''Nimanka Awdal State waxa ku jira Cuqdad ISAAQ naceyb ah...." Boqor Buurmadow oo u digay Jabuuti.

  Рет қаралды 8,452

Bakayle Media - Codka Dadka.

Bakayle Media - Codka Dadka.

7 күн бұрын

#suscribe #somalia #like #share #somaliland #news #wararka #ethiopia #fypシ゚viral #Boqorbuurmadow #buurmadow

Пікірлер: 57
@YusufHashi
@YusufHashi 5 күн бұрын
Baqor cismaan Aw buurmadaw 👑 Waa Laandheere Habar jeclaa
@isseyare837
@isseyare837 5 күн бұрын
Guri boorame ku yaal aanuu calanka bluuga ahi ool ma jiro Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@user-te1dw9kp4g
@user-te1dw9kp4g 5 күн бұрын
Boqor hadii ad jeceshahy sida ad sheegtey in la saxeexo MOU ethiopia dee gee dhulka habar jeclo ha ku doodidin dhul aanad lahyn dadkii lahaa baa jooga
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 5 күн бұрын
Dulmi jaceyl dhee Dibjir dibad wareeg ah Qabiil qabiil u dowladeed wey dhamatey Duli dhee GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE GOODBYE SNMLAND
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 күн бұрын
idinkana wxaa idinku njira Cuqadada Umad Soomaaiyeed oo dhan
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 5 күн бұрын
Kkkkkk adero somali yaa uu taagana maxa magaaca reer waagoyii waliba besha dhaxe aya sameeyaaye fimka naa uu dhamaadaye dee adero isaaq the power of somaliyeed from Djibouti
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 күн бұрын
Reer Awdal waxa Garab Taagan Dhamaan Umadda Somaliyed odayga wuu Qaldamay Awdal State Of Somalia Goor Dhow filo
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 5 күн бұрын
SAMAROON & CIISE maaha XABASHI waa soomali waxeyna ka tirsan yihiin Federalka 🇸🇴♥️
@hiboosman6705
@hiboosman6705 5 күн бұрын
Jahil fogal jahiil luqhay belongs to Cisse and Samaron give Berbara to Ethiopia . Or give Hargeisa its Issacland. Siad Bareh may Allah grant him janatal firduse help Djibouti to get her independence no Issac . So Darood help Djibouti stop lying.
@abdinasiradan8760
@abdinasiradan8760 5 күн бұрын
AWDAL STATE MOVMENT MAXAY KAA HAYSTAA MA XOOLAAD KU LEEDAHA?????????? ADIGAA CASHUURTOODA KU NOOL
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 4 күн бұрын
Isaaqa aad sheegay wax necceb anagu ma ogin ee runtu waa nacaayb dhexdooda yaal oo aan dawo lahaayn oo aay iyagu isu hayaan oo aan la qarin Karin arkaa waxa fiican in indoor runta ku noolaado oo xagxagashada dadka kale iska dhaafaan iyaaga isu burka oo nacaybka dhexdoodu xarkaha goostay oo aanay daweeyn Karin aakhirkana aay ku burburi magax iyo maamuusna ku waayi waayo hada wuxuu maraya meel aan dawo lahayn runntuna waa sidaas
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 5 күн бұрын
Iska hadle, saylac muuse uma soo dhawaan karo. Dhawaan eeg waxa muse ku dhaca. Muuse Hargeisa loogu tegi oo la soo qaban
@Gotthemethod23
@Gotthemethod23 5 күн бұрын
Boqor reer boorama waad cayday. Ee kuadkayso. Afcaytamay.ninkiisaa Le.
@user-hu1xr4sj3j
@user-hu1xr4sj3j 4 күн бұрын
Boqor BEINALEH , Jibuuti waxbaaa kama GaRanessid
@AliAli-ey5ic
@AliAli-ey5ic 4 күн бұрын
Dameer madoow
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 5 күн бұрын
Ganshanti madowe wa ninka ugu cuqdadaysan idoor haday cuqdad jirto wa na igu sawiir waxisu idoor dee burco io hargeysa leedahin dee oorom siya ama mesha ad rabtan geeya rer xamarka waxy dhahan fad ama ha fadin wa lagu fadsiin awdal state coming soon frm SSC khaatumo
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su 5 күн бұрын
Cuqdadland +isaaqland 😂😂😂
@maxamedcabdi2232
@maxamedcabdi2232 6 күн бұрын
Wax macnaleh ka hadli maayo,waa nin wayn oo hadana aan hadalkiisii ku hadlayn
@FarhaTresor
@FarhaTresor 2 күн бұрын
Axmaar bay jeclaatay habar awale Soomaaliyey Waa in loo meheriyo
@user-mx7ss7zl3e
@user-mx7ss7zl3e 5 күн бұрын
Ha Galina Dabka gala Habari jeceloy
@Somfox1
@Somfox1 6 күн бұрын
Qabyaaladu Xumaa...Waar sidan u dhaama Qoomiyada Somaliyeed!
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 күн бұрын
Isaaq gaar ahaan kuwa haabr xabuush la dhhao waa ceebta Soomaaliyeed , Bosaso
@KareemHussein-yr3yp
@KareemHussein-yr3yp 5 күн бұрын
Ar boowe waxbaa bakh yiri😅
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 күн бұрын
@@KareemHussein-yr3yp hhhhhhhhhhhhhhhhh
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 4 күн бұрын
Muxuu taageeri karaa isagii ayaa gred uu hadhsado la, xabashida iska leef leef. Dameer madaw
@user-wm6ue3ze8j
@user-wm6ue3ze8j 4 күн бұрын
Buur madaw lafdiisa meel loogu hagaago malaha wuxuka midyahay dadka qawlaysdayaasha ah isaaqna waxbakaama galin isaaqna matihid waxatahay dibad meer aan miisaanku lahayn umada reer somaliland dhexdeeda
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 3 күн бұрын
Maanta runtuu ka hadlay
@abdussalemaare2566
@abdussalemaare2566 4 күн бұрын
Qoqor ku sheeg weeye
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 5 күн бұрын
Nin walaan batay boqor buurmadow oo jajila
@user-wm6ue3ze8j
@user-wm6ue3ze8j 4 күн бұрын
Muuse nacaybka iyo muwaadino la aanta maxamuud xaashi iyo xirsi gaab iyo buur madaw
@AbdishakurHero-lg8vr
@AbdishakurHero-lg8vr 4 күн бұрын
Borama iyo seylac hoyadiin miyaa leh isaqow
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 5 күн бұрын
Yaahuu nin boqot sheeganaya oo dhulkiisii gaal siinaya markuu kadifaacilahaa waa khasaaro umaduna waa inay iskaqabtaan qofka noocaas ah oo saas uhadalaya.
@IsmaelMohamedAhmed
@IsmaelMohamedAhmed 5 күн бұрын
Balnacaskan reg brama waa dadfiica cuqdadbayqanan
@liituraam3273
@liituraam3273 4 күн бұрын
Nin u ololenaayo Ethiopia kaalaya gabdhaheena kufsada
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 5 күн бұрын
Buurmadaw somalilandta wuxuu uyaqaanaa isaaqa oo kuqudha saw maoga landtu inay tahay qabiilo usutagay reer sool waysocdeen reer awdalna way diidan yihiin marka mawuxuu doonayaa qabiilo uu gumaysto oo daciifsado oo marna u hanjabo marna uu laabta ugaraaco oo yidhaahdo mujaahidbaanahay qabiil qabiil gumaysankaraa majirto reerna reerkama adka marhadaad xabashi ugashay iskaraac adi iyo inta gaalada jecel insoomaalida ahna way kaa hadeen
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 5 күн бұрын
Zeylac Sowtan laga xureynayo kkkk maxad Jabuuti ka werarta
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 4 күн бұрын
Maxaa kaa galay. Dameer madaw. Wax naf ahalaha Dadkiisii iyo dalkiisii ayaa laga caydhiyey Dameer ciyey kama duwana. Wax uu yahay malaha. Waa dilaal. Cadaqaate ah. Cabdilaahi yuusuf yaa xoogay u dhiibay oo sumeeyey. Kadib. Marba meel ayuu u ordaa dalkiisana ma tegi karo
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 5 күн бұрын
Dhulka cusub ee hadeer walu wareejiyo itoobiya dad baa iska le,
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 5 күн бұрын
Boqor futo madow wuxu u haystaa gadabursi dad ay iska leeyihiin ee iska soo erya oo dhulkina kasoo saara
@digitalworld1haarin905
@digitalworld1haarin905 5 күн бұрын
Af xumadii sool la idinkaga saaray ee afka la idinka soo garaacay ayaad awdalna lasoo aadeen
@shukrishukri801
@shukrishukri801 5 күн бұрын
Boqor xarmadow adiga ya ka cuqdad badan lafasitoo
@Mosaln-bb9kf
@Mosaln-bb9kf 5 күн бұрын
Buur madow below madow 😂😂
@siradm
@siradm 5 күн бұрын
Markaagi horaba adaa fallaago nimo isugu caano shubay, intaas fallaago ayaad ahaan jirtay, waxad rabtaa marka aflagaadada iyo been ka sheega taariikhda umadda Soomaaliyeed, iyo afxumo inad ugu soo galaan gasho maamulka Somaliland, dibad wareegaagi iyo edeb darradi aad xaggaas ku haysay dee ka noqo oo cafiski la sheegi jiray dalbo, baroortu Orgiga ka wayn
@Hom_of_Islam
@Hom_of_Islam 5 күн бұрын
Waar doqon yahaw Habari awal iyo samaroon way isdhaleen munaafaqada jooji tuugyahaw
@Subxaaaaanalaaah
@Subxaaaaanalaaah 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Odaygan buurxaaarkabuuxaa marwalba cuqdadbuu kahadlaaa cuqdad aan isaga ahaynimajiro maangaab reer boorama reeborama cururyoow uuskawaynlii afkaaga kajeedi oo orod sooxaar ufufuf anagaa idinle
@mahamouddjama7117
@mahamouddjama7117 5 күн бұрын
Isaaq aqligiisii iyo odaygiisii u waynaaba haduu kaa yahay waa la aan adeer hadii dadku ku yidhaahdaan dantayadaaan katashanaynaaye na dhaaf reer reer maxukumee inaad cuqdad ku sheegto waa ri cadhale geed ay ku xoqato mawaydo reer awdalna yar iyo Wayn ma ogola goosato iyo waxan aad dhabarka ku sidatiin ee aad ka dhigteen qadiyad qabiil isaaq land dadkana aad ku qasbaysaan marka reerna reer qadiyadiisa maxambaaro loomana xambaarin karo nina nin marti uma aha nin walbana dhulkiisa isagaa leh una tashanaya ama nacayb ku sheeg ama wax kale
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 5 күн бұрын
Ragan sheqeysid iyo borama wa iskumid ee afkaga hagaji awdal state somali reer borama Djiboutina ragi uudhintay wa samaron iyo Cissé issaq haday barteen reer djibuuti
@user-gm7pf3cy9i
@user-gm7pf3cy9i 5 күн бұрын
Miskiin dadka caqliga leh so warayso kadib aad hadashide
@nathra7351
@nathra7351 5 күн бұрын
Citiraafkana isaaq wata oo keenaya dalkana isaaq baa degan kuwaay somali u waalatayna waa isaaq kuwii sowladii somalia la dagaalantay ee ay xasuuday samaroonkuna soo raaceen isaaq baa ahayeen kuwa madaxweyne ka dhigtay samaroon ee sharafta uyèelay waxaan garanayaa boorama oon gaadiid lahayn taxi iyo bus midna kuwa her kaa gaadĥsiiyey waa isaaq kuwaay calooshooda kujiraana isaaq weeyaan haduu dagaal dhacana iskama celin karaan mareexaan ɓaay sheegteen 1988 xitaa nasabadii baay badaleen samaroon ciilqabayaal ciqdadeysan weeyaan waxba yahay guuuul somaliland ishalah
@isseyare837
@isseyare837 5 күн бұрын
Qabiil qabiil kale uma dawladeeyo Qaran na saas laguma noqdo Somalia 🇸🇴 Somali Somali baa leh
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 күн бұрын
Benale tuuga tahay walahi wey idin dhaman hadi far dhaqisan
@hamseabdi7998
@hamseabdi7998 5 күн бұрын
SOOMAALIDA ISAAQBA UGU CUQDAD BADAN ASAL AHAANA ISAAQU WAA MIDGO
@user-gm7pf3cy9i
@user-gm7pf3cy9i 5 күн бұрын
Hhhh oo adiguna yaad tahay noo sheeg
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 4 күн бұрын
Dilaalkii. Oo soo ciyey kkkkkkkkkkkkkkk sabiil weyne. Xagee abidkiiba xornimo. Laydima waydiin kkkkkkkkkkkkkk doofaar madaw. Faan moyaad keentay cuqdad hadii cidi qabto adigaa fir iyo fac u leh
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 6 күн бұрын
Benaleh,isaq shadiru ka'àha jabuti miskin
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 5 күн бұрын
Abaha iyo kuwi magaca somali ka xanaqi jirey baa shadir leh ahaa…kuwii isaaqa Q3 ugu gabyayeen baa wada shadir leh ahaa ay lahayeen : Ina celaabe ma anaa ka dhigey naagta cali carif Cumar farax ma anaa ka dhigey curadka ceeboobey… and so and so Faransiisku muxuu magaca uga bedeley ee canfar iyo ciise ugu bixiyey sow isaaq iyo somalida kale darteed khati bila ugama joogsan gobanimo doonkooda…. Tariikh jabuuti anagaa hayna adeer
@anissaelmi2713
@anissaelmi2713 5 күн бұрын
Beenaleh
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,3 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 135 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
SULDAAN DUBBAD OO WEERAR CULUS KU QAADAY BOQOR BUURMADOW
2:08:41
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
''Sayidku Diin uma Dagaalamayn'' Boqor Buurmadow'' Taariikhda Daraawiishta
45:56
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 18 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,3 МЛН