No video

NADAAFADA NIYADAY DHISTAA EE LABADAADA SHEY IYO GURIGAAGA

  Рет қаралды 9,435

mama soomaali

mama soomaali

5 жыл бұрын

Пікірлер: 38
@beerlulabeerlula9265
@beerlulabeerlula9265 5 жыл бұрын
Sax mansha.allah wlhi waan kugu raacsanahay markaad nadiif.tahay farxad baad daremeysaa
@Zahra-channel1
@Zahra-channel1 5 жыл бұрын
Run badanidaa hbo quruxy.runti anigu waxba iska yaabay mrki gurigu ii hagaagsanyhy wn faraxsanhy.mrku isku dhexyal snyhyne wan xanaqaa 😄
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 жыл бұрын
hooyo macaan somali waa nalasha mashaa alaah ilaahay ha ku xif tiyo aamiin yaa rabi aamiin dhagasta wax badan ayaad fahmi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimaladan2174
@nimaladan2174 5 жыл бұрын
Asc Canab, wax aad u muhima oon wakhti badan kugu qaadan ayaad marwalba noo sheegtaa. Masha Allaah illaahay haku barakeeyo. ur Video is Short and very Unieq.
@SM-qx5he
@SM-qx5he 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Jazakalah khayran
@dhuuxaden7245
@dhuuxaden7245 5 жыл бұрын
Maashaa Allaah sax Weeyeh shukran habo
@najmadirieh4134
@najmadirieh4134 5 жыл бұрын
One in a million habo macaan.
@umumucaadmucaad4496
@umumucaadmucaad4496 5 жыл бұрын
Masha allah habo nadafad la aan waa nolal la aan
@suldaanohassan2150
@suldaanohassan2150 5 жыл бұрын
Maasha,allh mamo qali ah ilaahey daratiis ayanku jecelahay wlhi ilaahey haku xafiido adun iyo aqiiro
@ubhmu14
@ubhmu14 5 жыл бұрын
Thanks habo allaha kubarakeeyo
@qamarmohamoud2725
@qamarmohamoud2725 5 жыл бұрын
Jazakallaahu khayr macanto
@fartuunbeelochannel5097
@fartuunbeelochannel5097 5 жыл бұрын
Masha alaah maamo
@laylaahmed1902
@laylaahmed1902 5 жыл бұрын
Sax masha allah so dhawaw mama
@istarnur5938
@istarnur5938 5 жыл бұрын
mansha allah mamo nadafada waa jiclahay
@najmadirieh4134
@najmadirieh4134 5 жыл бұрын
Asalam aleikum warahmatulahi wabarakatu habo macaan
@iqroaden9519
@iqroaden9519 5 жыл бұрын
Mashllh maama ALLAH ku xafido
@maxamedsidcumar4983
@maxamedsidcumar4983 5 жыл бұрын
Mashallah mashallah jasaakallh
@najmadirieh4134
@najmadirieh4134 5 жыл бұрын
Habo macaan you are taking the truth maa shaa ALLAH I always save your videos.
@kowsarkowsar7238
@kowsarkowsar7238 5 жыл бұрын
waa runta mom sharaf aniga waxan aduunka ugu jeclahay nadafad
@musaabdullahi3465
@musaabdullahi3465 5 жыл бұрын
MashaAllah beautiful habo
@thereality815
@thereality815 5 жыл бұрын
Mash a Allah habo we think the same
@fartunjamaali7173
@fartunjamaali7173 5 жыл бұрын
Msha Allah
@obaiso9865
@obaiso9865 5 жыл бұрын
Walalo qeyr alahakusiyo anigu 6 bil bam yutubka kuguxoranahay waxbadan ban kafa iday waban sugowaya vidiyowga cusub
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Walaal mahadsanid
@wadaayful
@wadaayful 5 жыл бұрын
Maasha Allah wa jazaaka Allah kheeyr
@faadumoyusuf-pl2jh
@faadumoyusuf-pl2jh 5 жыл бұрын
mama ad bn ku jecllhy wllhy dhiira galin fiican bad ledahay
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 жыл бұрын
*Al nadaafatul nisfu minal iman akiid mama* ❤🌹
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@zainababukar2808
@zainababukar2808 5 жыл бұрын
Markasta niyada ino dhish waxan koriya ilmo abahod an kala tagnayy. Wana ku dhagestaa
@ahmedl8198
@ahmedl8198 5 жыл бұрын
Canabeey goormee soogashaa wanku sugaa 5 galabnimo ayaa Soo gaadha adigane kolba 10; subaxnimo kuutahaa filaaa
@marianabdulahi6633
@marianabdulahi6633 5 жыл бұрын
mashallah wasax nadafadu waa wax wanagsan lakin somalida nadafad wakadhinten bal goobehey kuganacsanayan eega meelwalba qashin iyo qoyaan bayaal naaga somalidu iyaga isisoo nashnasha inyaro fican wajiran igadaa suuqi bakaaran soxusuustay waxyabaha bulshada kadhexeya somalidu kama taxaderan qofwalba wuxuu leyahay maxa igagalay war aduunku saas uma shaqeyo somalay walalyaal xasadka joojiya xita masjidki ilahey wasakhda kadhowri mayaan markad magto musqusha gal waqoyaan iyo nijaas musqulihi gaaladu wanadiif igada haigu shegine Canabey
@sucdiqueen1369
@sucdiqueen1369 5 жыл бұрын
marian Abdulahi wallee been maadan sheegin bulshada waxa ka dhexeeya mayaqanan guriga qashinka laga soo saaro baa albaaka ama wadada lagu tuuraa africa
@ahmadmahmoud4058
@ahmadmahmoud4058 5 жыл бұрын
Asc hbo cabdi xoosh tahliil diini soo walaalkaamaaha
@ahmadmahmoud4058
@ahmadmahmoud4058 5 жыл бұрын
Asc HBO cabdi xoosh tahliil diini soo walaalkaa maaha iso jwb plz
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Haa waa walaalkey iga weyn
@ahmadmahmoud4058
@ahmadmahmoud4058 5 жыл бұрын
Mashalah
@daarutawxiidislamiconline1062
@daarutawxiidislamiconline1062 4 жыл бұрын
lkn xadiithka aad aqrinaysaa ma sugna lkn waxa jira axaadiis kale oo sugan
@marwochannel3
@marwochannel3 5 жыл бұрын
Walhi been taa mahan qalbi gaa kuu qabooba lkiin ogow waa niyada waxkasta habo
ROUTINE  KA MANTA WAA NADAAFADA SULIGA BY HAMI OFFICIAL
10:48
Hami official
Рет қаралды 8 М.
Dadka Nadaafada ilaaliyaa waa dad diin leh sh.dirir
3:00
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 6 М.
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 41 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
XAASIDKA BANAANKA WAXAA KA XUN  KAN DADKA KUUGU XIGA
24:39
mama soomaali
Рет қаралды 11 М.
SHEEKO TIME IYO SIDE JADWALKA KU SAXDA👏
12:12
Ruumi Channel
Рет қаралды 19 М.
DAMEERU DHAAN RAACDAY HA NOQON  DANTAADA AQOONSO
15:17
mama soomaali
Рет қаралды 14 М.
NAFTAADA 80% ᴴᴰ┇Ayub Axmed
9:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 26 М.
5 SIYABOD OO LOLA DHAQMO  EHELKA IYO SAXIIBKA DHIBKA BADAN
20:59
mama soomaali
Рет қаралды 4 М.
SHAQADA GURIGA MAXAA FUDUDEYA?
11:40
Hamda Home Decor
Рет қаралды 21 М.
KALAY AN KULA SAXE JADWALKA HAWSHA #PART ONE# GURIGA 👩‍💻
14:48
DHAQAALAHA IYO  NADAAFADA  SALADA CARUURTA
24:18
mama soomaali
Рет қаралды 10 М.
Xaaska ugu xun caalamka Ha Guursan kana Carar Naagta Noocan u Dhaqanta
19:05
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН