NIMCO LIINA HEES (QOMAMO) 2018 OFFICIAL HD

  Рет қаралды 418,820

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

5 жыл бұрын

HEESTA : QOMAMO
ERAYADII&LAXAN :ABDIRAXMAN PRAMA
MUSIC:MAXAMED YARE
CAMERA & EDITING :::MUSTAFE SITE
SOOSARISTII::HAWRAAR MUSIC
Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Пікірлер: 357
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 ай бұрын
Nimco liina we miss you 😢❤ still 2024
@abdifatahebrahim3973
@abdifatahebrahim3973 5 ай бұрын
Ha wn u xisnay😢
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
HEESAHA WAXAA KA MACAAN QUR.AANKA LIKE LOVE YAA IGU RAACSAN LIKE
@sagalosman4364
@sagalosman4364 5 жыл бұрын
Dar ilaahay iskaga jeclahy midhan yar Wllshay keep going ban ku leeyahy ❤❤❤❤❤
@abdirisaqofficial9419
@abdirisaqofficial9419 5 жыл бұрын
Wwwwww mnzh allh inaba caadi maha inta jecel nimco liina like ha ila dhafina
@nasraqali328
@nasraqali328 4 жыл бұрын
Hadaa anigoo kle daawenaysid 2020 like iisar
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 3 жыл бұрын
Gabartan wax badan baan radinayay wayo magaceda ma aqoon lkn wajigeda waxan ku arkay fantastic boys lkn mannta kadis ku arkay🤩🤩🤩
@ifraaxmohammed263
@ifraaxmohammed263 Жыл бұрын
Ana sidaan u raadinayay maantaan soo helay
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 5 жыл бұрын
Aaar nagtaan yaa iguu darsada😘 Aaan mel walpo dahab kaga xiree❤️🧕🏻🤓
@nasroahmed4921
@nasroahmed4921 5 жыл бұрын
Ana kuku tara ibraahim shakul Yare
@shaficidahit6707
@shaficidahit6707 4 жыл бұрын
Wlhi dheh saxibow
@nadaarajs8129
@nadaarajs8129 5 жыл бұрын
Dokhaa iga habaabay Markan kula hdlayey Hdan qoomameya brashadadii Yarkow barashadaadii Ohy oh waa dadkygi igu qbata dee bhashi lyasku jeclaa
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 5 жыл бұрын
Cod iyo Qurx aYuu alle udhamaystirey *NimcO Liina* GO FORWARD SISTER🌻
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 5 жыл бұрын
waaaaw nice clip Quruxley way tahay gabadha Musica iyo Laxanka Erayada caadimaha kaliya Codka aya wax ka qaldan yihiin heskaga xiga wlo Aad uga fiirso Wax yar aya ku jidha 🌹👏👏😍
@niamaabdi6623
@niamaabdi6623 5 жыл бұрын
Woooooo nimco liinah 😍😍codka stelka qruxdah intabh mnshlllh
@maanomusic5432
@maanomusic5432 5 жыл бұрын
Nimca liina alla maxaan sees kuwada heesnay hore usoco wll
@ilzanitoahmet3689
@ilzanitoahmet3689 5 жыл бұрын
Dokha iga hababay mark kula hadlayee axyaa hees👌
@keenancristian7981
@keenancristian7981 3 жыл бұрын
You all prolly dont care but does anybody know of a trick to log back into an instagram account..? I stupidly lost my login password. I love any tips you can offer me.
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
Gawar yaro kaley iska Arah ah HEES kacsan cadi ma ahan codka like igu sharaf Walalow
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 5 жыл бұрын
Hadan qomameyaa yarkow barashadadiii nimco liina qurux ley cod io qurux waa leuskugu daray
@somgedi
@somgedi 5 жыл бұрын
*baryahaan rer Jigjiga hees ayeey soo saarayaane dhaantadi ma cabdibeey raacday*
@ayanahmed1387
@ayanahmed1387 5 жыл бұрын
Nimco liina hees iyo badh👌👌 Go forward hadaan qoma 💞💞💞 Meeeyaa yar kow barashaadii💟💟💟
@mohamedhassanjeilani1154
@mohamedhassanjeilani1154 5 жыл бұрын
Masha alah wajiga furan iyo farxadeeda ayaan ka helay waa qof qalbi weyn leh masha allah quruxdeedana ka hadal malahan ileen soomaali ayay u tahay💝💝💝
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 5 жыл бұрын
Fanaanad mise model Style 😂 farxada waanu kula qaybsanay smiling
@user-sb9yf4hy9d
@user-sb9yf4hy9d Жыл бұрын
Wn just jecelahay mcnto nimco liin😢
@ahmetthashi6753
@ahmetthashi6753 5 жыл бұрын
So Cute Nimco Liina Go Forward Aptio🔥🔥💘❤
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Anigu waan yaabanahy Sanadkaan dadku waa wada fanaanba
@indhoramadi7928
@indhoramadi7928 5 жыл бұрын
Xasaanadanheski kacaa
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
@@indhoramadi7928 😂😂😂
@fatimakeyddaweeye3613
@fatimakeyddaweeye3613 4 жыл бұрын
Axsan hes igadheh doqa igahalabay markan kulahadlaye yes
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Macha allah Inantani Qurux iyo cod Bay isku darsatay 👑😍😍
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 5 жыл бұрын
Dokhaa iga hababe markan kula hadlaye hadan qomameyaa yarkow barashadadii cadi mahaaa axsan Erayo👌👌👌👌👌
@hodanosman2968
@hodanosman2968 5 жыл бұрын
Dookha iga hababay markaan kula hadlayee hadan qomameeyaa yarkow barashada nimco liina 💖💖💖💖💋💋💋💋💋👍👏👌
@naciimainaawjwmac3660
@naciimainaawjwmac3660 5 жыл бұрын
Notification gang🙌
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 жыл бұрын
nimco liina Qurux ba ku dhan wooooow hees kala kacsna 😍😍😍😍
@nasteehomukhtar8418
@nasteehomukhtar8418 5 жыл бұрын
Nimco liin manzhallllha 😍 keep goning
@marwaanhg7637
@marwaanhg7637 5 жыл бұрын
Mi wife💋❤
@xamsefaarax7600
@xamsefaarax7600 4 жыл бұрын
Masha alah
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
Nimco Lina Ak 😚😚😍😍 inaniba qurux meel u lehe inantaa dhoolla caddaynteedu Aishweria Rai dhibco kaga tagtay 👏👏
@abdirahmandjmaanka1588
@abdirahmandjmaanka1588 5 жыл бұрын
Erayo 💯💯 Laxan 💯💯 Music 🎹💯💯 Camero 💯💯 Style 💯💯
@kingjamaludin6185
@kingjamaludin6185 5 жыл бұрын
✔Nimco liiNa ✔✔ ✔Stylka 💯 ✔Muqaalka 💯 ✔Music 💯 ✔Laxanka 💯 ✔Quruxda 💯 ✔✔Hawraaar shaqo fiican✔ ✔✔ Ayad No hysaan ✔✔ ✔✔Hore usocda ✔🚩🚩 ✔ Liketa👍👍👍👍Dadkygii✔ Fanaanada ugu shidan haplaha denbe hore usoco
@cisseisaq2721
@cisseisaq2721 4 жыл бұрын
Tuu
@ahmedraapi236
@ahmedraapi236 5 жыл бұрын
hno wn wtaa midhan yar plz ii dona wll❤❤
@rider8205
@rider8205 4 жыл бұрын
My biggest Crush ♥️🌡💉💍👫wagaan kuarkey ila had heesta kama Dalo huno qali kujecliyaa♥️farxad igu nolow
@naasibaadam3866
@naasibaadam3866 2 жыл бұрын
Is she still your crush?
@maizaabdiraxman7684
@maizaabdiraxman7684 5 жыл бұрын
nimca liina waa gabara jclhy wllhi hore usico wllshayda😘😘
@apdirizakaliaymaninamazuul3729
@apdirizakaliaymaninamazuul3729 5 жыл бұрын
Wooow Wlhi Inanta Si Dacada U Taagera ❤❤❤
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
masha allaah w ainan cod macan heesta wa karabashaka fraaxyada marka like u saaraa dumarow alla maxa inaa ku khasartay faraaxyada heestan run ba y sheegaysa
@marwadi1247
@marwadi1247 Жыл бұрын
Wlhi wn xasuusta heeztan markay so baxday jcylkyga oon is dagalnay ayan udiray mar aan kala hadhnay 😂❤ hadana wN izla socona
@mohmoudahmed8575
@mohmoudahmed8575 5 жыл бұрын
wxn kala garan laayahay ma jidhka ayy soo bandhigaysaa mise heesta......qiyaas bal gabadhan oo xijaab xiran haybada iyo quruxda ka muuqan lahayd....
@nadaarajs8129
@nadaarajs8129 5 жыл бұрын
Haw waa socoty somalidiiye allow nacfi wax kle yartan sheeko mcn by iga iibisey ar yarta iso qabta
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 2 жыл бұрын
Nimco liina wa gabadh geri koombe ah reerahoodu wey habaran qofkii fanan ka noqda
@maanjama
@maanjama 5 жыл бұрын
nimca yar👑💜
@nadranuura2707
@nadranuura2707 5 жыл бұрын
Inantii yareed o so weynatey ahaaa liiina 👍👍👍👌👌👌👌👌
@iamnuuriy3441
@iamnuuriy3441 5 жыл бұрын
nimco liina top wlhi stl qurux cod ww kalay iska arag👌👌👌👌
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 5 жыл бұрын
Gabadhan qosol keedan kahelaa 😄❤️
@abdisamedabdulahi5658
@abdisamedabdulahi5658 5 жыл бұрын
My dadkaygii jigjiga fantastick idiin xisay nimco liina keep giong
@nololwcn2658
@nololwcn2658 5 жыл бұрын
Kujecliyaa xbbti 😍😘🤩
@xaawaluul4055
@xaawaluul4055 4 жыл бұрын
Wakaheley lambakaga isodir abayo ♥️❤❤❤♥️♥️♥️😭😭😭😭😭😭👈👈👈👈👌👌👌👌 mashallah
@shucaybcumar5514
@shucaybcumar5514 5 жыл бұрын
Inaba caaDi maaHa❤ likta hala bkhylin inta codka ka heezhaYeeY🙋
@Tk-nr7nm
@Tk-nr7nm 5 жыл бұрын
Hees shidan iga dheh 😍😍😍😍😍👁️
@Sam_travels
@Sam_travels 5 жыл бұрын
Mahada 1 alle Ta labaad. Hawraar media ta 3 liina😚😚
@asalkareerbarwaaqosalmacay7478
@asalkareerbarwaaqosalmacay7478 5 жыл бұрын
nimco liina wanku tagera 😗😗😗😗aadban kuu jeclahy mcan badan hore usoco
@muxiyadiinkamaal1930
@muxiyadiinkamaal1930 5 жыл бұрын
wlaHi Nimco liina wan taagera Noolow Nimco waayo waa inan Asturan markaY Heesta qaadaYzo Noolow intaY nololi jirto duco ziniYada uzoo baxdaY♡
@salmamohamedderie4089
@salmamohamedderie4089 6 ай бұрын
Nin shalay ka helay manta ka hadh buu i dhahay 😭🥺💔
@a.shakouraidiid8609
@a.shakouraidiid8609 5 жыл бұрын
Markay Asturanty Naf waa Loo Huri karra I Like Your Asturnaantada Wllshy😉
@asaldhaladinaaxmed2868
@asaldhaladinaaxmed2868 5 жыл бұрын
Nimco liina gapadh gopoo garaad wcn waaye 😍😍😍😍😍
@user-fh1mo1jf2v
@user-fh1mo1jf2v 13 күн бұрын
heestan waxan dhageysanaya habeenimo ay jimco soo galeyso taarikhduna ku beegathay 25/july/2024 saacadda afrikada berina ay dul taagtahy 23:46 habeenimo waxan ku jiraa fasax oo mar dhow ayan u gudbi raba semester10 oo semsterki jamacada ee u dambeyey sido kle wxn iska maaxay qof aan in badan daneenayey oo ila fahmi waayey danaanta iyo dareenka aan u qabo wxn rajeyna inan waqtiyo badan kdib so booqan doono commentigan
@alimramushti4574
@alimramushti4574 5 жыл бұрын
Magaladii hormarka jigjiga iyo dhasheedii Mansha allaaha ilxuni kuma aragto huno
@Asli256
@Asli256 5 жыл бұрын
Meeshu waa hargeisa huno
@xaruntamaamulkagobolkasool3048
@xaruntamaamulkagobolkasool3048 5 жыл бұрын
Manzh allh nimco ku jeecliYa xppti hoor usoco
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
Meeshu waa hargysa style keeda maad arkayn dhaga
@naciimadamax2472
@naciimadamax2472 Жыл бұрын
Hadan qoma meya yarkow barasha dadii
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 3 жыл бұрын
QURUXDA SOMALAAD KA DHALATAY NIMCO LIINA 2021
@arfahnoor2112
@arfahnoor2112 5 жыл бұрын
Doqa iga hababay markan kula hatlayey ..... Nimca lina gabadhu qarniga ..horay usoco ina adher.
@wiilkasareportugal6246
@wiilkasareportugal6246 5 жыл бұрын
The best song 💋❤️❤️❤️❤️👍👍 Nimco ✌️✌️😍😍
@Cabdimajiid-Maax.
@Cabdimajiid-Maax. 5 жыл бұрын
Liina♥️
@shucaybmweelo7712
@shucaybmweelo7712 3 жыл бұрын
Axax taageraa wlhyda Fanaanadan lkn sorry imika ka fadhiizatey come back Nimco liina sestar
@yaailadaawanayodbkmaxamuud
@yaailadaawanayodbkmaxamuud 5 жыл бұрын
nimco liina dharka jaalahaa kunuuraysaa maasha allh walaal halkaa kawad mcn
@munaabdirahman4705
@munaabdirahman4705 5 жыл бұрын
Mcha Allah fanaNaD zare
@hakimabdi1164
@hakimabdi1164 5 жыл бұрын
wll wax yar oo wanaagsan ayaad u eegtahay ee iska daa heeesaha
@abasskhanbarrow482
@abasskhanbarrow482 4 жыл бұрын
Queen
@Xeefow
@Xeefow 5 жыл бұрын
Ar wuxu waaa shax shaxeeee
@haarinaari9286
@haarinaari9286 5 жыл бұрын
*qurux badanaa iska jecelahy wllhi tan yar*
@hodancabdi6005
@hodancabdi6005 5 жыл бұрын
Waaaw hees shidan wlhi Nimco liina halka kaga hay mcnto
@69savage92
@69savage92 5 жыл бұрын
Here u soco Qn nimco liina
@mushtAQOmer
@mushtAQOmer 5 ай бұрын
2024/3/6 ❤linaa
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 5 жыл бұрын
lina ake ha qomameen quruxleey
@sayedyasiin
@sayedyasiin Жыл бұрын
Waw❤❤❤❤
@abdirahmandjmaanka1588
@abdirahmandjmaanka1588 5 жыл бұрын
Wwwwwwww best song
@rihanapea3260
@rihanapea3260 3 жыл бұрын
Keep going mcnei❣
@farxiyocumar6613
@farxiyocumar6613 5 жыл бұрын
Queen Nimco Gbr Aad Iyo Aad Qurux badan Hestana Wan Ka Helay Runti
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 5 жыл бұрын
Nimco liina runtii Waxyaroo daadaxa Waryaadha arooskayaga halkeen ka dhignaa ma jigjiga misse hargeysa
@daniamattaan1938
@daniamattaan1938 5 жыл бұрын
codka iyo ayada isma laha manshalah qattar
@axmedarmanto1165
@axmedarmanto1165 5 жыл бұрын
Nimco liina ku jeclhy wllhy❤
@mehdiabdi4631
@mehdiabdi4631 5 жыл бұрын
Nimco Liina fanaand cod iyo QuruHpa izku darstay monchallah
@stayblue759
@stayblue759 5 жыл бұрын
Ax Ar bal'baladhana oo kus'kusanna o mac'mcanna wxaan arkaaa. 😍😍😍💋💋👈Mnzha allah . . . . Liin'mcaaneY ....... I'm bash You😭😭......... . . . . .
@ahlaammalapo1015
@ahlaammalapo1015 5 жыл бұрын
macaan weeyih
@hamdamohamed5938
@hamdamohamed5938 Жыл бұрын
6/6/2023😊
@ahmedyare1797
@ahmedyare1797 5 жыл бұрын
Walee anoo guud ahaan ka wada helay sigaara naasaha ayaan ka sii😎 helay
@nastaislow8326
@nastaislow8326 5 жыл бұрын
nimco quraxay dumarka horta waxbad dhertahay abyo ma isku araktay anigu horankuu arkee dhigaaa ugu sharaf badnow daganaan qurux baad hibo uheysataa iyo waxkaloo dadka heysan lama shanciyee wy ku cayumayane
@abdifatah7064
@abdifatah7064 5 жыл бұрын
Waaaw ar qoftaan iikena
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 жыл бұрын
Woow eryo mcn muuq shiden like igu qabo
@mariaqueen6053
@mariaqueen6053 5 жыл бұрын
inanta yar wn jeclhy hadaan nin ahaan lahaa wan guursan lahaaa hhhhhhhhhhh
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Anaa qaba xppti
@yunana2161
@yunana2161 5 жыл бұрын
Hhhhh subaag weeyan
@llibaanofficial2383
@llibaanofficial2383 5 жыл бұрын
😂😂😂waan guursan lahaa kulahaa
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
@@llibaanofficial2383 Haa waa nacnacba qoftuyari
@daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu
@daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu 5 жыл бұрын
Wlle qof tu waa malab hadan la is xaqireyn il iyo cowri allah ka hayo anigu wan la dhace masha allah
@check_hood
@check_hood 4 жыл бұрын
hadan qomameyaa yarkow barashadadi
@abdirahmandjmaanka1588
@abdirahmandjmaanka1588 5 жыл бұрын
Hdaan qoomameeyaa yartaay barashadaadee 😀😀😀😀😀
@somgedi
@somgedi 5 жыл бұрын
Abdirahman D J Maanka guuto kk
@abdirahmandjmaanka1588
@abdirahmandjmaanka1588 5 жыл бұрын
@@somgedi Kkkkkkkkkkkkkkkk Haa balaqow 😀😀😀😀
@somgedi
@somgedi 5 жыл бұрын
Abdirahman D J Maanka kkkk
@guledahmed8160
@guledahmed8160 5 жыл бұрын
vidaa naga qari hhh nice bro
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 5 жыл бұрын
Nimco liina✔👏
@Dibadyare
@Dibadyare 5 жыл бұрын
Dookhaa iga habaabey markaan kula hadlaayeee hadaan qoomameryaaaa hokheeey barashadaadii
@akirayoyo3013
@akirayoyo3013 5 жыл бұрын
Nimco liina go follwed😍😍
@istahililwadsan2691
@istahililwadsan2691 5 жыл бұрын
wx yaroo dadax ah ba tahy hnoh😍
@cfatahmawlid4549
@cfatahmawlid4549 5 жыл бұрын
Walhi qalbigeegy ka hadshy nimco liina nolw wllo
@khadardeek7387
@khadardeek7387 5 жыл бұрын
maa sha Allah war qurux badana yartu🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ileen somali bay ahayd
HEES CUSUB 2018 NIMCO LIINA IYO MUQAAL SHIDAN OFFICIAL VIDEO
6:12
jawaase channel
Рет қаралды 32 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 42 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 117 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
UGBAAD ARAGSAN NEW SONG QAMAR DAWLADBAAD TAHAY 2019 HD
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
Hees Cusub Nimco Liina |Sharad| 2018
5:45
nuweri production
Рет қаралды 269 М.
SALMA NUURA HEESTII FAALO JACEYL 2016 OFFICIAL VIDEO DIRECTED JUNDI MEDIA
5:31
NIMCO LIINA HEES CUSUB JIRJIROLE MUQALKI UGUU SHIDNA 2018
5:14
nuweri production
Рет қаралды 152 М.
Nimco migil" Sida Golof Colaadeed Xusuustii Fadumo Ahmed Dhinbiil
5:42
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
CABDIQAHAAR ILKACASE IYO NIMCO LIINA HEES LAYS FURAYO SOO BANDHIGAY 2019
8:43
XaYad FilMs Music Pro
Рет қаралды 221 М.
XAMDA QUEEN  (QADIROW ALAHAYOW QUMANE ISOO XUL) BY SHOW HARGEISA
6:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 324 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 329 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН