Noloshayda qisadeedi oo kobaan part2

  Рет қаралды 11,318

Carafaad Siciid

Carafaad Siciid

Ай бұрын

#carafaadsiciid#qisoyinkanolosha

Пікірлер: 339
@Zaki_somaali
@Zaki_somaali Ай бұрын
Walalkey Nolosha kumacisho Garabkagan Ahay ❤️👏🏻🥲
@user-lv2jr7cb1r
@user-lv2jr7cb1r Ай бұрын
Walalkey Zaki somalia nimo kucawi Walalken ada isku mel jogtine guul ayan irajeynaya walalhay❤❤
@Faizo_jano27
@Faizo_jano27 Ай бұрын
Masha Allah ❤️ You Are A Good person ❤😊
@ShaafiyoCabdi
@ShaafiyoCabdi Ай бұрын
From zaki somali dadal wll kunaqanac qadarta rabi astaqfaartana badi wll wn kuso duceyn insha allh guuleyso kaaalingal
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Ай бұрын
Ninkan wanaagiisa hadaa rabto chanlja Asadhagio gey haka soo muuqo 1 day ayuu ku gaari 100k lkn hadaa daneeste tahay oo aad rabtid kaliya inuu video kula duuwo waa kaa
@muwaahibqueen3381
@muwaahibqueen3381 Ай бұрын
​@@xuseencabdiqadir9161 isagoo lageyn bay bulshadu gaarsiin karta lkn waxaa ugu muhiimsan duco aan uduceyno wiilka in uu dib luguhiisa ku istaago markle
@AyanElmowge
@AyanElmowge Ай бұрын
Astaqfaarta badso iyo saliga nabiga scw afkaga kuhay malinkasta laseekeyso alle salaada subax kahor walaahi wa mucjiso insha alaah guul 😢😢😢😢
@zuhraaahmad5124
@zuhraaahmad5124 Ай бұрын
From koko 😢 wllo allaha ku caaafiyo
@FaraxAbdirahmaan
@FaraxAbdirahmaan Ай бұрын
Waxyabo kala duwan nooso dhig anaga kudawaneyno Hormar hada rabto inaa kasameyso youtube kan Allh Kucaafiyo Wll Aad Ayan kugu Ducaynaynaa ❤❤Niyada Khayr usheeg Allh Talo saaro baniiadam hau baahan one love❤ Wish you long life
@anashaashim9256
@anashaashim9256 Ай бұрын
Wxn rajeynaya in ilahey ilaka kulansiiyo wll gortey donto ha ahato rabbiyow Ada ka baryay ila kulan sii wlakeygan Ilahow xaladiisa cafimad uso celi oo u barake rabbiyow Ada so celiya cafimad ka wngsn 🤲
@CabdiShakuur-ju5ec
@CabdiShakuur-ju5ec Ай бұрын
Sxb marka 1aad ilahay haku caafiyo Marka 2aad sxb qisada sifiican noogu soo dhamaystir adigoo aan ciwaanka sheekada ka baxayn meeshaasaan ka imi meeshaasaan usocday halkaasaan shilka ku galay qaabkaas adoo uhadlaya mahadsanid
@user-nt9lu5rd7q
@user-nt9lu5rd7q Ай бұрын
😢😢
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 Ай бұрын
From kooooko bowe alle grabkga istag ❤
@Starcabduu96Starcabduu96
@Starcabduu96Starcabduu96 Ай бұрын
allaah haku caafi yo walalaheyga marwaliba badso saliga nabigeena muxamad صلي الله عليه وسلم saliga badso inshaa allaah Gul aya ku rajeyna iyo caafimat nolosha kuma xumeyso aboowe
@user-cr3te2qx5l
@user-cr3te2qx5l Ай бұрын
Ilahay lixaadkaga Hakuso celiyo walal cafimaad dag daga Rabi Haku siiyo walal insha allah wad cafimadeysa😢😢
@AyanIbarahin-cy3ys
@AyanIbarahin-cy3ys Ай бұрын
WalalkeynoloshakumacishogarabkaganAhay❤❤❤❤❤❤😢❤❤❤❤😢😢
@user-em2br5yq3s
@user-em2br5yq3s Ай бұрын
Alle Haku caafiyo wllo alle xanuunka kuhaya caafi maadka ha kuug badalo aamiin yaa rabi 😢🤲
@aminaomar6306
@aminaomar6306 Ай бұрын
From Zaki Somali keep going walalkeey alle haku cafiyo inshallh
@msabdulkadir
@msabdulkadir Ай бұрын
Asc walalakey hota Allah hakucafiyo insha Allah hore usoco haniyad jabin from zeki Somali
@sundus7452
@sundus7452 Ай бұрын
Alle cafimaf tama iyo nolol qurux badan alle haku siyo wll from zaki somali
@user-tj1hv9dn6d
@user-tj1hv9dn6d Ай бұрын
Ilahaye cafimaad tam ah haku siiyo rabi wa tashanaya anakan wan tashanene😢
@radwayar9182
@radwayar9182 Ай бұрын
Alle lixaadkaaga hakusoo celiyo wllky mcn caafimaadtaama kurajaynayaa 🤲
@user-uy2bb1vh4e
@user-uy2bb1vh4e Ай бұрын
Wllo Alle haku caafiyo bi idni allah samir noloshu waaa samir hore usoco
@dr.salaadofficial1488
@dr.salaadofficial1488 Ай бұрын
asc sxb allah haku caafiyo alle idinkii
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
haka quusan waligaa nolosha kol hadii aad nooshahay oo ay maskaxdaaduna taam tahay waad gaari kartaa halkaad tiigsaneyso
@HzjsjssEhehejje
@HzjsjssEhehejje Ай бұрын
Mansha allah sxp Keep Going Marnaba Hoos GuuleYso Addun Iyo Aaqiro Wlhi Just Kaso DawadaY saki somali. FROM saki❤❤❤🙌🤝
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv Ай бұрын
From koko 😢
@osloofficial5782
@osloofficial5782 Ай бұрын
From Zaki keep going bro
@hibohassan1796
@hibohassan1796 Ай бұрын
From zaki somaali keep going wll qali Allah ku caafiyo wll
@IimanAli09
@IimanAli09 Ай бұрын
Allaha ku cavio abowe mcn😊❤
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 Ай бұрын
Guulayso abaawe 🎉🎉🎉
@sagalmaxamed6409
@sagalmaxamed6409 Ай бұрын
Allaah haku caafiyo Wll mcn anaga ku garab taagan from zaki somali❤😢
@user-bd9ic9ht8x
@user-bd9ic9ht8x Ай бұрын
I .n waad kici doonta alle idimikii Hdaa aragto qaraalkeygana wllo waxaan kuleeyhey never giveup wllo wax daawada waa yimeside adugu haka niyad jabin keepgoin 🎉🎉
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl Ай бұрын
Illhy ha cafio wllky🎉
@nasricabdi5908
@nasricabdi5908 Ай бұрын
From team 27 zxip keep going nollshaadaa alle suu u badalay markii hore ayaan hadanaa alle ku waydiinaynaa inuu mar kale kadis cafimadkagii kugu so celiiyow wllo qali🫡🫡🫡🫡🫡🫡 fans zaki somali
@user-xh7iv7cn7z
@user-xh7iv7cn7z Ай бұрын
From koko bulle
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 Ай бұрын
MANSH Allah hadii 3 jeer Kaliya aad soo gashay Oo intaas gaartay Mansha Allah bil waad gaari 100.000
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander Ай бұрын
Wllo alle hakucaafiyo #Carafaad Insha Allah waad socon wllo Maalin maalmaha kamida Hadii alle qadaro 🙏
@Wacan-i2j
@Wacan-i2j 26 күн бұрын
Alle ha caafimaad teem ah ah ku siiyo wllo
@nadiiraxaamud9232
@nadiiraxaamud9232 Ай бұрын
Alle wlaL cafimaad tama haku siiyo lugahagana dip hakugu is tajiyo❤
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 Ай бұрын
Wcs wll waxan ku awooda duco Rabi garabkaga hagalo Alle dhibta haga qaado
@daud_8122mohamed
@daud_8122mohamed Ай бұрын
Waa kaa qaadnay pro from tiktok gaaga Alena ha ku caafiyo wll
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 Ай бұрын
From koko
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Ай бұрын
Wllkey ilaahay caafimaadkaagii hakuu soo celiyo wax kastaa waa qadar rabi waxaan rajaynaa inaad samirto aadan iska dhaadhacsiin in sidii shalay aadan ahayn horo usoco ilaahay isku xir ma khasaarayside asxaabta zaki somali kasoo raacday ayaan ka mid ahay
@user-jc3fp1ne2b
@user-jc3fp1ne2b Ай бұрын
Ilahay haku caafiyo wall sabar ilahay qofka sabro woow jecel yahaye 🥰❤️🙏
@adonti1alle
@adonti1alle Ай бұрын
Keep going aboowe
@faadumosaalim3104
@faadumosaalim3104 Ай бұрын
Allah ku cafiyo wll
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Ай бұрын
Asc walalkey allah kucafiyo Sutfo an kugu ar kay waresigada guul iyo caafi maat an allah kaga baryaa insha allah 🌹
@fatimamohamed2304
@fatimamohamed2304 Ай бұрын
Wlky qaali carafaad anagaa grbkga ah insh allah
@nashad67
@nashad67 Ай бұрын
Wllky qalbi dahab Allah ayaa ku baryaayaa inuu caafimaad tamaam ah ku siiyo
@sheikhladan2160
@sheikhladan2160 Ай бұрын
Asc Allah ku caafiyo inshallh guul
@leylaibarleyla693
@leylaibarleyla693 Ай бұрын
Allah ku cafiyo above macan walalkena tahay kabadana naga mudantahay
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 Ай бұрын
Guulayso zhp burcaan kaa soo salaamayaa
@user-qj3rj5ke4g
@user-qj3rj5ke4g Ай бұрын
keeb going aboowe
@sadamazing3980
@sadamazing3980 Ай бұрын
From zaki somali walal horey usoco
@SukaynaHumble
@SukaynaHumble Ай бұрын
Ilahay haku caafyo wlloh 😢
@MaxamedRaaan
@MaxamedRaaan Ай бұрын
Alle haku caafiyo wllo
@ruqiyoshqcali6614
@ruqiyoshqcali6614 Ай бұрын
From tiktok❤❤❤❤
@FarahAbdimuhamud
@FarahAbdimuhamud Ай бұрын
From zaki Allah caafimaad taam ah haku siiyo wlo❤
@motivationsnature8946
@motivationsnature8946 Ай бұрын
Wll ilhy hkaa dulqdo dhib walboo ku haysta, caafimd iyo frxd waarta ayn rabi kaaga rajayn. Qisadaadu aad by ii taabaty , noloshna aadanuhu wxba kuma taryo xitaa qofka kuugu dhow ayaa ku ncyo hduu dhib kusoo gaaro, allah drtii kuugu soo ducyni wll hory u soco haniyd jabin wll.
@xafuuxariir2146
@xafuuxariir2146 Ай бұрын
Alllh ayaa kula jiro abowe alle cibadadisa badi anignh garbkada ahy insh allh
@dekosman308
@dekosman308 Ай бұрын
Allah cafimad taam ah hakusiiyo walal keep going❤
@Sabrintetano
@Sabrintetano Ай бұрын
Hore usii so wllkey aad baan kula murugoda😢
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Ай бұрын
Sxb inshaa Allah alle haku garab galo from Hargeisa
@MaclumadAltacliq1
@MaclumadAltacliq1 Ай бұрын
Walal qaliya guuleyso
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 Ай бұрын
Allha ku siiyo caafimad taam ah wll
@najmacaraale5057
@najmacaraale5057 Ай бұрын
Horey usoco saki mhdsanid mrksta
@deeqoaadankeynaan6824
@deeqoaadankeynaan6824 Ай бұрын
Ilahy ha ku karkaro abwe mcne From saki somalia wll mcne ❤❤
@quenzahra6030
@quenzahra6030 Ай бұрын
From zaki somali guulayso walaalka❤❤❤
@AaminaAadan-do7rl
@AaminaAadan-do7rl Ай бұрын
From.saki soomaali Wllky ilahy caafimad tama ku waydinya Adna horay u soco❤❤❤
@ifrahabdullahiziyad7063
@ifrahabdullahiziyad7063 Ай бұрын
From tiktok
@xaawoluul4635
@xaawoluul4635 Ай бұрын
Noloshaada allah hakunuriyo abwe🤲
@NajmoJamac-ni4wx
@NajmoJamac-ni4wx Ай бұрын
Alle haku cafiyo ABOWE from zaki somali
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch Ай бұрын
Horay Usoco Wll 😧👏👏💪❤️
@Sooffe
@Sooffe Ай бұрын
Alle Haku guuleeyo wll
@Maryam_Mahamutt
@Maryam_Mahamutt Ай бұрын
Allah ha ku caafiyo wll qaali
@user-ip7ws6pt2h
@user-ip7ws6pt2h Ай бұрын
Haa wllkey carafaad intii qof walba u qoran wuu marayaa sidaad hada ugu sheekeeneysid markii qadartu kugu dhacday rabi waxaan ka baryay adigoo lixaadkaagii kuu soo laabto oo ka sheekeynaysid insha allaah waadna gaari ❤❤❤
@AbshirSeaman
@AbshirSeaman Ай бұрын
Sxb illahay haku gargaaro insha allah malin uun waad heli laxaadkaga insha allah sxb from zaki soomali
@BisharaIribow
@BisharaIribow 13 күн бұрын
Allah ha ku cafiyo wll
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si Ай бұрын
Ilahay ha ku cafiyo wllkey gulyso i.a❤❤❤
@XamuudiSayid
@XamuudiSayid Ай бұрын
Mashallah ❤❤ Allah xaku xifdiyo wll
@Mona-ff2bp
@Mona-ff2bp Ай бұрын
😢😢😢Allah hku caafiyo wll
@queenruru8772
@queenruru8772 Ай бұрын
Guul allah ku gaarsiyo walalo sabar alle udhawaw astagfarta aad ubadi raxmad rabi ayaa aduunka buuxde❤
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Ай бұрын
Guulayso guulayso😢❤❤❤❤❤allaha ku xafido
@user-dm1rc2xl5p
@user-dm1rc2xl5p Ай бұрын
Nolosha kuma xumeyso boowe horay u soco😢😢
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Ай бұрын
From zaki-somali,,,all i can say is keep going dear brother
@zaynabibrahim4477
@zaynabibrahim4477 Ай бұрын
ASCWRWB walaalo walaahi aad ayaan kaaga damqaday laakiin Ilaahay ayaan caafimaad sareecana ayaan kuu weydiinayaa walaalo
@user-yd3ew7qq9t
@user-yd3ew7qq9t Ай бұрын
Allaha kaasaar wllo dhibka
@DeeqoYussuf
@DeeqoYussuf Ай бұрын
Hore usoco apoowe Rabi na kuxirnow anagana garabkaaga ayan nahy inshallah
@user-cx1qn4ws7p
@user-cx1qn4ws7p Ай бұрын
Sxb never give up ❤anaga garab kaga jogna
@CaaqilAbdi-lz4ti
@CaaqilAbdi-lz4ti Ай бұрын
From Zaki soomali Nolosha kuma xumayso inta kuu hadhay
@amizhafaras1469
@amizhafaras1469 Ай бұрын
Allah ha ku cafiyo 😢😢
@bisharoilmiali5620
@bisharoilmiali5620 Ай бұрын
From Zaki somli. Wallo Gore u sooco. ❤❤❤ u r The best
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 Ай бұрын
Mansha Allah walakey keep going! From Zaki Somalia
@CulumoAli
@CulumoAli Ай бұрын
Alaha kucaafiyo
@HafsaqosolWanaagTT
@HafsaqosolWanaagTT Ай бұрын
Abwe saliga nabiga badso iyo astaqfaarta insha allah waa guulaysnysaaa❤
@Brawani1
@Brawani1 Ай бұрын
From zaki somali ❤ guuleyso sxb hada kadib wlllo ayaa garbahaaga jooga🎉
@hiboforfor7135
@hiboforfor7135 Ай бұрын
Allh garb haku siiyo wllo
@shugrimaxamuud1212
@shugrimaxamuud1212 Ай бұрын
Keep going wll qaali
@KokoBulle-i3h
@KokoBulle-i3h Ай бұрын
Nolasha kuma xumeyso bwe from koko 😢😢😢❤
@XASAAASI
@XASAAASI Ай бұрын
From Asad Hagio
@maqsuudaynte9947
@maqsuudaynte9947 Ай бұрын
Wll mcn cafemaaad taaaamam ku rajiiiyn iyo hourmar ❤❤
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Ай бұрын
From Zaki somali Brother keep moving
@Zalmaan_Hssan
@Zalmaan_Hssan Ай бұрын
Horay usoco pwe wxi kuso mary nin raga utahy ilhy dhmada fcn hku furo ❤️
@NaciimoCabdulle-ll3pq
@NaciimoCabdulle-ll3pq Ай бұрын
Ilaahay cafimaad tama hakusiiyo wll😢😢
@HafssaAbdullahi-tx4xt
@HafssaAbdullahi-tx4xt Ай бұрын
From zaki somaali❤❤❤❤❤
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 19 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 130 МЛН
MANTA ARIF CUNTO UU BILBAY IYO ROUTINEKENA
8:22
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 115 М.
Taani waa qisadayda nolosho koban
5:49
Carafaad Siciid
Рет қаралды 12 М.
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Universal TV
Рет қаралды 372 М.
MY FULL DAY ROUTINE JADWALKEYGA MANTA XAFADA
28:21
Riyaq Abdi
Рет қаралды 110 М.