SHUUTE VS TALIYE QOSLAAYE:-Maxaa kala qabsaday Gudoomiye Shuute Taliye Qoslaaye oo ku eedeysan Dil.

  Рет қаралды 667,303

Somali cable

Somali cable

3 ай бұрын

SHUUTE VS TALIYE QOSLAAYE:-Maxaa kala qabsaday Gudoomiye Shuute Taliye Qoslaaye oo ku eedeysan Dilkii Ganacsade Abuukar Axmed Kaabax,Kiis Xasaasi ah oo Koox abaabulan oo halis ah.MUUQAALKA MAXKAMADA.

Пікірлер: 556
@user-fe8ym2um6u
@user-fe8ym2um6u 3 ай бұрын
Mooryaan.Daroogiistayal ah.Ayaa Ciidamada,laga dhigaya.Kuwa qorayane.Waa mooryaan kale.Oo qaaimul wadan ah.Subxaanallaha.
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 3 ай бұрын
Waa dhibka aay ledahay 4.5 ama qabyaalada, reer walba kan ugu xun ayay so hormarsadan. Ilaahey ayaa umaqan Soomaalida
@user-nh3zj4vl4u
@user-nh3zj4vl4u 2 ай бұрын
😢
@mrosobowmohamed6012
@mrosobowmohamed6012 2 ай бұрын
Waa lagu qaniinaa
@aayabaruud1392
@aayabaruud1392 20 күн бұрын
😢
@user-zx9uq1zy2t
@user-zx9uq1zy2t 2 ай бұрын
Marxuumka ilaah xaqiisa ha soo daahiriyo aamiin
@CoachAli-zy3ov
@CoachAli-zy3ov 3 ай бұрын
My God made our country better and peace, and may God help those good man and woman who’s working for us❤
@hazard300
@hazard300 2 ай бұрын
One lesson I learned 🎉the power of the cctv camera 📷
@abdisamedahmed925
@abdisamedahmed925 2 ай бұрын
good cctv
@abdisamedahmed925
@abdisamedahmed925 2 ай бұрын
ilaahay ha.xifdiyo ragan udodaya soomaalia guuul shuute
@Joker54353
@Joker54353 2 ай бұрын
Mashaallah sida dawladeenu u shaqaynayso hormar balaaran ka muuqda garsoorka wadanka ilaahay sida saxda ah ha ku sugo, cadaaladu ha sarayso.
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 3 ай бұрын
Ragaan dhalinyarada ah ee dadaalka wado allow xifdi wixii dadka dulmi kuhayana allow umadda ka qabo . War bal adinkuna is ilaaliya akhiyaarey daba galkiina waan ku faraxsanahaye ❤❤
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 2 ай бұрын
1991 amurtan kadam beysay
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 2 ай бұрын
masiirkii somaliya waku takrifall ann caadi aheyn caruurtii esbada kudhashay mama lagu koriyay ayaa qori losaxixay habiqleyso
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
Waa markey xaaraanta macaansadeen kkkkkk Subxaana laah Waxaan ahay sarkaal ku qoslay . MAGACA SARKAALOE XAAL QAADO!!¡​@@fawziyadahir4123
@user-dx6wo8dy4h
@user-dx6wo8dy4h 2 ай бұрын
2
@maryammb7064
@maryammb7064 2 ай бұрын
Qaad iyo khamri ilaahow ka soo reeb dhalinyarada muslimka😢 ilaahow ciidankaan soomaaliyeed kheer badan sii😢😢❤
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 2 ай бұрын
Si cajiib ah bay ragani baadhitaanka u sameeyeen una soo bandhigeen abaal marin ayay mudan yihiin alle haydin guuleeyo marxuumkana alle ha u naxariisto CCTV-yada hala badiyo wax badan bay amaanka ka taraysaa.
@abdikadiryussuf8355
@abdikadiryussuf8355 3 ай бұрын
Si fantastic ah Baad usooqabateen dilayaashas very nice
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 2 ай бұрын
Denbi baaristu waaba FBI. maasha Allah raggan ha la taageero!
@Caliya7
@Caliya7 2 ай бұрын
Waa sax hadaan qofka dadaalaya ladhiirigelin oo lagagaabiyo wuu kacaajisayaa
@beencadjr4477
@beencadjr4477 3 ай бұрын
Excellent That's it Midkaan wuxuu maqlay waxaa La inkiraa
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 3 ай бұрын
Kaamarooyinka ha La kordhiyo mida xigta masuuliinta waain La baaro, Kaadi iyo Dhiig goor aan la filaun
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 3 ай бұрын
RABIYOW Somalia 🇸🇴 difaac..ameeeen..alcohol is shayaadan kaaadi..love Somalia bye from puntland
@Caliya7
@Caliya7 2 ай бұрын
Maasha Allaah, dalkeena iyo dadkeena Alloow xafid, horumar wacan waa wax lagufarxo dadaalka ay sameeyeen dhalintaan iyo nabadsugida.
@user-yt1wv9sl2e
@user-yt1wv9sl2e 2 ай бұрын
Waa horumar weyn. In waxani qashinka ah lasoo qabtay. Hala toogto dhammaantood mooryaan weeye
@zhako77
@zhako77 2 ай бұрын
Qoslaaye iyo liibaan waa dilaayaal Inta kalena waa dil kalkaalayaal oo way qariyeen dilka.
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
Ciyyaal yaryar oo qabiil lagu keenay ayaa loo dhiibayaa taliye Sal dhig
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 3 ай бұрын
Hasan munaafaq ayaaba kuu sheegay wuxuuna yiri nin walba qaraabadiisa ayoow shaqo siin karaa xaa ku jaban..
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 ай бұрын
Hada Waa In lawada Baaraa oo la Ogaada Heerka wax barashadooda Dhamaan Hay’adaha Amniga Dalka Dalka Oo Dhan Gaar Ahaan inta Badan Muqdisho Caasimada Dalka iyo Degmooyinka U Dhow Dhow nawaaxigeda sida Afgooye iyo Balcad jowhar Xataa Halaga Daba Tago Kuwii Sooqoray oo Ciidamada Amaanka Dalka Soogeliyey Si Loo Ciqaabo iyaga Waawada Qaainul Wadan uqariyey Qarankii Dalka iney Fashiliyaan
@Nika_kit800
@Nika_kit800 3 ай бұрын
@@MohamedAli-nm8oefarmaajo mingiste ayaa waxan noga tagay kaas ilaahey ayaa reer muqdisho dhafsiyay
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 3 ай бұрын
@@MohamedAli-nm8oeqabyaalad aya ka buuxdo farmaajo shaqo aw qaban waayay ayow hassan sheikh qabtay ama qabiil ku nac ama iska daaa shaqadu waa soconaysaa
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 3 ай бұрын
Somalia marka la joogo.qof qof aamini kara ma jiro .xataa xassan sheekh ma aamini karno😂😂
@odayroy3099
@odayroy3099 3 ай бұрын
Dowlada Somalia horumar wayn ayay samayse sida kiiisaska calamka ayaa loo xaliyay
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 3 ай бұрын
Maasha allah dowldena guul
@ilhaamnor
@ilhaamnor 2 ай бұрын
​@@user-iz4tc3kh5q0
@apdigaas6887
@apdigaas6887 2 ай бұрын
Somaliland ma gadhaasan Balayada iyo qaraxu idiinkama tagayo inta ad Somaliland ad uu diidantihin horumarka iyo aqoonsi ga
@odayroy3099
@odayroy3099 2 ай бұрын
@@apdigaas6887 who is Somaliland? War naga tag maamul goboled hanala hoos ordine anaga Qaranka Soomaaliyeed iyo horumarka ay Ciidamadeena gaareen baan ka hadlay
@apdigaas6887
@apdigaas6887 2 ай бұрын
@@odayroy3099 Waa meel laa isku cuunaya ayad joogta yee iga amuus
@user-yy6yq5qj7u
@user-yy6yq5qj7u 3 ай бұрын
Waa Dhab in ay na soo xususinayso in sharciga loo Siman yahay,guuleysta,Cadaladuna ha guuleysto.
@Hassan_haji.
@Hassan_haji. 2 ай бұрын
Good job 👍 Hadii sidaan lasii wado cc camera 📸 Waxaa yaraanaya dilalka iyo Qaraxyada😭
@ruwaydoabdiasiis8537
@ruwaydoabdiasiis8537 2 ай бұрын
Shuuute is not Easy❤🥺ilhy cimriga Hakuudhereeyo
@cabdiMacoo
@cabdiMacoo 2 ай бұрын
Aamiin yarabi
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 ай бұрын
Aamiin yaa Allaah
@user-bc9cf9mj9r
@user-bc9cf9mj9r 2 ай бұрын
Ninka kiskaan saan u baray madaxweyne u qalmaa xaqiiq❤
@user-bf3ye1hm5t
@user-bf3ye1hm5t 2 ай бұрын
Nin kaliya mha ee wala iskoku tage kan❤
@user-bc9cf9mj9r
@user-bc9cf9mj9r 2 ай бұрын
Haaa wlhi cajib
@zhako77
@zhako77 2 ай бұрын
Haduu madaxweyne noqdo yaa baadhaya dilalka iyo kiisaska kale?
@jamesblack2577
@jamesblack2577 2 ай бұрын
Team Mahad salaad ex NISA SHAQO FCN AYEE QABTEEN
@mohamedhassan5115
@mohamedhassan5115 3 ай бұрын
Ninkaas oo kale reer hebel ayaa lagu keeney sow maahan 😢😢😢😢 waa ayaan darada noohaysato alaw naga kori.
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 ай бұрын
Xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada somaaliya Allah ha barakeeyo. Waa aqoon yahano og masuuliyadda ay umadda u hayaan. Mudan Daryeel intaa ay helaan ka sareeya. Igu salaama sxbyaal.
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 ай бұрын
Masha Allah wiilashan waa dad shaqadooda yaqaano alaha xajido😢😢
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 ай бұрын
Allaha swt ha Xifdiyo fiddaarayn Shuute iyo Wiilashaan Tusaalaha usoo qaadanaya Cumar binu Khadaab radiyallaahu canhu
@yussufduale3747
@yussufduale3747 2 ай бұрын
mashallah cidanka NISA sida u shaqeeyan wa sida wadamada calamka hormaray wlhi anago wadankena sal dhigan hadiba cidankena sirdoonka yihin kuwa ugu dhaqdhaqaqa bdn africa wa guul wixi dambi wadayaal ah sharciga shaqo haka qabto
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 ай бұрын
Wa dilayga ugu halista badan kan dad badan ayow horay uso lauay hada ow kashifmay masibo alah ku rido inshallah
@waainnablue3370
@waainnablue3370 2 ай бұрын
Allah u Naxariisto marxuumka. Waxaa la Gaarey Xilligii Baaris iyo Dib u Dhis la gu sameen lahaa inta Darajo been ku Shaqeyso xafiisyadda Dowlada, Qasaatan Hayadda Amniga sida; Militariga,Boliiska, Nabad Sugida iyo CID.
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 3 ай бұрын
Allaahu Akbar ragbaa meesha ka hadlaya xaqbaa dilaahay illaahow unaxariiso Yaa rabi
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 3 ай бұрын
Amen ilaow❤❤❤❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 ай бұрын
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲
@sallabdull3048
@sallabdull3048 3 ай бұрын
KHAAIN OO TUUG AH,,AAD MARKI HORE NOOGA DHIGTEEN TALIYE...EE HALA TOOGTO
@ramlaabdikariim2844
@ramlaabdikariim2844 3 ай бұрын
Maasha allah
@Waayaabay
@Waayaabay 2 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 3 ай бұрын
Halganka Dawlada Somalia Kula jirto khawaarijta alshabaab Allah waa guulaysanayaa inshaa Allah
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 3 ай бұрын
Dowlada somaliyeed waa shacabka somaliyeed iyaga dalka leh guushana iyagey ku danbeyn khawarij alqacida soo dirtay wa maalmo intey raftaan
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 3 ай бұрын
Horta mxy cirib tiraan sidan morayan uga dhax buxdaye eena cabtoyal uyihiin dhaxdooda ha is xaliyan kadib iney gulesnayan shaki kuma jiri done sidey ila tahy koley
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 3 ай бұрын
Insha allah ❤❤❤❤ walalo allah wadankeena nabad inoo dhigo
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 3 ай бұрын
Dowlada soomaliya waxaa dhaama kuwaan al shabaab
@mohamedabdulahi9302
@mohamedabdulahi9302 3 ай бұрын
QOF NAF GOOYAY WALIBA SI KAS AH TALOW SIDEE SI NABAD AH UGU SEEXDAAN
@fadumo5687
@fadumo5687 2 ай бұрын
Waba midan layabay
@Qooyskena
@Qooyskena 2 ай бұрын
Muqdisho halaga xarimo qamriga jaadka xashiishka hadi kale askar badan aa dad layne 🦹🏻‍♂️
@bashirgaryare83
@bashirgaryare83 2 ай бұрын
Masha'alaah meshan cadalad ayaa kamuuqata.
@user-kg6og4kx1n
@user-kg6og4kx1n 2 ай бұрын
Dadka Qabyaaldu lagu Keeney saan aa u danbeeyn doonta , Aqoon la’aani waa iftiin la’aan.
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 3 ай бұрын
Waa wadan in la bur Bur Buriton la rabo Gaalada xataa waan ka liidanaa SUBXAANA LAAH ILAAHOW NOO GARGAARR YAA RABI
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 2 ай бұрын
Weligeedba muslim afka sheegte gaalada ayaa ka fiican waayo diintuu dadka ku qaldayaa
@muhuboali9896
@muhuboali9896 3 ай бұрын
Cadaaladu hashaqayso, waa ku farxay baaritaankiina maasha allaah dhiigu ma qarsoomo
@fadumaabdiaden3030
@fadumaabdiaden3030 2 ай бұрын
Subxaana laah, wallaahi waa musiibooyinka wadnkeena heysto,Illaahoow noo gar gaar,aamiin aamiin
@malaboa591
@malaboa591 3 ай бұрын
Bisinka kan in saldhig ciidan madax looga dhigo ma fiicneeyn waaba nin inuu Ciidamada fasahaadiyo rabay ee ilaahoow Umada soomaaliyeed ka qabo yaa Rabi Aamiin Inshaa Allaah
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 3 ай бұрын
Lama ogeen qof cadiya aya la mooday😂
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 ай бұрын
Ameen YAA ALLAH Shartooda RABIGAYGA hanaga qabto wixii dalka balayo ka wado ALLAH dhulka la gooyo Insha ALLAH
@jamaadcabdullahi-iv3vt
@jamaadcabdullahi-iv3vt 2 ай бұрын
Subxanaallah waa mucjiso wllhi waaxay khamrigu😢😢😢
@ConfusedCamperVan-mh6ks
@ConfusedCamperVan-mh6ks 3 ай бұрын
Shuuti la.aan waa abaar 😂
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t 3 ай бұрын
Haaa
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 ай бұрын
Allaha swt haxifdiyo Shuute
@Mahir-yare
@Mahir-yare 3 ай бұрын
Caadi ugu jawaabee adale adale
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 ай бұрын
Golden voicr❤😊
@user-qr9dx1ij1v
@user-qr9dx1ij1v 2 ай бұрын
Kuwan halaso dadajiyo wlhi wa shigshilyal 1 qoslay 2 qone 3 liban 4 xasan dhin 4tas haladilo 1maxame 2 io kankake 15 sano xarag halagu xukumo😊
@AbdullahiAbdi-th2qc
@AbdullahiAbdi-th2qc 2 ай бұрын
New Somalia
@caadilcade
@caadilcade 2 ай бұрын
سبحان الله Wa sheeko Mucjiso Ah
@Bayula-uj7ur
@Bayula-uj7ur 2 ай бұрын
Haa walahi illahay lee so dilaaciyay arintaan
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 3 ай бұрын
Masha Allah Dowlada waxey gartay horumar lataban karo sharciga hala marsiyo dhamantod marxumkas ayey dunida dhafiyen
@ibrosabdule5219
@ibrosabdule5219 2 ай бұрын
Abgaal waxoow ku maah maahaa waxaan dhuuso umaleeynaayay ayaa xaar igu noqday shuute agtiisa baashaal mayaalo
@drhd1043
@drhd1043 2 ай бұрын
Haaa wlhi😂
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 2 ай бұрын
Right and Perfect police officer
@GUULALLE
@GUULALLE 2 ай бұрын
Asc Ciid Mubarak Walaal fadlan kusoo biir guul alle . alle haku guuleeyo
@Somali-One
@Somali-One 3 ай бұрын
Subxan Allah
@fadumafarey
@fadumafarey Ай бұрын
Masha Allah tabarkallah shuute raga diirka hala geeyo
@rahmanuur4145
@rahmanuur4145 2 ай бұрын
subhnallah waxaan ma run baa yaa rabi
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 ай бұрын
Masha allaah wan kufarxay walaahi wana cadeen sidaan u arko
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 2 ай бұрын
Wiilka askariga ah waa nin ahludiin ah
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali Ай бұрын
Qiimaha Somalia hadaa garan laheyn, qabiilkeena Somali noqon lahaa kawaran Jannada Ifka SOMALIA see ahaan laheyn. Waxaa noqon laheyn taajiriin😢😢😢😢😢😢
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 ай бұрын
Allah cadow sanaa subhanallah yaa lamina macnah
@user-ql8hg7cu5e
@user-ql8hg7cu5e 2 ай бұрын
Mashallah ciidanka SID a cadi ma ahan
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r 2 ай бұрын
Waleeeee Ilahay ayaaaaa Kashifayyy Marxuunkaaas dhintayy Tisaaa Gashay Lakiiiin. Dadbadaaaan Ayaaa Sababtisa ku badbadi oo geysan lahaaa Taliye Qoslaaaye Ilahay ku Cadab Qoslayaw 😢
@fabu2526
@fabu2526 2 ай бұрын
Fantastic noocaas oo kale looma istimaalo
@hakimamohamed3329
@hakimamohamed3329 2 ай бұрын
Wadanku wa hagaaga hadi saan lagu wado ragga dadaalkan wado ,allaah idin xafiddo❤marxumkane janadii firdowza allaha ka warraabiyo
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 2 ай бұрын
Somalia ma qamreey yaqaanaan. Subxanalah
@et9055
@et9055 3 ай бұрын
Subxanallah subxanallah waxane waxakenaya dadka la iska qorayo iyaqone lahoobine somaliya alla umaqane.
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 2 ай бұрын
From 🇮🇹 Aadban Ula Socdaaa Maxkamda Ciidamadmada Qalabka Sida Gen.Shuute Iyo Abdiqadir Isse Hawl Weyn Bey Hayaan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Subxaanalaah Dadkii Amniga loo xirsaaray ayaa gangs ah Muda Allaha ka qabto
@abuubakarhussein5345
@abuubakarhussein5345 3 ай бұрын
Waxas kale cidan Ka Kujuro aan arxanka lahen Hala togtay waliba talaiyo saldhig ah subxanalaah 💔
@user-es8py4vd9t
@user-es8py4vd9t 3 ай бұрын
Haddii aan kuwani laga qaban Ummadda. Waa Khatar cadiim ah. Midna yaa laga reebi . Waa Faasidiin.
@nasriahmed9028
@nasriahmed9028 2 ай бұрын
Rabiyow qof walbo dhibato lo geysty Xaqisa so dadaji adiga awod lahe
@user-ut4km5ku9e
@user-ut4km5ku9e 2 ай бұрын
Shaqo fiican ayay wabteen teamkan
@faadumoqorax9172
@faadumoqorax9172 2 ай бұрын
Subaxnllh Somali yaa habary alle haunaxriisato maraxuunka kuwan dhamntood haladilo
@hassankhalif
@hassankhalif 2 ай бұрын
Somalia government masha Allah❤
@ayanismail-re9hk
@ayanismail-re9hk Ай бұрын
Allahu akbar ilahayow xaq cidan ma dafiri karto
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 3 ай бұрын
Cajiib
@essataabit6385
@essataabit6385 2 ай бұрын
Ilaahey garabkiisa makujirin markiisa hore
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 2 ай бұрын
Waa wax lagu naaloon aqoonta dhallinyaradan boliska ah waa rag professional ah
@faisaabduqadir2207
@faisaabduqadir2207 2 ай бұрын
Inshalaah gabalki baa udhaxay tuugadi rag dhalinayaro oo aqoon leh baa usoo baxay somaalida
@user-mc5rq4mo6p
@user-mc5rq4mo6p 2 ай бұрын
Xasbiya allah wanicmal wakiil
@mohamednur3320
@mohamednur3320 3 ай бұрын
Waxa ila quman in kaameroyinka la badiyo si fican wax usi cadeeyaan mida kale halo sinaado kontorolida amaanka masuul askari iyo shacaba plz
@madinaali9925
@madinaali9925 2 ай бұрын
Illaheyoow u gargar umada somaliyeed ninkas waa gacan ku dhiigle yaa rabi 😭😭😭😭😭😭
@zhako77
@zhako77 2 ай бұрын
16:35 markaa jeelka dhan miyaa khamriga caba marba hadii ay ogyihiin?
@user-gx7hk2kb8x
@user-gx7hk2kb8x 3 ай бұрын
❤❤
@othowodolla8767
@othowodolla8767 2 ай бұрын
You will be always best the General
@axmedali1412
@axmedali1412 2 ай бұрын
Waaaw shaqo fican
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
Asasiina weeyaan waa in ladillaa
@AbdulqaniMohammed-ve5vn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn 3 ай бұрын
Sxb marxunka la dilay mxa laga rabay qof nocee buna aha pl ifa dadici ugas
@abasali8609
@abasali8609 3 ай бұрын
Meshi ugu danbeysay ayaan mareynaa burbur ninkii nabad galyada dadka laga rabay ayaa dilkoda fulinaya dolada aan wax kasugeyno kuwaan ookale ayaa curyaminaya😢😢😢
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 2 ай бұрын
ceeb wayna salaamad
@hdmovies6911
@hdmovies6911 3 ай бұрын
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 2 ай бұрын
Alla nafta macaana dad masaakiin ah ayaa la leyna kadibna in la noolaada laraba
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 2 ай бұрын
😮😮😮😮 war ragaa tiirka geeyaaa oo si arxan daran😢😢😢😢
@abdihassan8244
@abdihassan8244 2 ай бұрын
Manshallaah tabarakallaah illahayaaw ragaan xifdi waa ninman dhalinyaro ah oo dadaalaya kisaskana sacad oo horror leh u soo dhigay manshallaah tabarakallaah guul iyo gobanimo inshallaah
@sahramohamud1694
@sahramohamud1694 2 ай бұрын
Illahy shuute iyo heer ilaahay cadwaag allaha idinka qabto wadan wax dacaad ❤
@user-hj5co4tl3m
@user-hj5co4tl3m 2 ай бұрын
Allaha darajo idin siiyo Allaha kor idanka dhigo cadaalada Allaha idin waa fajiyo.
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 2 ай бұрын
SUBXANA LAAH ALLOW NA ASTUR
@romanticpoi7187
@romanticpoi7187 3 ай бұрын
Shaqadu hasocoto thanks shuute
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 3 ай бұрын
Waaa arin khatara laakiin ciidankan dabagalay shaqo adg ayey qabteen
@ahmedmussa9198
@ahmedmussa9198 3 ай бұрын
Bismilaahi war meeshaan waaba club caadi ah ilaahoow meeshaan way qasan tahay
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 ай бұрын
Hala soo qabto ninka Líiban layiraahdo imaarad ayuu u shaqeeyaa😢😢
@abdirahman6493
@abdirahman6493 3 ай бұрын
Asc
@AxmetoCabdi
@AxmetoCabdi 18 күн бұрын
Wallaahi looyarada aqoonta ay wataan waa loyaro jira iyo saraakisha gar qaadka ah waa ritii dil halagu xukumo hadii sharcigu jiro
@k.j214
@k.j214 2 ай бұрын
Masha Allah ilaheey dowaladaan alaha noo xidiyo Farmaajo markoow joogay dadka waa layska dili jiray mana la toogan jirin wixii la dilaa ha la dilo ayey eheed waladaas ilaaheey nooma soo celsho Viva dalxoreeye
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 22 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 82 МЛН
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
The Israel-Palestine conflict: a brief, simple history
10:19
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 22 МЛН