NIN JINI CAASHAQ AH BAA FARTUN KU JIRA

  Рет қаралды 49,635

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

6 ай бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 239
@Nastehonabad
@Nastehonabad 6 ай бұрын
Mar baa hada sheekha ka sheegeenaysin shaydamadi idinkuso labta idinka ma hadloosiin wa la idinka dhax hadlooya 😂😂😂😂😂 sheekha idin balaminaa ogada
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Nasteho togtaan you are coming with us 😂😂😂😂 I think adiga jin jecel inuu vacation aado baa kugu jiro
@Nastehonabad
@Nastehonabad 6 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl 🤣🤣🤣🤣Allah ma garataay Im thinking holiday 24 hours 😅
@khadramohamed289
@khadramohamed289 6 ай бұрын
Wllo mano sheegikarta sheekha halka lagahelaayo iyo number kiisa inan yarbaa iga xanuunsan mahad sanid​@@FartunDuvetGirl
@khadramohamed289
@khadramohamed289 6 ай бұрын
​@@FartunDuvetGirl wll isosheeg sheekh address kiisa isheeg iyo number ka inan yarba baa igaxanusan please uk baan kunoolay
@azuumiabdalle
@azuumiabdalle 6 ай бұрын
He said “Ma buurnid” Killed me wallahi 😂 allaha ku cavio abyooo ❤
@samarmaxamad6739
@samarmaxamad6739 6 ай бұрын
Abaayo allaha ku cafiyo insha allah waat cafiimaadee dhamaan inta xanunsan o laxanunsan xanunka ruxaaniga aqriso suratul baqara salada suwaax kadib iyo adkaarta badi❤❤❤ ‏أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك🤲🏻💋
@NasraSaid219
@NasraSaid219 6 ай бұрын
Quran saar and then listening to music 😂😂
@elpadre4754
@elpadre4754 4 ай бұрын
Incompatible but Allah fi
@somibomi3326
@somibomi3326 6 ай бұрын
Fartun u better do more quran saar cause i don't want to look for another fav youtuber, luv you and abs
@aminapharah3906
@aminapharah3906 6 ай бұрын
May Allah grant u shifa 🤲🏽
@BaroTaariikhdaAduunka
@BaroTaariikhdaAduunka 6 ай бұрын
Subhanallah 😂❤ Keep going guys! 😂❤
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 6 ай бұрын
Hhh waa iga qoslisy wllhi😂fartuun plz abyoh quraan saarka badi ,inshllh khyr kuu rajynya Queen❤
@nimomuse4225
@nimomuse4225 6 ай бұрын
Waa dhamaadey qosol 😂😂😂 idinka ma hedleysiin waa ilkosiib iyo saxbkii Sis an bro tasbiixda badiya inshalh لا إله إلا الله الله أكبر سبحان الله و لحمد الله
@Dajiya_maxamed
@Dajiya_maxamed 6 ай бұрын
Fartuun abaayo Marka Kowad Anaga dhan Alle hana caafiyo. Ilaahay isku xidh Adkaarahana aqriso. Salaatu laylka Cajiib waaye Ku dadaal inshaAllah
@nyg1162
@nyg1162 6 ай бұрын
Salawaatka baadaan waxyaba badan uu Illaahay kugu siinaa, caafimaad, rizq caamal oo kale❤.
@khadiijocali6803
@khadiijocali6803 6 ай бұрын
Walal ilaahay haku caafiyo shaki haduu ku galana xanuun way kadarantay waxa jira ilaahay baa og cidii kudhahada waxasa ku haya hawada rumaysan adigu quraanka isku akhri oo jidhka marso naftaadana usheeg inaan waxba ku hayn
@mariaqueen98
@mariaqueen98 6 ай бұрын
Walahi saa uqoslaayey wadaley m.a ilaah nii caafiyo 🤲🥰
@naimamurtimaal2083
@naimamurtimaal2083 6 ай бұрын
Wa iga qoslisen wlh😂😂 Thnx guys And Allah haydin caafio ❤❤
@saia5406
@saia5406 6 ай бұрын
Wlhi beerka ixanuney m.a😂 ilahey cafimad taam ah xaidin siyo salada badiya ❤❤ waxas weydacan
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 6 ай бұрын
Quraanka badi Abaayo fartuuun insha allh cafimad buuxa kurajeynaa😢
@nasraabdi4507
@nasraabdi4507 6 ай бұрын
Maya Allah blessing you
@user-iq2oz7hr5s
@user-iq2oz7hr5s 6 ай бұрын
Allaha niga qado dhamantinmba illahay haidin fududeyo amin yarabi 😢
@ikranyuusuf5925
@ikranyuusuf5925 6 ай бұрын
Beerkiiba ifuurey jinni funny baa idinkujirey😂😂😂 sxbayaal😅
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx 6 ай бұрын
Video instagram ka dawaday malinta dagalka u socoten 😭😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Ilaa iyo hada ninka feerka uu igu duftay ma ilaawo 😂😂
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 ай бұрын
​@@FartunDuvetGirlallah habaryarey sheikhas anigaa rabee xageen kahelaa number kiisana maheeysaa
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 ай бұрын
​@@FartunDuvetGirlilaahey culeeska heeydinka qaado
@m.a.h.a.m.e.d
@m.a.h.a.m.e.d 6 ай бұрын
Intee laga helaya talow aan so eege 😄
@queensafa3852
@queensafa3852 6 ай бұрын
Tankle abaayo albaqro hdaa aqrisatid oo laazimtid wllhi wax badan iska dareemeee igu baraawee tijaabi
@adunkamaadow4339
@adunkamaadow4339 6 ай бұрын
Mashalah manta I am number one 🎉🎉
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
shekh run ah naaga maxamrimkiisa ahayn ma taabto sheekha u kaxayso dumar wallaha ah iyaga ku qabta qurankana maha qofka wax yeel ama jeejebi waxasoo dhan haduu surka wax sameyo isaga ayaa ku suuxinaya isaga fogow kuwas hada taalo rabto quranka qof walaba kugu kaahiriyi kaara ada akhrisan ka shaaki yanu kugu ridin nin lugtiisa dhabarka ka sara maha sheekh ka durug
@marwaabdikader9373
@marwaabdikader9373 6 ай бұрын
Alle ha idin caafiyo quraankanaa waa idinn dawenayaa ee isku wada ❤
@bahjamohamed8257
@bahjamohamed8257 6 ай бұрын
Allah ha ku cafiyo u always do my day for fun 😂
@Mohamedxamze
@Mohamedxamze 6 ай бұрын
Mashaalah qali
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 6 ай бұрын
fartuuun wlley beerka i casaadey wlhi😭😂😂malin teyda ii qurxisay😍❤️😂illahy haidin cavio🥺🤲🤲
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 6 ай бұрын
Fartun mama. Azan dhega Kasho adinka xasadka jirkina wakabaxa.inshaalaah
@MaryamaAbdullahitifow-us6xg
@MaryamaAbdullahitifow-us6xg 6 ай бұрын
Abayo allaha ku caafiyo, aad ayan ku taagera, team kina dhamaan wa idin jeclahay❤
@user-yw2zv4jo3g
@user-yw2zv4jo3g 6 ай бұрын
Alle haku caafiyo wlh hadhayeelsanin quraan saarka wad
@nadifanuur7925
@nadifanuur7925 6 ай бұрын
Abayo allha haidin cafiyo no heeso quran dhagesta ❤ waan idin xiisay
@nyg1162
@nyg1162 6 ай бұрын
Illahay wixi sharr ah ha niga qaado, Amin❤.
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 6 ай бұрын
Culeeyska Allaha idinka qaado caafimaad taam ahna Ilaahey Ha idin siiyo.
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 6 ай бұрын
Asc. Insha Allaah caafimaad reyn reyn Allaha idin siiyo dhamasnteen iyo intii Islam ah. Aniga hada ka hor ayaa wiil wuxuu I yiri meel quraan saar ayaa jira oo la’igu Qur’aan saarey,markaas aan ku dhehey ana waa rabaa. Ninkii wadaadka ahaa habeen ayaa la ii geeyey wiilkii waa baxey sheeqii wuxuu dhahey soo fadhiiso ka dib gadaashey ayaa kursi soo dhigtey gacantiisa ayuu caloosheyda ku maroojiyaa inta maa lagaa hayaa inta maa lagaa haayaa wuuba I cantuuget qanjaruufo eber uu iga dhigey waxna waa shidey aan ku dawaqaayo ka dib waa iska fujiyey si xoog ah iga fuq hadii kale asker aan kuu wacaa aan dhahey anoo baqaaya. Sheydaan buu ahaa kabihii xataa waan ka soo cararey ka dib gurigaan imi calooshii iyo meel walba xanuun ayaan dareemaayey 2 isbuuc. Hadaadan ka fiirsan meesha aad Quraansaar u aadeyso kufsi ayaad u dhowaanee sideydoo kale. Hada gurigii markaan jormarayo waan soo xasuustaa Acuudubillaahi. Magaalada dhan ayaan u sheegaa iska jira ninkaa dad badan ayuu saa ku sameeyey yaah.
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 6 ай бұрын
Bisinka waba khatar 😢😮
@pivotgang7
@pivotgang7 6 ай бұрын
Bilaa mahram inaad aadid waaba khalad. Waxkastaa dhici karo
@YaraSead-rt5tz
@YaraSead-rt5tz 6 ай бұрын
Videokasta aad leedahy waan dhawada every time love you fartun ❤❤
@najmaabdulkadir6957
@najmaabdulkadir6957 6 ай бұрын
Qur.aan ka io saliga nabiga ku dadala isha waa wax jiro
@Safiyo-ue4fj
@Safiyo-ue4fj 6 ай бұрын
Illahay caafimaad taama ha idiin aiyo amiin
@essensiaashine5243
@essensiaashine5243 6 ай бұрын
Fartuney abayo quran saarka wa inad garab wadid your own efforts, that's the only way out. Ilaahay caafimaad taam ah ha idin siiyo insha allah. Salada subax and asr aqri : The morning and evening adkaar The 3 quls Ayatul kursi Wudhu all the time If you can Al baqara, yasin, as saaffaat every 3 days Waxa iska ilaalisa : Music Perfume, oud, spray dibada ha ula bixin Dambi oo dhan ka dheerow It's worldwide dadka oo dhan dhibka ayaa haysta. I'm glad inad ogateen oo is dawaynasin because most people don't know way iska noolyihin un seriously. Sorry for the epistle 😂 I see people suffering with this shit every day and the're not even aware it hurts me 💔
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Thank you I will definitely put my all in to this
@pivotgang7
@pivotgang7 6 ай бұрын
You‘re right. I found out in my late 20s when I was hitting a milestone. Xasadkii baa soo baxay and I got very sick mentally. Alhamdulillah, 6 years later I’m doing much better. Hijamah ku dar. It helps alot!
@fartuunabdimohamed604
@fartuunabdimohamed604 6 ай бұрын
Allah haku cafio Abyo mcnto
@masbaljama9283
@masbaljama9283 6 ай бұрын
Allah Ku cafiyo Abaayo
@SafioSaid
@SafioSaid 6 ай бұрын
That’s me abaayo aniga nin baa igu jira bay I dhaheen Subhan’Allah ilaahay ha ku caafiyo aniga Quran baa is ka saaray hada waa roonahay
@Is_Sheverthing
@Is_Sheverthing 6 ай бұрын
Aamin ❤😂
@UdugandHawashCo
@UdugandHawashCo 5 ай бұрын
Asc fartun bayo allaha ku caafiyo adi iyo asxaabtaada abayo shifda waa laga fiicanyahay quraanka idinka isku akhriya
@nasroabdi2139
@nasroabdi2139 6 ай бұрын
One team show ❤
@fartundhaqane3372
@fartundhaqane3372 6 ай бұрын
Adkaarta badi quraan aqri badan salada badi weysada badi insha allah waad cafimadeysaa Alle ku xirnaaw mar walba insha allah
@kayromohammad2347
@kayromohammad2347 6 ай бұрын
Ilahey hakucaafiyo
@princesseszalma4549
@princesseszalma4549 6 ай бұрын
Mar soomalia imaada. Abaayo quraan saar u imaada i.a
@mustafeahmed3020
@mustafeahmed3020 6 ай бұрын
Shaydaanka iska Naara qu'aankana Akhrista
@munajama1023
@munajama1023 6 ай бұрын
Illahey cafimad taam ah haku siyo abayey I love you fartun
@abdullahiaden9903
@abdullahiaden9903 6 ай бұрын
keep goibg guys❤❤
@inaelmi1819
@inaelmi1819 6 ай бұрын
😭😭😂😂😂😂wan oyey wllhy 😂😂😂 fartun baruurtaba ma lihid 😭😂
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 6 ай бұрын
Is quraansaar abayo😢😢 adinka dhan is quraansara
@HodanAhmed-qm7wx
@HodanAhmed-qm7wx 4 ай бұрын
ilaaahy haidin caaafiyo wllo ❤
@amriitaabubakar1271
@amriitaabubakar1271 6 ай бұрын
Abyo plz prt2 nosame😂😂
@nesraabdi7113
@nesraabdi7113 6 ай бұрын
You are so funny, wallahi, but Allah cafiidmad hakusiyo
@hafsahasow7669
@hafsahasow7669 6 ай бұрын
Allah hku cfyo apyo ❤
@ubahcarfon8450
@ubahcarfon8450 6 ай бұрын
Allah idin cafiyo dhamantin
@Sabrinxo
@Sabrinxo 6 ай бұрын
Allaha idin caafiyo walaalayaal
@hamdushibraahim5381
@hamdushibraahim5381 6 ай бұрын
Allah idin cafiyo
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 6 ай бұрын
Subxanallah ma rabo inaan wax ka hadlo lkn Inshallah ana wan tagaya sheekh sababo badan awgeed oy kaw ka tahay inay saladu igu cuslanayso marba marka ka sii danbaysa so kale for my life sheekh ma hor istagin way i dhibaysaba wnaan ka baqaya waxan kaxaysanaya qof kadib wan arkaya bal say wax u dhacaan Inshallah khyr
@mhk6413
@mhk6413 6 ай бұрын
Utag wlhi wll ducaysana inu Ilahay ku fududeeyo. Saliga nabiga csw badi. Ilahay na culaska haka dul qaado ❤
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 6 ай бұрын
@@mhk6413 amiin wll mcn wd mhdsnty illahay ha ka abaal mriyo
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 6 ай бұрын
Abyo sheekha intee laga hela
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 6 ай бұрын
@@maryamamohamed6104 xlkeed jogta horto mida kle ila ku masajid wd tagi karta muhimadu waa quranka
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 6 ай бұрын
@@maryamamohamed6104 meshad jogto uun ka radi mid fican oo quraan uun dadka sara dadkana waydi ku dhaw
@OmarAhmed-mx1ij
@OmarAhmed-mx1ij 5 ай бұрын
Waa sixiroole Sheekh ma aha iska ilaaliya kuwaas oo kale ilaahay barya oo isku xidha kuwaas oo kale ha ku noqonina
@haachannel8793
@haachannel8793 4 ай бұрын
Exactly who told him cilmul qeyb
@OmarAhmed-mx1ij
@OmarAhmed-mx1ij 4 ай бұрын
@@haachannel8793 cilmul qeeyb ilaahay uun baa yaqaan
@adarmuhudinahmed9564
@adarmuhudinahmed9564 5 ай бұрын
Allaha idin wada caafiyo🤲
@hodanmyuusuf3844
@hodanmyuusuf3844 6 ай бұрын
abaayo is Qur'an saar fartuuney Alle haku caafiyee
@rwamoha655
@rwamoha655 6 ай бұрын
Cafimad ni rajena walal gang
@sahraosman2640
@sahraosman2640 6 ай бұрын
Abz wa qosol miiran 😂😂😂😂
@sahrahirabe3585
@sahrahirabe3585 5 ай бұрын
Allaha idin caafiyo
@samirahossein9551
@samirahossein9551 6 ай бұрын
Soo badiya sheekoyinkaan
@suhurmohamed8799
@suhurmohamed8799 6 ай бұрын
Alle ha idin caafiyo
@haujabin9353
@haujabin9353 6 ай бұрын
Where is it’s be him baylaani are you guys not friends anymore
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Go support his new song. Thank you 😊
@asmabeauty507
@asmabeauty507 6 ай бұрын
Fartuun waxaad akhrisataan adkaarta subaxda iyo galabtii iyo adkaarta marka lasii seexanyo I hope Ina fiicnatan
@mshire708
@mshire708 5 ай бұрын
اللهم اشفيها شفاء لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما يارب. Quraanka akhris iyo dhegaysi badi Insha'Allah. Music jooji intaad dagaalkaan ku jirtid Insha'Allah. Salaadaha on time ku dadaal, duceysona Allah cidna kaama xigto baaye. Wax walbana BISMILLAH KU BILOW CHANCE ha siin.
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 6 ай бұрын
Ninka intee uu joogaa habo waan rabaa
@farduusdahirwarsame-dx1zm
@farduusdahirwarsame-dx1zm 6 ай бұрын
U have gorgeous eyes
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Thank you
@farduusdahirwarsame-dx1zm
@farduusdahirwarsame-dx1zm 6 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl you're welcome dear
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 6 ай бұрын
Allaha idin cafiyo cafimad tamah Allaha adin siyo
@sahraabdigubadleey2965
@sahraabdigubadleey2965 6 ай бұрын
Ilhey haku cafiyo ina ader ❤😢
@lifeishardeverytime9627
@lifeishardeverytime9627 6 ай бұрын
Wlhi saan u qoslaayey xaafadaa yaabte sis alla ha ku caafiyo
@user-ve5wd9re8r
@user-ve5wd9re8r 6 ай бұрын
Inkaba wuu kaa muuqda fartuuney lkn waa inad badalataa meshad ku noshay sidan anba sameeyay ❤
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 6 ай бұрын
Ilahay ha ku cafiyo wllo 😢
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 6 ай бұрын
Ilahey ha idin caafiyo
@barlin1622
@barlin1622 6 ай бұрын
Waa lugu waayey
@subeydaxxx5867
@subeydaxxx5867 6 ай бұрын
Amiiiiin Amiiiiin Amiiiiin Amiiiiin ❤❤❤❤❤
@SaidaAhmed-cp3dn
@SaidaAhmed-cp3dn 5 ай бұрын
Part two Soo samee
@zainabmire9850
@zainabmire9850 6 ай бұрын
Part 2. With qurux ku dhiglee
@queensafa3852
@queensafa3852 6 ай бұрын
Abaayo ayad kursiga badi io macawada teenka io istiqfaarta i.n waa ka fcnaanee hbenki markaa seexanwsid aqriso ❤
@sankaabdi9513
@sankaabdi9513 6 ай бұрын
fartuuney in lagu taagay wa u maleynaye 2023 o dhan wa taagneed😂😂
@laimatrb
@laimatrb 6 ай бұрын
wish they put the translation in the subtitles :'((((
@rahmoabdiweli7000
@rahmoabdiweli7000 6 ай бұрын
Illehey ha in cafiyo ❤❤wllo
@dahirali545
@dahirali545 6 ай бұрын
Iidle yare iyo farhio kabaye igu so dhacay
@user-ur1qb3fl6h
@user-ur1qb3fl6h 5 ай бұрын
Abaay I love ❤️ you don't give attention that just pray and tasbeeh only make your main busy
@faridadhamays5480
@faridadhamays5480 6 ай бұрын
Fartuun vidow nosobadi❤
@FatmaAli14
@FatmaAli14 6 ай бұрын
Allah ku caafoyo
@Idildeeqa8
@Idildeeqa8 6 ай бұрын
@user-sh1cg9bu1d
@user-sh1cg9bu1d 6 ай бұрын
Abayo adigoo rali ah maxaa isku thiin wiilka😊😊
@manalomar424
@manalomar424 6 ай бұрын
Alla Fartuun Ma Nooli😂😂😂😂abyo ilahy ha idin wada caafiyo
@qoslaaye2024
@qoslaaye2024 6 ай бұрын
cafimaad taam ah ilaah ha nisiiyo dhamaantiin
@queenfatush9901
@queenfatush9901 6 ай бұрын
Ilahay haidhen cafiyo abayo inshaAllah cafimad tam ah ayan idhen rajeyna
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 6 ай бұрын
Habo ilaahey hanii caafiiyo
@SagalmaxamuudmaxamedSagalmaxam
@SagalmaxamuudmaxamedSagalmaxam 6 ай бұрын
Abaayo fartuun aniga shekadayda waa layaab aniga waxan maba aamin saneen oo waxan ahaa dadka dhaho waxan waa shoow because gabdhaha school ka aan ku arkayay wey is tuu turi jireen markasan dhihi jiray ala maxaa jini la naway yaan war kugu dherene waxaa bilaway dawecad xumo dagaal hooyaday afkaa josana haday wax yar idhahdo qarawgeyga cidaha dariskaa maqlayan saan u qelinayo hooyaday curada u ahay waa cawin jiray wax qawo hadii laydhaho afkaa josana adi see u sotay shekadas hoyaday waa dhiway malin aa hoyo asaxabteda ey gurub what's up isku jireen aa gurub kale geyen oo cilaaj eh codad quraan ku duban yahay ayay dheheen ilmaha nagta usaar markaasa hoyaday dhagta ii sartay anigii oo oynayo lee is arkay hoyaday wey igu sii celisay marka waxaan daremaya ani merkayga wuu jogaa waana maqanahay waxa ka xasutaa anigoo hoyaday dilayo caynayo faraha luga io faraha gacmaha layga xeray waa lii garacoya waxay dhaheen nin io nahaa nahay gawadhaan iayadoo dhar waraysaa soo racnay adi waxyaabo layaab leh ee sheen gawadhaan waa ku sheysataa hoyaday see quran walbo ii gaynaysay waa ficnaday alx 2022 waa sanadkii igu xumaa waxas makrkii laygu arkayay 2022 bilawgisee aheed dhamaad kina hooyaday ayaa dhimatay allha unaxaeisto marka xaa sid waa jiraa allha kaa qabto abaayo hana yaresan waana kusoo ducaynaa ❤❤
@KefahApdul
@KefahApdul 6 ай бұрын
Oo hda ma nin jinbaa i Jecel coz qofkasta waa nacaa swb la'an 😅 lkn jugtaas marabi coz caato ahay 😂😂
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 6 ай бұрын
Waa la itaagay anaa la itaagay😂😂😂
ABZ IYO ANIGA WAA ISKU DHIB QABNAA
16:00
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 56 М.
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 50 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 36 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
PRANK: ANIGA IGU BARATEEN HADA JARA WIILKAN
14:43
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 76 М.
AF SOMALI VS ENGLISH SI TOOS AH U FASIR FUNNY DIRECT TRANSLATION :
17:16
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 155 М.
DOOD WADAAG: WAA ISKA CELIN #CENSUS2021 #AHRC
17:04
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 89 М.
MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.
19:19
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 42 М.
WASAQ YAHAY…ADIGA DARTAA BAA GYM U AADAY
14:46
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 58 М.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
Akafi Ali
Рет қаралды 184 М.
DUMARLAND XALKA MA FIICNO
21:49
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 53 М.
PRANK: NINKA WAA LAGUU HAYNI
16:27
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 162 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН