Murtiile & Dheeman-(Tanaad)4.mp4

  Рет қаралды 10,891

Dhouh D. Dualeh

Dhouh D. Dualeh

12 жыл бұрын

Heesta TANAAD, waa erayadii iyo laxankii Faarax Cawil Jaamac (Faarax-murtiile). Waxa codad dahabi ah isku weydaarsanaya:- Faarax-murtiile laftiisa iyo Istaahil Maxamed Kaahin (Istaahil-dheeman). Muusiggu waa tumistii macaanayd ee Maxamed Karaama. Sidoo kale waa soo-saaristii Diiwaan Studio. Farsamadii iyo diyaarintii Dhuux D.Dualeh. London - 01/03/2012. Sidaas iyo ka-bogasho wacan.

Пікірлер: 4
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 Жыл бұрын
Faraxoow abti ilahaybaa run jecele 7 years ayaan ku tagera cod sina waan wata heestii hibaqeey hooyo wacan miday habtaybaa tahoo xageed gayseen blse
@hanadyare483
@hanadyare483 11 жыл бұрын
Axsan Hees Abaawan faarah Murtiile. Adiga Iyo fanada Aad baad U mahad santihiin sida Aad isgu Howshay In Aad So Noleyso' Dhaqankii Iyo Erayada Wax ku Olka Ah Ducada Iyo naxaristab lahe Mar Labaad Aad Iyo Aad baad U Mahadsan tahay Abwaan. Faarah Murtiile
@ilovesomaligirls
@ilovesomaligirls 12 жыл бұрын
Ninkan Magaca loo bixi yahay "Murtiile" aad iyo aad buu ugu qalmaa, waa nin heesahiisa iyo codkiisuba aadbay iii qanciyeen oo luuqadii asalka hahayd buu ku heesaya.
@cadekacade1229
@cadekacade1229 8 жыл бұрын
sxp codkaada Macan quranka ku aqri wallo mahadsanid murtile
talantaali by faarax murtiile iyo is LUdHpAA2Poo fmt17 orig
11:39
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 59 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 138 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 34 МЛН
Waar dag dag Ah
25:25
Habar media
Рет қаралды 219
YURUB GEENYO & ABGAAL CAAMIR | HIILIYA | HEES CUSUB 2024
6:20
Alpha Somali Tube
Рет қаралды 12 М.
ABDIKARIIM-RAAS-(Shucaac).wmv
6:13
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 27 М.
Hees Jaceel Faarax Murtiile & Amina Iftiin
8:51
Amina Iftiin
Рет қаралды 3,4 МЛН
فيروز fairouz ساعه كامل مع فنجان قهوه
1:08:19
ISMAIL KHALIL
Рет қаралды 2,4 МЛН
New song 2015, Farah Murtiile & Ilwaad England heestii SHIRAB1
7:31
SOMALI MUSIC 🎤 TUBE
Рет қаралды 93 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 59 МЛН