NEW VIDEO WAA IMISA KIRADA GURYAHA TAJAMACUL QAMIS? SUBSCRIBE TO MY CHANNEL

  Рет қаралды 1,616

Fardowso iskufilan channel

Fardowso iskufilan channel

24 күн бұрын

Try the free video editor CapCut to create videos! www.capcut.com/t/Zs8rrAP2o/

Пікірлер: 15
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 22 күн бұрын
+20 1123561920 yaxye hadii aad ubaahan tahay guri in laguu kireeyo wiilkaas laxiriira waxwalba wuu idinka caawi karaa please wiilkaas waa wiil yar oo shaqaysanaayo hadaadan in aad kuri kiraysato Rabin shidalka gaari haka dhamaynina xaqiisa iska ilaaliya shaqadiisana kudhiiri galiya iqaamada xataa wuunidiin raacaa guri wuu kuu kiraynaa alaabta wuu kula soogadaa waxwalba oo masar kusaabsan wuu idinka caawin karaa xataa hadaa guri gadanayso
@nimcomaxamed7538
@nimcomaxamed7538 21 күн бұрын
@@fardowsoiskufillan mhdsnd
@Niinaegal
@Niinaegal Күн бұрын
Asc Fardowso. Aad iyo aad ayaan video yadaada kafaaiday JazakAllah. Walalo bishadanbe InshaAllah ayaan idin rajaynayaa. Waxaad nagukatalisay oo aan kuguraacsanahay in dadkaan lacag aan guriga u dhigman amaba ninka masriga ah uuna kabixinayn. Laakiin dhibka dadkeenaan dabadaha kaimaanaya naheesato waxa waaye dadkii hadanagsoo horeeyay ama wadanka dagaanaa oo dadka guryaha u kireeya aa waxay taganyihiin 200000 iyo kabadanwaaye guryaha waxkalena majiraan markaa anagii wadankii majoogno maxaan yeeli karnaa talo ahaan. JazakAllah
@nimcomaxamed7538
@nimcomaxamed7538 22 күн бұрын
Allha ku barakeeyo qali halkii qol ee banan waa imisa
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 22 күн бұрын
Masha Allah xabiibti
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 22 күн бұрын
Mashaa Allah Aamiin Aamiin
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 22 күн бұрын
MashaALLAH tabaraka LAAH Heer sare warbixiin
@user-cb8cr2er9u
@user-cb8cr2er9u 22 күн бұрын
Mash Allah ❤
@munahussein9687
@munahussein9687 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤salan gobeed abayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-vz5oo3vo1k
@user-vz5oo3vo1k 22 күн бұрын
Abaayo adigu qurbajoogta ayaad lahdashaaye qalqol joga maxaad uladli wayday mahdsanid
@munahussein9687
@munahussein9687 22 күн бұрын
Masar marka horaba ayaga qayanadoda badantahay, somalina ayaga dadka wala lacag ayey la ordayan waxey raban iney wax walba shaqse ku helan walaga fa ideystay masarna wa dad yaqano seda lo nolado ee waxka narta somali yey
@m219641
@m219641 21 күн бұрын
Tajamacul Khan Khaamis wa Xaafad duq ah sicirkaasna lama kireeyo xaafadaha kale sida Tajamacul Taasic iyo Caashir e will ka Yaxya isku noqo dheh???
@clear_sky1275
@clear_sky1275 22 күн бұрын
Asc ibka kawaran abayo
@m219641
@m219641 21 күн бұрын
Asc wll Fardowsa ma aanan ku fahmin waxaad sheegtay ,dadka u waadixi markaad ka hadleeyso kirada ,example meeqo qol iyo fadhi you musqulo hadda waxaad ina tustey guri goglan iyo mid shaqo laga haayo gudahooda bannaanka sideey ka yihiin nama tusin meeqo qol ey yihiin maxaa dhinacyada ka xigaan ma skuullo (school) iyo supermarket , iyo masaajid ma u dhow . Teeda Mantaq Taasica,iyo Caashira kasoo hadal adigoo mid mid inooga kala saraaya. Mahadsanid
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz 20 күн бұрын
Wllo anigoo kaliya hadaan doonayo inaan imaado intee lkharash igu baxaysa cidna kama aqaane shaqo ma leeday ma kashaqaysan karaa
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 76 МЛН
SIDEE AYAAD GURI U KIRAYSAN LAHAYD MASAR QAAHIRA🇪🇬
15:25
RAHMA 🇸🇦
Рет қаралды 1,3 М.
Qaxootiga masar malaga dhoofaa maclumad kaarka qaxootiga ah?
10:54
Somali Family
Рет қаралды 1,1 М.
MASAR SIDEE GURYAHA LOO GIREESTA ILA SOO DAAWO 🙏💯
9:38
Layla Ahmed Official
Рет қаралды 9 М.
MAXAAD KU GADAN KARTA 10$ EGYPT (MASAR)
6:17
Gabar.Cadaado
Рет қаралды 2,5 М.
KA FIIRSO INTAANAD USOO GUURIN MASAR
10:11
RAHMA 🇸🇦
Рет қаралды 840
NEW VIDEO DUKAANADA QURAARTA IYO ROOTIGA TAJAMACUL QAMIS
10:26
Fardowso iskufilan channel
Рет қаралды 2,3 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47