No video

Ninka reerka reerka dabayaala u tartamaya waali ayaa daba dhigtey iney muuse u tartamaan

  Рет қаралды 2,918

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Ай бұрын
Ha Adoonobina hagumoobina eeyeesha wax soomaali leedahay iska tuura heeyada kaca oo dagaalama waa itoot dhimaanba waydaane❤❤❤❤❤❤❤
@40Durkiya
@40Durkiya Ай бұрын
Xaqiiqdaa taasa cumarow gudoomiye
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su Ай бұрын
Awdal state somalia ❤❤❤
@deeqmaxamuud3980
@deeqmaxamuud3980 Ай бұрын
Aaad iyo aaad inadeer wax umadan dhiirigaliya waa lobahan yahy
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 Ай бұрын
Guul awdal state of Somalia 🇸🇴
@HassanIbrahin-u1s
@HassanIbrahin-u1s Ай бұрын
Guul iyo gobanimo Awdal ❤❤❤❤❤❤
@theyoungsomali
@theyoungsomali Ай бұрын
UP UP AWDAL STATE. WAXAY REER ADAL IYO REER IFAT LEEYIHIIN OO HOGAAMIYAAN WAXAA KU TAAGEERSAN SOOMAALIDA OO DHAN MARKII LAGA REEBO QOLLO DAN GAAR LEH OO MACDANTA ISKA QUFAN JIDHE. ✌🏽!!
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Down! Down! dabadhilif faaido ma laha. Hana dhaafo.
@issaahmed4949
@issaahmed4949 Ай бұрын
AWDAL State viva
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Awdal state🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@minariii09
@minariii09 Ай бұрын
Bad iyo buurna waan leenahay xataa muqdisho uuma baahnin aqoon yahan iyo bad iyo buurba waan leenahay
@samielmi6158
@samielmi6158 Ай бұрын
Guul…..,Guul iyo gobanimo awdal state movement,Waar gobanimo ha ku doorsan gunimo,xoraynta iyo dhismaha dawlad goboleedka awdal wa waajib muqadas ah,midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco.allahu Akbar.
@minariii09
@minariii09 Ай бұрын
Horta dadka aynu doorano maxa afka hargaysuun uugu baladhiyan oo dhulkii laga soo doortay maba hadal qaadan lakin dumarka reer awdal markay waxaa arkaan miyayka dhiigiyan yakuba awdal afkooda masoo mariyane macal m/abiib markasta hargaysa uunbuu yidhaa waa in la casilo sabab meeshii lagasoo doortay maba hadal hayo waa in kuwa horgalkaa ee boorama jooga iyo hargays halaga bilabo in yaka horta la raaciyo buska aan soo noqon waynu guulaysanaynaa ha sheeginee habeen madow hala galo
@minariii09
@minariii09 Ай бұрын
Doorasha aa oo ma walibuu hungurikaga jiraa reer awdal naayada caruurniia wada yaacaaya iyo nagahan jinta qaawan caleemaha ku lulayaa cad ceeda kaga jira dhulkiina
@cirsankayeer7464
@cirsankayeer7464 Ай бұрын
Damiir xumayaasha awdal magacoga shegta muhiimadu wa in gacanlagaga qabtaa umada ..wayo wax ankutilmamo magaranayo nimanka badoodii iyaga oonwaxlaga waydiin qabiil lamida ictiraaf loogu badalayo ..waxakalodhanba dhafe ..wa adoomo mawaynanayane wainan dilaa nimanka
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Ай бұрын
Dadkani waa hore ayey isdhiibeene garaadaro iyocabsi ayaa nahaysee soomaaliyana waan kuxaqiranahay saluugbaa nagujira waayo 9 xildhibaan iyo 8 xildhibaan oo ciise ah sidaa miyaan isku leegnaha inaga iyo ciise
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex Ай бұрын
Inagu waligeen horumar gaadhi mayno ilaa talo midaysan, maamul gaara,wallaalnimo dhexdeena iyo inaan ogolaano dhimasho dhulkeena ka sifeyno kuwa inagu dul nool. Ninka dabadhilifka toban jeer la dagaalan.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Awdal state warkeedu waa:timirtii horeba dab loowaa.waa mar kaan af somaliga idin Baray ....
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Dadku.waa.aadal.estes.waxa Ku.garaysaa.qalbiyadoda.waxa Ku.jira.awdal.estes.kuwa .somaliben.u.shaqeeya.fikirka Ay.xanbaarsan..yihii.naguma Matalan..hargaysa.aya nu.joganaa.marka.aanu.kaftamayno.maaaxiyaha.wazan.idhaahda.anigu.xisbi.ma.tagerayo. Wazan.ajay.awdal.ested .indhaha.ayan.ka.saraa.wazan Aminsanahay.waayo Soomalidu.waa.qabaail Dad.waliba.dagaankiisu.xor Ayuu.u.yahya .laakiin.Kuwait.mamulka.ka Shaqasaya.ninbaa.darnkiisa Bulshada.raacay. Candi.cismaan.nikale Oo.ku.dhiiran.ma.jiro
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Axmad.ismaciil.wuu.daraseyey Waxa.meesha.yaalana..in.ay Tahay..qabyalad.iyo.qaraxad Beena.wuu.ogaaday.oon Waxaba.laga.badali.karin Awdal.ested..guul.axmad Ismaciil.sadka.dhinac.ka.raac .dadkaga.iyo.degaankaga.syad Wax.ku.tahay
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 Ай бұрын
Yara ooya xayraamiinta Reer Canada 🇨🇦 afkuna uu idin dheeryahay irbadna dhuub ma galisaaan😅
@ahmeddahir5279
@ahmeddahir5279 21 күн бұрын
Beenla sharegaere useless
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q Ай бұрын
HALKEED NOO WADAA NAC BILAASHA MARABNEE HALKEED NOO WADAA??GADABUURSI ITOOBIYA AYAA ADOON AH.ANAGU SOMALILAND ANAGAA LEH.OROMO NAXORAYNMAYSO BADDANA ADAA IIBIYEY SAAXIIB
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Hada oromo tahay ma si jogi sid
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Dadka ha isku dirin please sakhiraa dambeysa
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Lacnad baa beenalayaasha kor kooda ah.
@IskudareAhmed
@IskudareAhmed Ай бұрын
Adadigu ayaad u tahay shasqi
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,3 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 30 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 44 МЛН
SUBXANALAH: NIN CURYAAN AH OO NAAGTISA SOO QARXIYAY IYO MAXKAMADA OO YAABAN
1:12:07
JAWIGA SAAKA YAAQBARIWAYNE (4295)
2:11:59
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,3 МЛН