Musasalkii Waqtii : Xalqadii 9aad

  Рет қаралды 81,704

Boodhari Yare official

Boodhari Yare official

3 жыл бұрын

follow us ‪@boodhariyareofficial‬

Пікірлер: 346
@alfuruzmediagroup4944
@alfuruzmediagroup4944 3 жыл бұрын
Wan uxisay wllhi inta ayagana uxisty dar alle like igu saara
@youtubefeysalboss3988
@youtubefeysalboss3988 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll ale kabap
@laampepoy2361
@laampepoy2361 3 жыл бұрын
Love tii boodhari yare baan rabaa like back legend 🌍🍎
@youtubefeysalboss3988
@youtubefeysalboss3988 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll ale kabap
@mihinaxmed9797
@mihinaxmed9797 3 жыл бұрын
Shakira walahay adigayo adna filimkun ha ku matalinee is guursada waad isku Soo baxaydasane ❤️
@zamiirofficial326
@zamiirofficial326 3 жыл бұрын
Adna inta ku HaYzata liketa dHac ku ziiYa 😁🤟✅
@youtubefeysalboss3988
@youtubefeysalboss3988 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll ale kabap
@Maax-media-production
@Maax-media-production 3 жыл бұрын
Team shaakir boodhari waan Idinwataa Hore usocoda zxp Guuleysta 💯💏
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 3 жыл бұрын
Zxp boodhari filimkan aadbaa loo xiisaynayaa markaa waxaad samaysaan BADIYAA, immika tusaale waxaad filimkan wadaan ilaa inta ADIGOO shaqo weyn AMABA company maamulaya oo NOLOSHAADA heer sare noqotay Kadib nabsiga tusaya HOOYADII IYO walaalihii idiinla dhashay, Aniga fikirkaygu waakaa Go forward mar walba ❤️✋
@axmedmaykal4514
@axmedmaykal4514 3 жыл бұрын
Filmku marki hoore aya ka macana inta igu racsan like dhac ku siya
@omerawil5276
@omerawil5276 3 жыл бұрын
Haa runtaa zhp wuu madhaxoobay
@youtubefeysalboss3988
@youtubefeysalboss3988 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll ale kabap
@jaahiltirechannel9976
@jaahiltirechannel9976 3 жыл бұрын
Inta Ila Og Lacagta Laguso Daynayo Saalim In Shaakir Loo Doonanayo Like Dhac Ku Sii
@youtubefeysalboss3988
@youtubefeysalboss3988 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll ale kabap
@khamsakhamsa6122
@khamsakhamsa6122 3 жыл бұрын
Waxan idin awoodna inan like iyo shretNa idin Ku cawino idinkuna hore usocotan viva rer Hargeisa 🚮♣️
@adnahusein1016
@adnahusein1016 3 жыл бұрын
Taxanee nogadhig bilis
@khamsakhamsa6122
@khamsakhamsa6122 3 жыл бұрын
@@adnahusein1016 waa diyar sister
@youtubefeysalboss3988
@youtubefeysalboss3988 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll ale kabap
@khadarcabdi4544
@khadarcabdi4544 3 жыл бұрын
Intii afurka kudul dawansa is muujiya 👍
@daahirashkir6573
@daahirashkir6573 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@cafiifaaxmed1911
@cafiifaaxmed1911 3 жыл бұрын
Heesaha naga daaya walalayaal waanu dhibsanee qaar bilaa music ah inoo sAra
@sahaydanoloshatv5537
@sahaydanoloshatv5537 3 жыл бұрын
waad waanise Ale haku maamuuso
@cafiifaaxmed1911
@cafiifaaxmed1911 3 жыл бұрын
@@sahaydanoloshatv5537 aamiin wllo dhamaanteenba rabbi raali hakaa ahaado
@youtubefeysalboss3988
@youtubefeysalboss3988 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll ale kabap
@cafiifaaxmed1911
@cafiifaaxmed1911 3 жыл бұрын
@@youtubefeysalboss3988 maxaad qabataa aankuu saarnee
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Heezaha bila music ka dhiga thanks all team koo dhan😍
@HargeisawiPro
@HargeisawiPro 3 жыл бұрын
*Mcha allah Best Film Directorka Filmka Shafici Alleh Maskaxda Hakuu Daayo*
@saarasabriye2106
@saarasabriye2106 3 жыл бұрын
Filimkan waau xiisay Qamar io Sheydan Baa Degdegah kkkkk Boodhari Waxkale Wll👑❤️
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Asc wllshy qali
@maxamadruur8067
@maxamadruur8067 3 жыл бұрын
Sogali yaa wll qaybti 10nad
@zumayahapdifatahdaaahir9175
@zumayahapdifatahdaaahir9175 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@user-fw7wk8si7y
@user-fw7wk8si7y 3 жыл бұрын
Adna degen wlhy waa wx yaroo wcn alle haku xafdiyo xbbti😍
@najaxmaxamedcabdilaahi2669
@najaxmaxamedcabdilaahi2669 3 жыл бұрын
inti markay afurty dawaty
@youtubefeysalboss3988
@youtubefeysalboss3988 3 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll ale kabap
@abderzakkaroll3025
@abderzakkaroll3025 3 жыл бұрын
ADNA ayaaan filmka wataaa la anteed si aan u dawado ma garano 💯❤💯❤💯❤
@fayzamahamud6416
@fayzamahamud6416 3 жыл бұрын
Masha allah horey u socda wllo noo wada taxanahan🥰🥰🤴shaakir 👸🏻adna🥰🥰
@laampepoy2361
@laampepoy2361 3 жыл бұрын
Alla adna qurux badnaa🙆‍♂️🍎🌍❤
@abwaandhanacraxmaan1410
@abwaandhanacraxmaan1410 3 жыл бұрын
wlhi waa filiin ad u mcn waan jeclhy ad ban ug hely allhe haa idin barkeeyo wllo hore u socda
@laampepoy2361
@laampepoy2361 3 жыл бұрын
@@abwaandhanacraxmaan1410 sida adna oo kale miyaad u qurux badan tahay Hana🌍🙆‍♂️🍎❤
@afraxyarre4749
@afraxyarre4749 3 жыл бұрын
Inta Yarr Ee Uu Leyahay Ma Ilaaa&6 midhidh ayaan beeen kuhadlaaa Hallaga Jarro Editka Halla Hagaaajio Mhadsnidiin TeaM Shaakir
@nimcaancabdi1722
@nimcaancabdi1722 3 жыл бұрын
Haa inta yar halaga Saaro qaybaha kalana hore uso yara galiya
@hamzepirlo7353
@hamzepirlo7353 3 жыл бұрын
😅😅😅😅wllahi saacad baan qoslayey
@ayanabdi5418
@ayanabdi5418 3 жыл бұрын
Vaar to kaso qabta meesha
@naciimajabuuti7702
@naciimajabuuti7702 3 жыл бұрын
Adan iyo shakir wan idin tager wlhi horay u soco
@MariaIsmaelMohmed
@MariaIsmaelMohmed 3 жыл бұрын
Shaakir adna iyo warda iyo jama ayaan la jira filimka anigu 😍😍😍😍😍
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 жыл бұрын
Before eid isha allah 60k
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Wll ku sali nabiga scw m
@rahmomoha547
@rahmomoha547 3 жыл бұрын
𝐙𝐜𝐰 𝐳𝐜𝐰 𝐳𝐜𝐰
@hodomaxamed2001
@hodomaxamed2001 3 жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam😘
@muunabilan731
@muunabilan731 3 жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@kingabdi8101
@kingabdi8101 3 жыл бұрын
Intii sugaysa afurka ismuujiya
@naciimacabdi6080
@naciimacabdi6080 3 жыл бұрын
haye la soo dhakhsada qabta 10
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran 3 жыл бұрын
Inta afurka kadib daawanaysa like ha ila dhafin
@ruqiyamaxamed3616
@ruqiyamaxamed3616 3 жыл бұрын
mansha allah horey usocdaa wllhy idin taageera wllhi wad idin jeclhy
@somalilander427
@somalilander427 3 жыл бұрын
All qalad ba ku dhex jiree
@axmedliiban9510
@axmedliiban9510 3 жыл бұрын
Zxp waxan kuu yidhi adig iyo intu waad izkuu zoo bax zan wlhi ilhay adiga iyo xaji yadad haan is kii n dayo
@xaawoluulaapdirahman9836
@xaawoluulaapdirahman9836 3 жыл бұрын
Sheekada Dhaarta (wllhi) ka daaya Dhaarta laguma Ciyaaree, horey u socda🙏
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going my dear br and succes❤❤❤InshaAllah
@Arawelo911
@Arawelo911 3 жыл бұрын
😂😂😂😂shaakir io shydaNba dagdaga 😂😂😂
@Masdille
@Masdille 2 жыл бұрын
😂😂😂
@aqpalofficial18
@aqpalofficial18 3 жыл бұрын
Zhaakirow inta yar inga reep qaladaadka
@cumarcaydiid9766
@cumarcaydiid9766 3 жыл бұрын
Inta faarta ila aragtay saar 👍 like
@maxamedc.raxmaan5228
@maxamedc.raxmaan5228 3 жыл бұрын
Dar Alle Marka laga soo tago jiliinka waad isku nuurtaan oo waad isku quruxbadantihiin
@Mohan-88-j4x
@Mohan-88-j4x 3 жыл бұрын
Wakaa Islaantii malaga Xidhay kii aydhinaca Saaraysay Wararkaa saa igala Shaakir guuuul Kuurajaynayaa Bro
@ziyadahmed9003
@ziyadahmed9003 3 жыл бұрын
Shakir sxp filmka waad nagala raagten Qaybta 9
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah wa wlashiine
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Maxaan filmkan in badan zugayay😍thanks brother
@axmedyareofficial6328
@axmedyareofficial6328 3 жыл бұрын
Shakari sxpi filinkii wad laraga tata ee sodherya zxip hanga cajisin
@muniiracadaani3349
@muniiracadaani3349 3 жыл бұрын
Inta ila arakty inuu qofka so garacaya salim hooyadii inu shakir yahay
@quenbintucaref4708
@quenbintucaref4708 3 жыл бұрын
Runtii wn uxiisy filmka😥inta u xiisty ismujiya
@shaaficibarkhad9588
@shaaficibarkhad9588 3 жыл бұрын
Waad lasoo ragty zhp
@zumayahapdifatahdaaahir9175
@zumayahapdifatahdaaahir9175 3 жыл бұрын
Zido kleh wll
@cabdixakiinkhaliifsupar5278
@cabdixakiinkhaliifsupar5278 3 жыл бұрын
MASHA ALAh WLL SHAKIR ALE HASOKIIN DAAYO AID IYO ADNA GUULAY SDA WALALAYAAL 💓💓💓
@hodansaleban9668
@hodansaleban9668 3 жыл бұрын
Mansha allha mansha allha mansha allha wllkay boodhari yare hore u sco wllo qaali wan ku tagera waxan raba inan ka so qib galo jijabi codkaga insha allha wllo qaali💟💕💞💓💗💝💘💖
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official 3 жыл бұрын
Ma ilaa 6midhidh baan been ku hadlaa Nimanyahow filimka wad naga qasteen maxaa jira oo iditka intaas ugu jari weyseeen
@hamzexk6197
@hamzexk6197 3 жыл бұрын
ma qaldame wa ilaahay zxp way kaga dhacde🥵
@truelovesky8922
@truelovesky8922 3 жыл бұрын
Walal bodhari Inan Film Kula Dhigan jeclahy Hadad Argto Qorlkyga Fadln izo jawb thnkz🙏🏻🙏🏻🙏🏻👍👍
@ismahaancabdi8711
@ismahaancabdi8711 3 жыл бұрын
Mash allh hory usocoda wllo
@zumayahapdifatahdaaahir9175
@zumayahapdifatahdaaahir9175 3 жыл бұрын
Xidhiidh kaaa hakaa ahaaatoh ama hyzaka maqnaaadoh🥰🥰🥰🥰🥰
@CIILTIRE_3C
@CIILTIRE_3C 3 жыл бұрын
Qamar iyo Shaydaan baa Dagdaga Yaa Ila Maqlay 😂😂😂😂
@mostafeturkey3305
@mostafeturkey3305 3 жыл бұрын
Suxuurtii baan dawanaya Ragga ninka loogu jecel yahay unbaa nolosha ka dhaca jacaylka badan carurta mustaqbalkodu wax u dhima
@zakifarah7234
@zakifarah7234 3 жыл бұрын
Msha alh wll waka helay qisada film ka waa an soo dawaday qeybihiisi hore hadaba talo editanka film qeybtan waxbadan ayaa ka xumaa ee dib halugu noqda gabdha aktarada ka ahi film waa wlshay iyada ha is asturto oo shalmaad weyn ha xidhato keep going boodhari ramdaan kariim
@dgmedia2586
@dgmedia2586 3 жыл бұрын
M.a wlh wankufarhay halqidi 9 inan dawadho ano jogo waqoyi bari Kenya qasatan garissa.
@jamacjookar9364
@jamacjookar9364 3 жыл бұрын
Waanu ku soo dhawaynaynaa dhamaan reer gaarisa
@hamdakawir3936
@hamdakawir3936 3 жыл бұрын
Welcome reer garisa
@abwaanqarayare
@abwaanqarayare 3 жыл бұрын
Hore u socod jaale yaal✋👏👏
@safasamatar1020
@safasamatar1020 3 жыл бұрын
Shaakir Axmed Alih wallkayi
@shadaosman9093
@shadaosman9093 3 жыл бұрын
mamsha laaah alaah ha ini sharfo wllo shaakir iyo dhaamn teamka wlhi ku farxay markaan arky😂
@sowjadiicabdleaadan6689
@sowjadiicabdleaadan6689 3 жыл бұрын
Mansha Allh hore usocda
@hananuurhananuur6808
@hananuurhananuur6808 3 жыл бұрын
Mnsha allaah adan shaakir ilsa kiin jecelahay wllahay halkeedada dhigteen keep going bros and sisters h
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Asc wllshy qali
@hananuurhananuur6808
@hananuurhananuur6808 3 жыл бұрын
Wcs
@maryamxashii3444
@maryamxashii3444 11 ай бұрын
Thanks brother kuku.soo.biiry
@sahlaawipoi1430
@sahlaawipoi1430 2 жыл бұрын
Vaar waxa la arkaya kamarada🤣🥰
@laampepoy2361
@laampepoy2361 3 жыл бұрын
Camera manka iyo editor quruxbadnaa
@444Dramaplus33
@444Dramaplus33 3 жыл бұрын
Keep going brother's 🥰🤩
@cwaduudsaleeban6266
@cwaduudsaleeban6266 3 жыл бұрын
InTii afurTa kadip daawaTay like wllo HayLa dhaaFiN
@ayaanali8324
@ayaanali8324 3 жыл бұрын
Islanta wax so wacay so shakir maha codka waba nacay hadey balanbali
@fatimaquruxwanaag7203
@fatimaquruxwanaag7203 3 жыл бұрын
Mnshallah wllhi ku wataa shakirow🥰
@nimcohana4782
@nimcohana4782 3 жыл бұрын
Msha allah dhalinyaro musalsal qiimo badan oo cashar bulshada u noqon doona ayaad so tebiseen rebbe haydin barakeeyo wadartiin .
@nashadaxmed2604
@nashadaxmed2604 3 жыл бұрын
Mash allh walalhy wad mahd santihin hore usocda
@nafisacrisaaq7582
@nafisacrisaaq7582 3 жыл бұрын
Mashallh waan uxiisay filmkii waaan ku farxay markaaan arkay hore usocda wll shaakir iyo adna
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.
@zabadseed546
@zabadseed546 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going them shaakir
@hal-abuurrayaanboss1460
@hal-abuurrayaanboss1460 3 жыл бұрын
m.a wlhy film khamihisa wata best actor shakir iyo koxdisaba keep going wlaldy aan jeclahy
@zumayahapdifatahdaaahir9175
@zumayahapdifatahdaaahir9175 3 жыл бұрын
Wn u xiizay zhakir iyo adnah wn idin wataaaaa 🥰🥰🥰🥰🥲🥲wlhi
@abdinajibhussein2113
@abdinajibhussein2113 3 жыл бұрын
Boodhari wn ku wataaa zxp
@abdifatax__5717
@abdifatax__5717 3 жыл бұрын
Var Var Kulahaa ma 6 Minutes oo dhan ayan been ku hadalnaa😂😂😂😂🤣🤣🤣
@sucdifunny7807
@sucdifunny7807 3 жыл бұрын
Waa naga soo daahiseen
@bluenight3007
@bluenight3007 3 жыл бұрын
Thank you huno saan u sugaye baan quusan gaadhey iminka markan so aftirey uunban arkay ku farxay walee🥰😂
@hoodoxuseen5263
@hoodoxuseen5263 3 жыл бұрын
Mashanllaha wll hore u soco shakir
@hoodoaxmed9756
@hoodoaxmed9756 3 жыл бұрын
Walal noso badiya
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 3 жыл бұрын
Waan ku salaamayaa mr. Shaakir.
@mahadahmed2735
@mahadahmed2735 3 жыл бұрын
Walhı waa fılm ıyo badh 😍♥️
@shariifhassan4626
@shariifhassan4626 3 жыл бұрын
Film ka haduu Meel fcn marayaa . Reerkii Aabihii haday Shaakir uso bahndonan islaantii Edadi Ehed baa so wicidonta kadibna ku dhihi donta walalkaa baa xeran . Sxb maalinkaa xarage Suit wax aan ehen haxiranin 🥰🥰🥰😁😁😁
@maisunamatanabdi3211
@maisunamatanabdi3211 3 жыл бұрын
Lake Sara asxaabey
@muhiimmaxamed5783
@muhiimmaxamed5783 3 жыл бұрын
Mncha Allah keep going my brothers 🙏 💯 💪 ❤ 💙 ♥ 🙏 💯 💪
@sakriyemohmet4616
@sakriyemohmet4616 3 жыл бұрын
Bazhir pro inyar aya ku jirte yar hagji
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 3 жыл бұрын
Maashallh hore usucda team Boodhari yare
@amishdagan6456
@amishdagan6456 3 жыл бұрын
Www mnsha allh wlle ha inagu kala goynino
@hoodomowlid1199
@hoodomowlid1199 3 жыл бұрын
Asc
@zainabmohamed5069
@zainabmohamed5069 3 жыл бұрын
Masha allah wllky shakir ahkaa ka si wada wllhi wan iddin xisay
@abdiraxmanaxmed2977
@abdiraxmanaxmed2977 3 жыл бұрын
Baga ayaad usoo galiseen
@najaxmaxamed9689
@najaxmaxamed9689 3 жыл бұрын
Keep going dhalinyaro
@neverlosehope4365
@neverlosehope4365 3 жыл бұрын
Wll keep going Lkn wllplz Adi goo raaliya walaa hida yareeplz👍👍👍😍😍😍😍 insha allah
@cafiifacali2678
@cafiifacali2678 3 жыл бұрын
Filimkaba wllhi adnan ugu jecladay edabteda akhlaqdeda iyo dagana shahedan kahelay wllhi ale haku siyo farxad kuwartid wllo
@axmedxasan6519
@axmedxasan6519 3 жыл бұрын
Masha allah plz xalqada 10 soogaliya
@Mohametcadaani
@Mohametcadaani 3 жыл бұрын
Mncha allh waqti isbedel ku dhacay iyo blnqaadkii uu shaakir rumeeyey filmkiina hlkii lgasii bilaabay inkstoo xlqadihii rafka iyo adaygu ka mcaanaayeen
@nafisaomarcalasow993
@nafisaomarcalasow993 3 жыл бұрын
Masha Allah waxad uegtahay gacaliyaheyga mahir
@radiitayousuf6388
@radiitayousuf6388 3 жыл бұрын
Keeb going 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤❤
@nacimaducale854
@nacimaducale854 3 жыл бұрын
Alla maxan uxiisay filmka intu iga maqna
@Karmasuge
@Karmasuge 3 жыл бұрын
Walhi waan sugi jiray musalsalkan waana taageera waa musalsalki u horeyay aan dawado OO hada dareen weyn ii yelay. Horey usocda Boodhari iyo team kiisa
@cabdulaahicali0737
@cabdulaahicali0737 3 жыл бұрын
Waan kahelaa shekadan jeceyl
@wadanitiktokofficial5253
@wadanitiktokofficial5253 3 жыл бұрын
Heestaas yaa qaaday wllo la iskama asteestoo... Lama mala awaaloo qofu eebe siiyana qurux Alla qurux... qurux lagu amaanaaa😌
@canabcudon8460
@canabcudon8460 3 жыл бұрын
Filmka in la wada jilo dhamtii Hal Hal qeyb loo soo galiyo habenkii ficn
@hoodomahad4660
@hoodomahad4660 3 жыл бұрын
Shaakir xilimuu dhamaanayaa filimkan waa macaane waan kahelay
Musasalkii Waqti :  Xalqadii 10aad
16:14
Boodhari Yare official
Рет қаралды 82 М.
Diridiraale Film 6 2024 End
15:01
Abdirahman Ck tube.
Рет қаралды 31 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Musalsalka Waqti Qaybtii 6aad
13:44
SOMNEWS TV
Рет қаралды 12 М.
Musasalkka Waqti Xalqadii 4aad .
11:19
Boodhari Yare official
Рет қаралды 69 М.
ugudabentaa wo sohadley umar barbar
1:04
Rowdo kulataliye talo maqadane
Рет қаралды 63
ARIMAHEENA iyo SUNDUS ISKU BOOTEEYAY SHEEG QOFKA MADAXA KUGU DHEGAN
23:03
Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q26aad
35:36
Universal TV
Рет қаралды 230 М.
Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q21aad
31:25
Universal TV
Рет қаралды 159 М.
Muna Faysal Prank❤ Waan Ku Jecelay ❤😂😂 Qosolkii Aduunka😂
8:02
Boodhari Yare official
Рет қаралды 82 М.
filmka waqti || Part 11aad
11:10
Boodhari Yare official
Рет қаралды 46 М.
Musasalka Waqti : Xalqadii 3aad
12:55
Boodhari Yare official
Рет қаралды 97 М.