SIRTII NINKAYGA UQARSOONEED ILMAHAYGA AYAA II KASHIFAY LKN AQLI AYAAN ADEEGSADAY OO

  Рет қаралды 19,387

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

11 ай бұрын

#qisas#channel #comedy #

Пікірлер: 119
@Ayaan8912
@Ayaan8912 11 ай бұрын
🤣😂😂 Naag fariid eh waaa naagtaas😂
@sacdiyakuuloow4370
@sacdiyakuuloow4370 11 ай бұрын
Nayaa Markaa dhahdo inaa ila joogtaa umaleeyay😂😂😂
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 11 ай бұрын
Runaa fiicane nin I qabo lacag aan leeyahay masiyeen anaa ganacsi ku furan lahaa bini aadam la iskuma haleeyn karo 😢
@faisasaciid624
@faisasaciid624 11 ай бұрын
Yes saas ayaan kula qabaa
@suleqamohamed4473
@suleqamohamed4473 11 ай бұрын
Yaaa 😳😳
@idil5758
@idil5758 11 ай бұрын
Ayaan maanta ma sanboorkii baa kugu kacay codkaagu si kle waaye😢😢😢
@user-gs5kl1lp9s
@user-gs5kl1lp9s 11 ай бұрын
Ayaan indho weyn abyo faraxada ilahey haku siiyadiyo maaanta ada aya ufaraxsnthy Masha Allah 😊😊😂❤❤
@Najminaa
@Najminaa 11 ай бұрын
Team qado karis wan idin salamay 🖐️😄❤💯🤓
@qali-channel
@qali-channel 11 ай бұрын
Wankaqathi abayo
@Najminaa
@Najminaa 11 ай бұрын
@@qali-channel 🤓🖐️🙏🥰👍
@kamalali79
@kamalali79 11 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon ahq
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 11 ай бұрын
Asc abayo mashallah mashallah mashallah ❤❤
@fatuushppehgoldengirl7072
@fatuushppehgoldengirl7072 11 ай бұрын
Wcs Abyoy🥰Maanta anaa u horeyo waana ku farxsanhy zhukran Ayaaney🥰👍
@Najminaa
@Najminaa 11 ай бұрын
Anaa kasii horeye sxpey🤓🥰🤣✅
@tufaaxburhaan620
@tufaaxburhaan620 11 ай бұрын
Wcs habo hadan is dhahayey ma qiso laso daayo wa sugayey🥰❤️
@najmafaysal8622
@najmafaysal8622 11 ай бұрын
Ayaaney qali alle haku janeeyo waan jeceley dhagaysiga qisooyinkaaga ❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 11 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@deeqacilmi6122
@deeqacilmi6122 11 ай бұрын
I love you ayan
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 11 ай бұрын
Wcs ayaan qurux masha Allah ❤❤❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 11 ай бұрын
Masha allah❤️❤️❤️❤️
@Salmamohama
@Salmamohama 11 ай бұрын
Wcs wlley mcny madaxa ad ixanunayo wlh ma qosli kari 😂😂❤❤ lkn wan is dhiba
@farhioabdi3360
@farhioabdi3360 11 ай бұрын
Abyo sheekada bahjo lasoo dhaqso😢
@asiyaasiya3628
@asiyaasiya3628 11 ай бұрын
M.a wada nureysa wlhi xabiib ❤❤
@asiyaasiya3628
@asiyaasiya3628 11 ай бұрын
Ayaan gobdoon wan ku xisay wlhi 😢😢xabiib 😢
@hoyoomcn2091
@hoyoomcn2091 11 ай бұрын
Mashallah ayaney malmahan tarhadaha wad kuqurux bdntahay ❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
Shukran xbbt
@user-my4uh6ef8d
@user-my4uh6ef8d 9 ай бұрын
Ayaan cdey allh drti kujeclhy ❤
@Nayruus44
@Nayruus44 11 ай бұрын
Ayaney intaa daahi tosinesi odhan wan kugu quslaayi😂😂😂
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 11 ай бұрын
Masha allaha❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 11 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 11 ай бұрын
Team qisas muqalka like 👍 sara he san mel dher ugarno❤❤❤
@ismacilmaxamed827
@ismacilmaxamed827 11 ай бұрын
I love you abayo❤ayaan ❤
@mahadosais1243
@mahadosais1243 11 ай бұрын
masha alla ah gadhaba gesiyaly ❤
@user-ru5fp9dh4k
@user-ru5fp9dh4k 11 ай бұрын
Keep going Ayaaney
@Aymaansacad
@Aymaansacad 11 ай бұрын
Asc uma qaalid ❤ waa iga qoslisey wllhi😂
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t 11 ай бұрын
In sha Allah shaqada markaa aan ka baxo . Waxaa aan sameyn doono waan ogahay 🤣
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 11 ай бұрын
Ayann gabdonn ❤
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 11 ай бұрын
Niyada kuu haayey Ayaanee thnkyou❤❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
❤️😘😘
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts 11 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير ❤❤❤❤
@ASMR47
@ASMR47 11 ай бұрын
Wllhi gabar aqli badan aheyd😂😂 Gabar kasta hadiii si caqliyesan ufikiri lahayd wy ficnan lahyd 😊😊
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 11 ай бұрын
Wcs walaashey igu qaaliya ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@sucdimuse3458
@sucdimuse3458 11 ай бұрын
Abaayo aaway qayabtii shanaad ee bahjo
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Jajabi dheh balaayada.
@sumayodahir2910
@sumayodahir2910 11 ай бұрын
Tank you xppti❤❤
@canababdulahi
@canababdulahi 11 ай бұрын
Masha allaah ❤
@Amuuna40
@Amuuna40 11 ай бұрын
Ayaneey abaayo sanboorka inuu kuhayo wa arka ayaantaan waxaa sameesa habeenka mrka seexaneesi miraha xabad soodada afka kushubo ruug kadib iska tuf biyo haka dabo cabin kuseexo dhuunta cuncunka karoonaahe ani saa sameeya waa kuraadey alxm in.a inaa kufiicnata rajeyna 😢❤❤❤😊
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
Shukran xbbt waan samaynaa inshaaa allaah
@nimconalka4344
@nimconalka4344 11 ай бұрын
Jah naag nool iga dheh karti badan aqli badan waxaasa kaa aqli ah
@user-lo2fh2xy3m
@user-lo2fh2xy3m 10 ай бұрын
Wllhia dcd uqosleyy sheekada Labaad Funnyy waaye😂
@ikraamcali4271
@ikraamcali4271 11 ай бұрын
Shukrn xppti horusoco
@user-qn9md3lz1i
@user-qn9md3lz1i 3 ай бұрын
Abayo ayaan xafadeen dhan laga yaqaana alh ku xafido
@qureshfarah865
@qureshfarah865 11 ай бұрын
Wcs Wr Wb xabibti albi
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 11 ай бұрын
Mahadsanid ayaaney qalpi❤❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 11 ай бұрын
Ayaan teyda 🥰🥰🥰
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
❤️😘
@luqmaan753
@luqmaan753 11 ай бұрын
Thnks sister
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 11 ай бұрын
Walhi dumar hada nahay naloma gali karo show dalka wan xoren karna 😂😂😂qoftu cadi mahayn siday ninki iyo naag ugashan ba kahela cajaib sheekhow 😂😂thanks ayantena❤❤ina ader mcnto
@leilaibrahim2604
@leilaibrahim2604 11 ай бұрын
Wcs❤❤❤👍
@Bilan_nura
@Bilan_nura 11 ай бұрын
ayaaan qrx ❤❤❤
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 11 ай бұрын
Asc ayaan abayo qaali alleha ku xiftayo🎉🎉🎉❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
Wcs 😘
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 11 ай бұрын
Qaali
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 11 ай бұрын
Ayaaney abayo anu sampoor saas ii wareeriyee is huuri liin dhanaan iyo sanjabil biyo ku kar kari ama xabad sowdo ku darso isku huuri wlhi waa fur furmee
@munoomar24
@munoomar24 11 ай бұрын
Wcs quruxeey ❤❤❤
@NajmaNajaa-jm8kr
@NajmaNajaa-jm8kr 11 ай бұрын
Kkkk
@falishassan528
@falishassan528 11 ай бұрын
Anoo kuraadinayo Ayaanay ayuu soo galay
@xamdideeq422
@xamdideeq422 11 ай бұрын
Asc ayaaney ❤
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
Wcs xbbt
@farhiyohappy2023
@farhiyohappy2023 11 ай бұрын
Ayaan indho weyn sthy ❤
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
Fcn xbbt
@aflaanta.hindiga.24
@aflaanta.hindiga.24 11 ай бұрын
Asc abaayo saas fiican Kala saar daaha cadaanka.dhexda Ku dhag naivy blue abaayo labadandhinac kla gee
@user-jw6ty1pw7w
@user-jw6ty1pw7w 11 ай бұрын
Walhi way fcnthy ina siqliyaysan lofikira furin kana lagu dagdagin
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 11 ай бұрын
Ha duu alle igaarsiiyo nin xun alle iguma soo aadiyaaa ayaaaney waxnaaad noo tusaaleysay intaad dhihi laheyd labantanjiraa kuu keenaa jiimka iska xaadiri waaaye oo gacantaada ku cad gooso gurigaagana iska joog ninkaagana edabso cajiib
@ubaxxusein
@ubaxxusein 11 ай бұрын
Naag nool ayaaney saan kuwad
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 11 ай бұрын
love xbbt ayan
@Najminaa
@Najminaa 11 ай бұрын
Wcs ww mahdsanid xbbti 👍😘👸🌹💯
@MunoXuseen
@MunoXuseen 11 ай бұрын
Asc abyo ayan latalin ayan kaga bahanahay
@MunoXuseen
@MunoXuseen 11 ай бұрын
e inte kala sohadla
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
Knstgram ayaan gobdoon ama fcbook pej ayaan gobdoon
@user-rf6th8ov1y
@user-rf6th8ov1y 10 ай бұрын
I Love you abyo ayaan ❤❤❤❤❤
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 11 ай бұрын
Nayaa qadada kugu karsana may jeeda👁
@ReekhaAli
@ReekhaAli 11 ай бұрын
Xppty mahadsanid inbadan ayaan
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 3 ай бұрын
Ayaney qisoyinkada maba ka dhargo marba mid iska dhagesta
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 11 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@NajmaNajaa-jm8kr
@NajmaNajaa-jm8kr 11 ай бұрын
Ara qosola ayaa igudisheya ayaaneya walaahi ninka qaara ina lafeero ayaa kumacaanyihiin
@ummuabooth347
@ummuabooth347 11 ай бұрын
wcs abaayo ayaan ❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌷🌷🌷
@fatumamohamed9545
@fatumamohamed9545 11 ай бұрын
Love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 11 ай бұрын
Ayaaney sacada waa ujeedna
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣waa kuugu faanooyaaa
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 11 ай бұрын
@@QisasChannel ujeeda hhhhh
@nasteexomohamedmacalin1191
@nasteexomohamedmacalin1191 11 ай бұрын
Ala dulqaad badana
@FardusMaxamed
@FardusMaxamed 11 ай бұрын
Asc xabbti❤
@Ruweydacusman
@Ruweydacusman 11 ай бұрын
2:47 😊
@nastexoshooble6824
@nastexoshooble6824 11 ай бұрын
Shukran ayneey talo kaa rabaa abyo Gabar sxbtey ayaa ninkeeda mudo is qaban hda qaata ka taganthy lacag hdee u bahato ma siiyo hdee meel dhaw wax u doonato wuu ku qeeliyaaa Malin ayee wax u bahatay lacagtii ku yaratey intee widisatay ayuu dhahay anaa ku Kena markasuu tellka dhan ka soo tagay sidee u sugeesay ayuu meel kle Ka soo wacay oo dhahay iigu imow mesha marke tagtayna wuu Ka tagay aqiiran wee is Helen mrkee is Helen ayuu qeelo bulshada dhaxdeeda waliba suuqa io ilaa xafada uu ku qelinayay gbadhasna waa abayo kugu xiran waliba kal io laab abyo plz la soo Tali xbbti❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
Mushkilad qos iska daba noqnoqonaysa waaye xbbt ninka xaqa alaha tuso
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 11 ай бұрын
M.a❤👸🏻🥀🤩
@user-ub2lm8pc5s
@user-ub2lm8pc5s 11 ай бұрын
🥰🥰🥰
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 11 ай бұрын
Dadku is jufikir maaha lkn aniga waxaan qabaa nin iiba gacan qaaday xitaa huduu idha ho xajkaa 100 mar kugey naa oo aaduun ka waxaan heestaa kugu wareejaa ee aan is ku noqono ka ma yeeliin raboow waxa noogacan qaada wax ha nagudarin in gudartana usaqir
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 11 ай бұрын
❤❤❤
@Asia1htt
@Asia1htt 11 ай бұрын
Chenalkan sheekooyinkiisu aadee igu socdan horey hloo sii socdo
@user-mg5pk2rk2z
@user-mg5pk2rk2z 10 ай бұрын
Ayaney talo ka raba😢
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 11 ай бұрын
2 labada qiso wey ficanyihin lkn mida hore ninka daba geshey aya iga gedan caqligeda caqli wa dhafey
@ilhaanomar22
@ilhaanomar22 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@kiinhaji9102
@kiinhaji9102 11 ай бұрын
Mahad sanid
@ifrahabdi7705
@ifrahabdi7705 11 ай бұрын
ayaane waxad isoo xasuusisay gabar reer america islay aheyna ayadan ninka Africa kasoo gursatay cideedan inay aderked oo america lay jogey laraben waa loderiya ninka dartis aadna waay isku😂 jclaayen markey kentay ninked wadanka ilmihii horeysay isku dhalen dilku bilaabay waaley udacwoto ooga cabsan ahi may jirto dowlanda mara to iney ku dirto waxuu ku dhah jiray dad madledahay markan dhaho wardhulka kamaan yaad ulaban may reerka dhaqmo xatay kugu soboqan 5 cunug markey dhashay oo uu gacan ka jabshay oo cidiisas wadanka kuso aruurshay waa waagi sponsore leysku so wadi jiray ilmaha waa uu uficanyahay intaan xamilad ahay waa ikolkolshay lakiin markan dhalo waji cusub buulay sobaxay 5 markey ilmaha marayaan ayaan intay ilmaha iskaso xiray karatey ugalay malintay so qalinjabiya koley dhahay good baaytahay intan guriga i mid baan daandaansi bila bay markan hadal matago waxuu igu amusiyaa naa majugdhabow baad uxistay mantay waan is gu aa cirkaan kaso jaray wixii cil aankedsan jiray korkesan ka jaray cidiisa inuu idilay waa ogyihiin markan gacanta kanabay hooyadi ibariday waan malinta goaanka gaaray inaa arsado asgoo busbusan buu hooyadii utagay maamo ficaney aheyde meqad dileysa walaalahis qelqelshay mequu dilaaye meydacweysay waa may asgii xabiibti moyaaney niic danbo somu dhihin guri yaab logaday mantay waa ayeeyo iyo awoowe iney haday is shukaansadaan baad moday markaan hadaadan ninka kamarmin xelad isticmaal
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
Cajiib
@ifraaxxasanmaxamud3246
@ifraaxxasanmaxamud3246 11 ай бұрын
Thanks hpo mcn 🥺🫀👸🏻🤍🫰🏻
@aishasharif2359
@aishasharif2359 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 11 ай бұрын
Ayaaneey hadaan ninka i Qabo labo dhrbaaxo ku dhufan maba joogi karee see camal 😅😅
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣haku feeri nin laiskuma taabti
@Najminaa
@Najminaa 11 ай бұрын
​@@QisasChannel😂😂❤
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 11 ай бұрын
@@QisasChannel ayaaneey abaayo macaan Wale dumarka sidii hore maaha OO feerkii ayaanu barane cabsi ma jirto
@nastexa6091
@nastexa6091 11 ай бұрын
Hhhhgg❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 11 ай бұрын
Wcs xbbti barqo wngsn
@LiibaanXaashi-re8jh
@LiibaanXaashi-re8jh 11 ай бұрын
Ayaan gobdon waaba qurxudiiyo qof ah amuu oday qaba maxay ninkayda uqarisa😥
@QisasChannel
@QisasChannel 11 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@LiibaanXaashi-re8jh
@LiibaanXaashi-re8jh 11 ай бұрын
@@QisasChannel 🤣🤣🤣
@xayaatnuur24
@xayaatnuur24 11 ай бұрын
😅😅😅😅
GOD SIREED IYO QIYAANO GUUR@AYAANGOBDOON
32:05
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 4,3 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 8 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
OOYINTA IIGA DAMBEE😭AARGOOSIGII WUJUUD#ayaangobdoon
21:31
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 12 М.
Faa'idada istiqfaarta
7:23
Mohamed Mufakir
Рет қаралды 8 М.
Qiso Cajiib ah 🇸🇦 dhaxalkeedi ba laga qadiyey ?!!🤔😭😭💔
16:19
FADEEXO: MAXKAMADA OO KA HADASHAY CADEYMANA KA KEENTAY TALIYE DHUL JABSADE
1:01:24
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22