MUSTAFE DOLLAR┇ILMADA HA U QUBIN XASUUSTAA Part 2┇ OFFICIAL MUSIC VEDIO 2021

  Рет қаралды 3,343,382

ANIIS ATOM

ANIIS ATOM

3 жыл бұрын

CODKA┇MUSTAFE DOLLER
EREYADA | FADXI CABDI XASSAN
LAXANKA | MUSTAFE DOLLER
MUSIC | MAWLIID XASSAN FAARAX
EDITED/PRODUCED┇ANIIS ATOM
SONG LYRICS _______
Noloshu waa wada qordoofyo
Qaxarna laga waayi maayo
Jacaylkana qulub ma seego
Markuu calaf qiil ka waayo
Jacaylkaan wada quwaynay
Quw ayneen qurux u yeelnay
Qolfooftiyo ruuxda hoose
Dareenka ku quudinaynay
Siduu qoyskiinu yeelay
Kumuu noqon tacab qasaare!
Qof aan Qalbigaagi raacin
Haddii qasab lagugu siiyay
Adigu qalad haysi saarin
Ileen sidan baa qornayde
Shalay riyadaan qorshaynay
Qoondayneen wada astaynay
Hadduu ka adkaaday qaybku
Oo ay qabyo noqotay maanta
Sidani qadar bay ahayde
Indhaha haka qarin xaqiiqda
Ilmana haw qubin xasuusta
Qab wayni ku waajah xaalad
Aan cidi qosol kaa Filaynin
Ha filin qandhadiyo xanuunka
Inaan qol madow la jiifo
Ha filin nabdigayga qayb yar
Inaan naxli kuugu qaadday
Ha filin qof dad kaa jeclaaday
Inaad qoortiisa goysay
Ha filin inay qoon i gaadhay
Qadarin baan kuu hayaaye
Rajee inay noqon qummaati
Noloshan qalqalooca keentay
Subscribe saar si aan 100k u gaadho | SUBSCRIBE to reach 100k Subscribers.
Follow Atomkka :)
FaceBook ┇ profile.php?...
Instagram┇ / atomkka
Tiktok┇ www.tiktok.com/@atomkka
Snapchat ┇ / me4bkc2o
--------------------------
SUBSCRIBE to Reach 100K / @atomkkka
©️2020 ANIIS ATOM PRODUCTION | All Right Reserved

Пікірлер: 892
@yuskavichkhaliif
@yuskavichkhaliif 3 ай бұрын
Inta 2024 dhageysnayasa love isaara sxbyaal🤝😊
@user-dg6gl2de5p
@user-dg6gl2de5p 3 ай бұрын
Still 2024❤
@IfraaxMahamed-vt5ry
@IfraaxMahamed-vt5ry Ай бұрын
ma sarayo😂😂
@FaduminaPea
@FaduminaPea Ай бұрын
Wagey so baxaysay ila hda wa dhagysta wku hystapo 😢❤
@user-rd8tg9km4d
@user-rd8tg9km4d Ай бұрын
😅😅❤
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat Ай бұрын
​@user-dg6gl2de5p 😢😢😢😢🎉ani
@YasiinISKUDARKa
@YasiinISKUDARKa Жыл бұрын
Quranka. Iyo heesaha. Quranka maacan😢😢
@maysumyarey
@maysumyarey Жыл бұрын
Aad aad👍❤️‍🩹
@ahmedfarah4094
@ahmedfarah4094 Жыл бұрын
taas qof kas ta og
@user-ru8ub2yz5u
@user-ru8ub2yz5u 11 ай бұрын
Sax waaye ❤❤❤
@user-jk2vf6gu2s
@user-jk2vf6gu2s 8 ай бұрын
​@@ahmedfarah4094 haa lkn waluu sii shegaa xasuusa camal😂😅
@fihimaahmed137
@fihimaahmed137 8 ай бұрын
Waan ogyahay
@AbdirisakAhmed-st7wt
@AbdirisakAhmed-st7wt Ай бұрын
inta jecel nabi Maxamed scw❤❤❤❤
@asmokeyf
@asmokeyf 20 күн бұрын
Scw
@SomaliBoy-cj2dc
@SomaliBoy-cj2dc 11 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@CadeWaaye-uc8nc
@CadeWaaye-uc8nc 11 күн бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤
@suad3522
@suad3522 Жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa codkaan in qur aan lagu akhriyo 😪
@SabarinRashiid-xd2dc
@SabarinRashiid-xd2dc Жыл бұрын
Saxwaa wllhi😰
@HopefulCave-ul7wb
@HopefulCave-ul7wb 5 ай бұрын
🥴🥴🥴🥴🥴🥴🥴🥴🥴🥴🥴
@user-tv9ul7ki8s
@user-tv9ul7ki8s 4 ай бұрын
Haa wllhi😭😭
@hodanmaxamuudxuseen7092
@hodanmaxamuudxuseen7092 3 ай бұрын
M.a
@user-ob3yd1mp5n
@user-ob3yd1mp5n 5 ай бұрын
codkan woxo ku fican yahay quraan😢😢😢😢😢😢
@saytuunyoobe8078
@saytuunyoobe8078 Жыл бұрын
Ninkan heesihiisa wan jeclahy walhy qalbiga buu ka qadaa yaa ila arkay keep going 😊❤
@user-qq7qu5ce1h
@user-qq7qu5ce1h 8 ай бұрын
Sdkle 😊❤
@YaquuAbdi
@YaquuAbdi 7 ай бұрын
aniga kula arka bro waxa waa iska aduna s
@mumtazayub8920
@mumtazayub8920 6 ай бұрын
Ani
@CabdalePoi
@CabdalePoi 5 ай бұрын
aad io aad❤😢
@user-sf5sq1te1r
@user-sf5sq1te1r Жыл бұрын
Indhaha haka qarin xaqiiqda ilmana haw qubin xasuusta qab weyni ku waajah xaalada aan cadi qosol kaa filaynin 😢😢 Best song hada idanbeyso dawashada heestan like isaar😢
@Ikruushi
@Ikruushi 8 ай бұрын
😢😢😢
@user-iq1hh7hy1n
@user-iq1hh7hy1n 7 ай бұрын
😢😢
@HodanXasan-pb1ji
@HodanXasan-pb1ji 6 ай бұрын
@CabdifitaaxMuxudiin-xl4rm
@CabdifitaaxMuxudiin-xl4rm Ай бұрын
heesahan niyad jabka ah wan iska dhagestaa lkn waxba qalpi jab ah ma dareemo waayo rabi ayaa igu deeqay midii dumar uwacneed ina burhaney guurkena mid aan ku raagno rabi hanoga dhigo
@Rahma-c2b
@Rahma-c2b Ай бұрын
11111😂😂😂😂😂❤😊 2:51
@nawaalali8410
@nawaalali8410 Жыл бұрын
heestaan waxaan dhageysanayaa july/4/2023 wana qiso dhab aniga iga hadleysa lkn farqiga ayaa ah isaga famikiis ayuu dhibka ka socdaa oo iskuma key rabaan🥺manta 20 malmood ayee ku tahay intay iga qariyeen wajigiis ay iga fogeyeen ewal codkiis ban niyada ku dhisanayay hadana macala codkiisa ayan wayay 😭🥺aadban ugu xiisay laga yaabo calafka inoo dib inoo kulmiyo maalin malmaha kamid ah ban so noqon donaa misna eegi donaa qoralkeygan waxaan rajeynaya maalintaas inay noqotay maalin aad adigu nolasheyda ku jirto oo aan marwadada ahay😭💔 waan ku xiisay qofkii leyga fogeyow aad ban ku jeclahay 💔
@SaaraaMohamett-ro5em
@SaaraaMohamett-ro5em Жыл бұрын
Sorry 😢
@bestboy-co4vy
@bestboy-co4vy 11 ай бұрын
Sorry 😢byo I.a wa is calfanysn😮😢😊
@maryanabdiwali6401
@maryanabdiwali6401 11 ай бұрын
Runtii kula mid ayan ahay lkn nolosha ayaa sidaa ah walashey kusabar wad is heli dontan in shaa Allah
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 ай бұрын
💔😭 Alle hku rumeyo
@saamiyonuuradiin2398
@saamiyonuuradiin2398 8 ай бұрын
Idiinko dip u midoobo oo alle idiin kulmiyo ban idin rajayn😢😢😢
@saraabdullahiahmed8077
@saraabdullahiahmed8077 Жыл бұрын
Waxan dhageysan habeen sacada eytahay 1.22 sanadka 13/1/2023 😭💔💔💔💔💔
@ourleleefow2810
@ourleleefow2810 Жыл бұрын
Waa Hda 13/1 /2023 😢😂 ee dhageyso lph
@missayan2135
@missayan2135 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭💔🥺
@edendhonshire-hx8km
@edendhonshire-hx8km Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢
@hodosufi3312
@hodosufi3312 Жыл бұрын
Lajandari❤❤❤❤❤❤
@bestboy-co4vy
@bestboy-co4vy 11 ай бұрын
Byo mxa kugu dhacy ma jacylkagad waydy
@user-ix1ff3zd2u
@user-ix1ff3zd2u 10 ай бұрын
Heestaan walaahi Ani ee iga hadashay😢😢😢
@samiirociisecali5299
@samiirociisecali5299 Ай бұрын
😢
@ShaxshaxleShaxshaxley
@ShaxshaxleShaxshaxley 2 жыл бұрын
Yaaa ilamid ah oooo xanuunka jeceelka soo arkay😭😭😭😭😭😭😭
@nadiifoxasan3115
@nadiifoxasan3115 2 жыл бұрын
💕💕💕👍❤💥
@iqrishhassn115queen4
@iqrishhassn115queen4 Жыл бұрын
Ani walahi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭✅️
@hajiraali8242
@hajiraali8242 Жыл бұрын
AniH 😭🥺😭💔😫
@shukriali995
@shukriali995 Жыл бұрын
Anig wlhi 😢😢😭
@rowdaxasancali8
@rowdaxasancali8 Жыл бұрын
Aniga wallhi 😢😢
@SafioIlkacase-rw2rl
@SafioIlkacase-rw2rl 11 ай бұрын
Kan gapdhuhuu dhiirigalaiyaa yaa ila arkey😘❤️
@happyahmad9689
@happyahmad9689 22 күн бұрын
Ana low ka aha tan iyo 2013 was dirigaliyahayga isaga inbadanba😅
@xamdacabdiamman9719
@xamdacabdiamman9719 8 ай бұрын
Somalidu way wada qalbi jabsantee kuwii qalbi jabiyey aaway😢
@RaxmaKhadar11
@RaxmaKhadar11 8 ай бұрын
Wa kuwan qalpigeena kuaaaminayy ooo anu wehelkena moodnay lkin yagu mxy nagu sameyen💔😭
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 3 жыл бұрын
Second person like hayla dhaafin
@aragsanaxmed6130
@aragsanaxmed6130 Жыл бұрын
🥰🥰
@ruweydo58
@ruweydo58 Жыл бұрын
Ha Falin qof dad Ka jeclady inaad qoortisa goysay 🥰 Ha filin inay qoon igaadhay 🥺 Qadarin baan Ku hayaaye 💔😥 B...... Rajee inay noqon qummati 🥺 Nolosha qalqalooca keenty 🥺
@mohakaarshe7127
@mohakaarshe7127 11 ай бұрын
Heestan wax ku soo xasuusty gabar aan jeclaa lkn rerked diideen walin faqiir nimo 😢💔😭
@maryuuma2662
@maryuuma2662 11 ай бұрын
Sorry😭
@ilqayte-yp1jp
@ilqayte-yp1jp 11 ай бұрын
Sorry sxp
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 ай бұрын
Raali noqo wll😢 iydana laga yabee iney farxad ku noleyn 💔🥺
@faizomahamettali
@faizomahamettali 9 ай бұрын
Sorry 😢
@user-ux9bo6jd3n
@user-ux9bo6jd3n 5 ай бұрын
Am really sorry abowe
@dhamesdumar3583
@dhamesdumar3583 3 жыл бұрын
Ya ila mid ah o qofka u jeclhy calaf daba mareyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayaanamin4112
@ayaanamin4112 2 жыл бұрын
Aniga kula mid ah abayo😭😭😭
@zakariyemuxumed820
@zakariyemuxumed820 2 жыл бұрын
waan kula qabnaa
@barkhadcabdi7698
@barkhadcabdi7698 2 жыл бұрын
Asc
@yasminbashir9784
@yasminbashir9784 Жыл бұрын
Xasusataa see lo rebaa waayab ee .
@najaxcabdilaahi8156
@najaxcabdilaahi8156 Жыл бұрын
Aniga😪😪😪😪😶
@user-np7of3zh9u
@user-np7of3zh9u Жыл бұрын
Heestan wan iska jeclahay lakin dhib jacayl ma arkin ilahay ha idayo noloshayda ❤ Waxana leyahay dadka jaceilja dhib kaso garay sabir iyo badal wanagsan
@queenzam8411
@queenzam8411 Жыл бұрын
Haa wlhi
@ak69man
@ak69man Жыл бұрын
asc wll aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@sabariincrashiid1844
@sabariincrashiid1844 Жыл бұрын
Amiiin xbiibti😭💔💔💔💔💔
@faisodahir2309
@faisodahir2309 Жыл бұрын
wlhi heesta kaliya aan jclhy wtan💔
@sakariyecabdi-yy2qh
@sakariyecabdi-yy2qh Жыл бұрын
Aaamiin aamina aamiin
@NacimaMaxamud-td9ec
@NacimaMaxamud-td9ec 9 ай бұрын
Heestan waa mida kaliya.aan KZfaq.kakadawado💔💔💔💔💔❤️‍🔥🥺🥺🥺😭😭😭😭😭
@user-si8su2me1j
@user-si8su2me1j 3 ай бұрын
Niyada kher ushek ani wan dawada lkn qiiro uma dawado nuxurketa macan ila eh
@HindoAbdinuur
@HindoAbdinuur 7 күн бұрын
Fanaan aan taageeto suldankayga❤❤❤❤❤❤
@Saapir.Hazzan206
@Saapir.Hazzan206 17 күн бұрын
Meshan Waxaan usogalay ina An Aqrio Qisoyinka mucashaqa io Lagendska💔Hada ila Mitahy love❤isar 🙏🥺
@mumtazayub8920
@mumtazayub8920 6 ай бұрын
Waxaan dhageystay haben ee sacadu tahy 4:23 sanadka 20/1/2024😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-gm7sj8kn1e
@user-gm7sj8kn1e 7 ай бұрын
Heesahaaga waan ka helay waliba qaybta 3aad 😭😭😭mousthaphe dollar
@user-kp7gx6lp8x
@user-kp7gx6lp8x 9 ай бұрын
Boqorka fanka ❤❤😊
@shaaficioadymaxamuud6624
@shaaficioadymaxamuud6624 2 жыл бұрын
Qisadan oo kale markay igu dhacday waxaan tiriyay tixdan adoo waalidkeed u ducaynaaya waxaan idhi Dareenkaaga cidii jujuubtay ayaan Ducaynayaa inaan danbi looga qorin Kiiskaa ay inaga galeen awgii
@raqiyomohamett8252
@raqiyomohamett8252 Жыл бұрын
Nala wadg wll😰👋
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 ай бұрын
, 💔🥺
@camirciltire4019
@camirciltire4019 2 ай бұрын
Rajee inay Noqon qummati Noloshan qalqalooca keentay 😢🥺💔
@user-mp4jv3xq2t
@user-mp4jv3xq2t 4 ай бұрын
QOFAN QALPIGAGU RACIJ HADII QASAB LAGUGU SIIYO😭😭😭💔
@user-mo9km2uf8i
@user-mo9km2uf8i 4 ай бұрын
2024 lagu jiraa wali daad maa ani cml ilaa hada dhageysto 😂😢
@vanemas2903
@vanemas2903 3 ай бұрын
Waa kujacalaha😂❤🎉😢😮😅😊y.
@user-mo9km2uf8i
@user-mo9km2uf8i 3 ай бұрын
@@vanemas2903 😂💋
@user-vs4rf8bo6i
@user-vs4rf8bo6i Ай бұрын
Yeees😢
@HawdOfficialmedia
@HawdOfficialmedia Жыл бұрын
Best the bast voice and song Mustafe doler fanaanka fanaaniinta keeb going pro
@wiilwaal1459
@wiilwaal1459 3 ай бұрын
Indhaha haka qarin xaqiiqda ilmana haw qubin xasuusta qab weyni ku waajah xaalada aan cadi qosol kaa filaynin Best song hada idanbeyso dawashada heestan like isaar 2024/5/.................see more
@cabdiqadaryare5950
@cabdiqadaryare5950 Жыл бұрын
Waxan dhagestay hpen sacadu tahy 2:21 sanadka 2/2/2023 💔🥺🤦‍♂️💔🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 ай бұрын
Farxad ayanku rajeyna wll mcn 🥺
@cfataaxilkomahomed6660
@cfataaxilkomahomed6660 3 жыл бұрын
Waa waa Hees .macan iga dheh Waxn urkaa qof difacaya Jacaylkiisa
@omersharif7659
@omersharif7659 Жыл бұрын
Xaa🥰💋💋
@xalwoxirsi9170
@xalwoxirsi9170 Жыл бұрын
@@omersharif7659 wwwwww
@mohamedjamahersi169
@mohamedjamahersi169 4 ай бұрын
Fananka kaliya aan tagero ❤❤❤❤
@user-tu8by7dh7o
@user-tu8by7dh7o 3 ай бұрын
Waw hestaydi❤
@hanixasan5467
@hanixasan5467 Жыл бұрын
21/5/2023 ba dhagysanaya ilmo iguso jogsaty 😢😭ilahow qof jeclady una iga horgursan ilahown anan isnwayin waba qaracan wllahi
@user-ho4pj6vw9r
@user-ho4pj6vw9r 5 ай бұрын
Heestaan qiiro ay leedahay iska jeclahay❤❤😊
@Habsa-wd1zm
@Habsa-wd1zm 2 ай бұрын
Qalpi dhaYaww Qur aanka ilaHaYY mcnaaa😢❤😊
@fadxiyacabdiraxmaan6680
@fadxiyacabdiraxmaan6680 Жыл бұрын
M.dollar waan kuu hayaa zp qli🏅🏆😍❤
@XamdiShiiqyusuf-bh4bt
@XamdiShiiqyusuf-bh4bt 9 ай бұрын
sidani qadar bey aheydee🥹🥹🥹🥹🥹
@belligaming3788
@belligaming3788 2 жыл бұрын
Ka Helayy heesta gabar aan wasayla iga qaata Yaa Ila midda. 🥺🥹🥲🥲😆
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 ай бұрын
Ma ogtahay dambiga hadii aad kufanto ineyna lagu cafineyn adna dambi weyn ku fantey Alle unoqo wll
@YaasirMaxamed-ng1zq
@YaasirMaxamed-ng1zq 3 ай бұрын
Quranka iyo hees❤ta quraan ka😊 mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤😊😊😊😊😊
@Somalia-n4k
@Somalia-n4k 11 ай бұрын
Hees qiirodeeda wadata 💔😥
@UpdiqaniMoha
@UpdiqaniMoha 4 ай бұрын
❤ xanuun weeye 😅 1:49
@HARGEISAWI12
@HARGEISAWI12 4 ай бұрын
12/03/024 day two ramadan Zababta an udhageyzanayo magaranyo La ¡Gama Gursan Hada na Hestan wax kale weye runti 💔😓🫶🏻😭
@UbaxAbukar-ge5zk
@UbaxAbukar-ge5zk Жыл бұрын
Manta ani iyo jaceylgega aa kala tagne waa oynoya wllhi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Жыл бұрын
Wll aduun yadan ayaaba sidan is ka ahee ee haa ooyin wll mcn is ka Samir qof kaaga sax da ah insha allh noloshada woo soo gali doona please haa ooyin 🙏💔💔
@maysumyarey
@maysumyarey Жыл бұрын
Be stronger🥺👍💔
@mumtaazmohamed150
@mumtaazmohamed150 Жыл бұрын
Apaayo maxa uga tagtay 😢
@SumishAdan-xq8ld
@SumishAdan-xq8ld Жыл бұрын
Sory😢 sister 😊
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 ай бұрын
​@@t0mmjerry708masha allah inta dhihi laha ada dhahay Farxad warta idin rajeyna wllshey ama wllky 🥺
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial Жыл бұрын
2022 calaf baas nakala irdheeyay😂💔 But right now I’m happy because of qaddarka😁
@Farxiyo-xm6zr
@Farxiyo-xm6zr Жыл бұрын
Aahshsha
@user-dg5em8tm9c
@user-dg5em8tm9c 27 күн бұрын
Mustafe doolar❤❤❤❤❤❤ qofan qalbigaguracin Hadid khasablagugusiya❤❤
@maryamoabdinur6497
@maryamoabdinur6497 Жыл бұрын
Qufan qalbigadu racin hadi qasab lagugu siyay adigu qalad haisisarin ilen sidan baa qornede😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@missayan2135
@missayan2135 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@abdirizackmohamed7922
@abdirizackmohamed7922 Жыл бұрын
Yaab waaye
@user-jo7my4uh9m
@user-jo7my4uh9m Жыл бұрын
Jacaylkaan waa qiiro❤
@ShucaybShaafto1342
@ShucaybShaafto1342 Жыл бұрын
Ax heestaan wllahi aaad ayay xasuus igu leedhay 2020 ayaan waxaan xariir lahayn gabar aan isku fasal ahayn waan xasuustaa waan is jeclayn waxaan isla socono ooo aan habeen walba isla dhafarno oo aan in badan is jeclayn anagoo sas isku jecel waxaa dhacday in gabadha aaapeheed uuu dhaho waxaan ku siinaa nin Ax allah waan xasuustaa way isoo wacday waaana oooy iyana way oysay waxeyna dhahday ma rabo rafaad badan waxaa dhacday in ninkii la siiiyo
@Elham4400
@Elham4400 Жыл бұрын
Ax 😭😭💔
@axmaddaae4174
@axmaddaae4174 Жыл бұрын
XANUUNKA NIN MARay baa darema wan kula daremaya 💔💔
@ansalmaxamed8495
@ansalmaxamed8495 Жыл бұрын
malasiiya haddad 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭
@ShucaybShaafto1342
@ShucaybShaafto1342 Жыл бұрын
@@ansalmaxamed8495 yeah
@sagalshariif5505
@sagalshariif5505 Жыл бұрын
Sorry bro 😥😥💔 tas oo kale aney igu dhacde wali wan iloowi laha marka waqlo hees tan waan is ooya walahi 😥😥💔
@user-dc6gx1oz6e
@user-dc6gx1oz6e 10 ай бұрын
Waxass hees waa sdhaftay❤❤❤❤❤❤❤❤
@abshirmacalindubow9050
@abshirmacalindubow9050 6 ай бұрын
Qofkii 2024 dageysanaya waan ky salamy
@user-sc8qh8gy3n
@user-sc8qh8gy3n 6 ай бұрын
Waa kaa qaadeyy wllo😢😢
@user-tv9ul7ki8s
@user-tv9ul7ki8s 4 ай бұрын
𝑊𝑎𝑛 𝑘𝑎𝑎 𝑞𝑎𝑑𝑛𝑎𝑦
@DuniishaHassan
@DuniishaHassan 22 күн бұрын
Mustaf dollar waa hees qalbika tabaneso
@faizaabdirahman9633
@faizaabdirahman9633 Ай бұрын
Xasus ahan hala ii so radiyo waxa farintan u dhafay dadka hesta so boqan dono 11 sano kadip 2024 I thy
@hodanozman2574
@hodanozman2574 3 жыл бұрын
Xidigii burco mustfe dollar
@user-do4eh7jr1i
@user-do4eh7jr1i 9 ай бұрын
Goat ka 2 aad aya tahay poro ibashal sxb mcn
@cabdihakiinmaxamed8468
@cabdihakiinmaxamed8468 Жыл бұрын
Aar jacaylku xuma nacalla aabihi ku yaal hamadhe hoodhe buu nagaga dhigay😭😭😭😭😭😭
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Heestana wahel baa ka dhigtaaa qof baa jaceel inuu igu Abuurey iga tagay 😭💔💔😭😭😭
@anisoabdirizak4383
@anisoabdirizak4383 Жыл бұрын
😢😢
@bestboy-co4vy
@bestboy-co4vy 11 ай бұрын
​@ilwaadabdullahi4631 sorry byo
@MahdiyoCaydaruus
@MahdiyoCaydaruus 2 ай бұрын
😢 anigaa kula dhagay sanaayo. 2025
@MaryanCadceed
@MaryanCadceed Ай бұрын
hes tiisa jacal bay igu abuurta❤❤❤😢😢🎉
@farhanmahdi2806
@farhanmahdi2806 11 ай бұрын
Aniis maxamed cabdi ❤🖐️
@casho3944
@casho3944 Жыл бұрын
Waa farxad dee😊❤
@zamiish
@zamiish 8 ай бұрын
Best song🥺🌝
@CabdalePoi
@CabdalePoi 5 ай бұрын
hees aan jeclhy❤ wlhi
@DahirHero
@DahirHero 28 күн бұрын
Taliyewaan..kuguhaayaa😢😢😢😮😅❤
@rowdaxasancali8
@rowdaxasancali8 Жыл бұрын
2016,maa maalin xanuun bdn wallhi 😢😢😢
@bestboy-co4vy
@bestboy-co4vy 11 ай бұрын
Mxa malaga tagy😊
@Shote-tt6wl
@Shote-tt6wl Жыл бұрын
Hesteeydii🥰🥰
@caaficabdilahi235
@caaficabdilahi235 Жыл бұрын
hore soco zxp aniis😇
@ayanabdulahihalane7809
@ayanabdulahihalane7809 Жыл бұрын
Waxan dhageysanay😢habeen arbaco baxaysa qamisna so galaysa sacaduna thy 1:05 sanadka 4/26/2023😭😭
@israMaxamuud
@israMaxamuud Жыл бұрын
IskU miD😢😢😢
@maxamedmaxamed3803
@maxamedmaxamed3803 Жыл бұрын
Heestan best somalia heart touch waye wlhi 🥺😫😰💔😂
@maxamedcali-vg7um
@maxamedcali-vg7um Жыл бұрын
​@@maxamedmaxamed3803 qqq❤qqqq
@bestboy-co4vy
@bestboy-co4vy 11 ай бұрын
Byo ma jacylkagad kala tagten mxa murugada keny
@user-lt4bj7zj3o
@user-lt4bj7zj3o Жыл бұрын
meel ayaa i xanuuntay❤
@user-nc1wb7fz4v
@user-nc1wb7fz4v 4 ай бұрын
Adiga qalad haisasarin😢😭
@FaadumoAhmett-kd7wp
@FaadumoAhmett-kd7wp Жыл бұрын
jacelka qiiyaani💔💔💔aniga ayaa laqiiayaamey
@FaadumoAhmett-kd7wp
@FaadumoAhmett-kd7wp Жыл бұрын
2023 14 jacelka😭😭😭💔💔💔💔💔💔
@user-qh7vr5fy7s
@user-qh7vr5fy7s 6 ай бұрын
Hesta aan ku nafiso ❤😢
@zeinabalic.raxmaan9241
@zeinabalic.raxmaan9241 Жыл бұрын
1/4/2022😥😥 malin Aan ilaawi doonin💔💔😥
@fahiimofani1961
@fahiimofani1961 Жыл бұрын
Sory lkn bari wayhy ilhy qlpig haku qabojiyo
@ayuushsaalax
@ayuushsaalax Күн бұрын
hestan saken bay igledahyyy wlhi😢💔😥
@yuusufyare1
@yuusufyare1 Ай бұрын
Gabara ugu waramo qisadeyda aan ku nafiso rabaaaa 😢
@MunaXasan-ox8vn
@MunaXasan-ox8vn 15 күн бұрын
Ani😢
@AbdirisaqIbrahin
@AbdirisaqIbrahin Ай бұрын
My heesta❤❤❤
@user-cq7rp8nn7r
@user-cq7rp8nn7r 6 ай бұрын
Keep going❤❤❤
@RayanAbdiraxman
@RayanAbdiraxman Ай бұрын
Maryan io mustafe🥺🥺
@Shiikhdoon143
@Shiikhdoon143 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@UpdiqaniMoha
@UpdiqaniMoha 4 ай бұрын
❤ xanuun weeye 😅
@user-pw5vr6ln3x
@user-pw5vr6ln3x 4 ай бұрын
Axsan heees iga dheh Runtii heestani aniga qisadayda bay ka waramaysaaa 11/3/2023 baaan dhagaysanaayay runtii waaan ilmeeyay habeenkaa
@1junior11
@1junior11 3 жыл бұрын
Tellkaga u Bahanay Aniis Repley iso dhe wllkey
@nasraxasan6031
@nasraxasan6031 3 жыл бұрын
😭
@jweriyabadal6734
@jweriyabadal6734 Жыл бұрын
hye
@user-to3ho7lt6m
@user-to3ho7lt6m Жыл бұрын
Mustafe dolar waaan kutaareegaa❤❤
@FardwsaFilsan
@FardwsaFilsan Ай бұрын
Aax jacaylow maxaad daadbadan muruk baday qaday qalbigoga❤❤😢😢
@cabdiqani1281
@cabdiqani1281 29 күн бұрын
Waba sida aad ujeda jacayal majiro aabyo ee jidhka ayaa isku bahaan...😅😅😮😢😢
@IftuIftu-oe7jj
@IftuIftu-oe7jj 2 ай бұрын
Mustafa waan jeclahay hees❤❤❤❤
@user-nr7vw7ll4j
@user-nr7vw7ll4j Жыл бұрын
Qatar waaaye
@bushracadey1580
@bushracadey1580 Жыл бұрын
Qaxarna laga wayii mayoo
@yousefmhameth8687
@yousefmhameth8687 Жыл бұрын
heestan waxan ku xusaa 3-09-2022 sabti😢 maalin ani ii qaas ah😭😪😔
@user-kf6qz3ri6l
@user-kf6qz3ri6l 5 ай бұрын
Haysoo xasuun😂😂
@sumayamohamed2486
@sumayamohamed2486 Жыл бұрын
Mustaqbalkiy hori ay iygudacti lakini wankalatagni carurna allah iygamasinin gofa iyqalmo ayn kursathi alhamdulillah labow wel ayn udaali allah iytasto jciliygi iyo carurtay hestan marka maqli gisithas ayn hasusti gofkay sithiyti camal kudactina batalqerqabo ayn urajeyna insha allah
@sabirinrashiid1200
@sabirinrashiid1200 Жыл бұрын
Wllhi mida nafteyda kajcaa hada naag igagursaday💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭
@CocoAziiiz9838
@CocoAziiiz9838 Жыл бұрын
Abaayo kula mid ahay mid aan naftyda ka jeclaa oo guur aan ku balaney baa iga baxay oo gabar iga guursaday 😭💔😭😭
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 Жыл бұрын
wlhi aniga sido kale abayo waa xanun hurdadi iga dhamatay wiliba aniga dhib badan u maray america kenay ayu meel cidla inoga tagay i have five kids am single mom wiliba wa xanunsnhy isoo duceya allah cafimad isiiyo
@user-cd8ud9lu4x
@user-cd8ud9lu4x 8 ай бұрын
Xanuun badna mrka qof aan. Jecleyn lagu siiyo😢😢
@raxmocabdirisaq-bq6iz
@raxmocabdirisaq-bq6iz Жыл бұрын
Maba hadli Karo waxan dhageysanaaya habeen 8:23 28 2 2023 xanuunkan dareemaYyo ila baa og 😭😭🥺🤦🖤
@sakariyecabdi-yy2qh
@sakariyecabdi-yy2qh Жыл бұрын
Wallaahi ilaahay hakacafiyo
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 10 ай бұрын
Waxan rajeyna mnta inad sidi hore ka fcnthy byo dunidu wa sidaa farxd ku rajeyna 🥺
@MaryanCadceed
@MaryanCadceed Ай бұрын
qalbiga haska siin ciyaal dheh❤❤❤❤😂😂😊
@Tawkal-qc5nn
@Tawkal-qc5nn 6 ай бұрын
Wxn dhagaystoba wxa jirta heestan😢😢😢😢😢😢😢
@maxamedcabdiqaadir3880
@maxamedcabdiqaadir3880 5 ай бұрын
Walahi heestaan waxay igu leedahay dareem gooniya😢😢😢😢😢😢😢😢
@musdhafc2787
@musdhafc2787 Жыл бұрын
Hestan iguwey aniga makasta dhagesta best wa wata 😁❤️🤏
@user-lg8mo1to7o
@user-lg8mo1to7o 5 ай бұрын
Jhhhh hestydaaa❤❤❤❤❤❤
Mustafe Dollar | Hebla Waa La Guur Saday Aa | Official Music Video 2021
4:53
Didi Naji - Sariirteey Diideesaa (TOOKO TOOKO EP)
2:52
Naji Productions
Рет қаралды 26 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 29 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Mustafe Dollar || Qalbiga Hayska Siin Ciyaaldhe || Hees Cusub 2022
4:22
SADAAM OFFICIAL
Рет қаралды 245 М.
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
Markaa dhinto oo HARUN LEEWAAYE HEES CUSUB DHUUWOOY LYRICS 2020
6:13
Lanjeri lyrics
Рет қаралды 2,1 МЛН
MUSTAFE DOLLAR | YUU DHIMAN QABKAAGU | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:56
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1,9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 433 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,5 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН