hal kalmad o ay dhahday aya sabab u noqotay inu ninkeda naag kale guursado

  Рет қаралды 147,412

canab channel 1

canab channel 1

2 жыл бұрын

Пікірлер: 190
@canabchannel1
@canabchannel1 2 жыл бұрын
Sorry asxaabey waaxan dhahay hal kalmad darteed aya loo furay lama furin ee naag aya lala guursaday
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 2 жыл бұрын
Maasha Allaah canabeey cadeey ma qaldame Waa Allaah .Khayer Allaha ku siiyo
@canabchannel1
@canabchannel1 2 жыл бұрын
👉💞shukran
@rabiiconuur8549
@rabiiconuur8549 2 жыл бұрын
Haa canabay Aniga xitaa Taas ka fakiraayey.
@canabchannel1
@canabchannel1 2 жыл бұрын
tee abaayo
@hafsabilanbeauty4012
@hafsabilanbeauty4012 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku barakeyo adi iyo awladada xajigaga dhamàan reer kaga
@abdisheikhmohamud904
@abdisheikhmohamud904 2 жыл бұрын
Barnaamijkaada waxaan ku jeclahay waxaad ku furutaa salliga nabiga scw Mahadsanid
@canabchannel1
@canabchannel1 2 жыл бұрын
Shukran
@marammaghrabi2903
@marammaghrabi2903 2 жыл бұрын
canuut wakusalami
@CLoud-cp8yz
@CLoud-cp8yz 2 жыл бұрын
War iyo dhamaadntiisa asiga waa qasaaray aad iyo aad hadal naageed oo raacay qarash loo joogin oo galay qofka bani aadanka waa inoo sabarka badiyaa dhibkiisa dheef allah uuga dhigo qiso macaan ❤❤❤❤😘😘😘🌷🌷🌷🙏🙏🙏
@saxcade3935
@saxcade3935 2 жыл бұрын
Maasha allah canab sheeko xikmad badan allah haku xafido wey dhacda sheekada somali ayey ka dhacday sodoh reer key dhistey dumisa wa xaqiiqo dhab ah shekada
@umamuctazem162
@umamuctazem162 2 жыл бұрын
Illahow nin naag qaabaa iguma ogid wan dacayadeyna nagaha minyaro inla noqdo dadka kulataliya😭😭 qofba waxba ushidan nin walbo nagtisa weyn mailoowo lkim anaa biyo kudhacay
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297 2 жыл бұрын
Aniga naag sabine so dhowoow
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297 2 жыл бұрын
Anigan naagqabine sodhowoow
@umamuctazem162
@umamuctazem162 2 жыл бұрын
@@ahmedgulliyogobanimosuldan1297 ohada niyada miyan kugu dhistaaa🥲
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297 2 жыл бұрын
@@umamuctazem162 aad iyo aad igudhisa boqorada
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297 2 жыл бұрын
@@umamuctazem162 that tell. No.watsap and even call.kenya
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 2 жыл бұрын
Maashaa allaah waa sheeko cajiib ah ee ka faa iideysta.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ceeblaabdi8013
@ceeblaabdi8013 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw jazakaAllah qeyr walasha
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan u jeclaystay. Sheekadaan.
@selimgokbayrak3887
@selimgokbayrak3887 2 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم. TÜRKİYE SOMALİA ❤️
@adnaanhamza4303
@adnaanhamza4303 2 жыл бұрын
Masha Allah waa qiso gabdhahena somaliyeed Ee ku cimri qatan cajib
@nffamily3240
@nffamily3240 2 жыл бұрын
Ok nin rag miyaa layasaa
@hibaqm8957
@hibaqm8957 2 жыл бұрын
Waaaw fantastic story. Waa sheeko cajiib ah.
@aliaali6120
@aliaali6120 Жыл бұрын
Fadlan walal shekakasta oo warineysid wadanka ey kadhacday sheeg inta aadan bilaabin
@nimofarah8193
@nimofarah8193 2 жыл бұрын
nin fiican oo xisaabtamayaa saasmayeelo wax kasta oo gabadha hooyadeed samaysay uma qalanto in uu ilaawo wanaagii adeerkii iyo in uu xaaskiisa bahdilo ugu yaraan uu furilahaa kadib ayuu guursanlahaa ciduu rabo nin fiican muu ahayn dhab ahaantii
@ya3746
@ya3746 Жыл бұрын
Sharaftooda mar siiyey bal islaanta Weyn akhlaada xun gabarteda ku raacdey maskax ciyaal dumarka Rogey duq iyo gabar kaliya karbaashka fahmaan waa sax
@owmahamedosman7801
@owmahamedosman7801 2 жыл бұрын
Salliga nabiga ayaan kugu jeclahay
@akramcade-fl1ur
@akramcade-fl1ur Жыл бұрын
Masha allah
@sahraibrahim5601
@sahraibrahim5601 2 жыл бұрын
Masha alaah abayo alaha ku xifdiyo dar,ale ayaan ku jeclahay
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 2 жыл бұрын
Shukran quruxay
@user-ob2nr7bc9k
@user-ob2nr7bc9k 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@kawzerhazan8679
@kawzerhazan8679 2 жыл бұрын
Wlahi waa Fariid ❤😂
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 2 жыл бұрын
Sallallaahu caleyhi wasallam.
@user-by7ru4ns1g
@user-by7ru4ns1g 10 ай бұрын
Manshaa alaah wa qiso cajibah Nosobadi qisoyinka wan kahalay
@ayaanamerica302
@ayaanamerica302 2 жыл бұрын
masha allah tabarkallah
@calicabdulaahi6747
@calicabdulaahi6747 2 жыл бұрын
Mash allh
@nuuroowchannel3820
@nuuroowchannel3820 2 жыл бұрын
Ma shaallh
@xudayfamahad552
@xudayfamahad552 2 жыл бұрын
Masha,allaah
@isisisisisisisisis
@isisisisisisisisis 9 ай бұрын
Abaayooy waxaan kaacad sanayaa qisooyinki saxaabidi iyo dadkiihore❤❤❤
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297 2 жыл бұрын
I like ur story
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad aad iyo Aad ayaan jeclahay
@canabchannel1
@canabchannel1 2 жыл бұрын
💞👉
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
wcl abaayo🙌💕
@ayaanamerica302
@ayaanamerica302 2 жыл бұрын
masha allah tabarkaah xabiibti qali
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@abumuscabcabdilahi9678
@abumuscabcabdilahi9678 2 жыл бұрын
Msha allh
@vijonvijon5611
@vijonvijon5611 2 жыл бұрын
Manshaa allaah gabar caqli badan ayaad tahay allaah haku xafido
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 2 жыл бұрын
Dharbaaxa wanaagsan ayaa hooyadaa ku dhacday. Runtiina wey istaahishaa.
@aminasalebangurey5191
@aminasalebangurey5191 2 жыл бұрын
Maansh allh guulayso abayo
@luulhaaji1404
@luulhaaji1404 Жыл бұрын
A s c. Canab. Aad. Iyo. Aad. Ayaa. Qisooyinkaaga Ayay. U. Macaan yihiin ALaah. Ha kuu. Barakeeyo.
@canabchannel1
@canabchannel1 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/rLadidermb3Dgo0.html
@Canab-oj8yu
@Canab-oj8yu 4 ай бұрын
❤❤❤
@assiaomar7372
@assiaomar7372 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@sawdoaxmed2012
@sawdoaxmed2012 2 жыл бұрын
Asc
@mohamedomar8592
@mohamedomar8592 2 жыл бұрын
Mashalahu waaninn ragada ah ninika sidadas fuulya waa somslu rona ah
@abdisalanali6357
@abdisalanali6357 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا كثيرا كثيرا
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 2 жыл бұрын
Bismillah
@khadraadan2544
@khadraadan2544 2 жыл бұрын
Horaa loo dhahay nin Ragga lama ciilo
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
Haa waxa ladhahay rag ciil cadaab ka dooray
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Hore usoco inaabti dee ninkasi xiniyaha ayay qabten way bahdilen subxanallah mahadsanid wll
@hooyomacan8222
@hooyomacan8222 2 жыл бұрын
Mahad sanid waan kaga mahad celinayaa astiradada wanaagsan Allah hakuxafido
@arwachannel8332
@arwachannel8332 2 жыл бұрын
Mansha sllah sis guuleyso qali😍
@candicasiis2255
@candicasiis2255 2 жыл бұрын
WAlaal Soo dhaw
@candicasiis2255
@candicasiis2255 2 жыл бұрын
Abaayo xakaajoo taa
@upahahmethhussein1803
@upahahmethhussein1803 2 жыл бұрын
Nin ragga yar yaraysi malahan wn ku raacsanahy Legend ayuu lahaa❤💯
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Imika bal.muxu faidey 😢😢😢😢😢
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297
@ahmedgulliyogobanimosuldan1297 2 жыл бұрын
Manshallah canab
@abdirisaaqalaale5361
@abdirisaaqalaale5361 2 жыл бұрын
Xalaytaba caweyskii Canabay daruur uhu caadbay lahaayeen
@Mariamnuu
@Mariamnuu 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💞💕💕
@sharxabiil3305
@sharxabiil3305 2 жыл бұрын
masha allah waa qiso cajiiba
@nuurtomacalin6641
@nuurtomacalin6641 2 жыл бұрын
Maaaaashalh
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Soo dhawow wlashy
@aliali-cj7lu
@aliali-cj7lu 2 жыл бұрын
Adaga cool waaye
@munezachannel14
@munezachannel14 2 жыл бұрын
Wale nin bahala u aha ayada iskuso jeedisay waliga qof hayasin qiso yaab badan ayay ahed SCW
@jhussain1507
@jhussain1507 2 жыл бұрын
Fariid ayuu ahaay walahi gabadha maskiinta gadal oo kaguursadayne waxa lagayaba inaay isha habarta xaaska kowad ku dhacday
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 2 жыл бұрын
Waa cashar lama illaawaan ah.
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Scw scw N.N.Kh scw
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wcs abaayo macan
@xudayfamahad552
@xudayfamahad552 2 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib ah
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 жыл бұрын
Subxanalah kkk
@cabdulaahicusman4508
@cabdulaahicusman4508 2 жыл бұрын
Cajiib waye walahi
@ayaanqalanjo8726
@ayaanqalanjo8726 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@sahroadanabdi4590
@sahroadanabdi4590 2 жыл бұрын
Inuu u sabra fiicneed nin rag lama dhaha waxas shit
@IbrahimAli-hz2pl
@IbrahimAli-hz2pl 2 жыл бұрын
Mahadsanit abayo
@ugaasmaxamed6531
@ugaasmaxamed6531 2 жыл бұрын
Khadra maxamed
@maxamuudyusuf1144
@maxamuudyusuf1144 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@xayaat42gmailcom19
@xayaat42gmailcom19 2 жыл бұрын
M.a abyo🥰🥰🥰
@ifrahege8954
@ifrahege8954 2 жыл бұрын
Nin rag ah dheh
@ALNUURTV
@ALNUURTV 2 жыл бұрын
M.a
@MrMoe612
@MrMoe612 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@user-ib2yg8vx8t
@user-ib2yg8vx8t Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 ай бұрын
Run tii taas waa lagu sugay😂😂😂😂
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Жыл бұрын
Subxanalaah
@xamsemaxamed3166
@xamsemaxamed3166 Жыл бұрын
Wlhi nin ragageed ayaaa uu ahaaa
@fadradaaud8232
@fadradaaud8232 2 жыл бұрын
Is moog ArooskedaY ka mashxaradaa🤣🤣🤣🤣
@muslimgirl4163
@muslimgirl4163 2 жыл бұрын
MashaAllah
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
Ok
@kalaxofficial9796
@kalaxofficial9796 2 жыл бұрын
Shugran wllshy Raga lama ciilo Somalidu waxay dhahda nin Raga ciil cadaabtii kadoory
@hassanraghe674
@hassanraghe674 2 жыл бұрын
M.a walaashay canabay
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
M.janan.s.sare mrs anab
@mohamedabdi1179
@mohamedabdi1179 2 жыл бұрын
Nin raga
@mohamedabdi1179
@mohamedabdi1179 Жыл бұрын
A
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
Guur rabitaan ah mahanwaa guur madax jabin ah
@cafimatkadrtalosiin1965
@cafimatkadrtalosiin1965 2 жыл бұрын
nin ka intas reer kisa ma tagin miya
@bashaashtv276
@bashaashtv276 2 жыл бұрын
Wcs m.a
@ummuharuun5397
@ummuharuun5397 2 жыл бұрын
Waa nin cuqdad badan
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 2 жыл бұрын
Sorry wxn ka xumahay gabdha kle miskinta ah laga yabe inee il haleeshay tolow mxy ku dambesay qiso cajiiba waye
@ubaxqaali749
@ubaxqaali749 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@faysalmaxamed1085
@faysalmaxamed1085 2 жыл бұрын
Wllhi waa qiso Xanuunbadan intii fahmaysa
@luulmumin9157
@luulmumin9157 2 жыл бұрын
Sheekooyinkaada,waa wax dhicikara Nasab nasab dhaley waaye, boqoloow màsha alaah wuu Kabaxsadey,
@ceeblaabdi8013
@ceeblaabdi8013 2 жыл бұрын
Nin rageed buu ahaaa really
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 2 жыл бұрын
abayo maadaama ninkani lacag badan oo uusan shaqeysanin ninka garaashlaha siiyey soo run ma aha wixii gabarta xaaska uaheyd u sheegtay oo ah gabartan fiican ee waxaad ku heshey qaraabtinimo ee maadan hesheen si kale
@hodanabdullahi2972
@hodanabdullahi2972 2 жыл бұрын
Hhhhhh wuukusugay Lakin Ninga wuunaxaris badnaa m.a
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Ssss , haaa Asww, dumarad ama marwa bah yar waata.khadraay
@abdirisaaqalaale5361
@abdirisaaqalaale5361 2 жыл бұрын
Xalaytaba caweyskii Canabay daruur
@salebancllaah1604
@salebancllaah1604 2 жыл бұрын
Asc
@salmaumulkhayr4762
@salmaumulkhayr4762 2 жыл бұрын
Sheer
@hasancarab6878
@hasancarab6878 2 жыл бұрын
Yahu Naya sheqeso
@hamdamohammed1977
@hamdamohammed1977 2 жыл бұрын
O hada Maxay qabanaysa
@abdilahiosman3263
@abdilahiosman3263 2 жыл бұрын
Waxaan filayaa inay tahay qiso dhacday oo dhaba
qiso adiga igu dhacday iyo dhibkii ando maray
21:46
canab channel 1
Рет қаралды 14 М.
#qisadan hadii ad dhageysatid noloshada wax badan aya iska badali doono
25:39
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 43 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
QISO CAJIIB AH OO KU DHACDAY GABAR INGIRIIS AH. YAAB!
16:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 130 М.
Qisadan waa mid aad u layaab badan
13:33
Qiso channel Za
Рет қаралды 569
GABADHIN ISLASOO TAHRIIBNEY SIDEY KUDHIMATAY? 😥😥
10:37
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 12 М.
ninkeyga markan darfur ugu so sabar hada ayu naag kale raba
12:53
canab channel 1
Рет қаралды 3,7 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 43 МЛН