🙃 Muxuu yahay waxa ku diidan inaa ku guulaysato qorshaha dagsatay?🤕

  Рет қаралды 99,139

Salmaan Maadow

Salmaan Maadow

Күн бұрын

Maxaa u sabab ah marwalba ina ku fashilmato qorshaha dagsato, iyo sidee ugu hortagi kartaa fashilkaasi badan?
Tusmada Muqaalka
0:00 Hordhac
1:30 Isbarbardhig
2:28 Sababta
4:40 Khibradeeda
7:44 Su'aal
8:37 Islaamka iyo Mawduucani
10:05 Tijaabo
10:39 Habka ku xakamayn karno
--------------------------------------
Thanks for watching
Please Subscribe to Our Channel
Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
🔗igala soco facebook
/ salmaan.maadow
🔗 igala soco instagram
/ salmaan.maadow
🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
www.behance.net/salmaan_maadow
Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Пікірлер: 374
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
1 iska Yare hurdada 2 iska yare cuntada 3 caado samayso 4 goaan kaagu ha yarado 5 Qaad musuuliyadaads 6 sabar 7 raadi malaha ad ka daciif ka tay 8 jawiga badal
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Ku dhibsaday kaamana harayo kzfaq.info/get/bejne/bdx5mJup37vVj3U.html
@GJ-pw5bt
@GJ-pw5bt 2 жыл бұрын
is ku dey inaad seexato 8 saacadood
@wllpaato2852
@wllpaato2852 2 жыл бұрын
thknz pro waa qodobo aad u wanaagsan
@nadiirasagal4065
@nadiirasagal4065 Жыл бұрын
Allah yacizak
@sulaimanfaarahofficiall626
@sulaimanfaarahofficiall626 Жыл бұрын
@@wllpaato2852 lkn
@waanooyinqiimobadan
@waanooyinqiimobadan 2 жыл бұрын
قال النبي صلي الله عليه وسلم: { المجاهد من جاهد نفسه في طاعة الله }
@cilmibaare
@cilmibaare 2 жыл бұрын
1- high quality video 2- voice not too fast not too slow 3- focus on topic 4- clearly divided the topic into steps 5- good references thanks for sharing boss @maadow keep the good work
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Ku dhibsaday kaamana harayo kzfaq.info/get/bejne/bdx5mJup37vVj3U.html
@libanibrahim6077
@libanibrahim6077 2 жыл бұрын
Waxaa kaliya netka usoo kly waaa daawasha muqaalkan sugaayay. Waa ku mhdsnt thy. Mcln
@kaliforce7130
@kaliforce7130 2 жыл бұрын
Cumar Binu Khadhaab wuxu yiri: "Nolosha ugu wanaagsan waxaan ku gaarnay sabarka, sabarka haduu nin ahaan lahaa waxaan u aqoonsan lahaa Deeqsi"
@user-lb4su6kp7c
@user-lb4su6kp7c 4 ай бұрын
Macalin vodka quraanka waa uu macaanhayay
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@abdallaMoa
@abdallaMoa 2 жыл бұрын
Ustaad Maadow, waxa aa tahay macalin wax badan aan ka faa'ido in badan. Waxaa tahay qof diintiisa ku dhagan oo xirfadle heer sare ah ayaa tahay. Abaalkaaga ma gudi karo hase ahaate qalbigeyga ayaad meel ka degtay. Mahadsanid.
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 5 ай бұрын
i,iyaa😂😂😂
@fadumoaxmed8529
@fadumoaxmed8529 2 жыл бұрын
Haa walaahay waxaan iska dhaadhiciyay in aanan lacag gacanta u haynkarin aan guriga dhigankarin waxaan dhahaa aniga lacag hadii aan helo markiiba waxaan la aadaa magaalada wax aan u baahneen ayaan soo iibiyaa lkn balan waaye in aan lacag dhigtaa insha allah
@MiddelUmmah
@MiddelUmmah 2 жыл бұрын
Maahi qof caado u leh in uu faalo ka bixiyo muuqaalada waxaan qirayaa in wacyi galintaada ay aad u sareyso nolosha inta kuu hartay guul aduun iyo Mid aakhiro ayaan kuu rajeynayaa
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal Salmaan maadoow waan ka faaidaystay muuqaalkan walaalo kalana waan la wadaagay mahadsanid in badan
@AQOONSAAD
@AQOONSAAD 2 жыл бұрын
MUUQAAL cajiib ah , xiiso badan sita, waqti Badana La galieyey. Allaha kudhowro Ustaad Maadow
@asmaidil7475
@asmaidil7475 2 жыл бұрын
Wow wow wow Horay waxan u caadaystay inan la socdo dhiirigaliyayaasha carabta ah waayo waxa aan ka faaiido qof somaliya kama faaiidi jirin, lkn maantay waxan qirayaa wiilasheenna soomaaliyeed inay ku jiraan dhiirigaliyayaal iyo tababarayaal u dhigma amaba ka aqoon sareeya kuwii aan ku xirnaa ee carabta ahaa sida adiga oo kale , arrinkaaasna aad ayaan uugu farxay , mawduucii aad ka hadlaysayna waa mawduuc aniga I quseeyay oo aan u baahnaa waan kaa faaiday ilaahay miizankaaga xasanaadka hakuugu kordhiyo waxay ahayd 16daqiiqo oo aad muhiim iigu ah thank you MR. MAADOW maanta laga bilaabo ardaydaada ayaan ka mid ah.
@MOHAAN7387
@MOHAAN7387 Жыл бұрын
❤️
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا Salmaan.
@abdikhabirmohammed455
@abdikhabirmohammed455 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء استاذ سلمان
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Discipline will take you places motivation can't . Runtii waxan lahaa joogtey qrux bdan oo inidaamsan lkin suu 2022 u dhashey wakhtigii aya iga kala qasmey baraha bulshada oo aan break ka qaatey ku laabtey saa wakhtigiiba iyo energygii asaga iga qaatey lkin waa soo celin ustaad shukran aaad baad umahadsantht🙏💕
@rahmaisak4240
@rahmaisak4240 2 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin Madow. Barakallaah cilmak wa Cimrak.
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 жыл бұрын
mahadsanid wall salman madaw
@Mindfullmoments2024
@Mindfullmoments2024 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 2 жыл бұрын
masha allah mahadsanid ustad Allah ku barakeeyo
@user-um8oo6yh3z
@user-um8oo6yh3z 2 жыл бұрын
جزكم الله الخير
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 2 жыл бұрын
Thanks ustad best lecture 🙏
@MohamedAhmed-vq5pi
@MohamedAhmed-vq5pi 2 жыл бұрын
Shukran ustadi
@dacar1730
@dacar1730 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Maadow
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waad noo faideysey Allah haku xifdiyo
@ismaildahir8672
@ismaildahir8672 2 жыл бұрын
Mahadsanid akhiii
@maxamuudsiciid5582
@maxamuudsiciid5582 Жыл бұрын
Mahadsanid teacher
@axmedcraxmaan7668
@axmedcraxmaan7668 2 жыл бұрын
Shukran ustaad
@cabdullahimuse8290
@cabdullahimuse8290 Жыл бұрын
"Hadaad intaan ila soogaartay Oona Wax kale ku mashquulin in awooda sareyso aadna naftaada ka adkaan karto" best dhiiri gelin Mahadsanid Macalin🙌
@fadmahasan5335
@fadmahasan5335 Жыл бұрын
Mahadsanid Bare
@afaryldz4829
@afaryldz4829 2 жыл бұрын
ماشاء الله باراك الله فيك
@ygv-bk7uo
@ygv-bk7uo 2 жыл бұрын
Maasha Allaah walaal allaah haakuu siyaadiyo cilmigaaga
@mohadeick4850
@mohadeick4850 2 жыл бұрын
Masha allah wll WAA fikir aad u wanagsan
@ibrahimu.2531
@ibrahimu.2531 2 жыл бұрын
Shukran walal Salmaanow.
@emraanahmed
@emraanahmed 2 жыл бұрын
Maashaa alaah waa warbixin muhhim ah jazaaka alaah wll
@YusroMaslax-jg4di
@YusroMaslax-jg4di 10 ай бұрын
Mahadsanid macalin ❤
@nurabdalla9106
@nurabdalla9106 2 жыл бұрын
‏شكراً ‏شكراً يا سلمان
@zumayahahmed5617
@zumayahahmed5617 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@Abdisamed_
@Abdisamed_ 2 жыл бұрын
Mahadsanid ust
@omarmouhoumad6199
@omarmouhoumad6199 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@user-ew7sv9dr2t
@user-ew7sv9dr2t Жыл бұрын
Macalin waad mahadsantahay kheyr rabi haku siiyo
@MohamedHassan-se5ne
@MohamedHassan-se5ne 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Salmaan
@liibaannuur8555
@liibaannuur8555 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-nv2kb9uw9m
@user-nv2kb9uw9m 2 жыл бұрын
maasha allaah, ilaahey haku barakeeyo, muuqaaladaan oo kale noo soo badi.
@najmaarashid8998
@najmaarashid8998 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
Ustaad Mnsha Allah Muuqaal Dhankasta Ka Tayeesan Another level Keep going My Dear Teacher Salmaan maadow
@yousofhussein204
@yousofhussein204 2 жыл бұрын
Thanks ustaad Salman madow alle haku barakeyo point muhiima ka hadshay
@abshircalinorcali3070
@abshircalinorcali3070 2 жыл бұрын
Masha Allah waa muuqaal aad u qiimo badan
@simple_kid1804
@simple_kid1804 2 жыл бұрын
حياك الله اخونا الكريم وجزاك الله خير الجزاء
@hamsehimilo634
@hamsehimilo634 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mahaaricade4824
@mahaaricade4824 2 жыл бұрын
Waad mahadsan thy ustaad 🙏
@abdiwaduudaadanahmed5485
@abdiwaduudaadanahmed5485 2 жыл бұрын
Masha allah ustaD alla haku sharfo waa talo fiican
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 Жыл бұрын
أشكرك بحسن إختيارك بالموضوع
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Salaam.
@caydiidraanraan7347
@caydiidraanraan7347 2 жыл бұрын
jazaakalaahu khayr
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 2 жыл бұрын
Mashaølaha tabarkallaha Allah ku xiftiyo
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad mahdsnid
@suweydahassan3873
@suweydahassan3873 Жыл бұрын
MashaAllah ustaad mahadsnid
@Farhan27723
@Farhan27723 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Salmaan Maadaw.
@engineerkhalid179
@engineerkhalid179 2 жыл бұрын
Thanks ust maadow howl weyn ayad hysaa muqaLda aad sameyso caadi ma ahn jazakal allhu kheyr
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Aad u mahadsanty big respect Alle haku barakeeyo ustaad
@inasaid4656
@inasaid4656 2 жыл бұрын
mahadsanid macalin
@najaxramadaan9697
@najaxramadaan9697 2 жыл бұрын
M.a alle hakuxifdiyo ustaad
@naciimocabdulahi2793
@naciimocabdulahi2793 2 жыл бұрын
Thanks ustaad sida aad noo dhiira galisay xaqiiqada nootustay 🙏
@AYaSiiN
@AYaSiiN 2 жыл бұрын
ما شاء الله الله يحفظك 🤲👍👏
@mohamedjirde3491
@mohamedjirde3491 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad ✋
@lamafilaankanolasha7920
@lamafilaankanolasha7920 2 жыл бұрын
masha allaah walalal salmaan ilaahy khyer haku siiyo, waa mahadsanthay. yes waan le yahy awooda isbadalka nolasheeda alxmd. haa waxyabaha ii sheegty inee i caawin karaan waa aaminsanhy jazaakallahu qeyra
@Abdihakem10
@Abdihakem10 Жыл бұрын
thanks ustaad
@gamematerials
@gamematerials Жыл бұрын
JIZAKALLLAH USTAAD
@maxamedcabdiguhaad3363
@maxamedcabdiguhaad3363 2 жыл бұрын
Alaah ha ku barakeeya
@abdikafarmohamed5475
@abdikafarmohamed5475 2 жыл бұрын
Salaman Maadow Wllky جزاك الله خير
@lulmohamedjama9497
@lulmohamedjama9497 2 жыл бұрын
Maansha allah keep goining
@shaywalomar7718
@shaywalomar7718 2 жыл бұрын
Thanks ustaad video qiimahavleh Saad nala wadaagtud waakaga mahadcelinaa noo soo badi
@najaaxbaashe4247
@najaaxbaashe4247 2 жыл бұрын
Waa noo hagar baxaday illahy haku barkeeyo 👏
@shamisbiriye1499
@shamisbiriye1499 Жыл бұрын
Masha Allah macalin salman Madow😍
@said77-i5
@said77-i5 2 жыл бұрын
Cajiib mahdsanid macalin❤❤❤
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@nanatochannelofficial7883
@nanatochannelofficial7883 2 жыл бұрын
Salaman alle haku dhowro wll
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 2 жыл бұрын
Waaw macalin cajiba hore usoco
@kamalabdullahi6113
@kamalabdullahi6113 2 жыл бұрын
Asc masha allah bro waa ku mahadsantahaye aad iyo aad an ula dhacsanhaye muqalada.
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
shukranUstaad
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
Thanks walal
@sadaka.idiris7752
@sadaka.idiris7752 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad maqdow
@abdirahmanbashar4824
@abdirahmanbashar4824 2 жыл бұрын
shukran ustaad salmaan madoow waa qaab xikmadeysan nadaamkaad wax usoo gudbisid
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 2 жыл бұрын
Keep going macalin
@somalibro7907
@somalibro7907 2 жыл бұрын
Mahadsanid salman waxad kamid tahay dadka fara kutiriska ee somalida ufaideeyo جزاك الله خيرا
@hudingnuo
@hudingnuo 2 жыл бұрын
Ustaad muuqaalkaan waa iska dhex dareemooyaa😁🥰💯
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 2 жыл бұрын
Mansha allah aad ayaan uga faaiday ustaad Salmaan madow
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi
@kalamaaniskumaan8434
@kalamaaniskumaan8434 2 жыл бұрын
Mnsh allaah keep going
@Ciyaalka
@Ciyaalka 2 жыл бұрын
Muuqaal laga soo shaqeeyay keep going
@user-dl8tx2od1f
@user-dl8tx2od1f 2 жыл бұрын
M.a mAcalin waad nawaanisy alle haku barakeeyo
@cabdullahicade7689
@cabdullahicade7689 2 жыл бұрын
Mash alh walaal mahadzanid Ustaad
@sportsnews6417
@sportsnews6417 2 жыл бұрын
Keep going ustaad maadow❤
@ilafaaidayso3380
@ilafaaidayso3380 2 жыл бұрын
JazaakiALLAH khayr
@maamafood1587
@maamafood1587 2 жыл бұрын
mashallah mahadsanid wllkey
@cabdifaaxsharawe884
@cabdifaaxsharawe884 2 жыл бұрын
ustad masha allah
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤️💯
@osmanisack1
@osmanisack1 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad maadow guuleyso aduun iyo aaqiraba wax badan ayaan faaiday
@Xamda0953
@Xamda0953 2 жыл бұрын
Masha allh macalin wn kudhaqmin insha allh ale haku parakeeyo macalin
🌟Habka aa ku dhisan lahayd Caado Wanaagsan 🌟
18:01
Salmaan Maadow
Рет қаралды 45 М.
🤯🧠Sidee wax walba ugu kaydin kartaa maskaxdaadi?🧠
14:08
Salmaan Maadow
Рет қаралды 36 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 100 М.
Habka u dagsan lahayd Qorshe Nololeed.
19:25
Salmaan Maadow
Рет қаралды 33 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 71 М.
SIDEE NAFTA LOOGA ADKAADA??||||SH.MUSTAFE XAJI ISMAIL
6:22
Mahamed Alih
Рет қаралды 17 М.
Qaybo muhiim ah oo ku saabsan Gawaarida.
12:41
AFRAH-DEEGAAN CHANNEL
Рет қаралды 4 М.
Xal Aad Kaga Baxayso Faqriga Iyo Busaaradda || U.Hamse Habiib
16:33
Razeen Training Center
Рет қаралды 75 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН