Ninkii Tima Jaraha Ku Dhex Dilay Odey Maskiin Ah iyo Shuute Maxaa Kala Qabsaday

  Рет қаралды 31,100

HAMAR ADE TV

HAMAR ADE TV

2 ай бұрын

Пікірлер: 22
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 2 ай бұрын
Yaa rabbi ilaahoow u gargaaar umadda somaliyeed
@abdullahisaffa3375
@abdullahisaffa3375 Ай бұрын
War waxaan daroogiista yaashaa umada dhiigooda waxey ka dhigteen ciyaar ciyaar bal siduu u egyaha fiiriyaa waa dhashii bililiqada lagu koriyery
@farxaanxuseen9703
@farxaanxuseen9703 Ай бұрын
Deg deg haloo dilo daalimka
@dhagacadeaxmed7656
@dhagacadeaxmed7656 Ай бұрын
Oday dhaqamedow aabaha was dhagarqabahas beey lacag lahorbodayan saan loo toogan😂😂😂😂
@umuaisha6859
@umuaisha6859 2 ай бұрын
Innaa lillh wainnaa ileyhi raajicuun
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 2 ай бұрын
War waxaan kajoojiya daroogada
@ashanur7166
@ashanur7166 2 ай бұрын
Subxaanallaaah saqiirkaan maxaa askar loga dhigay
@haweyacaymad3264
@haweyacaymad3264 2 ай бұрын
Yaahuu caqli aan dil aheyn malahan
@FarduuzApdi
@FarduuzApdi Ай бұрын
😅😅😅
@abdig2533
@abdig2533 2 ай бұрын
None will escape our punishment bio cad maadif cad meel yal
@xamdacali8840
@xamdacali8840 2 ай бұрын
Waa igaa fakatay külah waabo ku booteysey kana ka kiciinaayaa tiri meshaa
@Khadarashraf
@Khadarashraf Ай бұрын
Dagmada dharken lay waa MEEL dilka caan ku Ah
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 ай бұрын
Wlh waxan askarti sharafta ayey ka qadeeyn hala dilo walal somaliyed ayu nafta dhafiyeey somali caadaw kaleeh maleeh iyaka isku caadow ah illahayow umada uu gargar from Djibouti
@user-jb8yz2gu8i
@user-jb8yz2gu8i 2 ай бұрын
Ninkan walaalkaaga waaye hadilin madishi waa kufakate lagaaama yeelimaaya saa ugu fakisaa laguugu fakihaa waxaa geesataa laguu gesaha soma sax ma aha 😢🥺😭😭😡🗡
@hassanahmedhassan7067
@hassanahmedhassan7067 2 ай бұрын
Walalayaalow soomali hada nahy musiibo ayaa inagu habsatay
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Ай бұрын
War meshan sharciga militeriga iyo boliska lu muqabta war meshan sharci mayale nugu kala wada nabad sugida malin walbo xamar qof e ku dilan taliskoda ana si fakiyo war ma qabilba mise wa qaran hayada nabad sugidda odiyal badan borar wato o maxa arkay cunugeygi nisa dishay dhahayo ona maxkamada si gar ah we u ugaarsan karto o cidanka Rtt we udiri karta walaso xiri kara qasab mahan inu taliska so warejiyo maxkamadan shute iyo liban halaga qado dad si cadalad ah dadka ugu adego halo dhibo dhaman waxa jogo wa musuq malin yar 2 xidigle nabad sugid ah utagay askeri bolis xabadeyay ila hada we uso qawanoyin war dalkani in u toso hada he rabtan maxkamadaha tosiyaaa
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 2 ай бұрын
Ma loi tix galiyaa ,Alaah baa gooyey arinkaa qisaas weeye ,xamar dilkii wuxuh la noqday caano la kabaday iyo soomaali guud ahasnba xamar way u daran tahay, Alaah ha laga baqo
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 2 ай бұрын
Ciyaal yaryar qori loo dhiba shacab masakin kudilayan
@asadkaskeyboy
@asadkaskeyboy Ай бұрын
Qaf walibo.fol.xun lee.moxo dad uu dilaa subxanalaah
@safiyohadad79
@safiyohadad79 2 ай бұрын
Soon iyo soon daro mayaqaniin maskiinkan badiyo laga kenay jaahi cadestay dadki wadanka iyo dadka loo dhariya dhameenayan shacabkii
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 2 ай бұрын
Ciyaal yaryar qori loo dhiba shacab masakin kudilayan
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,3 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 15 МЛН
DEG DEG SHACABKII OO FARMAAJO U KACAY IYAGOO HUB QAATAY
24:10
Zaki honest Official
Рет қаралды 11 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН