New German Citizen - Sida Baasabor Jarmal loo helo

  Рет қаралды 26,534

Khadar Baashee

Khadar Baashee

3 жыл бұрын

The New German Citizen - Sida Baasabor Jarmal loo helo
In this episode Abdirahman and Abdulqadir will tell us how to get a German passport. They will also tell us about the life in the diaspora and their struggles.
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Cabdiraxman iyo Cabdulqadir waxay inoga waramayan sida basaborka loo qaato iyo dhibatoyinka nolosha ghurbaha
Any questions/suggestions/tips ?
Instagram ►►► / ​
Facebook ►►► / kudhufo.ent​
Tiktok ►►► www.tiktok.com/@kudhufo.ent?l...
Email ►►► kudhufo.ent@gmail.com

Пікірлер: 52
@Max-bg3xo
@Max-bg3xo 3 жыл бұрын
Mashallah shaqa fiican horay u soco. Ninka dambe waa Adag, rageedii mustaqbal fiican baan u rajaynaa.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Ku dhufo channel horay u soco huuuno from Switzerland lkn hadaynu nahay Somali Xaasid badan ayaa inagu jirta lkn waxaan rajaynayaa inaan Walaalo noQo no Somaliyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadarkhayre3309
@khadarkhayre3309 3 жыл бұрын
Nin wax bartay halkasad ku salamantahay Abu salca
@sihaammubashirali7268
@sihaammubashirali7268 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@filsanxarago6883
@filsanxarago6883 3 жыл бұрын
Thanks 😊 wll
@jamailciro4579
@jamailciro4579 3 жыл бұрын
first view like isara waxii iga danbeeya
@ayaanleandiibrahim4050
@ayaanleandiibrahim4050 2 жыл бұрын
Khanis tuug duug dhalay Bad tahay lacaagti aad iga xaday iken lan gaab sacsac musow
@samiramu3615
@samiramu3615 3 жыл бұрын
Great content 👌🏾
@eliasyonuskeykey7146
@eliasyonuskeykey7146 2 жыл бұрын
It is actually interesting, Somalis in Europe are able to speak Somali so well lol, unlike here in the US.
@hanad6666
@hanad6666 3 жыл бұрын
Mshlh dhalinyaro gut gemacht mach water wan ubahanahay arimahas horay usocda o noso badiya aus hamburg 🇸🇴😍🙏
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 3 жыл бұрын
Waad mahadsanidiin wlleheena ku dhufo channel waxaad wadan dhiiri galin wngsn keep going brathers 🙏🇸🇴
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah jarmalka waxan joogay 6 bilode ad ayey uu adagtay inadkaga so qadhoto sharciiga alhamdullah hada france ayan jooga jawidagan 🥰❤️🙏
@monacali7366
@monacali7366 3 жыл бұрын
Abdirahman Abdullahi hassan Wilkas waa Nin waxa badan nolosha ka yaaqan Inder singel Ma tahy kii laay qoora tahaye 😍💞👌
@abdirahmaanmuhumed678
@abdirahmaanmuhumed678 3 жыл бұрын
amazingggggg
@mariyaibraahim9032
@mariyaibraahim9032 3 жыл бұрын
👍✌️
@marawaos
@marawaos 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@MalaCVB
@MalaCVB 3 жыл бұрын
👍🏽
@user-yu2hl2ke3w
@user-yu2hl2ke3w 10 ай бұрын
I would like to go Germany
@monkmodemalik8225
@monkmodemalik8225 3 жыл бұрын
Jarmalka waa laandheeraha yurub
@nasraali3029
@nasraali3029 2 ай бұрын
Kkkkkk. Ma hadaad qadatay anigu waxaan qatay 1987 magalada Bonn.
@omarabdullahi9804
@omarabdullahi9804 2 жыл бұрын
Like 👍 iyo subscribe waan saaray. Wünsche dir einen wunderschönen Sonnigen und einen schönen Abend. Viel Spaß aus London 🇬🇧.
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 8 ай бұрын
Alle ha idin fudayidyo❤
@moh2232
@moh2232 3 жыл бұрын
Wa Been dad ma celiyo Jarmalku Isbuuc ka hor wiil somalia ayu Muqdisho ka dajiyey 8sano ayuu joogay
@abdalatilabsade1696
@abdalatilabsade1696 3 жыл бұрын
Mxa lkn
@khalidjama4280
@khalidjama4280 3 жыл бұрын
Welcome to 🇩🇪
@yasin38hamdi
@yasin38hamdi 3 жыл бұрын
Bro waxaan ubaaahanahay adresse Mönchengladbach ma igu cawin karta
@KauBintuYuusuf
@KauBintuYuusuf 21 күн бұрын
​@@yasin38hamdi Ma heshay wllkayow😢
@homerkmsimpson
@homerkmsimpson 3 жыл бұрын
Do they have German Passports?
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 3 жыл бұрын
Kan danbe meel lagu ba aybuu joogtaa oo xaasidnimo taalo😅😅
@mahemedahmed3103
@mahemedahmed3103 Жыл бұрын
Asc
@Moccalocca100
@Moccalocca100 2 ай бұрын
Stay dont come
@Zamzam-we2wt
@Zamzam-we2wt 3 жыл бұрын
👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@ducowaalidwaadahab4217
@ducowaalidwaadahab4217 3 жыл бұрын
Asc, bacda salaan waraysigan qaybta hore hadii aan usoo laabto, wadankan aynu joogno horta federal. Gobolkastana shuruc uu gaar ayuu leeyahay marka laga yimaado dastuurka ama Grundgesetz. Laba xeerarka ama Voraussetzung waa lagu kala duwan yahay. Informationen dheerad ah hadii uu bahan tahay ilaa xidhiidh wixii Gesetzt quseeya. Mahadsaniid.
@hiboilahayhaunariisto2821
@hiboilahayhaunariisto2821 3 жыл бұрын
Meel aad ku soo shaacbaxdo maad rabtaa
@ducowaalidwaadahab4217
@ducowaalidwaadahab4217 3 жыл бұрын
@@hiboilahayhaunariisto2821 walaalka waxaad uga aqoon roontahay waa in ka caawisa. Somalida wadankan degan sharciga iyo dastuurka miidna aqoon fiican uma laha. Mahadsaniid
@ducowaalidwaadahab4217
@ducowaalidwaadahab4217 3 жыл бұрын
@@sirarthul2509 Instagram Hon Garad Boqor
@KauBintuYuusuf
@KauBintuYuusuf 21 күн бұрын
​@@ducowaalidwaadahab4217 Wllo asc
@adensomali2053
@adensomali2053 3 жыл бұрын
Ninka laba isbuuc la celiya maxaa loo celiya 8 sano jooga germany
@user-vz4ev3fb2l
@user-vz4ev3fb2l Жыл бұрын
Soomlida waxa ku badan xasadka😮
@saeedofficial
@saeedofficial 3 жыл бұрын
Asxaabeey hadda Germany hadaan u soo tahriibo kwrma
@KaNiini792
@KaNiini792 3 жыл бұрын
Dhimashada badda isu sii diyaari 😹😁
@4ksomaliachannel974
@4ksomaliachannel974 3 жыл бұрын
@@KaNiini792 baahi
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 3 жыл бұрын
Somali isku xaasid moyee xitaa hadii qurbe layimidey miyeyna naga hadheynba qof walaalkaa ah marna haxasidin muslimna ah
@adensomali2053
@adensomali2053 3 жыл бұрын
Fafahina no shega ninka sadax isbuuc la celiy wadanka germany joog mudo 8 sano ayuu jooga germany
@abdimaxamuudhusen7878
@abdimaxamuudhusen7878 3 жыл бұрын
ninka danbe xaqiq waa Arakasa Nivte caaraya waa runti
@somaliduetschland4992
@somaliduetschland4992 3 жыл бұрын
Magaloyin ama.gobolada sharciga wayn bixiya no sheegi karta
@mohamedmatann728
@mohamedmatann728 3 жыл бұрын
Wlhi ninka dambo yaab ayuu ka dhargay. 😂😂
@dalmarabdi2452
@dalmarabdi2452 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 wajale umadeyna ma ahan wlhy runta ayuu ka hadlay 😂😂
@aliadam5219
@aliadam5219 3 жыл бұрын
War ninka been ku xoog weyna, asigo sharci wiliba mid dagnasho heesto ayow leeyhy " wxn dalbaday Freiwillige Abschiebung" micnha in wdnki lo celsho. Hdalks waa is diiday lataliyow hh
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
War dalkiina jooga eega Soomaalida waa la fahmay oo cidina wax ku fali maysee
@abdiqani396
@abdiqani396 3 жыл бұрын
barnaamij fcn ayaad wadaan lkn magaaladaas soo dhaafa
Somali 45 Years In Germany - Waxaan Jooga Jarmalka 42 Sano
10:46
Khadar Baashee
Рет қаралды 201 М.
YURUB WADANKA UGU FIICAAN SHARCI , NOLOL IYO SHAQO  24.05.2024
6:39
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 9 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 35 МЛН
Warehouse Money in Germany - Shaqooyinka Jarmalka
10:02
Khadar Baashee
Рет қаралды 40 М.
Sida loo soo qaado qaxootiga Jarmalka
19:17
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,9 М.
DAAWO QODABADA AAD KU HELI KARTO SHARCIGA WEYN EE GERMANY
9:39
MAAJID BALAALA OFFICIAL
Рет қаралды 17 М.
WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYO DOONKA SU,AALAHA DEEGAANKA PARTY 3
6:28
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 7 М.
Herari Iyo Germany  Free Speedway Autobahn 🛣  🇩🇪
5:49
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal
12:45
Nolosha | Germany 🇩🇪 | Sweden 🇸🇪 |
13:34
Wayaamo
Рет қаралды 17 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН