No video

Muuse wuxuu noqdey Tuke waxaa tiri Xildhibaan Caasho Koos ka tirsan DF joogtana Laascanood

  Рет қаралды 17,455

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Xildhibaan Caasho Koos oo ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda Awdal ayaa booqasho shaqo ah ku joogta Laascaanood tirina Awdal State wey soo socotaa Muusana wuxuu noqdey Tuke canbaar leh
Join this channel to get access to perks:
/ @ayrotv
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 54
@djamamoumin23
@djamamoumin23 Ай бұрын
Woooow Aicha koos med Omar inaadeer horow soco .
@user-vz6ti2oo4z
@user-vz6ti2oo4z Ай бұрын
Asha koos fariid Masha allah
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Ай бұрын
Naagtan Futada waxa ka wasijire Mahad Saland.
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s Ай бұрын
Inshaa allaah way guullaysan awdal state soommaalli ya ha noollaato
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Ай бұрын
Naagtan Futada waxa ka wasijire Mahad Saland.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Asha❤ mustaqbalka hablaha waqooyi 🇸🇴🌹
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
Somali mideeysan waa guul weyn ❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 Ай бұрын
caalool kuma jirto awdal iidoor. Wax xoog ah kuma leeh
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
Malaa inanta hadalkeeda maad fahmin ee ku noqo, Juqraafiga dalkeen hadii aad wax ka taqaanid awdal halka ay ku taalo waad taqaanaa “caloolnibiri” 🤔
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 Ай бұрын
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi haa awdal waxay ku taala iidoor iyo ciise dhexdoda balse waaligood. Bay joogan ee reer awdal baa halgaa is dhigay
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
@@halimodhinbil5362 Ceeb Alle ayaa ka hufan kol haddii aad fahantay inanta hadalkeedii xog ogaalna aad tahay, Reer Awdal halkaa ismay dhigin ee Juqraafiga dhuleed ayaa halkaa dhigay, dadaal kasta oo ay ku bixiyaan ka mid noqoshada maamullada Federaalka daadalkooda iyo dagaalkooda waa hal bacaad lagu lisay waayo marnaba ma helayaan meel ay federaalka kaga mid noqdaan, saddexda gaadiid ee lagu safraba (Gaadhi, Diyaarad iyo Dooniba) mar kaste waxa khasab ah in la sii maro dhul Isaaq, haddii ay noqoto bad iyo beriba Ethiopia iyo Somalilandba. Markii ay dhacday dawladii kacaanka Gobolka Awdal wuxuu ahaa meeshii uu labo bilood ka sii taagnaa calanka buluugu uu ka taagnaa, taas oo macnaheedu yahay imikaba waxaa ka dhaw Burco, Barbera, Hargeisa iyo Dila intaasi marka ay federaalku qaataan ayey iyaguna qadanayaa. Markaa reer Awdal halaga daayo ku wiirsiga 👋
@QabilaMoussa
@QabilaMoussa Ай бұрын
❤ guul
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
NAYAA. AWDAL. STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Ciise waa walaalkay anoo SAMAROON ah laakiin adigu waxaad tahay HABAR AWAL iskukaaya diri maysid
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
subxananllah awdal Soomalilnd kalay ka saar bal ama calanka shaydanka keen
@QabilaMoussa
@QabilaMoussa Ай бұрын
❤gull somalie
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
Zaylac+Lughaya = Zaylahaya State ha waarto 🤗
@QabilaMoussa
@QabilaMoussa Ай бұрын
❤gull somalie 2:43 2:47
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤awadal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Ай бұрын
Isaqiskumajiro. Lakiin. Intaxun axmaradaracday. Awalbayaxmaroahayen. Iyo. Inangumed
@user-gg6sd1st6b
@user-gg6sd1st6b Ай бұрын
Ayaad
@Jamaal-di7fv
@Jamaal-di7fv Ай бұрын
❤❤ 0:10
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Ай бұрын
Muuse waa Tuke baahan, Qaaq Qaaq.
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
NAYAA. DHUUL KAA. CIISE. AAF KA KADAA
@aliabdi8873
@aliabdi8873 Ай бұрын
Marna waxa aad leedahay waa cadaw mana waxaad ku sheegaysaa
@Hciid
@Hciid Ай бұрын
HAMBALYO HAMBAYO. HAMBALYO WAA WAR LAGU FARXO WIXI SOMALI DHAB AH
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 20 күн бұрын
Nacamlaynta naag baad u tahay.naale diidna naar gashaad u tahay.nasiinadaadu waa waqooyi.bartaabaad nasab ku leedahay.naftaaduna nolol ku haysaa.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Dadka aaminsan fikirka kala go'a waa ka xunyahiin kana qatar sanyihiin kan khawaariijta ama argagixisada
@YasinMohamed-jn4by
@YasinMohamed-jn4by Ай бұрын
Doqon duudley
@saeddahir7600
@saeddahir7600 7 күн бұрын
Tukuhu waa xayawaanka ugu dareenka dheer goormaad wax dareentaa baa layidhi marka laba nin is eegaan laakiin aduu xuushaa tahay marka dhagax kugu dhaco midna kugu soo socdo
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
Uursamale waayshaqan waayda
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q Ай бұрын
Xildhabanadey caasho koos calosha nabari aad ku jirto ma afkaga hoosaa ku jira calool nabari waa dhici karta afka hoose dumarku iyagoo raali uga ah u kala fidiyaan isaaq iyo hawiye iyo jareer maxaadse laascaano u qabaten xildhabanadiy kooxdina xamar ka talisa idinkaa burburinta qayb ka ahaa xasan madaxda idin ah iyo madaxweynaha jabuuti waxaad rabtaa inaanu ka saarno laascano rag baa xoraystay dhulbahante wataad dawanaysay dhagax jidadka dhigayay af ka nool baad tahay qariib kun edeb xamar ku noqo
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t Ай бұрын
Taariikhda macalin leeyahay ? Beelaha dega gobolada waqooyi galbeed ee iyagu isku magacaabey maamulka Somaliland waxa loga baahan yahay DOORASHO xor IYO xalaal ah oo Lagu kala baxo si ummadu nabad waarta u heesho. Taariikhda macalin leeyahay wuxuu idin sheegaya in la dhisay awdal state markey taariikhdu ahay 11 ki March 2011 oo ay ka horeysey khatumo state iyada oo ujeedku ahaan in lahelo nolol iyo nabad buuxda . Waxa jirtey in 1954 ti dawlada ingiriisku bixisay dalweynaha riseef area oobmaanta lo yaqaano somali state of Ethiopia. Waxan intaasi raaca in xisbiga SYL u soo gaadhey magaalada jig jiga 1953 1954 oo noqdey xisibiga xornimo doonka ummada somaliyeed oo dhan , waqtigaas dabeyshi SYL ayaa sidii dufaanta u soo gashey British protectarte of Somaliland taasi oo kicisay dadweynihi reer Somaliland oo dhan kenteyna kacdoon xornimo doon iyo moojadu siyaasadeed oo ka bilooday awbare ,borama Hargeysa iyo burco ilaa ingiriska lagu qasbey inuu bixiyo xoriyad buuxda 26 ki June 1960 ki. Hanbalyo xildhibaan caasha koos oo si nadiif ah uga hadashey caasimada khaatumo taasi oo cadeyn u ah in midnimada somaliya soo gaadhey Magaalada oog oo calanka cawale ka babanayo isla mudo dhawna laga taagi ceerigaabo?
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
Taariikhda waad ku rafatee ku noqo 🤔
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
Taariikhda waad ku rafatee ku noqo 🤔
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 Ай бұрын
👍👍👍💪💪💪💪💪
@hamseGaara-ef6vo
@hamseGaara-ef6vo Ай бұрын
La waseen. Abaayo macmiil.
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Kkkk qabaadh uuqdadaysaan oo calool xuùmo isaaq haayso
@issaahmed4949
@issaahmed4949 Ай бұрын
AWDAL State viva
@Xiingalool
@Xiingalool Ай бұрын
Dhilo hawiye
@mahamouddjama7117
@mahamouddjama7117 Ай бұрын
Nacas dumarka caaya adigaa ciyaalkii Morgana dhiladii ku dhashay kawarayso
@dhamaysinajamac8192
@dhamaysinajamac8192 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
Maxamed Siyaad Barre ku shaqeystey Samroon iyo Dhulbahnte Wax Somali Jaceyl isu keeney keeney ma jiro hadana Daroodka Koonfur iyo Hawiye idinku shaqeysnya shaqaale idin ka noqtan uun baa reer kiinfur u ogayahey dadka ka soo jedaa Somaliland kolka qofka ku gancsan in Xamar looga taliyo reer Waqooyiga isgaa cirka caad ku og waxa la tijaabyey 31 Sanno la wada joogey 33 sanno la kala maqanyahe manta Somaliland waay ka dawladsantahey oo waa dhismey dhulka somaliland iydoon addunka wax badn siin ictiraafna Haysan waaney ka nabad wangsantey meesha qofba qof qasho ee Xamar ooy u sabab tahet Tuug uun madax ka noqata Xamar
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 Ай бұрын
Insha allh awdal way gulasan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Muuse 😂😂😂😂😂
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Ай бұрын
Calanka somaliyeed 1954 ayaa muqdisho laga taagay ; hargeysana 26 June 1960 . Meesha calanka lga keenay waa muqdisho ee hargeysa maahan .
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm Ай бұрын
Wa?aad ka hesho cidna wa?halasiin
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
AWDAL STATE. KUU. LAHAA. ADEER AWDAL STATE.OF.CIISE. 💯. KII. BAA .90. CIISE.AYAA IISKA. LEH. ADIIGA. GUDABIIRSII. WA. 💯. KIIBA. 13 AYAAD. KU LEE DAHAY. GOBOLKA AWDAL STATE. WALEEEEE. ADIIGA. AYAA LEEHEEE
@mursalaskar9854
@mursalaskar9854 Ай бұрын
Somali xanosan awdal uu dhan qadu hadad ku dhargaysu
@mursalaskar9854
@mursalaskar9854 Ай бұрын
borama mana ku darsada no uqdad iyo xumaan brother
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Waad
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Ай бұрын
Naagtan Futada waxa ka wasijire Mahad Saland.
@user-wo1sy9ng9w
@user-wo1sy9ng9w Ай бұрын
Beenaley naa xaaraan ayaa tahay
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 65 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 22 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 65 МЛН