New Garowe Project || Xaafad Cusub Oo Garowe laga Dhisayo || NEW VILLAGE

  Рет қаралды 22,000

SOMAL BLOGGER

SOMAL BLOGGER

4 ай бұрын

New Garowe Project 2024, Xaafad Cusub Oo Hada laga wado ama Laga Dhisayo Garowe ,Caasimada Puntland #garowe #puntland #somalia #blogger #foryou #youtube2024 #growingchannels #moresubscribers #growingchannels #growth #travel #tour #peaple #city #village

Пікірлер: 110
@Puntland1
@Puntland1 4 ай бұрын
I wish this was Puntland state University with stadium 🏟️ and HOSPITAL and research centers
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad Waynu Gaaraynaa Markaynu Gacanteena Wax kudoorano inshaAllah as soon as possible
@guulaysoguul9131
@guulaysoguul9131 4 ай бұрын
Insha alaah way imaanaysa maalin dhow
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 4 ай бұрын
Puntland nidaamka Federaalka weey ku faa´iday, bilashaki.
@shantagees9425
@shantagees9425 4 ай бұрын
Woooow! aad baad ugu mahadsantahay vidoegan quruxda badan, u malaynmayo mid ka qurxoon oo Garowe ah inaan arka, waran rajayn inay Garowe hesho city planning iyo development dowladaysan oo qurxoon. ... dhulkaan waa dhulkaygii, dhulkaan waa dhulkaagii, dhulkaan waa dhulkeenii. Somali way soo bidhaamaysa meel walba mashalaah.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Adigaa Mudan wll
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 4 ай бұрын
Garowe Waxaa loo nacay dhul qaali ah oo ummadda lagu dhacayo. Doorashadii haddana mad madow bay gelisa isku hallaynta magaaladaas
@Puntland1
@Puntland1 3 ай бұрын
Ha wlle khaladka waxa leh DAWLADA Hoose ee Garowe. Wa in Sharciga laso Sara dadka Dhulka uhaysta ganacsiga oo anan dhisaynin wa in la canshura
@ashafarah6052
@ashafarah6052 4 ай бұрын
Mahadsanid sida quruxda badan oo aad noogu soo duubtay dhulkan cusub oo quruxda badan Masha,Allah. Great job 👏 🙏
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Adiga mudan wll
@nmi2672
@nmi2672 11 күн бұрын
Dhulka ku bayra gedo waa saxraa
@munaabdi4240
@munaabdi4240 4 ай бұрын
Mashallah, xaafadan waxan rajayn, inay ka dhigin, sida xaafadaha Xamar iyo Hargaysa shirkado ka dhiseen, aysan ka dhigin, waayo xaafadaha ima qancin, Guryaha xaafadaha laga dhisay, waa Guryo, dariishadihii iyo balakoonadii fooda isku hayaan, malaha wax There is no distance, these houses, so there is no private space.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Sax waa in guri walba uu helaa space kiisa, qolka Fadhiga waa inuu daaqdo wawayn yeeshaa oo banaanka qofka gudaha kujiraa ka arki karo waa sifiican Hawa loo heli karaa markasta
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 4 ай бұрын
Kuwaas dhulkaa Ku Yar laakiin kuwan More room AYAY haystaan dhul waasac ah oo way naqahadana Waa Kala duwan yihiin
@maryamahussein2452
@maryamahussein2452 4 ай бұрын
Masha allah
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 4 ай бұрын
Hada meesha oo kale Somali Kuma taal aniga maraykan ku noolahay Masha alah
@abrahman129
@abrahman129 4 ай бұрын
Maraykan kaalay igee😢😂😂😂
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 4 ай бұрын
Anaba ka soo cararayo
@redman6790
@redman6790 3 ай бұрын
@@stopbeenta7040 Anaga galbeed ka cararayano lakin dadka wixi moodayaan wili galbeed ini taha janno subxanallah
@yaxyedaad2470
@yaxyedaad2470 4 ай бұрын
Mahdsanid
@AdamMohamed-dc2cu
@AdamMohamed-dc2cu 4 ай бұрын
maansha allah bro
@zaytum
@zaytum 4 ай бұрын
Manshaalaah ❤
@deeqelmo5558
@deeqelmo5558 4 ай бұрын
Maaasha Allah ❤❤
@jabrayasin7892
@jabrayasin7892 4 ай бұрын
Masha Allah Allah yubarik.
@abdinasirmuuse5695
@abdinasirmuuse5695 3 ай бұрын
MASHA ALAAH
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 2 ай бұрын
backgrounka kabankaa isoo jitay cajalaadaa xakeen ka hela walaalow qurbaa ku daahay they are real legend waaberi no one can play now what they have done why stop that.that magic music saado iuo cabdi baadil
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Waa kaban iyo Laxan isleh Aadna udagan.. Saado Allah yarahma iyo Abdi Baadil “Beerkaad igaga taalaa “
@ub3894
@ub3894 14 күн бұрын
07/10/24 waan soo gurayaa dhamaadka augers xafadan ma dhismatay wax update ah cidii ka haysa hila wadaagto fadlan. Thank you!!
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 14 күн бұрын
Waa diyaar wllo meel fiican bay maraysaa
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 ай бұрын
Good ❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah qurux badanaa
@EEGAGTV
@EEGAGTV 4 ай бұрын
Waaw Beautiful project MashaAllah waa Mashruuc qiime qurxba soo kordhinaya thanks 🙏
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Adigaa mudan wll
@abdallexoogsade8676
@abdallexoogsade8676 4 ай бұрын
Mashaalah sidoo kale magaalada bosaso waa laiska indhotiraa
@ZakariyeGeorge
@ZakariyeGeorge Ай бұрын
Sheekadii niicda ahayd ee reer barigu ku caan bexeen baad meeshan la timid, yaa iska idha tiray yaadse sugaysay inay bosaso dhisto, niiclow bososo mashruuc kan kawayn baa kasocdee niicdaa intaad niicda iska dayso bosaso haday laxag jeclo kaa hayso xaafada guryasamo ee bosaso guryo kagado
@shaahwithshire2469
@shaahwithshire2469 4 ай бұрын
Reer xamarka inay ilbax ahen dhismahoda xita laga daremaya 😂😂 reer Puntland the design and everything is on top notch. Good work wan idin salamaya from Xamar
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Caasimda Dalka Daa Mashaallah, Waanqkaaqaadnay wll Mahadsanid
@CaafiTiens
@CaafiTiens 4 ай бұрын
Dad quqdad hayso. Competition. Rer xamar idima jedan. Adinka kumushquula
@shaahwithshire2469
@shaahwithshire2469 4 ай бұрын
@@CaafiTiens kkkk Maxa cuqdad ah? Mida kale aniga kaligay ka hadle Maxad dadka dhan uja ifaysanesa. Mida 3xaad Xamar miyad adiga iga xigta? Aniga comment ka soqora kaso jeda. Still comment ga so qortay wuxu cadayn dheri ah usiyahay ilbax la,aanta dadka qaar xamar kusugan adiga cml 😂 ka xanaq ama haka xanaqi I don’t give a sh!t 😂😂 runta hadi laga hadlo reer Puntland way tashten anagana “unuka leh” wali kujirnaa 🫣🫣🤭🤭😉😉 Wa kugu qaraxesana wlhy 😂😂😂😂
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
@@CaafiTiens Dadku Waa iskuwada mid wllo Inagalee Iska kaftana Afkana ma dhaafsiisana Reer Puntland iyo Banaadir Siyaasada iyo Siyaasiyiinta marka laga yimaado waa labada Goobood ee dalkeena Mataanaha Somalia Guul 🇸🇴
@guulaysoguul9131
@guulaysoguul9131 4 ай бұрын
Maansha alaah ha u siyaadiyo hana ku xafido Xaafada aad maanta nasoo tustay sow maaha tii ay amal bank ay dhowr sano ka hor ay xayaysiinaysay waxaan is lahaa way dhamaatay almost 3 years ago weeye Mansha alaah war wali ma laga helaa gurus iib ah mise way dhamaatay xaafada new garoowe Xaaji maanta indhahaad noo nuurisay mahadsanid Good job Asc .
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Haa wll Waa yadii Meel wacan ayay maraysaa MashaAllah Allah ha ufududeeyo … Mahadsanid 👍
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 3 ай бұрын
Khayr badan allaah ku siiyo walaal.. macluumaad badan baa soo bandhigtey
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 3 ай бұрын
Ameen dhaman teen wll
@Vxxlmmm
@Vxxlmmm 4 ай бұрын
Masha xaafada waa qurux mahadsanid. Xaafada guryosamo ku soo xiji adoo mahadsan
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Hayee wllo Guryo SAMO OK
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 2 ай бұрын
Asc wr ❤❤guuuuuul buntland
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Guul iyo Gobanimo
@moadanliveshow6759
@moadanliveshow6759 4 ай бұрын
Woow. Meeshaan walaahi sida loo ekeysiiyay caadi ma aha
@user-np9gl8ej8v
@user-np9gl8ej8v 4 ай бұрын
Meeshan geedo halagu beero inshallah, wa gabaahiir
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 ай бұрын
Masha Allah Waad Ku Mahadsan Tahay Walaalkiis!! Walaal ka Ee Leh Channel kaan Sida Aad Noola Wadaagtay Garoowe & Sida Qurux Da Badan Ee Ay Magaalada U Weynaatay Oo Expanding Noqoneyso Tan Kale Waa Dhul Weyn Oo Qurux Badan Guryo Qurx Badan & School Leh Masajido Leh Grocery Shopping & Shopping Centre Weyn Oo Leh Bank yadii & Play Ground Kii Caruurta Leh Oo Ay Ilmaha Ku Cayaaraan GYM Kii Leh Wax Walba Oo Necessary u Leh Bani Adam ka & Qof Walba Oo Raba in uu Gata Oo Ku Noolaado Ayaa Ka Soo Bixi Karo !! Waa Soo Dhaweeyneynaa Insha Allah Future Ka in Garoowe Dhulkii Uduga Aan Wax Ku Yeelano!! Ayaan Rabnaa ❤️💯🇸🇴🇸🇱🫡✊✅
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 3 ай бұрын
Adigaa Mudan wll , Mahadsanid Kusoodhawaada Dalkiinii Oo Quruxbadan 🫡
@bonfire7803
@bonfire7803 4 ай бұрын
Masha allah tan hadi lagu guuleysto oo dad gato loo helo kuwo kale nah waa la dhisayaa
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Dadka qiimo qanciya waa in loosheegaa maalinbaa lagula kala yaacayaa
@bonfire7803
@bonfire7803 4 ай бұрын
@@SOMALBLOGGER suuqa iyo qiimaha wey wada socdaa marka demand ka haduu bato shirkadaha wax dhiso nah wey badanayan
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad wll Muhiimadu waa deegaanmaynta iyo Maalgashiga dalka MashaAllah
@abdullahidaad2062
@abdullahidaad2062 4 ай бұрын
Dhulkasta oo 20/20 ka wayn oo banaan waa in canshuur laga qaadaa $60 ilaa $500 oo lagu jaan gooyey cabirka dhulka ,qofna lagama iibin karo Dhul aan horay canshuur looga qaadi jirin , qofkii awoodi waaya inuu canshuur bixiyo waa in qiimo Dawladadu jaan gooysey looga iibsadaa , taasi waxay keenasaa inaan dhulka afduub loo haysan Dalkuna dhismo . ❤ Dhul lagama cabiran karo meel Magaalada ka baxsan ilaa 5 kilometers,
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Xaqiiq weeye Qof cashuur badan kusocataa dhul iska haysanayo, Maskax iyo Qorshe Aad u wanagsan Mahadsanid Masuul
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
MashaAllah sxb waa halka aan isha ku hayo doonayana inaan nolosha qurbaha ku soo gebo gebooyo inshaallah. Waa mashruuc wajiga magaalada wax wayn ka badali doona dad badana ku dhiiri gelin doona inay ku soo dhiiradaan wadanka. Waxaa isha lagu wada hayaa hadaba qiimaha guryaha ma sidi somali lagu yaqaanay ayay qaaliga ka badin doonaan taasoo kalifi doonta in dadku wadanka ka niyad jabaan kana doorbidaan wadamada deriska. Somalia waxa loogu soo dhiiran layahay waa dhulka oo qaaliya iyo xataa hadaad maagto inaad guri ka iibsato wuxuuba ka qaalisanyahay gurigaas guryaha xataa wadamadan horumaray. Dawlad xakamaysana meesha majirto
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Hadaan la isku duubnaan, Dadkoodhan aysan ka kicin fadhiga, Ninkaasi waa reer hebal maxaa loodacwaynayaa aan ladhihin, Dawlada markaa joogtana lala shaqayn, Oo Duqa Magaalada iyo Dawlada Hoose Lala shirin oo Runta Loosheegin Si ay Dalka wax uga badalin Sidaas ayay ahaanaysaaa, Sharci waa in laga soosaaraa Sharcigaana lamaraa hadii kale ila meerayso lagu jirayaa
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
Aad iyo aad sxb waa sidaa
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 4 ай бұрын
Amal real estate walaahi dhulka waa dhistay war dadka reer putland. Oo nairobi dhisanayo kaalay wadanka
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Fursado badan ayay haystaan haday ka faa iidaystaan Maanta
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 ай бұрын
Boosas laamiga haysta 30x30 aayaan ku haynaa wiliba boosasbadan nagala soo xariira wadadaas amal xageda ah dhan ka magaalada udhow raqiis ah damaanad haysta xalaal ah nalasoo xariira 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 3 ай бұрын
Waa meel Wanagsan oo Mustaqbalka Magaladu Ubadan doonto Hala xidhiidho Walasheen
@Vxxlmmm
@Vxxlmmm 4 ай бұрын
Reer puntland kuma fiicna qaaabka wax loo duubo, wiilkan sidiisa si faahfaahsan wax u soo duuba
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Thanks wllo
@Zack16666
@Zack16666 4 ай бұрын
Waa meeqo ayaa lagu iibinayaa 3 bedroom and 5 bedroom. Noo sheeg qiimaha
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Wali Dhismahaa socda walaal Xoq dhamaaystirana cid isiisa lamaan kulmin Number ama contact tikooda online kahelaysaa bal cafiiskooda wac
@ismailmuse8861
@ismailmuse8861 4 ай бұрын
Sxb thanks aad bad umahadsanthy❤
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Adigaa mudan Sxb
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 4 ай бұрын
Somaliya Hawadaas Ayaa ba wax loo dhiga aan LA heli Karin
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 2 ай бұрын
Puntland geedo kama baxaan miyaa
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Nugaal Godan Weeye Dhir Geed Gaab ubadan ayaa kabaxda
@munaabdi4240
@munaabdi4240 4 ай бұрын
Dawladu waa inay sharci kaso saarto, qofku haduu Dhulka sanad guduhiisa ku dhisan ama laba sano gudaheed, waa in Dawladu kala wareegto, oo qof laga gado dhisan kara.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Haa sax 2034 baan dhiyaa mac quul maaha waa inuu kuwareejiyaa qof diyaara
@munaabdi4240
@munaabdi4240 4 ай бұрын
@@SOMALBLOGGER, shuruucda Caalamka waa saas. Sanad ama labo gudahood, hadad ku dhisan dhulka ama aadan la imaan sababta aadan u dhisi karin, aysana dhaqaalo xumo salka ku hayn. Waayo hadadba hayn dhaqaale maha in Ummada, isbaaro u dhigato.
@MohamedAbdi-nk7gs
@MohamedAbdi-nk7gs 4 ай бұрын
Maya sidaa maaha lalamawarego cashuur xad dhaaf ah baa lasaara qofka asaga iska iibinaya marku cashuurta dhibsado bil walbo cashuura dhul banaan
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
@MohamedAbdi-nk7gs ok waangartay inadeer Waa qorshe wanagsan Dawlada hose waxaan filayaa hadaba cashuur way kaqaadaa lkn midanookale ama qorshahan ookale maysan u isticmaalin wali waa lootidhayaa dadka
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 4 ай бұрын
Mar Mar ayaa wadanka dacaayadaysaa. Waa inaa dhulka xayiisisaa nin yahow jooji Mar Mar negative aa ku hadashaa marka jooji sxb intaa waa iga talo waa ku flow gareeyaa
@munaabdi4240
@munaabdi4240 4 ай бұрын
Been hadii laysku maaweeliyo, gorma wixii khaldan laysu sheegin, oo wax lasixin. Waxa wadanka looga cararayo hadan la sheegin, oo wax laga qaban, siiba Ummadu way isdhaanta reer Puntaland, waligood dhisimayaan dhulkooda.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
inadeer Dalkan Iigaba lexjeclo badana Xaqiiqdana waa in lasheegaa oo runta la isku sheega si aynu Wadada tooska uqabsano
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Caqliga Allah barakeeyo Sidaas weeye
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 4 ай бұрын
Mar Mar wax nooqari Africa oo dhan ayaa caajis ah hada garoowe kale dadka shaqo la aan taa same time waa inay xitaa hal saac nadaafada laga shaqeeyaa
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 ай бұрын
War niyahow dad badan oo malgashadeyaal oo reer muqadisha heyna dhulka fursada ah io qiimahood noo soo gudabi.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Waa Diyaar
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 ай бұрын
Wasiirkii qorsheynta Somaliland waagaas Sacad Cali Shire 2012kii wuxuu ka caabaday, UNDP waxay tiri Bosaso waxay ka weyn tahay Hargeisa, Gaalkacyo dhinaca Puntlanda waxay ka weyn tahay Burco, Garowe waxay ka weyn tahay Borama, Qardho waxay ka weyn tahay Berbera.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 ай бұрын
Yacni ka dad badan tahay.
@knownking9094
@knownking9094 4 ай бұрын
Garoowe tagtay oo talaabsatay hg mj ku dayada adinkuna faaq meel leedihiin iskadaaya😂
@shaahwithshire2469
@shaahwithshire2469 4 ай бұрын
Inte lagala xariiri kara?
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Wali wuusocdaa Dhismaha wll , Xafiiska kuugu Dhaw ee Amal Bank leedahahay ayaa xog kusiinaya
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 4 ай бұрын
Meesha laga dhisay naaso hablood iyo salaxley miyaa 1995 ayaa caano kasoo qaadi jirey owrculus reebati qaafa qaris ayaa somari jirey walaahi waxaa xasuus taa mar uu gaari iga jabay reebati aan lug garoowe ku soogalay
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aduunyo Dalkan Meel fog ayaa laga keenay MashaAllah hahahaaahahah
@SerTempleton
@SerTempleton 2 ай бұрын
​@@SOMALBLOGGER mashallah waa wax aad loogu farxo. Weli hiigsigayagu ma dhawa inshallah
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
@SerTempleton thanks Sxb
@MA-xb3cy
@MA-xb3cy 4 ай бұрын
Garowe gabiley ba ka weyn bossaso na berbera ka weyn Burco hargiesa iska ilow
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Hahahahah
@MA-xb3cy
@MA-xb3cy 4 ай бұрын
@@SOMALBLOGGER laakin mashallah magala wanagsan weyan hada garowe Nice developments
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 4 ай бұрын
Aad iyo Aad Qarash iyo Waqtibaa galay Boowe Allah dalkoodhan ha inoo Hagaajiyo
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 ай бұрын
Wasiirkii qorsheynta Somaliland waagaas Sacad Cali Shire 2012kii wuxuu ka caabaday, UNDP waxay tiri Bosaso waxay ka weyn tahay Hargeisa, Gaalkacyo dhinaca Puntlanda waxay ka weyn tahay Burco, Garowe waxay ka weyn tahay Borama, Qardho waxay ka weyn tahay Berbera.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 ай бұрын
Idoor Dhulka Isaaq oo dhan waxaa ka weyn gobolka Bari kaliya 😂
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
KKKKKKKKKKK WAA MEEL CIDLO AH WAA TUULO
@Puntland1
@Puntland1 4 ай бұрын
Mr. Idoor 🪳 maxa la cabadaysa? Tulada dad ba dhisanaya
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 ай бұрын
Wasiirkii qorsheynta Somaliland waagaas Sacad Cali Shire 2012kii wuxuu ka caabaday, UNDP waxay tiri Bosaso waxay ka weyn tahay Hargeisa, Gaalkacyo dhinaca Puntlanda waxay ka weyn tahay Burco, Garowe waxay ka weyn tahay Borama, Qardho waxay ka weyn tahay Berbera.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 ай бұрын
Idoor Dhulka Isaaq oo dhan waxaa ka weyn gobolka Bari kaliya 😂
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 208 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 108 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 21 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 25.07.2024
20:47
VTV Somali
Рет қаралды 1,4 М.
vlog: GAROWE, Somalia🇸🇴… through my eyes!!
8:58
Life With Jamad
Рет қаралды 44 М.
Xaafadda New Garoowe
3:37
Amal Bank
Рет қаралды 21 М.
Socdaalkaygii Bosaaso | My journey to boosaaso
15:06
Qays Qeyser
Рет қаралды 233 М.
Abdisalan Hareri iyo Amal Village Garowe Puntland
38:39
AC Kornayl
Рет қаралды 8 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН