NIN WALBA OO ISOO DOONTA MARKII LAISIIYO AYUU GURKAYGA KALAABTAA SABABTA MARKAN OGADAYNA NAXDIN IYO😭

  Рет қаралды 19,707

QISAS CHANNEL

QISAS CHANNEL

Жыл бұрын

#qisas #channel #comedy #ayaangobdoon #ruwaayado #qisas #

Пікірлер: 83
@Zrmrrm
@Zrmrrm Жыл бұрын
Saaxibtinimo taas hakas ahato amba hakaa saqirto illahey ayaa usodiray saxibted OO ah qof wanagsan Masha allah🎊🎊🎊🎉🎉🎉
@faizaaden2987
@faizaaden2987 Жыл бұрын
Masha allah waqiso aad uqurux badan ilahayow aniga iyo gabar walboo gurdoon ah usahal guur kherbadan 🤲
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 Жыл бұрын
Amiin Allaha inoo sahlo mid qayr qaba
@zahromaxmuud3959
@zahromaxmuud3959 Жыл бұрын
Amen yarabi 🤲🤲🤲
@shukriismail6588
@shukriismail6588 Жыл бұрын
Amiin yaa rabbi❤❤
@rayaan1381
@rayaan1381 Жыл бұрын
Asia waa ay samir badneyd Masha Allah waa qiso lagu qiso cibro qato mudan tasne waxey ku tusineysa in naxarista Alle laga quusan Ayaney adiguna ad ayaa umahad santhy mada aad nosoo gudbisid Qisoyin wanagsan. Cimran Alle ha kuu caafiyo.
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah mahadsanid ayaaney cimran yare Allaah ha Caafiyo Allaah xa Xidhiyo
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Wcs ayaan qurux💯 masha Allah ❤❤❤👏👏👏🥰🥰❤❤🥰
@faizaaden2987
@faizaaden2987 Жыл бұрын
Macaneey Ayaan qurux allaha kuxafido ❤️🥰💞💯
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Waaw anaa u horeeyo maanta maash'allaah tabaarakallaah
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u Жыл бұрын
Maasha allah ayaanteena guulayso abaayo cimraan yare iyo caruurta kalana caafimaadka alle ha usiyaadsho wlhi waa qiso cibro qaadasho leh
@sahraadanali-ne8pb
@sahraadanali-ne8pb Жыл бұрын
Wcs ❤❤❤❤Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Illahey ha idiin xafido ❤❤❤❤Adiga iyo Rerkaada❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@luuluu.69
@luuluu.69 Жыл бұрын
Quruxey gacmha asturo ado qalad iifahmin❤
@ikrancdy8765
@ikrancdy8765 Жыл бұрын
Alx indha weyn iyo indha yartada u xisay farxda allah ku siydiyo cdy😊
@yukinasan3431
@yukinasan3431 Жыл бұрын
Nayaaa ayaaney wan ku jecelahy♡ kkk
@ayaannasteexo8481
@ayaannasteexo8481 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@maryanmohamed319
@maryanmohamed319 Жыл бұрын
Mashaallah ❤❤❤
@fadumoahmed9554
@fadumoahmed9554 Жыл бұрын
Habo quruxey manta aniga ugu horeyo 😂🫶🏻❤️
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 Жыл бұрын
Alla abaayo ayamahaan shekoyinka ad noso deyso shabaax wey ku yareyd Abaayo qisoyinka shabaaxda no so badi😁💕💕❤️
@cashoc8
@cashoc8 Жыл бұрын
Asc abayo ayaan wiilkayga cimraan yare allha caafiyo dhamaantiin team ayaan gooobdon waan idin wada salaamayaa waanu kala baadnay maqnaa taydii halaiga raali noqdo
@sayush520
@sayush520 Жыл бұрын
Wlalshey mcn❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah Allaha kuxfdo cunugo
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Жыл бұрын
Masha allah wa qiso qurux badan
@user-yh8fd9ok3s
@user-yh8fd9ok3s Жыл бұрын
Maashallah
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug Жыл бұрын
Mansh allah wallo ayaaney wankutabey xbbti waa qiso quruxbadan
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 Жыл бұрын
Ayaaney hmcn cimraan caafimaad taam ah ,allaha idiin siiyo Allaahumaa Aamiin
@haalaaweys5082
@haalaaweys5082 Жыл бұрын
Allha usiyadiyo cafimadaka abyo
@samiiramohamed6331
@samiiramohamed6331 Жыл бұрын
Alle ha usiyaadiyo caafimaadk cimraan yare
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
Wlhi wiil abti dhalaaa saas cml igalay
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 Жыл бұрын
Alle ha cafiyo wiilkan habada u ahy iinsh Allah
@quran_kareem-k3d
@quran_kareem-k3d Жыл бұрын
Hampalyo hampalyo my sister inshallah wade waridonta ❤❤❤
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo hambalyo Qaali sharafay ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏👍👍👏👏👏🥰🥰🥰
@HudaMukhtar-gy1pz
@HudaMukhtar-gy1pz Жыл бұрын
Mash Allah alle haku cafiyo wll alle haku dhafo
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm Жыл бұрын
inshaa allaah😢abaayo
@maymunhersi2527
@maymunhersi2527 8 ай бұрын
Allaha ku sharfo
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 Жыл бұрын
Waa sax ilaahaye haduu ku ciqaabo dhimco buu kuu keeydshe
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn Жыл бұрын
Caligari kaa maan walaalkaa ayuu ku jiraa Allow sxb wanaagsan nagu arzaaq
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 Жыл бұрын
Insha Allah waa gaare hadafkaaga xppti Anagane garabkaaga taaganhy waadna uqalantaa intaa iyo in kabadan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Жыл бұрын
الحمد لله على السلامة عمران ربنا يشفيه ويعافيه 🥰💜❤ربنا يحفظه ويحميه من كل شر 💛💚💙
@farhiya5072
@farhiya5072 Жыл бұрын
Wcs Ayaan masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruhiyastar2617
@ruhiyastar2617 Жыл бұрын
Wlcm bck we missed you 🎉🎉❤❤
@maidoxassan-so9dl
@maidoxassan-so9dl Жыл бұрын
Ayaanay apaayoow yaraankiina ayaanagaxanuunsan ee gusoo duceeya apaayo😢😢
@QisasChannel
@QisasChannel Жыл бұрын
Alaha caafiyo abayo
@maidoxassan-so9dl
@maidoxassan-so9dl Жыл бұрын
Aamiin
@user-zc8rk1me9p
@user-zc8rk1me9p 5 ай бұрын
𝐰𝐚𝐚𝐚 𝐪𝐢𝐬𝐨 𝐜𝐚𝐣𝐢𝐢𝐛🥺
@user-kr2pz1jv1r
@user-kr2pz1jv1r Жыл бұрын
masha allh alle hakuu caafiyo ilmaha yar wlhi ben waa cilmi sheydaani wa kuxisnay sonoqd wngsn
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 Жыл бұрын
Wcs xbbty masha Allah best history ever wllaahi i liked keep going dear sister ❤❤❤❤❤❤❤💯
@user-fz6hg8ih8v
@user-fz6hg8ih8v Жыл бұрын
Maaha allaah
@2pac_somaali957
@2pac_somaali957 Жыл бұрын
MamO Hore Usoco Waa mamaDi Reer ayan Gobdoon uwaynayD
@deeqodaahircali8274
@deeqodaahircali8274 Жыл бұрын
Guul habo alle hano cafiyo cimran yare wana kugarsiney na hamigaga hajabin waliga jir habo
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 Жыл бұрын
Wsc
@user-ji5it2xd7s
@user-ji5it2xd7s 9 ай бұрын
🎉❤❤❤❤
@hakaaruura577
@hakaaruura577 Жыл бұрын
Wcs
@luqmaan753
@luqmaan753 Жыл бұрын
alla hakuuu caafiye cimraaan yare ayaaaaneey
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Жыл бұрын
Subxaanalaaah
@farahabuukar5141
@farahabuukar5141 Жыл бұрын
Miss you 😢😢
@user-rc8fr3hq7q
@user-rc8fr3hq7q Жыл бұрын
Asc xabiibti keep going
@marwakaabaofficial303
@marwakaabaofficial303 Жыл бұрын
Alle haku cafiyo wiilka ayaaney
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Жыл бұрын
Mansh all walashy mahadsanid ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs my abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay inbadan kawaran cimraan yare allaha nooxfdi dhamaan owlaada amiin yaarabi
@asiaali1869
@asiaali1869 Жыл бұрын
Ala qalbigada ixanunay 😢💔 Asia 😢 magacayga marka maqlay ayaaney shekada samidey kudhacday anaba iskumaleyey💔🤣sorry samidey🥺
@fardhoushassan
@fardhoushassan Жыл бұрын
Asc abyo ilhya haku cafia imran yare
@Ayuub_mahamed
@Ayuub_mahamed Жыл бұрын
Asc Abyo Love
@salmaabukar5684
@salmaabukar5684 Жыл бұрын
Waan kuu xiis nay ayaa ney🥺♥️
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 Жыл бұрын
Naa waa cashaynooyaa
@macrifaAcademy
@macrifaAcademy Жыл бұрын
Manshallah
@fahiimaapdirizak3552
@fahiimaapdirizak3552 Жыл бұрын
Waxa soo daahee khayrku ku jiraa marmarka qaar
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@marwaabdi9927
@marwaabdi9927 Жыл бұрын
Mahadsanid abayo ayan
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 Жыл бұрын
M.a👸🏻🖐🌹
@idil5758
@idil5758 Жыл бұрын
Haduu kuu caafmaadey alxamdililaah weeye
@xafsoxafsocismaanwarsame7955
@xafsoxafsocismaanwarsame7955 Жыл бұрын
Thanks xpti
@user-nx7tw7bv3s
@user-nx7tw7bv3s Жыл бұрын
😂nabsi gcn ku sameeys ah usameysty ciyaala suuq dheh😂😂
@barnicadeey2899
@barnicadeey2899 Жыл бұрын
Maba ilaabo ani
@monaaar5277
@monaaar5277 Жыл бұрын
Fargalka wan aragnaaa😂😂😂
@QisasChannel
@QisasChannel Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waan guuleestay markaas
@monaaar5277
@monaaar5277 Жыл бұрын
@@QisasChannel 🤣🤣🤣
@monaduale2364
@monaduale2364 Жыл бұрын
Mashallah beautiful story. May Allah always keep that sister happiness and peace and love ameen ya Allah
@sacdiyaabdi7433
@sacdiyaabdi7433 Жыл бұрын
Asc abayo wiilka abaryarta u ahay iga waran sidu yahay ilahay ha cafiyo ❤❤
@liolovekim3589
@liolovekim3589 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️
FARAANTIGII UU USOO GADAY AYAA KASHIFAY KIISKIISA (qiso dambi baaris)
23:52
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 110 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 53 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Macan kala kulmay  shaqalihii ila jogtaa waa halis iska ilaali
9:31
JACAYLKII BEENTA AHAA EE SHIRQOOLKA WATAY ?
28:12
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 15 М.
FARXADII MAR QURA MURUGADA ISKU BADASHAY?
30:26
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 10 М.
MAXAY KUNOQOTAY GABADHII UU FCBOOK KADHEX JECLAADAY?
22:46
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 7 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 110 МЛН