Noloshaada Burburkeeda Iyo Dhibaatada Baraha Bulshada laga dhaxlo

  Рет қаралды 32,454

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

3 жыл бұрын

Пікірлер: 85
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Muuqaalkaan waa mid hore laakiin channelka ugu baxay si kadis ah, sidaasi darteed waan kusoo celiyay cidii aan horay u arkin dareed
@mascarboy
@mascarboy 3 жыл бұрын
Mhdsanid sxb mcne
@shmahamedismaciil7039
@shmahamedismaciil7039 3 жыл бұрын
masha allah ale haku xafido
@BURHAAN_PMK_4
@BURHAAN_PMK_4 3 жыл бұрын
Saaxib Muuqaladii فوق السلطة Ayaan Rabnaaa Anoo Ku Hadlaayo Afka Asxaabta Ila Jecel
@abdullahbahnan3183
@abdullahbahnan3183 3 жыл бұрын
MshaAllh ustaadiii
@somalishidan
@somalishidan 3 жыл бұрын
waa mowduuc wanagsan
@almas8915
@almas8915 3 жыл бұрын
Alhamduliallah social media bishi ramadan baa ka duceystay ilaahay u I aqbal 😢😢 rabiyow waa mahad
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 3 жыл бұрын
Ka aad hada ka soo hadlasa muna social media hayn ma caagba
@sagalmohamud614
@sagalmohamud614 3 жыл бұрын
@@maxamedhubbi6860 wllo wa sax wa social media lkn way kala daranyihin anigaba kuwa kale wan iska dayay lkn youtube wan isticmlaa
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 3 жыл бұрын
Cadawga ugu wayn waa Facebook iyo wixii raacsan, MAHADSANID SAYID JASAA'AKA ALLAHU KHEYR
@maarso3105
@maarso3105 3 жыл бұрын
Malmahaan wad naga caajisty wlhi ee adeer noo soo laabo Wlhi we miss you noo soo badi muuqalda physicology iyo quranka iyo sayniska
@idledaud3086
@idledaud3086 3 жыл бұрын
Waw this is amazing pro wllhida wax badan ban kafaidey illahy haku barakeyo zhp
@qadarqayas3212
@qadarqayas3212 3 жыл бұрын
Idaacadda buuloxuubeey is the best channel
@huseinmohumed5470
@huseinmohumed5470 3 жыл бұрын
isbadaka nolasha maansha Allah ilaahay caqiga haw barakeyo xasan xaaji waxan rajenaya inuu dad badan badali dooto fariintan dahabiga ah
@marwaancade3982
@marwaancade3982 3 жыл бұрын
Wll hassan Allaha khyr haa kusiyo waxbam Ayan ka faideystey Allaha iga dhiigo mid ku camal fallaa
@Samatar4
@Samatar4 3 жыл бұрын
Mahadsanid xasan mawduucyo Kale oo fiican baan kaasugaynaa
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 3 жыл бұрын
Cajiib cajiib ....thnks sxb faahfaahin layaab leh ayaad naga siisay facebook iyo social mediahaba
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Soo laabasho wanagsan xasan cismaan Sxb maalmahan waad na ilowday.
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 жыл бұрын
masha allah wll waa arin muhiim ah alle hanaga badbaadiyo
@mansouralli8216
@mansouralli8216 3 жыл бұрын
Waa qofki ugu horeyay like
@izaaw8661
@izaaw8661 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@axmedcabdi4218
@axmedcabdi4218 3 жыл бұрын
Mahadsanid zxp
@user-kq5ds9vc7i
@user-kq5ds9vc7i 3 жыл бұрын
maasha allah ilaahey hakaa abaal mariyo walaal
@mohamudxarbi3717
@mohamudxarbi3717 3 жыл бұрын
Masha Allah masuul Guulayso
@ramlaruun7257
@ramlaruun7257 3 жыл бұрын
mahadsanidiiin wax badan idin ka faaaiiday🙏
@CeynteShow
@CeynteShow 3 жыл бұрын
Mowduuc muhiim ah😍
@waanomedia8793
@waanomedia8793 3 жыл бұрын
wll Allah haku barakeeyo
@aminahusein6991
@aminahusein6991 3 жыл бұрын
Keep going pro
@jamaalsomali7484
@jamaalsomali7484 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Sheiknor_Osman
@Sheiknor_Osman 3 жыл бұрын
Dhamaan salaam Fro you bro muslim dhac dhac like
@sagalafgoye1668
@sagalafgoye1668 3 жыл бұрын
My favorite channel wlhi thanks wll mcn allaha ku sharfo❤❤🤴💉
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@adanabdi7737
@adanabdi7737 3 жыл бұрын
@@buuloxuubeey waa muuqaal aniga iga waramaya markaan daawaday anaaba isxisaabiyay
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 3 жыл бұрын
@@buuloxuubeey maanta reply ayaad dhiibaysaaye maxaa naga danbeeyay
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 2 жыл бұрын
@@buuloxuubeey Mahadsanid sxb, waa barnaamij aad loogu baahnaa. Mahadsanid mar kale sxb.
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 2 жыл бұрын
@@adanabdi7737 Aniguna maanta ayaan ka faaiiday, go'aan adagna saacadaas la joogo ayaan ka gaadhayaa insha allaah, waqtigii igaga lumay in aan ka daba cararo ayaan isku dedayaa. Inankan buulo xuubayna waxaan leeyahay: Mahadsanid sxb, waa barnaamij aad loogu baahnaa. Mahadsanid mar kale sxb.
@hanimohamedsuleiman3361
@hanimohamedsuleiman3361 3 жыл бұрын
Horey usoco wll mhd sanidna😍❤
@daudhassan9377
@daudhassan9377 Жыл бұрын
Wonderful story
@sahankacaalamka2727
@sahankacaalamka2727 2 жыл бұрын
Wlhi waa arin aniga I heysto waa sababta muqalkan u daawanaayo qofka noloshisa xor uma ahn
@sahalsahal1288
@sahalsahal1288 3 жыл бұрын
Hore usoo dhigtay
@shiineallta9769
@shiineallta9769 3 жыл бұрын
IllahowQos Kher qabo
@sabrinsabrin7310
@sabrinsabrin7310 3 жыл бұрын
Abowe. Marwlba no so gali xasuusaha alle lagu xasuusanaayo marwlba ka soo hadal soo fasil qur anaka wll olse
@MARIASOMALI
@MARIASOMALI 3 жыл бұрын
Thanks
@Beesjeel
@Beesjeel 3 жыл бұрын
Dadka fara ku tiriska ah ee aan la socdo baa ka mid tahay, daarta adduun iyo ta aakhirona i xasuusiya. Mahadsanid saaxiib.
@asadmuhudin683
@asadmuhudin683 3 жыл бұрын
My favourite channel
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@muxumadsmart533
@muxumadsmart533 Жыл бұрын
Best channel
@daddylonglegs6543
@daddylonglegs6543 3 жыл бұрын
attention eng. kasohadal hadaad cilmi nagudhaaanto mahadsanid
@kareemthakhavor2028
@kareemthakhavor2028 3 жыл бұрын
1 hour ago Al hamdulih 2 sano si toosa faceboo uma isticmaalin " Hada bil mababa fiirin " bishii waxaa laga yaaabaa inanan hal mara inaan fiirsh
@mohaalfa195
@mohaalfa195 3 жыл бұрын
horey uzoco
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
DHIIBKASU WUU JIRA Manta
@izaaw8661
@izaaw8661 3 жыл бұрын
Cajiib waxaa noogula tashay say maskaxda nooga gumaysan lahaayeen
@habraactv3799
@habraactv3799 3 жыл бұрын
Al hamdulih 2 sano si toosa faceboo uma isticmaalin " Hada bil mababa fiirin " bishii waxaa laga yaaabaa inanan hal mara inaan fiirsho.
@mascarboy
@mascarboy 3 жыл бұрын
Qofkii koowaad oo comment bixiya ayaan ahay
@mohamedabdi9926
@mohamedabdi9926 3 жыл бұрын
Fadlan adoo luuqadaada hooyo qori kara ingiriis aadan aqoonin hasoo qorin
@qaalimahamedmahamud6338
@qaalimahamedmahamud6338 3 жыл бұрын
Fast One me One viwes
@mariaahmed9600
@mariaahmed9600 3 жыл бұрын
your attention is their currency
@jamaalsomali7484
@jamaalsomali7484 3 жыл бұрын
Waa lagu waayey beryahan
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Waan joogay ssxb mashquul ayaan ahaa
@cabdimuhayminsalaadkartuuf8401
@cabdimuhayminsalaadkartuuf8401 3 жыл бұрын
Farst views and farst coment
@mohamedabdi9926
@mohamedabdi9926 3 жыл бұрын
Fadlan adoo luuqadaada hooyo qori kara ingiriis aadan aqoonin hasoo qorin
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 Жыл бұрын
Wa maxay SABABTA Ad ADIGUBA ISOGA DAYN WAYDAY. ZXB 🧐
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Idaacad buuloxubey mhdnsid So kle asxaapta iso booqda
@mubarakreshy5101
@mubarakreshy5101 3 жыл бұрын
Idaacada buulo xuubey lasoco aniga iimahaayo hogmanay talefankaygu anigaa uhaaya malinti haday ubadato waxan isticmala 2 hours
@nuurdiin3484
@nuurdiin3484 3 жыл бұрын
𝗣𝗿𝗼 𝗮𝗻𝗶 10 𝘀𝗮𝗮𝗰😂😂
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 жыл бұрын
ugaas waa mahadsan tahay war bixin muhiim ah facebook oo bug iyo khayaali ah dadkii ku riday
@zakariahassan7659
@zakariahassan7659 3 жыл бұрын
{:-ا لله أكبر الحمدلله ️ ا لله ب ر الواحد الصمد احد-:} 💚❤️يَا عَلِيُّ عَظِيمُ آمِين رَبَّ ٱلْعَالَمِينَ Ayadakallahu ruxul qudus idaacadda buuloxuubeey💚ماشاءالله💚✅👍💚 Walaal Cidaacada buuloxuubeey xasuusinta salaada waa hamiyada ugu weyn illaahay agtiisa sawaab wanaagsan ayaad kale heli idimka alle 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚
@nimcocabdinimco6193
@nimcocabdinimco6193 3 жыл бұрын
Waxa ugu daran tiktok hda lagu halabya
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 Жыл бұрын
muuqaalkaan kama gargo
@nuuxjama6620
@nuuxjama6620 3 жыл бұрын
Mad dadka u sheegtid documentary film kaasi
@abdel2178
@abdel2178 3 жыл бұрын
MAHADSANID MUDANE WLLHY MA GARANAAYO SI AAN KUUGU MAHAD CELIYO
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 3 жыл бұрын
mahadsenid wll noo soo diyaari barnaamij ku saabsan islaamka iyo dadka aan islaaamka ahayn xeriirka ka dhaxeenkaro . kolee dadka aan islaamka ahayn xeriirka naga dhaxeenkaro waa wada macaamil iyo wada dhaqan aan diinta kujirin isagoo mowduuc balaaran ah noo soo tabi dad badan ayaa isaga qasan waxa naga dhaxeenkaro iyo waxa uu alle noo diiday
@moowlidali6022
@moowlidali6022 3 жыл бұрын
Alaadan ka daran imaaday tiktook
@qureeshomaxamed1190
@qureeshomaxamed1190 2 жыл бұрын
Maah allah mahad sanid wax badan ku faaidey
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 3 жыл бұрын
Walahi tas been ma ahan ilahey shartoda hana motiyo
@nasrocabdi718
@nasrocabdi718 3 жыл бұрын
Mhdsanid
@cabdirisaqmaxamer5107
@cabdirisaqmaxamer5107 3 жыл бұрын
Kuwa soo post gareeya (wabaaa) Ayaa cadayn kuugu filan inay yihiin dadkan la haysto
@BigGuure
@BigGuure 3 жыл бұрын
WHY AM I WATCHING THIS VIDEO
@axmedcabduqadir6206
@axmedcabduqadir6206 3 жыл бұрын
Hadeeyba saas tahay subscarib waan kaala noqday 😂
@raxmaabdullah3541
@raxmaabdullah3541 3 жыл бұрын
Xaqiiiiq wlhi Dhalin yartii iyo xataa waayeelkii dhamaan umdii waa loo fakaray si loo mashquuliyey Inta wx ka faa idaa wy yarthy Allw Naga soo hanuuni waqti lumiskn سبحان الله
@najka4848
@najka4848 Жыл бұрын
Ma waxad Hilmaamtay Inad Kamid Tahay Kuwas Madama Aad Ugu Talo Gashay Inan Ku Daawano Kdibna Like Kuu Saarno🤣🤣
@abdiladhifxasan1905
@abdiladhifxasan1905 3 жыл бұрын
taas aan been aheen 😮
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 80 МЛН
Halista iyo Saamaynta Social Media
9:24
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 2,7 М.
Saamaynta Baraha Bulshada Iyo Sidii Aan Uga Kabsaday (Najma Fiyasko)
42:55
Infinity Media Solutions
Рет қаралды 74 М.
Ha bilaabin ganacsi adigoon ogaan lixdaan talo.
4:57
Abdifatah Ajab
Рет қаралды 34 М.
Shayga Kaliye Ee Noloshaada Burburinaayo | OCD | 🤢😐
11:49
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН