No video

Muxaadaro macaan badan | Hooyo "Iga raali noqo" ::: ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed -UK

  Рет қаралды 204,672

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

6 жыл бұрын

Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
kzfaq.info...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakarfstv
MAHADSANID

Пікірлер: 596
@hodanosmanmahamed2382
@hodanosmanmahamed2382 4 жыл бұрын
Ilaahow ❤hooyo❤ macan❤ ❤aduunka❤ joogitaan❤ fican aakhirana ❤ugu ❤bishaare janatul☝️ fardowso😘❤❤❤💕💕💖💖❤❤💕💕💕😭😭😢😭
@hanaanadbinuur5287
@hanaanadbinuur5287 4 жыл бұрын
Hooyo waa hooyada dunida ugu wanagsan ilahow hooyooyinkeena janatul firdaws geli rabiyow i love you hooyo mcn ♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️
@sagalabdirahman811
@sagalabdirahman811 6 жыл бұрын
Haa walhi Hooyo say qaliga u tahy qofki caqli la garan Dhamanten Illahay bari haynoga dhigo walidinten inta luntayna Alle ha soo hadeyo
@hibaaqcaroone5850
@hibaaqcaroone5850 5 жыл бұрын
Hooyo iyo abe alle ha idiin naxariisto😍😍 Wa idiin xiisay inbadan😭😭😭
@sadiaali7941
@sadiaali7941 5 жыл бұрын
Mashalaah sheekh ilaahey ha ku xifdiyo waa mihiim hooyo in laga hadlo
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 6 жыл бұрын
Hooyo❤😍 Aniga, adiga iyo dhammaan muslimiinta ba hooyooyinkooda ha geeyo jannada fardowsa in sha allah. Jannada inoo ballan ah Abubakar Mohammed😍
@xamdahasan2650
@xamdahasan2650 4 жыл бұрын
hooyo waanurbadan
@najmoayaan4828
@najmoayaan4828 3 жыл бұрын
Amiin Amiiiiiiiiiiiiiiiin yaarabi
@ismahaanmohamed1605
@ismahaanmohamed1605 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaarabe
@rihancabdiraxmaanmaxamed2532
@rihancabdiraxmaanmaxamed2532 2 жыл бұрын
amiin yarabi
@shamsoali1549
@shamsoali1549 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin abaayo macan too ❤🌹❤⚘❤🌹❤
@sadribella9474
@sadribella9474 6 жыл бұрын
I love you momy miss u mom live without you is nothing wlhi Allah gives you jannah Firdows 😭😍
@caraye379
@caraye379 5 жыл бұрын
AAMIIN APYO MCN
@gudoonqaali7686
@gudoonqaali7686 5 жыл бұрын
Mash allh allh ku takayo
@suleqoadan4279
@suleqoadan4279 4 жыл бұрын
Masha Allah
@suleqoadan4279
@suleqoadan4279 4 жыл бұрын
Your good wlhi insha Allah give you jannah firdows
@maanamjeylani6748
@maanamjeylani6748 3 жыл бұрын
Asc has also been 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🤟🥻😆😆😆😆😆😆😆😆 awuudakar
@gebdhahoyoabshiro9997
@gebdhahoyoabshiro9997 6 жыл бұрын
Hoyodey wajeclahay walhi codka hoos ugumadhigo lkn taas casinimo igama ahan madaamo ani ey igu curaty ani iyo ayada 2 saaxiibo ah ayaa nahay hada ayada magaceedaa iigu qoran anoo ayada kudhibaayo ayaan kuqortay ilahey ahku jeclaado abubabakar nooloow in badana amiiin ilahey kheer hskusiiyo
@zaynabchannel3108
@zaynabchannel3108 5 жыл бұрын
Hhhhhh lkn mar walbo iyadaa ku dhashay hana u maleyn qof kula fac ah lkn sii ixtiraamkii hooyo lahayd
@caaliyamaxamed6155
@caaliyamaxamed6155 6 жыл бұрын
اللهم صلي علي نبينا محمد
@ayaanabdihakiim4235
@ayaanabdihakiim4235 6 жыл бұрын
Hooyo macan ilaahow no xifdiyo☝️☝️☝️☝️Aaaamiin yaa rabbi😍 Walaalkey jazaakallaahu khayr
@nimcamohaa431
@nimcamohaa431 5 жыл бұрын
Inaakula. Shuuqa
@hawaabdillahi2524
@hawaabdillahi2524 6 жыл бұрын
Mom the one &only person who will never let u down الحمدالله لنعمة الأم
@farhiyomacalin7488
@farhiyomacalin7488 4 жыл бұрын
Asc
@farahahmed3515
@farahahmed3515 6 жыл бұрын
jasakalahu khayran ilahay misanka xasanadka ha idinku daro walhi waa muxadaro qalbiga iga tabatay
@SuadabdiSuadabdi
@SuadabdiSuadabdi 5 жыл бұрын
Ilahay qayrbadan hakaasiiyo muxaadarooyinka aad nasoogaarsiiso sheeq abubakar jasakalaaa ilahay hanaxafido dhamanteen intii islaama
@najmoomar7901
@najmoomar7901 4 жыл бұрын
Masha Allah illah haka ajar siyo🤲❣❤
@niimahasan5359
@niimahasan5359 4 жыл бұрын
Illaahow walidin dena noxafid cimri dher iyo caafimad sii yaa allaah🤲🤲♥️
@ayah555
@ayah555 4 жыл бұрын
Ilove mama allow ii door hooyadey ❤❤❤❤❤🙅‍♀️allow door hooyoyinka ismalka ❤🕋🕋🕋
@wizziismai2996
@wizziismai2996 5 жыл бұрын
Hooya mcn wax loo dhiga majira illahow janatul firdowz ku abaal mari Kuwa kudadaalo Alla hanaga dhigo Hooya mcn majiro waxa ku dhigo la,anta nolosha way igu adkaanaysa hooya mcn ❤❤❤❤❤❤❤💟💟💟
@ubaxmaxmed3781
@ubaxmaxmed3781 6 жыл бұрын
Aaaah hooyo markaaan maqlo wlhi xanuunkey ila so Marty waaan maray wana dareeeemi karaaa xaqeey igu leedahay
@najmaabdi6891
@najmaabdi6891 6 жыл бұрын
Ilahye u naxariso Hooyo dhaman sual aya ku waye dhini rawa o ku sabanan Hoyo inta ka waye Dini Kara
@rahmadeeq840
@rahmadeeq840 5 жыл бұрын
kusiidara
@abdibishar5725
@abdibishar5725 4 жыл бұрын
Sheqa Abubakar masha alh alh naga diga kuwe walidentoda u ixsan fala hoya mcn alh ka ajir sheqa alh janada alh nagu kulmiyo muxadara mcn masha alh
@nimcohonesty4817
@nimcohonesty4817 6 жыл бұрын
Masha allha ilaha ha ku xafido
@ismahaancumarcali9507
@ismahaancumarcali9507 6 жыл бұрын
Allah hakubarakeeyo sheikh Abubakar 🌺💜🌸🌼💎🌹
@fadumaawer1577
@fadumaawer1577 5 жыл бұрын
ismahaan cumar cali
@caynichannel7444
@caynichannel7444 6 жыл бұрын
Mash allah xafidulah abu bakar wa ina wiilkey u baxsad mustaqbalka insh allah
@ilhaancaynab8840
@ilhaancaynab8840 4 жыл бұрын
Hooyo mcn Allah u naxariist janatul fardowsp Allah geeyo Aamiin ❤❤
@mmahad907
@mmahad907 4 жыл бұрын
Ilahayow hooyoyinka muslimkoo dhan janatul fardaws gee wllky adigana alaha ka abal mariyo muxadarada aad ka uqurxoon jasakalahu khyr
@ashomohamed6688
@ashomohamed6688 6 жыл бұрын
Mansha allah illahey ha ku xifido
@fartuunabdullaahi6272
@fartuunabdullaahi6272 4 жыл бұрын
Maasha alah ilaahow hoyo janada geey aamin inta hoyo jcl like ii saar
@hamdihassan1138
@hamdihassan1138 6 жыл бұрын
jazakumu alah sheekh abubakar yaaa alah hooyo mcn janatul firdows Ku arzaaq yaa rabi amiin ilahey baari hanaga dhigo
@hafsaahmed3757
@hafsaahmed3757 5 жыл бұрын
Masha Allah Allow idin xifdiyo صلى الله عليه وسلم❤
@zuliimohaa5697
@zuliimohaa5697 5 жыл бұрын
Asc sheikh Abubakar I want to ask my mum died while I was too young whenever I pray for her I feel like crying even I can't continue to pry for her and ask Allah to forgive all her sins what can I do plz without mum their is no life those who have mother's take her blessings plz
@hafsamohamed1551
@hafsamohamed1551 5 жыл бұрын
May her soul rest peace in jannah (hoyo )
@sams3376
@sams3376 5 жыл бұрын
Asc masha allah
@nasramusli5274
@nasramusli5274 5 жыл бұрын
Mansh Allah ilahey hedin xafido Allah akbar
@farhiyailham9270
@farhiyailham9270 5 жыл бұрын
Zulii moha Allaha u naxaristo hoyo
@sucaadomadoweyhooyomcninol872
@sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 жыл бұрын
wcs
@azmaqurux7357
@azmaqurux7357 3 жыл бұрын
Iloov you hooyo macan ifka kugu jeclay walahi 😭😭😭😭😭😭illahow ida hooyo dhaman 🤲🤲🤲🌹
@its_hamdi5043
@its_hamdi5043 5 жыл бұрын
Hooyo MCN she my nolasha yaa Allah may Allah give you more yrs inshallah love you hooyo MCN illow ikaadaysto cimri deer iyo ciiwado
@cafiifaabdikaadir7207
@cafiifaabdikaadir7207 6 жыл бұрын
Masha allaah Jazakallaah Hooyo mcn Abaalkeeda lama gudikaro Allow janada geey Aamiin
@nimcokiinhassan5472
@nimcokiinhassan5472 6 жыл бұрын
Masha Allah wllky abubakar ilaahay hakubarakeyo wad mahadsantahay ilaahay hanagadhigo kuwo walidiintoda ubari noqda runtii magudikarno xaqa ay naguleyihin walidka qaas ahaan hooyo MCN wlhi badanaa waxa lagucasiyo wa hooyo Aabo walaga cabsadaa marka u xooga leyahay lkni hooyo markasta lomaroono walala murmaa hadal keeda waxba kagamasoqado bal kuwa qaar wa lugacanqadaa subxanaAllah waxa jira gabdho iyo wiilal waweyn o hooyo ayadoo wayeel ah cunada ay ukarineyso ayagana ay ujeefan waxa usidheer hadalo qalafsan oo xun cunada ay usokarisay ayaa indhaha logaseyraa subxanaAllah ayadoo aysatahay hadana waynasiijeceshahay oo waynonaxarisataa adiga waxad noqon doontaa walid unaxariiso walidkaga si ay kugunaxaristan uwadkaga nin walba wuxuu walidkiisa kuladhaqmo ayay ilmihiisa ay oladhaqmidoonan wana xaqiiqo taasi wllky abubakar ilaahay hakuu naxaristo mizankaga qiyaamo ilaahay hakugu daro wlhi arin aaaad uwanagsan ayaa kahadashay olobahnaa wad mahadsantahay wll
@munjayoleeozilmujaayow9342
@munjayoleeozilmujaayow9342 6 жыл бұрын
Auubakar lnbarkada ayn rawaa walal mcn
@mogdishugottalent4165
@mogdishugottalent4165 5 жыл бұрын
masha allh
@ahmadosman3957
@ahmadosman3957 5 жыл бұрын
Nimco kiin hassan
@ikraamahmed7552
@ikraamahmed7552 6 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ويسعدكم ويبشركم الله جنة الفردوس الأعلي
@alqanifaizal5095
@alqanifaizal5095 5 жыл бұрын
ماشالله شخ ابابكر الله akuxafido انشالله امن
@gamiilaabdiabdilahi4510
@gamiilaabdiabdilahi4510 6 жыл бұрын
Manzha'Allah Sheikh Abubakar Jazakallahu khayra Jaza Sheekhana
@ayannaaragsan3327
@ayannaaragsan3327 5 жыл бұрын
ILLahow Hooyo❤u naxariiso maamo Macan🌏qaali Raaxadii dunida👑illahey naarta hka xoXoreeyo😘Hooyo qaali😢😢😢😢😢😢😢😢
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
AaaamiiiN wll
@munasarkhalif2033
@munasarkhalif2033 6 жыл бұрын
masha allah allow hoyoyinka noo xifdi
@faadumiinamaxamed235
@faadumiinamaxamed235 5 жыл бұрын
mansha Allaaah
@suleqoadan4279
@suleqoadan4279 3 жыл бұрын
Aaamin
@amrancabdule3597
@amrancabdule3597 4 жыл бұрын
Salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu
@faadumoqaali7854
@faadumoqaali7854 6 жыл бұрын
Jazakallah shukran walal hooyoyinkena janada Allah ugubishareyo abalkeda magudikarne inshallah
@queensuman7804
@queensuman7804 4 жыл бұрын
Masha allah hooyo wax laheli karo ma ahan alle hainoo daayo janatul fardoso alle haugu bishaareyo
@amiishalove2480
@amiishalove2480 5 жыл бұрын
Masha allaah hooyo mcn ilahay haunaxaristo amin amin yaarabbi allow janada ikali😭😭😭
@ikraaamaragsan688
@ikraaamaragsan688 6 жыл бұрын
ilahay hooyodey mcnto u naxariso oo rali kanoqo amiiin 😭😭😭wlhi wan u xisey 😓😓😓
@nastehahussein6538
@nastehahussein6538 6 жыл бұрын
Masha allah shukran akhi hoyoyinka adunka kunol allah cumri der sii kuwa dunten janada kawarabi amiin ya rabi
@farduusahmet6156
@farduusahmet6156 5 жыл бұрын
ilhaw ku Naxariiso Hooyo 😭 wlhi wad iga Ohisay sheikh Abubarak 😭 qofka Hooyda wangeeda garan waya Wad Nasiip xunthy Runti
@yaasmeencumar5183
@yaasmeencumar5183 6 жыл бұрын
Mash allah alle haku barakeeyo abubakar iyo omar ilaahey hani xifido aamiin aamiin yarabi😊
@samirashariif9979
@samirashariif9979 6 жыл бұрын
laaxawla walaa billaah ilahay ha soo hanuuniyo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@ebloabdi1554
@ebloabdi1554 4 жыл бұрын
Hooyo MCN iyo abe mcn ♥️ alle haidin naxaristo
@farhiyarunllintaboqorka6943
@farhiyarunllintaboqorka6943 5 жыл бұрын
Masha Allah hoyo mcn Alha no dayo sheikh Alha janada kawarawiyo dhmanteen
@sahrasaid140
@sahrasaid140 2 жыл бұрын
ASC Sheekh maasha Allahaa xafido Allah amiin amiin amiin amiin amiin
@mohamudhassan7929
@mohamudhassan7929 4 жыл бұрын
Hooyo wlhi Allah gives you janatul firdows I miss you so much wlhi
@roodadhuux1249
@roodadhuux1249 6 жыл бұрын
Ilahay hooyaday ee daa
@dekolulhussen6265
@dekolulhussen6265 6 жыл бұрын
Wll Waxaan Raba inaan sual kuwaydiiyo halkee kaala sooxiriiraa iisheg plz adigooraali ah walalaheyga qaliga ah Waxaan idinka codsanaya like inaad igu caawiya plz
@aishahassan1815
@aishahassan1815 5 жыл бұрын
amiin amiin amiin
@nimoaden567
@nimoaden567 5 жыл бұрын
Slm
@farhiyacaruush3235
@farhiyacaruush3235 5 жыл бұрын
Masha Allah
@farhiyacaruush3235
@farhiyacaruush3235 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@mmahad907
@mmahad907 4 жыл бұрын
Amiin Amiin
@memeibrahim4887
@memeibrahim4887 6 жыл бұрын
السلام عليكم جزاكم الله خير ماما حبيبتي فداك الجنه يا جنتي انت الله يسعدك في الدنيا و في الاخره احبك يا جنتي
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
Mansh Allah
@nasrafaarah543
@nasrafaarah543 4 жыл бұрын
امي انت في حياتي كل شيء ❤❤❤😢😢
@faadumosaciid6733
@faadumosaciid6733 4 жыл бұрын
Shukran shiikh ilaahow noo xafdi walidkena ilaahow udanbi dhaf walidkyga shiikh xagee kala so xirira isheeg bileas
@leylokhaliif2348
@leylokhaliif2348 6 жыл бұрын
masha allah muxadaro mcn o hooyoo kasabsan ❤❤❤❤❤❤❤ hoyo
@iqrayareeychennal8053
@iqrayareeychennal8053 5 жыл бұрын
Hooyo weey ika foktahy waxeena ka shaqenesa far xadeda wax barashadeda illaheey ikama dhiko midii ku casisa maalin walba inaa lahadlo aya jclhy hooyo walba allaha barakeyo
@xaawaomar565
@xaawaomar565 4 жыл бұрын
Masha Allah hooyo mcn allow idaa amiin
@farduscal1946
@farduscal1946 4 жыл бұрын
Masha allah mahsanid shiq Abubakar moxamad
@canabahmed6955
@canabahmed6955 5 жыл бұрын
Ax ax wllhi waa naxdin Hooyo waa lama huraan wllayaal hooyo saa ha ugalin hooyo ixtiraama hooyo 9 bilood ayaa ay caloozha kugu ziday alaw hooyaday jizmigeeda naarta kaxorer iyo hooyiyinka muzlimiinta aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@rayanruxi2620
@rayanruxi2620 4 жыл бұрын
Msha allh ajar alle haka siyo hoyona ❤❤❤alle hano xafido aamiin😢😢
@rumaanmclim8781
@rumaanmclim8781 5 жыл бұрын
Masha Allah Amiin Amiin yaa rabi Jasakallahaqeyr sheikh Abubakar mohammed ilhey waxan kabaryaa hooyo adun iyo aqiro xafid dabigodane dhaaf naxariista rabi sii jinatulfardowso allow ku deeq oo guryahooda kadhig hooyo waxaa tahay iftiinka adun koo idil iyo midka aqiro rabiyow rali kanaqo hooyo mcn naxariistedane kordhi mar wlba halkaan kuma so kobikaro hooyo waxey tahay ee rabigeyga rali hakanaqdo mother is the key of the world allow xafid mel wlba eyjogaan naxariista ale sii i❤❤❤❤❤❤❤u mothersweet
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 6 жыл бұрын
nolashayda mom Allh ha ii xifdiyo wan u xisay ILove uuu hoyo
@sucdimajagoye419
@sucdimajagoye419 6 жыл бұрын
Walahay waxay ilawaysa nafteeda waxa kafakaraysa nolashaad xanuunka ayxanuusanayso ayaa ilawaysa xanuun ay ilmaheedo xanuun sanyahay wunaq dabaari walidintad wiil iyo gabadh uu bariiya hooyo waxa u bari noqonay awladuda u ilahay siiyo sad hooyada ku tahay ay ku noqanayan mahadsanid videokan ilahay hay nookulmiyo janada amiiin wcs
@wardamashallhmashallh6191
@wardamashallhmashallh6191 6 жыл бұрын
Sucdi Majagoye Mash alllh
@anizaaweizanizaaweiz7786
@anizaaweizanizaaweiz7786 6 жыл бұрын
Ilahow hooyo iidaa Ameen Hooyoyinka muslimka ah allaha nodayo
@abdulaahisowda7419
@abdulaahisowda7419 5 жыл бұрын
M.a wlhi waa zax
@abdulaahisowda7419
@abdulaahisowda7419 5 жыл бұрын
Hooyo mcn waa qaali
@nasrafani5130
@nasrafani5130 4 жыл бұрын
Hooyo qiimeheeda wxa garan Kara qof aan hooyo haysan aan naxariisteed aarag hooyo waa qli hooyo waa janatul duunya wlloh hooyooyinkeen aan uu Dhaga furnaano Hooyo illahay haku naxariisto Waan ku jecelahay lakiin waxa iga kaa jecladay boqorkaygaa Janada Rabi haka waraabiyo my mom😭😭😭😭😭
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 6 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah shehk Abubakar
@faizamohamud813
@faizamohamud813 5 жыл бұрын
Hoyo mcn ilahay nodaa 😍❤❤❤
@AyaanAli-bm2mg
@AyaanAli-bm2mg 6 жыл бұрын
Allah khayr ha ku siiyo, 💟💟💟💟💞
@mustafaabdulkadirs3785
@mustafaabdulkadirs3785 5 жыл бұрын
Alle hakudeysto ya akhii kariim dar alle aya kujeclahayi alle waxan karajeyna hadii nasiib uyeshanin in adunka korkiisa kulakulmo in igukakulmisiiyo janatulfirdosi insha allah jazakalahu kheeyri alfa mara ya akhii
@cadnanfarxaaan79
@cadnanfarxaaan79 2 жыл бұрын
shikhow mesha ilahey lagu amaanayo 🥰Malaa ig ayaa timaato🥰 hadii aan talefan kaa fiirsanaayo kawaran macaLin 🥰🥰🥰💖💖
@ruqiyaxasan8554
@ruqiyaxasan8554 5 жыл бұрын
Masha all jaskalahu khayr sheekh abuubkar hooyo alle haku abaal mariyo jaantu fardowsa wanjecalahaya hooyo macaan
@shugrimuse7545
@shugrimuse7545 5 жыл бұрын
Abubakar waxa nasib badan qofka hooyadi noshahay walahi wa qali an lahelayn walahi
@halimamohammed9567
@halimamohammed9567 4 жыл бұрын
mashallah hoooyo macan mashallah sheekh abubakar
@yaasmeencumar5183
@yaasmeencumar5183 6 жыл бұрын
Yaa Allah hooyo macn halo naxiisto walalyal yaa Alllah allow no barakeey mamao😢
@fadumaawer1577
@fadumaawer1577 5 жыл бұрын
This
@maxamedyasina3298
@maxamedyasina3298 5 жыл бұрын
Yaasmeen Cumara amiin
@maxamedyasina3298
@maxamedyasina3298 5 жыл бұрын
Faduma Awer
@hanianab1806
@hanianab1806 5 жыл бұрын
Mashalalh hooyo mcnto
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
Mansha alah love you mam alah idaayo hooyo qoflamidah majiro alah nodayo walidka waxay leyihin xaq ad uwan abubakar alah kuxiftiyo adun iyo aqarabah ❤❤❤❤❤
@farxiyocabduqaadir3689
@farxiyocabduqaadir3689 4 жыл бұрын
Wlhi waa run hooyo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@qqa300
@qqa300 4 жыл бұрын
Mash Allah ilaahy ha idinbarkeeyo
@liitoofficial4283
@liitoofficial4283 5 жыл бұрын
Manzha allh Illhay Ha ku barakeeyo
@faynuusmohamed4026
@faynuusmohamed4026 3 жыл бұрын
Hooyo alana kaa waraabiyo hooyo mcn Janada fardowso alaha ka waraabiyo qabrigeeda alaha uwaasiciyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xalwocalisiyaad8495
@xalwocalisiyaad8495 4 жыл бұрын
Alaah haku nuursho abuubakar
@khadijaadow1383
@khadijaadow1383 4 жыл бұрын
Hooyo hooyo ❤❤❤💗💗💗💚💚💚💓💛💜💜
@pelladagan8900
@pelladagan8900 3 жыл бұрын
Ilahay hanaga yeelo kuwi xaqeda garta 🤲🥰❤️💋
@maxamed565
@maxamed565 4 жыл бұрын
ilaahey hooyo iyo aabo walba alaah Jana giliyo
@nasradahir2753
@nasradahir2753 6 жыл бұрын
Jazakumu laah kheyr walkay Allow adiga subxana qadir ehee Allow janada nagu kuli mi Hooyo macaan Alle janadiisa ha geeyo waaa bil ramadaane
@aadanwaddanieofficial6338
@aadanwaddanieofficial6338 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakalahukahirah sheikh abubaker Allah mama janadiiza haku deeqo aamiinaamiin
@foziyashaafi8107
@foziyashaafi8107 6 жыл бұрын
Hooyo macan awalket laama iloowikara
@shukriahmed8423
@shukriahmed8423 6 жыл бұрын
Allah noxafido hoyo mcn
@maryanabdullahi7495
@maryanabdullahi7495 6 жыл бұрын
Masha allaah jazakalaah qyr akhiii Illahay hanaga mid dhigo kuwa janada illahay gala walidkeena rali illaahay ha nooga dhigo amin shukran akhii
@hallomoin3253
@hallomoin3253 5 жыл бұрын
Mashaa allhaa
@hindafuaad4309
@hindafuaad4309 4 жыл бұрын
Hoyoo hoyoo hoyooo alowo hoyoo yin keni janada ugu bishare
@zakariaabdirahman2940
@zakariaabdirahman2940 5 жыл бұрын
Masha allah jazakallaah wallo ilahay anaga dhigo kuwa kuwanaqadano
@aminaabdule5174
@aminaabdule5174 5 жыл бұрын
Masha allaha illahay dardis ayan gugu jecelahay janada kuuwaa kukul mah allaha nakaniko insha allah
@unknowunknos9181
@unknowunknos9181 5 жыл бұрын
*Mashallah sheekh allah haa ku hifdiyo* *صالله علاه وصلم* 💛✨ Sheekh walh aad baad baari utahay waalidkaaga allah haa u naxariisto *mashallah* .
@deekhas6714
@deekhas6714 5 жыл бұрын
😭😭
@halaaduale5633
@halaaduale5633 6 жыл бұрын
Masha allah allah hku barakeeyo allow jannada nagu kulmi
@layladiriye27diriye54
@layladiriye27diriye54 6 жыл бұрын
masha alahajisakalaah
@aliali-to1os
@aliali-to1os 6 жыл бұрын
HaLa Hazhim mashallah alla
@umuyaasir6768
@umuyaasir6768 6 жыл бұрын
subxana laaahi ilaahooow caruurteyna bari noga a dhiig anaguna naga yeel kuwa walidiintood bari u naqdo
@haweyaali2904
@haweyaali2904 5 жыл бұрын
Masha allah illahay ha ku barakeeyo abukar yare
@shukriinaabintibashir2600
@shukriinaabintibashir2600 6 жыл бұрын
masha Allah 💖💖💖 loveyou Hooyo Mcn 💖
@ayuubismail3827
@ayuubismail3827 3 жыл бұрын
Masha allah walal waan ku jeclahay💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadijaosman47
@khadijaosman47 5 жыл бұрын
Hooyo mcn♥️♥️♥️
Qandho ayaan dareemayaa!! | Sidee tahay 7 ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
18:45
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 52 МЛН
Muxaadaradii Muqdisho gil gilay ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
41:49
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 33 М.
Abubakar mohamed 2021' adiga Aya badali Kara noloshaada
20:27
Dholacadeye
Рет қаралды 10 М.
#ABUUBAKAR & #CUMAR FAARUUQ OO SI WEYN NOLOSHOODA UGU HADLAY
6:40
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06
Howlan Media
Рет қаралды 165 М.
Raaxada Maskaxda (3) - Ku Raaxayso Noloshaadaᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
36:46
KUSALI NABIGA || IMAAMKII AMBIYADA
0:48
Abubakar.M.
Рет қаралды 166
Sideen ugu raaxeystaa  Salaadda?  ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
36:52
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 78 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН