DAAWO MUUQAAL DAREEN LEH: ''waxaan arkay hooyo oo Banaanka ku holceyso waan naxay''

  Рет қаралды 232,772

Xogmaal Media

Xogmaal Media

5 ай бұрын

DAAWO MUUQAAL DAREEN LEH: ''waxaan arkay hooyo oo Banaanka ku holceyso waan naxay''

Пікірлер: 456
@bulhanhassan2497
@bulhanhassan2497 5 ай бұрын
Weli indhaheyga ilmo kama dhammaanin. Ilaahey swt ga u naxariisto hooyo luul isagana if iyo aakhiraba ilaahey in uu ciqaabo baan ja tuugeynaa 😢😢😢
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 5 ай бұрын
😢 markaan videoga soo galayba waan murugooday ax 💔💔🥹🥹😭😭😭😭😭
@Aamisan2950
@Aamisan2950 5 ай бұрын
Me To
@abdullahigeedi5877
@abdullahigeedi5877 5 ай бұрын
Soml 8⁷Aaei og 2 0 ​
@shukrijama5399
@shukrijama5399 5 ай бұрын
Me too Wlhi 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲😭😭😭
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 5 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi cadaalad ma jirto Lkn Allah ayaa Cadil ah
@Ina_huruze_
@Ina_huruze_ 5 ай бұрын
Maalinta aan Kitaabka Qur'aanka kariimka Isku Xukuno ayaan Amni iyo Cadaalad Heli doonaa✅💯😢
@AhmadiinhoHanjo
@AhmadiinhoHanjo 5 ай бұрын
Waa sax walaahi
@user-yq3go8ym9x
@user-yq3go8ym9x 5 ай бұрын
Kkkkkkmk
@ambiyaadawe7543
@ambiyaadawe7543 2 ай бұрын
😢 V​@@AhmadiinhoHanjo
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 5 ай бұрын
Yaa Allaah,yaa Raxmaan,Yaa Raxiim,wax aan dhaho ma aqaan,Ilmahaan qalbiga Allow u qabooji.
@fadumonur6350
@fadumonur6350 2 ай бұрын
2
@foos81
@foos81 5 ай бұрын
Ilaahey caruurteda ha uxifdiyo🤲🇸🇴
@amransaid8469
@amransaid8469 5 ай бұрын
Amiin yaa rabi
@fosiyoahmed4349
@fosiyoahmed4349 5 ай бұрын
Amiin🙏😭
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 5 ай бұрын
Amiin yaa Allah
@user-my8fw1gd7p
@user-my8fw1gd7p 5 ай бұрын
Aamin yarabi😢😭
@umghaleb3276
@umghaleb3276 5 ай бұрын
Amiin yaa rabi
@user-qz7kn1fx9v
@user-qz7kn1fx9v 5 ай бұрын
In sha Allah we pray justice for our sister Luul
@feynusdahir6720
@feynusdahir6720 5 ай бұрын
Intaan iiqab ugu filan samaliya iyo kuwan dad cunka ah ba caruurta ay ee waresanay xata uma nuxin alaah iyo rasuulkisa scw ayeey ka furteen rabiyo cadal ayan ku weydisaneena ee kuwax wax ka qeyr badan noogu so beedel🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-xn4pq8kc8f
@user-xn4pq8kc8f 5 ай бұрын
Allumo Aamiin Aamiin Aamiin xbbti 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nimosalad2930
@nimosalad2930 5 ай бұрын
Alaahoow caruurtaan adigaa umaqan ilaahoow badbaadi yaarabi
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 5 ай бұрын
Maasha allaah waa inan yar oo feriida oo caqlibadan illaahay cawil kheyrqaba hagu badelo ubaaxaas soo koraya hooyadoodii wanaagsaneyd
@worldwideshow3
@worldwideshow3 5 ай бұрын
I feel cry when Mom get burn she was still want to see her kids lastly 😭😭😭😭😭😭, allah bleess
@bashirjama1835
@bashirjama1835 5 ай бұрын
Asc. Maasha Allaah oo gabadha yar waa qof caqli badan Allaah (swt) ha u kordhiyee.
@iftin2024
@iftin2024 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭Waa maxay cawaantan caruurta yaryar waraysanaysaa xagee loo arkay caruur da, daas ah oo maxkamad lagu hor waraysanayo inay garsoorayaashu gaar ula kulmaan bay ahayd xitaa marka gaar loo waraysanayo wixii 18jir ka yar caalamku wejiga ilmaha way qariyaan, subxaanalah ilmahaan maskaxdooda aad baan ugu baqayaa.
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 5 ай бұрын
Waa runta walalo walahi ad ban uga naxay waxan waa xayawan caruurta maskaxdoda maba dhawraan waa caruur argagaxsan oo arkay hoyadod oo gubanayo inay dhakhatirda ay uu geeyan ayey aheed 😢
@iftin2024
@iftin2024 5 ай бұрын
@anabellarobleh1077 subxaanalah wll dunidan wax walba waa lagu arkayaa, waa caruur la qalbi jebiyey mar hore, hoyada dhimatay caruurta la silcinayaa igaga daran, aan cid ka naxaysa oo maskaxdooda dhawraysaa ku jirin, allah baa u maqan.😭😭😭😭😭😭😭yarabi caruurtaa caawi🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@user-hx4it8pr6q
@user-hx4it8pr6q 5 ай бұрын
Bal ilmaha yaryar siday uwaraysanayaan cadaalad darada rabi agtiisa ayay taalaa cadaalad alle ha uhiiliyo insha Allah 😭😭😭😭😭😭
@user-xm1lf7ln1d
@user-xm1lf7ln1d 5 ай бұрын
Aamin😢😢😢
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 5 ай бұрын
Amin walahi waa wax laga naxo bal daya siday caruurta yaryar uu galayan inalillah waa inaa illayhi rajucuun waa wax bila badinimada kaa baxsan
@yusraabdllahi7131
@yusraabdllahi7131 5 ай бұрын
M.a gabdhan karti ba ka muuqto malaha Hooyded ka keentay m.a Ilhey cadalad ha idin so xejiyo❤
@user-jw7ci4bx5t
@user-jw7ci4bx5t 5 ай бұрын
Cadaalad bay raban😢
@Castrospecialone
@Castrospecialone 5 ай бұрын
SOMALI NO GOVERNMENT NO POLICE NO NOTHING JUST CORRUPTION 😢
@KhadraCabdiqadir
@KhadraCabdiqadir 5 ай бұрын
Ilaahow caruurtaa yar yar ee agoonta iyo rajynimada isku darsady xaqii hooydood usondhici ya allah😢😢😢😢😢😢 ilaahow maxkamad taada kawyni majirto yaa allah wxa kale oofarxad ah sifada wanaagsan eehooyadaasi cauurta yaryar kusoo barbaarisay eediintooda madaxa kusita iyadana ajarkaasi wuu usocdaa ilaa maanlinte qiyaame laga gaadho Allena haunxariisto marxuumada sida xun eedulmiga leh lagu dily yaa allah😢😢😢
@XamdicabdullahiNalka
@XamdicabdullahiNalka 5 ай бұрын
Aamiin
@mariamali5060
@mariamali5060 5 ай бұрын
Allahuma aamiin yaa rabi 🤲
@AbdiaziizAwliyo32
@AbdiaziizAwliyo32 5 ай бұрын
Amiiiin amiiin
@Jualli
@Jualli 5 ай бұрын
Aamiin yaa allaah 🤲🏾🤲🏾
@shabanhy5619
@shabanhy5619 5 ай бұрын
Allah ha u naxariisto. May dhimanin maamadu haddii ay 3 daa ubad ah ee af'tahannada iyo aqoonta ku barbaaray ku soo biirisay adduunka. Illaahay qalbigooda haka masaxo holaca hana u ifiyo maamlamaha iyo mustabalka hadhay. Illaahay ha barakeeyo.
@BarakahChannel114
@BarakahChannel114 5 ай бұрын
Allahuma aamin
@mulkiosman794
@mulkiosman794 5 ай бұрын
Sheeydaan baa watah qofka markuu wax dilayo bal muuka tago waa lagu sababay Allah hanagu sababin nafteena iyo nafkale
@aminaidris426
@aminaidris426 5 ай бұрын
Aamiin
@muhamudabdille743
@muhamudabdille743 5 ай бұрын
My eyes full of tears when i watch the kids that lost their beloved mom.
@xawoaxmed761
@xawoaxmed761 5 ай бұрын
9opopopooo9l9l9l9l9lool9o89ll89l8
@Xabiibomacamed
@Xabiibomacamed 5 ай бұрын
😅hooyo
@Ina_huruze_
@Ina_huruze_ 5 ай бұрын
Wxan hupa ilmahan aad cadalad la'anta dhigtey oo iska dhayal saty iney ilmo iska yihin ninkas edaysanaha ah oo dilaga ah falkasna ku dhaqaqay inad manta tirahdn waa lacafiyay in xaga alle la idinka xdirin dono taasana xaqiiq ah🥺😭allow ilamhan cadaladoda sii ada xaadiroo weynee ❤🤲
@SomaliComedianchannel
@SomaliComedianchannel 5 ай бұрын
😢😢yaa rabi awlaada yaryar cadaalad helan Manta dhibka iyo murugaday dareemayan adaa oge illahow ugargaar oo umadada aabe iyo hooyo uga dhig
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 5 ай бұрын
Inkaar qabe adduun iyo aakhiro Allah ku naar aamiin yaa rabbi
@hibakusman4596
@hibakusman4596 5 ай бұрын
This is really heartbreaking. Why are they questioning the kids? so painful walhi may Allah protect them 😢💔
@Ll-946
@Ll-946 5 ай бұрын
the guy who burned his wife said he didn’t killed his wife but she burned herself on accident so they’re the witnesses and they are looking justice for their mother. may Allah make them easy for them Ameen
@user-mq5gg4rk1k
@user-mq5gg4rk1k 5 ай бұрын
Insha allah
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 5 ай бұрын
Ilaahay cadaalada hawaafajiyo caruurtana hawgargaaro ilaahay calool xumadana qalbiga hawga saaro ax qalbi adakaa ninka kuwaas oo agaano hooyada sidaa ubarbaarisay ee waxbartay kagubay Hooyo luul ilaahay hajaneeyo aamiin
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 ай бұрын
Rabiyow adigey wax kaa qarsooneyne marxuumada nolosha lagu cadaabey xaqeeda soo ifi yaa Raxmaan yaa Raxiim caruurtaas yaryarna xifdi aamiin
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 5 ай бұрын
Ilhy cadaalada ha u soo daahiriyo 😢😢
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 ай бұрын
Yaa Alaah maxaa ilmaha maxkamada loo keenay ilmuhu way yar yar yihiin .Waxaan maskaxdooda ayay dhaawacaysaa Ilaahow qalbiga u qabooji 😢😢
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 ай бұрын
Yaa Allah Caruurtaas Uhiili, hoyadoodna Unaxariiso Xaqeedina Usoo iftiimi, amiin yaarabi 😢💔🤲
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 5 ай бұрын
Feriid maasha allaah allaah ha barakeeyo ubaxaas hooyadood khaarejiyey daalinkaasi
@shukrijama5399
@shukrijama5399 5 ай бұрын
Mansha Allah gabdha yare waa fariid yaa Allah ❤😭😭😭🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭☝☝☝☝☝☝
@abdinorfarah2313
@abdinorfarah2313 5 ай бұрын
My heart aches wallahi.. innocent kids may Allah protect them.Amin
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 5 ай бұрын
Waar waxan maxkamad maaha caruurta wareysanaysa waar dhagar qabaha hala xukumo hana la raaciyo
@XamdicabdullahiNalka
@XamdicabdullahiNalka 5 ай бұрын
Ilaahy ha u naxariisto maamo luul cadaaladana ilaahy ha u soo dhiciyo😢😢😢
@Ina_huruze_
@Ina_huruze_ 5 ай бұрын
Aamiin 🥺🤲
@mariamali5060
@mariamali5060 5 ай бұрын
Allahuma aamiin yaa rabi 🤲
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 5 ай бұрын
Amiin❤
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 5 ай бұрын
AAMIIN YAA ALLAH
@fosiyoahmed4349
@fosiyoahmed4349 5 ай бұрын
Justice has to be served. Ilaahey ilmahaan qalbiyadooda ha u qaboojiyo 🙏😭😭
@sacdiyoisaq7122
@sacdiyoisaq7122 5 ай бұрын
Ninka kandifaacayo naarta allaha ku fogeeyo
@jeedacaddey6541
@jeedacaddey6541 5 ай бұрын
Amiin yaa Allah ilaahay haku fugeyo
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 5 ай бұрын
Amiin ya rabi
@user-lh9we6fe3p
@user-lh9we6fe3p 5 ай бұрын
Amen 😢
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 5 ай бұрын
I am so SAD this is beyond believing I can not imagine the kids have to go through SubhanaAllah May Allah SW make easy for all those effected most
@Jualli
@Jualli 5 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto mama Luul allow u soo dedeji xaqooda Caruurta maxaa kuraas loogu dhigi waayey
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 ай бұрын
Subxaanallah xanuun badanaa Allaha u naxariisto marxuumada xaqeedana Allaha soo ifiyo caruurtana Allaha koriyo
@kowsar_miss
@kowsar_miss 5 ай бұрын
Subhana Allah 😞 may allah help them
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 5 ай бұрын
Caruurta masha alaah fariido weye caruur caqli badan ka muuqdo weeye ❤❤
@maryanabey4046
@maryanabey4046 5 ай бұрын
Haa wllhi allah uu naxristo hooyo lul ax 💔💔😭😭🥺
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 5 ай бұрын
😮gabadan yerta ah wa farid Masha.allaah alle ha xifdiya
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 5 ай бұрын
Caruuurta allha qalbiga allha u qabayoojiyo walhi😢😢
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 5 ай бұрын
MARKASTA WAXAA GUULESANAYAA XAQA XAQA XAQA INSHA ALLAH YAADALIM LAK YOM
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 2 ай бұрын
Alloow.caruurtan yar.yar.xafid hooyadoda macaan.allah ha.u.naxariisto.aamiin yaa.rabbi🤲🤲🤲🥺😭
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 5 ай бұрын
Gabdhuhu raggii soomaalida waa u jeedaane, aad ha uga fiirsadaan ragga ay guursanayaan oo haka taxadiraan. Kuwa la furayna oo garoobaha noqdana waxaan kula talin lahaa inay guur ka samraan oo dhexda xidhaan waayo rag aan kala dardaarmo ma hayo. Shukran
@QadancaliFaarax
@QadancaliFaarax 4 ай бұрын
Wàaxa nuuun
@fowziyacali606
@fowziyacali606 5 ай бұрын
Ilaahey ilmahaan maskaxdooda ha u xafido sabarna hakasiiyo hooyadood macaan
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 5 ай бұрын
HooYadood Marna So Noqon mayso Lkin Illahayow Carruurta Yar_Yar Mustaqbal wangsanSii 😢Yaaa Rabii🤲🙏🙏like 👍 ❤
@MunoNur-xm9bs
@MunoNur-xm9bs 5 ай бұрын
Allaha unaxaristo abaayo ilamahane Allaha xafido
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 5 ай бұрын
Justice for Luul needs to be done as soon as possible it’s sad moment for her family
@user-ku1zb9uz8n
@user-ku1zb9uz8n 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 5 ай бұрын
Illaahow ku xafid wllkey sidaad xaqa uga doodey Allaah kaa awal mariyo xbbi
@amransaid8469
@amransaid8469 5 ай бұрын
Allah ha naxaristo mamo luul
@cabdi.maxamedcumar
@cabdi.maxamedcumar 5 ай бұрын
Waxan ale kabaryayaa iney cadalad helaan caruurtan yar yay iyo somaliyoo dhan cadalada ha guleysato qof walbo oo dhib sameyo sidan oo kale maxkamada haloo keeno insha alaahu
@___nasteehahassan7196
@___nasteehahassan7196 5 ай бұрын
Xanuun.badna😢😢
@Lepanziad143
@Lepanziad143 5 ай бұрын
Xanunbadana 😢 Alle ha u naxariisto luul 😢
@iskufilan3006
@iskufilan3006 5 ай бұрын
😢😢😢 Allow u naxariisa marxuumadaah
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 5 ай бұрын
Allaah ha ilaaliyo caruurta agoonta iyo rajada ah.
@yonisali3529
@yonisali3529 5 ай бұрын
This is so sad 😢
@jawahirmohamed5919
@jawahirmohamed5919 5 ай бұрын
Ilaahy ha u naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭
@MIDWAN8878
@MIDWAN8878 5 ай бұрын
Ceebta Ka Dhaceysa Meeshan Danbiga Eexda Iyo Cadaalad Darada Allow Ha Igu Ciqaabin
@shukrishukri801
@shukrishukri801 5 ай бұрын
Niinkasi tiirka ha la geeyo ilahay ka cabsada. Ilahay ha koriyoo caruurta yar ee yatimka aah😢
@sulekhaabdul468
@sulekhaabdul468 5 ай бұрын
Im speechless walahi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔
@Abdiraho
@Abdiraho 5 ай бұрын
Wr illhy kabaq gudoomiye oo wxn waa la arkaa iney cad dahy mxa caruur laga wareysan wr wllhi malin manta an ahyn in ayaa la isla xisaabtami gudoomiye ninka baxsaday ee reerkooda u baxsaday shidalkana isaga kenay wx wlpa waaba la arkaaye gudoomiye ninkan in hadal hadal lasi wado wllhi wa xaqdaro ee ajar alaha ka siye qasaas ayuuu mudan yhy
@ikramabdi2332
@ikramabdi2332 5 ай бұрын
Alaha xifdiyo carurta 😢hoyadodna alaha unaxariisto ninkaan xaqa alaha tuso😢😢 30:14
@AshoMuhmed
@AshoMuhmed 5 ай бұрын
Ina adeer iska noolow maanta lkn maanin danbe unbaa 2da wiil midka uyar uu kugubi inshallah 😂😂😂😂😂😂😂 alaah ha u naxaristo janatul firdows alaah ha ku casuumo hooyo luul😂😂😂😂😂😂
@DARKGAMING-yo2un
@DARKGAMING-yo2un 5 ай бұрын
Mzaad ku qoslysa 😮
@saediyoyalahow3352
@saediyoyalahow3352 5 ай бұрын
Mashaallah tabarakallah
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 5 ай бұрын
Allaha Xafido Caruuta, Allaha Unaxristo Hooyadad Amiin Yarab!!!
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 5 ай бұрын
Amiin
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 5 ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah
@lajecleeymohamedali4342
@lajecleeymohamedali4342 5 ай бұрын
Subxana allh ilaah ha u naxariisto gabadha ilmahana ilahey ha xafido ninkana ilahey xaqa ha tuso
@user-xv9jk7md8j
@user-xv9jk7md8j 5 ай бұрын
Ciyaal bilaa hooyo iyo bilaa aabo ah 😢 ilaahayow ugargaar😭
@FunnyBasket-kt9lf
@FunnyBasket-kt9lf 5 ай бұрын
ILLAAHEY HA UGARGAARO😢
@FunnyBasket-kt9lf
@FunnyBasket-kt9lf 5 ай бұрын
Aamiin
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 ай бұрын
Alxamdullillaah haduusan macaa caruurta gubin Rabi baa bad baadiyay
@Afiifa-mohamed
@Afiifa-mohamed 5 ай бұрын
Danbiilaha hadii la daayo. Wiilashaas yar yar hooyadood waa u aari doonan Rag bay dunida kaga tagtay luul Allow caruurteed u xifdiyoo cadaab jirkeed ka dhawr.
@user-ch4hn1lq5v
@user-ch4hn1lq5v 5 ай бұрын
Subxnalah wllhi waa wax laganaxo ilmaha yaryar in suaal laweydiyo iyago hooyadoda si arxaandaro laodile allha waxa kabarya ino cadaaldad siiyo
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 5 ай бұрын
abaha gbdha dhalay indhihisa cadho iyo ciil badan ba ka muqda ninka mar horu cuni laha ee sharcigu cadalad ka raba allaha ka siiyo😢
@naimachannel1523
@naimachannel1523 5 ай бұрын
Alla caruurtan calol xumo wa arken 😢😢
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Cabdifataax mansha allah alaha ku xifdiyo
@user-eg7md3uy9y
@user-eg7md3uy9y 5 ай бұрын
Mansha allah ❤😢😢
@Cadanishow
@Cadanishow 5 ай бұрын
Ciyaalka allah wax xaqa mahane ilay xadgudub haka ilaliyo yarabi
@willobouni7146
@willobouni7146 5 ай бұрын
Ilahay kabaaqaa waar maa caruurta hoyaadod laku horee dilay ayaad waraysanaysaan arxaanmalihiid Allah u naxaristoo hoyaada Allah xifdiyo awladeeda
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 5 ай бұрын
Xaaraanta iyo Cadaalad Darada Ay ku dhaqmayaan dadka reer Xamarku Waa waxay magaladoodu la gubanayso ee fusuqu ugu badan yahay Wadankoduna burburka uyahay Xayawamiinta 😮
@aminaawil8037
@aminaawil8037 5 ай бұрын
Masiibo kugu dhacday waa mooryaan aan naxayna ilahaya ha xafido caruurta miskanada ah
@user-sq2pw3mz8v
@user-sq2pw3mz8v 5 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 5 ай бұрын
Mansha Allah
@SadioA
@SadioA 5 ай бұрын
Waxaan ku dharanaa magaca ilahee! Magaca ilahee maba dhihin! Waxaan ku dharanaa magaca ilahee Allah inuu dhaha ay aheed. Yaab
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 5 ай бұрын
Carurta yar yarkaa alow kori in lawaraysto maheen xita😢😢😢
@user-ou5qw7bg4r
@user-ou5qw7bg4r 5 ай бұрын
Inaalilaahi wa inailahiraajucuun aloow xaqa dilaaci aday ishaadu seexane hurdana kuqabane
@user-ho6xy2wq2d
@user-ho6xy2wq2d 5 ай бұрын
Wlhy wan qiirody alle haxiftiyo carurta yar yar😢
@mulkiosman794
@mulkiosman794 5 ай бұрын
Whay hal qof loogu dheebay in uu baaro arintaan kalihee waa in meelahaas oo kale loodiro sadex qof waxaas ma baarid baa
@FatmaAli14
@FatmaAli14 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢 Allah cadalad ha ugu so qado 😢😢😢😢
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 5 ай бұрын
Xeer ilaaliyuhu sifican ayu uhadlay khayr allaha siye.waa in laqisaasa dhagarqabaha
@user-dd9pz9hh5u
@user-dd9pz9hh5u 5 ай бұрын
ومن لم يحكم بما انزل الله فؤلاءك هم الكافرون❤
@zaharamohamud7346
@zaharamohamud7346 2 ай бұрын
Allow adaa wax walba og ! Allah unaxariisto
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 5 ай бұрын
wlhi wa xanuun
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 5 ай бұрын
1)mxa gacanta ka gubey 2)mxa cararsiyey
@user-zi2co6bq6q
@user-zi2co6bq6q 5 ай бұрын
𝐈𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚 𝐮𝐠𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨 😢
@thetrial9259
@thetrial9259 5 ай бұрын
Ya Allah, wlhi wa xanun waxan lama firsan karo yarabi ilmaha ugargar
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 5 ай бұрын
Subxan Allah they are in a stage of shock 😢 they are deeply traumatized 😢😢 waxaan dib ugu soo kicidoontaa
@user-ep6nq5co5o
@user-ep6nq5co5o 5 ай бұрын
Alow xaqoda uso dhici hoyo la an Iyo abo la an xanun said 😢😢😢😢😢
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y 5 ай бұрын
Xaakinoow.caruurtaa.yar.yar.hadaad.cadaalad.usamaý.waydo.adigana.iLaHaye.cadaalad.kuumasameeyo
@naimachannel1523
@naimachannel1523 5 ай бұрын
Ilmaha kale aaway makuwan wax kasii yar yaraa😢😢😢
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 5 ай бұрын
Ciyaal yaryar mariqaati ma noqon karaan laakiin ninka abaalkiisa hala mariyo gabaadha Allah u naxariisto janatulfardowsa Allah siiyo
FARTUUN JANO IYO DAHAB CAJIIB AH OO LA GUDOONSIYEEY
23:31
Jundi Media Pro
Рет қаралды 215 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Chapitosiki
Рет қаралды 4,9 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 29 М.
Toothbrush Glove Hack !?
0:16
Dental Digest
Рет қаралды 11 МЛН
ПИЩЕВОЙ ВАНДАЛ НАКАЗАН
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 3 МЛН
Потоп из какашек??? @zackdfilms - автор анимации.
0:31
Время знаний
Рет қаралды 1,8 МЛН