Mustafe waxuu ku dhashay Holland, Khadar na wuxuu ku dhashay UK, waxay u soo shaqo tageen Hargeysa

  Рет қаралды 132,770

Hereri Media

Hereri Media

5 ай бұрын

Пікірлер: 174
@missynas1234
@missynas1234 5 ай бұрын
Most of us reer say Wallahi as they call us, we all coming back home! There is nothing here in the west! Ma Shaa Allah I’m so proud of him! Keep going I am also coming In Shaa Allah!
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 5 ай бұрын
What do you mean there is nothing in the west? There is a lot of opportunities in the western countries, there is law and order, if you want to visit your country it's fine but don't try to mislead the people.
@Layla6793
@Layla6793 5 ай бұрын
@@mustafehindi7156what do you mean mislead. Nina dhulkiisa looma dhaamee
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 5 ай бұрын
@@Layla6793 adeer dhulkaaga ku noolow oo waliba jecloow taas yaa kuu diiday? Anigu waxaan ka hadlay hadaanad fahmin iska aamus.
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 5 ай бұрын
@@mustafehindi7156😂😂😂 Nin dhulkiisa la nacsiyay
@xoriyosomali
@xoriyosomali 5 ай бұрын
Coming back soon too.. insh❤
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 ай бұрын
Mansh Allah good exempel for ung generation somalilander to come back home land .one love inshall Allah ❤❤❤
@user-xt6dp4iz6s
@user-xt6dp4iz6s 5 ай бұрын
Waa nin dhalinyara ah oo dadaalaya ee ilaahay business kiisa ha balaariyo
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 5 ай бұрын
Dhayilnyaradaasi xataa timaha gaalo kagamadayan Sida kuwa wadanka jooga gaalo raaca u yihiin Alle ha idin xifdiyo Jasaakal laahu khayr c,salaam hereri
@ibrahimjibril953
@ibrahimjibril953 5 ай бұрын
Masha allah ilaahay ha u barakeeyo waa nin salaadu ku weyntahay oo ahmiyad siinaya markaa nin ilaahay ku xidhan wuu guulaystaa
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 ай бұрын
Masha Allah wa dhalinyaro ku dayasho mudan guulaysta dhalinta soomaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 5 ай бұрын
Caruurta qurbaha ku dhalatay waa qalbi nadiif,polite, marka loo fiiriyo caruurta dalka ku dhalatay kuna soo koray.Masha Allah mustafa iyo waalidkiis...mabruuk....Abdisalan mahadsanid.
@ayusuf9447
@ayusuf9447 5 ай бұрын
MashaAllah Mustafa, good to see you doing well. See you soon inshaAllah. Coming back next week. Tall brother from UK 🫡
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 5 ай бұрын
Masha Allah wax fiican ayuu Mutafe sameeyay
@mahdnova3465
@mahdnova3465 5 ай бұрын
❤ninkasta wadankeesa u fiiccan Mashallah🎉
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 5 ай бұрын
💚🤍❤️ Masha Allah guulaysta dhalinyarada reer Somaliland iyo kuwa Jaarkeena ah ee aanu naxligu kujirin iyo xaasidnimadu insha Allah Mr. HERARI THANKS BOSS
@blususpect
@blususpect 5 ай бұрын
I’m definitely going to visit this establishment InshAllah
@ah1114
@ah1114 5 ай бұрын
Mashallah allah Barakeeyo inan kan kuwo isagoo kale ah na noo badiyo amiin
@daacadyare396
@daacadyare396 4 ай бұрын
Masha Allah mustafe shaqo loo baahnaa samaysay waa sidaan jeclahay inaa sameeyo markaan dalkii ku laabto insha Allah
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
Masha allllah noooooolaaada ilaaahay haydiin barakeeyo insha allllah aamiiin❤
@Ahmad17056
@Ahmad17056 5 ай бұрын
Waxa ku dhashay Oslo Waxa u so guuray burco Allhmdulh
@tolmoon693
@tolmoon693 5 ай бұрын
Ana burco ayaan ku dhashay, oslo inaan tago ayaan jeclahay
@Ahmad17056
@Ahmad17056 5 ай бұрын
@@tolmoon693 Okay wa insha Allah
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 5 ай бұрын
😂😂😂​@@tolmoon693
@MahdiHagi
@MahdiHagi 5 ай бұрын
Soo dhawaada.
@arliyop3199
@arliyop3199 5 ай бұрын
Good job 👏 wllo horumar fiican
@Goobjoog3030
@Goobjoog3030 5 ай бұрын
Heerin keep going
@vidasi7735
@vidasi7735 5 ай бұрын
Mansha allah , well done 👍 waa ganacsi fiican Allah haku barakeeyo bussines kiisa😍
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 5 ай бұрын
Masha allah. Illahay wadankeena hana tuso nimcadisa dad badan magarana yaan😊😊😊😊
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
MASHA ALLAH TABARAKALLAAH. ALLAH HAKUU BARAKEEYO ❤❤❤❤
@abdi6947
@abdi6947 5 ай бұрын
Maasha’Allah Mustaf
@anabmohamed9808
@anabmohamed9808 5 ай бұрын
Masha Allah Allah ku barakayo aamin 🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️
@adamabby2248
@adamabby2248 5 ай бұрын
Masha Allah Mustafa wax fican oo ku gdayasho leh.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Hargaysa Somaliand horay u docotaa
@MohamedAdam-nc6qe
@MohamedAdam-nc6qe 5 ай бұрын
Maansha Allah. Allah. Ha kuu. Barakeeyo. Shaqada
@FaraxIbrahim-md9xd
@FaraxIbrahim-md9xd 5 ай бұрын
Waaaw masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sxb horumarka halkas ka sii wad❤waxaan rajeynaya inuu ganacsigu sii balladho
@AbdiEgal-wl5iq
@AbdiEgal-wl5iq 5 ай бұрын
Msha Allah Tabarakallah..Alloow Nimacada & Horumarka noo ilaali Amen 🎉❤
@user-dq6er5ki2h
@user-dq6er5ki2h 5 ай бұрын
Hadaan hurdo kasookacy waxaan ku riyoonayy hereri oo jiim intuu galy dhuubty oo wada murqa ah subxanalah wlh
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 5 ай бұрын
Masha allah guys u doing agood job
@kiikoosahmed6019
@kiikoosahmed6019 5 ай бұрын
Manshaa allaha wax fiican buu soo kordhiyay. Dhaliin yartuna wakhti fiican ayay ku gaadan karayaan
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 5 ай бұрын
Mashallh Mashallh ilahaay hausiyaadiyo shaqadiisa waa wiil caqlii badaan Mashallh ❤❤
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 5 ай бұрын
Mansha Allah.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 5 ай бұрын
M.a shaqo wacan walaalahey soomaaliyeed😊🎉❤
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 5 ай бұрын
mansha alah very nice walahi m.allah xagee kaga taala hargeisa xafdee
@foozia426
@foozia426 5 ай бұрын
Maasha allaah ❤
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 5 ай бұрын
Maansha Allah tabaarakal laah
@user-dr8yt4iv8g
@user-dr8yt4iv8g 5 ай бұрын
Masha Allah that’s very Good I hope meeshaas inay u fiicnaato insha Allah Good luck bro
@hibonour9657
@hibonour9657 5 ай бұрын
Very nice they are good mashallah
@rahmaabdilahi3784
@rahmaabdilahi3784 3 ай бұрын
Maansha allh waa fikir cusub oo aan rabay inan sameeyo lkn wuu iga hor maray good job 👍👍
@rahmayusuf9065
@rahmayusuf9065 5 ай бұрын
Mansha Allah Wa Wiilal Caqli badan Hereri Allaha No kabadiyo
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 5 ай бұрын
Masha allah nin salaadu ku weyntay guulayso
@hamseyasiin5219
@hamseyasiin5219 5 ай бұрын
Shaqo wacan buu sameeyey Masha allh guulayso 👍👏👏👏👏
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 5 ай бұрын
Manshallah dear somalilander
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 5 ай бұрын
Maansha alaah baarakalaah
@user-yt1wv9sl2e
@user-yt1wv9sl2e 5 ай бұрын
Maashaa allaah waa dhallinyaro wax wanaagsan ku fikiriyey
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 5 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 5 ай бұрын
wow proper somali music 🎶
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 5 ай бұрын
Mnzha allah waxa kaliya ee qurbaha la tabo waa Eedanka Salaadaha
@vidasi7735
@vidasi7735 5 ай бұрын
Mansha allah
@souadelmi5470
@souadelmi5470 5 ай бұрын
machallah tabakarallah alluhuma barek weriye hereri
@user-rn2ip6lx4h
@user-rn2ip6lx4h 5 ай бұрын
M.a wadankaaga wax dhaama ma jiri❤❤❤
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 5 ай бұрын
Masha Allah waa nin howl kara
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Good job 👍🏾
@user-kw6js7hz5u
@user-kw6js7hz5u 5 ай бұрын
Mashaalh
@umimanmahmed8265
@umimanmahmed8265 5 ай бұрын
MAASHA ALLH
@abdikarimhassan5740
@abdikarimhassan5740 5 ай бұрын
Masha allah, shaqo wacan buu sameeyay inanka.
@AbdihakemSalahMaxamed-zj5px
@AbdihakemSalahMaxamed-zj5px 5 ай бұрын
Congratulations 👍👍👍👍
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 5 ай бұрын
Waa maah maa di soomaaliyeed ee laheed lama huraan waa cowska jiidaal Iyo midi carbeed oo laheed sheey walba asalkiisa ayuu ku noqon Waa arin lagu farxo in dhashii soomaalida eey soo guryo noqdaan
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 5 ай бұрын
Great job mr mustafa
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 3 ай бұрын
Maashaa allaah
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 5 ай бұрын
Maasha Allaah
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
manshaa Allah and fil barakah your business
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
Rabbana yabarak fiik
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 4 ай бұрын
Mashallah Tabarakallah
@Tajirow
@Tajirow 5 ай бұрын
Nice
@user-vx3sd6nu4s
@user-vx3sd6nu4s 5 ай бұрын
chekertana ku dara inshallah
@fahiimae7336
@fahiimae7336 5 ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@nayefsuleiman7119
@nayefsuleiman7119 5 ай бұрын
Congratulations
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 ай бұрын
Hoi mustafe wan ku salamaya habo succes in hargeis❤❤❤abdisalan mahadsanid 🎉🎉❤❤👍
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 5 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Mustafe(Holland).
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o 5 ай бұрын
Mashallah
@user-qy2xq2bg3q
@user-qy2xq2bg3q 5 ай бұрын
Maanshaallah ❤❤❤❤❤
@user-rm2md6we5t
@user-rm2md6we5t 5 ай бұрын
Wuu fiican yahay yarkaasi
@09FAARAX
@09FAARAX 5 ай бұрын
Maasha allah abti mustafe hore u soco
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@saacidhussein4655
@saacidhussein4655 5 ай бұрын
walal adiga oo mahadsan Mustafe meel aan Kala xadhiidho ma iga caawin kartaa. Business nocan ah wadan Africa kamid ah ka bilow is leeyahay marka waan jeclaan lahaa advice kiisa.
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 5 ай бұрын
Ma jecli in aan negative noqdo lakin , waxa ka fiicaneed in ay soo kordhiyaan wax ka fiican. Sida gym, meelaha farsamada lagu barto sida,mobile repairs, computer repairs IT courses iwm. Waa nin hanuunsan oo diinta jecel guul baan idiin rajaynayaa.
@ahmedmohamoud3683
@ahmedmohamoud3683 5 ай бұрын
Waxaas sawkuwa buuxa sidan ayaadba negative ugu jirtaa hadaad GYM doonaysana 35 dollar ayaa kaa xigta
@Liiloowe
@Liiloowe 5 ай бұрын
ADEERKAA MARKUU WASIIRKA DHAQAALAHA YAHAY XAALKAAGU WAA SIDAN
@haciwarsame3421
@haciwarsame3421 5 ай бұрын
@@LiilooweDhalinyarada reer Hargeisa ee qurbaha kudhashay luuqadda ma iloobaan iskoodna ganacsiga waa ufurtaan,balse reer Somalia musuqmaasuqa aabeheed waa la idin ogyahay! Channelladiina ordoo camira, Hereri idinma baahna💪
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 5 ай бұрын
​@@Liiloowe markaad shaqaysan weydo oo qayrkaa kaa hor maro waa ciil.😮
@cabdifataaxmaxamuud7743
@cabdifataaxmaxamuud7743 5 ай бұрын
Allahuma baarik ❤
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
Wa fiik barakah
@vidasi7735
@vidasi7735 5 ай бұрын
Mansha Allah , guul weeye
@ubaxmuxumedwarsame7388
@ubaxmuxumedwarsame7388 5 ай бұрын
manshallah waxa qurux badan ayaad ku soo kardhisey waxqurux badan
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@saidmohamed1675
@saidmohamed1675 5 ай бұрын
Hareri❤❤❤❤
@MubaarigAxmed-mi5kw
@MubaarigAxmed-mi5kw 5 ай бұрын
welcom your cunrty sxp
@faisahassan2165
@faisahassan2165 5 ай бұрын
Maasha Allah tabaraka llah habo Ilaahay hakuu barakeeyo hana sugaa gag aad baan ugu farxay Insha allah samarka ayaan imandooaa Waa inaan ku soo raadinaa Tot zo grote vakantie Insha llah
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@alikaffe1242
@alikaffe1242 5 ай бұрын
Masha Allah Boqol kun oo dollar ah seen ku heli karaa????? Fikrat fican waan haya
@suld.ahmedhassanjamaabokor5181
@suld.ahmedhassanjamaabokor5181 5 ай бұрын
Hambalyo , Inamada Dalkooda keenay Fekrad wanaagsan .
@saidmahamud5332
@saidmahamud5332 5 ай бұрын
Qof kastoo qurbe joogaa wadanka wuxu ka helayaa jaanis aad u wayn sababta oo ah waxay ahayaa khibrado kala duwan oo aan laga hingegen wadanka weli
@mohamedjama7231
@mohamedjama7231 5 ай бұрын
MashaAllah hambalyo wiilka business ka sameyay. Mida la is barbardhigayo dhalinyarada western countries ka aado o dalka ka cararo waxa sababa ine haysan shaqo Iyo lacago e fikradaha haystan ku maalgashtan marka danta ku qasbeso ine nolol ka fiican raadsada mesha dhalinyarada qurbaha ka imanayan e la imanayan fikrado wadanka yaalin Iyo lacago e ku maalgashan karaan hadi business kas shaqen wayo anytime wa laaban karan o passport be haystan. Marka wa lakala duwanyahay e dhalinyarada wadanka ka tagaan o kuwa imadaba layaab malaha.
@yahyemohamud6721
@yahyemohamud6721 5 ай бұрын
Alla yacisak wll fikrad fican o mcqula ah ayad ka hdashay cidina may tahribten hdi wuu awodi karo ganacsi inu sameyo inta awodana way samaysa ganacsiga inta kalena nolol ta dhanta ayay radsadaan
@healthyqosol6368
@healthyqosol6368 5 ай бұрын
He ain't just a businessman but also from the nuuxiyada xariirtaa.
@nuraldin2656
@nuraldin2656 5 ай бұрын
Legend fariintisu wa *qurbaha shaqaale bas aad ka noqonee lakin dalka business aad leday baa sameysanee*
@raashidahmed6813
@raashidahmed6813 5 ай бұрын
Ninkan dhalin yarta fikir fiican buu sameeyay ee magaalooyin kale hagaadhsiiyo ganacsigaa loo baahan yahy
@siham3325
@siham3325 5 ай бұрын
Maxaa magaalo kalaa horta Calaamada ha soo gaadhsiiyo
@suleimanali6365
@suleimanali6365 3 ай бұрын
Asc wll business kan cml ayan bilawi rabaa,halkee kala soo xiriira.
@ukeastlondon
@ukeastlondon 5 ай бұрын
I might be wrong but this business idea seems seasonal. I can expect him to draw in bigger crowds in the summer when Somalis from outside visit. I spoke to the guy who owns the go karting arena in Hargeisa when I visited last summer and he told me business is good in the summer but slow all year round. I could be wrong. But nice to see.
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
Asc. Riziqa ALLAH SWT uu qorey Gu' iyo Jillaal( Summer or Wniter) ku xindhna
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
Kuma xidhna ayaan u jeedaa
@somswel6190
@somswel6190 5 ай бұрын
First of all it is Allaah who provides and everything is written. But you're right, I used to have a gamehall in hargeisa and the problem with all businesses in Hargeisa is that the people mostly only come when it's just opened, after a while they won't come anymore. As they say in our language: 'waxa cusub caalamka ayaa jecel.'
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
Gamehall kaa aad Hargeisa ku lahayd muxuu magaciisu ahaa? Bal wixii dhex yaaley nala soo share garee
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
Reer Hargeisa wixii cajabiya ee raandhiis iyo dhadhan leh SI sharafley u iibsadaan.Allah ha barakeeyo dadkeenoo dhan
@marwanh4150
@marwanh4150 4 ай бұрын
Hargeysa hereri aad buu uga sheekeeyaa
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 2 ай бұрын
Waxay dhalinyaradu dhahayaan lcag intuu soo shaqaysty ayuu yimid
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 5 ай бұрын
Meshan waaan arky jigjiga yar weeye waxy u dhow dshy jumera hadana uma war hyn waxy wlhy oh 😂 hada ka dib waan adayaa
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiisse563
@abdiisse563 5 ай бұрын
Waxaan inla waydiyo aan rabaa gorma ayuu tagi gobolada kale ee dalka, sida Pontlan, khatumo state iyo Jubaland. Thanks
@haciwarsame3421
@haciwarsame3421 5 ай бұрын
Muxuu kufalayaa uu katagaa meel 2 cisho kahor 10 qof ay isku dileen😅Hargeisa,Muqdisho iyo Djibouti kabadan! Ogsoonowna waa Isaaqa aad necebtihiin
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 5 ай бұрын
​@@haciwarsame3421😂😂 Maskaxiyan ayaad u jiran tahay oo cuqdad kuu haysaa Yaan lagaa dareemin, dadku wa dadkii
@user-vd5xi9vq8h
@user-vd5xi9vq8h Ай бұрын
Hareeri caadi maaha. Basketbalka qatarwaaye walaahi😮😂
@MurtidaTv
@MurtidaTv 5 ай бұрын
Cabdisalaanow xayeysiiska shirkadaha ee shaashada kuu saaran si fiican u muuji yar weynee hada wad yaraysay aad si fiican looma arko yar weynee si ay shaashada uga muuqdaan si qurux badan
@surf_net7754
@surf_net7754 5 ай бұрын
Nuuxiyada qurbo joogeedu markuu soo laabto cilmi buu keena. Ilbaxnimo nagaa amiin. :)
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 5 ай бұрын
Wan ku habalyaynayaa in uu keenay wax cusub aad ayaad ugu mahad celinayaaa wiilka dadka rer hargsiana way baran doona an meelahan waa meelaha ugu lacagta badan Wadamada kale dhalin ciroole ila caruur yaa logu tala galay Waana wax fiican oo Abayaasha jaadka ka mashquulinaya iyo in family ga is dhex galaan
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 5 ай бұрын
Yurub iyo UK nolol mataalo sharci bes oo waqti dheer qaadanaya ayaa yaala oo kaliya, marka dhaliyaradaan Yurub iyo UK kasoo cararaysa waa gartood waayo Soomaaliya ayaa leh fursado shaqo lkn UK iyo yurub maleh fursado shaqo, kaliya waa noqon kartaa shaqaalaha hooseeya ee wax fiican aan helin.
@akiniyare5917
@akiniyare5917 5 ай бұрын
Asc ,een hal sual ayan wata ee qofkii aqon leh haii soo jawabo please ,Diinta maxey ka qabtaa ganacsiga noocan
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
Wcs .Diintu maxay ka qabataa XAASIDKA adigoo kale ah??
@rodahassi2480
@rodahassi2480 5 ай бұрын
Haddaaney xaasidno kaa ahayn ood diinteena u warwareyso Sheekha mazjidka kuu dhow baad weydiin lahayd
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29
Hereri Media
Рет қаралды 119 М.
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 51 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 14 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 78 МЛН
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 175 М.
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Hereri Media
Рет қаралды 261 М.
Hydroponic farming SOS Children's Village - Somali Version
5:03
Sunshine Consulting Firm
Рет қаралды 24 М.
Ganacsi ku cusub Soomaalida caalamka iyo shirkada Waamo Towing
44:59
Fanaankii Dalmar yare oo ganacsade wayn noqday.
18:18
Hereri Media
Рет қаралды 156 М.
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 51 МЛН