Muuqaal cajiiba oo ku tusaya Muqdisho aanad Hore u arag.

  Рет қаралды 77,801

AYUB SHOW

AYUB SHOW

Жыл бұрын

Muuqaal cajiiba oo ku tusaya Muqdisho aanad Hore u arag.

Пікірлер: 166
@lebansaid6059
@lebansaid6059 Жыл бұрын
Qofka Somaliga ee ku nool Dunida maanta waxa uu leeyahay Hal wadan iyo Hal Caasimad waana Somaliya XAMAR. MUQDISHO. Meesha doonto ku dhalo thats your Home. Congratulation
@aqiiofficial2217
@aqiiofficial2217 Жыл бұрын
Muqdishoy mar un cadowga ku duminayo wad ka bixi insha allh
@ayubshow
@ayubshow Жыл бұрын
Muqdisho Magaalo leh bulsho soo Dhaweyn wanaagsan xadaarad weyna leh , deegaanka xeebtuna yahay mid kusoo jiidanaya ❤🙏
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Жыл бұрын
Bal Soomaali maxaa u diiday in ay midoowbaan oo si nabad ah u wada noolaadan, dalku waa nagu filan yahay Qeeyratkuna waa inaga badan yahay, waxaa loo bahanyahay dad aqoon leh oo dadka iyo dalka ba si wanaagsan u hogaamiyo.
@sadammohamed5176
@sadammohamed5176 Жыл бұрын
Wa sax burcad alaha isku mariyo labtoda
@idirismaxamed1338
@idirismaxamed1338 Жыл бұрын
Haa waa magaalo shidan lkn cadow ayee lee dahay Allaha ka qabto shacabka somalia Iyo wadan kaba
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Жыл бұрын
Waxaad istaahishaa 1malyan subscribe ah runtii iyo ka bdn ,waxaa i soo jiitey magaaladii is dhiibi weydey ,mashaa ALAAH ,macno mug weyn cadowyadii soo galey mareykan ,ithoobiyaan iyo mustaqbalka dhow atmis ,waa magaaladii ay kala kulmeen cashar lama iloobaan oo ay aflaam ka sameeyeen ,waa magaaladii soomaali ku qortey taariiqda cusub iyo tii horeba iney yhn geesiyiin aan la maagin ,ku caan ah dadkeedu qalbi nadiif ah soo dhoweyn iyadoo intaasoo dhibaato ah mareysa. Gacantaad ku duubtey iyo afkaad ku amaantey caano iyo malab wll AYUUB.from muqdisha ,xamar cadey .
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Жыл бұрын
@@audijooyjoy7976 dad wanaagsan waan nhy lkn nidaamkii baa khaldane ,kitaabka iyo zunaha kuwa qaata ALLE ha inaga dhigo oo ku dhaqma ,kaasbaa na walaaleyn kara soomaali oo idil .from muqdisha
@bradyjgunn
@bradyjgunn Жыл бұрын
Thankyou Ayub, for showing us how far Muqdisho (Mogadishu) has come since I was there on Operations for the Australian Defence Force in 1993. It is wonderful seeing how far they have come, such a resilient people. Hopefully in the near future it will be safe enough for foreigners like me to visit so I can bring my wife and children to see what I could see, what was underneath, a beautiful City and People. It broke my heart leaving when we all felt the job was not done. Somalia is always in my Heart and Thoughts.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
It has changed a lot despite the challenges of insecurity. Security it's at its best now because the terror group Al Shabab lost ground totally almost in central Somalia and now the remaining part to South will be defeated . By end of year they would lose every territory! Already the dividends past weeks have been felt in Mogadishu with security and people out at night shopping and eating out. With the vast oil and gas Somalia has and strategic location it's in can become a Bluewater economy with Africa longest coastline and at crossroads of world trade at its doors . Glad you didn't forget ! Thank you ✌️❤
@skyshooter4009
@skyshooter4009 Жыл бұрын
Thanks. The infrastructure was completely destroyed by endless wars. But, the city has lots of developments and beautiful neighborhoods like Dar es Salaam. Despite insecurities, internal conflicts and foreign countries meddling with Somali politcs the people are still building for a better tomorrow.
@ayubshow
@ayubshow Жыл бұрын
Thank you so mcuh much it’s my pleasure to share my people the positive of Somali regions
@amorthentiae
@amorthentiae Ай бұрын
I want to come to Mogadishu soon. Greetings from Türkiye
@aesthete7227
@aesthete7227 Жыл бұрын
*MashaAllah May Allah protect Somalia 🇸🇴*
@biyowaynwayn5123
@biyowaynwayn5123 Жыл бұрын
Sxb Ayub waad ku mahadsantahay sida wanaagsan oo aad ubaahinayso wanaaga iyo quruxda moqdisho waxaa nadhibay kuwo janabi ah xumaanteeda faafiya❤❤❤❤
@Humblegirll
@Humblegirll Жыл бұрын
Masha allh mogdishu allh ha barakeeyo from hargeisa 🙏🏼🫶🏼🫶🏼🥰
@saadiqxasan1293
@saadiqxasan1293 Жыл бұрын
Muqdishowaan iman inshalaah from burco
@cumarinziini3899
@cumarinziini3899 Жыл бұрын
​@@saadiqxasan1293 marqaanland muqdisho gala bakaaraha maad umaleeneysaan 😔
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Жыл бұрын
@@saadiqxasan1293 gacmo furan ku soo dhowow ,minanka minankaaga waaye ,ha is martiyeyn ,macnuhu waa gurigu waa gurigaaga marti kama ihid ,from muqdisha cadeey .
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Жыл бұрын
ALAAHUMA aamiin,cadowga xalane fadhiya ALAHA naga bixiyo,sidoo kale xbbti waan kaa qabnaa wllo,qurux iyo dad qaboow ugu imoow soo dhowoow.
@aidenhassan37
@aidenhassan37 Жыл бұрын
@@cumarinziini3899 kani waa Darood ee waxba muqdisho laga waydiin maayo ee soo dowow walakay
@HassanAhmed-lq7mk
@HassanAhmed-lq7mk 6 ай бұрын
Thanks my brother to show as well mugdisho ❤❤❤❤❤
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
Masha allah muqdisho siraadan❤illahay nabada iyo horumarka haw siyaadiyo nabad iyo barwaaqo waarta❤
@Jamal.145
@Jamal.145 Жыл бұрын
Walahi waa barnaamij aad iyo aad u qurux badan Viva Muqdusho Viva SOMALIA Viva Somalinimo
@CilmiChannel1
@CilmiChannel1 Жыл бұрын
Muqaal xirfad iyo tayo leh. Mahadsanid mr Ayuub
@SiadMA
@SiadMA Жыл бұрын
Ayub is a talented storyteller. I enjoyed every second of the video 🙌
@alimohamed2491
@alimohamed2491 Жыл бұрын
I hope we can destroy tribalism and Al shabab Somalia would’ve looked better than this never been to Somalia inshallah one day I will thanks for showing us the best side of the motherland brother
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Masha Allah tabaarakalah ilahay Swt ayaa mahad leh salansare ayuub yare 🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️
@anabmahamed1642
@anabmahamed1642 Жыл бұрын
Ilaahay ha noo barakeyo wadankeeni hooyo. Ameen.
@Aisha-kg6sw
@Aisha-kg6sw Жыл бұрын
Thank you Ayub for sharing beauty of muqdisha cadey❤❤❤❤ Allow nabad waarta sii dhulkena iyo dadkenaba ❤❤❤
@Kassimyare
@Kassimyare Жыл бұрын
Beautiful city of #Mogadishu #Somalia 🌆🔥🇸🇴🎉🥳🔥
@sadammohamed5176
@sadammohamed5176 Жыл бұрын
Dhulkena wa dhul qurxon dadyow gena burcad alaha isku mariyo amini alaha siyo wan ku faraxna muqalada qurxoon ee wadankena huuno
@sm.5191
@sm.5191 7 ай бұрын
muqadisho cadeey dhulki hooyo aloow nabaad waarto nasii❤❤❤❤
@user-cx4nl9hr4z
@user-cx4nl9hr4z 3 ай бұрын
Qaabeeynta iyo warbixintan waa midii ugu quruxbadneyd ee aan arko ayaan dhihi karaa,
@abdiallah614
@abdiallah614 Жыл бұрын
Qabiil ku ha dhaco from Somaliland
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Жыл бұрын
Aamiin yaa arxama raaximiin
@losman1997
@losman1997 Жыл бұрын
WAA MAGAALO QOLAMAAD TAHAY AAN LAGA AQOON REER WAQOOYIGEENA WAY INAGAGA FIICANYIHIIN TAAS
@maahirosman8944
@maahirosman8944 Жыл бұрын
Thanks brother you inspired me to come back home Insha Allah I will visit soon, is being 25 years 😢what beautiful mini documentary
@ahmedadam3537
@ahmedadam3537 Жыл бұрын
Insha allah bro
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Masha allah brother Hadi ah jirto wax Mahadsanid ka badan oo qof la dhaho waa mudan thy keep going brother
@ayubshow
@ayubshow Жыл бұрын
Waa magaaladaydii Muqdisho
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Жыл бұрын
It's beautiful and provisional photography thanks for you're sharing with us the good side emages of Muqdishu City
@khaliddauud9159
@khaliddauud9159 Жыл бұрын
Waaa ,wadngika waa jeclhy Zxp Xamar ❤😊
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 5 ай бұрын
Casimada somalia wa ina taaga nalaalka casanka ah kuwasa sosara Quruxda magalada ogataas
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن
@MascuudXikmaawi-me4us
@MascuudXikmaawi-me4us 11 ай бұрын
Guul baan idin rajeynayaa kuligiin soomaaliyey meel kastoo aad joogtaan Shanta soomaali guul❤❤❤❤😊😊😊😊
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Waaw waaw mashallah runahanti xamar cadey ayad ishclesisay qurux iyo sojidashad magalad Mogadishu Love ❤️ Love ♥️ cadi mahan walahi mahasanid walalkey jisakallah ❤❤❤❤❤ mar un ayan dalxis utagi dona xamar cadey inshallah ❤️
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Жыл бұрын
Great report 👏🏽 amazing camera work very professional and you really showed the beauty of xamar MASHALLAH.
@ayubshow
@ayubshow Жыл бұрын
Thank you
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
​@@ayubshow Well done for the report! Maybe you can film the new Suzuki official dealer in Mogadishu and the new Juba Hypermarket which are impressive ✌️
@ugaasoyarey2442
@ugaasoyarey2442 Жыл бұрын
Mininka mininkaa waaye soo dhawoow intii lagu dhoho aaba qalad eh😂❤️❤️
@buullebarre
@buullebarre Жыл бұрын
it was so joyfull to watch, the drone the content and how you narated it was fantastic ,well done
@NuuraAadan-qu1ve
@NuuraAadan-qu1ve 8 ай бұрын
Manshallah tabaarakallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ek3om8vk7i
@user-ek3om8vk7i 7 ай бұрын
Maasha allah.
@cabdirahmancabdulahi
@cabdirahmancabdulahi 17 күн бұрын
muqdisho waa magaalo niyad jabka ceeb katahya waa magaalo aan isdhibin waa magaalo dulqaad leh soona saarta dhainyara badan haba kucasiyaane magaladii ilbaxa magalada aan laga aqoon qabiil alle ha kuxifdiyo from warta nabadda
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha alllllah❤
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub 🎉🎉
@khadramusse3725
@khadramusse3725 Жыл бұрын
❤Masha Allah Tabarakallah ilahay xafido reer Mogadisho iyo meelkasta oo somali joogto
@halimahussein2000
@halimahussein2000 Жыл бұрын
maansha alaah beautiful city ❤❤❤
@user-cx4nl9hr4z
@user-cx4nl9hr4z 3 ай бұрын
Thankful ayuub
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 5 ай бұрын
Ilahow barakeey
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 5 ай бұрын
Mashallah
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 6 ай бұрын
mash allah😊❤
@goljanogsm
@goljanogsm 11 ай бұрын
Maashaa ALLAAH Masjidkaan waa masjidka sh Axmed Jimcaale uu dhisay Aakhiriyo aduunba inaad barwaaqawdo RABI AYUUNBAA Bixiya, MABRUUK
@user-qb9ld9zn4z
@user-qb9ld9zn4z 6 ай бұрын
masha allaah❤❤
@ramatgan1
@ramatgan1 Жыл бұрын
The city needs wider roads, parks, cycle lanes. We need joined up thinking. People are building chemical factories next to houses in other countries this would be banned and there would be industrial areas outside the cities.
@SKY........63
@SKY........63 Жыл бұрын
Masha Allah walalo ad ayay muqdishu u qurux badan tahay 💯
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Hambalyo horumar wacan dalkeyga 👍🙏❤️🇸🇴
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
👍👍 thanks ayuub mogdishu best all Somali city 💕💕💕💕💕💕
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 Жыл бұрын
Masha allah Kanyari waa fariid ❤❤❤❤
@realonearthangelofficaldivardw
@realonearthangelofficaldivardw Жыл бұрын
♥️💯‏🇸🇴ما شاء الله ♥️💯🇸🇴
@healthsupporter5276
@healthsupporter5276 Жыл бұрын
MashaAllah one of the best videos about Muqdisho❤️❤️❤️👏👏👏👏keep going forward bro
@ozameomar9892
@ozameomar9892 Жыл бұрын
Guulayso bro
@qataarqato1367
@qataarqato1367 Жыл бұрын
Mnsha allah bro
@user-ew9ub4zb4f
@user-ew9ub4zb4f 4 ай бұрын
Awesome
@libanahmed2269
@libanahmed2269 Жыл бұрын
It's wonderful my home city to see like tha.t muqdisho is shining again. God is great 🎉❤❤ It's spret of the people because they never give up. It's so buetyfull mashalah 🎉❤❤
@blueskull1119
@blueskull1119 Жыл бұрын
This is what we need progress and stability
@Jamal.145
@Jamal.145 Жыл бұрын
Maan shaa allah weeye Thank you so much brother Ayuubow 🙏
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Amazing, beautiful my homeland ❤️❤️❤️❤️💙💙
@SafiaAkib-ct9cf
@SafiaAkib-ct9cf 7 ай бұрын
Thankyou abaawe
@falastiinamiin9284
@falastiinamiin9284 Жыл бұрын
Masha allh magaladeydi❤️❤️
@ikramfarah2118
@ikramfarah2118 Жыл бұрын
Masha Allah mogdisha alle xifdiyo dadkeda
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Mashaa allaah excellent video
@saed404
@saed404 Жыл бұрын
Moqdisho kaliya waxa u dhiman in loo sameeyo wadooyin casri ah oo biyo fadhisaneynin , dhismooyin ayaa ku socdo magaalada laakin wadooyin ma jiraan iyo nadaafad xumo iyo qashin ayaa ka buuxo meelo badan muqdisho.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Maansha Allah, thank you brother
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 9 ай бұрын
Mashallah moqdishu is coming back
@armes4189
@armes4189 Жыл бұрын
Wow! Masha Allah! Waad mahadsantahay runtii inaad wadankeena quruxdiisa na tusto. You earned my SUBSCRIBTION!
@MUSTAPHAOSMAN85
@MUSTAPHAOSMAN85 Жыл бұрын
Maashaa allah sxb horey I soco cameradada iyo duubistaada caadi maahan, sxb soo badi muuqaalada muqdisho, one video is not enough.
@asalamsky3546
@asalamsky3546 Жыл бұрын
mashallah
@faanoole1238
@faanoole1238 Жыл бұрын
Sxb Mr ayub no sobadi sxb
@mus676
@mus676 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@abdijabar10
@abdijabar10 Жыл бұрын
Masha Allah Allah barakeeyo xamar cadey❤
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 Жыл бұрын
Maasha allaah
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Www ALLOOW noo xafid
@billalderking5034
@billalderking5034 Жыл бұрын
Mashaa allah ❤
@mandeeqhussen2021
@mandeeqhussen2021 Жыл бұрын
Masha Allah .🥰🥰🥰
@mogadishuviewsite6945
@mogadishuviewsite6945 10 ай бұрын
Mogadishu our Capital city❤
@mwanzo0011
@mwanzo0011 9 ай бұрын
Wad mahadsan tahay walal 12sano aan kamaqanahay magaladeyda si aan caadi aheyn ey isku bedeshay wxn urajeynaa horumar intas kabadan insha allah
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo ree muqdisho iyo somali oo dhanba
@abyanahmed5170
@abyanahmed5170 10 ай бұрын
Masha allah horu socod ayaan urajeynaa
@hanaabdikariim2831
@hanaabdikariim2831 Жыл бұрын
Mansha allah
@funnyboy614
@funnyboy614 Жыл бұрын
good job keep moving bro
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT Жыл бұрын
Msha allh
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Soomaalay dalkiina sidaa uwacan ayaynu ka sii ysacaynaa dadka sidan oo kle usoo gudbiya dalka quruxdiisa naga daaya qaraxayda iyo dilalka bernta ah ee aad noo gudbinysaan mhdsind ayuub
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Well done! Ayub.
@sakariyeabdi9433
@sakariyeabdi9433 Жыл бұрын
Manshaallh ilahay haw siyaadiyo❤️
@freshlygaming6258
@freshlygaming6258 Жыл бұрын
Mashalllaah
@umusafa9915
@umusafa9915 Жыл бұрын
aduunka orad badana cunugan hada dhow isago yar ayuu barnaamijka caruurta kaso deen jire HCTV mansha allah ayuub allaha ku xufdiyo walalkey
@shankerle8368
@shankerle8368 Жыл бұрын
Mocha Allh ❤
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Waad waad waaaw 😍😍✌️✌️✌️
@yacquub111
@yacquub111 Жыл бұрын
M.alh muqaal waqti kubaxay Hal jsbuuc ayeey kuugu qaadatay ayaan filayaa inaad soduuubtay cajiib
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Iam so happy to see mycountry
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
Good old days loved
@salahyare7472
@salahyare7472 Жыл бұрын
Nice city mogadisho
@himiloqatan4992
@himiloqatan4992 Жыл бұрын
Maasha allaah tahanks
@qadar143yare2
@qadar143yare2 Жыл бұрын
M.a soomalia 🇸🇴❤️❤️❤️
@Aa-qx3dw
@Aa-qx3dw Жыл бұрын
Somali 🇸🇴🇸🇴💙💙💙😍😍😍🥰🥰🥰🤲🤲
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Masha allah sharaf iyo karaamo ayub show
@maxamuudmataan4377
@maxamuudmataan4377 Жыл бұрын
Brother
30 Jir Soomaali ah oo sameeyey Malaayiin Dollar ah !
13:29
AYUB SHOW
Рет қаралды 12 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 37 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
Cuntada wadooyinka muqdisho | STREET FOOD IN MOGADISHO 🇸🇴
15:25
I DID NOT expect this in MOGADISHU!
20:09
Callum Abroad
Рет қаралды 77 М.
DAHAB TOWER | Mogadishu's Iconic tower
7:41
Jimcaale Deals
Рет қаралды 100 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 339 М.
Gabar dhalin yara ah oo dhista guryo Qurux badan
5:30
Universal TV
Рет қаралды 45 М.
MUQDISHO STREETFOOD CUNTADA WADOOYINKA 🇸🇴
14:16
Maaweell
Рет қаралды 73 М.
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 246 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН