İNAY IS GUURSADAAN AYEY INGIRIISKA OOGA SOO BAXDAY KADIBNA.. QISADA AL FANAN MAXAMED JAMAC QAAREY

  Рет қаралды 100,394

JAKAARTA7

JAKAARTA7

3 ай бұрын

Пікірлер: 388
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 3 ай бұрын
🥰❤🖐: quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoraalkayga aqrineyso ❤❤
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 3 ай бұрын
❤❤❤
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 3 ай бұрын
Qoraalkii ugu horeeyey aan akhriyey ❤
@harbiyanoofficial9194
@harbiyanoofficial9194 3 ай бұрын
Quruxda wxaa usii dher Nacariis xishood iyo daacadnimo wxay ledahay so jidasho ayy dumarka kle dheer tahy wana sxbta nolosha ❤
@maryanabshir2270
@maryanabshir2270 3 ай бұрын
Kkkk
@user-gi1xc1zb7w
@user-gi1xc1zb7w 3 ай бұрын
Ayy❤❤❤❤❤
@khadijosamarar1330
@khadijosamarar1330 3 ай бұрын
Masha allh muno gabdh wanaagasan ay aheed soo sheekayo Mahamed’s jama ee iska cafi muno❤team muno gabdha hala keeno
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 3 ай бұрын
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉🎉
@MsKeyf
@MsKeyf 3 ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤
@farhiyasalatm.k
@farhiyasalatm.k 3 ай бұрын
Scw❤
@abdifatahmohamed3123
@abdifatahmohamed3123 3 ай бұрын
Scw scw scw
@user-ts3ke1cd9p
@user-ts3ke1cd9p 3 ай бұрын
Scw scw scw scw
@user-ts3ke1cd9p
@user-ts3ke1cd9p 3 ай бұрын
Assalam alaikum
@zeinabdaahir5323
@zeinabdaahir5323 3 ай бұрын
Wlhi Waa run qof familykaagu jecelyihiin si loo hela waa adagtahay. Illahay famili najecel calaf hanoogu daro
@nastehaelmi3819
@nastehaelmi3819 3 ай бұрын
Amern
@nastehaelmi3819
@nastehaelmi3819 3 ай бұрын
Ameen
@ayanahmed915
@ayanahmed915 3 ай бұрын
Ramadan Mubarak All Muslim
@DucaysanAli
@DucaysanAli 3 ай бұрын
Raga badana gabadha jecel weka faideystaan balse gabdha raga kama faideystaan ine dhahdo kumarabo mahee😭illahow ragan xun naga qabo ada ujede 😭😭💔
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi 3 ай бұрын
Hal Mar Wlhy Hadaan Heli Lahaa Qof Tabtaas Muna Ii Jecel Oo Hiil & Hooba Ila Garab Taagan 🌷 Wlhy Naf Dhan Baa Lagaga Tagaaye Waan Ilaashan Lahaaa Waaanan Dhawri Lahaaa Qalbigeeda Inta Bil Aadan La Dhawro😢 Se Weli Maan Heli Qof Ijecel😢😢🌷🌷🙏🏻🙏🏻 Waanan Heli Doonaaa Insha Allaah🌷❤❤🙏🏻🙏🏻
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 3 ай бұрын
Allaha haku siiyo wllki inshallah
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi 3 ай бұрын
@@HodoAyan-is4fw Insha Allah Wllo❤🙏🏻
@user-wv1eu9lb9w
@user-wv1eu9lb9w 3 ай бұрын
Hada waaba laga yaaba inay kusoo martay oo adigana fahmi waysay
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi 3 ай бұрын
@@user-wv1eu9lb9w Maan Arag Welina Maaan Helin
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 3 ай бұрын
Allah ku saqiro mid qeyr qabtaa ducada comentsleyda allah ku aqbalo
@shaaficigolden8393
@shaaficigolden8393 3 ай бұрын
Wllkey Maxamed Jaamac qaarey Allaha waxaan kaga baryayaa iney ku cafiyo i.A nolal farxad leh kuu rajeynayaa i.A
@SankaXalweste
@SankaXalweste 3 ай бұрын
Jakaarta barnamij ka qurux disa ilaa fanan ka wax lagu qoslo o qaraxo musan shegin ina ku qososho maha tiishka in lagu so tuuro maha si sharaf leh in logu kene ehed sxp io al babka qofka so galay ina ku mashqushana maha muhiimada program ka ina sarto waye hore usoco sxp❤
@nasroomar1810
@nasroomar1810 3 ай бұрын
Ciilu igu diley lakiin inuu wax iska badala rajaynaa
@CaliMaxamed-zp9uj
@CaliMaxamed-zp9uj 3 ай бұрын
Xaqiiq wuku cusub yahay barmamujka walal
@SankaXalweste
@SankaXalweste 3 ай бұрын
Haa cadi waye waxna anaga usaxeno waxna asaga iska saxayo
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 3 ай бұрын
Sax muslimka waa muraayada aad iska dhex arkeyso hadba wixi kaa qaldan kaa sax
@nastexookey1325
@nastexookey1325 3 ай бұрын
Sax waye wa ino sidan wax kabadala
@faadumoali117
@faadumoali117 3 ай бұрын
Ilaahow qofaan ijecleyn aana jeclaan
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 3 ай бұрын
Raga somaida gabarta jecel doqon moodaan lkn marka ey waayaan shalaayaan
@smartsankavic1017
@smartsankavic1017 3 ай бұрын
Dumarka xitaaa raga jacel doqon ayay umaleyaan 😮😊
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n 3 ай бұрын
Ok abadir Mohammed dahir inaabtigii edo safiyo faarax qaaray allah ha naxariisto
@shukriali5770
@shukriali5770 3 ай бұрын
Fadllan cafisku waa fiicanyahay kow horta celi waxkasta oo ay kuu keentay intaad qimeyso celi lacagtii kaga baxaday oo dhan kadib cafiska weydiiso
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 3 ай бұрын
Xoolaha dumarka inta la cuno ayaa caafis lala soo fariisanaa ,indho adaga rragga qaar bal kawara .....kkkkk..Gabadha magaceeda,qabiilkeeda iyo meesha ay katimidba been buu kasheegay lkn no caafiis dheh.
@MsKeyf
@MsKeyf 3 ай бұрын
Baafin Muna dheeman ❤❤❤
@naimaadan529
@naimaadan529 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@fatumamohamed3262
@fatumamohamed3262 3 ай бұрын
You make me cry man
@suleimansra6856
@suleimansra6856 3 ай бұрын
WALAL JAKARTA MARKA AAD QABANAYSO PROOGRAMME KA POD CAST BARNAMIJKA SOO QODOBEE HADALADANA KA HAKA JIDHIN QOF KA MARTIDA KU AH
@casalasal6466
@casalasal6466 3 ай бұрын
DOQON REER BAADIYE AH AYAA TAHAY INAAD QABILKEEDA IYO MAGACEEDA SHEEGTID MAAHAYN BADOW MA GUDBE AH
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 3 ай бұрын
Qaladka isaga ma aha ee ninka wareysanaya ayaa laga rabey in uu ka jaro intaaß ayey aheyd
@NayeemaMoosa
@NayeemaMoosa 3 ай бұрын
Munoy cafi wallkaa 😢 wallahi waa xanun
@faatmahappy1317
@faatmahappy1317 3 ай бұрын
jakarta hal talo kusina qofka lawareysanayo waa ladhageysta hadalka kahorgeynee su aalo so diyarso qofka weydin laheet kaliya marka hadleyso hanoqoto inaa su al ina weydineyso ama qodob muhiim kala hadleyso hanoqdo is dabayaca jooji 🙏👍
@hidaayaosoble7323
@hidaayaosoble7323 2 ай бұрын
Waa sax abwe
@mohamedhusseinbulle3195
@mohamedhusseinbulle3195 3 ай бұрын
Ninkan cml ayaa adunka iska jogaa 😢😢😢😢 war nio gabdhaheynaa sharaftooda an ilaalino
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 3 ай бұрын
Ninkani bariiis buusoodoontaye barnaamika nin uqalma maaha balsuuu ugu qoslayo day qofkan emotional ka ah
@umaymaqurux7968
@umaymaqurux7968 3 ай бұрын
😂😂😂
@user-iy4rr7tk6z
@user-iy4rr7tk6z 3 ай бұрын
Ex kaygii reer koda wn is jeclayn wanay igu faraxsanayeen in aan is aroosno lkn isagu qiyaanoile ayuu ahaa habaar qabe😂 lkn wn iska cafiyay
@mohademaker3497
@mohademaker3497 3 ай бұрын
Hawarqabe ayaba ledahay ee gorme cafisay xalimo
@naimahassan9393
@naimahassan9393 3 ай бұрын
Mansha alaah 🥰reer 😘reer qaarey qowmiyad waye ilahey haidiin xifdiyo
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 3 ай бұрын
Masha allaah qofku hadu khaladkiisa arko wllo quran isasar wax jira il haday madax banaantay ma guursalad kolay way ku jeeceshay oo jacalku waa belo
@hawafarah2410
@hawafarah2410 3 ай бұрын
Masha alaah waa dad sharaf leh oo can ah
@hawaali2760
@hawaali2760 3 ай бұрын
waa dabcixuntahay Mr qaarey dabcigaaga bedel islaweynidana jooji walaal waad gaaridoontaa muraadkaaga insha Allaah.
@fatumaahmed8486
@fatumaahmed8486 3 ай бұрын
Wiilka barnamijka wada fadlan pod cast saan maha ha ka dhexgelin qofka wax walbana ha dhihin
@user-pk3ok8pf8l
@user-pk3ok8pf8l 3 ай бұрын
Adu sheeko jecelidaa😂😂😂
@user-pk3ok8pf8l
@user-pk3ok8pf8l 3 ай бұрын
Wlll fadumo
@halimoosman1044
@halimoosman1044 3 ай бұрын
Keep going walalo
@ayaanhersi5591
@ayaanhersi5591 3 ай бұрын
Jakarta wll qaab wareysiga wax ka badal qof ha hor cararin hana gababaynin shekadiisa u ogolow in uu hadlo weydii su,alaha ku haboon Meelaha aan qosolka looga baahnayn hagalin qosol la dareen hadba mesha uu maraayo
@dibmohamed1570
@dibmohamed1570 3 ай бұрын
Ina Adeer waan kusalamey we love you
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 3 ай бұрын
Programme iska hagajii wll o qosol joji , warka badana jojiya , mashkulka albabkanaa joji adi galey horey uma soconayow barnamijgan . RAMADAN KARIM ALL MUSULIMAN .
@Malabomohamed01
@Malabomohamed01 3 ай бұрын
Walaalo aanu dhagaysanee aamus suaalaha yaree
@user-wy6cj9gz5v
@user-wy6cj9gz5v 3 ай бұрын
Mashaallh
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 3 ай бұрын
Jakarta wll naga amuu khery Allh ha ku siye
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 3 ай бұрын
Nin nasiib xun baatahay adoo helay gabadh duriiyadii ah waliba wax baratay iyaad iska dayacaday
@noormhmd-zr6jv
@noormhmd-zr6jv 3 ай бұрын
Wllhi sxbkn beentiisa mhn 😢wan dareemi kara dhib kiisa allow u dar yeel miskii maha is jacel😢😢😢😢❤❤❤
@boodhari31
@boodhari31 3 ай бұрын
inta Daanyeernimada ku amaantay, Alle dartii hakugu cafido insha Allah
@user-kf9ud9js1z
@user-kf9ud9js1z 3 ай бұрын
Allh🤲 dartis isaka cafi
@Sucaadaragsan-yc2me
@Sucaadaragsan-yc2me 3 ай бұрын
Walahi gabdha gob ah ay ahada ❤
@HalimaCabdicasis-zd1zt
@HalimaCabdicasis-zd1zt 3 ай бұрын
Lkn saan wax looma wareysto hadalka dhan wuu ku celinaya ninka wax badan buu sheegi lahaa oo xikmad ah emotional mrka qofku yhyna waa lala dareema
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 2 ай бұрын
Wallaalo Allah Ku Ku xafidoina qaarey
@munaamaxmed9617
@munaamaxmed9617 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 ай бұрын
عليه أفضل الصلاة والسلام🤲💚❤️💯
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@user-nz8ew7cr3v
@user-nz8ew7cr3v 3 ай бұрын
صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-ts3ke1cd9p
@user-ts3ke1cd9p 3 ай бұрын
Assalamu alaikum
@fatumamohamed3262
@fatumamohamed3262 3 ай бұрын
Allah hakuu kaso in eey kucafiso muna
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 ай бұрын
Hadi ayku samaxdo Aroos gabadha .insha Allah
@nuurcade9128
@nuurcade9128 3 ай бұрын
Soo badi sxb jakaartow
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 3 ай бұрын
sorry for her 😢😢
@JamilaJanno-lv1kw
@JamilaJanno-lv1kw 3 ай бұрын
Wajigan waji run shegaya ilama eka😂😂😂😂😅
@user-km9pd3jg7m
@user-km9pd3jg7m 3 ай бұрын
❤WAARUNTAA WALAL
@user-jt5ju5mm1b
@user-jt5ju5mm1b 3 ай бұрын
Wlhi waa xanun 😢
@muhanadupdul3554
@muhanadupdul3554 3 ай бұрын
Jakarta podcast iska sax stop interrupting too much.
@farhiaali3121
@farhiaali3121 3 ай бұрын
Nin Raga waa kii Qaladkiisa Qirtaa ILAAHOOW Na wada cafi insha ALLAH
@HoodoBaashe
@HoodoBaashe 2 ай бұрын
Muna qof xishood fican❤❤❤
@user-by6hn9pz7f
@user-by6hn9pz7f 3 ай бұрын
Sodoh wanaagsan Qofka Alle Siiyo Ayaa og Mcnkey lee dahay Alle Haku xifidyo Hooyo Aaamino❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@samaronchenal7198
@samaronchenal7198 3 ай бұрын
Fananka yuu nagu dheelin gabar kle uu jeclaa nafba nafbee rabata naftuna nafklee rabataa sheegadaas weeye aneey iqabsatay 😂
@SahroSiraaji
@SahroSiraaji 3 ай бұрын
Jikarta wan kusalmy isha alah qiso ayan Raba ina kula wadago
@abdirizakjakaarta
@abdirizakjakaarta 3 ай бұрын
Diyaarr wll Instagram igala soo hadal jakaarta7
@maxamedalihaazhi4210
@maxamedalihaazhi4210 3 ай бұрын
Soo daaaa
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 3 ай бұрын
Wall wax yar cudkaagi hoos waaye ma aqaan makaroofanka miyaa ​@@abdirizakjakaarta
@mahadbashiir7753
@mahadbashiir7753 3 ай бұрын
Hees Amaan ah iyo xaal marin u soo qaad
@lailaalihaid8506
@lailaalihaid8506 3 ай бұрын
Caan baan ahay kulaha kkk caawa iigu kaa horaysa
@user-fr3wb1hv5t
@user-fr3wb1hv5t 3 ай бұрын
Mansha Allah Isaq wawadaaaa dad goob ah
@wilkariyada4100
@wilkariyada4100 3 ай бұрын
😂 sᴏᴍᴀʟɪ ᴡᴀᴀ ᴜᴍᴀᴅᴀ ᴜɢᴜ ǫᴀʏᴀᴀᴀɴᴀ ʙᴀᴅᴀɴ . ❤ ǫᴏғᴋᴀ ᴋᴜ ᴊᴀᴄᴇʟ ʟᴀᴍᴀ ғᴀʜᴍᴏ ɪʟᴀᴀᴀ ɪʏᴏ ʜᴀᴅᴀ ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴅᴀʀᴇᴇᴇᴍᴀ ᴅᴀɴ ɪɴ ᴇᴇʏ ᴊɪʀᴛᴏ ❤
@umuaisha694
@umuaisha694 3 ай бұрын
I aamin lacagta iyo dharkaye u xiisaye 😂😂😂 naa haye ku soo noqon
@user-hj2nq5di3h
@user-hj2nq5di3h 3 ай бұрын
Ani maa ku dhale😂
@user-bi3um3um6k
@user-bi3um3um6k 3 ай бұрын
Jakarta hool ayd wax ku duubrysan codka wu guuxaya codka maxmed dhageysigiisa nama qancin plz jawiga noo daji thanks wanka hely barnamijkan👍
@fardowsaismail8316
@fardowsaismail8316 3 ай бұрын
Walaahaye ciil baa I haye uf
@ubaxabdullah8864
@ubaxabdullah8864 3 ай бұрын
Scw scw
@user-dh2ey6zd9d
@user-dh2ey6zd9d 3 ай бұрын
Maalintu. _waa______iftiin Habenku. Waaa____mugdi Noloshu _waaa____macan Geeridu _waa____xanun Waqtigu_waa___fursad Fursaduna_waa____halmar 😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-xq4ym3mz6g
@user-xq4ym3mz6g 3 ай бұрын
Scw
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 3 ай бұрын
Mohamed Jamac Wallaahi Hadalkada Waxaan Kala Dhax Baxay Xigmad.
@user-sv3il9zr7n
@user-sv3il9zr7n 3 ай бұрын
Ina adekey mcn ilahey waxan kaga rajeyna iney ku cafiso muno cdy walakey mcn maxamad jamac qarey ilahey waxan kaga barya nolol farxad badan waxa tahay dhiigeyga dhabta from saleban
@mohameddekboss5461
@mohameddekboss5461 3 ай бұрын
Tuke caanaha nasiib uu kuhelo waa leyahay lkn nasiib uu kucabo malahan😊😢
@batulahussein797
@batulahussein797 2 ай бұрын
Alla doqnsanaa nin Somalia 🇸🇴
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 3 ай бұрын
Abwe Jakarta isoo qabo wan ku tgra ruti walhi
@abdicash8787
@abdicash8787 3 ай бұрын
Waxani waa ciyaala suuq, qof hadaad ka sheekeynayso ha keening magacadeeda, qabiilkeeda, meeshay joogto , walaashaa miyaad la jeceshahay in sidaa loo qeexo. Jareer iyo caadadeed
@batulahussein797
@batulahussein797 2 ай бұрын
Wallahi aney ii gu dhacdey2011 America 🇺🇸 isla joogney nin Somalia 🇸🇴 markaas aan nacay iima caanayo nin somali
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 3 ай бұрын
Nin somalie il blesse coeur apres pardonne ce mon😢
@AliOubah-em9jx
@AliOubah-em9jx 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-ir6br2qj6g
@user-ir6br2qj6g 3 ай бұрын
Zorry 😢
@saharanur3910
@saharanur3910 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@HoodoBaashe
@HoodoBaashe 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@naimaabdi3075
@naimaabdi3075 2 ай бұрын
😊
@user-jg4gq1fb3m
@user-jg4gq1fb3m 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedAxmed-cx9ke
@AxmedAxmed-cx9ke 3 ай бұрын
Munoy cafi wllka
@faadumomaxamedbarqash1280
@faadumomaxamedbarqash1280 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@kaafiyaaragsanxaaji2179
@kaafiyaaragsanxaaji2179 3 ай бұрын
Wll qofka si fcn u dhagayso waayo inuu nafisuu rabaa balse aduu waad boobsiinaysaa why sug qofka oo dhagayso ama ha waraysan dadka iskadaa wll
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 3 ай бұрын
😂ma udharan kartaa mise waa noo benguureey😂
@user-xc9vx8uc9x
@user-xc9vx8uc9x 3 ай бұрын
❤❤❤
@user-qc9bu4jr7s
@user-qc9bu4jr7s 3 ай бұрын
Fanan khayr leh ma arag kulugood waa habrán yihiin waa wax ilahay duleeyay
@naimaadan529
@naimaadan529 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 3 ай бұрын
Aboowe asc anigay igu dhacday qisafan nin an is qabnay oo an xiriir jacayl guur islu badal ayaan familkiisa ijecladen oo an ila hada anigo lay furay ila hada way ii xiriiriyan side ijecelyihin wad yaabaysan lakiin isaga ii khiyaamay waliba si xun family ad u qiimo badan oo ka naxay firitaank ayaa dhalay ila hada way ii xiriiriyan ila hada way rajo ka qaban inay isku kayo so celinayan ad bu ii xumeyey lakiin ad ban u jecefamilkiisa way wa family ad u wanaagsan marka qof familkada ijecelyihin waliga lama xumeyo ogow taas
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 3 ай бұрын
M.a lkn asagu inu kujecelyaha kafican wll
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 3 ай бұрын
@muqtaaribraahin2611 off course dadku waxay isku doortan jacayl ayna isku guursadan lakiin raga somaliyed ayas xiiso badan jecel inay marwalba gabar cusub bartan muhamadeydu waxay ahayd familka marka la iskiin baro nin guur ka rabo ayaa ku bari kara abahiis hooyadis iyo walaalihis tas fahan anigu jacaylka wa layga horeyey barashada wa la iga horeyey waliba wallahi diyaar umaahayn eeisaga iga hari wayey inad fahan isku day walaalo
@gashalogic
@gashalogic 3 ай бұрын
Wlhi Anaa kula mid ah maalinku ifuray reerkoodii way dayriyeen walow ay heshiiyeen way isoo xidhiidhiyaan weliba Anoo garoob ah ilaa hada oo guri leeyahay rajo ayay ka qabaan inaan isku noqono 13 year ayaa kasoo wareegtay Waxay dhahaan waa ka Samri waynay dad wanaagsan ayaa buuxaa wlhi ilaa hablo dumaashiyo ii ahaa ilaa maanta sida wllahay ayay isoo raadiyaan ii jecel yihiin
@user-rh5ug9bl9h
@user-rh5ug9bl9h 3 ай бұрын
Jakarto qofku marku hadlaya hadalka lgma dhex galo sug ha dhameeysto
@KhaderMiyir-nb4nj
@KhaderMiyir-nb4nj 3 ай бұрын
Maxamed Jaamac waa dadka hibada faneed iyo codka ilaahay ku manaystay hadana aan aad caanka ahayn. Waxaa la mid ah gabadh iyaduna muqdisho joogta oon hada magaceeda liqsanahay oo cajiiba. Calaa kulli xalaal dadka hibada faneed leh Abwaan iyo fanaan labadaba kama muuqdaan saaxda fanka sababa badan oo jira awgood.
@aminaissa2759
@aminaissa2759 3 ай бұрын
Waa nin rageed qaladkiisa Wuu qirtay
@user-qh3kw8rv7o
@user-qh3kw8rv7o 3 ай бұрын
🥰
@Isgokumaxrizzeditz
@Isgokumaxrizzeditz 3 ай бұрын
Barnaamijka waa ku dheeshay Caana hele...
@quruxwanaga8161
@quruxwanaga8161 3 ай бұрын
😢
@yurub5288
@yurub5288 3 ай бұрын
Isaq baa iska Bay 😮😮😮😮
@hamdixsan
@hamdixsan 3 ай бұрын
Jakarta Qosolka jooji sxb fahan waxa lagaala hadlayo
@safi3064
@safi3064 3 ай бұрын
The guy is sharing an emotional touching issue and he’s laughing wth…. Show empathy
@farxiyofarxiyocali4819
@farxiyofarxiyocali4819 3 ай бұрын
Abowe aniga codsi wata ee wareysi ma iga qadid xanuno badan ayan rabaa inan ku nafiso ayan rabaa😢😢😢😢😢😢o anso bandhigo inkasto hoyo ayan ahay o weliba xanun badan so martay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Dahabsan
@Dahabsan 3 ай бұрын
Waa bil ramadaan Ma cafinayo alle ayaa no gar qadi doona aduun iyo aakhiro Ma cafin alle ha ciqabe
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 3 ай бұрын
Wll muno ma adaaa
@Dahabsan
@Dahabsan 3 ай бұрын
@@user-tw1cj7yl9j my wall
@Dahabsan
@Dahabsan 3 ай бұрын
My
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 3 ай бұрын
@@Dahabsan hee maxad utiri marka macafinayi qof kale miyaa shegaysaa
@Dahabsan
@Dahabsan 3 ай бұрын
Haaa qof kle sheegayaa qali
@Nasra-w2k
@Nasra-w2k 3 ай бұрын
Walaahi waa gabar qasaartay hadayba adiga ku rabtay omg
@halimasagal9039
@halimasagal9039 3 ай бұрын
Jclka indho malahan😰
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
TILMAN ERAYGA KU MUUQDA  CHALLENGE AAD U QOSOL BADAN @abdalajamaal
12:22
Huseen Og iyo jabra live isku dhex dagaalay😳
12:35
Jack Cadnaan
Рет қаралды 953
JAKAARTA VS 3 GABDHOOD  || KALA BAX DOOQADA || YAALA DOORTE CAAWA..
19:44
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47