No video

New Film 2022 Xashiishad Sayidka Barakaysan | cabdi Cido & Team Wadada Xaqa

  Рет қаралды 101,018

Abwaan Sayidka Barakaysan

Abwaan Sayidka Barakaysan

2 жыл бұрын

filmka Xashiishad Wuxu Ka Koobanyahay Laba Qaybood oo midan Hore Tahay Isku Xidhka Iyo Bilowga Sheekada , Barashada Shaqsiyadka Matalaya iyo Madadaaladii Qaybta Danbe Se Waa Mid Wadata Wacyigii xambaarsana Waxsheegii Iyo Waanadii .

Пікірлер: 229
@warzameyouzuph
@warzameyouzuph 2 жыл бұрын
Qof Kasta Oo Qoraalkan Akhrinaya Waxan U Rajaynayaa Cafimad iyo Cibado Wanakzan 🥀💙🕊️
@user-uy8lp6iy8i
@user-uy8lp6iy8i 2 жыл бұрын
Wlhi wiilkan talented ugu fiican Somalida ayaan aaminsanahey horey usoco pro #abwaan_sayidkabarakeysan thanks 🙏 from Borama
@ABDIRAHIMO2
@ABDIRAHIMO2 2 жыл бұрын
Maalmaha aad majaajilo soo duubtaan qayb weyn ayaad ka qaadataan qurxinta maalinkayaga. Mahadsanidin❤️.
@ibramahmoud5605
@ibramahmoud5605 2 жыл бұрын
Allahaa talentigagaa kuu barakeyoo Love you from Djibouti 🇩🇯❤️
@miraclesongs7449
@miraclesongs7449 2 жыл бұрын
"Dariiqii xaqqa weeyo Cid ku doorsanimaayo Ilahaybaa darajeyo"😁
@abwaansocotocmc7706
@abwaansocotocmc7706 2 жыл бұрын
Legends ku socda wacyi Galinta dhallinta👋
@drabdirahmankhadar1912
@drabdirahmankhadar1912 2 жыл бұрын
200k AYNU GAADHSINO INTAY SO WADAN QAYBTA LAWAAD INSHALLAH
@ibromoh3752
@ibromoh3752 2 жыл бұрын
Abwaan so funny 😂 wanaagad dhalinta la jeceshy alle haka abaal Mariyo abwaan dhamntin salan sare
@abdulahifaisal8934
@abdulahifaisal8934 2 жыл бұрын
Wllhi i can't lie iam so proud of with this talent 👏team for ever hussle and peace no weed no mercy pro😁
@nasriyare4611
@nasriyare4611 2 жыл бұрын
kulaha ayayda may joogta wan la jiifsane . Wlhi . So funy🤣👊
@najiibyosuf5182
@najiibyosuf5182 2 жыл бұрын
Rag ka hadala nolozha taagn iyo wiixi jira legends hore socda🥳😎
@sharmaboy9709
@sharmaboy9709 Жыл бұрын
Reer somali land nigu hysta from 🇩🇯🇩🇯
@Islaam1442
@Islaam1442 2 жыл бұрын
Ninkani Runta ayuu taabta xaqiiiqoyinka jira iyo waaqica taagan ayuu ka hadlaa From Djibouti 🇩🇯
@hamzekeo
@hamzekeo 2 жыл бұрын
Film ay dhalimyartu fahmi karayso ayey soo daayaan mnzhllh🔥🔥😁
@kaydhaabsede1605
@kaydhaabsede1605 2 жыл бұрын
Wlhi ninkan wan u qiyar marka uu odayga jilayo socadka odayga bal u fiirsada waxa soobaxa commented soogal 😂😂
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Anu oday caadoya isawiran sidu iska dhigayo oday isago kala dhana wan arkay wuu iskojinaya wuu gqrgariraya madalayo ba yaab
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Waaqaca jira ayaad ka hadashaan guulaysta sxbayaal xashiishaduna wax sahlan maaha mentally and physically labada way burburisaa alle ha inaga dheereeyo inta ku aafaysana alle ha ka soo hadeeyo Inta qaladaadkii u xiisatay 👍
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 2 жыл бұрын
dhalinyaro bilaa calayk muuqaalada noosoo badiya asbuucii 2 mar noosoo dameeyaa muuqaalada kolay dee hawla aduuna way iska jiraane guulaysta #teamwadadaxaqa.
@janaayoyarreofficial167
@janaayoyarreofficial167 2 жыл бұрын
DuMasHi iGadaa FaraHa😂😂
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Sayidka barakeysan iyo team wadada xaqa wa kooxda qura ee soo gudbiya xalada dhabta ah ee ka dhamaan wadanadi ay ka jirto
@muhammadabdihakim3472
@muhammadabdihakim3472 2 жыл бұрын
That is a pure talent and I like such creativity. Please do more of these videos. Otherwise please don't add any music to your beautiful contents because music is HARAM. Keep going brothers 🔥♥️
@hamzekeo
@hamzekeo 2 жыл бұрын
Al cantara Paul scholes Kante KDB 🔥🔥🔥
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 2 жыл бұрын
😂😂😂
@hamseofficial3781
@hamseofficial3781 2 жыл бұрын
😂😂
@abdirahman8409
@abdirahman8409 Жыл бұрын
Liverpool Man united Chelsea Mancity😁
@apdipazid______3665
@apdipazid______3665 2 жыл бұрын
2:45 iGa Daa DumasHi FaraHa 😄😄
@axmednuur8sarfe786
@axmednuur8sarfe786 2 жыл бұрын
Surweel daah Ina nabi nuux Lamabar 11 Respect 🙏 sayidka barakeysan
@munamoalin5879
@munamoalin5879 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Flim xaqiiqda ka tarjumauso🥰
@khaliilsaleeban5819
@khaliilsaleeban5819 2 жыл бұрын
Abwaan saydka barakaysan iyo koxdisu waxay ka turjuman marxalada hadba tagan marka waxn idin leyahay hore u socda sxb si ay isku badalan bulshada ree somaliland illahaw dadkan badal oo xaqa garadsii amiin
@abdiraxmankoofikoofi7952
@abdiraxmankoofikoofi7952 Жыл бұрын
Sxp waxkasta ood ka hadasho waa wacyi galin waxa kuu dheer talent aad leedahay hore u soco zxp
@abdihakinqalinle3475
@abdihakinqalinle3475 2 жыл бұрын
Walaahi aad baan ugu qoslay maashaa alaah
@maxamedaden3960
@maxamedaden3960 2 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin team wadada xaqa
@izmailaaden165
@izmailaaden165 2 жыл бұрын
Zhp sigaarka iska ilaali si kaftan ah haku baran
@mucaadcabdiharuun8859
@mucaadcabdiharuun8859 2 жыл бұрын
RAGAAN BAA UU BAHAAN IN LAA DHIRII GALIYO KIP GOING
@zackdahapi7597
@zackdahapi7597 2 жыл бұрын
Wlhi wxni talent way dhaafen suu usocdo ayan ka helay keep going
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 жыл бұрын
Islaanteydii lugaheedaan soo xasuustay ku lahaa Markuu 11-ka arkay 😅❤
@maamosadamahmed6164
@maamosadamahmed6164 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 2 жыл бұрын
Manshaa'Allaah mowduuc mihiima oo bulshada waxtaraya👍👍👍
@nadiirsheikh7745
@nadiirsheikh7745 2 жыл бұрын
Waa dhibaato inoogu darsantay dhibaatooyinkii hore.
@muztavemohmed614
@muztavemohmed614 2 жыл бұрын
wllhie legend to legend thy pro cid ku gaadheyso ma jirto peace and lovr
@labaqolle
@labaqolle 2 жыл бұрын
Wax garad soomaaliyeed masha Allah 😍
@ibnulqayim5022
@ibnulqayim5022 2 жыл бұрын
Nio ereygaa soomaaliyeed naga daysta ma naqaani wa loo yaqaan waxa soomaaliyeed sida dalka ama umada soomaaliyeed Jaarso qadaad weyn
@qaadiroyusuf406
@qaadiroyusuf406 2 жыл бұрын
Mnsha allaaah sayidka barkaysan iyo teamkiisa aad bn usalamy sigaara sidka
@captainsanto5572
@captainsanto5572 2 жыл бұрын
Waad so qaldanty 🤣😅
@Mustafe12
@Mustafe12 2 жыл бұрын
Team wadada xaqa❤️💪
@Andhiga927
@Andhiga927 2 жыл бұрын
Kevin debruyn 😀😀
@Dalxiis21
@Dalxiis21 2 жыл бұрын
MY TEAM WADADA XAAQA ANOTHER LEVEL
@mrkl9165
@mrkl9165 2 жыл бұрын
Abwaan waan kuwata kkkkk
@sataarofficial9679
@sataarofficial9679 2 жыл бұрын
Wadankena waxa dadka wacyi geliya Man arag waxaan kooxdan ahayn
@user-yt1lr7fm3o
@user-yt1lr7fm3o 2 жыл бұрын
Alle ha inoo dhowro dharinyarada🤲🤲🤲
@th0maszhalpy791
@th0maszhalpy791 2 жыл бұрын
an other level #team_wadada_xaqa
@hassandaahir6870
@hassandaahir6870 2 жыл бұрын
Hore socda team wada xaqa😍😘
@AhmedHassan-bt8cb
@AhmedHassan-bt8cb 2 жыл бұрын
Maasha allah waxaad leedahay hibo cajiiba alle maskaxda hakuu barakeeyo
@shaaficikaash2878
@shaaficikaash2878 2 жыл бұрын
Sayidka barakeysan kula socdaa walale waaqi jira oo xitaa muqdisho ka jira bidhamisay sxb huro u soco wacyi galinta waa loo bahanyahy
@Quranrecitation1345
@Quranrecitation1345 2 жыл бұрын
Legends guuleyata
@hoodoahmed783
@hoodoahmed783 2 жыл бұрын
Ayeeydaa ma joogtaa iyadan iskala jiibsane kkkkkkkkkkk fany
@abdilahiahmed5278
@abdilahiahmed5278 2 жыл бұрын
Inta ruwayada la dhacday 👍
@abdiqahargoldbeats5380
@abdiqahargoldbeats5380 2 жыл бұрын
Sayidkii iyo xertiisiba waan salaamayaa
@labaqolle
@labaqolle 2 жыл бұрын
Qaladaadka noo soo gali zxp
@abdirahmanjama5308
@abdirahmanjama5308 2 жыл бұрын
Characterka odayga ayn aad uga heley.
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 жыл бұрын
It's amazing hsbka jiliinkiinu i appreciate you for your time to advise the community hope you all the best 👍
@habonabdirahman4819
@habonabdirahman4819 2 жыл бұрын
Omg 😮 😂so funny wlhi my team 😂♥️
@abdiwalikalif8399
@abdiwalikalif8399 2 жыл бұрын
CID DADKAN WAX U QABANEYSA MA JIRTO ERAY MEEL XUN TAABTEY WALHI WA XAQIIQ INAD ISKA INDHO TIRTANA WA CEEB CUMAAMADA KU TUURA
@qayliye3607
@qayliye3607 Жыл бұрын
Xaqiiq weeye wllhi
@abdinuursaahid743
@abdinuursaahid743 2 жыл бұрын
Walahi sayidka barkasan waa nin dhalirada wacayigaliya keep going
@hamzeaarka2690
@hamzeaarka2690 2 жыл бұрын
HOre u socoda wllhay
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 2 жыл бұрын
Horta maalintii dhawayd labaa ka shafeecay mataanihii kulaha wlhi so funny sayidka barakaysan you make me my day😅😆😅🤍🤍
@sacdiyohassan5107
@sacdiyohassan5107 2 жыл бұрын
Xaji ale u bahane so badi
@inanimcohaybe494
@inanimcohaybe494 2 жыл бұрын
Zxp qaladaadki🤣🤣👏👏
@apdirisaaqpersio9833
@apdirisaaqpersio9833 2 жыл бұрын
Legend first
@kabahaardaydaacafimaadkaof5600
@kabahaardaydaacafimaadkaof5600 2 жыл бұрын
ruwaayad nin baa la maqan inta garanaysa ninkaa farta ha tagaan
@yahyekaysemohamed1471
@yahyekaysemohamed1471 2 жыл бұрын
Good talent Team 👏 👌 Guulaysta saaxiibayaal
@maxamedmim6018
@maxamedmim6018 2 жыл бұрын
War ilhy ka bad qayib 2 haso sameyin wayo dalinyaro bdn bad ku hogamin donta o ka war Ken is odhan dona walal wa codsi hayady macqul tahy ✊🙏
@musichouse6448
@musichouse6448 2 жыл бұрын
Oo cadi buu cabaya 😂😂😅
@aminaali6892
@aminaali6892 2 жыл бұрын
Masha allaah alle ha idiin xafiido aamiin kudayasha mudantihiin
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 2 жыл бұрын
5:49 😂😂😂😂😂😂😂
@dharmaalehassan8250
@dharmaalehassan8250 2 жыл бұрын
Zhp waaN ku raaxysta walhi keep going
@clraxmaanmustafe2652
@clraxmaanmustafe2652 2 жыл бұрын
LEGNDS waaqica jira ayaad ka hadasheen hore u socda Al cantara Kante KVD 🤗
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Dhamantine wada xaqa salan sare Ragedi hore usoco kulah Islantedi luggahada ayu u ega yaa so funny walahi ☺ 🤣 😆 😄 😂 😅
@mohamedabdirahman9542
@mohamedabdirahman9542 2 жыл бұрын
Kulaha candhuuf iyo kaadi mid ku haysa toona garanmayside.😂
@AhmedMohamed-qq4hg
@AhmedMohamed-qq4hg 2 жыл бұрын
I love this team
@abdisamadkhaire8062
@abdisamadkhaire8062 2 жыл бұрын
Poul Scholes... Legend Lee garankara
@ilyaasahmed7050
@ilyaasahmed7050 2 жыл бұрын
In badan baanu ku sugaynay sayidka barakaysan ruwaayadahaaagu xaqiiiqday taabtaaan
@queennimcoqueen6286
@queennimcoqueen6286 2 жыл бұрын
Ala jecliyaa wiilkaan❤
@Axmed-Yaasiin
@Axmed-Yaasiin 2 жыл бұрын
5:45 anagoo dameerta saaran maxaa laga wadaa😂 6:55 anagu waxaan u naqaanaa ina nebi nuux😂 7:48 waar yee surwaal daahaw isoo eeg anigu markaan kula hadlayo😅
@mahmedciise9268
@mahmedciise9268 2 жыл бұрын
The hero cannot be compared to anyone __SAYID BARAKYSAN
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 жыл бұрын
Seyedka guul
@muparikyuusuf3955
@muparikyuusuf3955 2 жыл бұрын
KEEP GOING TEAM WADADA XAQA ALAHU AKBAR
@zaytuuni5066
@zaytuuni5066 2 жыл бұрын
Fact
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Keep going ustaad 🇸🇴🙋‍♂️
@sacatosman2137
@sacatosman2137 2 жыл бұрын
khaladadka ayaanu kaa sugaynaa shp
@cabdisamiic
@cabdisamiic 2 жыл бұрын
Vedio soo dheereeya fadlan
@hanuuniye7979
@hanuuniye7979 2 жыл бұрын
Waa duni xaqa baadil qariyeee
@mali-sqaud2005
@mali-sqaud2005 2 жыл бұрын
De-bruyne ma xashish 😂illahaw muu idin fhmo
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 2 жыл бұрын
Xashiishadu waa aafo imikana xadhkaha ayey goosatay waxa isticmaala rag iyo dumarba wali ma arag culimo ka hadlaysa waxa jira dhaljnyaro bdn oo ku waashay oo ku jira cilaajyada hargaisa .waxa is waydiin leh meeday dawladii.meeye culimadii.meeye wax garadkii.dhamaantood way ka fadhiisteen arinkaas kamana hadlaan ...
@moibra4444
@moibra4444 2 жыл бұрын
Good acting really waxanu sugnaaba waa qaybaha xiga i.a
@abdirisakabdifarah5107
@abdirisakabdifarah5107 2 жыл бұрын
Real life exist our country
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 жыл бұрын
Wacyigaliye xaqiiqda ka hadla rabigu raali ha kaa ahaado siyidka barakaysan
@a_azizmuhumed1520
@a_azizmuhumed1520 2 жыл бұрын
Keep going bro
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 жыл бұрын
Keep going
@omarbashir4575
@omarbashir4575 2 жыл бұрын
Good job 👏
@hamseabdi7764
@hamseabdi7764 2 жыл бұрын
Dhuuxeena ayay raacday 😀😀😀
@cabdisalamcartan9052
@cabdisalamcartan9052 2 жыл бұрын
Horaya usoco abawaan
@rashiidali6383
@rashiidali6383 2 жыл бұрын
Mash alah
@ciqadirismaacil929
@ciqadirismaacil929 2 жыл бұрын
Way saada ha iga jabin
@salebanosman1951
@salebanosman1951 2 жыл бұрын
Alle Ha Ku Ka raameyo
@ismaaciilahmed7196
@ismaaciilahmed7196 2 жыл бұрын
Maa lagu furay hhhhhh🤣🤣🤣
@deqacabdulahi7318
@deqacabdulahi7318 2 жыл бұрын
Sxb ani aragtidaada okaliya ayan kuqoslaa keep going
@AhmedAadan-7743
@AhmedAadan-7743 8 ай бұрын
ᴛᴇᴀᴍ ᴡᴀᴅᴀᴅᴀ xᴀǫᴀᴀ ɢᴜʟᴀʏsᴛᴀ ʟɪᴋᴇ 😊❤
New Film Xashiishad part 2 Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
11:34
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 94 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 23 МЛН
New Film Xukunkii shacabka sayidka barakaysan | cabdi Cido & team wadada xaqa 2022
20:01
SHORT FILM
3:41
Buux Channel
Рет қаралды 3 М.
Filim Cusub 2022 Kiis Khiyaali Sayidka barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
14:53
qabyalad  iyo shaqo  waji waji laysku siiyo #abwaan sayidka barakaysan
8:04
Cabtooy 9aad |Sayidka Barakaysan|Cabdi Cido|Nasriin|Guleed|
4:03
RIWAAYADII MASAYR Part 1 [[ 2024 ]]
15:17
muhani official
Рет қаралды 52 М.
New Film 2022 Suxuunta Duusha Sayidka barakaysan | Cabdi cido & team wadada xaqa .
18:16
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН