No video

Muxuu yahay Cilmiga Cuudku (Kabanka) Dhaqan iyo Dhigaal

  Рет қаралды 16,257

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Muxuu yahay Cilmiga Cuudku (Kabanka) Dhaqan iyo Dhigaal

Пікірлер: 30
@khadijaali6623
@khadijaali6623 2 ай бұрын
Ilahayow Abgaal iyo Habargidir, dal la’aan ayey na dhigeen! Ilaahayow ha dillin oo marqaati aan ka noqdo markaad ciqaabayso, Abgaal iyo Habargidir iyo inta kale oo hawiye ah. Amiin!!!!!!
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 2 ай бұрын
Qof waalan maa tahy somali dhan dagaalamy marka dadka u duceey wll 😂
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 Ай бұрын
hal qabiil hadaa ceyso qiyaamah waa laguu soo safi iyagoon qofna ka maqnay lagaa jari qofwalbo itu kugu lahaa hadii wax lagaa waayo ayagaa laga soo aruuri waxaa laga yaa qof uu wax yar miisaanka ka dhinaa inaa u buuxiso saas ku fakado ha halaagsamin walaal
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Kabanka aad ayaan ujecelay lkn wax si fudud lagu baran karo ilama aha immaka ustaadka waan ku wareerayba
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal Жыл бұрын
Ustaad Seerbiya, ninka Astaan micnaha u yeelay❤
@abdulqadirmohamed626
@abdulqadirmohamed626 12 күн бұрын
Maasha alaah ustaad muqbil
@alijama103
@alijama103 Жыл бұрын
Cumer seerbiya mahadsanid, sida taariikhda fanka aad u raadiso ayaan u bogay. Nasiib daro London isku maaynu arag 2022kii.
@somalitoday4962
@somalitoday4962 Жыл бұрын
Mahadsanid Cumar Seerbiya
@sheeylong9946
@sheeylong9946 Жыл бұрын
Yaa salaam, ustaadka cadi ma'ahn
@xuseencabdi5914
@xuseencabdi5914 Жыл бұрын
Yaa salaam
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim 9 ай бұрын
Wllhie hdanan baran kabanka ilaahow ha i idilin san u jecelahy io san u la yhyy qof i bara😢😢
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 17 күн бұрын
Fanka Soomaalida maxaa waye . Fanka Soomaaliyeed dhe ustaad .
@maaful
@maaful 3 ай бұрын
Wacade Beerdilaacshe waad keentay. Thanks
@abdiaye
@abdiaye 5 ай бұрын
Awesome! I enjoyed the guest’s oud knowledge and performance
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 5 ай бұрын
Yaa salaam ustaad muqbil wllhi xaada istagaty marku tumay laxankii beerdilacshe yaa waduud 😢😢😢
@regularwarya
@regularwarya Ай бұрын
Wallaadan dhadhan music lahayn haddaad mooddo in taasu ka qatarsanayd tan Daaúud e aaa dhaboobay jacaylkaan dheedheelsanaayay. Music ma baran waligayna waan is oran jiray heeskan iyo laxankiisa maxaa ku gaar ah.
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Ninkan muqbil kabanka si fiican buu tumaa jiim buu u dhaw yahey xudeydi ma hayo farsamadiisii
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 11 ай бұрын
Mashallah wade ku mahaadsan tahin
@user-fe8rt6gk4r
@user-fe8rt6gk4r 5 ай бұрын
We are fifilin student number one he is Best playing instument
@bashkaxaaji390
@bashkaxaaji390 Жыл бұрын
Laxanka Riiftoon si cajiiba ayuu u timay ninkani caadi maaha😮
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 3 ай бұрын
Yaslaaaaam Fanaanka weynaa rer sudan 🇸🇩 kabale alle ha u naxristo Ustaadka meeel o kabanka cashiro ku bixya miya jira??
@user-fy8om9vj4w
@user-fy8om9vj4w Жыл бұрын
Astan musalsalka 2015 who are you no sooturjuma please astan dram
@ahmedfarah4356
@ahmedfarah4356 5 ай бұрын
SXBOW FANKA SOMALID MA AHAN WAA FANKA SOOMAALIYEED
@barrelyrics3811
@barrelyrics3811 5 ай бұрын
Wllo xanfar yare maxaa usoo fadhisin wayday ustaad xanfar waa sugaynaa
@user-fe8rt6gk4r
@user-fe8rt6gk4r 5 ай бұрын
Filfil kenya free dhaga hadal
@Armani_yossef
@Armani_yossef 11 ай бұрын
Fadlan muuqaalka uu la sameeyay alkaabli inooga soo dalba.
@user-mr3in8ym3y
@user-mr3in8ym3y 5 ай бұрын
sutadka waxad ii waydiisa hada mjiran arday uu wxabaro ama da yar uu soo saro
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 2 ай бұрын
Soomaalidu inay cimrigeeda qariyaan maxaa sabab.u ah waayo sabab looqariyo garan.maayo waajiib taarikhdiisa cimrigiisa iyo noloshiisa inuu qariyo maaha inaad ka been sheegtona waa qalad
@OtoAmiin123
@OtoAmiin123 Жыл бұрын
قصعغيموىيور
@xuseencabdi5914
@xuseencabdi5914 Жыл бұрын
Yaa salaam
XUDEYDI OO KA SHEEKEYNAYA WAAYIHIISI NOLOSHA
50:40
HANOOLAATO
Рет қаралды 44 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 35 МЛН
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 194 М.
Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee,  Leyla Cabdullaahi
31:37
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
War iyo Wacaal
Рет қаралды 39 М.
Dhaqan iyo Dhigaal, Taariikho Faneed- Nagiib Axmed Xaashi
1:01:57
Warraysi : Qisoosinka Heesaha lafoole iyo waayaha noloshiisa.
32:57
Galaydh Media
Рет қаралды 164 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН