NAJMA NASHAAD - MAGARBAA OFFICAL VIDEO 2022

  Рет қаралды 6,396,637

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

Najma Nashaad
Magarbaa
Ereyada: Qalinle
Laxanka: Nabiil Bullo
Music By: furinle
Camera by: Axmed Bigays
Editing: Mustafe Saleebaan
Production: Afro Waqal Furinle

Пікірлер: 2 600
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Dunida masoo marin qof lamid ah Nabi mahamed scw ❤
@mrcabdimaalikclaahi8597
@mrcabdimaalikclaahi8597 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@aliyr8tv216
@aliyr8tv216 2 жыл бұрын
scw scw scw
@Gs9gamer
@Gs9gamer 2 жыл бұрын
Scw
@apdiladhiifcolombia2425
@apdiladhiifcolombia2425 2 жыл бұрын
Right
@Munazarofficial
@Munazarofficial 2 жыл бұрын
● xeer miya in xijabka la xooro ● ma xad baa in xishodka la xabalo ● ma xaq baa in diinta afka laga sheegto🥺💔
@munaosman6860
@munaosman6860 2 жыл бұрын
Maaya xaqmaha
@zakariyesaid2245
@zakariyesaid2245 2 жыл бұрын
Ceer ma aha
@nadaaramohanadaara1434
@nadaaramohanadaara1434 2 жыл бұрын
Maya xeer ma aha
@umusumaya859
@umusumaya859 2 жыл бұрын
Maya
@ummkhayrkhayr6825
@ummkhayrkhayr6825 2 жыл бұрын
Xeer maaha xadna maaha xaqna maaha xaqana allaah haynagu sugo
@naasircawil8311
@naasircawil8311 2 жыл бұрын
kii ugu qiimaha badna uguna xishoodka badna uguna aqoonta badna uguna dacadsana oo dhamaan waxkasta oo wanaagsan mutaystay waa Nebigeena Mohammed scw scw😍♥😍♥
@saadiabille1445
@saadiabille1445 2 жыл бұрын
Scw scw
@nafisa3523
@nafisa3523 Жыл бұрын
Scw scw scw
@khalidmed6729
@khalidmed6729 Жыл бұрын
@@nafisa3523 n
@khalidmed6729
@khalidmed6729 Жыл бұрын
Najmb
@naimaomer7178
@naimaomer7178 Жыл бұрын
scw
@egrimekel7054
@egrimekel7054 Жыл бұрын
love Somalian ppl ♥️🇸🇴 From Eritrea 🇪🇷♥️🇸🇴🌍♥️.
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
❤❤
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 2 жыл бұрын
Inta dabeecad u leh hees kasta comment keeda inay akhristan like ii Saara😂
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
Like me
@zunaarimavio
@zunaarimavio 2 ай бұрын
2024baan jogwah maaba jogi kark anoon kahrin😂
@mohamedbashir355
@mohamedbashir355 2 жыл бұрын
Xeer miya ini xijabka la xoora Ma xaad ba ini xishodka la xabalo Xaag miya ini dinta afka Laga shegto ♥️♥️
@abdullahibashir8208
@abdullahibashir8208 2 жыл бұрын
Your right my dear brother to tell her the truth
@estgenttesema6075
@estgenttesema6075 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hilaalsaid7329
@hilaalsaid7329 Жыл бұрын
Aduunka Qofkii Ugu Khayrka badnaa uguna Sharafbadnaa Nabi Muhammed (NNKH) Scw scw scw 💓
@q5636
@q5636 2 жыл бұрын
Aakhiro miyey ilowday inantan? Najmay wllo sidan alle raali kaagama aha, Hanti iyo maalna lagama tabco, magac iyo maqaam wngsnna lagama dhaxlo, Quruxdan alle kusiiye inta ku xamdisid alle u laabo hadi ey suura gal tahayne 2dan talo iga qaado: 1- habeyn xili hore seexo kanaso kac 2:00 saac deedna alle ka bari in uu ku hadeeyo. 2- duceeyso ilaa inta ey ilin dhabanadaada buuxiyaan faraj aduune in uu alle ku furo. Iga gaarsiiya najma
@nimcoahmed5167
@nimcoahmed5167 2 жыл бұрын
masha alle wa runtaa wllo 😢
@rukiaali3909
@rukiaali3909 2 жыл бұрын
ManshAllah sax waye
@Beloved___0ne
@Beloved___0ne 2 жыл бұрын
I hope iny message akhirido
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 жыл бұрын
( MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)(JAZAKALLAHU I)!!!( RABBI) haw aqbalo,( ALLAHUMA AAMEEN)🙏❤️
@nasraahmed5366
@nasraahmed5366 2 жыл бұрын
Wa runta abyo alle haka akhabalo ducada
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Inta quranka jecel like 👍
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 Жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 jano weeyan goobtu 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Supr93
@Supr93 28 күн бұрын
independently trust on a regular task of 😂
@enwarjemal5729
@enwarjemal5729 Жыл бұрын
From ethiopia 🇪🇹 i love Somalian music
@makkyksa1764
@makkyksa1764 Жыл бұрын
ሱማሌ ናት እንዴ አቤት ዉበት
@mohamedyosuf310
@mohamedyosuf310 Жыл бұрын
🇪🇹 ⚔🇸🇴
@user-tc9jn3wd2p
@user-tc9jn3wd2p Жыл бұрын
@@mohamedyosuf310 😒😒😒😒😒
@cfaraxmaxamed55
@cfaraxmaxamed55 2 жыл бұрын
Hees kasto macan Qur'aanka ayaa ka macan alle ha Ina so hanuuniYo Aaaaamen 🤲
@asiyaaxmed7524
@asiyaaxmed7524 Жыл бұрын
Aamiin
@quutahatechnology
@quutahatechnology 2 жыл бұрын
Somaliland waa gob fanaanadooda aad bay u jecel yihiim🥰🥰
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 2 жыл бұрын
Gabaray wlle allaah kacabso Allaah kacabso Allaah kacabso Geeri horteed allaah utawbadkeen , Qabri ayaa lagali jid siraad ayaa lawada dulmari xisaab ayaa dambaysa allaah kaxishood dadka kaxishood -soomaalidu siguud xishoodka waakufiicayahiin , caadayna utahay iyo dhaqan - wrada asturo , xijaabo , nin hadaad unaahantahy nin wanaagsan odiin iyo akhlaaq leh raadso , okudhaqankara , haddaad nin leeyahayna asaga un quruxdaada tus guriga dhexdiisa ayadoo aan qofna idin arkayn . alxamdulillaahi dhex orabbi kuxamdi rabbi waakan kuunicmeeyay wuruxdaa kusiiyay caafimaadka kusiiyay caqliga kusiiyay , saas kuudhamaystiray , Wlle waanadu waxay wax tartaa geerida kahor , haddaad dhimato wacdi majiro لا إله إلّا الله محمّد رّسول الله صلّى الله عليه وسلّم ، Karunsheeg wlle , tawxiidka . Fg(fiira gaara) waanadaan qiimaha badan Najma halagaarsiiyo .
@hayatchannel9259
@hayatchannel9259 2 жыл бұрын
Koley wa wanisee Wana aday qadhanii
@koomabeauty
@koomabeauty 2 жыл бұрын
Mesha waaxan umaleyaa iney Djibouti 🇩🇯 oo Arta taahaay hadan saxanahey like dhee
@Faadildumdum9
@Faadildumdum9 2 жыл бұрын
najma nashaad 🖤 queen🔥
@queenhotho7269
@queenhotho7269 2 жыл бұрын
Fadil tageero weyn ku ahey 🖤king
@yuuzeyhajji6338
@yuuzeyhajji6338 2 жыл бұрын
Fadil Sulwalka maa ka heshay zxp😂😂
@apdirizakabdinor7878
@apdirizakabdinor7878 2 жыл бұрын
The one and only legendary 🙌 ❤ fadil dum dum
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
@@yuuzeyhajji6338 😂😂😂 dabcan Haa
@updicaziizhazzan4167
@updicaziizhazzan4167 2 жыл бұрын
Faadil ka
@hanad8226
@hanad8226 2 жыл бұрын
I am from france i like somali music haaye dadka shisheeyabaha way idinka usaare hala ii saaro😁
@kowtharhajiabdihajiabdi7335
@kowtharhajiabdihajiabdi7335 2 жыл бұрын
Kogu qadanay🤣🙌🙌
@shapriter1
@shapriter1 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 from dhusomareb dheh
@abdirahmanaspro9376
@abdirahmanaspro9376 2 жыл бұрын
Nacalaa ku dhalay🤣
@sakisom1
@sakisom1 2 жыл бұрын
from wedow count 🤣🤣💔
@isruush4252
@isruush4252 2 жыл бұрын
Khalaas bal wayay 😅😂
@dhegoweynesomalipubg7292
@dhegoweynesomalipubg7292 2 жыл бұрын
Nolasha cusub ee aad samaysatay ilaahay kuguma xumeeyo❤️❤️❤️❤️❤️
@elmiibuaxmed1477
@elmiibuaxmed1477 Жыл бұрын
Krtitopi heww
@saharamin2933
@saharamin2933 Жыл бұрын
I am a Sudanese girl , but I like somalian music and this beautiful girl and her amazing voice, keep it up ,
@bossamiir6826
@bossamiir6826 Жыл бұрын
Thank you sister also we like Sudans music ESPECIALY nada alqacda
@siciidburaale9192
@siciidburaale9192 Жыл бұрын
Beenta jooji naayaa
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
NICE , My dream is to marry a Sudanese girl .. we have a lot in common .. i used to listean salah ibnu badiya waaw the good old days kzfaq.info/get/bejne/qap0aM2nnq-Wm6c.html
@faaaduma6876
@faaaduma6876 Жыл бұрын
Love Sudanese people 🙂
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
Love❤❤❤
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Xeer miya in xijabka la xooro ma xad baa in xishodka la xabalo ma xaq baa in diinta afka laga sheegto💔
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Wax kasto mcn quraanka ka macn🌍💙
@user-dx4ji7uz3t
@user-dx4ji7uz3t 2 ай бұрын
From Eritrea all the love for me Somalia 🇪🇷
@user-sc4oh7fi1t
@user-sc4oh7fi1t 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤😮😮❤
@najmaali8137
@najmaali8137 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@mohammedlarry4768
@mohammedlarry4768 8 ай бұрын
التحيه للشعب الصومالي الشقيق تحياتي من السودان 🇸🇴🇸🇩
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Songs points you problems but Qur'aan solves your problems🔥🔥🔥👊🏿🔥👊🏿🔥
@buderqoslyr7933
@buderqoslyr7933 2 жыл бұрын
Haa wllhi qur,aanka dibwalbo kuheysto uu kaa dhagaa but heesaha dibka wey kuu ziyaadiyaan
@fififatouma8520
@fififatouma8520 2 жыл бұрын
Wowo
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Saaid ilaahy naga modoweyo
@hafsasheikhabdirahman6753
@hafsasheikhabdirahman6753 2 жыл бұрын
But only 0.00000000000001 of the humankind realise that
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
@@hafsasheikhabdirahman6753 afsomali kusheeg maxadhahday 000000000 maxawaye
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
Najma nashadey quruxbadane wlalo qaali illahii sidaa kuusameyay maad kacabsatid oo quruxdaada qarsatid dad waxa jira aan mashalla aqonin ilbaad halis utahay illahayna sidan iyo waxudhawtona rali kama aha aakhiradadina walalo hailobin tan wa adunyo bari markad dhimato qofna qabriga kulagalimayo waxad shaqaysaty adunkan ayaa ku raacaya illahay kacabso oo kaxishood allahu rabul caalamin wlalo hadad qalad iga fahantayna karali ahow watalo wlasha oo kulajecel jano iyo raliahansho rabi
@salmamuhiyadin2736
@salmamuhiyadin2736 2 жыл бұрын
Dunida muusoomarin qof nabi maxamed kawanaagsan
@yasminhoussein1898
@yasminhoussein1898 2 жыл бұрын
Subxanallah somaliyey ilahay kama baqaysan nagtan waa hooyo sidan sameeynaysa ee waliba ku racaysiin like 19k 😰😰😰😰😰😰😳😳 wlh alle hana astuuro
@anisocali5509
@anisocali5509 2 жыл бұрын
Xeer miyaa in xijaabka allha laxooro😔😔😭😭
@umuamiin4954
@umuamiin4954 2 жыл бұрын
Najmaay qofkii surwaal Kula taliyay kaama nixin sharaftada ilaali xabuinti awalba fanku fcneene hada qaawnaansho SAA,I'd kusii darsato waa ever✌️
@user-qb6ow8qo2h
@user-qb6ow8qo2h 9 ай бұрын
Najimo sida kale wad quruxbadantahay ee lakii has qawiii walaalo
@user-qb6ow8qo2h
@user-qb6ow8qo2h 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@saidsomali6690
@saidsomali6690 2 жыл бұрын
Reall love will never died wali sidiibaaaa maankayga udhexjiiftaaaa qalbiyey anigoo og inaadan waligaaa isooonoqonen hadana marna hal saac maankayga kama baxdid waxan ilahay kaga baryaaa aduun nolasha ugu faraxad badan aakhirana mida janada kaligay ayay itahay nasiibka xasustaada markasta riyadayda taahy mahadsanid , najmo nashad abti heesahaagu runtiii waxaa modaaa inay ani tarikhdayda kawaraman @💓💋💞💞💋💞💋💞
@ayaanabokor8879
@ayaanabokor8879 2 жыл бұрын
Soomalidu waa dadka dadkooda ka waala bal dadkan hore usocodaa hayaa manay dembi tii samaysay ka badan shaqaysanayn adoo wlalka si wacn wx ugu sheegi kara xumaan haku sii ridin 🙄 Najmay adna qruxda iyo caafimadka ilahy ku siyey ugu mahadnaq.❤
@zizizukar1621
@zizizukar1621 2 жыл бұрын
Reality wlhi
@ugbaatabdilaahi7313
@ugbaatabdilaahi7313 2 жыл бұрын
Wax dhintay ma dhuusaan naa waxagaa qarso marwana wad thaee 🤬
@safwaanhero7555
@safwaanhero7555 2 жыл бұрын
Wll qofka markuu sida ku farx san yahay wx ladhahaa wixii kla gudboon waa hore usoco wbad aragtaaa qofkan jaaaa
@umulkayrabdi7272
@umulkayrabdi7272 2 жыл бұрын
Waa runtaa wllhi qalbi
@mucjisorabaani
@mucjisorabaani 2 жыл бұрын
Qoftan xoog ayay u quruxbadanthy
@nabiilbulle4956
@nabiilbulle4956 2 жыл бұрын
Najma Nashaad ( Xeer Miya ) 2022 Ereyadi qalinle, Duubis Heer Calami Waqal.. welldone Guys. Kala kiciya my team. Tiktok ino balana ❤️
@SR-vt9re
@SR-vt9re 2 жыл бұрын
ʟᴇɢᴇɴᴅ ɴᴀʙɪɪʟ🖐️
@murtimidadalotube601
@murtimidadalotube601 2 жыл бұрын
Macalinka furinle waad ka tagtay kkk
@naohmohamed2299
@naohmohamed2299 2 жыл бұрын
Fake Chanel waaye kani
@umuamiin4954
@umuamiin4954 2 жыл бұрын
Gabadha xaga labiska la taliye fcn u yeela oo adigaba igala Tali in ayna sarwaal gashanin wayo jirkedii oo dhan ayuu sawirayaa awalba fanku wax fcn aheyne bal xagaas Ka celiye gabadha bacweynaheeda u galiye
@dhalootaboriififtaani2499
@dhalootaboriififtaani2499 2 жыл бұрын
I’m Oromo but I like all somali song
@funnyfanmadadalojama4439
@funnyfanmadadalojama4439 2 жыл бұрын
😇😇😇😇😇 wooooooooow 😛😛😛😛 Najma Nashaad waa fananda kaliya ee barjaysY Kiiiin Jamac Iskabulo uuuron😝😝🤑🤑🤑😛😛🤩
@Homse_dheig7
@Homse_dheig7 2 жыл бұрын
Igula raxysta saliga nabi maxamed scw scw ❣
@AbdirashidAdde
@AbdirashidAdde 2 жыл бұрын
No KZfaq🚫 No Tiktok🚫 No Twiter 🚫 BUT HAVE BILLION FOLLOWER Xabibuna MOHAMED (SCW)❤❤❤
@mohodinPliano
@mohodinPliano 2 жыл бұрын
Ma xaqba in comment like lisarin
@zalahhire6179
@zalahhire6179 2 жыл бұрын
Laxankaan cabdikariin ali sHaaH laga zoo xaday 😄💯✅
@maduushachannel9247
@maduushachannel9247 2 жыл бұрын
Adiga yaa kuu sheegay
@FaysalCabdi-yv6xf
@FaysalCabdi-yv6xf 2 ай бұрын
❤l1geueeurrg
@kingrijal2023
@kingrijal2023 2 жыл бұрын
Waxas oo dhan waxa ka daran qacanta dacabka ah ee ee furinle wan ku fana keep going
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
ALLHU AKBAR❤❤❤❤🙏
@marexangirl5093
@marexangirl5093 2 жыл бұрын
Maxerba inn xijabka laxoro maxerba in lais qawiiyo😳
@aynfelaleahwat9635
@aynfelaleahwat9635 2 жыл бұрын
Such a good music! After getting to know some somali people here in Sweden i learned a lot about Somalia and Somalis!( of course even back home we always liked Somali for they stood by us in the bloody war we had with the Derg). I love the culture, and as an Eritrean i can honestly vouch for the honesty, intelligence and VERY innovative mindset Somalis have. I am already thinking of working in Somalia after I have pursued my PhD. Over to you Najma, I love your music and have subscribed to the channel already. From An Eritrean in Sweden!
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 2 жыл бұрын
We too, we love our our Eriterian brothers, bro I want to tell you did the same and your government rejected to be part of AMİSOM( fake peace keeping mission) And I remember the answer of Eriterian Foreign minister, which was sending Ethiopian troops to Somalia is like Sending Indian peace trooops to Pakistan. İn 2006 they welcomed us in their country, they gave space to resistance fighters. Right now they are training 5K+ soldiers in different sections. Sometimes İ say to my self if you want to help someone, help Etiterian individual, because one day it will save you.
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 2 жыл бұрын
thanks but the reason Somali reached around the development countries is more people came from abroad came to Somali countries and they make what they love then they back their mother land with out working the relationship their countries and Somali country so stay your country don't came us🤬👋
@PapaMama-lj2vr
@PapaMama-lj2vr 2 жыл бұрын
go to the ereteria,,why to somalia,,,,,and work for your nation,,ok i can undrstnd the issues in state but doesnt mean you,,,,we hve more and more of phd,,,but kindly your home is the best,,,,iam not going to blame you what ereterian state doing in horn africa,but to be honest whit you ereteria at this moment neeed help,,,,
@PapaMama-lj2vr
@PapaMama-lj2vr 2 жыл бұрын
go to the ereteria,,why to somalia,,,,,and work for your nation,,ok i can undrstnd the issues in state but doesnt mean you,,,,we hve more and more of phd,,,but kindly your home is the best,,,,iam not going to blame you what ereterian state doing in horn africa,but to be honest whit you ereteria at this moment neeed help,,,,
@aminamohamed3419
@aminamohamed3419 2 жыл бұрын
Thanks ahwat for the positive compliment. This is really how good we somali are. And however our enemies try to plot us, we always overcome of it and prosper.
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 2 жыл бұрын
Nashaad Waxeeda Cabsi Cabsi waaye😂🔥🙌
@lechimiste3547
@lechimiste3547 2 жыл бұрын
Jawigaa Jabuuti is beautifull🇩🇯❤️❤️
@emanuelasefa6707
@emanuelasefa6707 Жыл бұрын
im, from ethopia ilke, somali, son🙏❤️❤️❤️❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇷🇪🇷
@hindaxasan5914
@hindaxasan5914 Жыл бұрын
Shed
@sabnaqueen597
@sabnaqueen597 2 жыл бұрын
Xeer miya iin xijabka laxoro🥺 maxadba iin dhibta laxablo maxinba iin qawnida laxojoo😥
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 2 жыл бұрын
Heeskan inta og inu kla kacyo farta taaga☝️😂
@abdiazizabdullahi7409
@abdiazizabdullahi7409 2 жыл бұрын
🖕😅ana kuw ka h
@mohainahazan7128
@mohainahazan7128 2 жыл бұрын
Najma najaad
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 2 жыл бұрын
@@abdiazizabdullahi7409 legend😂💋
@cadnaanstudio9019
@cadnaanstudio9019 2 жыл бұрын
Najma nashaad another level🤴❣
@rahmamohameddjama7882
@rahmamohameddjama7882 2 жыл бұрын
Djibouti 🤍✨ Bonne fête d'indépendance 🇩🇯 Jir oo jog 🤍❤️💚💙
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 2 жыл бұрын
À toi aussi soeurette 🎊🎉❤️
@mohammedyuusuf9821
@mohammedyuusuf9821 2 жыл бұрын
Habeenkii meherkeeda inta daawaneysa far kor u haya😂😃😃
@wardiitaofficial6410
@wardiitaofficial6410 2 жыл бұрын
Weey gabdheena way tagty Waqal anther level Furinle Nabiil blue Legend no is hely🤞🥳🥳
@Mr_Baraf123
@Mr_Baraf123 2 жыл бұрын
Somaliland hoyga fanka , ilbaxnimo iyo xadaarad ugu kaalay , cod dahablay najmo caday
@Janno1
@Janno1 2 жыл бұрын
Najmo ayada fanaan ah idin timid oo hijab,hijabka uun bad ka sarteene lakiin ayada puntland reer abtigeed la jogto fanaan eheed🤣🤣
@ameinahmet365
@ameinahmet365 2 жыл бұрын
Wxan niyeysty anoo futadaa wyn wasya🥳
@damaeast6551
@damaeast6551 Жыл бұрын
Of course #1 fan 🇪🇷 people!
@AbdirahmanDerajo
@AbdirahmanDerajo 2 жыл бұрын
Cajiib, heestan midhaheedu waa another level, laxankuna waa ashqaraar, codka Najma iyo muusiga oo is raacayna waxay ka dhigeen malab. Hees bay u qalantaa!
@salmoshaficishafici4793
@salmoshaficishafici4793 2 жыл бұрын
Xeer miyaa in wanaga la xoro😭 Ma xadba in jacayl la xabalo🥺 Ma xinbaa in nacybka la xoojo😫😭 Ma xaqbaa qalbigoo la xumeyo💔😭
@JeydinDeGashan23
@JeydinDeGashan23 Жыл бұрын
Xaq ma'aha in qalbiga la xumeyo!! 💞🌹🌹🌹💞
@hamza_sancho
@hamza_sancho 2 жыл бұрын
Qalinle Legend nabil bulle Khadar waqal Waar heesta rag waa weynba isugu tagay Keep going xidigta sanadahan calanka u sidda haweenka najma nashaad🔥
@Tiiticade
@Tiiticade 2 жыл бұрын
ok 228
@farahharred8562
@farahharred8562 2 жыл бұрын
Meeshuu waa jabuuti machallah najma soo dhawaaw❤️💯💓💓
@safanoura3618
@safanoura3618 2 жыл бұрын
Muqaal qurux badan iyo Djibouti 🇩🇯 arta 🔥🥰❤
@clrashidcabdi9853
@clrashidcabdi9853 2 жыл бұрын
subxaanallah ilaahy ka baq wll isastur gabadhbaadtahy
@absbjaw7477
@absbjaw7477 Ай бұрын
I’m from the Gambia, west Africa I can’t speak Somali but I love Somali music ❤
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 2 жыл бұрын
Wlahi qoftan wa another level. Hit song and the One and Only queen Najma qrx❤
@jamackhadar8747
@jamackhadar8747 2 жыл бұрын
Kkkk horo soco kulahaa halkaad Ku wadaa marka. Inan wlshaya hooyo somaliyeed oo sida hooyadayo Kele ah oo wada xun raacday Ku dhax Sugan wax lagu cadaab muto lagu ceeb muto ayaad horo soco Ku leedahay Kasoo qaad bal imika inay hoyadaa tahay Maxaad Kula talin lahayd Kasoo qaad inay walashaa tahay maxaad Kula talin lahayd .kadib talada Ku haboon aad siin lahayd damqadhadaad u damqan lahayd sii Waayo waa hooyo ilmo leh Waa inan walaal iyo waalid leh Xisaab akhirana sugayso sida ay dhamaan teen inoo sugayso
@kukusami4657
@kukusami4657 2 жыл бұрын
Is astur walaalo. Teda kale Somali surwal Kuma qurxoono.
@hanadsamawade3174
@hanadsamawade3174 2 жыл бұрын
Surwaalkeeda ha iska kashato ma xumee, caloosha ha jarto stylka ha is raacee. Sida kle waa top voice ++++
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
The one and only Queen Najma Nashaad❤🥰 Modelka XiTaa 💯😁🎤 Voice=💯 Melody=💯 Music=💯 Lyrics=💯 Vedio=💯
@abdikhayr9742
@abdikhayr9742 Жыл бұрын
Najma.noollaawo
@abdikhayr9742
@abdikhayr9742 Жыл бұрын
👍✅♥️🌙
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@mojamutimedias
@mojamutimedias Жыл бұрын
I dont know the language but it is so cool😍👌
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo Жыл бұрын
Moja Entertainment the language is Somali.
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 2 жыл бұрын
Malabsanaa qoftu. Naagi Najma Nashaad hakaa ahaato hadii kale hakaa maqnaato.
@maxamedibrahimbile2029
@maxamedibrahimbile2029 2 жыл бұрын
Talent aa qaawi eheen malaha miyaa dumarka Somalida 🤲
@mubarakaalta1017
@mubarakaalta1017 2 жыл бұрын
ᴡᴀᴀɴ ᴛᴀɴ ʟᴀʟᴀ ʏᴀʙᴀɴ ʏʜʏ sxʙ ᴀʟʟᴀʜ sᴏᴏʜᴀɴᴜᴜɴᴇʏᴏ ᴡᴀx ᴋʟᴇ ᴍᴀ ᴅʜᴀ ʜᴇʏɴᴏ
@maxamedibrahimbile2029
@maxamedibrahimbile2029 2 жыл бұрын
@@mubarakaalta1017 aamiin sxp 🤚🤲
@sucdiabdirizak2235
@sucdiabdirizak2235 2 жыл бұрын
Afka kla bax hablha soomaliyeed
@fatmamohommed8279
@fatmamohommed8279 2 жыл бұрын
Ilaaaheey Ha hanuuniyo 😔😔
@maxamedibrahimbile2029
@maxamedibrahimbile2029 2 жыл бұрын
@@fatmamohommed8279 amiin sister ❣️
@fadxiyamuxumed5020
@fadxiyamuxumed5020 Жыл бұрын
Wll mcn intaa aayad qur,aana ayaa kuu dhaanta
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 2 жыл бұрын
Arooskeeda ka dib inta daawatay like me
@apaanduuleqanciye3758
@apaanduuleqanciye3758 2 жыл бұрын
Queen of voice najma nashaad🖤🤴
@kingkorNel77
@kingkorNel77 2 жыл бұрын
Nabiil Bulle Laxamayste aan Laxankiisa Aad ugu raaxaysto🌴
@HMS33
@HMS33 Жыл бұрын
Maalintii najma najad Nobel peace An siiyay waa maalintii Najma nashaad ugu farxada Badnayd
@samouronemohamed3890
@samouronemohamed3890 Жыл бұрын
Dhagaxa ay ku fadhido anigo ah ficnan lahayda 🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE 2 жыл бұрын
Codka 💯 Laxanka 💯 Music 65%
@inaabdi4924
@inaabdi4924 2 жыл бұрын
Djibouti lac assal très beau 🇩🇯🇩🇯 mon pays natal♥️
@feysalabdullahi1475
@feysalabdullahi1475 2 жыл бұрын
wll Djibouti 🇩🇯 miya meshan quruxda badan 😍
@abdirahmandirye5543
@abdirahmandirye5543 Жыл бұрын
this little girl belongs to Hargeisa home of love and music. she has a golden voice ✔stage presence ✔stunningly gorgeous ✔I am your fan hence. we luv u.
@raymiguil4544
@raymiguil4544 2 жыл бұрын
Waw hees shidan iyo muqaal gurux badane jabuti jano 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰😘
@drgoos1791
@drgoos1791 2 жыл бұрын
Another level 💯 Waqal_studio ✋
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
❤❤❤
@sadaamxuseen5273
@sadaamxuseen5273 2 жыл бұрын
FURINLE💥🔥🎹🎹allahu akbar maxaad samaysay macallin
@DjHunkyVevo
@DjHunkyVevo Жыл бұрын
This is dope music video 🙌
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
Yep❤❤
@user-gy2xr2vx8u
@user-gy2xr2vx8u Жыл бұрын
The most beautiful greetings from me Yasser from Sudan to the beautiful Somali people
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 2 жыл бұрын
Wee wee team waqal studio keep going brothers👑💯💪
@hayatchannel9259
@hayatchannel9259 2 жыл бұрын
What is Keep fear Allah SWT don't mislead people I hate allot music .... listen the quran
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 2 жыл бұрын
Thanks for your awarness 🙏please don,t take my writting towards a negative side there are many sides that you can say keep going by someone else at that time l said at this channel b/c it have so many young men generation 🙏 Even they mine different attitude towards a their future not only music studio😥 Everyperson have so many different dreams in life to come true Ok🤗🙋‍♂️
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Hit song 🎵welcome back quruxey najmo nashaad The best camera man 📸💯🎥🎥🎞waqalka studio duula Lyrics 💯💯iyo Melody 💯♥🎶 Styleka🧥💯💯✅another level good luck 👍duubista fantastic waqalka duula 🎥mar kale the musican 🎼the big teacher axmed wali furinle 🎻🎹🎶🔥💯
@Bekabo14
@Bekabo14 5 ай бұрын
ወደድኩሽ። እንቺ. ሶማሌ Peace ,love and seatlement for all somali people Jesus help us Africa
@ugbadmohamed5687
@ugbadmohamed5687 Жыл бұрын
Qalbiga hayska siin ciyaal dheh 🥺🥺
@ahmmedisse
@ahmmedisse 2 жыл бұрын
Najma voice ❤ ma qof aan najma taageerin oo heesa dhageeysta ayaa jira ? Quruxda, jiniyaha suuraha wata iyo qosolka joogtada ah oo u sii dheer codkaan dhuuxa dhaaqijaya ayaa isoo kiciyay anigoo fanka 2014 ka dambeeyay meel dhigay😁. Fan-ku-Nool Team 🎵 ❤
@mahathillow
@mahathillow 2 жыл бұрын
She never disappoints ✌
@rahmoandisalam3140
@rahmoandisalam3140 2 жыл бұрын
🤙
@yahyeabdi1657
@yahyeabdi1657 2 жыл бұрын
Niyaaw tii yaraaayd waxaay noqootay waada baaag
@mahathillow
@mahathillow 2 жыл бұрын
@@rahmoandisalam3140 isoqabo
@rahmoandisalam3140
@rahmoandisalam3140 2 жыл бұрын
🤙
@danbaliiqeerrootube3540
@danbaliiqeerrootube3540 Жыл бұрын
Hot meusic
@sabriinneero8624
@sabriinneero8624 9 ай бұрын
Ma xaqba qalbigoo La xumeeyo🥺😩❔
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 2 жыл бұрын
Oof caleeg Najmo Nashaad amazing voice,nice action extereme styles all them beautifully
@abdalecade7195
@abdalecade7195 2 жыл бұрын
Heesta micnheda ma fahmin lkn qurxdeeda masha allah ♥ rabow gabadh somaliyed noo xafid❤❤🇸🇴
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 2 жыл бұрын
The Real queen Najmo Nashad Queen of voice ♥ Keep going
@apdirahmanofficial__
@apdirahmanofficial__ 2 жыл бұрын
Runtada weyn best new song💗🥀😘
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 2 жыл бұрын
Hees shidan 🔥🔥🔥
@daahiryareofficial5812
@daahiryareofficial5812 2 жыл бұрын
@@apdirahmanofficial__ haboon queen of voice
@Asiyah2000
@Asiyah2000 Жыл бұрын
Keep going??where are you sending her🤔
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
❤❤
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
❤ waa dir quweys
@leomandchourian5460
@leomandchourian5460 Жыл бұрын
Beautiful landscape of Djibouti ❤
@AbdalaShekaakalil
@AbdalaShekaakalil 6 ай бұрын
😘🫡🤫
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 ай бұрын
waa halkee jabuuti ma cartaa?
@leomandchourian5460
@leomandchourian5460 4 ай бұрын
@@FaadumoArdo maya. Ghoubet Al Kharab aya la dhahaa. Cartaa Marka la dhaafo xooga
@wardaosman3478
@wardaosman3478 2 жыл бұрын
Another level Najam Nashaad 🥰❤
@ahmed_nasri1
@ahmed_nasri1 2 жыл бұрын
Quen najma 👑❤️
@ibrahimmusa331
@ibrahimmusa331 2 жыл бұрын
واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله ثم توفى كل نفس ما كسبت وهم لا يظلمون
@danishkhalil5688
@danishkhalil5688 Жыл бұрын
Love from Afghanistan 🇦🇫
@aibros8033
@aibros8033 2 жыл бұрын
Inta jecel HOOYO MCN ❤
@qadar4yare257
@qadar4yare257 2 жыл бұрын
Hal kama fahmin saan ugu maqna fananada ayuu dhamadey muqalku😂 wow mnsha najma
Najma Nashaad - Arkimaysid - (Official Video) 2020
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
NAJMA NASHAAD FARXADA II BILOW OFFICIAL VIDEO 2022
4:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,8 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 55 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 46 МЛН
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 11 МЛН
FULL SHOWGII AMIIN YARE IYO WACDARIHII FANAANIINTA MUQDISHO 2024
1:21:34
Nasir Production
Рет қаралды 245 М.
NAJMA NASHAAD - MEEL BANAAN BUUXI [OFFICIAL VIDEO 2022]
7:25
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
NAJMA NASHAAD CAALAMKA II SHIDAN NEW OFFICAIL MUSIC VIDEO 2024
3:59
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
NAJMO NASHAAD HIT SONG UTUMA HEELADA MUSIC VIDEO 2023
5:25
Goodax Media Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
NAJMA NASHAAD HADA HAA OFFICIALL MUSIC VIDEO 2021
6:06
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 6 МЛН
NAJMA NASHAAD FT SAALAX SANAAG [JAWI] OFFICAL MUSIC 2023
3:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
NAJMA NASHAAD | TUSAALE | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,2 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,8 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 287 М.