Sidee Naftaada kudhisi kartaa || Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 318,887

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 250
@sahalahmed9228
@sahalahmed9228 3 жыл бұрын
1. Inaad naftaada ogaato meelaha ay ku liidato oo aad iska saxdo. 2. Inaad naftaada ku kalsoonaato. 3. Inaad go aan yeelato. 4. Inaad ku dadaasho waxa aad rabto / inaad ficil ubadasho waxa aad go'aansatay (take action). 5. Inaad ilaahay kaalmaysato. 6. Inaad wakhtigaaga nidaamiso (time management). 7. Inaad joogtayso / u adkaysato oo aanad ku qancin wax yaalaha soke. 8. Inaad aanad isdhiibin fashalkana u adkaysato. 9. Inaad ogaato waxay dadku kaa aaminsanyihiin wixii kaa qaldana aad iska saxdo. 10. Inaad la saaxiibto dadka guulaystay iyo Inaad akhriso qisootinka dadka guulaystay aduun iyo aakhiraba. 11. Inaad dhamaystiro wax kasta oo aan bilowdo ilaa aad natiijadiisa ka gaadhayso. Kolay iskuma fiicnin soo koobida inaas bay naftayda yar buu allah iwaafajiyey kuwii waanada wax ku qaata ee ay anfado allaha inaga dhigo sheekhana miisaanka xasanaadka allaha ugu daro.
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
AMEEN YAA RABBI
@kornelyaxye5960
@kornelyaxye5960 2 жыл бұрын
Mansha allah zxp illahy haka abal mariyo
@safinefaley8741
@safinefaley8741 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waad noo qortay
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 6 ай бұрын
Mashs lh wl
@axmedcraxmaan7668
@axmedcraxmaan7668 6 жыл бұрын
shukran sheekh miisaanka xasanaadka ilaahay hakuugu daro....soomaalidu waxay tidhaadaa qof lacag kuu rujiya inabadan baad aragtaa lkn qof kula taliya inyar baad aragtaa
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Jazaka Allah kheyer sheekh maxamed cabdi umal xafiidkaallha 💕❤️❤️
@AJ-ff9pj
@AJ-ff9pj 6 жыл бұрын
Waa muxaadaradii iihorseeday isbadal dhab ah xafiduhullah sheikh Maxamed cabdi Umal
@adanmohussein
@adanmohussein 3 жыл бұрын
Mashallaaaah akhii/ukhtii alle Haku Siyaadiyo waxan kaa codsanayaa duco walaal Ilaahay inuu mutugta iga feeydo
@sadiamohamedhassn4124
@sadiamohamedhassn4124 3 жыл бұрын
@@adanmohussein Amiin Amiin aniga isoo duceeya murugo badan ihaayso
@abdullahiy.ibrahim4571
@abdullahiy.ibrahim4571 4 жыл бұрын
sheekh mohamed abdi umal illahay khayr ha siiyo, cilmiga iyo cafimadka illahay ha u siiyadiyo, illahay jannatual fardawz ha geeyo
@bethechageyouyouwanttosee1871
@bethechageyouyouwanttosee1871 7 жыл бұрын
Walaalaha horey usocda dhamaantiin dadaala waligiin dont give up! # Horey usocda sheekheena aan jecelnahayna ilaaheey hainoo xifdiyo amiin.
@idilmahamud6848
@idilmahamud6848 4 жыл бұрын
Be the chage you you want to see amiin
@mohamedomar-hi3tm
@mohamedomar-hi3tm 7 жыл бұрын
illahay dartii ayaa ku jeclahay fadilatu sheikh mohamed abdi umal xafidakalah ❤❤❤❤❤
@mohamedaidid3459
@mohamedaidid3459 7 жыл бұрын
Maansha allah Allah cilmiga iyo caqligaba ha u barakeeyo shiikh maxamed .....Aamiin
@Dr-Migane
@Dr-Migane 6 жыл бұрын
Masha Allah my favorite Sheikh.Allah Haku barakeeyo.
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 4 жыл бұрын
Insha allaah qorsha ayaan leeyahay inta uusan sanadkan dhamaan waana ka dhabeyn doonaa Insha allaah توكلت علي الله وكفى بالله وكيلا
@abdiaziizalpha6311
@abdiaziizalpha6311 4 жыл бұрын
Qorshihii maka dhameysay
@bashiirbashka6435
@bashiirbashka6435 7 жыл бұрын
Alle hakuu siyaadiyo sheeikh cilmigaaga aduun iyo aakhiraba anagane alle hanagu anfaco allahumma aamiin
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 жыл бұрын
23:08pm *Caawa waa 9ka maarso 2019ka Laga bilaabo caawa Waxaan doonayaa inaan xifdiyo 20jus oo Qur'an ah 20beri ee soosocda Insha Allah* Muuqaalkaan playlist-gaan gashan Si'aan ugu xasuusto.
@fowsiyodahir3697
@fowsiyodahir3697 5 жыл бұрын
C/raxmaan maxifdisay 20juz.?
@yacinadaweh4896
@yacinadaweh4896 5 жыл бұрын
C/Raxmaan maxifdisay quran
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 4 жыл бұрын
Hye maxaa kuu hirgalay wll?
@abdiaziizalpha6311
@abdiaziizalpha6311 4 жыл бұрын
Quraankii ma xifdisay
@maryangadid1275
@maryangadid1275 4 жыл бұрын
ma xifdisay
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 3 жыл бұрын
10ka qodob ee nafta lagu horimariyo:- 1: isfahan shaqsiyeed 2: kalsoonida nafta 3: go;aan adag oo dhab ah, iyo daadal joogta ah 4: , ilaahay kaalmayso 5: maaraynta waqtiga 6: sabir 7: dhagaysiga dadka kale 8: qorshee oo qaabee howlahaaga iyo hiigsigaaga 9: dadka wanaagsan la saaxiib 10:sugida(sida ugu fiican u qabo) wax walpa oo aad gacanta ku hayso
@muktaarbantu2683
@muktaarbantu2683 3 жыл бұрын
pukhari Maansha allah bro waa points muhiim ah oo lagu la noolaan karo dadka hada jira thnks
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 3 жыл бұрын
Mahadsanid akhii
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@moderninformation7931
@moderninformation7931 3 жыл бұрын
Mansha allah fariid sidaad noogu soo koobtay qodobada
@marwinafaras6994
@marwinafaras6994 6 жыл бұрын
Maashaa allah sh/ umal jazaaikallah khayr
@user-ex4hp8bk8r
@user-ex4hp8bk8r 7 жыл бұрын
Wax walbe ducaa lagu helaa xadiithki nabiga Sala Allah calyhi wsalam wuxuu ahaa (( أعجز الناس من عجز عن الدعاء)) Dadka waxaa u caajisan kan ka caajisay baryada rabigiis. Ilaahay hana hanuunsho jzkum Allah khayran
@botakamire3488
@botakamire3488 6 жыл бұрын
بنت العقيدة ducaa
@mohammedsahidsahid6820
@mohammedsahidsahid6820 6 жыл бұрын
بنت العقيدة
@calibaardheere8696
@calibaardheere8696 4 жыл бұрын
X
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@awqamaar591
@awqamaar591 3 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedabdiosman7990
@mohamedabdiosman7990 7 жыл бұрын
jazakallhu khayir Shikh maxamed cabdi umal
@museabdirahman146
@museabdirahman146 7 жыл бұрын
جزاك الله الخير SHEEK MUXAMED ABDI UMAL
@omaribrahim2029
@omaribrahim2029 3 жыл бұрын
Jazakallah kheyran shiquna.Allah haxafidho.
@fathialiismael2543
@fathialiismael2543 7 жыл бұрын
MasHa Allah jasaakLaH kHyr sHeekH AllaH yaaXiftak (SH Maxamed Cabdi UmaL)
@ijoabdi5813
@ijoabdi5813 7 жыл бұрын
Beegsi fadxi Beegsi
@alinoormohamed8521
@alinoormohamed8521 6 жыл бұрын
Masha alllah
@israazamed6699
@israazamed6699 6 жыл бұрын
Masha.allah
@israazamed6699
@israazamed6699 6 жыл бұрын
Beegsi fadxi Beegsi .illahay.hagu.daayo
@abdiqafaraftinhussein4147
@abdiqafaraftinhussein4147 4 жыл бұрын
Togug0t0t
@awilsaidabdikariim1653
@awilsaidabdikariim1653 7 жыл бұрын
Mansha allah sheikh mahamed cabdi umal illahey ha ku xafido
@yasminabdullahi4263
@yasminabdullahi4263 6 жыл бұрын
manshalaah sheekh alle ha kudaayo cimri dhareer iyo caafmad qab alle ha kusiiyo inshalaaah
@yaasmiinmohammed7068
@yaasmiinmohammed7068 6 жыл бұрын
Masha allah sheikh umal ani Wax badan aan ka faaiidaa Jazakalahu qeyra
@maxamuudmaxamed5061
@maxamuudmaxamed5061 4 жыл бұрын
Yaasmiin Mohammed
@adnanshanaana5614
@adnanshanaana5614 3 жыл бұрын
Masha Allaah sheikh umal jazakallah qeer ilaahey Haku xafdiyo Amiina yarabi kuwii kah faa iideesto ilaahey hanagah dhigo Amiin ya Allaah
@NASTEEX7707
@NASTEEX7707 7 жыл бұрын
Masha Allah sheekha alle ha ka Baal Mariyo halkiisaa qayimka ah
@optimisticoptimistic9892
@optimisticoptimistic9892 3 жыл бұрын
Allaah kheyr idin siye xayeesiimaha inaga xira kuma haboona muxadarada... qaar ad uxun ba so galayo SubhanAllaah!
@awqamaar591
@awqamaar591 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh you teach me a lot thank you jazaka Allah
@maryansal8666
@maryansal8666 7 жыл бұрын
Sh-Umal Xafidahulah baraarujita
@ibraahimabdi9532
@ibraahimabdi9532 6 жыл бұрын
Waa ayanle suldn maash allah wantageer sheekh umal wanleeyahay Jasakalahu khayra
@xiiscumar2145
@xiiscumar2145 6 жыл бұрын
8
@habibakheyre8363
@habibakheyre8363 6 жыл бұрын
www.walalhaweenka ma laga raba in ay saladaha aadiman mise raga ayu goni ku yahay
@aden576
@aden576 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh umal❤❤🙏🙌
@roda9968
@roda9968 6 жыл бұрын
Jazakallahu khayr. Shekh allah haku xifdiyo aakhiro iyo adun
@ibranani4385
@ibranani4385 4 жыл бұрын
Allah waxan weydisaneyna camal wngsan iyo qeeeer aan dhaman 🤲🏽🤲🏽
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
AMEEN YAA RABBI
@daganinamuhumad2963
@daganinamuhumad2963 7 жыл бұрын
maasha allaah jasaaka allaah qeer sheikh Umul
@ahmedshiine7424
@ahmedshiine7424 7 жыл бұрын
Shugri Muhumad asc
@baarridaacad2919
@baarridaacad2919 9 ай бұрын
Ilaahay haxifdiyo sh muxamed abdi umal adun iyo akhiraba.
@yusufabdulahi9013
@yusufabdulahi9013 7 жыл бұрын
masha alaah shekh umol ali haku xifdiyo
@cabdicazizbiixi
@cabdicazizbiixi 7 жыл бұрын
Somaliya 1 jji
@omarfaraweyne9908
@omarfaraweyne9908 6 жыл бұрын
MASHALLAH SHEIKH alle ha haku dhowro
@abaascabaas
@abaascabaas 6 жыл бұрын
Omar Faraweyne jasakalaah
@healthconscious111
@healthconscious111 6 жыл бұрын
Jazakalah sheikh your words are true and precise
@abdurrahimyasin6804
@abdurrahimyasin6804 4 жыл бұрын
jazakallaahu kheyr
@malkishAhmed123
@malkishAhmed123 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh waxbadan ayaad igabadashey ❤❤❤
@somaliland-geologicalconsu3612
@somaliland-geologicalconsu3612 6 жыл бұрын
mnsha ala waxaan dawaday filmkan uu shiikhu inoo maxadaraynayo manta oo sabtiya ... 10 21 . 2017 . insha al maanta wixii ka danbeeya waxaan dhaqan gelin donaa insha al
@user-yg1ub7zl2w
@user-yg1ub7zl2w 9 ай бұрын
war filim maahan shiiquna filim maduubee warkaaga hagaaji
@Abdimeymuuunah
@Abdimeymuuunah 6 жыл бұрын
Jazakalahu qeyr
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
JAZAK ALLAH KHEYER SHEKH MOHAMED CABDI UMAL AALLAH KU BARALEEYO
@captainhajjiproduction9286
@captainhajjiproduction9286 6 жыл бұрын
Masha Allah sheikh jannatul firdowsa Allah hakuugu abaal mariyo
@khaliilmaxamed6564
@khaliilmaxamed6564 6 жыл бұрын
captpain hajji production
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Amiiin aamiin amiiin aamiin amiiin
@kabtantaariiqofficial7697
@kabtantaariiqofficial7697 7 жыл бұрын
Allaha ku barakeya Shehk omal
@elmiassoweh2200
@elmiassoweh2200 4 жыл бұрын
Masha allah Baarakallahu fiika sheekhanaa kariim med cabdi umal
@muna6431
@muna6431 7 жыл бұрын
jazaka Laahu khayr shekhena Maxmad Abdi Umal
@abqanisaleban9272
@abqanisaleban9272 6 жыл бұрын
JazaakalaaH shiikh
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha allahbjazka allah kheyr sheikh mahamed cabdii umal allah ku xaftiiyo aduunk iyo akhiiro
@muktaarbantu2683
@muktaarbantu2683 3 жыл бұрын
.Maansha allah shiekh waad inoo faaideesay jazaakumullah kheyran
@begrateful1577
@begrateful1577 7 жыл бұрын
Maashaallaah sheeqeyga ale haynookaaxifdiyo
@ad-hh8ik
@ad-hh8ik 7 жыл бұрын
a
@MohamedAhmed-vr7mg
@MohamedAhmed-vr7mg 7 жыл бұрын
sheikh Omal you are good
@lovelyamjaad1346
@lovelyamjaad1346 7 жыл бұрын
mansha allh xafidakallah sheikhuna
@mahdababillow8826
@mahdababillow8826 7 жыл бұрын
lovely amjaad
@zakariyesaidali4513
@zakariyesaidali4513 3 жыл бұрын
Masha allh allha ku barakeeyo Sh umal wax bdanbu umada taray
@Farhanhomar
@Farhanhomar 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزاه الشيخ الدكتور محمد عبد أمل
@fartuuncawil8045
@fartuuncawil8045 6 жыл бұрын
Maashalaah. Shekh. Umul. Jasaakal laahu kheyran. Ilah. Ha Ku xafido.
@yussefabdirahmanali1341
@yussefabdirahmanali1341 8 ай бұрын
Manshalah ilaahay ha naga dhigo kuwa guulaysata
@abdikaniadem
@abdikaniadem 7 жыл бұрын
maasha allah sh. umal ilaahay ha kaa jasaa'i siiyo waa wacdi naftayda wax ka badalay dadkalena wax ka badali karo ilaahay ha kaa abaal mariyo
@fiicancali2490
@fiicancali2490 5 жыл бұрын
Jazaaaka Allah kheyr
@wacanyussuf827
@wacanyussuf827 6 жыл бұрын
jazakalaha sheikh umal God please u
@carabdurtube
@carabdurtube 3 жыл бұрын
mansha allah ilahay habarakeyo sh umal runti muxadaradaan waxwayn ayay igabadashay
@shukriahmed9878
@shukriahmed9878 7 жыл бұрын
jazakalaah sheekh alle haku xifdiyo
@dekaelmi9465
@dekaelmi9465 7 жыл бұрын
jazakalllah khyr sheekh
@Wacdi120
@Wacdi120 2 жыл бұрын
Quraanka inaan xifdiyo ayaan rabaa sanad kabacdi inshaa allaah
@ayansidow3891
@ayansidow3891 Жыл бұрын
Hayeh maxifduday
@Wacdi120
@Wacdi120 Жыл бұрын
@@ayansidow3891waan xifdiyay intii sii badnayd walina waan wadaa wllshy iisooducee Alle inuu iifududeeyo xasuusta ayaa dhib iga haysataa
@hamsebadal9154
@hamsebadal9154 7 жыл бұрын
maasha allah waa muxaadiro aan ubaahna
@ezaali6290
@ezaali6290 4 жыл бұрын
Manshallah sheekh
@abdyfatahguhart8443
@abdyfatahguhart8443 7 жыл бұрын
ALLE HAKU DHOWRO USTAAD!....
@11najmamuse77
@11najmamuse77 6 жыл бұрын
Jazakallah shekh umal
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 3 жыл бұрын
Mahadsanid shekhanaa khyr alle haku siiyo❤️❤️❤️
@amirkhalid4056
@amirkhalid4056 Жыл бұрын
Mashaa Allahhh ❤❤❤
@shukriahmed9878
@shukriahmed9878 7 жыл бұрын
arin ba igu adkatey hamigedina wan haya lkn wali wan ku guuleysn la.ahay insha allah waxan rajeynaya inan ku guleysto hadii lay cafey
@abdullahimohamed4453
@abdullahimohamed4453 5 жыл бұрын
ina gulaysatid 3 qodob ba ka xiga 1: hadafka aad rbto cayimo target na ka dhigo 2:dadaal ugal sa uheli lahayd 3: ilahayna kaalmayso . sadexda qodob ayaa qur'anku ku dhawaqay ومن أراد الآخرة وسعى لها سعيها وهو مؤمن فأولئك كان سعيهم مشكورا.
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 жыл бұрын
@@abdullahimohamed4453 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabaasejaamac8756
@cabaasejaamac8756 3 жыл бұрын
shukri axmed( waxmakuu qabsoomeen wll ) ana arin aan garanaayo ayaan xqiijinkari waayay
@ruunciiseciise8436
@ruunciiseciise8436 7 жыл бұрын
masha ALLAH lkn dad kan mexe kehelan dislike ga 👎👎 we iga yabiyene
@demxadaayis7855
@demxadaayis7855 7 жыл бұрын
maaasha allah
@zahraahmed6496
@zahraahmed6496 6 жыл бұрын
Ruun Ciise, waa suufi amase shiico xaasidiin ah
@geogojipeyone419
@geogojipeyone419 5 жыл бұрын
Masha allah jasaakalaahu qayran
@kaysesaalax1026
@kaysesaalax1026 7 жыл бұрын
masha Allah Allah hakudaayo
@ridwanmahdi3303
@ridwanmahdi3303 5 жыл бұрын
Jazaaka Allahu khayr
@waayobadan5575
@waayobadan5575 4 жыл бұрын
M a shiiq allaha ku barakeyo
@mohamedmohamud2460
@mohamedmohamud2460 6 жыл бұрын
Jazaakallhu kheraljazaa
@mohamedjamahassan9838
@mohamedjamahassan9838 7 жыл бұрын
Jazaakumulaahi khayr sheekh Mohammed cabdi umal
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 жыл бұрын
Mansha Allah jazzakallah sheekh
@xamdacali646
@xamdacali646 5 жыл бұрын
Msha Allah Ilahay ha Ku xafido
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
intaa yar ee dislike ta saartey waa intayar ee somalidu ka dagiladahy
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 4 жыл бұрын
Anigu waan yaabanahay sxb omar yousuf sidee baan dislike u saari karaa cilmi diinya ma waxay umalaynayaan sida heesaha ama politics ka ama waa dad jaahilnimo u saaray dislike ama waa Cristian people!!
@rashhassan8847
@rashhassan8847 3 жыл бұрын
CAWA LAGA BILAWA WA IN AN KA MIRA DALI HADAFKEYDA INSHA ALLAH
@Khaliddarwiish
@Khaliddarwiish 6 жыл бұрын
Jazkallah shekh mohamed
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 жыл бұрын
Sheekha allaha xafido
@farhyaali8775
@farhyaali8775 7 жыл бұрын
jazaa kalaahu khayran sheekhanaa maxamed cabdi
@maxamadabdi6116
@maxamadabdi6116 6 жыл бұрын
jazaakalu kheyr
@khalafmorcase4498
@khalafmorcase4498 4 жыл бұрын
Ilaaaahay ha kuunaxariiiso maaansha alaaaah
@nasrodagan7293
@nasrodagan7293 2 жыл бұрын
Masha Allaah ilaahay hano xafido sheeqyadena🥰🥰
@maxamadabdi6116
@maxamadabdi6116 6 жыл бұрын
masha alaaah
@faizamuhammad2993
@faizamuhammad2993 7 жыл бұрын
MashALLAH
@adanmohussein
@adanmohussein 3 жыл бұрын
Asc walaalayaal waxan dareemayaa culees alle isoo barya inuu alle subxaana wataacalaa iga feeydo walaalaha aan halkaan ku kulanay Sheekheena alle ha barakeeyo sh maxamed Abdi umal
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Allah ka tulqado culusk Ku hayst
@abdirizack9169
@abdirizack9169 7 жыл бұрын
masha allah sheikh jazaklaah
@yaasir8197
@yaasir8197 6 жыл бұрын
shiiq jazakallaah
@user-ht7ib6te2n
@user-ht7ib6te2n Жыл бұрын
YAA rabi 🤲🤲
@aminaabdi2252
@aminaabdi2252 7 жыл бұрын
ale hamigado haa kurumeyo wll dadal insha allh
@cabdicasiismaxamed5438
@cabdicasiismaxamed5438 5 жыл бұрын
masha allah sheikuana
@mohamedbiciroosh4696
@mohamedbiciroosh4696 6 жыл бұрын
Mnsha allh
@honorrashka5716
@honorrashka5716 2 жыл бұрын
Jazakalah masha allah
@janomihile5424
@janomihile5424 6 жыл бұрын
Allah yaa baarik
@ilyaascabdallailyaascabdl4085
@ilyaascabdallailyaascabdl4085 3 жыл бұрын
Masha alah
@geogojipeyone419
@geogojipeyone419 5 жыл бұрын
Jasaakal laahu qayran sheekh
@azia_sweety
@azia_sweety 4 жыл бұрын
Mnsha alaah alaha hakusharfo shiikhunaa
@abdikhani2120
@abdikhani2120 6 жыл бұрын
Mnsha Allah sheik
@farhiyaali4968
@farhiyaali4968 4 жыл бұрын
Shukran shiqanaa jazakalaah
@maxmedkhalif9135
@maxmedkhalif9135 6 жыл бұрын
Maansha Allah
Muxaadaro Cusub || JIRITAANKA ILAHAY  || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:08:00
SU'AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH || Sh Maxamed Cabdi Umal
37:07
Daacad Tv
Рет қаралды 7 М.
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 29 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 26 МЛН
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
Salafmedia
Рет қаралды 236 М.
Dagaalka magaalada Qasa || Sheekh Mustafe Xaaji ismaciil
22:29
Wadaad Media
Рет қаралды 92 М.
Duco Ilaahay Arimahaaga Ku Hagaajinaayo Sheekh Barbaraawi
23:20
Baraarug Media
Рет қаралды 87 М.
DHALINYARADA | SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
34:59
Анаконда келін 2 | Шешімі бар
45:55
Телеканал Алматы / Almaty TV
Рет қаралды 234 М.
ФИНАЛ / 4х4 ЖҰЛДЫЗДАР ШАЙҚАСЫ
5:3:21
DOSYMZHAN
Рет қаралды 93 М.
Everybody Was Afraid😨||But The Gorilla🦍Knows His Friend😊|| #shorts #youtubeshorts
1:00
𝐿𝓊𝒩𝒶_𝒪𝐹_𝐿𝑜𝒱𝑒
Рет қаралды 12 МЛН
Урыла😏 #кино #film #fypシ #minions
0:37
Faron
Рет қаралды 8 МЛН
Анаконда келін 2 | Шешімі бар
45:55
Телеканал Алматы / Almaty TV
Рет қаралды 234 М.