ABDIKARIIM-RAAS-(Shucaac).wmv

  Рет қаралды 27,755

Dhouh D. Dualeh

Dhouh D. Dualeh

12 жыл бұрын

XULASHIDA CUUDKA, waxa ugu soo horraysa, heestan macaan, oo uu codkiisii macaanaa, inoo ku qaadayo Abdikariim Ismaaciil Muuse (Abdikariim-raas). Cuudka iyo darbuubadduba waa gacantii Siciid Xuseen. Duubistii iyo diyaarintii Diiwaan Studio, oo ku yaal bariga magaalada London. Waa farsamadii Dhuux D.Dualeh. Technical Support by; Mukhtaar Xaambaalli. Midhaha heestu, waa erayadii Cumar Aw-Jaamac Caynab. Sidaas iyo ka-bogasho wacan.

Пікірлер: 18
@sihamabdulllahi8526
@sihamabdulllahi8526 4 жыл бұрын
From fartun and xasan
@allemagan9887
@allemagan9887 4 жыл бұрын
Maahee isku mid baynu nahay 🤣🤣🤣🤣🥰👌
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Shabadihii soomaaliyeed Adiga wada shiiqiyoo
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Waa xasuustii AUN MAMAMED MUXAMUD CIGE Busi .
@Diiwaanstudio
@Diiwaanstudio 4 жыл бұрын
ILAAHAY ha u naxariisto - AAMIIN
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
@@Diiwaanstudio aaamin aamjn
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Heestan waxa, hore u lahaa marxuum busi
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Heestan awalkeedii waxa Qaadi Jiray, Maxamed Maxamud Cige Busi, Sidaan Filayo, waad Mahadsan tahay RAAS Thanks
@regularwarya
@regularwarya 5 жыл бұрын
Heestan ethiopia lagu sameeyay milleniadii cabdillahi xaydar iyo rag kaloo badan fanaantii Adis ababa ahaa ayaa soo qaaday . Heeskii aad garan weysaan waad iska sheeganeysaan reer hargeysa
@khalidsiciid9696
@khalidsiciid9696 5 жыл бұрын
Maxamed maxamuud busi aya lahaa,waxaana qaaday,Zakariye sultan.
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Haa walaal oo islaan ayeeyo iigu beegan ayaaba loo qaaday oo ah xaaska Busi. Boqortooyo
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
@@boqortooyadashacraawi5528 waar naga daa beenta😄😄😄😄
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
@@somalimusicport waa runtay
@ibraahimhassan1630
@ibraahimhassan1630 7 жыл бұрын
caadi maaha heestan waba iga dhex baxday nice
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 3 жыл бұрын
Erayada in uun qalqaldaayo maahaane lkn si wacan buu qaaday kaba macaan sidiihore
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Shamiseey , shaaal iyo xariireey Luul iyo shay qaaliya aheey Ilaah sharaf kuu dhamee .
Cabdikariin Raas "Gaduudo"#4
6:58
Waaberi Studio
Рет қаралды 16 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 12 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
shamis by sakaria sultan.
5:36
suldan xashi official
Рет қаралды 731
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
Abdi kareen raas hees gadhle waxaad tidhahda
8:02
Niyadsan🤲🏼
Рет қаралды 35 М.
Gabayga GIBLAN iyo XASAN-Gurey (2015)
18:50
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 13 М.
Alfanaan abdri kareem raas iyo heestii hay xumaynin gabadh yahay
5:55
Niyadsan🤲🏼
Рет қаралды 36 М.
Cabdiraxmaan Raas - Rafiiqeeygiyeey (Hees Kaban Solo)
11:34
Ik Hajji
Рет қаралды 36 М.
Abdi kariim raas hees ila qaad
8:30
Niyadsan🤲🏼
Рет қаралды 20 М.
Cabdikariin Raas "Gaduudo"#10
8:32
Waaberi Studio
Рет қаралды 51 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 219 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 283 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 860 М.