NIMCO DIAMOND Ft WALAALAHA ILAYS BAND JIGJIGA | TOLOW XILLIMAAN KU NICI | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 737,880

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

4 жыл бұрын

TASHUUSHKA ADAA NIYADDA
TAWAAWACA BADAY HANKOO
II TABIN SIDAAN KU TABEE
TOLOOW XILLIMAAN KU NICI?
……………………….
SONG OF THE YEAR 2020
TOLOOW XILLIMANA KU NICI?
HEES MURAN BADAN DHALISAY
……………………………….
- EREYEDA: SAADAAM AQLI MAAL
- LAXANKA: MAANDAWEYE
- MUSIC: MOWLID X. FAARAX
- VOCAL RECORDING
- CABDIQAHAAR ILKACASE
CAMERA & EDIT BY: SHAKIIB YARE
DIRECTED BY: NIMCO DIAMOND
PRODUCEED BY: ABDIASKARITUBE
--------------
WALAALAHA ILAYS BAND
JIGJIGA DDS
-------------
-NIMCO DIAMOND
-MOWLIID GOOD
-LIIBAAN JOOKAR
-HIBO YAREEY
-AHMED HAYKAL
-NUUR QARRI
…………………………
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 289
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 жыл бұрын
Allow heesaha iga madobe qalbiga aniyi inta muslinka ah😥😥
@najmanuura5473
@najmanuura5473 4 жыл бұрын
Aaamiin dhamaantenbah
@fardowsa7898.
@fardowsa7898. 4 жыл бұрын
Aamin
@smartyare1005
@smartyare1005 4 жыл бұрын
KZfaq mxa kaso donty? Anaga wxa donto noso qoresysa.😝
@guuleedfull5612
@guuleedfull5612 4 жыл бұрын
J
@fadxaahmed4281
@fadxaahmed4281 4 жыл бұрын
Amiin
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
TOLOOW XILLIMAAN KU NICI? XIDDIGAHA JIGJIGA IYO HEES MURAN BADAN DHALISAY...
@hakaniletisim5105
@hakaniletisim5105 4 жыл бұрын
Madarmedo beee
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 4 жыл бұрын
@@hakaniletisim5105 ilaahay dartii subscribers igu caawi wll😓🙏😭
@secretstar8830
@secretstar8830 4 жыл бұрын
@@hakaniletisim5105 waa live
@alifarah1844
@alifarah1844 4 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay ABDI ASKARI TUBE.
@cabdalamaxamed293
@cabdalamaxamed293 4 жыл бұрын
Xariir aaway sxb
@muqtarmuqtar2129
@muqtarmuqtar2129 4 жыл бұрын
Nimco diamond hadeyba mesha ku jirta Reactionki dirisle filo🎈
@nimco2891
@nimco2891 4 жыл бұрын
Really wlhi
@hindaibrahim292
@hindaibrahim292 4 жыл бұрын
Haa wlhie
@najmanalka5762
@najmanalka5762 4 жыл бұрын
Jigjiga hoygi fanka iyo hidaha wa uxiisay my home allow Iden xafid✌️❤️🤩❤️💚💙
@asmakayse7551
@asmakayse7551 4 жыл бұрын
@najma nalka hoyga fanka waa hargaysa wll jigjigana waa hoygii dhaqanka
@guuleedcabdiciise541
@guuleedcabdiciise541 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw reer jigjiga caadi mahan wlahi hees was iyo badh hooygii fanka jigjiga ayay noqotay hoyga hidaha iyo dhaqanka iyo suuganta jigjiga laaca walee waa la yaabay
@luulibraahim450
@luulibraahim450 4 жыл бұрын
Cmk
@abdirahmanfarah7257
@abdirahmanfarah7257 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 sxb waxas odhan waaxaa ka keynahayaa waan ku ogahay ✋✋✋
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 4 жыл бұрын
Abdiaskari walaal qiimo badan oo ku weyn somali o dhan ♥️👑 sharafi korkaaga
@aminasuuleyaminasuuley7576
@aminasuuleyaminasuuley7576 4 жыл бұрын
Heestaan waan filaya soomaali iney wada fahmi doonto ilaah soomaali ha mideeyo😭😭😭❤
@hamzenasri6002
@hamzenasri6002 4 жыл бұрын
Aamiin Waan rajen yaa
@sirtaquruxdadumarka124
@sirtaquruxdadumarka124 4 жыл бұрын
Inta nimco daimond anay iga hadlaysa wiil aan is jeclayn baa wajiga ii badashay ano waxba ku samayn iso duceya inu iilahay qalbiga iga saaro oon iloobo wiilkas
@fadxaahmed4281
@fadxaahmed4281 4 жыл бұрын
Amiin Ammiin abaayo Illhy hakaga saaro Anigana wiil jcllhy mna fhmyo jcylkiisa aniigu mr walba hdla hdn dhho ima jclid wuxu idhha waan mshqulsanhy shqo cml mrksta samirka badi idhha illhow Daacad hdu yhy ane smirka ii badi amiin iduce abaayo wa dhibanhye wlhii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amransaciid3463
@amransaciid3463 4 жыл бұрын
Abayo ilahy ha kaaga tirtiro qalbigag wlhi jcel aad ayo uxanun badan yahy wan kuso ducaynaynaa xppti niyadaa daji markasta qayr filo insha allah
@abdiqaniboss4838
@abdiqaniboss4838 4 жыл бұрын
Wllo Hadii Khyr Kugu Jiro Alle hakusoo Jediyo Haduu sharkuu yhy alle Hakaa Madoobeeyo
@love_m18
@love_m18 4 жыл бұрын
Sidookale anibo qof an ad JECL AYA xanusady marku ficnady intanh wan wici jiry subaxdii danbo sxbkis ayu kudhahy qoftaa WN dhibsdy wici tankeda adunka sas Iska ah mrku xanusana garb tagnaa😔
@safiyaaxmed1235
@safiyaaxmed1235 4 жыл бұрын
Aabyo ax sorry alle ha ka saaaro qof tas so maray uun ba garan kara xanuuun ka ilhyow qalbiyadena no daji aabyo talo iga qaado waliga nin danbe ha is raacin faido malaha aalle madhi
@hamdamxamedahmed9401
@hamdamxamedahmed9401 4 жыл бұрын
Nimco diamond ayaan heesta udhegeysanayaa💋💋👍 derteed
@sacadmahamed5757
@sacadmahamed5757 4 жыл бұрын
Imaaad sarin lake xilimaad isari aan kusugee🤣🤣 tolow xilimaan kunici markaad lakita ila dhaafto
@ilhanisse60
@ilhanisse60 4 жыл бұрын
Kuu saray
@ismoismaaciil8983
@ismoismaaciil8983 3 жыл бұрын
😡😡😡😡😡
@maryamo411
@maryamo411 4 жыл бұрын
Anigoo kaa tagi garin Waa adiga iku tumanaye galgacal iku tuuraye talow xilimaan ku nici 😥😓💔
@kaamilakordahab3349
@kaamilakordahab3349 4 жыл бұрын
Hablaha asturnaantooda mnsha Allah ♥️🙏
@muniitapea1992
@muniitapea1992 4 жыл бұрын
Tem askari TUBE love dhac dhac kisiya💕💕 wan idin jeclahy dhamantina💕
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Inta dirisle cabdi reaction kiisa sugaysa ismuujiya 😀😀😀
@nimco2891
@nimco2891 4 жыл бұрын
Aniga
@princesszuweyda5675
@princesszuweyda5675 4 жыл бұрын
Aniga xitaa
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 4 жыл бұрын
Horta waa su aale ogaden jacayl ma gala waa maya dadkas wax jecyl iyo naxariis ma qoran qalayfkay la baten
@selenajama4927
@selenajama4927 4 жыл бұрын
Madheera weliga qof an kujecleen hada jeclaato ha iswalin tartiib ufikir xasuuso markasta xumanta iyo nabarada uuu kadaqniyo adooo ogeen aa arke qofkiiiyo qof cadiya ku ah
@musgalayhirsi2677
@musgalayhirsi2677 4 жыл бұрын
Askari salan sare wa lays ma nacan dheeeeee
@ramlizahofficial9745
@ramlizahofficial9745 4 жыл бұрын
Ax😭😭😭😭😭 qalbigayga taabty wllhi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@Garaaado
@Garaaado 4 жыл бұрын
Nimco dheman keep going
@saaficadey88
@saaficadey88 4 жыл бұрын
Inaaa naco jclhay rnti waayo buuqyna batay...tolow xligeyn ku nacaaaa kiyow😰😴💯
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Hees wax.dhaba ka hadleysa😭 tolow xilimaan ku nicii😭💔
@abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684
@abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684 4 жыл бұрын
Hestan xiso gaar bee ila ledahy ever second ❤❤
@ismacilmahamed8735
@ismacilmahamed8735 4 жыл бұрын
Woooow nimco diman waa fanad an tageero buxa uhayo
@amiinahmeddaahir7914
@amiinahmeddaahir7914 3 жыл бұрын
The best nimco giire hore uso 🤒
@user-ct5il2cf3s
@user-ct5il2cf3s 4 жыл бұрын
Talaw xilimaan ku nici 😭😭😭
@Redmensupportes
@Redmensupportes 4 жыл бұрын
Nuur qari and Ahmed heykal is back
@AbdirahmaanAhmedAhmed
@AbdirahmaanAhmedAhmed 4 жыл бұрын
Nimco dheman aad ban u jeclay Cod qurux shax shax jiibteda iyo siday heesa u jiid jiido waa gabadh gabadh ka tagtay heesta qayteda oo kali ah ban kuso cel ceshta igu salama wl hada taqanan
@mohamedwardi0fficialchanel98
@mohamedwardi0fficialchanel98 4 жыл бұрын
ınta nimc0 ku xidHan lugta Ha taagt0 🤩🤝👊
@mustafemario9233
@mustafemario9233 3 жыл бұрын
Woow nimco dheeman
@calisuugo7484
@calisuugo7484 4 жыл бұрын
Heees iyo badh iga dheh
@ubaxcr7158
@ubaxcr7158 4 жыл бұрын
Waaw nin aan muda arg ddsi boqorkooda soolabasho wacan ❤❤❤🔥🔥💥💥👑🙏🙏
@HUSNIPRODUCTION
@HUSNIPRODUCTION 4 жыл бұрын
Keep going bro Abdi
@maxamedaxmedmuhumed288
@maxamedaxmedmuhumed288 4 жыл бұрын
Waxkale_-_Nimco diomond ft wlalah band🥰😘
@ahlaammohmet6259
@ahlaammohmet6259 4 жыл бұрын
Tlow xilma ku nici mid aan niyad ku hayo☹😥
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 2 жыл бұрын
Love love reer jigjiga frome xamar
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 4 жыл бұрын
Tolow xilimaan ku nici doonaa 😭😭😭🤦
@calijawhar6293
@calijawhar6293 3 жыл бұрын
Itabi sidaan Ku tabee xaaliye☑️🤩
@marwaanlyrics2050
@marwaanlyrics2050 4 жыл бұрын
TALLOW DADKEYGII XALIMAY INACEEN?????????😭
@princessmapsoit2720
@princessmapsoit2720 4 жыл бұрын
Tolow xiliman kuNici best song😥😥😥😢
@lamiislamiiscadeey2169
@lamiislamiiscadeey2169 3 жыл бұрын
Nimco Diamond is growing beautiful❤️❤️waaaw
@cabdicade8877
@cabdicade8877 4 жыл бұрын
Inta dirisle reaction kiisa sugaysa likta ku qabo
@khadarcarab9678
@khadarcarab9678 2 жыл бұрын
Adeer hoga fanku waa Hargeisa jigjiga maaha
@ayushguled2729
@ayushguled2729 4 жыл бұрын
Tollow xilimaankunicin 😢😢
@apthinazir4821
@apthinazir4821 2 жыл бұрын
Wow lipaxii nuur qaari ahaa mise idhaheyga
@bishaarfarax3075
@bishaarfarax3075 4 жыл бұрын
Adigu iga tasha neeysaayee toloow xilibaan kunici 🤔 aneey IGA gadan thy heestaane toloow xilibaan kunici 🙆😎
@KhadarXasan-yb6dv
@KhadarXasan-yb6dv 3 ай бұрын
Wa hees aanka helo💚💚💚
@monasimon6833
@monasimon6833 4 жыл бұрын
Tolow gormaan kuni my love 😥
@haniitaaxmed575
@haniitaaxmed575 4 жыл бұрын
Ii tabin sidaan kuu tabee Tolow xilimaan ku nicin😔😓
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 4 жыл бұрын
The first two 👌👌👁
@barcelonafans970
@barcelonafans970 4 жыл бұрын
The best song ilays band
@maryanabdisiyaad8351
@maryanabdisiyaad8351 4 жыл бұрын
Inta dirisle cabdi agshinkisa sugaysa lake dha ha
@munaabdi6991
@munaabdi6991 4 жыл бұрын
Wow inaba caadi maha horay usoco huno qali 💖🙏
@abdifatahshangay5873
@abdifatahshangay5873 4 жыл бұрын
Nimco dheeman keep going
@hodanmawliidindho2938
@hodanmawliidindho2938 4 жыл бұрын
Heesti adunka❣
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 жыл бұрын
Heesta soo daa the only one legend abdi askari
@abdallahaati9016
@abdallahaati9016 4 жыл бұрын
keep going nimco diamond
@ayaancllaahixasanayaanclla8348
@ayaancllaahixasanayaanclla8348 4 жыл бұрын
hesab
@mowsarofficial3433
@mowsarofficial3433 4 жыл бұрын
Inta nabiga jacel haigulasalido
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Scw
@inamohamed5768
@inamohamed5768 4 жыл бұрын
Nimco KEEP GOING SISTER
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 2 жыл бұрын
Waa adunyo mid ba mid kale jecel yahay 🤔😳😳
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
To Tolow xiliman kunici 😢😢
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
TOOLOW XILMAN KU NICI😥 Axya heees😚
@fardusahmed6366
@fardusahmed6366 4 жыл бұрын
taas ma la is waydiyaba qof hadda si dhab ah uu jeclato ka faaidaysan wayo xuman iyo naxli kugu badalo mad dhalin ayar lee hoganka uu fuur ma adaa dhalay niman ku ixtirmayn amaa mid aan ku ixtirmayn culayska iska yareeya 😂😂😂 culys sanadabanu dajinaya anaguba 😂❤️
@qalbisaliim772
@qalbisaliim772 4 жыл бұрын
heesta qaybta nimco 🔥💓
@shankroon528
@shankroon528 4 жыл бұрын
Song of the year♥️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥😭
@aadandaahir1203
@aadandaahir1203 4 жыл бұрын
💖😍👈
@somheegochannel6620
@somheegochannel6620 4 жыл бұрын
hore u soco dhioman ❤❤
@raxmayasin8514
@raxmayasin8514 2 жыл бұрын
Liban Jokar🖤🥺
@user-ff2zx9cl4g
@user-ff2zx9cl4g 4 жыл бұрын
Wewe heesta xiliman ku nici musiga bibibibibi 🎶
@Lul.hussein8
@Lul.hussein8 4 жыл бұрын
Taloow xilimaan ki nici 😩 hees iyo badh
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 4 жыл бұрын
Jigjiga 💕❤️🌹
@maxamedwaliofficial3553
@maxamedwaliofficial3553 4 жыл бұрын
Cabdi askari ugaas giraantu ha wareegto cidii fahantay unba fahantay balse suugantu waa nugneerka soomaalida ka gabo yayna kujiidhine
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 4 жыл бұрын
😢 talow xilimaan kunicin
@qadaafimadaxay1971
@qadaafimadaxay1971 4 жыл бұрын
Salan sare cabdi asgari Heestu ma shaqay nayso gormay nasogadhi
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Abdi Askari #1 fan
@zalmaismaaciil6292
@zalmaismaaciil6292 4 жыл бұрын
Maankaygaad tiirig u tahee talow xiliman ku nici
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 4 жыл бұрын
Aduunkuba🌍 Waa Qisee😟 Haduu Eray Kaa Qaldamay😒 Ha Moodin Qiyaamihii💔😢😌 Taloow’🤔Taloow’🤔 Taloow’🤔Haaye’🤔 Taloow🤔 Xilimaan Ku Nici🤬💔😌😢
@somane8124
@somane8124 3 жыл бұрын
Xasus ayan galaaa
@najmamaxamed7369
@najmamaxamed7369 4 жыл бұрын
Waaw NimCo dheeman kuhystaa cadi maha
@najmamaxamed1778
@najmamaxamed1778 4 жыл бұрын
Hees iyo badha jigji jano 💯
@O.N.A.S.I.S
@O.N.A.S.I.S 3 жыл бұрын
This is song go hard 🙌🏼
@nasteha874
@nasteha874 4 жыл бұрын
I’ll never hate him 😍 I’ll keep him in ma hrt 🤪
@azmarnuweri4805
@azmarnuweri4805 4 жыл бұрын
Nuur Qarri 😎
@sheikhumul2792
@sheikhumul2792 4 жыл бұрын
Dirisle Cabdi ayaan ka bartey nimco Imikana reeactiankiisa sugaya markas ayaa hesta ii macnaneysa
@hodanahmedhimilo1803
@hodanahmedhimilo1803 4 жыл бұрын
Sheekh heesaha qaybaaya wllhi qosol weeye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙆‍♀️
@axmedcali5776
@axmedcali5776 4 жыл бұрын
Nimco suber smooth voice....
@updyaziizhaaruun6050
@updyaziizhaaruun6050 4 жыл бұрын
Ilays band horey usocda
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Tallow xilimaan ku nici✌🏻
@fadxaahmed4281
@fadxaahmed4281 4 жыл бұрын
Inti iga danbeesay wlalaha yow Plzz Iso duce Dhibne jcyla ahaye inu illhy Samirka i badiyo Qofkan jclhyna hdu iga sii jeedo inu illhy Qalpigisa jcylkyga ku shubo wlhi dhibane jcl qof wax so jecldy un dareemaya plz duco 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nrdchannel3319
@nrdchannel3319 4 жыл бұрын
Team Nimco dheman
@mustafeyuusuf2346
@mustafeyuusuf2346 4 жыл бұрын
Waan jeclahay nimca
@muhuboibrahim9504
@muhuboibrahim9504 4 жыл бұрын
Heesta sanad ka 2020
@sakariyebabile8057
@sakariyebabile8057 3 жыл бұрын
Nimcaan diamond 💎
@marwanqurbaani2692
@marwanqurbaani2692 4 жыл бұрын
The best songs 2020
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 4 жыл бұрын
Ohh my goodness so nice
@Munabeauty2024
@Munabeauty2024 4 жыл бұрын
Talloow xilmaaan kunaci Nuur 😞
@majiid1
@majiid1 4 жыл бұрын
Nimco Diamond 🤭😍
@adenaskarjirde7997
@adenaskarjirde7997 4 жыл бұрын
Dirisle way weeye
@eymanabdiqaadir738
@eymanabdiqaadir738 4 жыл бұрын
Best wax kle wlhi tallow xili ban ku nici
@fayaanhmead143cabdi5
@fayaanhmead143cabdi5 4 жыл бұрын
_Hees MCN IGA dheH wlhy_👌
@queennj4233
@queennj4233 4 жыл бұрын
Taloow xilimaan kunicin
@nuuramahdi5123
@nuuramahdi5123 4 жыл бұрын
Masha allh nimco qli zhq
@caamir123
@caamir123 10 ай бұрын
Heeztan😢❤
NIMCO DIAMOND ft WALAALAHA ILAYS BAND JIGJIGA | NACAYB | OFFICIAL VIDEO CLIP 2020
7:31
MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 935 М.
Nimcaan Hilaac iyo Asma Love Hees Jacayl Ah Oo Aan Caadi Ahayn
7:47
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 51 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
FANTASTIC BOYS JIGJIGA & XIDIGAHA GEESKA DHOOL 2018 HD
6:18
jawaase channel
Рет қаралды 549 М.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 494 М.
NIMCO NACNAC  | SIYAR SIYAR - MUUQAAL SHIDAN | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:31
NIMCO DIAMOND & WALAALAHA ILAYS BAND | NABAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO CLIP l 2020
4:08
MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 363 М.
Самая крепкая лысина в мире😁
0:30
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2,7 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
0:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
Стюардесса спасла пассажирку😳
1:00
Kinooff
Рет қаралды 1,6 МЛН
Маленький Воришка 😂
0:31
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,2 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 21 МЛН