Najma Nashaad - Arkimaysid - (Official Video) 2020

  Рет қаралды 16,445,727

Waqal WStudío

Waqal WStudío

3 жыл бұрын

Najma Nashaad, Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, miss xiis, hees cusub 2020, Waqal Studio 2020
Artist: Najma Nashaad
Song: Arkimaysid
Lyrics: Cabdiraxmaan Xaaji
Melody: Cabaas Hirad
Music: Cadceed
Directed by: Mustafe Saleebaan
Cameraman: Mustafe Saleebaan
Liibaan Daahir
Khader Waqal
Nuuradiin Dugsiiye
Editing by: Mustafe Saleebaan
Copyright to Waqal & Afro Media Production

Пікірлер: 5 100
@powerstar6194
@powerstar6194 3 жыл бұрын
Heestan meel fiican baan kasoo gaadhay✊ Ee soomaaliyeey hay cunsuriyaynina ee liketa iska Saara👍
@qeyrtoqeyre6951
@qeyrtoqeyre6951 3 жыл бұрын
Cunsirnimada maxa wye
@habibaabdulahi5946
@habibaabdulahi5946 3 жыл бұрын
allha hkshlo jclkga❤💑
@powerstar6194
@powerstar6194 3 жыл бұрын
@@habibaabdulahi5946 jacaylkee walaalo☝ Jacaylba maan sheegine☝✋✋✋✋
@TuniyowCumar
@TuniyowCumar 18 күн бұрын
😅😢 ❤😂🎉😢😮😅😊
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
HEESUHU WAXAY HORSEEDAN JABKA😰 QUR'AANKUNA WXUU DAWEEYA QULUUBT 😰 ALLA HA INAGA MADOBEYO
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Walaal Qalli Nagu Soo biir
@mssaisha1353
@mssaisha1353 3 жыл бұрын
Wan ku saaray adna iisar wll
@mssaisha1353
@mssaisha1353 3 жыл бұрын
@@N_F_MUZIC_OFFICIAL iisar wll
@zumaashapdi1113
@zumaashapdi1113 3 жыл бұрын
Wad u qalanta❣💋
@Comps223B
@Comps223B 3 жыл бұрын
Maxaa kugu fa idaha subscribe aad baryaysid
@phatimalucky3557
@phatimalucky3557 3 жыл бұрын
Gacntada ugu raaxee saliga suubanahena mohmed scw scw scw
@whitesugarboy3647
@whitesugarboy3647 3 жыл бұрын
Scw Allahuma salii calaa muxamed😍❤💯
@ahmedkhadar7331
@ahmedkhadar7331 3 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wassalam
@cqaadiraxmed9363
@cqaadiraxmed9363 3 жыл бұрын
اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم
@nasrodaahir5048
@nasrodaahir5048 3 жыл бұрын
Scw scw
@kawsarmuuse8014
@kawsarmuuse8014 3 жыл бұрын
Scw
@poqorsame_official
@poqorsame_official 2 жыл бұрын
Heestan Markay 15M gaadho like ta ha ila Dhafina ❤️😘👌
@apdihamiidali8267
@apdihamiidali8267 2 жыл бұрын
WaY gaadhaY iNa paashoW
@ayanbilan530
@ayanbilan530 Жыл бұрын
11m mreysaaa
@mxaigagalay3393
@mxaigagalay3393 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰📷✅
@khadijodon1503
@khadijodon1503 Жыл бұрын
Waagaadhay
@sagalxaaf1254
@sagalxaaf1254 Жыл бұрын
@@mxaigagalay3393 ss
@dhaladkahargeisa5786
@dhaladkahargeisa5786 3 жыл бұрын
Ifkaa wllo lagu yahee dhamaanteen aan uducayno wllahen reer muqdisho in ilaahay dhibka kadul qaado aad baan uga xumahay wixii ilaa shalay kasocday muqdisho intii kudhimatayna alle ha unaxariisto inta dhaawacana alle ha shaafiyo 😢 Inagana alle nabada haynoo siyaadiyo
@anisomaxamed9348
@anisomaxamed9348 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto inti ku dhimatay intaa dhawaca ah alle caafimad dag daga Allaha siiyo waxn u rajaynaya reer muqdisho nabad dhibtana Allaha ka dulqado 🤲🤲🤲🤲
@filsansaid9282
@filsansaid9282 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo Amiin Amiin incha allah
@hudaabdillahi4267
@hudaabdillahi4267 3 жыл бұрын
Ifka lagu yahy wll ilhy umadena dhibka hakasaaro. Ani mamaqal social media kumabadni inti dhimatyna allh hacafiyo
@aididabdirahman6253
@aididabdirahman6253 3 жыл бұрын
THNK U Alle ha INAGA dulqaado dhibatada 🤲
@momalikchanel2933
@momalikchanel2933 3 жыл бұрын
Amin dhipta alle hanaGa duLqaDo😢😢😢
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 3 жыл бұрын
😭😭 Ilaahay ha u naxaristo dadkii shalay ku dhintay qaraxi elite hotel inta dhaawaca ahna alle ha u booga dhayo amen amen 🙏 🙏
@quman1238
@quman1238 3 жыл бұрын
Xaguu kadhacay
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 3 жыл бұрын
quman 123 walal muqdisho elite hotel xeebta liido
@uzamejamal3755
@uzamejamal3755 3 жыл бұрын
AMen🥺
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Maan Saamixin Qofka Arka Fariintaydan ee Aan Ii Saarin Subscribe
@quman1238
@quman1238 3 жыл бұрын
@@fahadhamud9736 goorma wllo
@Abdikadar.
@Abdikadar. 8 ай бұрын
Arki maysid amaanti hore iyo Ololahaygiiye Arki maysid ogalkaad lumisiyo Ilaalinteydiiye😢 Mana arkeysid xiskii oofin jiray Amaradaadee😢💔 Heestan 9/11/2023 dhamadkeeda baa dawan haya iyadoo 14 milion mari haysa hadad aragtid qoralkeyga like dhac kusii cafimadna waa ku rajeynaa i.a👍
@iamtigrigna6140
@iamtigrigna6140 2 жыл бұрын
Somalia people we love from eritrean 🇪🇷
@ZakariyeAbdi-qc5in
@ZakariyeAbdi-qc5in 13 күн бұрын
ILOVE YOU TOO😍😍😍
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
Heestaan waxay ka hadleysa gabar gurigodoa oo buuxa ninkeda dartiis uga carartay ninkina uu rafaadiyay jacel iyo naxaris ka weyday dib ugusoo laabatay rerkoda😭😭♥️
@zahrasiman6348
@zahrasiman6348 3 жыл бұрын
Haa walhi
@zeynabmohamed9833
@zeynabmohamed9833 3 жыл бұрын
Wlh taas anige iigu dhacdy anigoo aad u yar aan jaceel dartiisa reerkeen uga tagy lkn wlh sidaas ayee wax noqonayaan maa aan islaheen markaas 8 bil kabid waan kala tagny lkn had axl jaceel iyo baakiis iska xiry wlh
@qaaliluula8013
@qaaliluula8013 3 жыл бұрын
@@zeynabmohamed9833 Xabibti aduunka marna wa Farxad marna wa murugo badal qeeyr qabo allah ku sahlo insha allah
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
@@zeynabmohamed9833 alle bedel khayrqaba kaaha baryaynaa wlo qli
@mahdoxasan6364
@mahdoxasan6364 3 жыл бұрын
haa wll aniga aya iga hadlaysaa wl
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 жыл бұрын
Akhyaarta waan idin salaamay qofka garta inta sano qisadu socotay wayna kuqorantahay abalmarin gaaruu leeyahay nasiib wacan!
@wllkinmucad9077
@wllkinmucad9077 3 жыл бұрын
2 sano iyo 6 bil
@umaymafaarah2020
@umaymafaarah2020 3 жыл бұрын
hal sano iyo badh
@abdirazakyusuf7849
@abdirazakyusuf7849 3 жыл бұрын
Sanad iyo 6 bilood
@nuurkey983
@nuurkey983 3 жыл бұрын
2 years and 6 month
@kingh.d757
@kingh.d757 3 жыл бұрын
3sano
@hal-abuuryuusufmaxamed924
@hal-abuuryuusufmaxamed924 6 ай бұрын
Director mustafe saleeban alle ha u naxariisto 😢
@Zaki-zl8tk
@Zaki-zl8tk 5 ай бұрын
😢
@user-ej7yt9tm4b
@user-ej7yt9tm4b 3 ай бұрын
Allah ha unaxariisto mustafe saleeban geeridiisa wn ka xumaaday runtii😢😢😢😢😢😢
@allowiirumeeriyadayda3710
@allowiirumeeriyadayda3710 3 жыл бұрын
Ax wallahy jacaylku xanuun weeye,,, 😭😭 Alle waxaan ka baryaa qofkasta qofka uu jecelyahay inuu helo ,, aniga nasiibku waa isaacidwaayey wllhy qofkii aan dunida ugu jeclaa anigoo jacaylkiisa laxanuunsan ayuu guursaday waxaan alle kabaryaa bedel kheer qabo
@yamanigabar6559
@yamanigabar6559 3 жыл бұрын
Wax noo sheeg
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 3 жыл бұрын
Alle ha ku siiyo badal khayr qaba ana isoo ducee xbbt😥❤ ax jcylka mxa na baray
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 3 жыл бұрын
Sorry Abaayo.
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin qaali
@khadijasheliff2931
@khadijasheliff2931 3 жыл бұрын
Amiiin, Inshaa-Allah...
@asmadegen723
@asmadegen723 3 жыл бұрын
Inilahi inilahi rajcuun ilahy hawo nariisto dhamaan walaheeni shalyto dhinty ilahy dhipka haka qad soomliya forma hargayz cadeya nabad baa macan😭😭
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Alle haka dulqaado wlo lkn ducadeena habarbey inoogu so bedeln lkn alle xaqa ha garansiiyo FROM HARGEISA🟢⚪🔴💪💪💪
@umaymasulayman8220
@umaymasulayman8220 3 жыл бұрын
Alle haw naxaristo amiin
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 3 жыл бұрын
Illahay dhibta ha idinka dulqaado
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
suhaib Duco goormee ku habaareen wll
@ioe6468
@ioe6468 3 жыл бұрын
Tacsidu meelbay leedahay heesaha waxba Laguna dhax tacsiyeeyo.
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Qofkasta Oo Qoraalkayga arka Waxaan U Rajaynayaa Nolol Wanaagsan iyo Cimri dherer iyo Cibaado Waxaan Idin Leeyahay big❤️😁 Najma Nashaad Fanaanada Sanadka🌹👏
@munahassan5165
@munahassan5165 3 жыл бұрын
Adi mxn heeso bdn commentigooda kugu soo arky bisinka meel walbo waad taaganthy😂😂😂😂😂😂❤
@asmacali454
@asmacali454 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Muna Hassan 😂😂😂😂meesha Joogaba Sow ma Joogtid Sidaa Isku Daba soconaynaa awoowe😁
@munahassan5165
@munahassan5165 3 жыл бұрын
@@somalivlogs6780 😂😂❤👍❤
@kifaxalii8064
@kifaxalii8064 3 жыл бұрын
Waar yaa ikaa baaro meeqa saano aan commentigaga arkayaa walalo❤💯
@prosperzegue6735
@prosperzegue6735 3 жыл бұрын
I don't understand anything about the song but it speaks to my heart ♥. Very naturally beautiful artist with magic voice❤️. Love u depuis le Bénin 🇧🇯.
@youngyahye4765
@youngyahye4765 2 жыл бұрын
In simple it's sort of a love song . She's singing about how she loved this one dude who broke her heart and all the pain she went through saying the man is blind to all the tears she shed and her loyalty to him
@myrieanneriesky6835
@myrieanneriesky6835 2 жыл бұрын
@@youngyahye4765 thanks for making us understand, I love Somali thou I dont understand 💜❤️
@prosperzegue6735
@prosperzegue6735 2 жыл бұрын
@@youngyahye4765 Thanks for ur translation 😍
@prosperzegue6735
@prosperzegue6735 2 жыл бұрын
@@nouribrahimridwan5998 C'est bien. J'espère c'est toi le gardien de là-bas et du Paradis 😏
@cadceedabdisalam7091
@cadceedabdisalam7091 2 жыл бұрын
But U'r not understanding action 🌝
@zahramohamud4970
@zahramohamud4970 3 жыл бұрын
No makeup.. natural beauty.. MashaAllah looking gorgeous
@frpbypass9440
@frpbypass9440 3 жыл бұрын
R X M A D Bn Mm As Ghe Mm
@ahmedsaidmohamed2379
@ahmedsaidmohamed2379 3 жыл бұрын
Very true I really Like NajmA Nashad💯💟
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 3 жыл бұрын
HARGIESA WAA HOYG FANKA IYO SUUGAANTA SOOMAALIYEED HADAAD IGU RAACSANTAY 👇
@lordofdarkness3877
@lordofdarkness3877 3 жыл бұрын
Borama weeyi hoyga fanku
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 3 жыл бұрын
@@lordofdarkness3877 hooyga aqooonta
@ilamaaltrading7409
@ilamaaltrading7409 3 жыл бұрын
Hargaysay ma nabadbaaa waxan garan waye ma yurubaa mise somaliland Allah idin barkeryo walalyaal hormarkina iyo nabada anaga Qaraxa iyo dhibtada hanaga dul qaado from xamar wan idin jecelahay🥰🥺🥺🥺🥺🥺😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@hamse8704
@hamse8704 3 жыл бұрын
Inshallah wll waa laga baxayaa😢xamarna dhaxal uma helin dhaxal qaraxa allah ha idin amaansado
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 3 жыл бұрын
Welcome walal and thanks, all the way from California and Djibouti, love somaliland.
@emanabdalle7470
@emanabdalle7470 3 жыл бұрын
Waxn jecelhy nabad galydina iyo badhadhihina Alle ha idinka dulqado dhipka From Somaliland 😘😍
@Cabdalle_modric
@Cabdalle_modric 3 жыл бұрын
😥dhipta laguma waro
@sultanyousif2365
@sultanyousif2365 3 жыл бұрын
Amein Inzha AllH dhib ma arkeYsaan
@user-zo2qm8fl7f
@user-zo2qm8fl7f 3 жыл бұрын
تحية طيبة من الشعب السوداني الي الشعب الصومالي انتو مننا ونحنا منكم
@jihaancusmaan3987
@jihaancusmaan3987 3 жыл бұрын
🥰🙏🏼
@bishaaroaxmad2976
@bishaaroaxmad2976 Жыл бұрын
انا من صومال والسودانيون اخواننا اخواننا
@anuuanisha5460
@anuuanisha5460 3 жыл бұрын
Im oromo❤💚❤ wan ka hele heestan ilove you Najma Nashaad😘
@cfataaxyare1614
@cfataaxyare1614 3 жыл бұрын
ان كانت الاغاني جميلة فالقرآن اجمل hadii ay heesuhu qurxoon yihiin waxa kazii qrux badan quraankee ogsoonow
@sushantdiamond9098
@sushantdiamond9098 3 жыл бұрын
Really
@faadumobarkhadle542
@faadumobarkhadle542 3 жыл бұрын
Waa Run
@mahdixuseen6416
@mahdixuseen6416 3 жыл бұрын
صح كلامك بارك الله فيك👍👍
@haweyonoorsirad1502
@haweyonoorsirad1502 3 жыл бұрын
Haaa bentaa maaha wllo
@waaruf
@waaruf 3 жыл бұрын
hess qurux male
@suhaybtech2965
@suhaybtech2965 3 жыл бұрын
Balse wxa udawa quraanka kariimka ah Yaa ila taageersan fikirkayka hadaad ila taageersanthy #LIKE_DHEH
@nimcaanahmed9438
@nimcaanahmed9438 3 жыл бұрын
Maxaa kaa qaldan like raadintu yaanay meel walba kula galin
@ahmedali-ne2gi
@ahmedali-ne2gi 3 жыл бұрын
Aniga
@suhaybtech2965
@suhaybtech2965 3 жыл бұрын
War ilaahay ka cabso hootadaa la
@MYarchitecturalprojects
@MYarchitecturalprojects 3 жыл бұрын
Much love from Ethiopia 🇪🇹🇸🇴 love her voice & she is 💕
@cadarcabdidhabar7730
@cadarcabdidhabar7730 3 жыл бұрын
Asc
@shamsonor2836
@shamsonor2836 2 жыл бұрын
Asc
@basramursal927
@basramursal927 2 жыл бұрын
@@shamsonor2836 M dig us fight u
@maxamedsadiiqsadiiq7690
@maxamedsadiiqsadiiq7690 2 жыл бұрын
@@cadarcabdidhabar7730 iķķnby, 0 ,"≈⁵⁶€€⁵⁵³²÷ . ,,ķm⁰
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Жыл бұрын
Hey Bro is Not Somalia is Somalilander ❤🤍💚
@user-tx1sp3ct2o
@user-tx1sp3ct2o Жыл бұрын
I do not understand what the song says, but I love you, the people of Somalia. Greetings to you from your Sudanese brother. I love you
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Arkimaysid commentigay gan miyaa like saar 😀😂
@aaminacraxmaan8363
@aaminacraxmaan8363 3 жыл бұрын
Pp0
@samiirodahir6910
@samiirodahir6910 3 жыл бұрын
Asturnaantu Hadi ad ila og thy in ay tahay qurux I sar like❤️
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
Haa niyow indhahaan kala xishoodayba yaab badanaa
@samiirodahir6910
@samiirodahir6910 3 жыл бұрын
عبدالوهاب آدم 𝕎𝕒𝕩 lagala xishoodo wa yahay
@zakariafarah4247
@zakariafarah4247 3 жыл бұрын
The courtesy of the camera 📸 man deserve the best award 💯🙏
@samuelkaranja4199
@samuelkaranja4199 3 жыл бұрын
Even though I can't understand anything big up the song is so nice. Much love from Nairobi Kenya
@sakariyehuseen3320
@sakariyehuseen3320 3 жыл бұрын
Hadah aaminsantahay hrgrisa inay tahay hoyga fanka iyo murtida like isar hrgeisai guule ku hiili
@dahabaabde2267
@dahabaabde2267 3 жыл бұрын
Wey tahay waliba waxan qiraya ano reer muqdisho ah 👑🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎
@saacidfarah10
@saacidfarah10 3 жыл бұрын
Maxaa aaminsan tahay ah wayba tahee kkkkkk
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Waba tahay hargiesa muuq wanag 💋😥👋💧
@hamidhassan6111
@hamidhassan6111 3 жыл бұрын
Adeer inantu way tagty hargaysa
@mubarakosman8641
@mubarakosman8641 3 жыл бұрын
Waxan aminsanhay hoygii fasahdka yahuu fan mawax lagu fanaan🤗🤗🤗
@cadoowcade4036
@cadoowcade4036 3 жыл бұрын
Najma nashaad Weey iga gadantahay heestan hadaan xabad ixumeysay udiraaa wax yar isug bal ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️😍😍😍😍😍😍
@Kweensunami
@Kweensunami 3 жыл бұрын
Kkkk iso dir bbe geyga ex
@xafsamustafsuudi7343
@xafsamustafsuudi7343 3 жыл бұрын
Hest wxe ka jdlesa Gbr rerkedi nin ay jcshahy darti uga so tagty o wxba hesan. Kadibna ninki kuxamdy gbdha O then rerkedi dib ugu so labty Adi qofta ku xumesy ma rerkda uga tagty tolow😀😀😀 Cabddow😀
@abdifitahkalif7462
@abdifitahkalif7462 3 жыл бұрын
😁wr Bolo Ma NoleYd
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂u dir
@chigonumz7826
@chigonumz7826 3 жыл бұрын
I'm Kenyan idont understand the language but ireally love the song 😍
@Wehliye-tv
@Wehliye-tv 3 жыл бұрын
Becoz you're watching the somali girl hhhhh
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Stop saying "who listening in 2021" everybody will listen this song till the end of the world coz everyone loves nutural beauty ....this song is 'LEGEND
@shukrimahamud5155
@shukrimahamud5155 3 жыл бұрын
Hees ✋✋✋✋❤❤💓❤❤❤
@hamseoscar7836
@hamseoscar7836 3 жыл бұрын
Inta askariga cabdi salaan garanaysa iisara love
@cadaawemohamed3061
@cadaawemohamed3061 3 жыл бұрын
Ciidanka haramcad miyaa
@mohamedmohamud5457
@mohamedmohamud5457 3 жыл бұрын
Maya koofi gaduud waye
@martinlook3848
@martinlook3848 3 жыл бұрын
@@cadaawemohamed3061 hhhhh maya waa cidanka somaliland buu katir sanyahay
@abdiwaduud5030
@abdiwaduud5030 3 жыл бұрын
Abdisalaan Maxamed Khayre GeneraL
@martinlook3848
@martinlook3848 3 жыл бұрын
@@abdiwaduud5030 igu salaan waan ka helay wiilkaa wll
@amiiraabdirahman9036
@amiiraabdirahman9036 3 жыл бұрын
Najma caatinimadada so cesho cayil faaido mlhn abayo😒 hargeysa quruxda alle ha u siyaadiyo inkasto rer xamar ahay hadane hormarka ay gaaren aaad ugu farxa wlh dad gob weeye mustaqbalka ayan daga i.a❤
@Ayni88
@Ayni88 3 жыл бұрын
Soo dhawoow sis❤
@fardowsafarabadane6759
@fardowsafarabadane6759 3 жыл бұрын
Uurbay ledahay hada
@amiiraabdirahman9036
@amiiraabdirahman9036 3 жыл бұрын
@@Ayni88 thnks abayo❤love u dhamantin dad goba tihiin
@hanaandhalad2842
@hanaandhalad2842 3 жыл бұрын
She is pregnant
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 Жыл бұрын
Arki maysid ilmadan qubijiriyo oo hintaydiiye Arki maysid intaan odhan jiriyo erayadeydii Mana mana arkaysid oo arkaysid oohintaydiiye 2022/8/1 qofkazta xaq ayuu u leyahey in uu ka fogaado ama go aan ka qaato qofka qiimihiiza garan wayey Alhamduliah ❤
@abelrussom1254
@abelrussom1254 3 жыл бұрын
I swear this song toachs my heart. Love u somali from your brother eritrea. And she is beautiful (kurhhile)
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 3 жыл бұрын
Sixiroole ma ahi balse kabo ado qabin baa dawaneysa 😂😂😂 bal ismuuji 😁🙏3 saac bee taala 🔕
@sowdiinabeela5892
@sowdiinabeela5892 3 жыл бұрын
Wllhi wataa kabhyga😅😅
@kingmaame3786
@kingmaame3786 3 жыл бұрын
Omg omg omg 🤣🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣🤣😂🤣🤣😂
@nasteexohindho8742
@nasteexohindho8742 3 жыл бұрын
Walahi wa runtada
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 3 жыл бұрын
Wlh koba wataa😂
@maryamamahamuud6983
@maryamamahamuud6983 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@Saabirofficialchannel
@Saabirofficialchannel 3 жыл бұрын
Ani somalia ma ihi miyaaa maxaa like la iigu saari waayay✌
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 3 жыл бұрын
Xabashi baad tahay nio😂
@nagiipaphanagiibapha4787
@nagiipaphanagiibapha4787 3 жыл бұрын
WatHy sxp
@suberh8985
@suberh8985 3 жыл бұрын
ku go' yaahuuu orod oo ilaahay wax dhaama weydiiso lagu sii qaadye
@Saabirofficialchannel
@Saabirofficialchannel 3 жыл бұрын
@@suberh8985 maxaa ii habaare wllo wll somali ah ahay
@suberh8985
@suberh8985 3 жыл бұрын
@@Saabirofficialchannel waar kir waryaa. meeshan wax macno leh ka sheeg oo heesta ka faalod ama iska aamus. bal maxay kuu taraysaa like'tan aad la baryootamaysaa
@samuelkaranja4199
@samuelkaranja4199 3 жыл бұрын
I can't understand the language, but I can tell it's a love story. And my views on this are; never ignore the one who loves you because when he/she is gone that's when you will understand the value. Also it's good to listen when parents warn.
@youngyahye4765
@youngyahye4765 2 жыл бұрын
Definitely you got it right
@bathrawamaitha280
@bathrawamaitha280 2 жыл бұрын
😓☹️🙏
@samuelkaranja4199
@samuelkaranja4199 2 жыл бұрын
@@youngyahye4765 thank you.
@tajirdalmar7270
@tajirdalmar7270 2 жыл бұрын
Jgkhihig
@maxamedkhadarozmaan754
@maxamedkhadarozmaan754 2 жыл бұрын
Yeah, you right 🥺
@agewmankush-pharoah8049
@agewmankush-pharoah8049 3 жыл бұрын
Beautiful 😍Somalian song and people. From Eritrea.
@shukriadan4352
@shukriadan4352 2 жыл бұрын
D . Z
@maxamedxasanciiro5260
@maxamedxasanciiro5260 Жыл бұрын
@@shukriadan4352 uuuu
@najmashirwac2074
@najmashirwac2074 3 жыл бұрын
Kalsonida Ay iskuqabto gbrtan aa jeclahay bilaa makeup xataa tinta lamadhisan keep going abyo 🤗🤗🤗
@ismailwako6478
@ismailwako6478 3 жыл бұрын
I AM OROMO I LOVE YOU SOMALIA SONG
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 3 жыл бұрын
Haa wll aad ayay kalsooni u leedahay
@amatiibrahim2119
@amatiibrahim2119 3 жыл бұрын
She dont wear any makeups...becouse she's beautiful in that way 😍
@ladanhersi6558
@ladanhersi6558 3 жыл бұрын
Horay usheegtay halmidab baan leeyahay kaasana laygubaran bay dhahday
@shibisxamar4342
@shibisxamar4342 3 жыл бұрын
Siday doo kale. Naftada Dhis Ragga mid isku kalsoon ayey Raadiyaan.
@hafsasalaad532
@hafsasalaad532 3 жыл бұрын
Intii ayagoo jiifan dawanaysoh like ii saaar😂😂😂😂 Legend waqal 🌹❤🙏🏻 Another level 🔥❤🌼 Best song najma nashaad🔥❤🌹
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/eZ1-ab2Hzp6VfJ8.html
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 жыл бұрын
Ma mooDa inaaD iga war haysay wll
@hafsasalaad532
@hafsasalaad532 3 жыл бұрын
@@hanadqays5415 haa waan ka warhayaa wll😁😁😁😁😂😂
@muhiyadinmohamudbaroud34
@muhiyadinmohamudbaroud34 3 жыл бұрын
Intii classs fadhidaa ayaa ka miid ahay🤣
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 3 жыл бұрын
Wan fadita lpx🤣
@aaminbidixo9187
@aaminbidixo9187 3 жыл бұрын
man shalla inta xabadan yer ku hysataa codkeeda iyo cabdi xaaji iyo ererydiisa abwankla qarniga ..dhman .....like
@lovecorridor6039
@lovecorridor6039 3 жыл бұрын
These is what we call pure Somali music. 0% nudity. 0%Mix up. 100%simplicity.. 100%culture 🌹🇸🇴
@abdiwalirashid2968
@abdiwalirashid2968 3 жыл бұрын
You said No Nudity so what is this we are seeing.
@amransaalax1163
@amransaalax1163 3 жыл бұрын
Swqq
@jekiiri2686
@jekiiri2686 Жыл бұрын
Do you really know the meaning of nudity 😭💔
@xamdicumar2022
@xamdicumar2022 Жыл бұрын
@@abdiwalirashid2968 ù
@hanadmohamed8573
@hanadmohamed8573 3 жыл бұрын
codka : 100%❤ stayleka :100%❤ music : 100%❤ video : 100%❤ inta ila aragty like sar❤❤
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Maan Saamixin Qofka Arka Fariintaydan ee Aan Ii Saarin Subscribe
@yahyemohamud5362
@yahyemohamud5362 3 жыл бұрын
@@N_F_MUZIC_OFFICIAL oo maxoolaad nagu leeday markaad naleeday kumaan saamixin
@sareeyeofficial6849
@sareeyeofficial6849 3 жыл бұрын
@@N_F_MUZIC_OFFICIAL sxb waa ku saray adiguna iisaar ok waxyabo badan aan so wada
@TIKTOK-gg6ef
@TIKTOK-gg6ef 3 жыл бұрын
Darka:0%
@jabirabdi1196
@jabirabdi1196 2 жыл бұрын
Music is 100% perfectly brilliant
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 3 жыл бұрын
Heestan dareen ayay leedahay , waar ragow aynu hableheena ,luulka ah ilaashano , waxa iiga muuqda muuqalka in ay inantu reerkoodi oo lacag leh ay uga goday wiil aan waxba haysan , lkn ay jeclaatay , kadibna ay dareenki kawayday Allahayow hableheena noodhawr , ❤️ ixtiraam ayaan idiin hayaa boqortooyadayda hablaha somaliyeed ❤️👍 igu qabo walshayey adigagan akhrinaya
@inatahlil2370
@inatahlil2370 3 жыл бұрын
Qisadan oo kle anay hda i heysata wlhi ilaah qlbiga ha ii dejiyo
@Hodan7812
@Hodan7812 3 жыл бұрын
@@inatahlil2370 Aamiin ilhy talo saro xga rabiga ucarar markas qalbiga ku dagaya
@queenmudug660
@queenmudug660 3 жыл бұрын
@@inatahlil2370samideyda ilahy niyada hakuu qawojiyo riyaddna hakuu rumeyo😘
@intawanagsanwalashoodinbbb8110
@intawanagsanwalashoodinbbb8110 3 жыл бұрын
Wlhi wllkeey wan ku tager sanhy
@mariamaxmed1438
@mariamaxmed1438 3 жыл бұрын
@@inatahlil2370 nasro libaan huno qali halke jogtaa
@nasiim4962
@nasiim4962 Жыл бұрын
Heestan hadii 12M gaadho likta ha ila dhaafin
@adoontiiilaahayeedaciifkaa5059
@adoontiiilaahayeedaciifkaa5059 3 жыл бұрын
Anaa wallhi wallhi marxaladaa taagan maanta alla ilaahoow qalbiga iidhay
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 Ай бұрын
Hee maxaa kugu dhacay
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 3 жыл бұрын
1milion markaY dhaafto igu sharaf like ta😉 4week and 1m layaab😋💋
@xaawaxasan7891
@xaawaxasan7891 3 жыл бұрын
La
@xaawaxasan7891
@xaawaxasan7891 3 жыл бұрын
Rsl
@xaawaxasan7891
@xaawaxasan7891 3 жыл бұрын
Rv
@liloveofficial442
@liloveofficial442 3 жыл бұрын
F @ 0 ..
@xasanaadan1910
@xasanaadan1910 3 жыл бұрын
Werty
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Wllhi pilahay waligey like ma helin walal 💔👈🥺lacalaa hadad comment keyga aragto plz isar hadad iisarto maxa ku helaya walal 😒😒😒🇸🇴💋👋
@jacayl4854
@jacayl4854 3 жыл бұрын
Hmmmm imika xataa heli maysid🤣🤣🤣
@musagoud4884
@musagoud4884 3 жыл бұрын
Waxaadan ogayn walal like walboo laguu saaro in aysan waxba kuugu soo kordhinayn marka youtubeka ka raadi markale ma oran doontid like iisaar
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
wan ku saari lahaaye calankaasan kuugu saari waayay HABARYAR NO LIKE🟢⚪🔴💪💪💪💪💪💪
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@suhaibduco4496 war noo sar subscribe reer somaliland ban aheye hadan calankan soo qaato maxa ka micno ah maney aheyn calankeenii 😌😌🤐😜
@ahmedadan060
@ahmedadan060 3 жыл бұрын
Xataa subscribe aan kuu saaray
@abuukaryare9776
@abuukaryare9776 Жыл бұрын
I am from Poland 🇵🇱 I love all songs 🇸🇴 somalia ❤❤
@yussufaden9068
@yussufaden9068 3 жыл бұрын
تحية من الصومال⁦🇸🇴⁩ للسودان⁦🇸🇩⁩
@abdijabarabdillahi3223
@abdijabarabdillahi3223 3 жыл бұрын
حبيبي قالب 💞⁦🇸🇴⁩
@abdijabarabdillahi3223
@abdijabarabdillahi3223 3 жыл бұрын
الله يعطيك عمر بعيدة ⁦🇵🇸⁩⁦🇸🇴⁩💞
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 3 жыл бұрын
1m haday gadho aniga inta isnkartan oo like isiya musika mcn waxa tumay cadced ninka baan anigu tagera a wlhi furunle godkisa bila galay 😂😂😊
@wlalraashid1827
@wlalraashid1827 3 жыл бұрын
Inta iyagoo Goobta shaqada jooga daawaneysa like saar🤣
@lucascoly4430
@lucascoly4430 3 жыл бұрын
Ma shaQaad heshay😂😂❔waadigan Fafinyaa
@clwaasacxasanclwaasacxasan7820
@clwaasacxasanclwaasacxasan7820 3 жыл бұрын
@@lucascoly4430 😂😂 ishaad ka riday
@lucascoly4430
@lucascoly4430 3 жыл бұрын
@@clwaasacxasanclwaasacxasan7820 kuLaHa InTa ShaQa ku Dawanysaa 💖🕊 😂😂Xishot
@AbdirahmaanAhmedAhmed
@AbdirahmaanAhmedAhmed 3 жыл бұрын
Dadka u shaqe youtube ha ka dhex bilabane oo lacagta xalaasho
@lucascoly4430
@lucascoly4430 3 жыл бұрын
@@AbdirahmaanAhmedAhmed that is not your business 🥵🕶
@hamdijamalsalah7747
@hamdijamalsalah7747 2 жыл бұрын
Waxan qorayaa xili waqtigeda an ku jiro hestan😭😭😭😭😭😭😭😭
@osmanomer6550
@osmanomer6550 3 жыл бұрын
Love from Eritrea 🇪🇷.
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
Ilahay khatumada noo wanaji oo hanagu dilin anago heesa dawanayna
@shucaybshiiq9377
@shucaybshiiq9377 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@shucaybshiiq9377
@shucaybshiiq9377 3 жыл бұрын
Abaayo insha alaah 💋💋💋💋💋💓💓💓💓💓💓💓💓💯
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
Aamiin Yaa alaah
@khaalidaadan6700
@khaalidaadan6700 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin wll
@asmacabdifitax318
@asmacabdifitax318 3 жыл бұрын
Amiiin yaa rabii
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 3 жыл бұрын
Najma nashaad wx nool bay noqotay jir qurux iyo jiliinba 100% Erayada laxsnka codka100% Inta ila aaragty 1k like igu sharfa❤
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 3 жыл бұрын
😁Alah kariim horta sidey gaariga buska kaga dageysay ma aragtay waayel xataa sidaas ugu ma dago😁
@safachannel555
@safachannel555 3 жыл бұрын
@@fushkaxmahamed7315 uur ayay leedahay mrka wa in tartiib ay udagtaa
@lilylana2372
@lilylana2372 3 жыл бұрын
Wow i really admire this song i which everything is natural and describe true love. and the girl wow i was so impressed about her nature beauty without makeup,so confident about herself .. You are star .
@user-sv3mu9zb8b
@user-sv3mu9zb8b 2 ай бұрын
She is like you gorgeous
@bijayale4686
@bijayale4686 3 ай бұрын
I love Somali songs, I love Somali people so much. I am from Nepal.
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 3 жыл бұрын
Muuqaalka waa mid tayo leh Director ka sowacan ayuu usameyey jiheynta Si lamid codka najma lama xaqiri karo Alxamdulilah nabad ayaan ku daawaday maanta Mogadishu caasimadda dulqaadka alle baray ayaan idinka kasoo salamayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed wadanka aan u duceyno dhibta jirta alle hanaga kor qaado insha allah guuleysta dadkeyga😍😍😍👌
@juleibibade
@juleibibade 3 жыл бұрын
Aamen Wllo 💕💕
@momahrez9216
@momahrez9216 3 жыл бұрын
Ameeen allow wadanka nabad nooga dhig ❤️❤️
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 3 жыл бұрын
Dhipta iy0 Rafadkani kol unbay dhamaniye ha is dhiibin xamareey inzha allh brother waa laga baxayaa xamar nabad🤲🤲🤲🤲
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
waanka qaadney huno
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Abdi kadir farey aamiin aamiin alle hydinka dul qaado dhibka idin hysta from burco
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 3 жыл бұрын
Jecaladan imkah waa zun hda Wlhie 😓😔😪inta jecl jaah wareer ku noqdey aad baan alle idinka baryey inad qalbigina ku amintan qof wnzgan incha allh
@sadambaalee9623
@sadambaalee9623 3 жыл бұрын
Am from ethiopia 🇪🇹😍I love this Somalian music 🎶
@dhashkavich787
@dhashkavich787 2 жыл бұрын
thnks bro from somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 2 жыл бұрын
This is awesome song, our beautiful🇸🇴 sister❤️ killed it.
@hanielmi5683
@hanielmi5683 3 жыл бұрын
Nin aan hada kahor u go‘ay i xumeeyay ayaan u diraayaa 😭😢🙏✌️
@hafsabashir9435
@hafsabashir9435 3 жыл бұрын
Sorry abayo
@idrishassan400
@idrishassan400 3 жыл бұрын
Sorry dear
@saynabalisaleban2904
@saynabalisaleban2904 3 жыл бұрын
Soray abaayo
@safaahmed3256
@safaahmed3256 3 жыл бұрын
Midkaficn wadheleysa niyada qeyr usheg abayo 😰😭❤️🥰
@hebelmaxamed4169
@hebelmaxamed4169 3 жыл бұрын
Ax
@garaadahmed3873
@garaadahmed3873 3 жыл бұрын
Hadeysan jirin xaqiirad Hablaha Somaliland aad bey u qurxoon yihiin waxaan rajeynayaa inaad ka guursado gabdh Meedey sidiyaashi mustaqbalka Hormar wacan yaan idin leeyahay From Muqdishu
@hiboabdirahman8535
@hiboabdirahman8535 3 жыл бұрын
Graad Ahmed welcome Seedi waa naga diyaar inantan kusiin lahayne nogu imo Hargiesa
@ayaanbadaneey1267
@ayaanbadaneey1267 3 жыл бұрын
Ana wiil reer muqdisho ayaan searching ugu jiraa👀
@fogaanaragtv1781
@fogaanaragtv1781 3 жыл бұрын
@@ayaanbadaneey1267 Diyaar Wll
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Maan Saamixin Qofka Arka Fariintaydan ee Aan Ii Saarin Subscribe
@nimcocabdi3432
@nimcocabdi3432 3 жыл бұрын
Najma maahan reer soomalilnd puntland weeye
@khadaraxmad6612
@khadaraxmad6612 3 жыл бұрын
Arki maysid wanadaydiye Ala arki maysid waxshegaygiyee Inta najma nashad jecel like ta ha hilmamina ❣❣
@dheymanofficial7882
@dheymanofficial7882 3 жыл бұрын
Sidaaa ad dadka Canka ugu kacadaan igu kacaa waladeyow walashiiin ayaan ahaye abwe ama abaayo somlino islnimo iyo gabarnimo😭😭😫💖
@queenamula5385
@queenamula5385 3 жыл бұрын
Inta jcyl kawaynaty like hasaran😂
@inasalaaxqasin2491
@inasalaaxqasin2491 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ubaaxibrahim677
@ubaaxibrahim677 3 жыл бұрын
Her laughing at him at the END is EVERYTHING.. U GO QUEEN. 👑👸
@oogleyare4473
@oogleyare4473 Жыл бұрын
Dhdher is a very big and I am working 💪 and I 👀 with the company and I am looking working work experience in a good area hodges to help with my studies in and field 😊 3.3 my first 😀 to the family 👪 I have to wait to see hxfkxfz
@bestgearmall1540
@bestgearmall1540 3 жыл бұрын
Am so in love with somalian songs. I don't understand a thing am hoping to learn some of these language
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 жыл бұрын
Where are you form dear
@zamdayousef135
@zamdayousef135 3 жыл бұрын
I have read alot of comments I was searching if any one admire/mention the natural beauty of this lady without makeup. bravo sis
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 3 жыл бұрын
MuuQalka aYaaba HadlaYa Heesta iska daaYe JamuuriYada Barakeysan 💚🤍❤
@Yahhyea4
@Yahhyea4 3 жыл бұрын
Odayga Hindi Baan Modey Bee Sidee OdayasHa Xilibaanada Hindida U Labisan Yahey😂
@tommeb1419
@tommeb1419 3 жыл бұрын
Love from Eritrea i love somalian music one love
@ladanmahamuudomerhanfi7849
@ladanmahamuudomerhanfi7849 Жыл бұрын
Hadan abwan ahanalah aba qora bug ban buxin laha waxi labdtad ku Jira✍🏿😫
@AishaMhirei
@AishaMhirei 3 жыл бұрын
She is amazing, no tons of makeup, no crazy wig, she is naturally beautiful
@skishinaima7551
@skishinaima7551 3 жыл бұрын
Say MashaAllah
@abdik9002
@abdik9002 3 жыл бұрын
@@skishinaima7551 Our somalis sisters are so beautiful! Mashalllah
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 3 жыл бұрын
Waa sax intaad sheegtay lkn wigs uma baahna hablaha Soomaaliyeed 😡😠
@sulekaabdiabdullahi6371
@sulekaabdiabdullahi6371 3 жыл бұрын
Skishi Naima g
@Abdimohamed11
@Abdimohamed11 3 жыл бұрын
@@Qubanaha_Uurdoox fanaaniinta soomaalida waa ay isticmaalaan
@yoonismohamoud6749
@yoonismohamoud6749 3 жыл бұрын
Two years ago , I was achristian and now I'm a Muslim
@ioe6468
@ioe6468 3 жыл бұрын
Brother thanks your took Islamic religion. Please I recommend to learn Islamic, to Strong your beleive.
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
Manshllah that’s great news! May Allah keep you steadfast on deen, and keep your heart fully dedicated to Allah..ameen 🙏
@shoebsyed6001
@shoebsyed6001 3 жыл бұрын
Mch allh buddy my Allah guide you true way 🙏❤
@sofiamahamud6495
@sofiamahamud6495 3 жыл бұрын
Masha Allah My Allah protect you brother
@munaxasan5600
@munaxasan5600 3 жыл бұрын
Mash allah alle mahad usugnatay
@Superinhoo7
@Superinhoo7 2 жыл бұрын
10m views kadib hadaad daawaneysid like 😋
@salimomary6279
@salimomary6279 3 жыл бұрын
Am from Tanzania but I love so much somalia peoples,,there have beautiful girls🥰
@shantelmaggie2719
@shantelmaggie2719 3 жыл бұрын
Hey I lyk Yur songs so much and I lyk Somalia song
@exxiiinfaniinchanel7735
@exxiiinfaniinchanel7735 3 жыл бұрын
AllaHa unaxariiisToH dhamaan DaDkeeeni shalaY Qarax ku dhaamaDaY. AlShaapaaap allaHa naga QaBtoH qalpiyaDa umadaa somaliyeeeD allaHa qaBooJiYoH . WaqooYi iYo konFuR haL allaHa ka dhiGoH ♥️🌎👑💟 from PunTilanD galkaCyoH
@atomfilmsvlogs4136
@atomfilmsvlogs4136 3 жыл бұрын
Waxaan ahy youtubereDa somalieth mid ka mida waxaan aad ugu hanbaLyaynayaa fanaanada sanaDkan oo si habsami le nooga haqab tirtay heesiHii aan u baaHnayn najma ❤congragulation..
@generaalguulwadeinamuuze176
@generaalguulwadeinamuuze176 3 жыл бұрын
😘
@ayaanainawaziir8497
@ayaanainawaziir8497 3 жыл бұрын
Legend tahay sxpo
@omarahmed2921
@omarahmed2921 3 жыл бұрын
I love Najma she beautiful inside out plus always giving us a Somali banger big love ❤️❤️❤️❤️
@hawaiwario4233
@hawaiwario4233 3 жыл бұрын
Am from Kenya even though I don't understand her language I love her music
@hadiyaqueen4218
@hadiyaqueen4218 2 жыл бұрын
Acs waguaf
@dj.rockets
@dj.rockets 3 жыл бұрын
Najma Nashaad iyo Waqal Studio Another level 🥰 Layaab layaab
@sacidmohaa3291
@sacidmohaa3291 3 жыл бұрын
Walawasaa najmo nashaad
@garyaqaninanasri8874
@garyaqaninanasri8874 3 жыл бұрын
War mxaa ku qaaty @sacid mohaa
@dadxizmail2875
@dadxizmail2875 3 жыл бұрын
Dj dj yada wad iskeentay manta🥰
@dadxizmail2875
@dadxizmail2875 3 жыл бұрын
@@sacidmohaa3291 war manad Qof wayn ahyn😂
@sacidmohaa3291
@sacidmohaa3291 3 жыл бұрын
@@dadxizmail2875 hhhhh
@cadeymuu7
@cadeymuu7 3 жыл бұрын
Walle arkimaysid ilmadaan qubijiriyo oohinteyda waa igu socota najma cadey hesaheda makala dhacan wa xamilo alaha ufududeyo maskinta ❤️❤️🥺
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/eZ1-ab2Hzp6VfJ8.html
@sobfilms3372
@sobfilms3372 3 жыл бұрын
Maaha xaamiLo wll ramadaan kadib u mushay
@farihaosman4769
@farihaosman4769 3 жыл бұрын
Maaha xamilo wll way dhashay
@cadeymuu7
@cadeymuu7 3 жыл бұрын
SOB Films baby ka labaad baan wadaa ayado leh instgrm kudhex arkay wll 🤷🏽‍♀️
@sobfilms3372
@sobfilms3372 3 жыл бұрын
@@cadeymuu7 wakhti horre ahaa kaga yaaba
@apdmaalikbadby6617
@apdmaalikbadby6617 2 жыл бұрын
You did dont see iam carrying You did not see iam loughing You dont see whan iam talaking You dont see iam crying You dont see iam loughing You dont see iam talk You did not what you lost You dont see my maain You you know When you lose the piee have You dont see the light of love You dont see this flower You did not see light of love You did not the ayes that lought You did not see the ayes that lought ♡
@cgf383
@cgf383 2 жыл бұрын
Englishkan lalaaabo
@ayaangaraad5743
@ayaangaraad5743 Жыл бұрын
@@cgf383 😂😂😂
@hanadlp9305
@hanadlp9305 3 жыл бұрын
Ninkan anaa is moday o dhibkan gesty ilin iga timid 😭💔 allow gabr yan waligey niyadeda wax garsin ❤
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
😱😱 Director ka hesta Mustafa saleban HD Old legend Walee Waa Director farta ka xiran 🔥🤴❤ Najma nashaad wx yaro iska farxsan Iska jeclhy❤💯
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
Wlhi imiga anigoo daawanaya heestii hore ee najma.nashaad ee ahyd #unooli #dartaa ayay midana iisoo dhacday big respect najma nashad 😍 👇👇
@mirac8leme715
@mirac8leme715 3 жыл бұрын
Waawareey Fanaanadaan dhamc weeye Jilitaanka ✅ Codka macaan ✅ Quruxda ✅ Videogames sida loo habeeyey ✅ Way u qalantaa in la maal gashto Maanta kadib xbbti Taageere kuu ahay 💜💕🥰
@ahmedalajmi3574
@ahmedalajmi3574 3 жыл бұрын
Wow!.....one of the best voice of a somali lady so far I've liked ✔️💯😍 So heart touching🎥💔🎵
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Arka maYsid kalsonid anbataY amintaYda 😏 AmantaYda hore olalaHygi😎.........najma nashaaD❤ ........muqaLki sanaDka waqaL studio🔥
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
ALX jawigan kuma jiro jawi jacaylbn ku jira ALLAH ha igu wado yaa ila mida ❤❤❤
@parkhad_yuuph7052
@parkhad_yuuph7052 3 жыл бұрын
😅
@queenlovelychannel6823
@queenlovelychannel6823 3 жыл бұрын
Anaa kula jiro balse wuu iga fogyahay
@deekaabdulahi9006
@deekaabdulahi9006 3 жыл бұрын
Abaayo allah ku fududeyo wax idin dhiwana allah idinma tuso wllhi jaceylka waa dhibe
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
@@deekaabdulahi9006 aaamiiin thnkz
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
@@queenlovelychannel6823 insha ALLAH wuu ku imn samir
@hothomohad8464
@hothomohad8464 3 жыл бұрын
Arki maysid ilmadan qubi jiriyo oohintaydee Arki maysid Amaan taydee hore iyo danbaa Arki maysid intaan odhan jiriiyo Aamintaydeeee😚😞😶😳😢😢😢😢😢💟💞💝💘💗
@kezzaibra1433
@kezzaibra1433 3 жыл бұрын
Nice song my best friend I,love you so much am keza ibrah from Uganda kla city🇺🇬🇺🇬🇺🇬🇺🇬👍👍👍
@abdimomhed438
@abdimomhed438 3 жыл бұрын
I'm from hargysa ilhy ha ino siyadiyo namada ❤️
@jallewaziir3546
@jallewaziir3546 3 жыл бұрын
Dirisle Abdi inta reactionkiza sugayza like wash kusiyay
@saadiaabdillahi9262
@saadiaabdillahi9262 2 жыл бұрын
Quand la chanson décrite un vécu ou une histoire provenant d'une vie réelle...rassurez vous que ce qui rend la chanson plus touchante et surtout très appréciant Bravo à cette jeune artiste...une beauté naturelle...hope you many progrès from Djibouti 🥰😘❤
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
NAJMA NASHAAD - MAGARBAA OFFICAL VIDEO 2022
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 47 МЛН
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 48 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 158 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
SAALAH SANAAG | SOOMALI WAA GOB | HEES CUSUB 2024
5:48
Karan Lyrics
Рет қаралды 35 М.
Najma Nashaad - Rag baan Caashaqa Dareemin Official Music Video
9:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
Ugbaad Aragsan Dhexdeena Jacaylka Yaal Official video 2021
4:55
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 11 МЛН
AYAAN WADANI  HEESO SHIDAN OO KALA KACSAN MUSIC  2022
32:25
Goodax Media Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
Sharma Boy ft Deeqsan Abdinasir | WAA SAX (Official Video)
3:52
Sharma Boy
Рет қаралды 17 МЛН
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 24 МЛН
NAJMA NASHAAD - MEEL BANAAN BUUXI [OFFICIAL VIDEO 2022]
7:25
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
NIN FANAAN OO KUFSADAY HOOYO SOOMAALIYEED ISAG IYO 5 NIN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:15:09
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 5 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 519 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 256 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 85 МЛН
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 860 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,1 МЛН