No video

Muxaadaro || kunolow deganaan welwelkana iskadhaaf| sh Abdirazak Xaashi

  Рет қаралды 555,815

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 207
@bostejoali3717
@bostejoali3717 10 ай бұрын
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariadaggan8120
@mariadaggan8120 Жыл бұрын
Ilaahow adduun iyo aakhiraba ku barakee ❤️❤️ aad baan oga faa'iday muxaadaradan
@katrahaleys7841
@katrahaleys7841 2 жыл бұрын
Masha Allah markaan xisaabtami rabo bo sheeqaan iyo sheeq yadeena kale samir ka wacdiya ayaan dhageysta qeyr Allah ha siiyee Allahuma Amiin
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl Жыл бұрын
I will do this sheikh insha Allah fasting tomorrow 10/26 subaxana Allah. Alhamdulila. Lailahaillah. Allah ukbar .
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 2 жыл бұрын
Illaaha diintaa macaan nasiiyay ayaa mahad iskake Allxamdulillaah illaahoow noo siyaadi Oo nagu xafid yaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mariamahad3715
@mariamahad3715 2 жыл бұрын
Alxmdulilah 🥰
@ahmedyare7641
@ahmedyare7641 7 жыл бұрын
Mansha Allah sheekh Jazakallah khyr Aduun iyo Aakhiraba Allah Swt ha ku barakeeyo aamiin
@asadabdulle2461
@asadabdulle2461 2 жыл бұрын
Insha Allah waxaan rajeynaya nolol quruxbadn 😓❤️
@aniisaxusen2335
@aniisaxusen2335 2 жыл бұрын
Mashallah jazaka lahu khayran sheekh abdi xaashi
@sacdiyacusman2891
@sacdiyacusman2891 2 жыл бұрын
Mansh Allah sheikh ilaahey haku xafido amiin yarabi
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Maasha Allah waa run jazaa kullah♥️♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 жыл бұрын
ماشاء الله عليك Sheekh Cabdirizaaq miizaanka kheyrka Alaah hakuugu daro umada Soomaaliyeedna Alaah haku canfaco. Go to Gym jir fayoowbaa maskax fayoow dhalaa. Fadhi ku dirir iyo jiif No No
@rawihashi6000
@rawihashi6000 2 жыл бұрын
Wa2
@aminaabdikariin1450
@aminaabdikariin1450 6 жыл бұрын
صلو علي محمد صلي الله عليه وسلم
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 Жыл бұрын
Masha Allha tabarakalaha 8/9/2022 shiiq cabdirisaq xaashi jasakala qeer🙏🙏 Allow naga raali noqo🤲
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 2 жыл бұрын
Mnsh allah sheekh rabi haku barakeeyo
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Mashallah Tabaraka laah, wax badan baan kaa Faaiiday, Shiikh Jizakumullah Kheyr.
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 2 жыл бұрын
Mashaa Allah Jazakallah kheyr Sheeqeena qalig Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro Amiin Amiin yaa Allah
@FatimaMosa-nr6qy
@FatimaMosa-nr6qy Жыл бұрын
Maashaa Allah jizaakallahu kheeyr yaa shiikh
@i_love_you_allah-3
@i_love_you_allah-3 2 жыл бұрын
Mansha allah alle Muslimka jannah ge iyo alle deenka safe hano dego ❤️👏🏾🕌
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Mashaalaaah sheeq ale ajar hakaa siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 2 жыл бұрын
Jazzaaka allaah shiikh arintaas warwarku aad bay iigu badantahay
@shobtosaid177
@shobtosaid177 2 жыл бұрын
Tasbiixda iyo saliga nabiga SCW badi sis inshallah
@Sahragabow
@Sahragabow 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah sh c/rasaaq jazaakallaahu khayran
@aaaabdulrahman5099
@aaaabdulrahman5099 Жыл бұрын
Maansha allaah khayr alla haku siiyo sheek alla hanagu toosiyo inaan salaada hagaajino
@umuafnaan8756
@umuafnaan8756 7 жыл бұрын
culumadeena aduunka ilaahey hanoogu dhowro aakhirana. janatul firdowsa. allaha geeyo sheekh jazaakallah kheyr.
@amor_abdi1047
@amor_abdi1047 2 жыл бұрын
Masha.allah allah akbar ♥️♥️🤲🤲🤲
@khaalidcamuud7103
@khaalidcamuud7103 9 ай бұрын
Sheikh ilahay haku barakeeyo
@faaisaapdi5153
@faaisaapdi5153 2 жыл бұрын
Maasha allah sheiq allah haku xafid
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasallam♥️💕✨❣️❤️🍀☘️🥀🍃
@shariifomaxamed1495
@shariifomaxamed1495 2 жыл бұрын
Mashalah.shugurn
@hawahaddi9747
@hawahaddi9747 2 жыл бұрын
Masha allaah sh khayr iyo xasanaad allaha ku siiyo miisaanka khayrka allah Swt ha kuu saaro aamiiin
@okybaali7540
@okybaali7540 Жыл бұрын
M.a My Allah bless you sh abdirisaq
@halimaosman961
@halimaosman961 2 жыл бұрын
ManshaALLAH Jaza’akaALLAH kheir ya sheekh
@caashoxasan694
@caashoxasan694 Жыл бұрын
0
@caashoxasan694
@caashoxasan694 Жыл бұрын
0
@caashoxasan694
@caashoxasan694 Жыл бұрын
0
@khadradhool2092
@khadradhool2092 Жыл бұрын
@abdullahihussein249
@abdullahihussein249 Жыл бұрын
@@caashoxasan694 p
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
💝🌴 ماشاءالله ☘️ تبارك الرحمن عليك 🌴💝 💝🌴 الله يعزاك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك شيخنا الفاضل عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلٱ للموضوع مفيد جداً ... و جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@salmoxaaji4771
@salmoxaaji4771 10 ай бұрын
٨٤٨٦٨
@faaisaapdi5153
@faaisaapdi5153 2 жыл бұрын
Jazakallah qeyr
@Xalimo33
@Xalimo33 2 жыл бұрын
Jazaakaah kher wall
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam♥️📿📿📿🌷💕
@habonsharif1030
@habonsharif1030 2 жыл бұрын
Shukraan walaal illahay haa kuu xifdiyo aduun iyo aaqiiro
@sulekaabdullahi8859
@sulekaabdullahi8859 2 жыл бұрын
Mansha Allah allxam dullillaah Allahu akbar
@FatimaMosa-nr6qy
@FatimaMosa-nr6qy Жыл бұрын
ماشاء الله جزاءك الخيرأ بارك الله
@ahmedlozinho9784
@ahmedlozinho9784 2 жыл бұрын
mazha allh alle darti ayan ujecelahay zheekhan
@xamdixasan5809
@xamdixasan5809 2 жыл бұрын
Maasha allaah sheeqoow qeeyr allaha kusiiyo wax badan aankaa faa.iiday
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
allaahu akbar qeyr badan allaha kusiiyo 🥰👍
@qadaraskarqadaraskar4131
@qadaraskarqadaraskar4131 Жыл бұрын
Masha alah wlh wxaad mooda inaa aniga laiga hadlaayo 😢
@sarasimam22
@sarasimam22 2 жыл бұрын
Malin walba waa oyaa jirkeyga wa dhamaade cunto macuno banaan uma bixikaro oo walwalka igu si badana plz isoduceeyo inow illah i ilowsiyo murugadas plz inti murug haysana allah haka qaado ana allah iga qaado
@daacadinhodiaz2167
@daacadinhodiaz2167 Жыл бұрын
Wll kula mid baan ahaay hada alx intee kaala xiriira aa kula taliye
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
@@daacadinhodiaz2167 aniga xataa waa ubaahanahy talada ee public maa nooga dhigti si dad badan uga faaiidaystaan Mahadsanid
@daacadinhodiaz2167
@daacadinhodiaz2167 Жыл бұрын
@@hamdisagal8177 wll qaali lambrkeyga watsapka qoraal ahaan usoo qora igala soo hadal furaha waa eber sodon iyo sagaal eber todobo kontan iyo seddex
@daacadinhodiaz2167
@daacadinhodiaz2167 Жыл бұрын
Kii aa fahmi weesidna i weedi mahadsanid
@harrycade9908
@harrycade9908 Жыл бұрын
Maasha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ijabofeerey2974
@ijabofeerey2974 Жыл бұрын
Alaha ku xifdiyo sheikh
@katrahaleys7841
@katrahaleys7841 2 жыл бұрын
Mar waan qoslaa mar waan ooyaa mar na waan sabraa sababtoo ah waan murugeys na mar kaan sheeqaan qeystey masha Allah jizakumullah qeyr ya sheikh Allahuma Amiin
@umu-mohamed3595
@umu-mohamed3595 2 жыл бұрын
Murugda Alle haka dul qaado
@katrahaleys7841
@katrahaleys7841 Жыл бұрын
Allahuma Amiin Amiin Amiin ya Raxman
@sumayocabdinuur7229
@sumayocabdinuur7229 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء شيخنا
@ibrahimadan6790
@ibrahimadan6790 2 жыл бұрын
Mashallah jazakallah kheir
@fardowsaqaali7610
@fardowsaqaali7610 Жыл бұрын
jaskumullaha khyr sheikh c/drisaq
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 Жыл бұрын
Maansha alaah
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali Жыл бұрын
I had have a depression that it coused me my family especially my children because i didn't see them long while we live together in same city but i don't worry about them that much as tell my self you their dad no one take me that from me whenever so don't be qanid ka quustay and don't about your past but your present time and future if could the way i do and tell you my dear brothers.
@libanjimale3915
@libanjimale3915 Жыл бұрын
Ilahay cafimad tam haku siyo wll xanunkana cafimad hakugu badalo murugada bdn iska ilaali wll
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
asc allah ha ku xifdiyo amiin
@mzzamal5519
@mzzamal5519 9 ай бұрын
ماشاء الله جزاك الله خير
@raxmacabdiraxmaan6303
@raxmacabdiraxmaan6303 9 ай бұрын
Maansha allaah ❤❤❤
@mudanhaween328
@mudanhaween328 7 жыл бұрын
wll ee soo duceeya sidaa sheekhu shegaayo ayaanba ahay walahi markaan yara waxaan Ku fikiri jiraay inaaan qayrkaaay ka wada sareeyo xitaa anoo hurda ayeey hoyadeey ee dhgysan jirty waxaan leeyahay hlkaan ayaan maraya nin khtara gursanaya marka waynaaado guri ayaan hooyadey uu dhisaaaya hooyadeyna may dreemiin xnuunkayga oo way igu qosli jirty uuun xitaa hadii gbadh yar wax laygu soo sheego inaay ee dhahdeey ma seexan jiriin hbeenkii ugu dnbayn waan guursadey lkn wali sidii uunbaan ahaay hdana waabaan ka sii daray ee soo duceeya blz
@Aalamualkium
@Aalamualkium 3 жыл бұрын
Abayo adkaarta badi
@fatmaabdullah7578
@fatmaabdullah7578 2 жыл бұрын
@@Aalamualkium sax
@maajidyare905
@maajidyare905 2 жыл бұрын
Ku cel celi subxaanallaah alxamdulilaah laa ilaaha ilallaah allaahu akbar astaqfirullaah wa atuubu ileyh
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 2 жыл бұрын
Allah ha ku jeclaado abaayo Amiin. Abaayo hadii waqti heshid misaajidka nugu soo booqo. Koleey Qofka dumarkah ah gurigeeda iney kutukoto ayaa igu ajar badan. Only if you have time visit us in mosque 🕌 May Allah bless you sis Ameen YaaRab ✨🌹✨♥️✨
@zakiali9330
@zakiali9330 2 жыл бұрын
Allah haku caafiyo abyo
@rty7x178
@rty7x178 2 жыл бұрын
Maashaaa Allaaah tabaaraka raxmaan
@fadumosaid5170
@fadumosaid5170 2 жыл бұрын
Jasa kumu Allah khayr
@mohammedomar1048
@mohammedomar1048 2 жыл бұрын
Asalamucalykum sheikh abdirizaq jaza ALLAH HA KU XAFIDO.
@user-ek2ss5nb3i
@user-ek2ss5nb3i 9 ай бұрын
MASHA ALLAAH❤❤❤❤
@ibrahimhassan7656
@ibrahimhassan7656 Жыл бұрын
Best lecture I have EVER heard !!!!!❤❤❤❤❤
@mudanhaween328
@mudanhaween328 7 жыл бұрын
alla jnda Ku gee walahi waxaan ahay dadka waxkasta dhibaaan maba qaadan karo waxyar
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 2 жыл бұрын
Allah ha ku jeclaado abaayo Amiin. Abaayo hadii waqti heshid misaajidka nugu soo booqo. Koleey Qofka dumarkah ah gurigeeda iney kutukoto ayaa igu ajar badan. Only if you have time visit us in mosque 🕌 May Allah bless you sis Ameen YaaRab ✨🌹✨♥️✨
@nimcoali4820
@nimcoali4820 2 жыл бұрын
M.a tabaraka alalHa ya shiiKhi
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا
@issackahmed8591
@issackahmed8591 6 жыл бұрын
jazakalh kheyr shiqow
@naaneey6476
@naaneey6476 2 жыл бұрын
Mashallaah sheeikh thanks
@Xalimo33
@Xalimo33 2 жыл бұрын
Jasakalaah kher
@ramlomaxamed2156
@ramlomaxamed2156 2 жыл бұрын
Masha Allah shiq jazakalah qeyr
@nimcoabdullahi3560
@nimcoabdullahi3560 2 жыл бұрын
Allahu Akbar 🥰🥰🥰
@haniqaali9481
@haniqaali9481 2 жыл бұрын
Allahu akbar
@jamalawes8306
@jamalawes8306 2 жыл бұрын
Masha Allah allaxa kuxafido
@dhameysdumar9172
@dhameysdumar9172 2 жыл бұрын
Shikhow isoo ducey waa oyah malinkastoh 😭😭😭 yaa rabih cfimad tamah isih
@daacadinhodiaz2167
@daacadinhodiaz2167 Жыл бұрын
Wlh xnuunkan walwalka kii arko lee fahmi kro apyo allah ku cavio inta muslin xanuusan allaah ha cavio imataxaan aduunyo waa sabar un qeer ku tahy
@mcguled5038
@mcguled5038 Жыл бұрын
Waxaad tahay macallinka naftayda jazakallahu kheyr
@saedsomali2383
@saedsomali2383 2 жыл бұрын
Manshallah candirisak xaashi
@fardusmohamed8849
@fardusmohamed8849 2 жыл бұрын
MnshAllah
@nimcoali-sl3rt
@nimcoali-sl3rt 11 ай бұрын
جزاك الله خير
@halabshukri5657
@halabshukri5657 Жыл бұрын
Mnsha allah jazaka lahu khayran sheekh apdirisaaq
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 🌾 🌿 🌸 ☘
@fartunmomarhassan3681
@fartunmomarhassan3681 6 жыл бұрын
Kheyr alle haku siiyo Sheekh walaahay Macaan noloshayda wax badan bay ka badashay
@ashasaad937
@ashasaad937 2 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك ماشاء لله تبارك
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 жыл бұрын
Jawi bedel iyo dalxiis familka Sheekhooy cida tiro kuma darsadaan. Caruurta in la baro marka school ka loo xiro. Xitaa 3 cisho wofkasta bagiisa xiro lets go hoteel iyo cuno banaanka safing uma sameeystaan
@worldofislamdeen8579
@worldofislamdeen8579 2 жыл бұрын
Allahu-Akbar
@salmanhasan8946
@salmanhasan8946 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@mahdianuura1226
@mahdianuura1226 2 жыл бұрын
MashaAllah ❤️❤️❤️ m
@umuafnaan8756
@umuafnaan8756 7 жыл бұрын
maasha allah
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
SALALAAH CALAYH WASALAM❤️
@sahrocaliili5245
@sahrocaliili5245 10 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@ruweydaabdi7278
@ruweydaabdi7278 2 жыл бұрын
ماشاء الله. الدعاء والصلاة والذكر
@waxsanhayeladane
@waxsanhayeladane Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الشيخ Hadii Dayn lagugu yeesho قدرالله وما شاء فعل Miyaad dhihi karaa
@DahaboDahabohashi
@DahaboDahabohashi 9 ай бұрын
​@@waxsanhayeladanefv
@user-bb3hi6cc3o
@user-bb3hi6cc3o 4 ай бұрын
Sheikh ilahy haka ajar siyo isoduce sheikh
@nimcoabdullahi3560
@nimcoabdullahi3560 2 жыл бұрын
Jazakallah shekh 🥰🥰🥰
@sacdiyocabdinuur6807
@sacdiyocabdinuur6807 2 жыл бұрын
Xafidu lah sheikh
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR ❤️
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 Жыл бұрын
Wixii lagu dilayey saxeex baa iigu daran Oo mudo ku soo jirey way dhamaane kk Wax mar kasta dhib la cusboonaysiinayo Waa mashaakil aan dhamaanahayn
@aminafarah7494
@aminafarah7494 Жыл бұрын
Masha Alllah sheekh mahadsanid
@najmomaxamed9220
@najmomaxamed9220 2 жыл бұрын
Maasha allaah jzklh qeer
@ShukrimMohamedSharaf
@ShukrimMohamedSharaf Жыл бұрын
Mahadsanit shiiq
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Waxaa Dhib aad iyo aad u weyn ii geystay Naag Dhaqtarad ah oo Qaabilsan Dhagaha, wax aan jirin bay igu qashay Lafta dhagta gadasheda ku Jirta ay iga bixisay kuwo kale waa Jabisay, ka dibna way qarisay lafta ay Bixisay iyo tay Jabisay waxa labo Dhaqtar oo Jarmal ah iyo labo Dhaqtar oo kuwa Famaliga qabilsan, in dhibkaa ii geysatay,ka dib waan katagay, Dhaqtiir kala i Dawaysay, waxa kasoo waregtay 8 Sano, waxay igu Samaysay waan ilaawi kari waayey waa igu taagan tahay lama Dacweyn karo waayo waa Mukulaal Minankeda Joogta Miciyo Libaaxbay leedahay, Shiikh ii soo Ducee Dhibkaa i gaaray in Alle iga qaado ina ilowsiiyo.
@az6475
@az6475 2 жыл бұрын
SC wadankee kabdhacday arrinkan. Maraykan haduu yahay waa dacween kartaa. Medical Malpractice ayaa la dhahaa kayskaada iwm. Lawyer medical malpractice ka shaqeeya ayaad u baahan tahay.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
@@az6475 A z, aad baad u mahadsan tahay, Jizakalaah Kheyr, inaad ii Sheegtay hadan joogi la'haay Maraykan meshan u aadi lahay, lakiin waxan joga wada yurub ah, Oo hadii Dadkodi dhib geysto ay qofka dhibka geystay ay tagan yihiin Garabkiisa, aan wax lagaga qabanayn, shegiduna tahay in lagaaga Daro intaa been kuma sheegin laga yaabe hadaad Lacag walan haysato inaad looyar ku Dacwiya hesho lakiin lacagta looyarka qofkasta ma bixin karo, waa jira looyar Ma'calaysh ah oo ay qaban dadka Masakinta ah oo dowladu lacag siiso lakiin mar walba waxa Awooda Lacagta iyo Kibirka leh Dhaqtarka waayo Qaxooti baa tahay Dowlad iyo Dad ku hadlaayo ma jiro,daadis way ay Gaalada qaar ugu Dhiradan waxay Raban.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
@@az6475 A Z haba idishee Xataa Aood iyo Kibir Meesha ayka gaartay waxay iga Hor'istagtay Dhaqatiirti kale, kaan utago, iyada iska kay leh Oo uu ahay Dulmane Aan Xaq lahayn kana hadli karin wixi lagu Sameyey, balse Markan nafta u yaabo Yurubta kalan la'aada Dhibkay ii geysatay waayo waxay qabta inay iyadu wax walba ku Saxsan tahay, Biniadamku isku mid ma'aha mid Ani waxa i daweeyey Dhaqtar Jarmal ah oo aad u fiicn lakiin hada beyshin galay, Runti Murug ayan ku nolahaay Mesha aan joogo Dhaqtar Dhagaha ah kuma lihi waayo wixii ay iyadu rabtay bay saxayan oo raban inay Fuliyan mudu hada laga joogo labo sano baan u tagay dhaqtar kale oo isla wadanka ah waxow igu yiri mar labo sadex iyo ka badan baad geli karta Qaliin, Dhagtuna Maskaxda agteeday ku taal, waan Cabsaday kuma naqan, mar danbe waayo in dhawr jeer la'iqalo waxa iiga Fiican inaan iska dhinto, intaan ku Socon karana ku Socdo, Somali hadan nahay Dal iyo Dibadba Dhibaato badan ban qabna, Cid Xalisana wali lama haayo mind mindi ku taag aa socoto 32 sano waqti yar ma'aha Ee Allaha Farad u Furo inta Jilicsan, Aniguna waxan Codsanaya in la'iiga Duceeyo Murugada ay i geliyen Nin iyo Naag ku Saxiibay inay Maskaxdayda Cashar ku qataan waayo waxan xagooda ugu liita sida Dameerka inkasto Damerku naf leeyahay isaguba Ee aanay ahayn in lagu Xadgudbo Xoolaha.
@az6475
@az6475 2 жыл бұрын
@@ciiseileeye4989 waan ka xumahay dhibkan kusoo gaadhay walaalkeey.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
@@az6475 A Z , Ducada iigu kalme Hadad tahay Qof ku Xiran Misjidaka, waana ku mahadsan tahay Jawaabta iyo inaad ka Xuntahay Dhibka la'iigu geystay Awooda Cilmi Lacag iyo inaan ahay Dameer wax lagu baran karo oo aan lays weydineyn Dowlad iyo Dad ka Difaaci karan aanu jirin.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Dhibku Markuu Gardaro iyo Dulmi Yahay Saad ku Ilowdo waa Adagtahay.
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Жыл бұрын
Ilaah ha inoo naxariisto
@user-nl5sb8gu4d
@user-nl5sb8gu4d 9 ай бұрын
أ الله عليه وسلم
@zakiali9330
@zakiali9330 2 жыл бұрын
Sheeqo aad baad u mahad santahay waxybo badan baan kaa faa’iidey
@shakattamilano8768
@shakattamilano8768 2 жыл бұрын
Scw scw scw 🥰
Muxaadadro cuusub  || Sheekh Mustafe xaaji ismaciil || BBS MALL
53:57
La fadhiiso naftaada oo iswaydii suaalahan Sh Maxamuud Xalliike
1:23:20
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 350 М.
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 33 МЛН
Ku Sabirka Masiibooyinka ۞ Sh. Abdirisak Xaashi
1:00:28
Tazkiyah Network
Рет қаралды 210 М.
MURUGADA IYO WALWALKA - Sh Cabdirisaaq Xaashi
23:04
SOMALI YT
Рет қаралды 30 М.
KHAATUMADA WANAAGSAN IYO TAN XUN SH. CABDIRISAAQ XAASHI NUUR
1:45:50
AnnuurMediaCenter
Рет қаралды 94 М.
Sidee Naftaada kudhisi kartaa || Sh Maxamed Cabdi Umal
46:27
Salafmedia
Рет қаралды 318 М.
SIDA GABADHA NOLOL FARXAD KU HELI KARTO? - Sh Cabdirisaaq Xaashi
35:59
Geerida iyo waxa kadambeeya | Sh.Maxamed Rashaad الله يرحمه
1:39:57
KU NOLOW NOLOL MACAAN | SHEEKH CABDIRISAAQ XAASHI
1:02:27
Xagal Media
Рет қаралды 110 М.