Musasalka Waqti : Xalqadii 3aad

  Рет қаралды 97,943

Boodhari Yare official

Boodhari Yare official

3 жыл бұрын

Follow my Instagram Boodhari yare

Пікірлер: 207
@boodhariyareofficial
@boodhariyareofficial 3 жыл бұрын
Thansk dhamantiin waan qaatay talooyinkiina Filmku waxa uso dayn doona maalin dhaaf La socod wanagsan
@iqrabintualii4470
@iqrabintualii4470 3 жыл бұрын
Haa walalo waa film aad uwacan waqtina aad galiseen marka halka kasio wada wll qaali horay usocd wangsan i.a
@faadumofaysal8057
@faadumofaysal8057 3 жыл бұрын
Duubista uun yar dheereeya wuu gaaban yaheee 🙏mnshllh wllo waa film aad uqiimo leh
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall 3 жыл бұрын
Malin Dhafka Ka daaH FlimkaH Mln walbaH So daYah
@cabdiwahabshaqalle5473
@cabdiwahabshaqalle5473 3 жыл бұрын
War shakirow Qaybti Afarad Naga Soo Daaya
@mukhtarcismaan7238
@mukhtarcismaan7238 3 жыл бұрын
duubista uun noo yara kordhiya
@aminoozarab6591
@aminoozarab6591 3 жыл бұрын
Inta filmka qiiradisa ila darentay Ismujiya
@nimcosiciid5278
@nimcosiciid5278 3 жыл бұрын
pleesa filmka hanaloosoodadajiyo xilliyada danbe ee aansugayno nagadaaya waacodsiye
@user-lh9km2jd6i
@user-lh9km2jd6i Жыл бұрын
Walhi ani Lee kula qawo😢😢😢😢
@khadarmaxamed4542
@khadarmaxamed4542 3 жыл бұрын
Intii hooyaDood iyo aBaHood uNoolyiHiiN izmujiyaH😪😪
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 3 жыл бұрын
Roodhida Iyo Jacaylka Waba La Isugu Talo Galay miyaaa 👌
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Wll ku sali nabiga scw,
@sagalcumar3478
@sagalcumar3478 3 жыл бұрын
Zcw
@rahmaabdi9987
@rahmaabdi9987 3 жыл бұрын
Scw
@zafwakeyse4954
@zafwakeyse4954 3 жыл бұрын
Scw scw
@ziihaamcumar4709
@ziihaamcumar4709 3 жыл бұрын
Wllhi wa filimka kaliyeen markan dawado anan wakhti badan niyadayda ku si jiraa lkn waxan codsanla inad malin walba noso daysan
@mahmoudabdikariem9909
@mahmoudabdikariem9909 3 жыл бұрын
Ilahay amarki inanta adni wabay iso jidatay wa inan daren leh wlhi siday u hadlyso filin walba o ay ka muqato wan iska jeclhy inan dawado🥰♥️hore usoco wll Adna💝♥️👸
@nuuracabdi4021
@nuuracabdi4021 3 жыл бұрын
Boodhari riwaaydu caadi mahaaa waxa jiliyasaana waxa jira waan iska oooyaya walhi😪😪😪
@abdiwahidhassan3479
@abdiwahidhassan3479 3 жыл бұрын
Wallahi waan ooyay ax wallahi waadhib 😪😪😪😔
@ahmettzaki9636
@ahmettzaki9636 3 жыл бұрын
Team Boodhari yare Keep going 👏
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 3 жыл бұрын
Boodhari Laacib soo jabay ✅💯
@habiahmed8319
@habiahmed8319 3 жыл бұрын
Alla wayeey hooyo la,aan tu xumaa ilaahow hooyo noo daaa 😭😭
@asmamustafeasmamustafe6867
@asmamustafeasmamustafe6867 3 жыл бұрын
Aamiin
@ameen_shinetg7090
@ameen_shinetg7090 3 жыл бұрын
Wlhi qiso jirta ayuu ka sheekeynayaa keep going🥰
@hoodoabdisalaan7935
@hoodoabdisalaan7935 3 жыл бұрын
Yaan u sugaayey 😢😍walhi
@mohamettmarcoz7942
@mohamettmarcoz7942 3 жыл бұрын
BoodhaRi yare pro wakhtiga soo yara dheere 🔥🔥🔥
@kaafimillano
@kaafimillano 3 жыл бұрын
Runtii waa fariin ladiro ta ugu fiican waana filim aad uqiiro badan Keep going ayaan idin leeyey dhamaan bahda boodhari yare official
@kamaaldayib8467
@kamaaldayib8467 3 жыл бұрын
Keep going wllyal dad ban ugu qiroday filimkan
@user-rz8lk3hx9t
@user-rz8lk3hx9t 4 ай бұрын
Adna yaa ilawdy ilmada qarsoon axaya actrda❤
@naasirkayse5045
@naasirkayse5045 3 жыл бұрын
Time yr bdiya ila 20 minutes like that thnks
@iqraabdirashid3032
@iqraabdirashid3032 3 жыл бұрын
Hayaaay 2 will oo walala ma midna diideysaa midna jeclanaysaa🙄🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️
@XaliimoSiciidlipax-um5kl
@XaliimoSiciidlipax-um5kl 7 ай бұрын
Alla duruuftu xumaa yaarabii 😢😢😢😢😢😢😢😢
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 3 жыл бұрын
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedismail-nn3ht
@mohamedismail-nn3ht Жыл бұрын
Jaamac ninka moofada waa halyay raganimada wax ka yaqaan Shaakir ayaa ka sii wanaagsan oo wuu u abaal guday guulaysta dhamaantiin. Keep going
@caynihazzan4861
@caynihazzan4861 3 жыл бұрын
Waa film aad u qiiro badan qof walboo bilaa hoyo iyo aabo ah waliba wakhtiguna hayo aad ayuu utabanayaa ax waa xaqiiq jirta 😢😢 wll bodhari iyo warda idin jecelahy ad idiin xiseeyaa keep going
@hassanmohammad2935
@hassanmohammad2935 3 жыл бұрын
Gip goingi brother
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 жыл бұрын
Allow dumarka❤Noo daa, ilahey ayaa Naxriista😍
@abdikaderahmedmouse3438
@abdikaderahmedmouse3438 3 жыл бұрын
Shaakir Boodhari Sxb Hore U Soco Sxb Qali
@cabdixassan3741
@cabdixassan3741 2 жыл бұрын
Sobiriya wall
@maanbille2235
@maanbille2235 3 жыл бұрын
Talent ba yhy adiga iyo inanta ku cawinysa numberkeeda ano helna wn jeclaan laha wlhida wnba jeclaade qofta agh
@ahmedzaki5650
@ahmedzaki5650 2 жыл бұрын
Ilaha mahad leh walidkay iga qaadin 😪
@maxamedmj8382
@maxamedmj8382 3 жыл бұрын
The best film 🥰🌙💫
@najaahfaisal84
@najaahfaisal84 3 жыл бұрын
Dumarku wlhi waa wada naxariiz best filim
@yahyeabdi50
@yahyeabdi50 3 жыл бұрын
keep going pro Boodhari jaceyl💯💯💛💛
@Maax-media-production
@Maax-media-production 3 жыл бұрын
Mnsha allH Hore usoco zxpYaal Filim Qiiro badan leh shaakir Boodhari Iyo Teamkaga hore usocdo wllyL
@abdiahmed4030
@abdiahmed4030 3 жыл бұрын
Best film 🎥 wlhi keep going ✊
@axmedweli4558
@axmedweli4558 3 жыл бұрын
Mashaa allah best film ❤keep going inshaa allah
@nasrayasin4278
@nasrayasin4278 3 жыл бұрын
Wllahi sibaan udaremay 😢
@hamzemarcoz1327
@hamzemarcoz1327 3 жыл бұрын
Keeep Going pro ZHaakir
@barwaaqomxamed2236
@barwaaqomxamed2236 3 жыл бұрын
Shaakir boodhari keep going brother 👍
@ummuamiira1358
@ummuamiira1358 3 жыл бұрын
Wxn ileeyay markay warda iyo shaakir kulmeen ay tidhi alla walaal ax 😭😭😭😭😭😭
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Asc wllshy qali
@nasramaxamed4452
@nasramaxamed4452 3 жыл бұрын
Wllo qaybtii Afaradna 4nooso dhiga.mahd sanidin
@aasiayuusuf7016
@aasiayuusuf7016 3 жыл бұрын
WlHy w Film Taabashole😥 wxad Moodapa Xqiiq wllo Hday Suuro Gal Tahay mlinkste Xlqad Ayad Noosoo Galin Lahayd 😇
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Asc wllshy
@habaneeid8777
@habaneeid8777 3 жыл бұрын
Mzha alh inta aad qiiro na galizeen mhadzanidin wllyal❤❤
@mohamedxaddi9146
@mohamedxaddi9146 3 жыл бұрын
Shaakir and warda wlhi waan ilmeeyeey 😭😭 hore usocoda wllHay🙏💟❤️
@huthadiamond7700
@huthadiamond7700 3 жыл бұрын
Waa film fcn❤
@barwaaqomuse3875
@barwaaqomuse3875 3 жыл бұрын
Qli adana berluly hore usoco😘
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Director zhafici mohamed iyo teamka jilay muzalzalku way mahat zanyihiin
@bidixoofficial7222
@bidixoofficial7222 3 жыл бұрын
Keep goin boodhari yare
@drskowsar8199
@drskowsar8199 3 жыл бұрын
M.aaaa alllalaah ina xifdiyo
@asmasuleiman9740
@asmasuleiman9740 3 жыл бұрын
Qiso dareen leh weeye way dhacdaa
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Way saalim ♥️🤣
@Saedjamalkaise
@Saedjamalkaise 3 жыл бұрын
Boodheri keep Going
@odaymirqaan785
@odaymirqaan785 2 жыл бұрын
Wllhi waa film xanuun badan
@hindilessonsafsomali838
@hindilessonsafsomali838 3 жыл бұрын
Kaamirooyinka badiya ilaa 5 ka dhiga u duuba filimka sida boliwuudka
@hindilessonsafsomali838
@hindilessonsafsomali838 3 жыл бұрын
Reer hargaiza : Moofo Reer muqdisho : Foorno
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 3 жыл бұрын
Waan ilameyey wlhi🥺😭😭😭😭😭😭
@bushromaxamed5366
@bushromaxamed5366 3 жыл бұрын
Wll waan ka helahay filimkan wana lasocdaa ee noso badiya noguso dhaqsadana xalqadaha plz
@guulletlkacazeofficial8211
@guulletlkacazeofficial8211 3 жыл бұрын
Wllhi zhp daacad alle ayn u ooye bilahay wllo ha deynina ee soo wada xalqadaha kale♥️😎😥 SO REALLY TRUE FACT💯WAKHTIGA NIN SACIDA
@jamiilajanno6204
@jamiilajanno6204 3 жыл бұрын
Filmkan aad buu igu socda runtii lkn noso dheereya wllo run ahaantii xasaasi weye wanan idiin salamy idinko dhan♥️👋
@cabdulahiubax8950
@cabdulahiubax8950 2 жыл бұрын
runtii wlhi aad baan uqiirooday
@ikransacidfarax3877
@ikransacidfarax3877 3 жыл бұрын
Innta yarqurxon m.a eadna m.a walhy wakahelay walshay bey adugu egthy
@ummuamiira1358
@ummuamiira1358 3 жыл бұрын
Masha allah keep going
@axmednagaansheofficial8546
@axmednagaansheofficial8546 3 жыл бұрын
Filmku waa iga gadanyahay roodhida iyo jacaylka waa laysugu talo galay
@mohammedartan3964
@mohammedartan3964 3 жыл бұрын
Time film lama oran karo at list 30 mint ka dhiga si qof ka udaawado koleey inta ramadanka ayaa views badan ka heleysaan maalin walba ka dhiga bacadal ramadan haduu gaara maalin dhaaf ka dhiga
@nazeemyuusufmohamed5025
@nazeemyuusufmohamed5025 3 жыл бұрын
Wllo noogu soo dhakhso
@hafsaabdirahman4519
@hafsaabdirahman4519 3 жыл бұрын
kip going cadi maahn
@ibtizamshakir5542
@ibtizamshakir5542 3 жыл бұрын
emotional film❤️🥺
@amenapdi5264
@amenapdi5264 3 жыл бұрын
Xalqadii 4aad zUgYnaa inzh AllH
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 3 жыл бұрын
Adna😍😍😍🥰
@wardayusuf8070
@wardayusuf8070 3 жыл бұрын
Wll qaybaha kale hore usoo daaya
@xayaadmaxamed8164
@xayaadmaxamed8164 3 жыл бұрын
M.sha alleh wn ka hely anigu filinkan 4la soonm dheereyaah
@munamuhumed2543
@munamuhumed2543 3 жыл бұрын
waan kahely noo sii wada
@Goldengalaal1300
@Goldengalaal1300 2 жыл бұрын
I’m about to burst out my tears 😭 really heart touching story.
@abdilahicoday9250
@abdilahicoday9250 3 жыл бұрын
War wlhy waan qiiroday waana wax jira aayooyinka waa xanuun
@feysalnadaaracabdi116
@feysalnadaaracabdi116 3 жыл бұрын
Waxaan ka baqayaa gawadhaa adna ah inan si dhaba u jeclaado ❤🙈😭
@jeestoIbnuFooley
@jeestoIbnuFooley 3 жыл бұрын
Aad baan ula dhacay Qisada iyo qaabka duubiska Filmkaba, waxa kale oo aan aad ula tacajabay Quruxda inanta Adna. "Waxaad tahay Abuur gaara oo eebaheen qoray"
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
Mhdsnd wall maasha alh na iidheh😅🤣
@fardawsaqurux8127
@fardawsaqurux8127 3 жыл бұрын
Huno yaalo wlhi waa iga ilmausiiseen waxaan xasuustay famil gaygii iyo siday igu haueen😭😭😭
@ismeshyones3219
@ismeshyones3219 3 жыл бұрын
Jaaamac nin wanaagsan
@norhanano3972
@norhanano3972 3 жыл бұрын
The best film
@yahyaabdullahi9070
@yahyaabdullahi9070 3 жыл бұрын
Xariifkaan shaatiga maiska soo feereyn waayay
@djkaafi5616
@djkaafi5616 3 жыл бұрын
sxb noo soo badiya filimada noocan oo kale waa wax loo bahanyahay wakhtina ina lagu bixiyo mudan
@axmediid9149
@axmediid9149 2 жыл бұрын
Film aad iyo aad u wànāágzän øō meel walba ka dhamays tiran kaliya waxa ka dhiman heeso duruufaha ku saabsan
@najaxmaxamed7345
@najaxmaxamed7345 3 жыл бұрын
Wlhi wan ka ilmiiyay filimkan
@bashirsugule6127
@bashirsugule6127 3 жыл бұрын
Waxaan filayaa inuu filinka xaqiiqoyin jira uu salka ku hayo
@hubaalmedia1000
@hubaalmedia1000 3 жыл бұрын
Qaybta 4aad ku so dhakhsada
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
Alx hooyaday iyo aabahay labaduba way noolyihin lkin labadaba lama nooli
@ahmetnuurmohameth8106
@ahmetnuurmohameth8106 3 жыл бұрын
Keep going
@zamzamcabdiqani406
@zamzamcabdiqani406 3 жыл бұрын
Igu so dar hno films
@user-jl8pk1pz2g
@user-jl8pk1pz2g 3 жыл бұрын
lamadaawankaro qiiro weeye
@ayaandheeman9042
@ayaandheeman9042 3 жыл бұрын
Mancha alaah party 4 meeeee
@jilaacarab8286
@jilaacarab8286 3 жыл бұрын
Bari wlal la so daynayaa
@Ne__40
@Ne__40 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@amiincumar783
@amiincumar783 3 жыл бұрын
Was filing aad u macaan waxaan rajaynayaa in ay horu socon doono filimaantu
@jamilasiciid4286
@jamilasiciid4286 3 жыл бұрын
All ahela you
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey,
@hamsehassan83
@hamsehassan83 3 жыл бұрын
Now Meel Kasta Wd Ordaysa
@nadiiracabdilaahi8115
@nadiiracabdilaahi8115 3 жыл бұрын
Walhi wan ilmeyey ax ax😭😭😭😭
@naimaodowa7969
@naimaodowa7969 3 жыл бұрын
Inta ilataagersan shaakir iyo warda is muujira
@Kheirdoon784
@Kheirdoon784 3 жыл бұрын
Sxb shakir guul
@umalkhayraadam9230
@umalkhayraadam9230 3 жыл бұрын
Wllo noo soo badi filinka
@abtiyalsanchannel2146
@abtiyalsanchannel2146 3 жыл бұрын
sidaasoo dhan ha noogu soo yaraynina filmka plz ilaa 20 dqiiqo kdhigah
@casisaofficial7582
@casisaofficial7582 3 жыл бұрын
Soo badi wll pleas
@iqraabdirashid3032
@iqraabdirashid3032 3 жыл бұрын
♥️Wall hanagala regina pleas😔😔 filimka mcn weye♥️
@zadaammaxamed5339
@zadaammaxamed5339 3 жыл бұрын
Shaakir ninka qudhee naga bareejeeyay Hindida 😀
Musasalkka Waqti Xalqadii 4aad .
11:19
Boodhari Yare official
Рет қаралды 69 М.
Musasalka Waqti : Xalqadii 5aad
12:24
Boodhari Yare official
Рет қаралды 84 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 9 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 51 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 41 МЛН
Musasalka Waqti Xalqadii 6aad
13:44
Boodhari Yare official
Рет қаралды 78 М.
Musalsalka Waqti Qaybtii Xalqadii 8-aad
10:25
Boodhari Yare official
Рет қаралды 76 М.
WAQTI | Short Film | 2020 | Somali Drama
14:13
Somali Drama
Рет қаралды 498 М.
Heeso Bila Music ah  : Tayosiir Salleban OOo Qaaday Heeso Cajiiba
22:45
Boodhari Yare official
Рет қаралды 61 М.
Musasalka Wakhti : Xalqadii kowaad
11:25
Boodhari Yare official
Рет қаралды 82 М.
Musasalkii Waqtii : Xalqadii 9aad
17:26
Boodhari Yare official
Рет қаралды 81 М.
Musasalka Waqti Xalqadii 7aad
13:46
Boodhari Yare official
Рет қаралды 72 М.
فاجأت متابع يحارب السرطان ❤️
17:51
AboFlah
Рет қаралды 3,5 МЛН
Documentary | Qowmiyadda Kurdida
13:37
Bile TV
Рет қаралды 6 М.