Nashaad oo shegtay in laga soo xaday reerkeda yarantii ayaa lagu sameeyay faquuq jirdil qabiil guur

  Рет қаралды 33,258

Illintir

Illintir

9 ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 184
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN 9 ай бұрын
Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏
@user-go6ko6ki3s
@user-go6ko6ki3s 9 ай бұрын
Ilahoow reerkeeda si fudud ugu sahal Aamiin Yaa Rabbi
@tanadoahmed4317
@tanadoahmed4317 9 ай бұрын
Dadka ma wada xuma gabadha ku caawusay ilaahay khayr badan ha siiyo inshallah waxan ku rajayn inaad la midowdo qooskaga hadii ay nool yihiin hooyo iyo aabe ayaga ruuxooda murug iyo walbahaar uma yara habeeno iyo maalmo wa u soojeededen raadintaada..
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 9 ай бұрын
Qayr Allaha Ku Siiyo Adduunniyo Aaqiro Gabadhaan Waalidkeenii iyo dad Kees ii Allaha u Sahlo Aamiin❤
@fatumadagane4464
@fatumadagane4464 9 ай бұрын
Adigana..ilaheey ha ku xufdiyo..
@mahadsheikomer160
@mahadsheikomer160 9 ай бұрын
Walahi waa naxdin gabadha ayar ilahay haa usahalo say ku heeli lahayd walidkeed amiin yarabi
@rnuura334
@rnuura334 9 ай бұрын
Rabiyoow Xafid Intey Ka’Imaneyso Muqdisho Yaa Rabi
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 9 ай бұрын
Amiin😢
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 8 ай бұрын
Asc C/casiis Runtii Umada Somaliyeed wax weynbaad u qabatey una qaneysaa Abaalkaga Alle ayaa kuu gudi doona Insha Allaah Eedo halkaa kawad Guuleyso Insha Allaah aamiin Yaa Rabi
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t 8 ай бұрын
Wcs walaal rabi ha ku sahlo walidkaa
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 8 ай бұрын
Allaha usahlo hooyaded iyo Aabahed bal eeg hooyadii ka xaday qoyskii lacagta ay kuleheed kadibna runta usheegtay walaashed oo dibada joogto tiri cidaa ushaqen jiray baa dhaley kadibna waan sooqatay mana dhalin wa mareexan rer Diini hooyadedna wa Abgaal kadib lacago usoo diri jirtay kadib hadana islaantii dhimatay Dadka dad fiican baa ku jiro Allah ubaryeynaa iney hesho hooyaded iyo Aabehed
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 9 ай бұрын
Gabadha walaasheed soo xaday ee inanta u sheegtay gabadha qoyskeeda ha la soo waraysto oo meeshay ahayd ee ka soo qaadatay ha u sheegto
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 8 ай бұрын
Allaha u sahlo
@degan4
@degan4 9 ай бұрын
Walee ummada somaliyeed dhib baa ka dhacaday😢😢😢😢
@sahraj3885
@sahraj3885 9 ай бұрын
Illahey how soo fududeeyo Reerkeedii Inantan❤yar Ummadana Allah how sakiro ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin Adiga CabdiAzis Allaha khayr badan ha ku siiyo Dadkeenii dhabanaa baad u gargaartee ALLAHUMA Aamin Asked Aamin ❤
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 9 ай бұрын
Allaha u sahlo gabadhan Soomaaliyeed waalidiinteeda iyo ehelkeeda oo Rabbi haka saaro noloshan Xiqdiga iyo Xasadka Badan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 9 ай бұрын
Aamiin😢
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 9 ай бұрын
ilaahow u sahal reerkeedi ayada iyo inti lamida aamiin
@FardowsoAhmed-pu6tf
@FardowsoAhmed-pu6tf 9 ай бұрын
Asc walalal side ugu fudud olooheli karo rerka wa iney islanti soxaday sawirkeda lakeno because way garan karan family ga gabadha insh alah
@user-kd8wk5sf4y
@user-kd8wk5sf4y 9 ай бұрын
WALLAHI YARTA WAA U EGTAHAY MAREXAAN EE HA AADO REERKEEDA AMA TOLKEEDA MAREXAAN WAALA HELI KARAA REERKEEDA HA KA TAGTO SNM QOOMLUUDLAND.
@user-kd8wk5sf4y
@user-kd8wk5sf4y 9 ай бұрын
WALLAHI YARTA WAA U EGTAHAY MAREXAAN EE HA AADO REERKEEDA AMA TOLKEEDA MAREXAAN WAALA HELI KARAA REERKEEDA HA KA TAGTO SNM QOOMLUUDLAND HARGEYSA
@issehassen4203
@issehassen4203 9 ай бұрын
Ilaahey ehel keeda ha usaqiro aamiin
@khadramuse1218
@khadramuse1218 9 ай бұрын
Yaa allaah
@mahboubsheikh5108
@mahboubsheikh5108 9 ай бұрын
Asc walaal cabdicasiisow xayaysiin caafimaadka waxaay ubaahantahay in wax lagaabadalo, Waalidiin badan ayaa lasocda baafinta marka caruurta oo ma fiicna in ay dhagahooda ku dhacaan erayada Uu istacmaalahayo.
@asaddahir5538
@asaddahir5538 9 ай бұрын
Iska gaabi xayaaysiista hadaad rabiin wll
@umuluul2329
@umuluul2329 9 ай бұрын
Wcs wasax wll
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 9 ай бұрын
Allah h usalo dakedi amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@user-jf8bp1mu5q
@user-jf8bp1mu5q 9 ай бұрын
Hadeysan hooyadeed iyo aabeheed dhiman wey helayaan. 😢
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 9 ай бұрын
Ilaahow kuu sahal aamiin yaa alaah ❤❤❤❤❤
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 9 ай бұрын
Subaxaanallaah waa xanuun Allah kuusahalo 😢😢😢 dadkaagii Abaayo miskiin
@maslah345
@maslah345 9 ай бұрын
ALLAHA USAHLO WALIDIINTEEDA OO NABAD QABAAN
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 9 ай бұрын
Abaayo Allah ku soo sahlo dhamaan in shaa alaah
@filsanabdi218
@filsanabdi218 9 ай бұрын
Ilaahay hakuu soo sahlo rerkaga
@sadam1318
@sadam1318 9 ай бұрын
ilaahay ha kuu sahlo walaal in shaa allah
@sadam1318
@sadam1318 9 ай бұрын
ilahay ha u sahlo reerkeeda
@fatumadagane4464
@fatumadagane4464 9 ай бұрын
Ilaaheey ha usahlo..aamiin
@shuabahsheikh6804
@shuabahsheikh6804 9 ай бұрын
ilaahaw u sahal Aamiin
@um.samiir3755
@um.samiir3755 9 ай бұрын
Alaha usahlo waalidkii dhaley subxalaah
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 9 ай бұрын
Allaha ku sahlo familykaga hooyo & aabe u horeeyan
@user-dv6gu9mt4o
@user-dv6gu9mt4o Ай бұрын
Asc C/casis cbdullhi wxa ahy maam ku tagerto wxa la dhacy HDL aa dhahdy oo ah Somalia ahy Wana kgu tgersanhy idinka idin shqeyaa an WA kgu tgersanhy kherna Allah Ku siyo WA Ku duceye m.a howsha sas Ku wad ❤😍
@user-st1jh3zh5n
@user-st1jh3zh5n 9 ай бұрын
Aamiin Allaha u sahlo dadkeedii gabadha yar adigana ajar Allaha ku
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 9 ай бұрын
Allah ha sahlo waliidkaga Aamiin
@munoqali826
@munoqali826 9 ай бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@user-jy3mb4di1n
@user-jy3mb4di1n 9 ай бұрын
Ilahy hakuu sahlo hooyadaa iyo abahaa
@maaidomanka3064
@maaidomanka3064 9 ай бұрын
Allaha u sahlo waalidkeeda runti waa xanuun
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 9 ай бұрын
Gabadhan cidedii allaha u sahlo ❤iska samar habo waad heleysaa DOWLADA waxan kacodsan lahaa iyo cidkasto awooda In lasameeyo xarumo lacag la aan ah OO dadku DNA iskaga qadaan Si ilmo badan dadkoodi U helaan 😢gabdho waxa dhicikarta ilmo UGA tagay melaha laga tahriibi jiray
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 9 ай бұрын
Subxaana allaah illaaow u gargaar gabadhan somaaliyeed ehelkaaga alle ha ku so fududeeyo insh allaah
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 9 ай бұрын
Allow u sahal reerkeeda😢😢😢🤲🤲🤲
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 9 ай бұрын
Saacadaan iyo qabiilbaa war reer waqooyiyoow ka kora qabiil
@FilsanAhmed-zs7ek
@FilsanAhmed-zs7ek 9 ай бұрын
Khayr alle haku siiyo ayadana alle hauso dhaweyo
@fadumosaid114
@fadumosaid114 9 ай бұрын
Allah ufudeeyo dadkeeda gabadhaas
@ahmedroble219
@ahmedroble219 9 ай бұрын
Allah ha siqiro
@hawohosh9198
@hawohosh9198 9 ай бұрын
Allaha u sahlo miskiintaa dadkeedii
@ibaadohussien6644
@ibaadohussien6644 9 ай бұрын
Illhey ha u sahalo
@deckoalimohamed5901
@deckoalimohamed5901 9 ай бұрын
Alle ha U soo saqiro famligeeda
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 9 ай бұрын
Allaha usoodhaweeyo Dadkeedii
@user-rp3nq6uv4w
@user-rp3nq6uv4w 9 ай бұрын
Ilhay ha u sahalo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 9 ай бұрын
Gabadhiisiana Allaha u sahlo reekeedi
@anabfarah1178
@anabfarah1178 9 ай бұрын
Ax ax yaarabi usahal ehelkedi
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 9 ай бұрын
Cabdicaziis waan ku salaamay
@moktarabdullahi6509
@moktarabdullahi6509 9 ай бұрын
Allaha u sahlo qoyskeeda
@isseamin2017
@isseamin2017 9 ай бұрын
Allah hausahlo ya rabi
@kingmoqdishoabdinoorhassan8421
@kingmoqdishoabdinoorhassan8421 9 ай бұрын
Allah waa u jeeda umadisa
@foozia426
@foozia426 9 ай бұрын
Ilahay how soo fududeeyo ehlkeedii insha allaah ❤
@maymuuncabdulaahi7310
@maymuuncabdulaahi7310 9 ай бұрын
Ilaahay xakadulqaado wlshey Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲
@hodanbarre7396
@hodanbarre7396 9 ай бұрын
Dadkeedii àlla hawsahlo inantan yar intii caawisana ajar iyo xasanad alla hasiiyo
@quensahour1476
@quensahour1476 9 ай бұрын
Alh uso dhaweeyo
@ismaacilmaxamuudmuuse-qv4dg
@ismaacilmaxamuudmuuse-qv4dg 9 ай бұрын
Allaah gargaaro gabdhaan muslimka
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 9 ай бұрын
Wallaahi nagamaydaan xishoon waar qaar dhulbahanta ah baa nala jooga dhib iyo cabsi toona anqabin gambayar isdagaashay umad dhan yaan loo xajiimayn wabillaahi tawfiiq
@ahmedtaakow
@ahmedtaakow 9 ай бұрын
Sowdinka sida la arkay dad yeelay
@hawohosh9198
@hawohosh9198 9 ай бұрын
Hawenta haysa ayaaba tiri kuma noolan karto meeshan inaan muqdisho usoo diraan doonayaa
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 9 ай бұрын
​@@ahmedtaakowsidee ????
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 9 ай бұрын
​@@hawohosh9198markaa Inanta ma dutmriyadii odhan baa werar ku ah mise hablo yaryar bay islaayen
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 9 ай бұрын
Malyuun adiga & dad badan oo reer Sheekh Isxaaq ah wey wanaagsan yihiin balse dhib & colaad baa dhacday Muuse Biixina ka mas'uul ah. Dhulbahanta idinla joogay ayaa aqalada lagu weeraray deetana kuwii weeraray vidoes iska soo duubeen social media hana soo dhig. Runtu Rabbi ayey taqaan ee Dhulbahante & Isaaq ma kala jecla
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 9 ай бұрын
Way fiicnaan lahayd haddii clip kasta uu number lahaan lahaa ama xalqad xalqad
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 9 ай бұрын
Wuu kahaan jirey hada ayuu ka dayey ayan filaa
@Maxamedanwar-sl1ze
@Maxamedanwar-sl1ze 9 ай бұрын
Ixidhiidhi An,darood,ah,Ana,guursan,nolasheeda,intact,kadhiman
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 9 ай бұрын
Maxamed qorida Af Soomaaliga barro inta aadan guursan haddii kale turjubaan ayaad u baahaneysaa habeenkii ...😅
@bushra445
@bushra445 9 ай бұрын
​@@NurAlaaNur😂😂😂😂 kaga daran gabadhu ma guur bey radineysa mise reer kedii
@rawihassan8615
@rawihassan8615 9 ай бұрын
Gabadha dhimatay walaasheed hala weydiiyo marxuumada cida ay u shaqeyneysay magacooda iyo meesha ay daganayeen waaba sheeko yaab leh cunug yar oo waxba galasanin lacag ay ka qabeen iney u soo xado ilmahooda allaha u naxariisto waxwalbo waa la maqla
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 9 ай бұрын
Alle haw sodhaweyo wll
@abdullahifarah6909
@abdullahifarah6909 9 ай бұрын
Sumcaddaada waxaa aad udili kara inaad had iyo jeer waydiiso ma guursatay. Dumarka suaashaa kaddaa..
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 9 ай бұрын
Islaantii soo xaday baa garan lahayd magaca aabe iyo hooyo ayadiina dhimatay ilaahay waxaan ka baryayaa inay hesho reerkeeda ilaahay hakuu soo sahlo reerkii abaayo Walaahay waa arin murugo badan ilaahay hanakaa tuso adoo faraxsan
@munamahmed1572
@munamahmed1572 9 ай бұрын
2001 baa lasoo xadey malaha way yareed
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 9 ай бұрын
wexe tiri 2001 ee ma ahan 2011 xiligasna biloyin aye jirtay saan qiyaasay
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 9 ай бұрын
@@munamahmed1572 Haa 2001 miyey tiri 2011 baan mooday sax way yarayd markaas
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 9 ай бұрын
@@aminohasssan3244 2001 miyey tiri hadana 22 bay jirtaa waaba markay dhalatay marka ma garan karto waxaan mooday 2011 mahadsanid abayao
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 9 ай бұрын
ilaahey haw fududeeyo ehelkeda 😢
@HaweyaMohamad
@HaweyaMohamad 9 ай бұрын
Habo alle hakuu sosahlo family kaga
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 9 ай бұрын
allha usoo dhaweeyo famigeeda inanta aduguna wll ilaahay ka cabo dadka ha ka dambaajin igaraali noq hadaad hadad hadalkaygaa dhibsato
@user-vr5uo7ku9o
@user-vr5uo7ku9o 9 ай бұрын
Asc walaal qaali xafidulaah ❤❤❤❤❤
@rabioahmed7434
@rabioahmed7434 9 ай бұрын
Waa dhacdaa tanokal base waxaa fiinan laheed naagtii soo xadet nashaad magaceda inaa weeydiisid hadan koley waa weydiin dontaa ishaa Allaah
@sacdiyojaamac2025
@sacdiyojaamac2025 9 ай бұрын
Illahow usahal reerkeda
@H-mz4zn
@H-mz4zn 9 ай бұрын
Wcs allah usahlo
@fadumosaid114
@fadumosaid114 9 ай бұрын
Allaha usahlo dadkeeda
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 9 ай бұрын
Hala xishoodo waxaan xayeysiin maaha
@rabioahmed7434
@rabioahmed7434 9 ай бұрын
Xafe
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 9 ай бұрын
Nabad galyo
@fadumosaid114
@fadumosaid114 9 ай бұрын
Marreexaan iyo abgaal isgaarsiiya gabarta labadaas reer baa iska dhalaya.
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 9 ай бұрын
Subxaanallaah
@cadnibeauty1247
@cadnibeauty1247 9 ай бұрын
Walaal adigo iga xuman xayeysinta dhinaca aqlaqiiyan uyara bedel
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 9 ай бұрын
Waaa wareey Bisinka
@sareedo8184
@sareedo8184 9 ай бұрын
Allah hau soo fududeyo waalidked iyo ehel wax garta waqtigaa wax ilma ka maqnaa xusuusta 😢
@hassansiyatkeinan5041
@hassansiyatkeinan5041 9 ай бұрын
Allaha usahlo
@hawwaarafath5396
@hawwaarafath5396 9 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲
@degan4
@degan4 9 ай бұрын
Dadka somaliyeed waa dad fiican 99% calumny Lee yihiin hooyoyin iyo abayaal fiican waxaan rajaynayaa in ay dadkaa kuu hiili doonaan😢😢😢
@suleeqocabdisamad9064
@suleeqocabdisamad9064 9 ай бұрын
Aloow usahal
@user-oj2hw9tb6b
@user-oj2hw9tb6b 9 ай бұрын
Inantaa hadii nolosheeda cid kafaalad qaada la rabo anagaa kafaalad qaadeyna hargeysa ayaan jooga aniga ee Namberka hadii ley baahdo haleygala soo xidhiidho
@suheybdaahir1158
@suheybdaahir1158 9 ай бұрын
Waxan urajeyn iney hesho dad keeda Waliba iney imato cabudwaaq anaga jogna ahna marexaan sade rer kedana Wan helayna I.a alle idanki
@hawohosh9198
@hawohosh9198 9 ай бұрын
Nambarka loo saaray wuuba xiran yahay isku day inaad waddo oo dhiiri geliso anigu horay ayaan ka wacay si aan uga caawiyo iney muqdisha timaado oo haybsooca u nasato inta dadkeedii ka heleyso
@suheybdaahir1158
@suheybdaahir1158 8 ай бұрын
Wali mow xiran yahay number kii wllo
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 9 ай бұрын
Allaha usoo dhaweeyo dadkeedii muhiim maaha guur iyo waxaa inaad waydiiso gabdha baafinta u yimaada si khaasa u waydii haday kuwo guursaday oo dhib kala kulmay haday jiraan markaa la wadaag dadka mahadsanid
@museaweys8825
@museaweys8825 9 ай бұрын
Waa arin dhib kaliya ah
@falisa576
@falisa576 9 ай бұрын
Subxanallaah walciyaadu billaah Somali ma heerkas bay gadhay gabar Yar joogta dalkeedii hooyo somaliya Meel ka mid ah in qabiil lagu cayrsado Latusiyo inaysan hargaysa ka so jeedin Dhalinyaradi somaliyed kooxo ad moodo inay si u cuqdadaysan yihiin Ba jaho wareer ku riday.ilaahay gabadhas somaliyeed haw sahlo Waalidki dhalay iyo ehelkeda
@ST4RCOOKIE
@ST4RCOOKIE 9 ай бұрын
💔💔😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@nasroadan2221
@nasroadan2221 9 ай бұрын
Bal eega waxa cunugtaan ku dhacay naagti xaday naarti alaah ha ku fogeeyo ayadaa sabab u ah waxa ki dhacay inantaan yar
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 8 ай бұрын
familkeda
@somalihanolato741
@somalihanolato741 9 ай бұрын
Kolay kuma ilaawin cidii ku dhashay
@canshuurhusein5046
@canshuurhusein5046 9 ай бұрын
Asc
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 65 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 943 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
IKRAN AABE WAA HESHAY WALIBA SI LAYABLEH BAFINTII KADIB💘🙏
17:50
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 102 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 133 М.
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 65 МЛН