Muxaadaro Cusub Sh Mustafe X Ismaaciil | Noqo Qof Wax Tar leh | Ankara Turkey | 2020

  Рет қаралды 578,497

kalshaale channel

kalshaale channel

4 жыл бұрын

Copyright : Kalshaale Channel
Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun [ Muxaarado Cusub ] Noqo Qof Wax Tar leh | Magaalada Ankara ee dalka Turkiga | Daawasho wacan

Пікірлер: 515
@guledomer7827
@guledomer7827 4 жыл бұрын
Wlhi sheekha kaliyaatee dhallinyarada fahma oo wax ku saabsan inta badan ka hadla waa sh.mustafe x.haaruun😘 Xaga dumarkana sheekh siciid raage💯
@najwadahir4745
@najwadahir4745 4 жыл бұрын
allow culumada noo barkeeh
@dayibaxmad6010
@dayibaxmad6010 3 жыл бұрын
حفظك الله ياشيخنا ونفعناالله بماعلمتنا
@ceeydiidcabdullaahi9176
@ceeydiidcabdullaahi9176 4 жыл бұрын
Sheikh mustafa xaji ismaacil haarun allaw danbigaada dhaaf
@umaymacawilcali4786
@umaymacawilcali4786 4 жыл бұрын
illhy ha ku danbi dhafo shekh mistfe
@fardussiciidayanle8762
@fardussiciidayanle8762 4 жыл бұрын
Maasha alaah alle ha ku xiftiyo shiikh
@qaazimali8923
@qaazimali8923 3 жыл бұрын
Filho udanbi dhaf
@qaazimali8923
@qaazimali8923 3 жыл бұрын
Ila hayow xaqa waafaji
@pestalented8485
@pestalented8485 3 жыл бұрын
runtiii waan ku raaxaystaa muxaadarooyinka sheikh mustafe allah ha xifdiyo🤲🤲🤲 jazakallahu khayra wajaza
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 3 жыл бұрын
@MOHAMED MOHAMOUD Me Too🙏🙏🙏
@khadarcabdi7143
@khadarcabdi7143 4 жыл бұрын
Maansha Allah sheekh mustafe ismaaciil abti alle ha ku dhawro iyo jano fardawsa alle ha ku geeyo
@hamdiabdirahman3322
@hamdiabdirahman3322 4 жыл бұрын
Aaàaamiin
@muusejuniorofficial7194
@muusejuniorofficial7194 4 жыл бұрын
Yaa allh umada somalieyd is jeclesii mel walba ee jogan dhulga alle waaa isku mid inkastow la rabay inee jogaan dhulka Somalida 💯💯💯❤ Like saar wall waa anigee
@siciidaxmed8928
@siciidaxmed8928 4 жыл бұрын
ILLAAHAY HANUUNKA IYO KHAYER KA .HA INA KARSIIYO INSHA ALLAAH JASAKUMU LLAAHU KHAYER CULUMADA WANAAGA INA FARAYSA.AAMIN AAMIN AAMIN
@engawilabdi6819
@engawilabdi6819 4 жыл бұрын
masha allah sh.mustafe x.ismaciil jazaka allah, muxadiro miisakeeda leh ayuu nalawadagay noqo qof waxtarleh aduunka guudkisa inta joogto.
@farduusmohamoud2285
@farduusmohamoud2285 4 жыл бұрын
Mansh Allah allaya xafidak sheekh Mustafa nasiib ban ku yeeshay inaan arko shalay
@saynabmohamed5397
@saynabmohamed5397 4 жыл бұрын
Abaayo fardowsa turki hadaa joogto fadlan waxba ku waydiin rabaa halkeen kala soo xidhiidha?
@jamalmohamed7
@jamalmohamed7 4 жыл бұрын
Aniga wan niyeestay meel ankara udhow ayan joogaa habenka soo bixi rabay ayaan baaqday arin ayaa iga qabsatay safarkeygi aad baa uga xumahay runti
@yasirhussein7126
@yasirhussein7126 4 жыл бұрын
Farduus Mohamoud Manshallah sheikh Bad hor fadhisateyba suldanki culimada Alle ha barakeeyo Ameen
@fihimaxasan7532
@fihimaxasan7532 4 жыл бұрын
Maashala alyacisag
@hasanmohamed6403
@hasanmohamed6403 4 жыл бұрын
Ala yubaarika
@kadarabdalla7232
@kadarabdalla7232 4 жыл бұрын
Ilahow adun iyo aaqiro danbigeyga iyo tan sheikh Mustafa ba dhaaf oo janatul firdow inogu bishare 🤲🏽🤲🏽
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Allah swt sh. MUSTAFE cimriga iyo caafimaakaba ha u dheereeyo si aanu u sii munaafacaadsano sheekhayaga karaamada badan sh. MUSTAFE rabbi adiga iyo anagaba iyo waalidiinteeniiba inta janatul fardawsa RABBI SWT ugu deeqo haynaga yeelo jasaakumu laahu khayran
@siciiddeeqciisecumar2337
@siciiddeeqciisecumar2337 4 жыл бұрын
Ilaahow noo xafid culimadeena dhalinyarooy cilmiga kala hadha culimada in shaa allah
@bintiyuusuf4441
@bintiyuusuf4441 4 жыл бұрын
Mansha allaaaaah wax badaaan ayaan kuutamaay in aan arko sheekh muustafe shalay ayaan nasiib uu ee shaaay
@nastexomaxamedjimcale3596
@nastexomaxamedjimcale3596 4 жыл бұрын
Masha allah shiqani ad ayaan ujeclahay ilahay ha dhooro
@abdihakinhassan4181
@abdihakinhassan4181 4 жыл бұрын
Allow culumadena madaxooda noraaji oo karaalinoqo ajarna kasii annagana nagayeel kuwii wax kuqaata oo nafahansi qeryka ya, rappi oo nagadhig kuwii diintoda dadkoda iyo dalkodaba anfaca ya,allah nabadbaadi aduun iyo aaqiraba aameen
@carruzcade4013
@carruzcade4013 4 жыл бұрын
Mnshalh culumadaH zomaliyeD ilahy cimri dherer iyo cafimad iyo cibado zuupan ilahy idinkaH paryayaH🤲
@najahali9926
@najahali9926 4 жыл бұрын
Masha aalah alla sheekhan Alle dartiis ayaan u jeclahy allow janada gee oo nabiga raaci scw😍
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi wlshy adoo mhdsan
@farhanhoussein9780
@farhanhoussein9780 3 жыл бұрын
Sheesh Mustafa xaji ismaacil haaruun waa mufakir caan ah
@ridwanugas9465
@ridwanugas9465 4 жыл бұрын
Mansha Allah tabarakallaah Alle ha xafido sheekheena sheekh Mustafa xaaji Ismaaciil
@salmaahnet7501
@salmaahnet7501 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله اكبر اخي العزيز مصطفي حاجي اسماعيل
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 4 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد 💚
@abdirizakhared9032
@abdirizakhared9032 3 жыл бұрын
Mashaa'allaah waxaan haysaanaa Sh.mustafe haji Ismail waa hadiyad alle nasiiyey alle ayaa mahad leh
@effythoughtschannel2567
@effythoughtschannel2567 4 жыл бұрын
Ninkani wa nin naftisi iyo dintisaba meel dhigaya masha allah
@zhekhawiofficial9015
@zhekhawiofficial9015 4 жыл бұрын
Mzha alllah AlleH culimada Ha inoo DaayoH mzha allah
@yasirhussein7126
@yasirhussein7126 4 жыл бұрын
Manshallah sheikh mustafe Xaji ismaciil harun wa hadyad Alle siiyey dadka islaamka oo dhanba Allahu Akbar Alle ha barakeeyo
@abdikariimbicirif3860
@abdikariimbicirif3860 3 жыл бұрын
Sh.mustafe x.ismaciL philosopheR 🙏❤
@abdiaziizofficial9669
@abdiaziizofficial9669 4 жыл бұрын
Dr.mustafe Haaji Ismail Haarun Aw yuusuf ilaaahay cimrigaH iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo shaykhanaaa waa hantidah diineed ee soomalidaH u hadhay shaikhani runtii ilaahay janada haynagu kulmiyo ameein aamein
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Subscribe isaar channel kayga adoo mhdsan
@najmodeirie1673
@najmodeirie1673 4 жыл бұрын
Msha allh alow culimadeena soomaaliyeed xafid oo barakeey YAA ALLAAH ANAGA KUWII KU DAYDA OO MAQLA NAGA DHIG AAMIIN
@harunabdirahman5251
@harunabdirahman5251 4 жыл бұрын
Jezaakallahu kheyraa sh mustafe adiga iyo culimada soomaaliyeed ee kale
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 4 жыл бұрын
MashaAllah Allow culumada somaliyed barakee kuwa ayaga cml ah Allow nooso badi somalia Allow nabad kadhig🇸🇴🤘🏻♥️♥️😥😫
@hibaxasan5953
@hibaxasan5953 4 жыл бұрын
امين
@kinglion5852
@kinglion5852 4 жыл бұрын
🤘waa astanta shaydanka
@NSalah2006
@NSalah2006 4 жыл бұрын
king lion Haa waa rune adna haku sii cilinnin. Waxii xun lama sii wad wado.
@NSalah2006
@NSalah2006 4 жыл бұрын
Fatuma Yussuf Calaamadaa labadaas farood la taagay waa shaydaanik ee ha istic maalin wallal.
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 4 жыл бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@sacadbukhari7665
@sacadbukhari7665 4 жыл бұрын
MasHa allaH Sh. Mustafe X. Ismail Harun baarakallaH SheikH❤
@mohamedfarah6830
@mohamedfarah6830 3 жыл бұрын
Ilaahay caafimaadka iyo caqliga hakuu barakeeyo
@saidsaidhassan7854
@saidsaidhassan7854 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe allaahey ha,udambi dhaafo allahey dartiisa ayaan ujeclahey allaha kuxifdiya
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 4 жыл бұрын
Ma sha a Alaah ilaahayoow sheekha noo xafid noonabarkee Cimrigiisana dheeree Aamiin yaa Rabi
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi adoo mhdsan
@abdiphatahkayse4261
@abdiphatahkayse4261 4 жыл бұрын
Mnsh Allah shiikh Mustafe allow barakeee
@awsalool5313
@awsalool5313 4 жыл бұрын
Kalshaale fadlan ka daaya xayeysiiska muxaadarada soo kala dhex gelaya dhawrkii daqiiqaba. Qofku maba daawan karo muxaadarada. Meel kale ka raadiya dhaqaale.
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 4 жыл бұрын
💚💚💚 علماء الصوماليا 💚💚💚 Ale ha xifdiyo culimada somaliya aaaamiiiiiin
@mohhajamma5249
@mohhajamma5249 4 жыл бұрын
Fatima zaqadhi a
@sali9maabdisalam273
@sali9maabdisalam273 4 жыл бұрын
@@mohhajamma5249 💞
@jacopabdurahmanali4408
@jacopabdurahmanali4408 4 жыл бұрын
جزاك الله يا شيخ مصطفى الله يحفظك
@faadumofaraxjaamac5743
@faadumofaraxjaamac5743 4 жыл бұрын
Maashalh jasaakalh khyr shiikhunaa
@umumohamed9786
@umumohamed9786 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن لاحول ولاقوة الا بالله
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 жыл бұрын
الله يحفظهم شيوخنا ويطول أعمارهم يارب illahayow nabad nooga dhig wadsnkeena
@halimahassan5787
@halimahassan5787 4 жыл бұрын
❣️❣️❣️💖
@cabdulqaadirxasan7003
@cabdulqaadirxasan7003 4 жыл бұрын
Masha Alaah Shiq Mustafe waa Calin wanagsan waliba Culumada Somalia kuwa ugju wanagsan ayuu ka mid yahay Mana ahan Culimada ka hadasho Firqo hebel iyo firqo hebel
@sali9maabdisalam273
@sali9maabdisalam273 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍
@sulaymanxasanmaxamed9388
@sulaymanxasanmaxamed9388 4 жыл бұрын
Ilaahaw noo gargaar oo naga yeel kuwa isku so laabta oo is fahma dhulkodana khayraadka ku jira ka faaidaysa Allaw noo daa culimada aamiin
@NSalah2006
@NSalah2006 4 жыл бұрын
Maasha Allah ALLOW khayr ka sii dhamaan culumada acmaashooda wanaagsan.
@diibashkir3266
@diibashkir3266 4 жыл бұрын
Mashalaah
@quruxdaafirca2945
@quruxdaafirca2945 4 жыл бұрын
Scw scw mnshallah alle haydin xafido 😍🙏
@xamdadaauud6325
@xamdadaauud6325 4 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay haku xafido akhiro iyo adunkaba khayr iyo adunkaba sheekhe
@csxcsx5676
@csxcsx5676 4 жыл бұрын
m.a ilaahow cimriga kuudheeree ilaahow aaamiin aaamiin
@xaawoxasan8176
@xaawoxasan8176 4 жыл бұрын
Walaahi want ilmeeyay ilaahoow culimadanoobARAKEEY
@qanciyoool1825
@qanciyoool1825 4 жыл бұрын
M.a waa maxaadaro cajiib ah
@roodacadbi5518
@roodacadbi5518 4 жыл бұрын
Illahay haku xafido shiikh
@mohamedabdourahman4722
@mohamedabdourahman4722 4 жыл бұрын
Mashallah tabaraka Allah JAZAKA Allah khyr sheikh mustafe
@nailaschannel2275
@nailaschannel2275 4 жыл бұрын
Mashallaah
@haweyaali2904
@haweyaali2904 4 жыл бұрын
Illahay ha idin barakeeyo sheeqyadeena
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 4 жыл бұрын
Ma shallah tabarakallha ❤ ❤ labadaa sheekh ee an jecelahy sh mustafe iyo sh sacid ragee
@nourabdihussein3013
@nourabdihussein3013 4 жыл бұрын
ما شاء الله يطولك عمرك يا شيخ عطيم
@ubahindho3414
@ubahindho3414 4 жыл бұрын
Manshaa Allah jasaakallaahu khayran Shiikh Mustafe Haaji Haruun 👍
@jamacfarax4424
@jamacfarax4424 4 жыл бұрын
Asc
@mukhtaarmaxamedxasan2363
@mukhtaarmaxamedxasan2363 4 жыл бұрын
M.Allah sh.mustafe waa hormoodka culimada somaliyed khyr ale hasiiyee
@osmandahir9729
@osmandahir9729 4 жыл бұрын
Masha Allah allow xifdi culumadena anaga nahanuuni
@cabdikoor2644
@cabdikoor2644 4 жыл бұрын
Mansha allah ilahaya hana fahansiyo
@dayibaxmad6010
@dayibaxmad6010 3 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
Masha allaah *muxaadiro* midho leh ...
@aminoxayle8116
@aminoxayle8116 4 жыл бұрын
Maasha alllaah sh. Mustafe illaahey habarakeeyo culumadeena
@hafsabashe7585
@hafsabashe7585 4 жыл бұрын
mansha allah tabaraka allah illahy jaza.igaga jano haka yeelo sheikh mustafe
@warewaagdtyhj2245
@warewaagdtyhj2245 4 жыл бұрын
Ilaahoow noo xafid culumadeena somaaliyeed yaa rabi nagu dil khaatumo wanaagsan🤲🤲🤲
@MohamedAmin-pd1hv
@MohamedAmin-pd1hv 4 жыл бұрын
manshalaha sheik musdhafaa barakallahu fika
@caydiidibrahim5636
@caydiidibrahim5636 4 жыл бұрын
M.A ilhyo culimad noo raji 🤲
@ibrahimhamid8244
@ibrahimhamid8244 4 жыл бұрын
Masha alh sheekh mustafa allah barakeeyo iyo dhamman musliminta aan ku dadaalno barashada diinta wadanken allah nabad noga dhigo
@seynabsmsamatar2857
@seynabsmsamatar2857 4 жыл бұрын
Mashaa alaah ilaahay ha nooxiftiyo mushiikhdeena
@kadermohamed2021
@kadermohamed2021 4 жыл бұрын
Jasakala khayr Sheikh mustafa
@shukriwarsame5442
@shukriwarsame5442 4 жыл бұрын
Shiq mustafe waan kusalamay alaah hakuxifido amiin
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
Masha Allah❤Malinta way idhaaftay ima suurtobin inaan tago Allaw sheekhyadena nooxafid🤲🏻
@abdiaziizofficial9669
@abdiaziizofficial9669 4 жыл бұрын
Queeny Ismail illaHay xaqaH haku waafajiyoH zizY🌹🖐
@boqorkabartamaha7188
@boqorkabartamaha7188 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@yusraahmed2447
@yusraahmed2447 4 жыл бұрын
cimridheer cibada suuban kuu rajeynaa sh Mustafa barakaallh
@kadijasalah8771
@kadijasalah8771 4 жыл бұрын
scw scw jazakallah kheer sheekh illaahey hakuxifdiyo aamiiiiin
@adowmuhumed4325
@adowmuhumed4325 2 жыл бұрын
ALLOW ASAGOKALA IGADIG AAMIN DAHA ALLOW DARKA NABIGA HAKAWARAWIYA
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 4 жыл бұрын
Mansha Allahu Alle ha inagu Anfaco sheekhana miisaanka xasanaadka ha ugu daro Aamiin
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 3 жыл бұрын
Maansha allaah sheekh mustafe illaahay ajar hakaa siiyo
@samiahusen3737
@samiahusen3737 4 жыл бұрын
Maasha allah sheekh illaahay ajar hakaasiiyo
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi abayo
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 4 жыл бұрын
Mansha Allah ilhay ha idin xafdiyo culimada soomaaliyeed
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 4 жыл бұрын
maasha allah ilaahey ha xifdiyo culamadeena dadweenahana allaha ka dhigo ku wii ku anfaca muxadarada kuna waana qaata
@xasancabdiraxmaantuuri2703
@xasancabdiraxmaantuuri2703 4 жыл бұрын
masha Allaah shiikheena kheyr Allaah siiyo anagana illaahey ha,inaga dhigo kukii muslamiinta iyo kuwa baadiyeysan waxtaro
@sadiaahmed1947
@sadiaahmed1947 4 жыл бұрын
Ilahayow Ku barakeyo shiqa
@yusufnageeye3670
@yusufnageeye3670 4 жыл бұрын
Masha allaah shekh mustafa xaji ismaciil jazakallaah allaah ku xafido shkekha allaah dartisa ayan u jeclahay
@abdulahiibrahim926
@abdulahiibrahim926 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe iyo dhaman culumadena allaha bArakeyo
@hafsaawil3938
@hafsaawil3938 4 жыл бұрын
Mansha alllah mansha allah mansha allah alle haydiin xafiido culumada
@daalac1276
@daalac1276 4 жыл бұрын
Mansha allah eng Ahmed abdikadir Alle ha inaga dhigo kuwa ugu wax tarka badan
@cabdikoor2644
@cabdikoor2644 4 жыл бұрын
Mansha allah
@malyundahir9711
@malyundahir9711 4 жыл бұрын
Masha Allah culimada Allaha noo daayo😍🤩
@ayaanhassanibraahiim7810
@ayaanhassanibraahiim7810 4 жыл бұрын
Allah nooxafido culamadeena 🤲
@munaismail6751
@munaismail6751 4 жыл бұрын
Msh allh sheekh Mustafe alle haku xiftiyo
@halimaalawi3044
@halimaalawi3044 4 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الله، 🌺🌻👍
@shariifosharif2094
@shariifosharif2094 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah Tabaaraka Raxmaan Allahayow noo xifdi Culumadeena waa dhaxalkii Ambiyada ee.
@hafsaqeydle7378
@hafsaqeydle7378 4 жыл бұрын
Masha allaah sh Mustafa allaha ka ajar siiyo muxadaradan qiimaha badan
@cabdiqaadiraxmed9875
@cabdiqaadiraxmed9875 4 жыл бұрын
Mnzha allh shiikh allh jannada haku geeyo🤲🤲
@mukhtaarmukho484
@mukhtaarmukho484 4 жыл бұрын
allaah hkaa abaal mariyo sheekh
@zudaysifaysal9832
@zudaysifaysal9832 4 жыл бұрын
Ilaahy ha kubarakeeyo
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
Maasha Allah oo dhalinyaro badanbaaba jooga ileen meesha 😱 Allahumabarik
@Toox774
@Toox774 4 жыл бұрын
Allah ha ku xifdiyo sh mustafe waa nuurkii ummada❤
@maymuunamaxamed8074
@maymuunamaxamed8074 4 жыл бұрын
Masha alah shikh mustaf DAC wada waxbadhan masha alah masha alah
@siciidamiir5278
@siciidamiir5278 4 жыл бұрын
Mashallah abtigay qaali Allow ikaa dhowr sheekh mustafe
@hoodocabdilahi53
@hoodocabdilahi53 4 жыл бұрын
Ilahayo nagu anfac waa sheekh ay nafteydii ka raali tahay🤲🤲💋💋
@iman1527
@iman1527 2 жыл бұрын
Hodo Allah ku xafido Abayo 😍😍
@haldhaa804
@haldhaa804 4 жыл бұрын
Ilaahoow culimadeena cumrigooda dheeree Janata Farduusana ugu bushaaree. Allahuma Aamiin
@cabdirahmanhashi7795
@cabdirahmanhashi7795 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin wllo
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 4 жыл бұрын
Ala ha barakeeyo sheekha oo cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo inana haynagu anfaco
@ibraahimsheekhaden9762
@ibraahimsheekhaden9762 3 жыл бұрын
Masha alah alaha ku saaro misanka xasanadka shekh mustaf
@deqoabdullahi5817
@deqoabdullahi5817 4 жыл бұрын
Illaahoow dhulkeena hanagu dirin ,wadamo kale ayey buux dhaafiyeen wadanki laga carar
@cabdiraxmaanaadam2811
@cabdiraxmaanaadam2811 4 жыл бұрын
Wllo wadankeena waxay dadku ujeclaysanayaan inay kayaacaan waxa yaala weeyi ee qabiilka ah sixir bararka ah shaqa laanta ah dhakhtaro xumada ah walibana la dooranayo inta waxma tarayaasha ah taasaa ku kali faysa inay ka baxaaan dalka.
@asmaakulmiye8218
@asmaakulmiye8218 4 жыл бұрын
Sax wlhi
@mohamedgarane3249
@mohamedgarane3249 4 жыл бұрын
Walaal wadanka qoowlasato yar oo dhaqaale xooga roon heeystia yaa umada cunaha ku dhagan iyo siyaasi calooshiis u shaqeeysta ah. Hadii maantay aad fikir la imaatay ama hal abuur aad la imaatid. Waxaad halis ugu jirtaa in lagu dilo. Maxaa yeelay mid ayaa is tusaya inuu musalafayo hadii midkaan uu ganacaiiga baraaro. Shabaan kaliya wax ma dilaan koon furta tusaale ahaan. Allaha nagaarsiiyo markii wadankeena xor uu noqdo.!!! Mahadsanid.
@user-ng7nd5zw1e
@user-ng7nd5zw1e 4 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanaadam2811 walaal waxba yaaney yaacine dhulkooda iyagu ha hormariyaan oo wax ha uquuraan illeen kuway dhulkooda ku cararayaanba cidla kamay helinoo tacab iyo wakhti bay galiyeene.
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 4 жыл бұрын
Dhib maleh, walaalaheen, Ethiopia Oromo, Xabashi, iyo Tigree ayaa Dalka inoo joogo Hadaba Berbera, iyo Boosaaso iyagaa kudabaasho
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 4 жыл бұрын
Mansha allah jazakalah shekh mustafe 😍😭
@ikraaanabsbir8076
@ikraaanabsbir8076 4 жыл бұрын
Cimridheer Iyo cfimadkunolow Allha kuxafido sheikh Mustafa
@ikraanabdimohamed9642
@ikraanabdimohamed9642 4 жыл бұрын
Sheekh musatafe xaaji ismacil ale haku xafido adeer qaaali
@aminaabdi8789
@aminaabdi8789 4 жыл бұрын
ilaahay haxiftiyo shiikha
MUXAADARO ARAGTIDA DOWLADNIMADA SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
52:53
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 27 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4 МЛН
sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun-burburkii cusmaaniyiinta
1:02:32
NOLASHA WAA CAQABAD IYO DADAAL | SHEEKH MUSTAFE XAJI ISMAACIL
48:21
ILEES MEDIA PRO
Рет қаралды 199 М.
MUXAADARO CUSUB 2021 | Islaamku Waa Guulaysanaa Muran Kuma Jiro - Sh  Mustafe Xaaji ismaaciil
49:56
Qisooyin Cajiiba | Sheekh Mustafe 2024 | Muxaadaro Cusub
55:46
Wadaad Media
Рет қаралды 52 М.
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 768 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН