XAMDI BILAN | YAAN CUDUR KEYGA USHEEGTA ? | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2019

  Рет қаралды 6,262,270

Kaafi Studío

Kaafi Studío

5 жыл бұрын

Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
*******************************************************************************
استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
*******************************************************************************
Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
Don't forget Subscribe and Share leave a comment
Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
wa.me/message/Z4VNJSBV7JSYM1

Пікірлер: 692
@ayuubdaahir7253
@ayuubdaahir7253 5 ай бұрын
Inta iguraacsan in looxiisay codkii macanaa ee xamdi blan like iisaara ❤❤❤❤❤❤❤
@caydaruuschannel9913
@caydaruuschannel9913 4 жыл бұрын
Hamdi bilan wlhi best fanan tahay Codka Styleka jiniyadaha aniga ayaa ka mara kacaya tlhi inta igu Raacsan liketa ha ila dhaafina walalkin ayan ahayeH
@abdihakiin1438
@abdihakiin1438 4 жыл бұрын
Ilaahey malaalaga cabsado saan maa aduunyu udanbeysay ilaahow soo hanuuni kuwaan subxaanalaah 😪😪😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@silvamann6885
@silvamann6885 5 жыл бұрын
Qoftan cod aa kudhamaday runtii been maficno aniga gabdhaha hesahood madhageysto lkni qoftan gacanta iga dhacda markan sii dhageysaty na codkeeda wax LA heli karo ma,ahan runti love u mi queen
@HassanAli-lh7mp
@HassanAli-lh7mp 5 жыл бұрын
Silva Mann ani xitaa ma dawan rabin anoo daawanayo heestaan is arkay
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
@@HassanAli-lh7mp wllo subscribe plz subscribe igu so cawih
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
@xubi farah wllo ado rali aah subscribe iso dheh plz
@wenadiakite1737
@wenadiakite1737 5 жыл бұрын
Coooi
@nimcohassan5633
@nimcohassan5633 5 жыл бұрын
Hada dhagayso He 😁
@liimochannel8738
@liimochannel8738 5 жыл бұрын
Fanaanad cod MCN oo kasoo jeda galmugug inta jecel like ha isaarto viva galmudug
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Kumajiri, khadraay qiimi dumar iyo quruxlayda yarta hablahaay mashalah.
@abdullahimoalin7642
@abdullahimoalin7642 3 жыл бұрын
Subxana alaah war diinti islaamka waa lagu xad gudbay Niman afsomali kuhadlaayo oo fikirka reer galbeedka wato ayaa fashaad nagu wada ee somaali maxamed halayka jiro Wan love somali maxamed❤️❤️🇸🇴💪💪
@isaqcadow9283
@isaqcadow9283 2 жыл бұрын
Gym
@mas8088
@mas8088 2 жыл бұрын
If you need some Somali music to drive to this is the one ☝️☝️☝️☝️☝️
@salgamed3197
@salgamed3197 4 жыл бұрын
Inama caadi ma'ahan cod dahabi ah ayu eebe kuu galaday Masha Allah, horay usoco aan ku lee'ahay hamda Cali ( hamdi bilan)
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Queen xamdi bilan caleek 😘😍🥰❤❤🤟👏👏👏👏
@henryarero
@henryarero 8 ай бұрын
Somali community of Kenya, Africa and all over the world
@ikranbintumohammed7374
@ikranbintumohammed7374 5 жыл бұрын
Timihi ayaa labaneeyay dharkiina waa ladhigtey caafimadkooduna aadbuu isareeya wax xanuna madareemayan waxay isleeyihin waa adinka kuwa adunka kaqaba waala niikiyay iyadoon cidna laga baqeyn lkn miyey isweydiiyen haduu inyar oo xanuna qabta siday udaciifi lahayen oy xanunka udareemi lahayen 😭miyey is waydiiyen allahi xinjirta ka abuuray oo arsaaqay caafimadkas siiyey inuu arkayo waxay sameynayana raali ka aheyn oo naclad rabi kudhaceyso miyey hilmaameen geerida iyo xanunkeda markay nafta baxayso miyey hilmaameen qabrigii madooba ee aan cidna kugu wehlineyn camalkagi mooyee hadana miyey ilaawen maalintii dambaysay ee qimada oo dhibka badneyd miyey hilmaameen jahanamadii holaca usaaxibka aheyd walalahygii muslimkow adinkuna maxaad ugu sacaba tumaysaan waadba aragtan halaga ey kusuganyihine yaa Allah rabiyow umada fahansii diinta iyo xaqa gabdhaha niikinayow allahi din abuuray wuu awooda inuu halka nafta idinkaga qaado Allah kaxishoda oo Allah kabaqa cadaab daran iyo ciqaab😭😭 daran baa jirtee itaqullah itaqullah ☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@simranlovesomaliasimranlov7466
@simranlovesomaliasimranlov7466 5 жыл бұрын
Waad wanisay waxna waad u shegtay lkn abaayo wax ma maqlayaaan fisqiga ayey hormar moden
@ikranbintumohammed7374
@ikranbintumohammed7374 5 жыл бұрын
+Simran Love somalia Simran Love somalia waa runtaa ukhtii indhihii baqaayaa ka ilmeeya naarta😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@unitedkingdomnazrinunitedk2178
@unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 жыл бұрын
Ikran Bintu Mohammed illhy haso hadeyo wllo
@habibfaisal8875
@habibfaisal8875 5 жыл бұрын
Kkkkk Sheekadaadu Maraqa Waan Cabaa Fuudkiise Ma Cuno Miyaa, Waan Daawanayaa Waana Waaninayaa Meel Mawada Galaan, Sheeko Somaliga Inna Ka Daa Ikraaney Huuno, Hadii Aad Tahay Qof Wadaada Ama Qof Daaciya KZfaq Halkaas Kama Aadan Gasheen, Wax Kasta Waxba Ka Horeeya Muhiimadu Waxay Tahay " Ooda Sida Ay U Kala Horeysa Aya Loo Kala Qaada" Ama Sida Ay Dhahaan Reer Muqdisho "Canjeeladda Sida Ay U Kala Horeyso Ayaa Looqaata" Waxyaabo Ka Muhiimsan Ayaa Jira Oo U Baahan In Laga Hadlo Maahan Qof Dad Maaweelinaya In Aad Muhiimadda Siisid Waxaan U Arkaa Iska Hadal Iyo Waxaa Loo Hadlaa In Aad Dad Iska Gadid
@weedh3438
@weedh3438 5 жыл бұрын
Habib Faisal wllo ha khalad fahmin way sasax santahya mesha xumantu ka jirto aya LA waniya hadalka wanagsnina waa sadaqo Inantan hadalkeda in qar Illahay Ku soo hadeeya laga yaaba
@DacwaMedia24
@DacwaMedia24 5 жыл бұрын
xamda billan nice song... LIKE U SAAR
@khaalidoficeal3974
@khaalidoficeal3974 4 жыл бұрын
Kuwa dhaha heesaha masha allah. Way ka qaldan tahay. Iska fiira hee. Handaq handaq loma baahne. Laki. Wixii ila aragti ah
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 жыл бұрын
Ila mnta ila barigay soo baxday dhagaysanyay 2018 ila 2021 like iisaar
@anisoabukar5145
@anisoabukar5145 2 жыл бұрын
Boqorad codka xamdi bilan wan ku wata❤❤❤❤❤
@diamondsomalia202
@diamondsomalia202 5 жыл бұрын
0:36 shadiyda dabadeyda mid dubanooyo 😂😂😂😂😂inta ila arag tay like isaara
@abdallamohamoudabdi4095
@abdallamohamoudabdi4095 4 жыл бұрын
Shaadiyo maahan
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 4 жыл бұрын
Diamond Somalia 'sfragileonand
@ROMAN77700
@ROMAN77700 4 жыл бұрын
xamdi bilan waaye
@OmarAhmed-zx9pn
@OmarAhmed-zx9pn 2 жыл бұрын
Wow! I am from oromia. I am hawiyo Morroolle clan tribe. I love Somali xesti thanks all of the team.
@abdinoormohamud6325
@abdinoormohamud6325 2 жыл бұрын
Welcome
@abdimalikmohammad4641
@abdimalikmohammad4641 2 жыл бұрын
@@abdinoormohamud6325 ن٩كنكخخختةى٥٥ة ى.كحتغاغات
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 3 жыл бұрын
Woooow tani maaha hees waa heeso waxan aad ula dhacay codka aad umacan badan mansha allaah
@jeenyochelsea5307
@jeenyochelsea5307 5 жыл бұрын
waaw fanaaniin waa ween iga dheh
@munaqalanjo8297
@munaqalanjo8297 5 жыл бұрын
wooow Ax yaaa hees xamdi bilan noloow💋
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 5 жыл бұрын
ajjj axsan hees Fananad super ah xamdi bilan Shadiya sharaf goobta shiday wlh la'aanteed abaar
@aminadiblave9266
@aminadiblave9266 5 жыл бұрын
Xasbiyallaahu wa nacmal wakiil wixi dhalay aaway
@simplesimoh7079
@simplesimoh7079 4 жыл бұрын
Nyinyi Somalia bless god you
@farxiyocali7845
@farxiyocali7845 3 жыл бұрын
0
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 5 жыл бұрын
wa gabar quruxbadan o aan u qalmin in ay fanaanad noqoto waxayna koow ka tahay dumarka soomaalida ku wooda ugu quruxda badan please return to normal people Xamdi Bilab❤️❤️❤️❤️
@IlyaasElmi-rc4pr
@IlyaasElmi-rc4pr Ай бұрын
Yaa ku balamiyay adi😢😂
@zaamiyayartadhaladka6720
@zaamiyayartadhaladka6720 5 жыл бұрын
Xamdi bilaN fanaanad qaaliya Nice Queen
@luulasayidbakar1369
@luulasayidbakar1369 5 жыл бұрын
Walaaliyaa waainaad kabaqdaan Alle lagumawaaraayo Aduunkaan
@arimaheena-pl5be
@arimaheena-pl5be 4 жыл бұрын
Asc
@rumincadey7786
@rumincadey7786 3 жыл бұрын
Waaw shaadiyo meesha ugu heesato waa aaaaaaaaaa masha Allaah
@sydband8956
@sydband8956 5 жыл бұрын
Walhi we dhumeen ciyalkan hadda xamar so galey subxana allah
@henryarero
@henryarero 8 ай бұрын
Modernization of Somalis and Somalia, Cutest woow the beauty of Somalis beautyful Singer's ❤🎉
@osmanmoha4530
@osmanmoha4530 2 жыл бұрын
Waa heesta aan ku jeclathe hamdi ✌️
@bodhariproduction5019
@bodhariproduction5019 4 жыл бұрын
mnsha allah waa fanaanad cod macaaann nolow
@abdiwahidali7813
@abdiwahidali7813 3 жыл бұрын
Tan iyo shiiqnimo kala dheer... Waa, sheeydaan madaxa soo xiratay
@sadiaabdullahi557
@sadiaabdullahi557 5 жыл бұрын
Waleee aduun saan subxanallah
@apdirahmn
@apdirahmn 11 күн бұрын
Who is still 🎧 2024 Plz 🙏 like ❤
@guyesman965
@guyesman965 4 жыл бұрын
I am from Borana support to Somalia
@nidolzack7052
@nidolzack7052 5 жыл бұрын
Caashaqan laga cabaadayo dunida fara kulul buu ku hayaa 😢
@faadumoqalanjofadumoqalanj5460
@faadumoqalanjofadumoqalanj5460 4 жыл бұрын
masha allhe
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
@@faadumoqalanjofadumoqalanj5460 hhh mxa masha allah huno 😂😂
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 5 жыл бұрын
Inay si degen u ciyaaran maxa udiiday oo ay isla wada walaqayaan nagahani subaxallah ilaahay ka yaaba 🙏🏼
@nurhaile8346
@nurhaile8346 5 жыл бұрын
mashaalaah qurux iyo cod ya salaam il xun kuma aragto
@abdinasirdaudiman3798
@abdinasirdaudiman3798 5 жыл бұрын
Mansh allah san ayan kugu ogahay waliga madaxa ha qawsanin
@nadazhire5435
@nadazhire5435 5 жыл бұрын
Xamar oo dhan niikadi by baraty😂😂
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Calankaygu waaii babanayaaa5
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Diqoneey ma ihiye fariidataaan waan uwataaaaa naaaaaaagodumaaar.
@amed_ak7187
@amed_ak7187 5 жыл бұрын
Cod wey leedahay wlh aadna umacan hamda👍👍👈
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar 6 ай бұрын
Wah wah❤😂
@adow78
@adow78 2 жыл бұрын
Love your voice it matches your beauty
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Offcourseseseee.dumaryaashaaaaay.hihihihihiiiii heedheh.
@mohamedali-rx3iy
@mohamedali-rx3iy 5 жыл бұрын
heestan waan ba jclhy guul x, bilan
@munaqalanjo8297
@munaqalanjo8297 5 жыл бұрын
Hees mcn ruunti xamdi biln
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 5 жыл бұрын
Waxba ka dhacay meesha niiko badanaa 👌👌👌
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 Жыл бұрын
Inan sharafta badan markasta astura’xamdi bilan
@hibaaqxuseen7838
@hibaaqxuseen7838 4 ай бұрын
Wali waan jeclahay heesta ❤❤
@wanaagsaneofficialchannel6160
@wanaagsaneofficialchannel6160 5 жыл бұрын
I.like wllhi shaaadiyo sharaf ciyaarteeda
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Mashaaaaalahtabaarakalaal tantan wadafarxad quba intakale.5
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Farxadbaannwadaaa
@caashodaahir2318
@caashodaahir2318 Жыл бұрын
Farxiyo soono
@collinskirui8037
@collinskirui8037 2 жыл бұрын
Nice song ingawa sielewi 😘
@kemalahmed6013
@kemalahmed6013 2 жыл бұрын
gabar somalia yaa maashaa allaah
@user-yv9ok8jq7i
@user-yv9ok8jq7i Жыл бұрын
Waaw qali waan ku jeclahay
@cqaadirshiineqahnuuni9829
@cqaadirshiineqahnuuni9829 5 жыл бұрын
Www waa Qaan Gaartay Xaqiiqdii Xamdi bilan miyaa?.mise weey U Ektahay inta igu raacsan like please Ii Saar
@FarhanAhmed-mf9tq
@FarhanAhmed-mf9tq 5 жыл бұрын
Heestan iyo niiko shaqo iskuma laha dumarkan weykaqaldantey hamdi wadiyarsantahay coska 100,%
@jamamohaz6662
@jamamohaz6662 4 жыл бұрын
Yartaan codka baxsan xage ku nolayd wa fananad dhamaystiran👍
@kimjognun7268
@kimjognun7268 5 жыл бұрын
Intaba wax reer muqdisho kuma jiraan waa reer gobal 👊😡 Inta naceb in futada la luxo oo xamar la ceebeeyo 👍
@kimjognun7268
@kimjognun7268 5 жыл бұрын
@@Hashipodcast kaalay adi ka dhig 🤔
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 5 жыл бұрын
Xaqiiq bro kugu raacay
@mohamedabdullahi1349
@mohamedabdullahi1349 4 жыл бұрын
90 kba iygaa xmar jecel futada in ay ruxaan gobol yaa ah oo hlkaan jooga bal nooshg
@mariajama3019
@mariajama3019 4 жыл бұрын
Reer gobol niiko ma yaqaanin ba been ma laysku sheegi 😂😂😂😂😂
@chinkualertschannel6788
@chinkualertschannel6788 5 жыл бұрын
YAAN CUDURKEY U SHEEGTA IGA DAABEYA CAASHAQAN CAASHAQA# Runtii wan jeclahy gabadhan halaiga gaarsiyo fadlan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Ihihihihihiii waa waxaannkujiroo.
@ayancibaar8258
@ayancibaar8258 Жыл бұрын
Barigey shidneed bilan😁🔥
@saynabsadaq9682
@saynabsadaq9682 5 жыл бұрын
Surmindidaan xagee kasoo baxday naagahaan naasaha iyo dabda ruxaya xagee jaamacad oga soo baxeeen wllee fankiii wax lagu dheeluu noqday fan waakiii hore
@xmdmxmd6590
@xmdmxmd6590 5 жыл бұрын
Ma asaa marki hore wax wax lagu caabudo ahaa
@wizaraagefarmaajo
@wizaraagefarmaajo 3 жыл бұрын
Xamda bilan lee kareeba wa jeclhy qoftaase
@dayaxdadkanuurkiisa1159
@dayaxdadkanuurkiisa1159 5 жыл бұрын
hees igu qli ah. wlhi hamdi
@dhaldarwishgobaad4870
@dhaldarwishgobaad4870 5 жыл бұрын
Ilaa imisaad allah ku caasinaysaan idinkoo candhuuf laydinka abuuray
@quraishsalah773
@quraishsalah773 5 жыл бұрын
Gabadha aduunka ugu jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ngaujahtamba8993
@ngaujahtamba8993 Жыл бұрын
Wow nice heart touching songs
@yuusufshnuuribraahin1110
@yuusufshnuuribraahin1110 Жыл бұрын
Naago qooq haaya
@faizomohamed6596
@faizomohamed6596 5 жыл бұрын
Kan xaga dambe ka firinoyo ma ila argten asxabey kkkk
@cabdiraxmaansalebanwayrah4658
@cabdiraxmaansalebanwayrah4658 5 жыл бұрын
waxan la hor luxaayo ayuu ku kacsaday dee
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Faizo Mohamed 😂😂
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
😋
@sabouhabdirasak1695
@sabouhabdirasak1695 5 жыл бұрын
Faizo Mohamed sifcn
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
@@KINGMOHA5388. Weey ku dhagantahay kkkkkkkkkkkkk
@simplesimoh7079
@simplesimoh7079 4 жыл бұрын
Nice song somalia very smart walai
@mahamuodmohamedali2259
@mahamuodmohamedali2259 2 жыл бұрын
Waaw waww waaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedcabdimahamuud2488
@mohamedcabdimahamuud2488 2 жыл бұрын
Keep going 💪
@user-ex3mw1xo7f
@user-ex3mw1xo7f 10 ай бұрын
Cudurkaaga eeyaha bakaaro jooga usheeega dabada wax dheer ha kaa geliyeene
@bartanabada2906
@bartanabada2906 5 жыл бұрын
Waan ku baryin xamda bilan gabdhahan haku dayan asturnaantaa ku qurux badan tahaye waa maxay marka keeshaligaagi baa muuqde ilaahey haku asturo wll
@filsanhani7829
@filsanhani7829 5 жыл бұрын
bilan way iga fasahadiyen maskinteydi
@medtransport9mousta323
@medtransport9mousta323 4 жыл бұрын
Shadiyo from sharerato to siidan yaa been oo Sheegay koo laay waafulxumada weynad nadira nayruus xamdi bilan cod macaan sacdio simaan koo dhayo laabada buur buur kaa ay bilaa xishood kaa iyo bilaa codka xaa koo dhayaan waa waano ur fan
@tooshle3695
@tooshle3695 4 жыл бұрын
Wlhi wiilka Shaar guduudka Syl digfer ayuu Dhigan jiray f4
@abdiazizahmedhassan8911
@abdiazizahmedhassan8911 5 жыл бұрын
Nagaxaaa dhirii miyaaaa kujuraaa waanba yabeeeee
@AbdulahiMursar
@AbdulahiMursar 9 ай бұрын
hamdi bilan beautiful lady and good song
@osmanabdi1373
@osmanabdi1373 2 жыл бұрын
Nambraka ayan raaba
@algimohamed9899
@algimohamed9899 5 жыл бұрын
Wow beautiful 💓💓💓💓💓💓💓
@kafeyocabdi9110
@kafeyocabdi9110 5 жыл бұрын
hogayeey gabadhi waynaga fadareyeen
@osmanadan1680
@osmanadan1680 4 жыл бұрын
Woow...i really like her music
@nafisonafiso9219
@nafisonafiso9219 5 жыл бұрын
Bwwwwwwww heees iga dheh
@Urjiilee-Samiidhaa
@Urjiilee-Samiidhaa 3 жыл бұрын
Wow, wow, watching from Oromia, this is top performance and, best voice+ Music 🎵🎶 and beautiful Somalian sisters. I have enjoyed. 🌹💖🌷👍✔️
@saabariinabuukar8578
@saabariinabuukar8578 2 жыл бұрын
🥑🍆🥦🥬🥒🥐🥖🥨fifue0
@suheymoaxmedxuseen4241
@suheymoaxmedxuseen4241 2 жыл бұрын
f5f55⁵þtataaaaatama7 esgj8un n o o k bo
@yasminsiyadsahal9167
@yasminsiyadsahal9167 Жыл бұрын
Get
@cabdiraxmaanmaxamed5710
@cabdiraxmaanmaxamed5710 Жыл бұрын
Asc
@wllannexpoi3855
@wllannexpoi3855 4 жыл бұрын
Inta xasidnimada iska dhaftan like isara bal
@sabiringureyo8758
@sabiringureyo8758 5 жыл бұрын
wwww xamdi pilan heesta galiya kugu taagero qofki rer galmudug ah ha ila dhafin like yqy
@safiyosiman1088
@safiyosiman1088 5 жыл бұрын
hh hadan nhy wlhi gabdhahen sharfa bey leyhiin xmadi bilaan ina ader hor usoco ado nkkaya yaan ku arg sidad ki qurux badnathu huuno mcn
@raagefarah3001
@raagefarah3001 5 жыл бұрын
AAD IYO AAD OH MY GOSH WHO IS THIS IT'S HAMDA BILAN OON ULA BAXAT XAMDA SUURO I LIKE HER HOW SHE ACTING ALL THE TIMES BEUTFUL GIRLS GOD BLESS U GUYS OUR SOMALI GIRLS ALL WAYS THEY BEUTFUL AAD IYO AAD HALKAA INOOGA WADA LOOOOOL GOD BLESS OUR COUNTRY
@Buulada
@Buulada Жыл бұрын
Cod macaa alle haku xafido
@abifitahabdullahiali3310
@abifitahabdullahiali3310 3 жыл бұрын
I liked songs of hamdi bilan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Laiinawadaa
@jalaabdi
@jalaabdi Жыл бұрын
❤❤
@abdimohamedabdi7809
@abdimohamedabdi7809 5 жыл бұрын
Iidaaya gabdhaha ha ii iskey walaaqaane yaana waxlagasheygin waana digniitii egudambeysay
@nastexoabdi5361
@nastexoabdi5361 5 жыл бұрын
Masha Allah my qali Queen wwwwww
@nusraldinomar6686
@nusraldinomar6686 5 жыл бұрын
فلم سكس هندي خيانة
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Hamdi bilan love you queen nolow❤❤❤
XAMDI BILAN NAXARIISTO WAA DHALAD II HAYSTAY  WELLCOME TO MALAYSIA
9:23
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Niiko wali ah fadumo kaftan iayo suldaan saabir
4:21
Faadumo Kaftan official
Рет қаралды 172 М.
NADIIRA NAYRUUS | HADDUU BEERKU QAYBSAMO | LIVE STAGE | MUSIC VIDEO 2020
7:11
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,1 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,8 МЛН
HEES CUSUB ISII NAFTA NIMCO HAPPY CIIDA 26 JUNE 2017
4:16
RTN Somali TV
Рет қаралды 7 МЛН
XAMDI BILAN 2019 FILSAMIDAA LAGU GARTAA BY AFLAANTA STUDIO
7:33
Aflaanta Studio
Рет қаралды 3 МЛН
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto
Рет қаралды 8 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 259 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 201 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 245 М.