MUSTALIFO O KA SHEGEYSAY WAXEY KALA KULANTAY HARGEYSA MARKER AADAY…

  Рет қаралды 12,596

Somali Tiktok

Somali Tiktok

4 күн бұрын

Пікірлер: 46
@somalitiktok232
@somalitiktok232 2 күн бұрын
#Subscribe #like #comment #share: Walaal hadad ku cusub tahay channel ka waa inoo dhiro galin adiga oo mahadsanid
@ManaalUpdilaahi
@ManaalUpdilaahi 2 күн бұрын
Haanu nahy dhalinta reer soomaalind anagu ma nahin dad xun qof noso martiyayna ma xumayno oo wanaag baanu kula dhaqanaaa cidna ma xumyno 💚🤍❤️
@abdirizakmohamed9954
@abdirizakmohamed9954 Күн бұрын
Wlhi ani waxaa aaminsnahy dad idinka gobsan ma jiraan lkn muusa biixi ayaa oday wareray ha qof dhalin yar aha oo calan xidhan ama socail media wax ka tuurtuuray maxaa laga mashquuli bal iswaydii muxuu badali karaa ruux facebook ama meel kale la qayliyaa
@cartancartan8452
@cartancartan8452 18 сағат бұрын
​@@abdirizakmohamed9954muuse biixi waa iska tagayaa kuwo ka sharaf bdnaaa baa iska tagay Mihiimadu waa dadnimda
@ZamzamJama-rv7be
@ZamzamJama-rv7be Күн бұрын
Wqlahay waa runtee shantaa qoof ee Media kahadlaa ayaa shaftaa kaqadaa y Somaliland . Annabaa yabaay Dadkaa Somalia kayimiid sidaaay uu guu nool yihiin iyo sidaay uu gufaraxsanyii Waad mahadsantaay uu sheeg Dadkaa melaahaa kacaytamaa ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
@ZamzamJama-rv7be
@ZamzamJama-rv7be Күн бұрын
Ui sheeg ruuntaaa👍 Dadkaa melahaa kacaytamaa Waa goob Reer Somaliland❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 20 сағат бұрын
fariid yar Alle haku barakeeyo geesiyad alle haku barakeeyo from soomalilnd 💚🤍❤️ soo dhawoow wll Hargeysa anagu dadka no yimada walalahayaga konfur si sharaf leh ban iso dhaweyna dadka wanagsan
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 20 сағат бұрын
fariid yar geesiyad alle haku barakeeyo geesiyad alle Haku xafido ❤❤❤
@cartancartan8452
@cartancartan8452 18 сағат бұрын
Walal kusoo dhawoow Somaliland waa dalkaagii labaad any time waad iminakatrtaaa waa duriyadii From qatar doha
@leylaahmed7250
@leylaahmed7250 6 сағат бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ 👍😘
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 Күн бұрын
Bal xumaan taa somaliye nooqabto bal eega maxaa laguu xidhayaa markaa eed sameysay😂😂
@slandprince7210
@slandprince7210 16 сағат бұрын
Hargeysa Soomaali iska daaye Ajaanib baa ku nool mida kale waxa la xidhaa waa waxa kibra ee raba caanimo.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 20 сағат бұрын
fariid yar geesiyad alle Haku xafido
@abdisalamelmi55
@abdisalamelmi55 20 сағат бұрын
Mashallah adeeero Soo dhawooow iska ilaali libaaxa kkkkkk
@ayanbadal9364
@ayanbadal9364 15 сағат бұрын
Nolow wllo❤
@11naa44
@11naa44 2 күн бұрын
Hhhhhh
@Maria28832
@Maria28832 16 сағат бұрын
QABILKEE TAHAYEH ADIGA MUSALIFO
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 11 сағат бұрын
Dameer abgaal.maxa.kale.
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Күн бұрын
Masakin shacabki aya afka laisku galonbya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 күн бұрын
Wll sonoq
@FaadumoMuuse-jq4vp
@FaadumoMuuse-jq4vp Күн бұрын
Danbaa deris kaaga tidhi kaguur deris kaaga xune ma nihin dad xun😂
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 2 күн бұрын
Tan waye Hadle intay Rabi umahd Calin layihif
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@salmaofficial9544
@salmaofficial9544 2 күн бұрын
Hhhhhhhh
@AliyoAli-rj4cr
@AliyoAli-rj4cr Күн бұрын
Hhh
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 күн бұрын
Hargeysa somali colaad bey ku hayaan i don't why
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 11 сағат бұрын
Dameerad.abgaal karaan.ku ekow not.well come.jamhuriyada barakeysan.e.somaliland
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 күн бұрын
Isaaq nimo
@DarwiishNL
@DarwiishNL 17 сағат бұрын
Qoraal. Keyguu. Aad. Ayuu. U. Dheer. Yahay. Lkn nhaka. Caajisiin. Xigmado. Badan Hogo. Tusaakeyn. Badan. Lataliin. Waano ayaad. Ka. Faa'iidetsaa. Aakhiro. Xasuusiin Sida. Afka ugu. Murti. Burqasho. Badabahay. Ayaan. Gacmahana. Ugu. Dheereeyaa. Mustalifaay Mudantii inta. Masarka. Malkgada. Xidhataba Ana. Aan. Maamuus iyo. Ubixii marerey U. MOOSAAY. Mowlahay. Miduu Qurux. Iyo. Muunad. Ku. Maanuusaay. Muxubo. Miideedii'eey Maandheey. Looma. Muraad. Yeeshoo. Meel. Soomaalibimadu. Ay. Murugo ay. Ka. Tahay'eeeeeeeee. Oo. Hadii. Aad. Maro. Cirka. Lamidaba. Aad. Masariyo Maljhavad. Ka. Xidhatoo Jeelka. Liinta. Laguuu. Miiraayo Marwooy. Talo. Mug. Weyn. Oo. Kasoi. Maaxatey. Maan. Iyo. Maskax. Miidii. Murtiduu. Jiifto Waanada. Iyo. Talada. Kuugu. Meersgey'eeeeeeeeeeeee. Iga. Mulkii. Waa. Darwiish. Murtiduu. Mowlahay. Ku. Maamuusey'eeeeeeee.❤❤❤
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Күн бұрын
Mss world maxa iskutihiin
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 11 сағат бұрын
Waxna
@theruler411
@theruler411 2 күн бұрын
Xaarkaaga la noqo nayaa yerey
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 19 сағат бұрын
Akhalaqdu waaxaye kaa midtahaye diin wanaga
@gelehildid4797
@gelehildid4797 2 күн бұрын
HAWIYE ISAGA XAMAR LEH. HARGEUSA DIRBA LEH. JABOUTI DIRBAA LEH. DAAROOD QAXOOTI HA HAAAAAAAHA.
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 2 күн бұрын
Hoyada baa leh maa adaa si yeye dofaryahow dofarintaa iskaa dhalen , ila hadlee iyaa rabta lkn nocaka okle waqti lomahayo
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Күн бұрын
Isku dirka jooji ​@@mnviepapa2003
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 18 сағат бұрын
Laangaabka hadaldiisa waxba kama qaadno hadaynu nahay King 🤴 daarood adeer ilaahey baa nabadiyay adigu haduu ilaahay 2tuulo kugu koobay maxaa la ooyi daarood waa dad cadaan iyo madowba wax ku darsaday
@theruler411
@theruler411 2 күн бұрын
reer koonfureed xoolo
@theruler411
@theruler411 2 күн бұрын
Aqliga reer koonfureed Cambuulo camal . Naaya ma waxaad ismooday inaad ka timi Europe . Qarax lanad aad ka timi
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Күн бұрын
Isku dirka jooji
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Күн бұрын
Jooji iska umada soomaaliyeed
@theruler411
@theruler411 2 күн бұрын
Xoolaha waa la dhaqdaa reer koonfureed waa xoolo calibeysteen
@Maria28832
@Maria28832 16 сағат бұрын
Warya xoolo adaa ah reer waqooyi wasaq gabadh ha caayin
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 11 сағат бұрын
Dameerka.xoolaha.ugu.xoleysan.w.dameerad.tani.sorry.in ay somaliland.barato.xita mana sogaran.dameradan.karaan.ku cakiran
@amrannuur
@amrannuur 2 күн бұрын
Hhhhhh
SAALAX SANAAG | HEES CUSUB CALANKA SOMALIA SANAD GUURADII 64aad  2024
6:04
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 77 МЛН
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 188 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
KALAMAAN 02 JULY 2024
10:56
KALAMAAN
Рет қаралды 19 М.
WARAYSI XASAASI AH | FANAANADA CAANKA AH EE *NAJMA NASHAAD*
29:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
Xanun! Gabar 3 Nin Tijabisay Oo Si Layab Leh Looga Jees Jeesay
30:24
Ridhwan Issack
Рет қаралды 51 М.
MOOHAAN CABDUL  || HEESTII WAXAAD XUKUNTA HAl GOBOL  ||
2:42
Moohaan Official
Рет қаралды 34 М.
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 77 МЛН