New short Film Sicir Barar Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa 2022

  Рет қаралды 98,367

Abwaan Sayidka Barakaysan

Abwaan Sayidka Barakaysan

2 жыл бұрын

Пікірлер: 311
@abdirashed6669
@abdirashed6669 2 жыл бұрын
iyadoo dadku ay Mashqulsanyihin hadana waxa jira qof wagsan oo akhrinaya Qoralkayga✌
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 2 жыл бұрын
#Abdi_Rashed wall anaa akhriyay #Subscribe iisaar. mahadsanid guulayso🙏
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Sayidka barakaysan neo talented bbaad tahay wlhi inta uu ka qosliyo ismujiya 😂😂
@suhaybqadha4089
@suhaybqadha4089 2 жыл бұрын
Waxa uu ka hadlayaa waxlagu qoslo maaha ee waa dhibta bulshada ka dhextaagan
@teamliverpoolsomali6353
@teamliverpoolsomali6353 2 жыл бұрын
Qofkii aduunka ugu kheyrka badnaa nabi moxamed ku sali wll
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Saddex wajioo kala duwan in la matalaa wax sahlan maaha waaqaca jirana lagu saleeyo thanks sxbayaal.
@hamzekeo
@hamzekeo 2 жыл бұрын
Talented boy sayidka barakeysan🔥🔥👏🌍😂
@guure2959
@guure2959 2 жыл бұрын
Sayidka wllkey alle dartii ban kuu jeclahay🥰🥰
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 жыл бұрын
Mashaa Alaah. Dadka xaqu dirirka ah aynu difaacano. Hadii iyaga la amusiiyo bari yaa ino hadli.🙏🙏🙏
@yakubfarah6185
@yakubfarah6185 2 жыл бұрын
Qiimaynta muuqaalku waa mid ujeed leh lkn Hal mid hagaajiya akhyaarta filmka soo saartay qaabka aad umetelayzaan wadaadka waa si khaldan sharafta culimadan wx udhimaysa hadi aad awodan hagaajiya alle haini barakeyo
@jamalhajimohed9361
@jamalhajimohed9361 2 жыл бұрын
Si fiican buu uga metelay kuwaas aad ka hadlayso. Inyar oo ALLE ka baqaysa mooyaane intooda badan ma shaki bay cidi kaga jirtaa in ay xaqqii, xuquuqdii, u dhex ahaanshihii bulshada ay wiiqeen kuwaas aad sheegaysaa? Waar ummadda ka xishood kolley ka mid baad tahaye shuyuukhdana in EEBBE barakeeyey oo aad u tiro yar mooyaane inta kale waa ku qadhaabtaan khamiiska & gadhka dheer. 👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@cladiifmohamedxaashi6900
@cladiifmohamedxaashi6900 2 жыл бұрын
Xoog kuma helaysaane ilahay ha idiinsiiyo 😅😅🤲🤲🙏
@saedguure5850
@saedguure5850 2 жыл бұрын
Talent hadii la doonayo wiilkan ayaa leh keep going pro zayidka barakaysan
@MaHamed_WarDi
@MaHamed_WarDi 2 жыл бұрын
Talent dhab ah 🥰🖐
@sports6456
@sports6456 2 жыл бұрын
Ku salli nabigeena muhamed scw❤
@samiirasuuban744
@samiirasuuban744 2 жыл бұрын
Scw
@ciqadirismaacil929
@ciqadirismaacil929 2 жыл бұрын
Scw
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Scw scw scw
@zakariyehussein2002
@zakariyehussein2002 2 жыл бұрын
Pure talent weeyi waxani 🙏🙏
@monaabdilahi8030
@monaabdilahi8030 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣Waan idin wata team wadada xaqa 🥰🥰
@maxamedcabdimayow5235
@maxamedcabdimayow5235 2 жыл бұрын
Wow wlhi waa video-gii ugu haboona baan is oran karaa si loogu baahiyo social media uuna u gaaro mas'uuliyinta dalkena Team wadada xaqa horumar wacan keep up
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 2 жыл бұрын
Waddo ayaaan socdoo waxaan u istaagey daawashada barnaamijka Talent ah keep going brother
@wadanigadhabta4372
@wadanigadhabta4372 2 жыл бұрын
Wallahi waxa aan ismodsinay inanay ahyn maanta mirahan gurano waa mid inaga horeyay👈🤔
@abdirahmanmarshall4144
@abdirahmanmarshall4144 2 жыл бұрын
Saydka wll wad iga qoslisa runti wll wxn ka codsanaya hargeisa haan imaade ma kula kulmi kara hadi aay maqbuul tahay thanks brother légende
@dirislerox9868
@dirislerox9868 2 жыл бұрын
HAA IKALAY SXP
@safwaanhassan4610
@safwaanhassan4610 2 жыл бұрын
Teamka wadada xaqa❤😂 Zayidka barakeysan hore usoco zhp 💥
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 2 жыл бұрын
AllE Ha inaGa raali noqdo dhammantEenba🤗
@Mofaysal
@Mofaysal 2 жыл бұрын
Amen 🙏 walaal
@user-mm4zi2sp3n
@user-mm4zi2sp3n 2 жыл бұрын
Saydka wan kahelay sad wax umatasho ee tadanbe dadka bila salaada kaga hadal alle dartii❤❤❤
@farhanapdi575
@farhanapdi575 2 жыл бұрын
Xaqiiqda taala dhulkena ilahay ha inaga wada saaro teamkana waan uhambalyeynaya shaqada ay hayaan
@axmedyasincraxman6986
@axmedyasincraxman6986 2 жыл бұрын
Idilkiin team ka wadada xaqa iyo hogaamiye idiris ilig (sayidka barakaysan) Waxaad haysaan shaqo adag oo ah hanuuninta iyo hagida bulshada.. Hore ugu socda waaqica jira.
@asadfaraxa2204
@asadfaraxa2204 2 жыл бұрын
Zhp reaction so sameee ❤️
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 2 жыл бұрын
Soo same waa Runtiiye
@toosanejr356
@toosanejr356 2 жыл бұрын
Soo samee waa runtiiye
@toosanejr356
@toosanejr356 2 жыл бұрын
🎗🎗🎗🎗💤💤💟😭💖😭💖🗯😭😭👌🤺🤔💤🤔💫🤔
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Tani waa Xaqiiqada somalida Ka jirta walaahi 😭🤲😢
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Sayidka BARAKAYSAN keep going por hore u soco 😁😢
@mansourofficial9032
@mansourofficial9032 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqda dhabta ee xlda wadanka ka jirta
@baxarozcade5185
@baxarozcade5185 2 жыл бұрын
Abwaanka odaynimada waa ku Soo baxee wlhi 😂
@abdishakourmahamoud1888
@abdishakourmahamoud1888 2 жыл бұрын
Team waddada Xaqa runtii waa dhalinyaro Dadkooda la dareena oo ugu soo gudbiya hadba Waaqica Taagan Hab majaajilo ah, sababtana waxaan odhan karaa kaliya Cadaadis kaga imanaya dhanka Dawlada Haddii aanay usoo Gudbin Habkan oo ay usoo gudbiyaan Hab toosa.
@sacdiyamclin2368
@sacdiyamclin2368 2 жыл бұрын
Dhalinyaro wanaagsan baa tihiin allaha idiin barakeeyo wax badan ey umada iska indho tiraan ayad bahisaan🙋‍♂️
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 2 жыл бұрын
Ilmaadeerayaal rag talent /hibo leh ayaa tihiin halkaa kasiiwada TEEDA KALE booska culimada kadhiga mid jiliin qurux badan culimadana sawir qurxoon kagud biya mahad sanidiin 🥰👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@nouramourid1930
@nouramourid1930 2 жыл бұрын
Manshalaha Manshalaha walahi waad iga oohisaa. Marwalba run baad ka hadashaa walalkay Lkn samali dhagalaay max maqal.❤️❤️❤️
@mukhtar274
@mukhtar274 2 жыл бұрын
Sayidka was a good character...
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
I miss my hometown hargaysa kursiga habar ma waaye Kakakakakak!!
@nadraali3135
@nadraali3135 2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo wllo kuwan soo badi😥😥😥😥😥alle hawsoo naxariisto masakiinta
@Wawareey
@Wawareey 2 жыл бұрын
Teem zaydka barakysan noolow sxb dad badan baad indhaha u furtee💚🤍❤
@aaranpolycliniccenter9792
@aaranpolycliniccenter9792 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay wllo hawsha wacigalinta aad umadda usoo jeedisay waan hawl wnaagsan allle ha ku xafido halkaasi ka sii wadd
@shamsafalkon6000
@shamsafalkon6000 2 жыл бұрын
Geesi walaalo dadka u hadal abaaraha iyo waxkasta kuu muqda ka hadal we love you wll
@mrcarlos7522
@mrcarlos7522 2 жыл бұрын
Pin iku qaPo Legenow💕🤣
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 2 жыл бұрын
#MR_CARLOS, WLLKY #SUBSCRIBE NAGU SHARAF. MAGADSANID GUULAYSO IDAMKA ALLE 🙏
@ismaaciilfaarax186
@ismaaciilfaarax186 2 жыл бұрын
Waa sax riwaayadani xa qiiq ayaad ka sheeg teen👏👏👏
@abdijipaarmohamout8928
@abdijipaarmohamout8928 2 жыл бұрын
Zayidka am idiris sidaad u taqanaba wa ninka kaliye Aaladaha kala duwan aqoon ahaan iyo mazkax ku hadla wuxu dhahaba wa ficil iyo gacan wada socota🖤
@barkhadabdi233
@barkhadabdi233 2 жыл бұрын
CAJIIB HADAL KAAGU WAA LAYAAB WAX BADAN BAAD NA XASUUSISAY MANTA NOOLOW ZXP ADNA🙂🙂
@libaan465
@libaan465 2 жыл бұрын
Talented hore u soco zxp sayidka barakaysan👏🏻💙
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Caqliga alle Ha idin barakeeyo bro❤
@siciiduv6985
@siciiduv6985 2 жыл бұрын
Talent boy sayid barakaysan
@safiyayuusuf2845
@safiyayuusuf2845 2 жыл бұрын
Waadnagawaalaysaa🤣🤣💚💙❤
@khadraidil7858
@khadraidil7858 2 жыл бұрын
Masha Allah Team wadada xaqa Alle ha idin barakeeyo sidaada bulshadiina ugu damqanaysaan markasta xaqiiqo jirta ayaad Ka hadashiin Alle dadkeena haka dhigo qaar isku naxariista oo dadkooda danyarta ah iyo midkasta oo dhiban ba hoos u eega Allahuma Aamiin
@cabdiraxmaanshucayb2138
@cabdiraxmaanshucayb2138 2 жыл бұрын
Mnshlh wll alh hkuu siyaadyo caqligaaga
@hothanezxaaq133
@hothanezxaaq133 2 жыл бұрын
Sayidka barakaysan talentgii oo qof ah keep going pro💯❤️
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 2 жыл бұрын
Allhu Akbar saydku runbadanaaa
@cizidiin5817
@cizidiin5817 2 жыл бұрын
team wadada xaqa la.antii ma qoslo waxna ma fahmo keep going👏👏👏
@daysanejrlyrics9796
@daysanejrlyrics9796 2 жыл бұрын
salaada ha la ilaaliYo🥰❤
@kalith143
@kalith143 2 жыл бұрын
Allaha ni barakeeyo
@mohyadinhassan
@mohyadinhassan 2 жыл бұрын
Team waddada xaqa ✊
@apdiqaniomar5774
@apdiqaniomar5774 2 жыл бұрын
makalogaybaan MUSLIM Ahay waxay Rakaabkan 🤣🤣
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 жыл бұрын
Team wadada xaqaa keep going
@kaydhaabsede1605
@kaydhaabsede1605 2 жыл бұрын
Inta sugaysa qalalaadka ismuujiya😂
@naasirxasan5729
@naasirxasan5729 2 жыл бұрын
Sayidka Barakeysan legend❤🙏🖐
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 2 жыл бұрын
WAXAAAN DOONAYNA BADAN 😅 WAXAAN DIIDNAYBA JIRA 🤣🤣
@shakishakichannel5263
@shakishakichannel5263 2 жыл бұрын
Masha allah walahi wa wiil talent badan
@aim1307
@aim1307 2 жыл бұрын
Masiibo Ka macaash weeYe Ganacsatada Dalku, Dawladuna waa iiman LaaweYaal
@adnansaiddayah561
@adnansaiddayah561 2 жыл бұрын
Wax xaqiiq ah ayay ka hadlen wlhi
@apdirazakalta7090
@apdirazakalta7090 2 жыл бұрын
Aniga wadadka qosol igu dilay😂😂
@cabdisamedxariir9764
@cabdisamedxariir9764 2 жыл бұрын
sayid ka barakaysan iyo xertiisoow magacaas alle u baahane badala qof aan alle u baahnayn ma jiree tiim dareenka shacabka u hadlaba idinkaanu idin haynaaye
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Inta ila aragtay in sayidku waxa jira ka hdlo oo uu si cilmiyeysan bulshada ugu so gudbiyo☝️☝️☝️💯🧣🧣%
@omernimcan4016
@omernimcan4016 2 жыл бұрын
Manshalh wll laha kula jiro lkin dadkenu xigmada ma dhuxane wey kuqosla weyna dhafa waxnse lehy wxan ruwayad yan lagu kobine wax halagu qato waxa ayi xodani ka hadleyso waxa halgu fahmo waxna halga badalo dawolada iyo shacabka iyo ganacsatadu sidan wax haka qabta
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Kan yaree siyaasiga metelaa Malcom X buu isoo xasuusiyaa.. Waa quruxlow codkar ah.
@bahdoonbisle
@bahdoonbisle 2 жыл бұрын
Legend Sayidka 👍
@muftaqirahmuftaqirah1146
@muftaqirahmuftaqirah1146 2 жыл бұрын
Sixir barar ma ahan ee waa sicir barar " sicir" waa eray af carabi ah
@jihaanhaji3467
@jihaanhaji3467 2 жыл бұрын
Wllhi waxaasa Talent ah Masha allah 🙈💙💙
@Cilmi_tech
@Cilmi_tech 2 жыл бұрын
Talented boy horey usoco wllo
@liibaancismaan6784
@liibaancismaan6784 2 жыл бұрын
Sayidka bada iyo bariga waa ku wata legend
@xikamiyoxikmad6399
@xikamiyoxikmad6399 2 жыл бұрын
Team wadada xaqa dhamaantiin hore u socda Mid baan idin odhan lahaa maalmahan danbe idinku soo badanaysa ama aad adeegsataan oo ah Sida aad ka dhigaysaan marka sheekha Zxbyaal sidaa si ka duwan oo ka qurux badan
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 жыл бұрын
Talente boy sayidka barakysan caqabad taagan maanta😒🥺
@queenayaaniita5368
@queenayaaniita5368 2 жыл бұрын
Wlhi sidii ugu haboonayd u hadhshay Dadkii kugu raaci lahaana sugaynaa
@yaxyebigil7382
@yaxyebigil7382 2 жыл бұрын
Sayaidka barakaysan sxb alle haku xiftiYo talanTi ayaad leedahaY wlhi 🫡
@maxamednuurgebi6492
@maxamednuurgebi6492 2 жыл бұрын
Team wada xaqa guuleesta walaalayaal alle haidin xafido
@cqaadirjaamac4897
@cqaadirjaamac4897 2 жыл бұрын
War duqi barakeysna oo mixnada ahaa horey usoco
@maajidismail3139
@maajidismail3139 2 жыл бұрын
Manzhallah ale haku xafido shb❤🥰🥺
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 2 жыл бұрын
Hore u soco alawbaahnaw kkkk
@hamsedaahir9760
@hamsedaahir9760 2 жыл бұрын
Team wada xaqa🤩👊
@zaytuuni5066
@zaytuuni5066 2 жыл бұрын
Qaladaadkii wll zoo dadajiya qozol iguma hafhine😂😂
@gadhyaremediaproducts5964
@gadhyaremediaproducts5964 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk sxb wallee waan qoslay zayidka
@abdirahmanmaalim941
@abdirahmanmaalim941 2 жыл бұрын
The old man character...😋🤣🤣🤣
@sakulicabdi4918
@sakulicabdi4918 2 жыл бұрын
heart touching wlaalkay sayidka
@xilistudioofficial2400
@xilistudioofficial2400 2 жыл бұрын
Keep going pro
@BkBk-bd9mn
@BkBk-bd9mn 2 жыл бұрын
sxbeyaal team wadada xaqa soo badiya please🙏🙏♥️
@khalidfaraskacad895
@khalidfaraskacad895 2 жыл бұрын
Sxb aad ayaan kuu taageera, meel dheerna waxbaad ka eegta, se waxaan dhi sada qaabka liidata ee sheekha u medashid. Hore u soco sxb.
@yaxyebigil7382
@yaxyebigil7382 2 жыл бұрын
Soonaali zaasid nimo ugu imo war vedio gan waxa daawataY 21k waxaana like 👍 saaraY 3k.. bal inTa kalle ma dawladaa waa yaabe
@mohamedshuaibomer999
@mohamedshuaibomer999 2 жыл бұрын
Ala ubaahane the best act
@taabagal7220
@taabagal7220 2 жыл бұрын
Ader sixir-barar maahee waa Sicir-barar…
@farxiyamacalinabuukar7334
@farxiyamacalinabuukar7334 2 жыл бұрын
Walaahi waa fani
@hamsa_sancaani752
@hamsa_sancaani752 2 жыл бұрын
Xaqiiq wll qali
@abdibarre8889
@abdibarre8889 2 жыл бұрын
Keep going Sayidka
@xasannuux5275
@xasannuux5275 2 жыл бұрын
Mansha allah alle haku xafiido
@Xanfresh7
@Xanfresh7 2 жыл бұрын
Waa in lagu waana qataaa walee Tani waa real decomentry
@apdiazizapdilahi5624
@apdiazizapdilahi5624 2 жыл бұрын
Team wadad xaqa🥰
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 💞
@dulmidiidmedia1092
@dulmidiidmedia1092 2 жыл бұрын
Waa kuu saaray adna iisaar wll
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 жыл бұрын
Team xaqa horumar wacan
@sakariyexuseen8922
@sakariyexuseen8922 2 жыл бұрын
Abwaan sayidka pin igu sharaf😂🖇️
@yuyu9
@yuyu9 2 жыл бұрын
Lacagta aad ku tacabtay more then 40 or 50 years markad dhimato qofkale aya wuxuu doono ku samay naya adigu sadaqo kalamad bixin this true
New Film Video-gii Qawanaanta Sayidka Barakaysan Cabdi Cido Iyo Eng Hud Hud
31:41
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 152 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 18 МЛН
Filim Cusub 2022 Kiis Khiyaali Sayidka barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
14:53
New Film Xukunkii shacabka sayidka barakaysan | cabdi Cido & team wadada xaqa 2022
20:01
Ruwaayada Dilkii Dameerka Part 2 Sayidka Barakaysan Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
14:15
New Film 2022 Xashiishad Sayidka Barakaysan | cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
11:57
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 101 М.
Ruwaayada xaaji dicin iyo xukuumada qaybtii 1aad Sayidka Barakaysan & Cabdi Cido
14:08
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 144 М.
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,5 МЛН
路飞还是太年轻了#海贼王 #路飞
0:19
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 2,6 МЛН
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 6 МЛН
NEVER MESS WITH JOY
0:34
FluteDude
Рет қаралды 7 МЛН