MUSTAFE CABDI & ISMAHAAN XAASHI| SIDA HARA GINGIMAN |© HCTV 2020

  Рет қаралды 62,051

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 40
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 3 жыл бұрын
Ninkan KAMANKA waa Macalin nin ka gacan macaan ama uga aqoon badan Kamanka ma jiro. Wuxuu u dhigmaa Jim Sheekh Muumin iyo Alle ha naxariistee Daaud Cali Masxaf. Keep going brother Ustaad baad tahay.
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 4 жыл бұрын
Mustafe Cabdi Wuuu ka wada fcnyhy Dadkan Dambe ee qasbaya Faanimada ✊✊✊✊✊✊
@asmaabdi4904
@asmaabdi4904 4 жыл бұрын
Mustafe abdi fanaan jira waa dadkii hore iyo dadkii fanka hibada uu lahaa ❤️
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 4 жыл бұрын
Mustafe Cabdi Cabdilaahi Lubaax haduu jiro waa adi wlhi
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 жыл бұрын
Xusuustii.Ahmed.cali.cigal IYO Shankaroon.Ahmed.Sagal Hargeisa Hoyga fanka soomaalida mashallah Somaliland guul iyo Gobanimo 💯💯💯💯💯💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤
@qaliqurux2612
@qaliqurux2612 4 жыл бұрын
war naagahan madaxa asturta dhaha plz dunidi nagu rogteene allah kabaqa iskadaaya heesaha reer laanoow
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*mustafe abdi maanta iigu horaysa cod baa ku jira walahay 🙄 libaax mooye waraabe kuma cuno* 😁🙏❤
@nimcomohamuud2025
@nimcomohamuud2025 4 жыл бұрын
Kkkkkkk duco mise habaar
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 4 жыл бұрын
Waa ex fanaan weyn mustafe Cabdi Cabdilaahi legen
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
@@nimcomohamuud2025 *hhhhhh wll inuu waraabe ku cuno waa nasiix xumo lkn haduu libaax ku cuno sharaf baad ku dhimatay* 😂🙋‍♂️😂
@nimcomohamuud2025
@nimcomohamuud2025 4 жыл бұрын
@@mohammed-jama kkkkkk ilahay iguma sababo waaban ka baqaa labadoodaba
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*XASUUSTII: shankaroon axmed yuusuf (sagal) iyo axmed cali cigaal* *ERAYADII: xasan yuusuf qawdhan (AHU)*
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 4 жыл бұрын
Mustafe waa Dadkii looga Daba hadhi jirey fanka
@asmaabdi4904
@asmaabdi4904 4 жыл бұрын
Ad iyo ad waa dadkii fanka hibada uu laha
@abdiwalick8161
@abdiwalick8161 4 жыл бұрын
Ww mustafe abdi hore usoco
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 4 жыл бұрын
Aar sowkuwan heestii an islahaa aad dib usoo qaadid ay igaga horeeyeen 😀😀😀 any way mustafe cabdi halki ahmed ali igal buu dhigay👍👍
@filsancismansiciidfilsandh4222
@filsancismansiciidfilsandh4222 4 жыл бұрын
Maan shallh dhamaan tiinba waad shidan tihiin
@apdirizaknaik593
@apdirizaknaik593 3 жыл бұрын
Xasuusti axmed cali cigal iyo shankarom axmed sagal Erayadi abwaan xasan yuusuf qawdhan Waxay ku jirtaY riwayadi anago walan waagu mano baryay
@HusseinAbdullahi-rl8qi
@HusseinAbdullahi-rl8qi Жыл бұрын
Hargeisa Hooygii Fanka fanaanin sidaa u cod macan wali in ay jiraan ba kuma fakarin.
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Wah wah
@mustafismail5374
@mustafismail5374 4 жыл бұрын
Ismahan Xaashi iga wale waa Faro kale
@abdiwalick8161
@abdiwalick8161 4 жыл бұрын
✊✊✊✊✊✊
@abdinaasirsaleebaan9815
@abdinaasirsaleebaan9815 4 жыл бұрын
Waar way qalday saa ninyu halaga qabto inanta
@cashalayla3103
@cashalayla3103 3 жыл бұрын
May qaldin way xafidsanty wll
@ilko-dheere
@ilko-dheere 4 жыл бұрын
Fananada maa dhantaa shishay aya la kuso feedhay waan maglay saliid baraar aya ka dhaday dhaanta sii.. 🙄
@nickal2018
@nickal2018 3 жыл бұрын
No miisan tempada fanaanka wu ka hadhaya in yar
@bashiircabdilahi1079
@bashiircabdilahi1079 Жыл бұрын
Faswea
@bashiircabdilahi1079
@bashiircabdilahi1079 Жыл бұрын
Gugu
@naasirmahamud6128
@naasirmahamud6128 4 жыл бұрын
Rayslah ina dawco ee buco kulal ayuu joogi jiray
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 4 жыл бұрын
Markaana?
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 4 жыл бұрын
Haduu joogay miyuu Dambaabey Mise wuu Dawar sanaayey Caydu reeban
@abrahammussa4658
@abrahammussa4658 4 жыл бұрын
Dadka shaqdooda ceebi kama raacdo xoolayhow maanka gaaban, adigu ma shaqaysaa mise guriga hooyadaa ayaad bariiska ka cuntaa
@asmaabdi4904
@asmaabdi4904 4 жыл бұрын
Haduu jogay saw mu shaqaysanayan qof ayad rabta shaqadiisa inaa ku aflagadayso xoolo duli ah ayaa tahay
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 жыл бұрын
Shaqadu ceeb malaha
@filsancismansiciidfilsandh4222
@filsancismansiciidfilsandh4222 4 жыл бұрын
Maan shallh dhamaan tiinba waad shidan tihiin
Heesta: Jeex wadnaha Ku yaal | Ismahaan Xaashi
6:35
Astaan
Рет қаралды 56 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 13 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49