No video

ninkeyga markan darfur ugu so sabar hada ayu naag kale raba

  Рет қаралды 3,725

canab channel 1

canab channel 1

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@canabchannel1
@canabchannel1 3 жыл бұрын
ASC WALALAHEYGA QAALIGA IGU AH SO DHAWAADA WAA IDIN SALAAMAY MEELKASTO AD JOOGTIIN WAXAD JECESHAHIN ALLAHA IDIN SIIYO #FADLAN #SUBSCRIBE #LIKE #SHAREاحبكم #في #الله #
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Mashaa allaah talo wanaagsan ayaad siisay. Waxaan kula talinayaa haðii aad shalay wandahaada raacday maanta danta caruurtaada rac allaahan1 u llaabo oo weydiisto in uu minkaada Bari in kagadhigo badi istaqfaarta iyo scw kumaquul diinta iyo sunada nabiga. Waxaan xaqiiq Ah haddii aad allaah talo saarato in uu eebe kudayacayn
@samircade1253
@samircade1253 3 жыл бұрын
Masha allah wa Qisso cajib ah wano ficn wa siisay hda anigu waxan dhixi laha hooyada somaliyeed ninka gabadha ha oo keenin asga ha yimado ee adiga caruurta ku sabar sida marka hori oo sabartay xaqada un ilasho
@munezachannel14
@munezachannel14 3 жыл бұрын
Gabadhan walashena talo wanagsan iyo tusaalo cad ayad siisay ilamahaga usamir rerkaga iska dhaqo ilmo aabahoda ku roon mamadan boqol soon baqti ku afura kudhacday masrer weyni iyo yaraan kalamalaha midi kala leen qabow ku qadatay SCW
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 3 жыл бұрын
Abaayo allaha kusiiyo 🤲🤲🤲gabadhaas waxan dhihi lahay ilmahaaga hayso samirka badi adigaa kuusha heli dooono
@xamdibashiir3463
@xamdibashiir3463 3 жыл бұрын
Scw
@ciisegeesey5224
@ciisegeesey5224 3 жыл бұрын
mashallh waku sharfay wanaga waxkawad u habey
@xananxanan1858
@xananxanan1858 3 жыл бұрын
Walhi wazanuun abaayo canab iso qabo siham abdi chennal
@mandeeqaxmedgeedi248
@mandeeqaxmedgeedi248 3 жыл бұрын
Sidaa dhahdy waa xabbtii warun
@nimosweet9324
@nimosweet9324 3 жыл бұрын
Walaal qaliyeey illahay tala saaro🙏🥺
@ayaanqalbi9005
@ayaanqalbi9005 2 жыл бұрын
abaaayo guurso dheh naag ha u donin lkn hakensdo hana is raacin gurkisa maseer bdna ha tusin
@fihimosicid2668
@fihimosicid2668 3 жыл бұрын
Walahay waa talo fican wllo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
wcl abaayo❤
@MunaKitchen
@MunaKitchen 3 жыл бұрын
wallahi illmaha illalso aboo yio hoyo hadaye kalatagan illmaha dayac ayanoqanayiin sabar dheh
@rugtacilansarkamustaqbal8974
@rugtacilansarkamustaqbal8974 3 жыл бұрын
Biniaadan waaye waa iska sidaas
@sumayoabdullahi2116
@sumayoabdullahi2116 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo talo wanaagsan ayaat siisey keep going Xabbti
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 3 жыл бұрын
Ninkas guurka ayu laso dag dagay horta lkn maaaha nin xun wayo ma jiro nin dayn dono naag
@sahramaxamed5211
@sahramaxamed5211 3 жыл бұрын
Ha udoonin hadoontee adigu caruurtada hayso hakugu biiliyo naagtana meelahaa ladagdhe
@indhauron7326
@indhauron7326 3 жыл бұрын
Carurteda hafiriso dulqad muuuji deh
@halimofowzi8534
@halimofowzi8534 3 жыл бұрын
Masha allah talo wangsen ayad sisay
@indhauron7326
@indhauron7326 3 жыл бұрын
Wa qiso caajib ah lkn mamadan dambe nasib uyelatey maalkisa
@abdillahiabdillahi3430
@abdillahiabdillahi3430 3 жыл бұрын
Ada daale udon waa runtiisa hadad xulbada cabsiinlahad tukale keen kumadhehen wll mahadsanid
@marwaadan7906
@marwaadan7906 3 жыл бұрын
Ninkaada heeso ilmahaada Korso xaga lacagtana kanooloow isku qurxi macal timaha dahab kuxir adiga lacagta kanooloow ban kuleeyahay asagana nag haradsado ilmahana waxbarasho fiican mit aakhiro iyo tu aduun geeso nin aad rafaad iyo gaajo lasoo martay markuu lacag yeesheey maad naag hada imaan toonta kurba kuugu sii hayna intay lacagtaas nagkale kubaashaali leheed adiga iyo caruurtaada kubaashaala jeceel waa labo bari intaas Iga talo ah
@daganlovehoyofatima1203
@daganlovehoyofatima1203 3 жыл бұрын
Kkkkkk so mhn lacagta hakadhamaso
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 3 жыл бұрын
Kkķķkkkk
@ayaanqalbi9005
@ayaanqalbi9005 2 жыл бұрын
talo xumaa tani
@AliHeemaal
@AliHeemaal 3 жыл бұрын
inan rag waa damac badan yahay lkn taladii waalidkeed ayaa ay taladeedii qaatan wayday
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 жыл бұрын
My my naag how doonin eee dantaada wado isagu ha keensado hduuu doonayo adna ilaahay iska talo saaro
@miinetaabubakar9877
@miinetaabubakar9877 3 жыл бұрын
Asc canab xbbti adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay waxan idiinkaga barya illahey inu aduun iyo aqiro idiin xafiido
@canabchannel1
@canabchannel1 3 жыл бұрын
shukran xbbti jazaka laah qeyr adna sido kale ♥
@gulledjama1833
@gulledjama1833 3 жыл бұрын
Xagee jogta aan kusaree
@roseo3822
@roseo3822 3 жыл бұрын
Salam sister . My advice will be different , I would say leave him . Allah will provide for you and your kids , and also the father has responsibility to pay for children with in Islam so why stay with someone who disrespect you after you have done allll that . Wallahi we need to stop telling women to stay i. Marriages because of their children because a broken mom is a terrible thing for children to see . As for the older lady , I wish she would have saved money for herself before because she would not have regretted leave her ungrateful husband after he died. Ladies you have the right to be happy and trust in Allah .Also why are women still doing the same the same thing financial depending on men.
@ayanabdirasheed8849
@ayanabdirasheed8849 3 жыл бұрын
Why giving advice in English you never know if the girl can understand so if you can't write in somali then leave it and if you know how to write nd read Somali istustuska jooji
@roseo3822
@roseo3822 3 жыл бұрын
@@ayanabdirasheed8849 am sorry who are you?stay in your line lady, if you wanna give me advice do it nicely or don't respond on things that don't concern you
@indhauron7326
@indhauron7326 3 жыл бұрын
Scw
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 3 жыл бұрын
Scw
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 8 МЛН
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 18 МЛН
#qiso saliga nabiga scw ayaa bedelay nolosheeda
6:07
Hani garaad
Рет қаралды 2 М.
#qisadan dhageyso suuratul baqara adigaan dhaafi donin@canabchannel1
19:38
ninkaga markuu rabo nag kale calamadaha lagu fahmo
11:54
Fadumo qalbi wanag 21
Рет қаралды 2,4 М.
busbuse sida lo sameyo  dawasho wacan asxabta 🥰
6:30
Nuuro happy family
Рет қаралды 244
#qisadan dhageyso iyo faiidada istiqfaarta
12:41
canab channel 1
Рет қаралды 7 М.
FARIN HG IYO MAREEXAAN IYO MAJEERTEEN      21 August 2024
19:48
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 845