NAXDIN SHINE OO KAHADLAY HIV/IDS & MANAL OO U INKIREY & KIN CK OO YAABAY DADKII NABSI KU TILMAMAY

  Рет қаралды 29,346

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

5 ай бұрын

22 February 2024

Пікірлер: 57
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 5 ай бұрын
Kusalino nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤🎉🎉
@Shoddyontheblock
@Shoddyontheblock 5 ай бұрын
Sallallaahu calleyhi wasallam Sallallaahu calleyhi wasallam Sallallaahu calleyhi wasallam
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 ай бұрын
Wcs walalkey cimran allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 5 ай бұрын
SHINE FILMKA PART 2 AYU JILAAYA! CAQLIGUNA YAN LAGU CIYARIN SHACABOW!
@abdikadarahmed1349
@abdikadarahmed1349 5 ай бұрын
Soo dhawow Cimraan.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Subxaana Allah
@khadraali8373
@khadraali8373 5 ай бұрын
Shiine wa geesi waxankahelay qaabku ugahadlay qoyskiisa iyo marwadiisa aabe ilmihisa xaaskiisa reerkiisa kuxaragooda libaax laabta kalaafyoda Shiinecoley
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 5 ай бұрын
Allah kucafiyo
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n 5 ай бұрын
Waa mid hore waan maqalaynay walaale cimraan kugu xiintay 😂
@hudunadam1182
@hudunadam1182 5 ай бұрын
Subxannal allahu akbar
@shukriomar309
@shukriomar309 5 ай бұрын
Maanshaaalaah shiine xaasgaaga madaxa saaro xafidulaah
@bushrayusuf4066
@bushrayusuf4066 5 ай бұрын
Horta shine reer germali aya sheegay ina abe fican yiha
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 ай бұрын
Subuxaan Allaah tanina waa layaab kale nabsigii CK laga galaya😳
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 ай бұрын
Saxanbaa Saxan lagu Gudaa. Waayo Waxakani Dariiqo Fiican Kumabilaaban, Horeybaa Xoolo Sheydaan looraacay.
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
naagaha minyarada saas ayaa udan bayso saas ayaa loo in kiraa
@LaylaIbland
@LaylaIbland 5 ай бұрын
Codka waa mid hore
@sumadqaran
@sumadqaran 5 ай бұрын
Cod hore maxaa ka dhigay soo kan Australia 🇦🇺 ka sheekeeynayo 😂
@LaylaIbland
@LaylaIbland 5 ай бұрын
Saalan sare cimraan
@sahraosman4298
@sahraosman4298 5 ай бұрын
Sowkii gaadhiga kuwatay ee gacmaha isdhaafsana,yeen ubax ukeenaayay Ilaahay guska hakafadhiisiyo ragga danaystayaasha ah dhabadh dhexyar markaa aragtiin gabadh dhexyarmarkiihore maad Amaan siisid ilaahay sodog kaamadhigo sumxaanallaah.
@safaoog8689
@safaoog8689 5 ай бұрын
Hada maxaa nooo sheegtay
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 ай бұрын
Ax wllahi gabadhu manaal ul buu ladhacay
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 5 ай бұрын
Shiine maxaa ka qaldan umada meesha rabtiin maa u leexeneysiin
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 3 ай бұрын
Nabsigii ck oo lugo leh 😂😂
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 5 ай бұрын
Raganimo ❤
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 5 ай бұрын
Ck si sharafleh buu uguursadsy nabsi baahelay
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 ай бұрын
Iyaaa!!! xaay aheeyd halahaan oo been eh,aar Shiinoow ma istaaqfurun leeysatidoo Manaal shaley adaa la dawaafayee.
@hodanadam224
@hodanadam224 5 ай бұрын
Benawaas. Gabadhan way kala tagaam
@whome4851
@whome4851 5 ай бұрын
Maxeeynu dhageeysaneeynaa??? Ninkan wuxuu ha hadlayaa??? Ma naagtuu intaas watay ayuu waxaan ku haayaa??
@eveibrahim7705
@eveibrahim7705 5 ай бұрын
Qofkii dhaha xaaskayga waligay Baraha bulshada media ma keenin qofkii dhaha .. hadana naag social media ku duubna. 😂 Waxaad u qaadane tii uu ku duubna in uu run u qabijirin🤷waxee aheed I don’t know 🤷‍♀️
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 5 ай бұрын
Manal iyada mesha ay jogto ayada is dhigtay abti habibi maxaa ka danbeyey. Mida kale. Shina iyo manal inay ilmo isku dhaleen reer comment laga maqlay inay ilmo isku dhaleen
@maryan3892
@maryan3892 5 ай бұрын
Ilmahaas ck baa leh ee haka qado DNA
@user-by3fl4pu2h
@user-by3fl4pu2h 5 ай бұрын
Wll taloo dadkan ad kaso hadleysid miyanee wax kale miyadan ka hadli kareyn wax kale no ken wan ku tageraa runtii lkn shax kale kama hadashid waxan adso dhigti waso dawana adi horta ina adeer
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 ай бұрын
Arinkaan Waa View Doon.
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 5 ай бұрын
Cimran waxyabaha aad dadka la wadagto ha noqdan waxyabo la huba. Shina waraysigan waa mar hore
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 5 ай бұрын
Manaal qac baakayeertay 😢
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 ай бұрын
Shine gabadh manaal aydhashay oo hambalyaynay meeyey
@sahra4091
@sahra4091 5 ай бұрын
Ck waa boqor.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Waad dagdagtay hadalkaan waa mar hore
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 5 ай бұрын
Veiws baa inta ka gashay cimran hadalada uu soo gudbiyo waa wax been ama shegeyin aan la hubin soo gudbiyo. Waa xasuusta waa mar hore shine waraysigan
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 5 ай бұрын
Manaal waa gabar yar oo qurux iyo aqlaaq isku darsatay waaba la yabanaa markey oday weyn oo abeheed le eg daba socotay tagtaye yaa ku tabay
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 5 ай бұрын
Cimran waalagu daremooyaa. Si baad shiine u difaceysa. Isku qabiil ma tihin lkin reer Bari baad isla tihiin miya? Wax hadi aad ka faaloneyso si xaq ah u hadal.
@Maanbaashi5050
@Maanbaashi5050 5 ай бұрын
Wuxu yiri weligay gabar an qabo modyaha ma Kensington manal marku qabay sowtu kenaay
@abdijama1984
@abdijama1984 5 ай бұрын
Waxa leyeri manal maqabin ilamahan madhalin
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 ай бұрын
Ninkii nin looga baxa waa sidan sorry sister manaal
@haniaden2700
@haniaden2700 5 ай бұрын
Maxa lo habaraya yaa huu
@user-km9pd3jg7m
@user-km9pd3jg7m 5 ай бұрын
❤sallalaahu caleeyhi wasalim
@imans3899
@imans3899 5 ай бұрын
Ninkaan wuu edeb daranyahay, muxuu naag kale u wadwatay oo sharafta uuga ciyaarayay haduunuu qabin, waxaas waaba akhlaaq xumo
@kafiosaid746
@kafiosaid746 5 ай бұрын
Manaal ayaad ku khafiifteen ee gabadha faraha ka qaada shine calaana warkisa iska daaya
@hiboabdi350
@hiboabdi350 5 ай бұрын
Manaal muinkiriin gawadha kaale dulbahante kahinaaste manaal wuqabaa Austria 🇦🇹 nalajoogan meheerki manaal daadki hadiir baan eheen waaqanciis naagti hoore 😂💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@nijaj9157
@nijaj9157 5 ай бұрын
Wallee nin publicly ii inkiray asne real life u inkiri lahaa Waa labo gabdhood wanaag Ku wada qab ama fasaxa
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 5 ай бұрын
Manaal muu guursan miyaa sida hadalkisa ka muuqata🫢how did they had the baby
@88mahamed
@88mahamed 5 ай бұрын
Sagaal sano oo aad is qabteen iyo 4 ciyaal iskeeni meyso ee waxaad dhahda 5 sano
@june6206
@june6206 5 ай бұрын
Dad caruurta kala kuriya jira waliba qurbaha
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
​@@june6206aad iyo aad.
@hudunadam1182
@hudunadam1182 5 ай бұрын
Subxannal allahu akbar
MASEER PART 55
30:13
Family Sagal Channel
Рет қаралды 194 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
MAMADI 50 JIRKA HIV/AIDS KABAARAY SI UXAQIJIYO RUNTEDA
22:05
Ridhwan Issack
Рет қаралды 303 М.
NINKII GABADHA NAIROBI JOOGTA AYKU EEDAYSAY INUU HIV U GUDBIYAY
15:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 166 М.
NAXDIN LICAATO XASKIISA OO NIN CUSUB  SOBAN DHIGTEY  IYO KASHAKA OO KADANBEYA
17:39
Shiine Culey oo Ka Hadlay Gabadha Cudurka Hiv Aids-Ka Du Daaratay
12:17
Security camera 🤣 #demariki
0:11
Demariki
Рет қаралды 997 М.
Гномы против Квадроберов
1:00
Макс Рэйн
Рет қаралды 4,1 МЛН
Самый странный заключённый😂 #фильм #кино
0:56