No video

Nimcaan Hilaac & Ahmed Rasta | Soomaalinimo | officiall Music Vedio

  Рет қаралды 13,057,682

Hillaac Music

Hillaac Music

4 жыл бұрын

Hees wadani ah oon ugu talo galbay Todobaadka Xoriyada iyo Bulshada soomaaliyeed #Mahadsanidiin🇸🇴
Camera #Socdaal
Erayada #Cali_ileeye
Laxanka #Khaalid_Kaamil
Music. #Mowliid_Xasan ( Dhameeye )
Duubista #Axmed_Rasta
@Facebook / nimcanhillaac
@instagram.. / official_nimcaan_hilaac_1
@Hillaac_Music
@Copyright

Пікірлер: 4 000
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 4 жыл бұрын
Waxaan idinku Hanbalyo maalinta qaranimada soomaaliyeed sidoo kale waxan Hanbalyo u diraya WALAAALAHEN #Djibouti🇩🇯. Jir oo jooga #Hiil_Walaal🇩🇯❤️🇸🇴
@farhiyahassanhassan826
@farhiyahassanhassan826 4 жыл бұрын
Hilaac wll adiga iyo ahmed ba full respect idiin heyna noo laada waligiin faraxd na ku noolaada wiilsha somaaliyeed ♥️😘🇸🇴
@abdirizaakahmed8941
@abdirizaakahmed8941 4 жыл бұрын
Nimcaan hilac fanan qaran 👏❤️
@AWDALGEMSTONES
@AWDALGEMSTONES 4 жыл бұрын
Halkaa ka miis midnimada
@nuraomar5990
@nuraomar5990 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo Nimcaan 🎂💐🎉🎊🎈🎁👏👏👏💪💪 happy Independence Day to u too❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@faizamohamed9378
@faizamohamed9378 4 жыл бұрын
Hambalyo fanan nagu qaaliya 🇸🇴🇩🇯💙
@issirassalisman5673
@issirassalisman5673 3 жыл бұрын
Djibouti🇩🇯 ayan idinka soo taageerayaa. Alxamdulilaah Somalinimadeyda 🇸🇴 wanku faraxsanahay ✌💪
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 3 жыл бұрын
M.a wlshy qali kusalanay anagane 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
@mustapheahmedmire8754
@mustapheahmedmire8754 3 жыл бұрын
@@daahiromarduurgal855 66yu
@mustapheahmedmire8754
@mustapheahmedmire8754 3 жыл бұрын
9ookh.
@mohamedamiin3800
@mohamedamiin3800 3 жыл бұрын
Adi calakuli xal somali letahy wax kale iska dhigoowewee
@issirassalisman5673
@issirassalisman5673 3 жыл бұрын
@@mohamedamiin3800 wax kaleh oo maxay ah? Somalia ma ihi waa run . Oo Djibouti ayan ahay wadan ahaan. Lakiin af somaali ayan ku hadlaa. Oo somali clan ayan ahay. Waanan ku faraxsanahay. Wakas
@asiamohamoud6368
@asiamohamoud6368 3 жыл бұрын
Somali wxn ku jclhy wlhi marka cadow so dhex galo 5somali gacantay is qabsata mashallah long life dadkaygii from hargeisa 😭❤
@yasminaden1330
@yasminaden1330 2 жыл бұрын
à
@abdikarinabdullahi934
@abdikarinabdullahi934 2 жыл бұрын
Tnx
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Saas waa🩸💙
@user-wc5hv9hn9w
@user-wc5hv9hn9w 3 ай бұрын
Queen i.n malin uun waanu midoowi
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Ай бұрын
Maxay kutareysa Somali ayaga is madhiyay cadow intaan lagaarin ayaga is madhiyay 😢😢😭
@abdifatahsalan
@abdifatahsalan Жыл бұрын
Sariir lagu wada gamaay Banaadir sal noo ahow, Hargeysaay sabawanaag Siraad baxa noo ahow, Salaantii wadajirkaay Jigjiga samaddoon ahow, Tilmaantii sawracaay Cartaay xeer ii samee, Sarree waad mudan tahoo Sedkaaga hel Gaarisaay. Maansadu markay dhamaystiran tahay❤️
@DahaboMuxumed-rj8dq
@DahaboMuxumed-rj8dq 11 ай бұрын
😊😊😊😊0😊😊😊
@abdikariin_ak
@abdikariin_ak 4 жыл бұрын
Wax walbo oo macaan waxaa kasii macan hadalka ALLE ma igu raacday ❤❤🙏👍
@crashidmaxamed2097
@crashidmaxamed2097 4 жыл бұрын
HARGYSA WAXABA KAGAMA BAHNA NIMCAAN HILAAACOY EE DNTADA KA HADALO
@fadumonoorhussein4998
@fadumonoorhussein4998 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘😘😘😘🎈🎈🎈🎈🧨🧨🧨🧨🎆🎆🎇🎇🎇🧨🧨🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘
@fadumonoorhussein4998
@fadumonoorhussein4998 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘😘
@zahramohamed9869
@zahramohamed9869 4 жыл бұрын
@@crashidmaxamed2097 😂😂😂😂iyadaa ubahan faqsusow
@heesoqiiroleh7651
@heesoqiiroleh7651 4 жыл бұрын
@@zahramohamed9869 Somalia hanoolato cunugaan iska daay waa caan raadis kkkkk
@hamdaali7190
@hamdaali7190 4 жыл бұрын
From Hargeisa 💚🤍❤️ U malayn maayo inuu jiro qof iga jecel Somali weyn inay midowdo❤️ Ilaahay dhamaaanteen maalinka hayna wada gaadhsiiyo❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zahrasiman6348
@zahrasiman6348 4 жыл бұрын
Aaàaaamin I.a allahayow na midee🇸🇴❤
@abdishakurdhiirane1310
@abdishakurdhiirane1310 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@fathiyamuhumed9034
@fathiyamuhumed9034 4 жыл бұрын
Aamiin
@fikramdecoration4037
@fikramdecoration4037 4 жыл бұрын
Aaaamiiin aaaamiiin
@fartunmukhtar8878
@fartunmukhtar8878 4 жыл бұрын
Amiin
@midnimoQaran79
@midnimoQaran79 Ай бұрын
A billion view at the end of the year Insha Allah 💪💪🇸🇴🇸🇴 Viva Somalia 🇸🇴 🥰😍😍
@user-jn7nj6el4k
@user-jn7nj6el4k 2 жыл бұрын
اغاني الصومالية جميلة والصوماليين أهلنا وربعنا وانا جدتي والدت امي من الصومال وأصلها من مدينة حمر والصوماليين ناس طيبه وعندنا جيران صوماليين طيبين والفنانين مبدعين بالأغنية وحبهم لوطنهم 💚🇸🇴🇸🇦💙 الفيديو خلال سنه ب 8 مليون مشاهدة 🔥
@rahmaabdi4685
@rahmaabdi4685 2 жыл бұрын
اخويا والله نحبككم كمان من اعماق قلوبنا انا رحت اليمن اليمن وعشت فيها ما شفت اناس احسن منهم ربنا يخليكم
@ahmedtaher6726
@ahmedtaher6726 Жыл бұрын
حييياكم الله
@ifrahmaxamed1097
@ifrahmaxamed1097 Жыл бұрын
❤❤
@zakariyesaxane
@zakariyesaxane Жыл бұрын
ilvoyou❣️❣️❣️❣️❣️
@maxamedapdifataah8225
@maxamedapdifataah8225 Жыл бұрын
@@ifrahmaxamed1097 6 zuf0rz 6 .m.
@sharmahussein2194
@sharmahussein2194 4 жыл бұрын
Sxb nimacan horay u soco waa askari somaliyed oo kaga soo hanbalyenaya buuraha GALGALA runtii labadiina fananiin wad dhaften waxa tihiin hanti qaran
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 4 жыл бұрын
Cadowgu Weligaa kaama Guulaysto Guulwade Weligaa Saree💪
@nastehoabdiaziz6304
@nastehoabdiaziz6304 4 жыл бұрын
GuulaYso wll qaali difaaca dalka qabigaan idinka jeclahy markasta waa idiinduceeyaa❤❤❤❤❤❤
@shukribashiircismaan5270
@shukribashiircismaan5270 4 жыл бұрын
Noolow intey nolol jidho nabada iyo abniga aan kujiifno adaa dhaxanta ujiifa ilaahay waxaan kaaga baryin in uusan cadow kaaguulaysan noloshuna kuma xumeyso wllk qaliyoow❤️🥰🙏🏽
@ahmedaidarus5615
@ahmedaidarus5615 4 жыл бұрын
Asc marka mudane.. runtii waxa aad tahay muwadin dhab ah allaha kula jiro, Guul iyo Gobonimo ayaan ku rajaynahayaa insha Allah.. guulayso
@roodahassan2001
@roodahassan2001 4 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwwwwww
@abdifatah6686
@abdifatah6686 3 жыл бұрын
Abahee waxuu udhintay Somalia aniga waxan udhimanay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😥❤❤❤ plz Somalia hada mel ku jirta ee uso duceye
@mohagedi6539
@mohagedi6539 3 жыл бұрын
Ilaahay diintisa udhimo
@nuwara8333
@nuwara8333 3 жыл бұрын
Wadaninimadaba jihaadkeedkee kamittahy adeer🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💋
@mohameddubow2433
@mohameddubow2433 3 жыл бұрын
Manslh waa geerida mid ogu sharafta badan wadaniyoooy hanbalyoo
@samiraabdullahi4455
@samiraabdullahi4455 3 жыл бұрын
M.a
@miskicabdi1886
@miskicabdi1886 3 жыл бұрын
Ilahy janadi ha ugu deeqo abowe😢
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 3 жыл бұрын
Qabiilkeeyga calankaan ka jeclhy soomaali ilaahoow midee😭😭😭🤲
@asmaryare7497
@asmaryare7497 2 жыл бұрын
Nimcan hilaac Ma Fanan an la Simo ayaba Jira Somalinimoda ayan ku Jeclahay Fanan Qaran Nolow Wllkey 🇸🇴🇸🇴💪💪
@siman8001
@siman8001 3 жыл бұрын
Heestan darteed qabiilkeyga wanka baxay waxaan ahay somali waligey dambe na leygama maqlayo qaraankooda xitaa kuma jiro somaliyeey somalinimo wax wan kudhiibi karaa..❤️
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 3 жыл бұрын
Talaaabo wanagsan qaaday wllshy.
@zadamzadaam8157
@zadamzadaam8157 3 жыл бұрын
@@Nabaddoon.0
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 3 жыл бұрын
@@zadamzadaam8157 oo u jeedaa ??
@graadhobire5535
@graadhobire5535 3 жыл бұрын
Dumar awalba qabiil ma leheen.
@ismailahmed1452
@ismailahmed1452 3 жыл бұрын
Wan ku fhny Comment baad kuradineysaa yee
@ozzy393
@ozzy393 4 жыл бұрын
From Hargeisa Somalia 🇸🇴❤ gacmo wada jir baa wax lagu gooyaa🙌
@simanahmedidrissimanahmedi3521
@simanahmedidrissimanahmedi3521 3 жыл бұрын
No no taa hausheegin qalpiga
@ozzy393
@ozzy393 3 жыл бұрын
@@simanahmedidrissimanahmedi3521 waa ku adima ❤
@dahirsnr936
@dahirsnr936 3 жыл бұрын
@@ozzy393 from galmudug ilove somalia and somaliland
@iqrahusseinabdullahi4814
@iqrahusseinabdullahi4814 3 жыл бұрын
Masha Allah
@geletoz
@geletoz 3 жыл бұрын
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Hargaysay saba wanaag siraad Baxa noo ahow From Cyprus nin weyn oo reer Burco Ah Somalia Somali ba leh allow ay israacda♥️🇸🇴💯
@user-ib2yh2xi5r
@user-ib2yh2xi5r Жыл бұрын
Hhhhh sawmaaha zxp
@user-ib2yh2xi5r
@user-ib2yh2xi5r Жыл бұрын
Nin 25 jir ah oo ARAB SHEEKH ISAXAAQ AH
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Labadaa wiil ee SOOMAALIYEED walee hees dhiiga dhaqaajineysa ayey qaadeen.👍👏❤🌹
@asmaaliabdi39
@asmaaliabdi39 4 жыл бұрын
Waxan ahay askariyad domaliyed oo difaca futunta jogta hadaneh heestan marwalbo ii darnata soaima qof kr ku weyn thy love ha saro ❤❤😭❤❤❤🖐shanta somaliyed hagulesato
@qatranur4782
@qatranur4782 4 жыл бұрын
W Dr 2
@duniamohamedmohamed3572
@duniamohamedmohamed3572 4 жыл бұрын
Qatra Nur May bee
@farxadanolashachannel553
@farxadanolashachannel553 4 жыл бұрын
Hormar wcn.wlshy ka.sii.wad hal.abyo qli
@samarahassan1027
@samarahassan1027 4 жыл бұрын
Waa waajib inaa reply kuu soo galo xbbt guul iyo gobonimo iinsh allaah
@eng-fahadabdirisaq8143
@eng-fahadabdirisaq8143 4 жыл бұрын
Shanta noo sheegbal somaliyed ado raliya !
@amiirfuaadofficial5866
@amiirfuaadofficial5866 4 жыл бұрын
Heestan 1 million Kadib Hadaa Dawanayso Like Isaar 👇
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Legen Axmed hillaac wye😁
@wiilkafarxada8003
@wiilkafarxada8003 3 жыл бұрын
2 million aa daawatay
@ahmednagad2090
@ahmednagad2090 3 жыл бұрын
Ujj9
@ahmednagad2090
@ahmednagad2090 3 жыл бұрын
Hn
@liibaanabdulahi5576
@liibaanabdulahi5576 3 жыл бұрын
Sos
@jamaldulmidiid1199
@jamaldulmidiid1199 3 ай бұрын
Hadad 2024 dawanaysid 👍 saar somalinimo 🇸🇴👍❤️
@MohamedIidow-eq8cj
@MohamedIidow-eq8cj Ай бұрын
Hhhh😂
@Ali-jama_axmed
@Ali-jama_axmed Ай бұрын
Heestan waxaan dhegaysanayaa iyadoo ay soo dhawdahay maalinta xoriyada gobolada waqooyi Hambalyo dhamaan shacabka somaliyeed somaliya guul iyo gobanimo somaliya ha noolato from ssc khaatumo laascaanood 🇸🇴🐎✨️
@nopenope2364
@nopenope2364 Ай бұрын
Heesaha isaaq tiriyey yaa idinku dhagayso
@nopenope2364
@nopenope2364 Ай бұрын
Mala ma ogid ninka sameeyey inuu yahay isaaq garxajis ciidagale
@Ali-jama_axmed
@Ali-jama_axmed Ай бұрын
@@nopenope2364 waa gartay 👍👏
@caamirahmed8039
@caamirahmed8039 3 жыл бұрын
WaN Hubaa inad hestan 2021 dawanaYs0 like hayla dhafin 🇸🇴🇸🇴❤🔥
@fatxicabdi4094
@fatxicabdi4094 3 жыл бұрын
L
@Ladaninaibar1
@Ladaninaibar1 3 жыл бұрын
@@fatxicabdi4094 jhhu
@xaliimojimcaalejimcale1767
@xaliimojimcaalejimcale1767 3 жыл бұрын
Wlhi wa runta hada wa ikana
@idiladan2686
@idiladan2686 3 жыл бұрын
Guy2t3
@SayidcaliSheikh-nz2cg
@SayidcaliSheikh-nz2cg 6 ай бұрын
Alow soomalia mideey oo hal ka dhiga Taariikhdu waa 18/1/ 2024 maalin qamiis ah saacadu ay thy 11:30 baan ku raaxeysanaya waxa aan jooga galmudug gaar ahaan dagmada gawaan ee gobolka mudug ❤❤❤😊
@abdirisaqshaacaofficial5376
@abdirisaqshaacaofficial5376 3 жыл бұрын
From Boorama Somali 🇸🇴❤️💯
@ayaanabdi8066
@ayaanabdi8066 3 жыл бұрын
🇮🇹❤🇮🇹
@farxataamoallin564
@farxataamoallin564 3 жыл бұрын
Asc
@farxataamoallin564
@farxataamoallin564 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️😭
@farxataamoallin564
@farxataamoallin564 3 жыл бұрын
0615121562
@ahmedbarma7639
@ahmedbarma7639 3 жыл бұрын
@@farxataamoallin564 💯💯💯
@abdallehashi9551
@abdallehashi9551 2 жыл бұрын
Am from Hargeisa...somali Ha noolaato.. This is an emotional song truly!!!
@MyTima123
@MyTima123 Жыл бұрын
You mean Somalia ha noolaato🙄
@Adelina24244
@Adelina24244 Жыл бұрын
@@MyTima123 but that’s what he said 😂😂
@MyTima123
@MyTima123 Жыл бұрын
@@Adelina24244 there’s a difference between Somali and Somalia.
@Adelina24244
@Adelina24244 Жыл бұрын
@@MyTima123 oh I’m sorry I misread what he typed. You’re correct he’s supposed to say Somalia sorry walal lol
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Most of song have deep emotional feelings of nationalism and sense longing and nostalgia. Good job guys keep it ip.
@ridwaanmawliid7786
@ridwaanmawliid7786 2 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyay Nin Reer Somalilalanad Ah Oo Reer Baligubdle ah cali ileeye afkaaga caano lagu qabay.🤩
@zakiadde9872
@zakiadde9872 4 жыл бұрын
Allow somalia mid ka dhig amiinta waa xagiina calanka umada somaliyed
@jiyaaacalas9517
@jiyaaacalas9517 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@farxaanofficial2894
@farxaanofficial2894 3 жыл бұрын
zaki Fadlan sbacribe usaar walalkeen farxaan official oo ku dhiiri Gali Una sheeg inaad kayimi kaahin tv kzfaq.info/get/bejne/kLJ7qsWVlayUiok.html👈👈👈👈👈
@dararwaynestory1984
@dararwaynestory1984 3 жыл бұрын
Aamiin wllo
@ayubhassani3321
@ayubhassani3321 3 жыл бұрын
Aamin
@xamdacabdi5590
@xamdacabdi5590 3 жыл бұрын
Kkkk
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 3 жыл бұрын
Ano todobo ku jiro dhagesanoya aniga iyo xaskega xalasha amina ino so duceya inu ubad qer qaba nasiyo Somali maxamed 🙏🙏❤ ....
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 3 жыл бұрын
First mabruuk sec ilahay ha idin siyo awlad baari ah oo idin anfacda aduun iyo aakhiro
@_Khaalid
@_Khaalid 3 жыл бұрын
Mansha allah isku walaaqa wll ubad khayr qaba insha allah
@abdifitahibrahimomarxusaan246
@abdifitahibrahimomarxusaan246 3 жыл бұрын
hambalyo
@anshirgeesgeesfartol7082
@anshirgeesgeesfartol7082 3 жыл бұрын
Amiin
@musekhadir4233
@musekhadir4233 3 жыл бұрын
Amin ducada
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan #likesaar
@sumeyocali6580
@sumeyocali6580 Жыл бұрын
Ani
@jimale261
@jimale261 Жыл бұрын
Ani
@hamzehuptizameth2462
@hamzehuptizameth2462 Жыл бұрын
​@@sumeyocali6580🎉😂yyyŕ
@Maxamed1Saleebaan
@Maxamed1Saleebaan 11 ай бұрын
𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐫𝐚𝐚𝐜𝐬𝐚𝐧 𝐰𝐥𝐥𝐨
@yoonisdaahir-yv8lc
@yoonisdaahir-yv8lc 9 ай бұрын
Ani
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Hargiesa ayaan idinka soo salaamayaa, soamaali alle ha xafido meel kasta oo ay dunida kaga nool yihiin
@maxamaddeeq-eu6lm
@maxamaddeeq-eu6lm 6 ай бұрын
sidokale
@alibulle7612
@alibulle7612 4 жыл бұрын
Soomaalinimo ayaan ku faanaa waxaan idinka soo salaamayaa Ottawa guuleysta dadkeygow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@wllzamiirofficial1556
@wllzamiirofficial1556 4 жыл бұрын
Hadii fanaan dhiig loo jubi la haa nimcaan Ayaan u shubi lahaa ❤ like
@faysaljaaquur2104
@faysaljaaquur2104 4 жыл бұрын
✊🏾✊🏾✊🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Haa wallhi anaa kula qaba fikirkaa
@mohamedodowaa7317
@mohamedodowaa7317 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
@petrucci1794
@petrucci1794 4 жыл бұрын
Waxkale dhiig ushubto maweyday.
@cimraanmohamed4554
@cimraanmohamed4554 4 жыл бұрын
labo fanaan oon kala dhicin axmed rasta iyo nimcaan hilaac waaa hanti qaran wlhi heestan markay saaa usoobaxaday ayaan dhagaystay ilaaa hda waan dhagaysan iyadoon halsaa ku jirin ayaaan arkay ilaaa wali kama daaalo allle ha idin xifdiyo labada daaroodba
@kisakuinkoitu1384
@kisakuinkoitu1384 3 жыл бұрын
Am from kenya, and i love you people ,may peace be upon your country. Rasta was here 7years ago ,the best artist of Somali community
@mohayare2138
@mohayare2138 2 жыл бұрын
❤💯
@risaqbashiir5434
@risaqbashiir5434 2 жыл бұрын
@@mohayare2138 ⁵
@sacadiyocabdulahi6985
@sacadiyocabdulahi6985 2 жыл бұрын
@@mohayare2138 Azzذ.ذ ذ.ييسيضصضيثي ضشثضثثثءث ث
@shukricabdi1865
@shukricabdi1865 2 жыл бұрын
@@risaqbashiir5434 i⁰
@feetaroboyofficial6237
@feetaroboyofficial6237 2 жыл бұрын
Karibu😍
@akahiye22
@akahiye22 3 жыл бұрын
Galool samadaa jiroo Salkuna u aroorsan yahay ayaan saba kula dhashoo Hankaygu masuuli karo Samada calanka ku Ladhan ayaa sanka taag ifaray adkaysoo samir lahow bilaha soonkaa ifaray 🇸🇴🙏🇸🇴🌹🇸🇴🧡🇸🇴🔥🇸🇴💪💪💪 from Boorama
@bushraqaali4493
@bushraqaali4493 4 жыл бұрын
Axmed rasta iyo nimcaan hilaac labada fanaan aan adka u tageero ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 jir oo jooga 😍❤️
@user-vi6mo7uf6s
@user-vi6mo7uf6s 4 жыл бұрын
Hestaan 1M markee gaarto plze like ii saar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somalia ha noolaato 💪💪💯💯
@abshirmohamed8067
@abshirmohamed8067 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh
@dabaugaleyanyur6043
@dabaugaleyanyur6043 4 жыл бұрын
Nimcaanhilaacheesti2015
@hawofarah3375
@hawofarah3375 4 жыл бұрын
Ugu danbeyn waa ay gaarty 1M 🇸🇴🇸🇴
@saeedyasin8701
@saeedyasin8701 4 жыл бұрын
Way gartey 1M
@jeylaaniibraahim994
@jeylaaniibraahim994 4 жыл бұрын
Yes waa ay gaarty 1M
@jamaadmahmed3212
@jamaadmahmed3212 3 жыл бұрын
Heestan billions ayay oo dhignta 💛.
@YusufJowhar49-tk3uu
@YusufJowhar49-tk3uu Ай бұрын
Riyadh Saudi Arabia wiil gaaljecel samoow Somalia 🇸🇴 ❤🇦🇪🇸🇦👈
@ArMaanio-Lyrics
@ArMaanio-Lyrics 3 жыл бұрын
Burcaan idinka soo salaamayaa Haldoorro.
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 4 жыл бұрын
Samada calanka ku ladhan ay sanka taag ibaray legends axmed nimcaan ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥😍😍😍😍👏👏👏
@kormeerak8431
@kormeerak8431 4 жыл бұрын
❤❤❤❤💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😚😙😙😚☺☺😚
@aaminazuldaan8487
@aaminazuldaan8487 3 жыл бұрын
Somalia hanoolàato inta igu raacsan inay somalia guul gaarto like isii saar
@hussenbishar5726
@hussenbishar5726 2 жыл бұрын
Labo Fanan ooo cod mcn Iyo hess cajib ah
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 4 жыл бұрын
1m MarkaY gaadho like isaar😭😭❤️ Inta kale mayeeeey😪😂....
@apaaazabdimahamuudsoomalil5629
@apaaazabdimahamuudsoomalil5629 3 жыл бұрын
Jecliya Dalkyga Qliga Alw daa Cadowga iyo Xaasidku Cagta hoose♥️♥️♥️♥️
@cabdimaaliktaaker5193
@cabdimaaliktaaker5193 4 жыл бұрын
Waa askari soomaliyed oo joga janaale shabelaha hose sxb ale dadkena haisraciyo
@moji6625
@moji6625 4 жыл бұрын
🇸🇴🙏❤️💪🏾
@jonathankohan4956
@jonathankohan4956 4 жыл бұрын
Guul iyo farxad ban idin rajeeynaya sxb. Ameen
@manaomar212
@manaomar212 4 жыл бұрын
ALLAHA idin xafido Thanks for your service 1❣🇸🇴✌
@qadarahmed4966
@qadarahmed4966 3 жыл бұрын
Waa ku mahadsan tahay shaqadaa qaranka uheyso ❤️🇸🇴✊🏾
@zainabsalah7299
@zainabsalah7299 3 жыл бұрын
Amiiiiiiin
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Heestan Yaa dawanaya 26-june-2021 Like dhac kusii❤️🇸🇴😢
@dahirhussainali8357
@dahirhussainali8357 3 жыл бұрын
3 july 2021 aan daawanaa
@deeqosalaad9277
@deeqosalaad9277 3 жыл бұрын
25 July ayan dawanayaa
@cocomelonteam8819
@cocomelonteam8819 2 жыл бұрын
M6 26 june 2022
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 4 ай бұрын
Nimcan abdirahman hilaac Wadaniga dhabta gulleysoo Samada calanka ku ladhan ayaa sanka taag Ifaray adkeyyso semir lahoe bilaha soonka i faray ❤🇸🇴❤🇸🇴🥰
@Suhayb344
@Suhayb344 4 жыл бұрын
Dhiig soomaalinimo Hadii kugu jiro igu muuji like 🎤🎤❤❤
@ahmednagad2090
@ahmednagad2090 3 жыл бұрын
H
@Bushramohamed-zj5yx
@Bushramohamed-zj5yx 3 жыл бұрын
Maxeytartaa like mese kugoyn
@khaalidaxmed6657
@khaalidaxmed6657 3 жыл бұрын
Somalinada ku faanaa
@abdulkadirhassanhussein5011
@abdulkadirhassanhussein5011 3 жыл бұрын
Hadanan kuu sarin kwrn Dhiig somalinimo iguma jiro sow ma ahan
@ugbaadbashiir6172
@ugbaadbashiir6172 3 жыл бұрын
Waa xqqq♥️❤❤🙂🇸🇱
@sucaadmahameddahir9844
@sucaadmahameddahir9844 4 жыл бұрын
Masha.allah labo fanaan oo qali ah nimcaan iyo Ahmed Allah ha no kiin dayo walalahay reer somaliyad waxa ini leyahay hambalyo maanta xoriyada 🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤🇸🇴💯❤❤❤❤❤
@abdifatahmusse4957
@abdifatahmusse4957 Жыл бұрын
gobtuna silic way martaa ,haddana saxariir matiro. Allaw somali oo mida oo walaalo ah oo dawlad mida le igu sin Aamin from Hargeisa
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc Жыл бұрын
From khaatuno state of Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 haa nolaato lascaanood ❤❤❤ 2023
@halhays
@halhays 10 ай бұрын
Kastuumo State wax jira maaha abaayo 😂
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc 6 ай бұрын
​@@halhays adeer miyey ku cileen 😂😂😂
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 жыл бұрын
Waan jecelahay soomaalidoo dhan salaam ka timid walaalkiin reer soomaaliland guul iyo gobanimo
@abdifatahsalan
@abdifatahsalan 3 жыл бұрын
Heeso tan ka qaado ama danbigooda iska dhaaf, ustaad cali ileeye aad baan u salaamayaa, from axmed dhagax, hargeisa
@ibracusmaan365
@ibracusmaan365 3 жыл бұрын
Hees iyo badh 🙏🙏 From somaliland 🥰
@simoodiboy
@simoodiboy 2 жыл бұрын
Waxa an ahay Somali wana ku fanayaa Boorama Awdal Somalia ayaa idinka ka soo salamay Soomaalaay
@RadwanFuiaadBarqad
@RadwanFuiaadBarqad Жыл бұрын
Wn kuslamay indr. Me too from awdal.
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 10 ай бұрын
Reer borama wan idin jecelnahy waxan idin ka soo salamaa muqdisho ❤❤❤❤
@aminaabdullahi4971
@aminaabdullahi4971 4 жыл бұрын
Hes iyo bar somalinimo wax dhama lawaa lawadena fanan wan idinku fanaa ilahay hana mideyo amin Amin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@farhanmohamedawil2947
@farhanmohamedawil2947 4 жыл бұрын
Galool samadaa jiroo salkuna u aroorsanyee allow somalinimo salkeeda adkee aamiin aamiin soomaliya 🇸🇴❤❤🙏
@NoFilterShawty
@NoFilterShawty 5 ай бұрын
Shoutout to the Somali Legends !!! Legends for Life !!! Somalinimo 4 Life 🇸🇴🇸🇴💙💙🫡🫡
@ayuubapdiqan4096
@ayuubapdiqan4096 Жыл бұрын
Axmed rasta lyo nimcaan hilaac maansha allaha dalka soomaaliya waa dalkii hooyo maansha allah horay usocda laba fanaan oo aan taageero
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Buuraha surad baa u dheer hankana somaalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@almoakram6090
@almoakram6090 4 жыл бұрын
soomaalinimada waaba igu weyntahay waan salaamayaa inta aigoo kale jecel waxaana leeyahay aduunka u sareeya aamiin
@KadeeMowliidalii
@KadeeMowliidalii Ай бұрын
Cawaa 26 jun 🇸🇴 farxadeyda lam soo kabii karoo waxaan joga Ethiopia 🇪🇹 gaar ahaan magalad jijiga dds Hanbaliyo somali weeyn ❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@abdirahmanagane2903
@abdirahmanagane2903 3 жыл бұрын
From garissa. We love our motherland
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 3 жыл бұрын
Mashallah blood brother
@migilsire340
@migilsire340 2 жыл бұрын
Garrisan is great people big respect from puntland
@calielmy9358
@calielmy9358 2 жыл бұрын
Somalinimo igu dheree San dhuleen ma ogali From mandera.somali oo ii wada siman.
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 2 жыл бұрын
Love you more than our live ♥️♥️♥️ from Mogadishu
@abdullahiabdi8464
@abdullahiabdi8464 2 жыл бұрын
@@migilsire340 gariisaan maaha waxa waye garissa
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 3 жыл бұрын
Heesta waxaa sameeyay abwaan cali ileeye oo reer hargeysa ah. Reer hargeysa waa dad soomalinimadu ku wayntahay
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Siilki hoyada kuweyntahey
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 3 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 caruur baad tahay ee xishoodka baro miyaanay waalidkaa akhlaaqda ku barin
@saharasimanyartajogadheer4873
@saharasimanyartajogadheer4873 3 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 War wuxu edaab darana wa oramadi somaliga inaagu caririnaysan umaleyn eygaan
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
@@saharasimanyartajogadheer4873 maye walahi isaaq habarjeclo cimraan reer xaga ban ahey qadadweyney wa aniga ku abtirsadey hana nabina somaliadina wase
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
@@Dr.HusseinEid somalinimo Somalia ina dhilloy anu somalilandernino igabadan reer hargeisa somaliayada shegeysid yahuda kajecelyihin afhayeen ha unoqon ado dhal faqash ah
@nasroali1171
@nasroali1171 4 жыл бұрын
Samadaa calankaa ku ladhan ayaa sanka taag i fareY❤🇸🇴👏soomalinmo Nimcaan iyo Rasta lbo fanaan oo wax laga dhegaysan karoH oo soomalinimdu ku weynthy horey uzcda calankaas baa ina wada deeqa inaga🇸🇴❤❤💞
@Mohamed16830
@Mohamed16830 10 ай бұрын
Hargeisay sabo wanaag siraad baxa noo ahow 🥺💔🫶🏻 xitaa hadii aynu Kala tagno sinjiyad ka midaysan nahay somalinimo✊🏻🤝❤️
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu 3 жыл бұрын
Waa woqooyi abwaanka iyo fanaankuba,soomaaliyeey in hormuudka umadeena nahay ma ila qirteen😁. From Somaliland,I love my brothers Somalia💓💓.
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Waa kula qabaa fikirkaa aniguba waqooyi bari ayaan ahay.
@milanovloggsandfunny5938
@milanovloggsandfunny5938 3 жыл бұрын
Who is still watching this song❤ From saylac,awdal,somalia❤💘
@khaalidmahamed6068
@khaalidmahamed6068 3 жыл бұрын
Dadka magaalada kulahooga ushee waxy somaalinimadu tahay wallo.
@Jnrsoweto
@Jnrsoweto 3 жыл бұрын
soomalinimo from garissa but holland now🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hanamulah2261
@hanamulah2261 4 жыл бұрын
Aniga #1 ah please like israa I love you somaliweyn😍
@deeq3980
@deeq3980 3 жыл бұрын
Guul somaliyey From Soomaliland Isma Necbin balse Siyaasadi Hore ayaa wax qaladey idinku eed malihidin
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Muhiimada waa ine shacabdeni isjeclanaa🩸💙 madaxda see rabto ha isku sameyan🩸💙
@yousufahmed2319
@yousufahmed2319 2 жыл бұрын
From somaliand somali nimo hawaarto🇸🇴
@MSSMUTE
@MSSMUTE 4 жыл бұрын
Nimcaan cimri dheer cfimad ku jiro ilaah kaga baryay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farhiafunny5589
@farhiafunny5589 4 жыл бұрын
Samada calanka Somalia kuladhan kujecliyaaaa cankaygoooow xaduu imaqlayo ilahay hanaga dhameeeyo cadowga Somalia ilove my country Somalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Amanda dowladayda lama soo dhameenkaro Somali guul abid🇸🇴🇸🇴
@jjyy9791
@jjyy9791 2 жыл бұрын
Hadaa somalinimo kugu weyn tahy ma afsomali kusoo qortid fikradaada markaa ledahy i'm proud somali. teda kale somali ma aha miyaa dadkaa la hadleysaan. Aniga dal af ingiriis looga hadlo wa jogaa lkn dadkeyga marka la hadlayo ama qoraal ahaan ba waxaan afkeyga ka dhoraa af ingiriis . Sabab aan ugu hadlo ma aqaan af shisheye anoo awodi afkeyga hooyo inaa ku hadlo. Alxmdulilah.
@deeqowabdiaden7412
@deeqowabdiaden7412 2 жыл бұрын
Somali hais racdo
@faraxyuusuf6915
@faraxyuusuf6915 Жыл бұрын
2023/may/3 ban dib u dhagayzanaya hees an ka jeclahy ma jirto wllhi zomaliya qof an ka dhalnba ciil qaba from zomaliland wxn zuga marwalpa zanad wlba zomaliya oo izracdo mida allow cadawaha naga qabo 🤲
@shukrijama5399
@shukrijama5399 4 жыл бұрын
Buuraha surad baa u dheer Hankana Somali nimo Mansha Allah welasheena💪🇸🇴👍 🇸🇴🇸🇴💙🙏❤💯💙🇸🇴👈
@qumayoqali1600
@qumayoqali1600 3 жыл бұрын
11 October 2020 ayan dawanaa somalinimada ugu weyn guul Somali weyn🇸🇴🥰
@ajboy9738
@ajboy9738 2 жыл бұрын
Buuraha surad baa u dheer hankana somalinimo. Gobtuna silic waa martaa, hadana saxariir ma tiro🥺😍😭🇸🇴🇸🇴
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
Maqar boy 😂tiktok kugu aqana
@yasminerabileh156
@yasminerabileh156 3 жыл бұрын
I love Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 . I’m Somalie from Djibouti 🇩🇯 . One ☝️ love Somalia .
@hassanabdullahi2650
@hassanabdullahi2650 4 жыл бұрын
Sanad guura wacan dhamaan soomaaliweyn. Waxaan mahadnaq u dirayaa. Abwaan Cali, Khalid, axmed, iyo nimcaan. Thank you for putting this heart touching song together. Thank you more than million times.
@hayatomar5763
@hayatomar5763 4 жыл бұрын
Heesat Aryo iyo Laxan Iyo 2 fanaan Cod Macaan Masha Allah. Hanbalyo Dhaman Umada Somaliyeed🇸🇴🇸🇴🥰🥰
@nadiifobaabuur1595
@nadiifobaabuur1595 4 жыл бұрын
Mnsha alah guulesta
@aminamohamoud7634
@aminamohamoud7634 4 жыл бұрын
Guul rasta iyo nimcan
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Ninkii kufarayaraystay haka reebin akhuunaa
@waanoofficial5736
@waanoofficial5736 4 жыл бұрын
@@abdirahmannblue4891 subscribe likee saar will soomaliya
@apdihakinmahamed404
@apdihakinmahamed404 3 жыл бұрын
Waxaan aad uga helay erayada heesta oo uu sameeyay abwaan hargaisa jooga oo ladhaho Cali ileeye . Somali waa mid
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
U soo duceeya shuhadada ku dhimatay si u difacaan caalamka Somalia ee reer laasacanood
@fadumomohamed3033
@fadumomohamed3033 4 жыл бұрын
Maasha Allah alxmdullilaah mar hadaan soomaali ahay anigaa dadka ugu sareeyo soomaali hanoolaato guul iyo gobanimo waarto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋♥️♥️💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 buuraha surad baa. Udheer hankana soomaalinimo 🇸🇴 intaasaa iga gadan 2 fanaan oon taageero noolaada abid ❤️🇸🇴🇸🇴💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯 insha allh Malyanka ayeey gaari hees qiiymo badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯♥️
@fatxicadey6366
@fatxicadey6366 4 жыл бұрын
M.a Wlhi 10jer wku ceshtay Hargeysaay zaban wng Siraad Baxay Noo Ahow from muqdisho 🇸🇴✅
@hidesidechanel
@hidesidechanel 4 жыл бұрын
Saba wanaag weeye
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
​@@hidesidechanel Saba wanaag maxay ka dhigatay sxb
@queentanya3787
@queentanya3787 3 ай бұрын
Buuraha surad baa u dheer hankana Somalinimo Somalinimo my dhuuxa iyo dhiiga abwaanka heesta sameeyey waa isaaq waa dadka Somali diidka ku tilmaantaan , xitaa heesaha wadaniga ee hirgalay abwaano isaaq baa sameeyey ,bilaahi calayk nagameydaan xishoon Somaliyeey abahiin la gub🥹😀. Inaan wadan noqono uun baan rabnaaye Somalinimada kama kaftano Buuraha surad baa u dheer hankana Somalinimo ❤❤❤
@AngelAbdirahman-bp3dz
@AngelAbdirahman-bp3dz 4 күн бұрын
I'm so proud of being Somalian 😊🇸🇴 all the people with Somalian blood give me a like ❤
@ismahanyaray8670
@ismahanyaray8670 4 жыл бұрын
Soomaaliban ahay Magaca Soomali Nimana dhanah udhaafimato Wan Ku Dhiman wnaa Ku Nolan intan Nolahay Soomaalinimo ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰
@nimcaanoday7704
@nimcaanoday7704 4 жыл бұрын
Heestan 1M markay gaadho like iisaar 👍👍👍 best sang😍😍😍
@muniiroqaamow6656
@muniiroqaamow6656 3 жыл бұрын
Masha allaha soomaliya gul iyo nawad yarabi
@cabdifarax3115
@cabdifarax3115 3 жыл бұрын
2M maraysa 3m usi dhawdahay
@mfayz980
@mfayz980 3 жыл бұрын
6.1M bay marisaa
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 5 ай бұрын
12M bay maroysa 2024
@vdiaziz
@vdiaziz 2 жыл бұрын
I can't stop to listening such sweet voice . I salute Farmajo and my people from somalia🇸🇴otherwise love from Norway💪
@fatumavision8252
@fatumavision8252 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cuntomacaanchannel3606
@cuntomacaanchannel3606 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wa eayo daren leh waxana daremikaro qof eey somalinimadu kuwentahay ❤❤❤❤❤❤💙💙
@bashiirgaab5912
@bashiirgaab5912 3 жыл бұрын
Rr
@sadiamohamud405
@sadiamohamud405 4 жыл бұрын
Buurha surad baa u dheer Hankane somaalinimo Gobtuna silic weey martaa Hadneh saxriir matiro Abaartune waa suneee Haduu jiro saben xumaa Waxaa xiga beri samaan Sag saagune waa dhamaan Gallool samadaa jiroo Salkuna u aroorsanahay Ayaan sabo kula dhashoo Abkeeygu ma suuli karo Samada calaka kula laran Ayaa sanka taag I baray Adkeyso samir lahow Bilaha soonkaa I baray Best song somaalinimo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Form "muqdisho"banaadir
@xasancabdulle8456
@xasancabdulle8456 3 жыл бұрын
Nimcaan hilaac &axmed rasta waaaw
@inspiringmuslimah4947
@inspiringmuslimah4947 3 жыл бұрын
May allah bless our country 🇸🇴🇸🇴 May allah protect Us from the enemies 😭😭❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Amiin sis
@muzamilmohamed661
@muzamilmohamed661 3 жыл бұрын
Amin
@samirayusuf5569
@samirayusuf5569 2 жыл бұрын
Amiin
@DubeyGarane
@DubeyGarane Жыл бұрын
​@@muzamilmohamed661uhuhu😅
@SihamJabril
@SihamJabril 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴💪🏻😘😘
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 4 жыл бұрын
Wwwww my dhiiga Soomali maxamed 💙🤍💙🇸🇴 rer Ohio 🇸🇴 nasab iyo badh💋❤️ laba fanaan oo aan kala dhicin ❤️👏🏿 Nimcaan Hilaac & Ahmed Rasta 🤎 Erayo macquul ah ❤️ Video shiden 🥰 Soomalia one love ❤️
@sarahlucky2353
@sarahlucky2353 3 жыл бұрын
Hargeysaay saba wanaag siraad baxay noo ahow❤️👏🏼
@ayaanabdi8066
@ayaanabdi8066 3 жыл бұрын
❤🇮🇹❤
@luulaibrahim4204
@luulaibrahim4204 3 жыл бұрын
Sariir lagu wada gam.aay banadir sal no show,
@luulwarsame87
@luulwarsame87 3 жыл бұрын
❤️🇸🇴❤️
@loveyloveydovey
@loveyloveydovey 3 жыл бұрын
@@ayaanabdi8066 italiyaa caalanlkiis waye
@ahmedyaasiin9984
@ahmedyaasiin9984 3 жыл бұрын
@@loveyloveydovey 💚🤍❤
@ibrahimdahir7036
@ibrahimdahir7036 2 жыл бұрын
Up boorama and down Gedo look at that distance Somali waa Somali Love Peace and unity inshaAllah we will see Somali peacefull again
@miskimire8415
@miskimire8415 Жыл бұрын
Ilaa io markay soo baxday Bil aan dhagaysan heestan inay jirto umalyn maa markasto aan dhagaystana waa jiriricooda❤😭 Maanta 26june 2023 waa maalinti cadawga ingiriska laga saaray gobolada waqooyi ee somalia haddana loo yaqano Somaliland. Allow salonshii bulshada sogeeye inay yihiin😭🤲🤲 Mar walba waa ku riyoda xamar iyo somalia oo idil oo nabada inaa arko ilahw somali qalbigood isu fiyoobe🤲🇸🇴
@caliileeye
@caliileeye Жыл бұрын
@miskimire8415 Aad baan ugu faraxsanahay Miski inay heestani ku qancisay. Kuwo kale oo waddani ah waanu soo wadnaa. Mahadsanid, Cali Ileeye
@abdirizaakahmed8941
@abdirizaakahmed8941 4 жыл бұрын
Number one 1⃣ likta maxad ila ag marae aqon la'antaa
@sabirinmoha4456
@sabirinmoha4456 4 жыл бұрын
Sariir lagu wada gamaay banaadir sal noo ahaaw hargeysay samawanaag siraad baxay noo ahaw 😰🙏🥺❤🇸🇴
@mohamedmubarak2387
@mohamedmubarak2387 3 жыл бұрын
Maxa sariir Lagu wada gamo ah Sawtaa Malinkastaba lagu kufsanayo Matada😓😓
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 3 жыл бұрын
SAMAALE THE FATHER OF SOMALIS🇸🇴🇩🇯💙✌
@hamsesaed5447
@hamsesaed5447 Жыл бұрын
From hrgysa Waan isku wada Baahany hada soomali nahay Alle bogeena burcad haysku Mariyo Soomalinimo ❤❤❤
@xuriyoyaasiin1875
@xuriyoyaasiin1875 4 жыл бұрын
Fanaaniin qaran al fanaan nimcaan hilaac io alfanaan Ahmed rasta👑🌍😍🥰
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 58 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 28 МЛН
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 24 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Hillaac Music
Рет қаралды 18 МЛН
KHAALID KAAMIL SOMALIYA HA NOOLATO HIT SONG 2023
4:07
Moo Production
Рет қаралды 148 М.
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
NIMCAAN HILAAC  |  SOOMAALINIMO
5:49
Hillaac Music
Рет қаралды 2,3 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,6 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН