NITROGEN: Baro Nafaqada Beeraha Ugu Muhiimsan Mid Kamid Ah

  Рет қаралды 17,583

Farm Somalia

Farm Somalia

3 жыл бұрын

Beeraleyda Somaliyeed si'ay waxsoosaarka beeraha uhagaajiyaan waa in ay sifiican ufahmaan dhanka nafaqada beeraha. Nitrogen waxay dhirta u isticmaalan si ay caleen fara badan iyo midab cagaar oo wanaagsan usaaraan. Taasna waxay saamaynaysaa waxsoosaarkooda

Пікірлер: 57
@ridwaanhassan8790
@ridwaanhassan8790 3 жыл бұрын
masha'allaah waa qeyb muhiim ah Nitrogen-ka Urea dalagga biyaha ma umarsiin karaa
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
Thanks a lot Macalin Tuesday Kasta wan suga Cashiradaada Qiimaha leh 🙏😍💯 Nolol waarta
@abdullahimukhtarmohamed3176
@abdullahimukhtarmohamed3176 3 жыл бұрын
Aad baan kaga mahad celinaya macalin. Sida fudud aad igu fahan siisay aadban kaga mahad celina Ustaad. Thank you so much sir🙏🙏🙏🙏🙏
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Adaa mudan walaal
@daacigaislaamka3629
@daacigaislaamka3629 3 ай бұрын
​@@FarmSomalialambarkaada isoodir
@jamiiloabdule8236
@jamiiloabdule8236 Жыл бұрын
Masha allaah
@gureygurey8475
@gureygurey8475 3 жыл бұрын
Thank you macalin , can you do an episode on water requirements (pH levels) and how it will affect water in Somalia
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Adaa mudan. Biyaha Waan kasamaynay videos Insha Allah wixii dhimana haddba sida loo’awoodo
@khadaraxmedkhaliif1973
@khadaraxmedkhaliif1973 3 жыл бұрын
Masha allah alle hakaa abaal mariyo ustaad Wax badan badan baan kaa fahmay
@ahmedsheikhhusseinmohamed870
@ahmedsheikhhusseinmohamed870 2 жыл бұрын
Ustaad ayaa umahadsantahay ajar allaha kaasiiyo aamin
@naimaali1947
@naimaali1947 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah
@ibraahimmahamed9787
@ibraahimmahamed9787 3 жыл бұрын
Maasha'allah mahadsanid Cilmi baad ku hadleysaa
@daahirhassan2441
@daahirhassan2441 3 жыл бұрын
Masha Allaaah ustaad
@cabdirabbicabdilahi3464
@cabdirabbicabdilahi3464 2 жыл бұрын
Mansha Allah, Aqoon isma qariso, Ilaahay hakaa abaalmariyo maalmo dhan waxaan afqalaad kudaawanayay si aan ufahmo ayaad afkeena hooyo igaga jaahil saartay Mahadsanid wll
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Masha Allah. Mahadsanid walaal. Aqoon dheexaa majirtee kkk. Waan kufaraxsanahay in aad kafaa’iiday
@myhomecenter4614
@myhomecenter4614 3 жыл бұрын
Duca qabe. Cumriga iyo caqliga iyo camalka ALLE ha kuu barakeeyo. Adiga oo kale waa hanti aan Soomaali ahaan ugu faani karno.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal adigana Ilaahay cumriga iyo caqliga Allah hakuubarakeeyo
@mohamedrashid363
@mohamedrashid363 3 жыл бұрын
Masha allh wll
@mohamedabdi4731
@mohamedabdi4731 3 жыл бұрын
runti aad abaan oga faaidaystay casharkaan waxbadan ayaan ka faaiday runti waa cashar aad u faaida badan ustaad aad baan kaga mahadcelinaayaa
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Masha Allah. Waan kufaraxsanahay in aad kafaa’iiday. Mahadsanid
@abdisamad618
@abdisamad618 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaaanu kuugu mahadnaqaynaa walaal, run ahaanti waa casharo waxtar aad u wayn u leh bulshada dhanka waxsoosarka, shakhsiyan wax badan baan kaa fa'iday, in badan oo kalena inaan kasi faaidno ayan rajaynayaa wll. Mahadsanid mar labaad iyo mar sadexaadba wll
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aad ayaad umahadsan tahay walaal. Waan kufaraxsanahay in aad kafaa’iday Insha Allah Waan siiwadi doonaa
@mustafaabdi3027
@mustafaabdi3027 Жыл бұрын
Koorso cilmiga beeraha ah ma bixi ustaad
@aarboy2305
@aarboy2305 3 жыл бұрын
Masha Allah bro keep going 2017 kii ayaan dhameyi degree geygii koowaad ee beeraha Alxamdulillaah
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Masha Allah, waxaan rajaynayaa in aad beeraha kudhexjirto
@barkhadabdillahi560
@barkhadabdillahi560 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay macalin. Runtii waxbadan ayaad na bartay. Waa Cilmi naafica. Rabbi miisanka xasanaadka hakuugu darof.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamin. Mahadsanid
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyr walaal.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamin. Mahadsanid
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 3 жыл бұрын
Waxanba jeclaaday anigoo wada daawan inaan kuu mahadceliyo mahadsanid in badan..
@abdirhmanmohamed3784
@abdirhmanmohamed3784 3 жыл бұрын
Meel lagaalaxariira sheeg sxb
@abdirahmanahmed1043
@abdirahmanahmed1043 3 жыл бұрын
Bahda#farm-somalia Taariikhdaa xusi doonta
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkey waxaan rajaynayaa in ay khayr noqon doonto taariikhdaas
@abdishakuurabdiqaadir9534
@abdishakuurabdiqaadir9534 3 жыл бұрын
Sxb waxaad kaso waramtaa qalabka beerha looga bahanyahay iyo wadamada lagahelo Tayadooda iyo qiimahooda ply isoo jawaab ok
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 жыл бұрын
Waa cashar qiimo badan oo aad loogu baahan yahay dalkeena.
@shukridool3903
@shukridool3903 3 жыл бұрын
Laakiin organic food maaha hadii beerta wax lagu daro.
@user-jt9sd3fx9v
@user-jt9sd3fx9v 3 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid wax bdan kafaaiday suaal ba qabaa adoo mhdsan heyl maka bixi karaa somali meel kamid aha
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aniga kuma abuurin lkn waa kabixi karaa ayaan filayaa. Wadamo aan isku cimilo nahay ayaa soosaaro.
@user-jt9sd3fx9v
@user-jt9sd3fx9v 3 жыл бұрын
@@FarmSomalia thanks
@Farm1995
@Farm1995 Жыл бұрын
Wllo xage ka dhacaday
@suberyare8645
@suberyare8645 3 жыл бұрын
Asc walal xagee Kala xadhiidna,waxaan aad u danaynaa ,dhirta somalida
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Ali@farmsomalia.org
@ridwaanhassan8790
@ridwaanhassan8790 3 жыл бұрын
cafwan waad ballan qaaday qaabka loo isticmaalo Urea mahadsanid
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Insha Allah Waan soowadaa waqti ay noqotaba
@ridwaanhassan8790
@ridwaanhassan8790 3 жыл бұрын
@@FarmSomalia jazakalllaahu kheyran howl muhiim ah ayaad uhaysaa bulshada wax aan kugu abaal marinno oo aan duco ka aheyn malahan waxaad howshaan soo bilaawday xilli dad badan ay niyadda ku hayeen ukicidda tacabka balse ay la'aayeen aqoontii hagi laheed
@omarsayidalimohamed7059
@omarsayidalimohamed7059 3 жыл бұрын
M.A
@xasancali7206
@xasancali7206 3 жыл бұрын
Alle hakaa abaal mariyo aqoontan aad noosoo gudbiso wakhti walba Waxaan rajaynayaa inaad soowadaan casharo kale oo wax ku ool ah
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Aamin walaal Mahadsanid ducadaada. Insha Allah Waan siiwadi doonaa
@mohamedrashid363
@mohamedrashid363 3 жыл бұрын
Aad ayaan kugu bahanhy zxp dhul aad ubaladhan ayaan maal gashaday madama aad tahay malinka beeraha zxp inn talooyin isiiiso kaga bahanhy
@ahmedsheikhhusseinmohamed870
@ahmedsheikhhusseinmohamed870 2 жыл бұрын
Asc
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
WCS
@abdisamad618
@abdisamad618 3 жыл бұрын
Email kaaga ma heli karaa wll. Mahadsanid
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Ali@farmsomalia.org
@mohamedrashid363
@mohamedrashid363 3 жыл бұрын
Ali baashe email ma lihi wll numer whats app isoo sheg wll
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Walaal waan kusalaamay. Fadlan iisooqor email kadib ayaan kusiinayaa telephone ka insha Allah
@mohamedrashid363
@mohamedrashid363 3 жыл бұрын
Mcabdirashiid04@gmail.com
@mohamedrashid363
@mohamedrashid363 3 жыл бұрын
Mcabdirashiid04@gmail.com
Biyaha iyo Waxsoosaarka Beeraha Somalia: Maaraynta Waraabka
24:49
Farm Somalia
Рет қаралды 10 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
QALABKA GREENHOUSE OO TURKIGA LOOGA DHOOFINAYO DADKII GATAY PDF KA GREENHOUSE KA
6:15
Sida Loomaamulo Nafaqada Abuurka Barbarooniga
16:22
Farm Somalia
Рет қаралды 3,9 М.
Ganacsigii Somaliya  Macluul iyo Gaajo Kasaari lahaa:Cold Chain
11:26
Calcisols: Ciidee Beeraha Kufiican Dhulka Somalida?
18:16
Farm Somalia
Рет қаралды 8 М.
GREENHOUSE KAN 6 BILOOD 18 KUN DOLLAR AYUU SOO SAARI KARAA! 🇹🇷
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
Gypsisols: Ciidee Beeraha kufiican Dhulka Somalida?
9:57
Farm Somalia
Рет қаралды 14 М.
Hababka Ku talaalida Basasha ee Beerta Sidee Loo Maamulaa Aduunka
23:20
2da Nuuc ee Yaanyadu Ukala baxdo: Tee Greenhouse ka Kufiican?
18:33
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН