NADIIRA NAYRUUS | HADDUU BEERKU QAYBSAMO | LIVE STAGE | MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 2,126,013

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

4 жыл бұрын

HADDUU BEERKU QAYBSAMO
BADH BAAN ADI KU SIIN LAHAA
WADNAHAYGA BIDIXDANA
WAAN KUU BEDELI LAHAA
KAAGANA WAAN LA BIXI LAHAA
………..
HADUU BEERKU QAYBSAMO
SAHRA AHMED
CODKA: NADIIRA NAYRUUS
VR: CAYDIID JOWHAR
ABDIASKARITUBE
---------------------------
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 527
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam❤ (SCW) 😍😍
@DahircanadaOfficial
@DahircanadaOfficial Жыл бұрын
scw
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 6 ай бұрын
Waar, nebi-nebi lahaan e, heesta dhegayso. Wayna ahayn, dee iskaga teg dembiga.
@mohamedosman68
@mohamedosman68 3 жыл бұрын
nadiira ilaahay ha soo hadeeyo aamiin 🤲
@munobilan2
@munobilan2 4 жыл бұрын
Boqorada masraxa is back Yes xamar Adaa leh zaad rabto noogu DheeL Fanaanad aan taageero❣🥰
@mustafaxmed6389
@mustafaxmed6389 3 жыл бұрын
nayaa maxaad hesta u kufsaneysaa
@omarjunior9290
@omarjunior9290 3 жыл бұрын
Ciyaar way dhamaysay meel baa layska dhigay mida kale fanaanku waa inoo fanaanimadisu ay dhamaystirantay sida inantan waa qaab mashraxiyeed aad leedahay iminkan heestan il bidhiqsi kama jeesan kartid taas baa fanaaniin la yidhaa....
@cabasabuukar7385
@cabasabuukar7385 4 жыл бұрын
Biyo xamar hadii aad cabto meel walpo aad tagto Waad usoo xiiseeyaa Xamar Alle haku dhowro ❤️❤️🙏
@alicirro7110
@alicirro7110 4 жыл бұрын
Wey Ka xishood siisaY Wiilka Sida eY ugu NiikasaY NeeYruus 😍👌❤️
@fekadudemeka1215
@fekadudemeka1215 4 жыл бұрын
Qaabkaaa jilinkaaga codkaaga waaay iswadataan ma sha allaah
@abdis70
@abdis70 4 жыл бұрын
Codka wey keentay, laakiin actionka waalan iyo Balaq balqdaa heestii dishay - Sahra Ahmed- Ilaahow u naxariiso.
@sagalnuux2041
@sagalnuux2041 2 жыл бұрын
Run wlhi kkkkk
@abdiazizsuleiman9997
@abdiazizsuleiman9997 4 жыл бұрын
Tan fankaba Waan ka Saari lahaa waa bilaa akhlaaq. Fanka waa tilmaan wacan oo dadka wax wacan loogu gudbiyo ee maaha akhlaaq xumada sidaasa Sidan wax haka badasho inantu oo haku dayato saaxibadeed shaadiyo sharaf siday isu badashay
@deeqomohamed7377
@deeqomohamed7377 3 жыл бұрын
Nadiira inay Ka cod macaantahay shaadiya sharaf intii igu raacsan is garta
@shireshow
@shireshow 8 ай бұрын
Ma gaadhi karto Codkii cajiibka ahaa ee sahra axmed jaamac
@lizajoseph7559
@lizajoseph7559 4 жыл бұрын
Abdi askari shaadiyo iyo nadiiiira isku keeen hade col yihiina heshiisii adiga u dhexeeye wll
@abdullahimahamudhassan9779
@abdullahimahamudhassan9779 4 жыл бұрын
Ya Allah Wlshen Nadiro noso Hade 🤲 Aamin Waxan Wa wali cas 😂Wlhi
@user-pd9mx8py6b
@user-pd9mx8py6b Жыл бұрын
Boqorada actionka ugu Mac nadiira WA bass
@khadijahmehmet7336
@khadijahmehmet7336 4 жыл бұрын
Anaga markay nala joogto wa marwo edeb leh waxaaso kale ileen haday la timaado cumar binu cafuufbay ogtahay inuu basbaa seynayee.....hargeisa sharaf badan 💚💬❤💙💙💙💙
@maxameddhaayow9903
@maxameddhaayow9903 3 жыл бұрын
Hablaha ree hrgysah hadal qurzxanh
@geletoz
@geletoz 2 жыл бұрын
Niyow siyaad soowtaad kula dirirteen inaan dhuusada la isku celin mise qabiil bay idin ka ahayd oo qadiyad kale majirin?
@abdi-maliksherif5837
@abdi-maliksherif5837 4 жыл бұрын
Naa caana beesho heestani heesihii is-walaaqa ma ahee ka xishoo!!
@hindanuur9554
@hindanuur9554 4 жыл бұрын
Well done Nadiira quruxeey noolow eesh calaa hees barteedaad dhigtay la aantaa abaar noolow fanaanad jirta 👑👏👏👏👏👌❤️❤️
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 3 жыл бұрын
Masii waalee!
@nimcofaaraxraage8942
@nimcofaaraxraage8942 4 жыл бұрын
Nadiira nayruus alle ka cabso walaal oo badhidan aad lulayso iska daa yayna cadho alle kaga dhicine
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
Haa way Nasaaqday wlhi Waxan kufakarnay wax xun Alow Wadada xaqa nagu toosi
@ahmedciroole3502
@ahmedciroole3502 4 жыл бұрын
Zxp c askari inanta wax usheg oo isdeji dheh lajan tahay zxp waani nin odaya tahaye inaga soo hagaaji madax sare abdi askari Lange
@abdisalanabdilahi3055
@abdisalanabdilahi3055 4 жыл бұрын
Ahmed ciro sxp qaliya
@ahmedciroole3502
@ahmedciroole3502 4 жыл бұрын
@@abdisalanabdilahi3055 zxp sare
@ibrahimliya8331
@ibrahimliya8331 3 жыл бұрын
I have never seen a singer that expresses her song's through her dance,until l watch nadiir on the floor cruising like a ship in a big ocean.keep it up lady!!!!!!!!!
@NIIKOCUSUB2021
@NIIKOCUSUB2021 2 жыл бұрын
thnkss
@mohamedAli-hd3qq
@mohamedAli-hd3qq 2 жыл бұрын
😂😂😂😂you made me laugh 😂
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 4 жыл бұрын
Somali maryoley qofta xuriyadeday ledahay waxey rabtana wey samey sane fananad badaxa furatana iyada uguma horeyso qofka hubigisa u daya datka is bar bar dhigeysana iska daye nadiiro qalbi nadif wa ku wata🔥💙
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 4 жыл бұрын
Ilaahey masidanbu raali kayahay ? Waxwalba aan sameeyno allah wuinojeeda : marka adiga gabadhan walaasha masidanbaad ulajaceshahy War allah kacabso : madax xanuun yar haduu kuhelo kilmadaada uguhorayso ilaahey icaafiweyaan : sababto ah waxaad ogtahay inuu allah cafimaadka haayo : marka markaad caafimaad qabtid allah kushukri hakuxaadidin
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 2 жыл бұрын
akhas.futoruxniinbay.kudishay.heeska
@bellaxaji110
@bellaxaji110 Жыл бұрын
Had a voice, she is amazing Nadiira waan ku wadaa sis ❤
@user-pd9mx8py6b
@user-pd9mx8py6b Жыл бұрын
Heestan waa midka aan laga dhergeynin
@aragsangeedi6897
@aragsangeedi6897 4 жыл бұрын
Muqdisha fanka iyo fanaaniinta waa xor caburin ma leh baashaalka nadiira ka garo.
@guliyehussein6317
@guliyehussein6317 3 жыл бұрын
Nadiira Nayruus Ruunti xasuus dheerbay igilisay laxanka ,codka macan ,janatu allaha hakugu bishareyo .
@daahiralimohamed2269
@daahiralimohamed2269 4 жыл бұрын
nadiiro wlshena somaliyeed madaxa inaa daboolatid aa ku fiican tahay tintada qarso xijaabka waa mid wngsn
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Naagtan niikinaysa Ee jidhkedu muuqdo miyaad madaxa dabool kaliya dhahaysa 😅 War si saxa u wax ugu sheek ama iskaabulo niikada dawo
@cumarxaashi1647
@cumarxaashi1647 4 жыл бұрын
Dabadeeda io naazaheeyda waxa aadoneydaa in aad daawato tinteeda jareerta ah neh wd diidee
@sadrisuleeqa219
@sadrisuleeqa219 4 жыл бұрын
wiilka gabdha wax bu ushekaya ee xumanta wadan jojiya🤨🤨
@abdirzaqholladn520
@abdirzaqholladn520 2 жыл бұрын
Boqorada codka Nadiira nayruus love my walashy
@cuddoonjamac346
@cuddoonjamac346 4 жыл бұрын
Fanku haduu lugo leeyahay wuu kaa carrari lahaa‼ Heesaha hore innooga daaya ciyaarta
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 4 жыл бұрын
Cuddoon Jamac hhh😂💀 alla calosha iga qoslisey ti danbiga aheyd
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Heestaa iyo wakhtigeedii iyo hargaysa Ala ha u naxariisto sahra Axmed iyo dhabarlow
@maxamedkoosaar8905
@maxamedkoosaar8905 2 жыл бұрын
Aamin aamiin ilaahay ha u naxariisto zahra axamed iyo dhabarlow waxan heesaha ku ciyaaraya een qaabkii loo egshamaynayeyba aan garanay. Eed modo inay caano lulayso. Sidaa karaa heesta dhaha
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 жыл бұрын
The best somali lady singer in the new young generation era
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 2 жыл бұрын
Agreed saxib
@abdullahiyalahow9852
@abdullahiyalahow9852 2 жыл бұрын
@@abdirahmandalab4456 p
@ismailosman-hachi3956
@ismailosman-hachi3956 Жыл бұрын
Beautiful
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Best song nadiira nayruus in the building
@lqs-tv6745
@lqs-tv6745 4 жыл бұрын
Eraydii Abwaan Sangub AHUN waad ku dheeshay maad aayar iska taagnaatid walaalow, fadlan heesii hore sharaftooda dhowr oo ku waaga uun isku walaaq ayaan ku odhaan lahaa hadaad walaaqo dayn wayday
@zakimohas
@zakimohas 4 жыл бұрын
Somali maryooleey oo heesna waa dhageeysaney saan dance ama ciyaar marabtaan meesha maquraan baa la aqrinayaa yaab badanaa fanaan sidii tabeele cml utaagan maxa lagadawana nadiro fanka iyada ayaa wadato
@abdizeaden557
@abdizeaden557 4 жыл бұрын
Wlshey nadhiraa neyruss hesaa iskadaaf waxaan wa aduun walaagtagee
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Cabdi askari tube in aad gar sii saan 1 hal milon Subscrib wllhi waa in aad u wangsan Aan mudo fara badan ku xiraa Abwaan keena ayaa dhalay ismaan askari wadanikii weynaa wllken haloo kala kiciyo away ciyaal xamar is muu jiya guul iyo goba nimo wllky cabdi sakari
@kichakip2606
@kichakip2606 3 жыл бұрын
WE MISSED QUEEN OF STAGE NADIIRA NAYRUUS😍😍😍😍
@Jama143
@Jama143 4 жыл бұрын
Abdi -askari tube nio hadaa rabto inaa waqal la tartanto nayruus hasoo galin yutube ka yey kaa wasakheyn 90k dabo pa weeeraaminayo😂😂
@fadumoaxmed3461
@fadumoaxmed3461 4 жыл бұрын
Maanta waa ifka sifiican isga reeb markhtiyadad if iyo Akharba Allena waa ku dawanaya lkn waa laguu seeto dheerenayaa maxaa wax ku sugaya 😭😭😭😭😭😭😭😭
@queenesra5409
@queenesra5409 4 жыл бұрын
Woooooooooooow Nadiraaa cadii matihiid mcnto ❤❤❤❤
@jamaykanimcan2904
@jamaykanimcan2904 4 жыл бұрын
Music iyo nadiiro laysma maqashiyo 🤣🤣
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 4 жыл бұрын
Heesta wayla kentay xoogaa Lakiin heesahaan ookale niiko looma samayn fadlan ha qiima tirin miraha iyo laxanka ,lajanqaad amaba kuwa fokal dancega ee Maryam mursal ,faynuus saado qamar kooxda fokol dancega raadi heesahooda wax ha isku khaldan Thanks
@zaidabdinassir5112
@zaidabdinassir5112 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@amidnight
@amidnight 3 жыл бұрын
Jin music ga jecel baa ku jira markaas uun bay wada dhaqaayasaa ..caalam kale ayay la ciyaaraysaa oo aynaan arkayn anagaa wax aragnay
@hibaaqmywife
@hibaaqmywife 2 жыл бұрын
Kuwa halkan Illaahay ha soo hadeeyo iyo waa dhaqan xumo sidan ka hayaa, adeer maxaad u daawanaysaan haddaad idinku fiican tihiin. Anagaa sidaa ku jecel Nadiira sharaf ee faraha kala baxa oo wacdiga meelahaa kale la taga please. Soomaalidu qof markay gaadhi waayaan ayay sheeko kale ku meeraystaan.
@munna9537
@munna9537 4 жыл бұрын
Nadiira qof nool my dhiig hore u soco
@alishirwa1453
@alishirwa1453 2 жыл бұрын
*ALLE HALLAGA XISHOODO*
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 Жыл бұрын
Both singer's r must interested and best in the new generation of somali singer's keep up ur excellent voice both of u baba
@AsadHajio-og5mz
@AsadHajio-og5mz 10 ай бұрын
anigu yaabye nadiiradu ma qoob gadaalaa wxu aaaa. jilicsanaa
@naasircabdilahi3883
@naasircabdilahi3883 3 жыл бұрын
waaaw nadiira nayruus dabadeedu miyaanay ku oolin waad mooda inay sidii laxa ay badhi wayn leeahay oo salaan anigu badhidaa waan ka helaye ha la ii soo qabto waan yara luli lahaaaye
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
Qf wlba meshiisuu libaax ka yhy hdda nadiira hrgysa sidda ogama ciyaari jirn lamaba arki jirn hddana iyaddy ushidan thy muqdisho🔥🔥🔥
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Laaa ilaaha abti hargaysa waxan loogama ogala niiko iyo waxa dad shaqo kuleh ma nihin ilahay ayan ka magan galay inay gabdhahygu waxa sameyan marka wad fiicantiin Ee ila caruurtina yar waxa bara waa wax fiicane ok
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 жыл бұрын
Inaadeertay hhh waa hide waad u dhalatay. Eedada aun sahara ahmed haljeedii baa shigtay.
@zunduzmohamed8328
@zunduzmohamed8328 4 жыл бұрын
Woooow❤❤❤❤
@izoismail1
@izoismail1 4 жыл бұрын
Is back boqorada masraxa xamar la aan teed waa abaaar we love qalbigeeda nadiifka ah aa and 🧡🧡🧡🧡👈👈✊
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Iskaabulo inay niiki kow kaaga siiso miyaad rabta wada u xiisay niikadeediye😅
@khadarking429
@khadarking429 Ай бұрын
nadiiray meel aya jiri doonta aadan dabada sida uga ruxi doonin really 😢
@bigboss1113
@bigboss1113 4 жыл бұрын
Gabadhan wlhi waaa gabadh bilaa xishoooda akhas wlhi Waan jidhiidhicooda kolkan arko heesahedana waligaaba me dhageysto gabigeedu way is baayaceysaaa
@user-pd9mx8py6b
@user-pd9mx8py6b Жыл бұрын
More amazing nadiira nayros ilaah ha kudhoore
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
I.FROM COPENHAGEN.🇲🇵🇩🇰 BY.M.JANAN.
@nacimayusuf1532
@nacimayusuf1532 4 жыл бұрын
La kabo dhadheerbay xidhantee may Isla Rogan ha jabtee ayaamo umada Islamki haka nastee😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Xasuusti sahra Ahmed jaamac Allah unaxariisto
@Sara-xv8sp
@Sara-xv8sp 4 жыл бұрын
Woooow❤❤❤💋💋
@melmi9330
@melmi9330 2 жыл бұрын
Leave her alone people she is a great singer and dancer keep going Nadira Nayrus you are gorgeous 😘🥰🎋🎋👏👏👏👏👏
@zabnaappe1432
@zabnaappe1432 4 жыл бұрын
Waaaaaw wllhi waxaan u jeedaa nolosheyda muumin allha ii daayee
@shukridahir3925
@shukridahir3925 3 жыл бұрын
Naagatan dhaqan xumaa yaahu
@maariyahassan5171
@maariyahassan5171 3 жыл бұрын
Horta san may caadi ku tahy gabadhu maraky heesayso ma khamri bay ka dhargtaaa miyaaaa yaab🤗
@alexanderdemarcos5427
@alexanderdemarcos5427 3 жыл бұрын
This song deserved more than a million views 😟
@Mohamedali-lb8hd
@Mohamedali-lb8hd 3 жыл бұрын
waa runta Sahra axmad ka dhagayso
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Foridhays Bay ciyaaraysa oo way nikinaysa Mise way heesaysa Alla kariim heesti Zahra Ahmed iyo Mahamed Ahmed dhabarlow Alle naxariisto labada marxuunba lakiin way kufsadeen heesti nadira meesha cod baa loo bahan yahay ee niiko looma bahna
@nuurabiib9227
@nuurabiib9227 2 жыл бұрын
Naydiira nayruus Sidaaad doonto ugu tumo xamar Dhiigaygii fifa keep going 10_2_2022 time 3:22pm
@werisnaasir7448
@werisnaasir7448 2 жыл бұрын
Boqoradda masraxa❤😍
@abagaweynofficial8295
@abagaweynofficial8295 4 жыл бұрын
Nice SONG
@qalbisaafiya7613
@qalbisaafiya7613 4 жыл бұрын
Kkk weyka bad badisay waryaa fanaaniintii hore iyo uwan maanta joogo farqi badan ayaa u dhexeeya ilaahoow na astur
@angieb.9803
@angieb.9803 Жыл бұрын
🤔Na nadiroy xishow wll bisinke wamaxay waxano itustus subxanallah🤭😏
@enforcerenforcer2695
@enforcerenforcer2695 2 жыл бұрын
Viva Nadira Nayruus ❤️
@fekadudemeka1215
@fekadudemeka1215 4 жыл бұрын
Masha allaah ilaaah haku deesto yaaaaaaaaq. Waan ku faanaaa inaaa soomaali tahay walaashay. Codkaada ayaa icajabiyay. Beeeelo. Beeelo beeelo.
@maryansaid1737
@maryansaid1737 4 жыл бұрын
Codkeda cajab
@kawtherfaaruuq4779
@kawtherfaaruuq4779 4 жыл бұрын
Boqorodii💔❤
@Indho123
@Indho123 4 жыл бұрын
Wllo ilaahay ka cabso arladan aad manta sidaas iskugu dul wadhaaminayso maalinbad ka hoosayn dokntaa nin walbana camalkiisa raaci doona
@fadumoiprahim8616
@fadumoiprahim8616 3 жыл бұрын
Wan ogahy dedbaden aya dhihrapo horey usoco lkn madhahayn hesta wadenbi iska dhaf o is astur allh halaga cabsado
@user-pd9mx8py6b
@user-pd9mx8py6b Жыл бұрын
Moore amazing nadiira nayros ilaah ha kudhoore
@natashaapdirahman6605
@natashaapdirahman6605 4 жыл бұрын
Nadiira baqorda masraxa 😘
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
nadiiro wa fananada ugu kul
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
Boqoradii codka ee maamo sahra ahmed sidaa futada umay ruxi jirin edeb by lahayd iyo anshax markaa heesta degenan u qaad
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Nadiro neyruus🙏
@damaashaadtube4327
@damaashaadtube4327 4 жыл бұрын
Waxaa wazakhadaa yaa fanka ka qaybta Ilaahyna miyaany ka baqayn Abdi AZKARI TUBE tan hees danbe haka zoo duubin😂😂😂😂😂
@mohamudissack2376
@mohamudissack2376 3 жыл бұрын
Nadira keep going ❤️
@tisjiicmediatisjiicmedia393
@tisjiicmediatisjiicmedia393 4 жыл бұрын
Ku sali rasuulka
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Csw 😍😍
@zeinnahbinty1306
@zeinnahbinty1306 4 жыл бұрын
Scw balse walal heesta dhaxdeda mahan inad nabiga ku shektit
@queenesra5409
@queenesra5409 4 жыл бұрын
Scw scw
@asmarofficial6293
@asmarofficial6293 4 жыл бұрын
Scw
@cabdulahicali4013
@cabdulahicali4013 4 жыл бұрын
Scw scw
@osmanadan8931
@osmanadan8931 2 жыл бұрын
Wow!❤️
@sacdiyonuura9139
@sacdiyonuura9139 4 жыл бұрын
Libaax muumin gantaal👏👏
@roodaismaaciil12
@roodaismaaciil12 4 жыл бұрын
Alle haku hanuuniyo dumarkii ceebaysaye
@khadarmahad4696
@khadarmahad4696 2 жыл бұрын
Fanaanadani sida kale waa qof wanaagsane walaalaayaaloow is ruxitaanka hayka dayso wll waa igatalo wll allena hakugu nafac
@nazriinahassan8671
@nazriinahassan8671 4 жыл бұрын
Wiilkih baa xishoodey elhi
@imiiab8401
@imiiab8401 4 жыл бұрын
Walaaleey gacmaha lugaha iyo wajiga kalacad iska hagaaji
@abdirezaqfarah8275
@abdirezaqfarah8275 3 жыл бұрын
Akhas caleek intay heesta macneheeda matali layd,waxay ku mash quul santahay ruxista futadeeda madow
@virginiaharvey
@virginiaharvey 4 жыл бұрын
Vibrant young crew are we
@samawadestudio4060
@samawadestudio4060 4 жыл бұрын
Nadiiro horay usuco wllshy iga wayn
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 жыл бұрын
Naagtu waxay niikisa markay badhi macaan leedahay hadi kale isxiijisay uun
@ruweydajama1481
@ruweydajama1481 4 жыл бұрын
Dirisle awaaaaaay ????? We wanna your reaction bro!!!
@maryammohamedelmi6417
@maryammohamedelmi6417 4 жыл бұрын
Feynuusta qarnigan iga dheh
@hgy1293
@hgy1293 4 жыл бұрын
🔥💯
@shucaybkoke8614
@shucaybkoke8614 4 жыл бұрын
Wewewe 👌👌👌
@malyunxasan3795
@malyunxasan3795 4 жыл бұрын
Ilahy hku soo hanuunyo wlshy
@cadceedyare8228
@cadceedyare8228 4 жыл бұрын
Aamin
@safiamoalin5417
@safiamoalin5417 4 жыл бұрын
Anaga dhan sxb anagaba quraan ma dhageysanoonee
@fartuuncabdi430
@fartuuncabdi430 4 жыл бұрын
@@cadceedyare8228 we
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 4 жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen WaLAlo Tii Aqiiro weeyBa iloowday
@cabdiwalicalihiraab6125
@cabdiwalicalihiraab6125 4 жыл бұрын
Wasma
@Natural_view100
@Natural_view100 4 жыл бұрын
Gabadhaan markey Xamar Timaado Maxay La Niikisaa Hargeisa Ayey Joogtay Muddo Halmar ma Ay Niikin Culumadii Aaway😄😄
@jihaanbarre5126
@jihaanbarre5126 4 жыл бұрын
nadiiro😍😍😍😘
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 4 жыл бұрын
Nadiira nayruus ... Iskama jiidho
@axmedmaxamed5351
@axmedmaxamed5351 3 жыл бұрын
Love wllhi
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Heskan waxu jiray ruwayadi wa madeys adunyadu dadkuna wey matalayan
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 жыл бұрын
Waa ila garsn
@sadaqaaja7781
@sadaqaaja7781 Жыл бұрын
hadaa aroostay xataa amaa xasilee😍😍
NADIIRA NAYRUUS | HARRAAD BAAN KUU QABAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:39
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 1,8 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 16 МЛН
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Nasir Production
Рет қаралды 50 М.
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:44
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,7 МЛН
NASTEEXO INDHO  Live HANOQON HEERYADIISA CUNE
6:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 8 МЛН
XAMDI BILAN | YAAN CUDUR KEYGA USHEEGTA ? | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2019
5:36
NADIIRA NAYRUUS | CAASHAQA MA BARAN WELI | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:24
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН