Nolosha ayay ku ciishooday waxay radinaysaa Aabaheed kaligeed ayay noshahay waxayna la ooysay in dad

  Рет қаралды 18,658

Illintir

Illintir

24 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 66
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 21 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 21 күн бұрын
Habo macan quruxey Aabe macan alle ha kuu soo dhaweeyo Asigoo nabad
@munoqali826
@munoqali826 21 күн бұрын
.allow usoo sahal yaa rabbi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 21 күн бұрын
Ilaahay SWT hakuu sahlo inaad hesho Aabahaa isagoo nabad qaba, qalbiga Alle ha idiin qaboojiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
@mowlidcabdulahi3544
@mowlidcabdulahi3544 17 күн бұрын
Waa shaqsiga ugu khyr qabasho badan wiilkan ilaahay labada daarodba haku guuleyo wll Gabadhan iyo inta kala maqana ilaahay ha isku keeno❤
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 21 күн бұрын
ilaahayoow Aabaheed u sakhir yaa rabbi
@Amalliibaan
@Amalliibaan 21 күн бұрын
Allah ha sahlo 😢
@basrabashir5726
@basrabashir5726 21 күн бұрын
Illahay Abahaa hakuu sahlo haduu geeriyodayna illahay ha,unaxariisto
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 17 күн бұрын
Aaamiiiin Badanaa dadka buka e aan aad lo ilaalinin Xubnaha muhiimka Abbey kala baxaan musiibo allaha ku ride Haduu nool yahay wala helayaa inshaa allaah
@zeinabs678
@zeinabs678 21 күн бұрын
Allaah ha u so sahlo asago nabad qaba
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 21 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo teamkaga❤
@missyoumom7922
@missyoumom7922 21 күн бұрын
Illahow usahal abahed aabe la aanta waa xanun wato marka ubahato ano og abahay in uu dhintay kuna aqliyaysan agtida ayan illa hada iska oyaaa abee alle haku naxaristo ayada alle usofududeyo abe
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 19 күн бұрын
😢aamiin aabayaasheen iyo dhamaan aabbe yaasha muslimiinta Allaah ha u naxariisto Wallaasheena Allaah kama xarimo macaanita aabe😢
@rocky4066
@rocky4066 21 күн бұрын
C/caziiz cinwaanka luqadda afsoomaaliga si sax ah u qora suxufigana waa ku ceeb in uu luqaddiisa sixi waayo. Nolosha Ayaan ku ciishooday. Waa wax la garto. Noloshaa lagu ciilay. Iyo nolosheeyda ku ciishootay. Kala saara LAB IYO DHEDDIG.
@niyaaladem
@niyaaladem 21 күн бұрын
AFkii hooyo dhimay. Dadka Soomaalida ah waxbaa si ka ah walaahi.
@user-eu4yn5bl9k
@user-eu4yn5bl9k 18 күн бұрын
Allaha ku sahalo aabaha asoonabad qaba. Aaminyarabi
@foozia426
@foozia426 21 күн бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah ❤
@FadumoYusuffaadumoo
@FadumoYusuffaadumoo 21 күн бұрын
Illahay hakusodhaweyo aabaha Walal 😢
@HafsaKhayr123
@HafsaKhayr123 19 күн бұрын
Wall alle hakuu soo dhaweeyo aabo mcn
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 21 күн бұрын
Allah ha kuu soo sahlo aabo waan kula dareemaya xanuunka wana kuu soo duceynayaa
@bisharonur8100
@bisharonur8100 21 күн бұрын
Allaha ku sahlo aabahaa habo macaanto meel dhow Allaha kuu keeno yaa Rabilcaalamiin
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 21 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
@somalihanolato741
@somalihanolato741 21 күн бұрын
Waa xanuun abahaa oo xanunsan gacantada ku jirin
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 18 күн бұрын
Allaha u sahlo. Amiin yaa Rabbi
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 21 күн бұрын
Allow kuu sahal❤
@habibajamac9941
@habibajamac9941 21 күн бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@ashawooo
@ashawooo 21 күн бұрын
illahaya ha ku sahala Abaabah rabi na ha soo fudeya illahaya inta kale maqan ha isku sahal Abdiaz adiga iyo timakaga Qeera ha idan siya iyo inta sheera tirahada
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 21 күн бұрын
Alaha u sahlo gabadhaan helida aabaheed
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 21 күн бұрын
Malaysia 🇲🇾 jaaliyad ayey leedahay somalidu ee hala weydiiyo please
@jootaynasro8371
@jootaynasro8371 21 күн бұрын
Illaahow usahal aabaheed ya rabi
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 15 күн бұрын
Abayo Waa kusoo Duceenena in Abaha Allah Si Nabad Caafimad Qab kuugu Soo Celiyo Aabe
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 21 күн бұрын
Illhey ha u sahalo
@musasultan6663
@musasultan6663 21 күн бұрын
Gabadha Allaha usahllo waalidka
@user-cw4km1pm9q
@user-cw4km1pm9q 20 күн бұрын
Habaryar aabe allaha kuu sahlo
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 20 күн бұрын
Allaha usahlo aabaheed
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 21 күн бұрын
Ilaahey aabahaa ha sahlo
@bisharonur8100
@bisharonur8100 21 күн бұрын
Iyo inta kala maqanba Allaha isku sahlo yaa Allah
@jamilamahamoud-hm4xy
@jamilamahamoud-hm4xy 21 күн бұрын
Hamplyo cabdi casiis wanku cafaraxsanay waxaanahay walaalaha aduunka hawsha aad wado halka ka wad alaha ku guuleeyo aakhiriyo aduunba
@user-rz4nr6fn2h
@user-rz4nr6fn2h 15 күн бұрын
Abti aabahaa Allah hakuu sahlo
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c 21 күн бұрын
Alle ha usaHalo abe😢😢😢😢🎉
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 19 күн бұрын
Waa arin xanuun badan waalid wadan aan wadankiisii ahayn ku dhumay asagoo xanuunsan waa calool xumo ilahaay aabe hasoo sahlo asagoo nabad qaba walaal
@nastehomohammed2020
@nastehomohammed2020 21 күн бұрын
Allaha sahlo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 21 күн бұрын
Ale ha u sahlo aabaheed
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 21 күн бұрын
Allaha kuu sahlo
@user-pm5ht5il5m
@user-pm5ht5il5m 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤masha Allah
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 21 күн бұрын
Allahuma aamiin
@shamsomacalin4174
@shamsomacalin4174 20 күн бұрын
Alow usahal😭🤲
@leyloshcali8678
@leyloshcali8678 21 күн бұрын
Alaha u sahlo abaheda oo nabad qabo insha alaah
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 21 күн бұрын
Allaha u sahlo abe
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 21 күн бұрын
Waa 🌜
@FartuunKhaliif-xc3fe
@FartuunKhaliif-xc3fe 21 күн бұрын
Ilaahy haku sahlo abaayo ilaahy haydin kulmiyo adi iyo aabe
@user-kw6js7hz5u
@user-kw6js7hz5u 21 күн бұрын
Ilahay haaaku saahlo
@musasultan6663
@musasultan6663 21 күн бұрын
Masha Allaha keep going my brother
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 17 күн бұрын
AX SORRY XPPT SAMIR
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 21 күн бұрын
Allah maleesiya dadka ayaa lagu qashaa ilaahay Haidin dahlo
@niyaaladem
@niyaaladem 21 күн бұрын
Sidee loogu qashaa😳😳😳. Meelkasta waan ku dhibanahay hadaanu Soomaali nahay, anaga aduunkan ayaanu isku nevebnahay. RABBI YASSIR 🤲🤲🤲
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 21 күн бұрын
@@niyaaladem asc Wll waxaa dhacday Hada kahor wiil aan isnaqanay Isku reerna Aan Ahayn Oo macalin Ahaa ayaa Tegey Maleesiya Cagahiisa ayuu kutagay qofna lama socon kadib Wiilkii Markii uuyahay Dhaqtarkii Oo labaadhay maalinkii kale asagoo caadiya tahay Waxaana lawaayey Wiilkii Kadib dadbaa loodiray Waxaa laogaaday in Ninkiiba laqashay waxkastana lagala baxay
@niyaaladem
@niyaaladem 21 күн бұрын
@@user-pl7du6nc8t Sababtu maxay tahay walaal?. Sidee nool loo qashay walaal. Wadanku waa wadan Muslim ah ee maxaa siya? Ma ajbaniga sida madowga ayeey necebyihiin, sidee wax u jiraan 😳?
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 21 күн бұрын
@@niyaaladem horta wll waxaan kuu hubaal oon aaqiro latagayaa In laqashay oo isagoo qolafa dadkii loosoo tuuray sida hada loo joogo may ahayn Ee soomalidu waa kuyareed Waa tuug
@niyaaladem
@niyaaladem 21 күн бұрын
@@user-pl7du6nc8t . Walaahi waan ka quustay in aan meel kaligeey aado, qofna ma aamino xitaa reerka aan dhashay walaahi. Ninka reerka iska leh iyo caruurta meel uma dhaafo. Waa ayaan daro ay Soomaalidu isu sababeen oo hadana wrli aanu diyaar u aheyn in aan ka qaadano cashar wixii ina soo maray. Walaal waxan ku weeydiyey weli ma liqin sababta loo qashay. Sababtu maxay tahay.
@jamilamahamoud-hm4xy
@jamilamahamoud-hm4xy 21 күн бұрын
Waxaan rajaynaya inaan xaflada kasoo qayb gali doono
@sadaamgaaraneinabixi9475
@sadaamgaaraneinabixi9475 18 күн бұрын
Farintayda Watsapka Ma iso jwabtid
WHY DOES SHE HAVE A REWARD? #youtubecreatorawards
00:41
Levsob
Рет қаралды 43 МЛН
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 62 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xaalka iyo dagaalka G/sitti warar cusub itoobiya & Djibouti oo....
12:54
F wadaani halgan
Рет қаралды 4,5 М.
waar dag dag ah
8:31
Jubba Media
Рет қаралды 120
DEG DEG MAHAMAD DAUUD GABADHISi LA SO HADASH AYADO NOL NAXDIN SUBXANALAH
20:31
KALAMAAN 08 JUNE 2024
11:13
KALAMAAN
Рет қаралды 22 М.
WHY DOES SHE HAVE A REWARD? #youtubecreatorawards
00:41
Levsob
Рет қаралды 43 МЛН