UGU DANBAYN MUNA WAY SOO JAWAABTAY AL FANAN MAXAMED JAAMAC OO….

  Рет қаралды 67,758

JAKAARTA7

JAKAARTA7

4 ай бұрын

Пікірлер: 402
@abdirizakjakaarta
@abdirizakjakaarta 4 ай бұрын
Dadka jecel in ay ka qayb qataan podcastga instagram igala soo xariira jakaarta7 waaye mahadsnidiin kuma xirna caan iyo caan la.aan waa loo siman yahay ramadaan kariim wlalaha qalbiga
@khadrokeye4281
@khadrokeye4281 4 ай бұрын
Aɴɪɢᴀ ǫɪsᴏʙʜᴀᴀʏᴀʏ
@Nmc124
@Nmc124 4 ай бұрын
Jakaarta waa aan kaa helay laakiin hada Walalkey inaa tahy ayaa kaa dhigay aniga lee qoystay hadane aniga lee qoor jartay 😂😂😂😂🎉
@user-iq7dj4lx1s
@user-iq7dj4lx1s 4 ай бұрын
Jakarta Waa barnaamij aad u cajiib ah runtii coutiune sidaas oo kale ah ayaan kuu rajeyneynaa
@Maxamedyasinadan
@Maxamedyasinadan 4 ай бұрын
Sxb Jakarta waa barnaamij aad u fcn sxb Aniga qiso jacayl oo aad uranium badan oo igu dhacaday 2018 ayaan hayaa hadana waxaan kusuganahay Dalka jabouti
@user-xx9ko6ch6l
@user-xx9ko6ch6l 4 ай бұрын
Jakaarta aad ayaan ugu farxaye waan ilmayne gaadhaye alxmdulh hadaye is helneeb maxamed iyo muna😂😂😂❤❤❤❤ jacaylku ha guulaysto
@axmed_yaano_1189
@axmed_yaano_1189 4 ай бұрын
Maxamed jamacow muno Hal hees u qaaad hooyana Alle haku caafiyo
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 4 ай бұрын
Asc waan kula faraxnay sidaad ugu faraxday heltaanka Muno hooyana Iyo dhamaan umada islamka ah intii xanuunsan Oo dhan allaha Caaliyo aamiin yaa allaah
@user-wh5qz4gk2h
@user-wh5qz4gk2h 4 ай бұрын
Maxamed Jamac Hooyo wll Alle ha caafiyo. Waan ku tagera from Puntland. Adiga iyo Muna khayr badanaa idin rajayn.❤
@user-zj7tb5kh4s
@user-zj7tb5kh4s 4 ай бұрын
Inta dawatay iyo inta like sartay isma lahan 🧐 like iska sara wax weyn malhane
@user-bi3um3um6k
@user-bi3um3um6k 4 ай бұрын
Maxmed jaamac adi iyo muna waxn sugnaba waa guurkiina i,a😊👍
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 4 ай бұрын
Away nagtii uqabay
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 ай бұрын
M.a Muno Qof Qalbi wangsan ilhy Nolol Qurux Badan haku siiyo Hadii aad Qeer Isku Tihiinna Si Dag Dag Ah isku Hela.Runtii Qof Aad Dhib Iyo dheef Wada Qeyb Sateen Buuq Iyo Wareer isla soo Marteen wax Ka Ficn Malaha Munoy Kaba Sii Daranoo Qiimahaga Asiga Mahee Dadkoo dhana Ogaadey❤ Dib Danbe inuusan Kuu Xumeyn Bey U Badan tahy Dacad ahoow waligaa❤
@faatimamuhamed836
@faatimamuhamed836 4 ай бұрын
M a❤❤❤
@Gooshacas
@Gooshacas 4 ай бұрын
Xishood gabadhu reerbay ledaah6 waa aniga dumashiday😂😂😂
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 ай бұрын
@@Gooshacas hhhh Riyo Mey Kugu Noqonee Single waye Mune Ilahy Dumashi kle haku sahlo🤣🤣
@ramlajei5674
@ramlajei5674 4 ай бұрын
MashaAllah wa wax lagu farxo lkn qofki kujecel qalbigisa wainad ilalisaa hata hadii adhan jecleen hadal u uqalmin haku dihin
@meymuunsamaan9718
@meymuunsamaan9718 4 ай бұрын
Hooyo mcn & dhaman hooyo kasta oo xanusan Alle ha cafiyo ALLAHUMA AAMIIN ❤
@starlinduale5682
@starlinduale5682 4 ай бұрын
Aamin 🤲🤲🤲
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲
@NasteexoShariif
@NasteexoShariif 4 ай бұрын
Congratulations fanankeenaa wan kula qabaa faraxada qof kugu dambeysee 8 sano ka hor allle ha isku kiina barakeyo hooyana alle hano cafiyo
@maslah345
@maslah345 4 ай бұрын
ALLAHA KUU CAAFIYO HOOYO IYO INTII XANUNSAN
@user-dl3lr7pi5l
@user-dl3lr7pi5l 4 ай бұрын
Ameen
@maryansiciid-sv5kh
@maryansiciid-sv5kh 4 ай бұрын
Waa arin wangsn arinta uu wado Jakarta iscafiskuna waa arin wngsn hala badiyo cafiska wllyal Ramadan kariim
@SankaXalweste
@SankaXalweste 4 ай бұрын
M.a muno sharaf io karamo ❤ Hoyo macana allah ku cafiyo sxp😢
@hudachanel2495
@hudachanel2495 4 ай бұрын
Congratulations 🎊 mohamed jamac waxan sugnaba wa guurkina masha Allaah ❤
@user-mw9yr2ps2l
@user-mw9yr2ps2l 4 ай бұрын
M.a wllhi waan farxay Allaha isku barakeeyo ❤
@user-yn3qo6bs9g
@user-yn3qo6bs9g 4 ай бұрын
Wllky Jakarta guuleysoy marwalba guul
@khadijosamarar1330
@khadijosamarar1330 4 ай бұрын
Masha allh guul team muno ❤wlhi waa ku farxsanahay inaa ku cafisay ❤aya doo single aad argtay ❤thnaks jakarta 🎉🎉🎉🎉🎉congratulations mahamed jama🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-zx6ty3qe8u
@user-zx6ty3qe8u 4 ай бұрын
Brother anganah qiso xanun bdan aya rabaa ina kulawadagoh 😢eee lambarkaga isodir
@abdirizakjakaarta
@abdirizakjakaarta 4 ай бұрын
Instagramka wll jakaarta7
@mohamedabdullahiarab9762
@mohamedabdullahiarab9762 4 ай бұрын
Jakaarta waxan ku leyhy good job the best podcast horay usoco lpx keep going bro.
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 3 ай бұрын
Masha Allah aad ugu farxey hadey muna Ku so cafisay guul guuleyso maxamed jaamacd hore U soco♥️♥️♥️
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Thanks for sharing with us, brothers . Xafidaka Allah Jakarto❤❤❤❤ .
@shuraim4762
@shuraim4762 4 ай бұрын
Jakarta sxb hadda haysaa barnaamijkagii howshaada halkas ka wad KZfaq kaaga xitaa kor u kac ba ka muuqda good job sxb.
@xawom3016
@xawom3016 4 ай бұрын
Mashlh walal qalbi wanagsan , mahadsanidin team jikaarta. Wa barnaamij wangsan.
@user-zx9uq1zy2t
@user-zx9uq1zy2t 4 ай бұрын
Maash allaah kheyr allaah ha ka dhigo ❤ aamiin ilaah ha inoo fududeeyo muraadkeena 🎉
@kawsardaahir2280
@kawsardaahir2280 4 ай бұрын
Masha allh wa gbr qalbi fcn sida iga muqata wxna mesha kasocota is iri qadar rabi io calaf ilhy wxn idinka baryaya idinko qoysa in na so hor faristan Jakarte abowe jasakalahu khayr adna
@user-zx6ty3qe8u
@user-zx6ty3qe8u 4 ай бұрын
This is best channel and I really ❤ it ❤
@dekasaid9635
@dekasaid9635 4 ай бұрын
❤Masha'Allah hambalyo Hooyana ilaahey haku caafiyo wll
@marianhersi8539
@marianhersi8539 4 ай бұрын
Mansha Allah maxamed j iga garsi maha naq weyn ee hooyo nimo adigan wan ku mahad celenaay❤❤❤❤❤❤
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 3 ай бұрын
Yes. Mashaaa Allah Congratulations Maxamed iyo Muna ❤❤❤❤wilka dadhihinayo na keep going haabo👍
@SawdaSawdacudoon
@SawdaSawdacudoon 4 ай бұрын
Hooyo ilaahy hakucaafiyo
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 3 ай бұрын
Hada muno in aad ilashato alle ha kugu duwo hee Maxamed jamacow. Hooyane alle haku cafiyo.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Jizaakumu Allah kheyr ❤❤❤❤ hablaheena waa nimca ilaahay. Allaahu Akbar Takbiir. 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤ wonderful 💯 ❤️. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸
@ayanqurux01
@ayanqurux01 4 ай бұрын
Mashallh wlhi waan ku faraxsanahy inaay ku cafiiso oo aad dib umidhowdeen ❤congrats 🎉
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 4 ай бұрын
Allaah ha caaafiyo hooyo macn aaaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi
@musafole2320
@musafole2320 4 ай бұрын
Allah ha cafiyo Hooyo mcn InshaAllah. wll ana hali duceeyo Aba mcn aya Xanuunsan
@user-oq5xu7hd3k
@user-oq5xu7hd3k 4 ай бұрын
Page wuu dhaqaaqay masha allah oleen adigaa ka jiiftay keep going
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 ай бұрын
M a hooyo mcn Allah ku cafiyo cafimad taam Allah ku siiyo maxamed jamac
@hibaqmohamed2293
@hibaqmohamed2293 4 ай бұрын
Maasha allah waan ku faraxsanahay inaad is hesheen muna kuna cafisay wll ale qaxaan ka baryaya inaad calaf isku jelatan ❤
@xafsaxasan-oj3ns
@xafsaxasan-oj3ns 4 ай бұрын
Allahu cafiyo hooyo mcn ❤❤❤
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 4 ай бұрын
Muna wa gabar dadnimo u dhalatay runti Mohamed wa gesi gesi dhalay marka ilahay caalaf kheyr ilahay ha siiyo wa from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉
@maxamedayaan3598
@maxamedayaan3598 4 ай бұрын
Mansha Allah alle hayski dayo waan idinla faraxnay waxad tihiin daad jaxaylka wax ka yaqan 🎉🎉 ❤❤❤ noloshu idinma xuumayso waxad tahay wiil aad ufiican wan jeclan laha haday ragodhan sidad wanaga ucabiri lahaye waxan noqon lahay buulshad aadunka ugu ugu naxariista badan wana laynagu dayan laha wlhy
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 4 ай бұрын
Mashaalaah Bro maxamed jaamca
@Caamir24
@Caamir24 4 ай бұрын
Qalbiyda alah ino qabojiyo 😢😢
@ZafiaAhmed-wf4dp
@ZafiaAhmed-wf4dp 4 ай бұрын
Mashallah ❤
@user-mw9bf8lo8z
@user-mw9bf8lo8z 4 ай бұрын
Masallah walaal
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 4 ай бұрын
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
SCW SCW SCW❤❤❤
@nastexoabdi5674
@nastexoabdi5674 4 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah waa arin farxadleh ilahey haka dhigo kuwii is calfada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Amin Amin Amin Yaa Rabi
@mouminaaden1005
@mouminaaden1005 3 ай бұрын
Mashaalla walalo ALLAH calaf haysgugine daro amiin oo mardabeh ha humayn walalo❤
@user-tp4lk5hk1e
@user-tp4lk5hk1e 4 ай бұрын
Masha allah hooyo allah ha caafiyo idinkana hadad khayr isku tihiin rabi calaf ha iskgu kiin daro
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE 4 ай бұрын
MASHA ALLAH
@kartibadan33
@kartibadan33 4 ай бұрын
Hoooyo alle hakuu caaafiyo wlle
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 4 ай бұрын
Masha Allah
@hamdialiomar1426
@hamdialiomar1426 4 ай бұрын
Mashallah waanku farxsanahy
@umuzana
@umuzana 4 ай бұрын
Hooyo mcn Allaah ha Caafiyo Aaamiin yaa rabbi
@caashoabdi368
@caashoabdi368 4 ай бұрын
Mnsh Allhaa mohmed jmac ninku dayasho mudan hooyo Alle ha kuu caafiyo
@Abukaate
@Abukaate 4 ай бұрын
Masha allah hambalyo walasheen muno oo cafiskii aqbashey....muno waxa kulenahay madama 2 diinaba single aad tihiin jecelki qabqoobey hala dhameystiro anagana ducaa idin ku so kabeynaa in illahey ubad idin kala siiyo aamiin
@nasromohammed4202
@nasromohammed4202 4 ай бұрын
Hambalyo waa gabar wanagsan hooyo allah ku caafiyo
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 4 ай бұрын
Anigu just waan ku cafiyi lahaa laakiin xiriir danbe kulama yesheen si kastoon weli single mother u ahayn laakiin muna waa miskiin
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 4 ай бұрын
Saynebsaleh sax walaahi sidaan uhadli lahay ayaad u hadashay
@namelos2963
@namelos2963 4 ай бұрын
​@@halimaqueen8067 Imikana waa visa ama lacag raadis😢😢
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 ай бұрын
Runtii qof aad Isla soo Jabteen Wax Ka ficn Malaha
@RahmoAdam-pf9ye
@RahmoAdam-pf9ye 4 ай бұрын
MashaAllah and Alhamdulillah ❤
@KawsarAbdullahi-yp4by
@KawsarAbdullahi-yp4by 4 ай бұрын
Mansha allh ,,
@starlinduale5682
@starlinduale5682 4 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah ❤
@umaymaqurux7968
@umaymaqurux7968 4 ай бұрын
Maasha allaah hambalyo❤
@fadumomuse8420
@fadumomuse8420 4 ай бұрын
Manshalaha aad ban ugu faraxasanahhy inay kulme mnshalah😢❤
@BishaaroFilsan
@BishaaroFilsan 4 ай бұрын
Alle hakucaafiyo wllo ❤
@rabiileMowuliid
@rabiileMowuliid 4 ай бұрын
Masha allh guul ayaa laga gaadhayi arinkaa
@Abdirashidomaraligirehgireh
@Abdirashidomaraligirehgireh 4 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Ayan joga sxb ## Qiso ## xanun badan Ayan haya Mel an ka wadago wan wayay,
@MohamedCabdi-tx5ed
@MohamedCabdi-tx5ed 4 ай бұрын
Inas tigaramka live buusogala sxp
@siradm
@siradm 4 ай бұрын
Hambalyo Maxamed jaamac, war Muno waa salaamayaa, yaan nalooga soo dhwaan Muno
@munirosaidi3161
@munirosaidi3161 4 ай бұрын
Well said ❤
@bishaoali123
@bishaoali123 4 ай бұрын
Masha Allah hamabalayo hamabalayo noqoda kuwii isku waara ❤❤❤❤❤❤
@user-dl3lr7pi5l
@user-dl3lr7pi5l 4 ай бұрын
Masha Allah illaxey hasharfo
@amaalabuukar4847
@amaalabuukar4847 4 ай бұрын
Mash allh wll guleyso
@abshrio5316
@abshrio5316 4 ай бұрын
Mashallh tarakllh gabr sabr badan
@cabdullahishugri
@cabdullahishugri 4 ай бұрын
Allah ha ku cafiyo hoooyo macan
@kaafiabilan2792
@kaafiabilan2792 4 ай бұрын
alle ha caafiyo hooyo kasta oo xanuusan inta dhimatayna alle ha unaxariisto aaamiiin yaa rabi 🤲
@sagalhhhhu916
@sagalhhhhu916 4 ай бұрын
Walhi ad ugufarxy congratulations 🎉 ku leyahy walky
@ayanissack9742
@ayanissack9742 4 ай бұрын
Mohamed jamac qisadisa wey isameysay wlhi qof kujecel laguma jesjeso
@user-mw9bf8lo8z
@user-mw9bf8lo8z 4 ай бұрын
Allah kafiyo hooyo macaan
@ShaaficiAxmed-ds7np
@ShaaficiAxmed-ds7np 4 ай бұрын
Mashalh walky
@aminoaden6671
@aminoaden6671 4 ай бұрын
Allah ha caafiyo mid buuxo Allah ha siiyo
@user-hu6li8zr6f
@user-hu6li8zr6f 4 ай бұрын
Ale haku caafiyo hoyo mcn❤
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 4 ай бұрын
Muno ❤Allha ku cafiyo maxamed guurso gabar hoyadaa uroon lama helo aduunka maantay
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 4 ай бұрын
Masha allha hanbalyo jakarta maxamed jaamaca❤❤❤❤❤❤❤
@MahadMed-rj4ue
@MahadMed-rj4ue 4 ай бұрын
Masha allha ❤❤❤❤
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 4 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin yarabi hooyo mcn cafimad qarbadan ilaahay ah seeyo
@xabiiboibrahim151
@xabiiboibrahim151 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin yarabi 🤲
@mohamedhusseinbulle3195
@mohamedhusseinbulle3195 4 ай бұрын
Alh hacafiyo Hooyo mcn
@hibaqmohamed2293
@hibaqmohamed2293 4 ай бұрын
Hooyane allaha ku caafiyo wll
@user-ld6uc7tm7b
@user-ld6uc7tm7b 4 ай бұрын
Wlh fanan nasiib ayaad leedahay maba lahelo gaber saas ah ku wee laqabo xatee saas u mace sii yaan ragooda 👏👏👏🎉
@saynababdi6226
@saynababdi6226 4 ай бұрын
Alle haku caafiyo hooyo mcn
@FtuushxamseQalbi
@FtuushxamseQalbi 4 ай бұрын
100k coming soon abtiy❤
@FartuunKhaliif-xc3fe
@FartuunKhaliif-xc3fe 4 ай бұрын
Maashaa Allaah
@MsKeyf
@MsKeyf 4 ай бұрын
MUNA DHEEMAN MA SOO JAWAABTAY❤❤ WARKA IGA DABAGEEYA plz
@hamdadagaal284
@hamdadagaal284 4 ай бұрын
hambalyo hambalyo moh muna❤❤❤❤hooyo alle ha caafiyo
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 4 ай бұрын
Allah ha caafiyo hooyo
@fatimaahmed-zc3li
@fatimaahmed-zc3li 4 ай бұрын
Maxamed wll ilaahy hooyo hacafiyo mid taam ah insha alaah
@user-xf9pp9mz5f
@user-xf9pp9mz5f 4 ай бұрын
Allha caafiyo hooyo😢
@user-vl8sc3xl7p
@user-vl8sc3xl7p 4 ай бұрын
Allah caafiyo HOOYO MCN WLL 🙏🙏🙏
@quruxoday533
@quruxoday533 3 ай бұрын
Hooyo macaan allah ha kuu caafiyo
@user-bi3um3um6k
@user-bi3um3um6k 4 ай бұрын
Muna thank u xbbti allaha ku cafiyo marlabad dumashi so dhawow❤❤😊
@AmranMuuse-kn8rs
@AmranMuuse-kn8rs 4 ай бұрын
Masha allah woll
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 134 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН