalkisa ma sidanba.
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 5 жыл бұрын
Waa Hadhka Labadiisa Galin Dunida
@munosharaf9556
@munosharaf9556 5 жыл бұрын
Wasida inader mursal iYo hodan ku quduro qado
@hamdaali2843
@hamdaali2843 7 жыл бұрын
Woow esh cala jacayl dheh ❤
@haboonismaaciil4330
@haboonismaaciil4330 4 жыл бұрын
Wn naxaa kolka aan dhagaysto heesihi jacaylkogi hore insha allah alle ayan idiinka baryaya inuu dib iskugu so laabataan
@cabdilaahimaxamed4651
@cabdilaahimaxamed4651 5 жыл бұрын
Subxaanaka yaa cadiin arka daaya ha soo xasuusinine
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 6 жыл бұрын
Istaqfurulah indhaheyga waxbey arkeen allow xiiska noo dhaaf oo xumanta inaga dhowr yaa rabi
@abdixakiinncnc2962
@abdixakiinncnc2962 5 жыл бұрын
Ma wax aan dadka kale arag ayaad adigu aragtay
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 5 жыл бұрын
@@abdixakiinncnc2962 Wllo dadka kale Hadii ey arkeyn waa kheyr lkn waxba arkaa illahey hana asturo aduun iyo akhiro
@abdixakiinncnc2962
@abdixakiinncnc2962 5 жыл бұрын
@@faizoyusuf5864 aamiin ilaahay hayna asturo
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 5 жыл бұрын
Deeqo afro meey arkeen😂😂😂
@sadiyoismail5639
@sadiyoismail5639 5 жыл бұрын
alla wuu qoslayaa miskiin run bay moday nimankan yaa aamina waa shayaadiin
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Waan maqli jiray hees aad u macaan ayay tahay maanta daawanaya15/07/2022 . Legend sare MURSAL MUUSE nin ragga bagga beerka jileeca dhaaf🔥🙏
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 7 жыл бұрын
I like Somali music pirates hello :-[:-[from South Africa
@hassanibrahim9323
@hassanibrahim9323 3 жыл бұрын
Guys why don't u plz stop killing our somali brother who are in south africa 😭
@think4358
@think4358 3 жыл бұрын
Get out off the slavery days then you can choose to like Somali music
@sadaqabdi9111
@sadaqabdi9111 4 жыл бұрын
ANI 2020 AYA DAWDAY WIXI IGA DANBEYO AYEEY UTALLA HHHHHHHH
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 4 жыл бұрын
mahadsanid
@safioabdirahman574
@safioabdirahman574 5 жыл бұрын
Aaway balantii aad qaaday mursal muse miyaad ilaahey ka baqeynin
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 6 жыл бұрын
wlhi waan ka helay alle ha idin dhaafo lamaane is jecel ayaa tihin
@kenyaawiproduction5434
@kenyaawiproduction5434 6 жыл бұрын
Hdaadba ka heshay qf jacylka wx kataqaan bad thy
@lailaqali2784
@lailaqali2784 5 жыл бұрын
Allah sidow khadro ogu faraxsan yahay iyo hada indhaha un buu taagi sidi nin wax so xaday
@biggyydail2658
@biggyydail2658 5 жыл бұрын
Muxu soon haday kkkkkkkk beerka
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Ama sidii lax bilaawo aragtay ayuu idho cadeeynayaa kkkkkkkkk fani
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Waa xaaq Khadra waxa hdalka ku dajiyey oo sii tuuga ayu indhaha u cadenaya iyo waa naxasanyahaye iyo wlh maa faraxasana Mursal
@mumtaazlibaanlibaanrc2215
@mumtaazlibaanlibaanrc2215 3 жыл бұрын
Wuu iga lumaY waliba lumid anan heli donen inta nlosheYda ka dhiman wan jcla la jogistisa lkn calafka nakala wadaY heestan wexeY ii thY xasuus inta nloshada ka dhiman farxad igu nolow🥺🤲🏻😔♥️😟😕☹️🥺😢
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 3 жыл бұрын
Waxkasta xaga Alle bay ka qoran yihiin wayna dhici karta inad is heshaan qadarka rabi darti
@mumtaazlibaanlibaanrc2215
@mumtaazlibaanlibaanrc2215 3 жыл бұрын
@@SomaliNewEntertainment sanad aYaa laga joga soo labasho wan rejenaYaY lkn wan ka niYad jabaY hada😔😔😔😔😔😔
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 3 жыл бұрын
waxkasta waa lo samraa ee samirka badi ilahay ba xaqiiqkasta oog ama bedel ka farxad iyo jacayl badan bad helaysaa insha allah Mahadsanid muntaaz
@sakariyejamaal4742
@sakariyejamaal4742 Жыл бұрын
Ax ax inader sorry wanka xumahay walaahay xidhiidhkaa lumay
@KhadaryaasiincismaanDejo-jj9gy
@KhadaryaasiincismaanDejo-jj9gy Жыл бұрын
5/8/2023😢 Maalmihii igu murugo badnayd😢😢
@IstahilMoha-pe5by
@IstahilMoha-pe5by 11 ай бұрын
😅😅😅😅
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Diracaan aad ban uga helay khadra qurux masha allah wa nocyadan ka helo wa diric reer magaal i love it, mursalow miyan ku buudheeya say ka noqotay viso jaceylkagan ka dooratay wu jeecla khaadra walah we can see jaceyl xasiid mayo inan tan beela heshay bal gurigaga o 5 sano nag ku wareegayso maxad sameyn lahaydeen hodan cabdirahman 5 sanay isku dayay say burburkan reerkan habar qabto viso u lushay abeeso duliyad hodan
@hamunaluminanakupenda8459
@hamunaluminanakupenda8459 3 жыл бұрын
I love khadra nag adag weye ❤❤
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 жыл бұрын
waxkastaba hadu bay farxadu muqataaa wallee 👏👏
Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo |Xabiibi Anba Waan Raba | New Official video 4K
7:40
Somali New Entertainment
Рет қаралды 550 М.
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 107 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME
9:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
AYMAN KASAANO STUDIO
Рет қаралды 566 М.
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
MURSAL MUUSE | KALGACEYLKANI BUUQ UMA BAAHNA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:14
MURSAL MUUSE 2017 MAANKAY GANCISOON KU QOREY
5:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
Khadra Sinimo iyo heestii Wadnaha Hoo 2013 HD
5:47
SomaliNewMusic
Рет қаралды 595 М.
Khadra Silimo | Heesta| Sidaad Doontaba Yeel | 2018
5:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 557 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 84 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 304 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН